Yaa ku Hafan Doona Mawjadaha Kacsan ee Saameeyay Amniga Siyaasadda Geeska Afrika?

  Рет қаралды 17,917

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Пікірлер: 140
@Khulasatul-alkulaasah
@Khulasatul-alkulaasah Ай бұрын
Markaad siyaasad ka hadlayso waliba aad aqoonyahan tahay caadifadda iyo sida aad jeclaan lahayd loogama hadlo ee sida waaqica ama la filayo ayaa looga hadlaa.
@DalmarAbdi-ok3qs
@DalmarAbdi-ok3qs Ай бұрын
Profsoorku markan 3 daqiiqo dhageystay baan iska joojiyey😂😅
@ragemu-c6q
@ragemu-c6q Ай бұрын
🇸🇴 somalia Zaylac Gobolka1 ee somalia🇸🇴
@kingsaid3726
@kingsaid3726 28 күн бұрын
no somalia😂
@azadlanguagesandresearchtr9330
@azadlanguagesandresearchtr9330 Ай бұрын
Good job, professor
@fitt_bro
@fitt_bro Ай бұрын
Soomalida qaar ma waxay garan la’yihiin in ithopia burburayso aqoonsi aad ka heshana ay waxba ku fadhin in bad la siiyo daayee
@DriftVerse-1
@DriftVerse-1 Ай бұрын
🏃💨💨💨💨💨 11:26 😂
@abdirisaqhasan8118
@abdirisaqhasan8118 Ай бұрын
Wariye wareeso qof waxa yar caqli ku jiiro waa maxay waa siiro waa faysal and adna iyo mouse isku jira nacas kaan😅
@HasanAli-nj9wq
@HasanAli-nj9wq Ай бұрын
Saan maa siyaasada looga hadlaa oo professor lagu yahay waaba afhayeenka jumhuuridee
@cittechnology2801
@cittechnology2801 Ай бұрын
Adeer danaha dalka ayaa wax walba ka horeeya wuxu aqoonyahan u yahay dalkiisa iyo dadkiiisa inuu ku difaaco aqoontiisa iyo waayo aragnimadiisa . Aan ku xasuusiyee waxa jiraa professors ka soo vjeeda somalia oo si qaawan u difaaca dawlada kilometer ku wareega ee somalia 41:41 41:41
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment Ай бұрын
Odaygani Somalilander maaha wuxuu u hadlay Ethiopia 🇪🇹 damacooda ee ima matalo walahi waana noocan oo miidhan iska kaayadhogaya inuu qabaa’iladayda yahay laakiin ay sirdoonka u shaqaynayaan oo lakeensaday nacaladdan oo miidhan Laakiin dhalinteenu waan lasoconaa waxba qaadi maayaan waa Gowrac suge Oromadan oo miidhan inshaAllah wayna soo dhowdahay in la’is fara’saaro walahi wayna halaagayaan Ethiopianna wuu ku jabi Hargaysa sidii Xamar uu ugu jabay kadarn ayuu u halaagi InshaAllah 🤲🏼
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Ай бұрын
Mou-gu wuxu soo dhaweeyay dhimashadiii Somaliland. Somaliland waa mayd socda,saa Somaliya way fahantay inay Somaliland tahay meel ay Ethopiya samaysatay.Waa in la soo afjaro.
@hamseabdi899
@hamseabdi899 Ай бұрын
Afka ka nool itaal baranbaro 😂😅
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment Ай бұрын
Walal Somalilander ayaan ahay hoooyo iyo aaboba alhamdulillah laakiin MOUgan 90% landersku marabaan ha’u cabsan hal oday oo habaaran oo wax saxiixay yaan naloo’nicin waana run inaad kahadashaan cuqdo idiin qaadi mayno walahi annaguba dhalintii ugu badnaa ee qaylinayay maxkamadii Kenya 🇰🇪 damcoodii Reer Somalilander ayaa 95% ugu badnaa wixii kadhiidhinayay walahi waan xasuustaa alhamdulillah maantana waad ku mahadsan tihiin Reer koonfur inaad nala cabaadaan Sxb Ethiopiana ama Somalilander ahow ama jabuuti ama SomaliGalbeed ama NFd ama Koonfurta walahi cadow ayay noo wada arkaan waana waxay awoowayaasheen noogaga digeen alhamdulillah waana jihaad xaq ah haduu soo galo Ethiopianku Somaliland waa in lagu jihaadaa oo bakhtigooda loodiidaa inay qaataan sidaan 2007-8 aan annaguba idiinkugu soo gurmanay inshaAllah taana waa lagu guulaystay maantana waynu guulaysan InshaAllah diyaar aannu noqono dhalinteenu aannu midowno walahi colaada yaan laga shaqayn iyo naceebka kuwa naceebka wadana waa Oromo nagu dhexdhalatay inshaAllah dagaalku markuu yimaado waa in lawada gowracaa aanan mid laga’reebin ilaa Garawe iyo baydhabo laga saaraa waa in dhalinta aan iskaashano wada shaqayno annagoo laba wadan aannu nahay maanta baritoole odayaashan ay nagadhintaan aan wada fadhiisano wixii noo dan’ah aan kawada hadalno caasimadana halaga wada hadlo sabab sharkuba waxaa laga abaabulaa waa Xalane iyo odayaasha maanta joogta oo cadowga u adeegaya sida Muuse biixi oo kale InshaAllah wayna Iman arinkaas heshiiska laakiin imika aan difaacano dhulka Somali ku abtirsato iyo badaheena InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@abdihamidkashka
@abdihamidkashka Ай бұрын
This is speaker of muse biixi. He is no longer talking as a professor 😅
@Omar-e7b
@Omar-e7b Ай бұрын
Siyasiyoow xaalkhaado ninkan waa afhayeenka muuse. Wa nin emotional ah oo qalbi hadla sidu jecelyahay wax udhiga. Siyaasada maskaxshiilid iyo maxaa suurtogal ah ayey ubahantahay, rational thinking. Hadikale hal tilaabo horay uqaad 25na dib uqaadba dhaceysa ycni qar iskatuur.
@somalitech102
@somalitech102 Ай бұрын
Exactly hadalkan odhan laha ayad tidhi nin isagu tiisa uun eeganaya oo emotional ah ban ujeednaa waxba lama joogo kani
@rashiidmohamed2588
@rashiidmohamed2588 Ай бұрын
Somalidu ilaa ay qof qofkale ku kabaan si caadiya ugama rayi dhiban karaan qof ka ay qiimeynayaan ,bal maxaa muuse ugu kabi ninkan aqoontiisa odoros nimo iyo siduu uga hadlayo arimahan jira ku qiimee .
@Omar-e7b
@Omar-e7b Ай бұрын
Asaga iyo muse ba waa emotional maaha siyasiyiin
@MohammedBare-b3h
@MohammedBare-b3h Ай бұрын
Ninkii tiisa daryeela tukala ku dara,itoobiya iyada ayaa burbureysa.itoobiya kuma dhacda iney fuliso heshiis ku sheega MOA .
@somalilandsimba9713
@somalilandsimba9713 Ай бұрын
Adigu tada kawaran bal 😂?
@Channelqisooyin
@Channelqisooyin Ай бұрын
Kan prafsoor maahan ee parsoor kale noosoo raadi please
@cartancartan8452
@cartancartan8452 Ай бұрын
Mnsha Allah maclinkayga aqoonyahy Maxamed guudle guulayso
@hamseabdi899
@hamseabdi899 Ай бұрын
Hal mid ha layga qoro MOU uu hirgalaya before Doorashada.
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment Ай бұрын
Dhici mayso sxb qofkii layimaadaa MOU in uu hirgalo walahi waa la gowraci InshaAllah Somalilandna Somalilanderka ayaa leh Orom malaha sxb qudhmuun yahow 💩🤧🤮 Kirona magasho iyo waliba ciidan Ethiopian uraya ha’kusoo dhex dago subhannallah Muusena waa Oromo qarsoonaa oo sirdoon u ahaa Ethiopianka uraya walahi wuu halaagi. Xitaa aqoonsi haday timaado walahi waa baabacadoo timo kasoo baxdaa in dhulkeena iyo baddena cadowgeena lasiiyaa InshaAllah Harhaysana 30+ sano nabad ayaa lagu noolaa waxayna isku badali in ay holacdo InshaAllah hadaan nahay dhalinta Hargaysa ama SOMALILAND rabbi ha’barakeeyo waligeen yeeli mayno dhaxalkii awoowayaasheen soo difaaceen in si fudud loo siiyo Cadowgeena soo jireenka ahaa ee Ethiopia 🇪🇹 nacalad haku rido Wixii taageerana yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Dhimashaan kaxignaa hargaysana walahi way holci 🔥 sifiican kuna’socda cadowga u adeega yaa’idiinkaga futa xun ofayaashiina iyo Oromada Hargaysa joogta ee dabaaldagaysa 🤬 baritoolese yaan dhalinta nala’odhan war xabadda joojiya oo madaafiicda saldhigyada Amxaarta kajoojiya walahi idin maqli mayno oo meelwalba ay ku gambadaan cadowgeena walahi waynu holcin 🔥 Afwaynoo Somali ahba Awoowayaasheen way holciyeen, Ethiopian urayana dooni mayno kii nagu qasbaana waa Orom luqadda bartay waa in la’gowracaa Somaliland maaha koonfur oo kale oo cadowgoodu dullaystay walahi waa lagu kala’bixi InshaAllah Jihaadkanna waa xalaal xaq ah dalka Somaliland iyo diinta 100% Islaamka ah lagu difaacayo 💪🏼 Rabbiyow soo dadaji Dagaalkan saansaanteeda aan aragno yarab aan gowracno kuwa nagu dhexdhuumanaya ee Ethiopianka ah dhulkeenii HOWDKA SOMALIGALBEED ayaanba soo ceshanaynaa waaba khayr waxaan shar u aragno rabbiyow noo rumay InshaAllah bi’idnillah kariim🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@kingsaid3726
@kingsaid3726 28 күн бұрын
somaliland guul inshalaah 😊
@omarjama7627
@omarjama7627 Ай бұрын
Somalia Mou ayaa ka dhigaya dal aan jirin markuu hirgalo wax Somalia la yidhaaa ma sii Jiri doonto!
@FreemanV99
@FreemanV99 Ай бұрын
Well, the really is, Somaliland isn't a diplomatically recognised state, but tries to be one. Can Somaliland legally enter an international agreement as an independent and sovereign country? Your answer and understanding of it all depends on where you want to put a horse or the carriage first.
@MohamedHussein-yz2gp
@MohamedHussein-yz2gp Ай бұрын
Yes Ethiopia is close allies of Somaliland , if any country that will be disbanded is the failed state of Somalia and Egypt will not risk of having internal conflict because many Egyptians do not support dictator Sisi and there may a regime change in Egypt so Egypt have nothing to again from the failed country of Somalia
@fayselhusen2216
@fayselhusen2216 27 күн бұрын
Maaya
@BasfarOmar
@BasfarOmar Ай бұрын
Isaaqo waxaa layaabay Tv yadooda waxay kucuumaan kuwo xayraamiin ah oo suuqa lagasoo aruuriyay markaasay kusheegaan Professor 😅aqoonyahan Iyo Doctors 😂
@abdirisaqhasan8118
@abdirisaqhasan8118 Ай бұрын
cunsirimo aya lafah kaa gasahay aad ayaan oga xumahay adiga oo somali ah ayaad somali kale cunsirineesa
@aminamusa5517
@aminamusa5517 Ай бұрын
Dadka qaarkii ayuun ba xummanta uun arkaa wariye waxay u eegtahay had iyo jeer dagaal somaliland in aad uga baqayso Lakin waa u diyaar walaal maskaaxdada fur oo barta siyasada si aad waraysigaaga u hagaajiso ahaw in u waraysigaagu u hadlaayo dalkaaga waa in laga dhadhansada suaalahaaga jececkla somaliland
@masoconaa7141
@masoconaa7141 Ай бұрын
Xayawaankan bila caqliga ah neef neef dhalay 😂😂
@mohamoudahmed685
@mohamoudahmed685 Ай бұрын
Siyaasadey xaalqaado
@halimamumin3643
@halimamumin3643 Ай бұрын
Jannal Kan Comments eey dooneyaan ayeey soo daayaa. Waa cadowga gudaha ee Somaliland. Halag foojignaado.
@LaylaHilowle-j1u
@LaylaHilowle-j1u Ай бұрын
WALEE ITOBIYA WAXABA MA AQOONSANKARTO WAAYO ITAYADA AYAA DHULKEEDA DAGALO KA JIRAAN OO TIGREYGII RABA OGOONI ISKU TAAG MARKA SOMALI WAA DAD CADIIFAD HEYSO OO AAN WAXABA ISKA CELIN KARIN OO HADA AAN SIYASAD XUN KU JIRA
@ahmednuur8799
@ahmednuur8799 Ай бұрын
Tvga huwanta dadka shicibka gacan wax idinkaga qaban doona
@anababdikarimjama542
@anababdikarimjama542 Ай бұрын
nin maran bad kentay mesha, siyasada mamulka Somalidiidka ayu kahadlay ee tii dunida mabu baran!
@Abshirjm
@Abshirjm Ай бұрын
Jamacadee ayuu ka soo baxay axadkan 😂😂😂😂
@BasfarOmar
@BasfarOmar Ай бұрын
Kani isagaa ubaahan maskaxda in lagaxoreeyo Wuxuu kuhadlayaa caqliyadii kuwii soo gumaystay kuye soomaliya waxay sheeganaysaa dhul ay Ethiopia leedahay iyo Kenya waryee miyaysan ahayn waqtidhow markii dhulkaa Soomaaliyeed labixiyay xayawaanyahow Orodoo marhore maskaxda kasoo xoroow
@saciidadanali3554
@saciidadanali3554 Ай бұрын
Meshan maweelo ayaa ka socota Halki naas kasii wata maaweladina 😂😂😂
@qassimyusuf9694
@qassimyusuf9694 Ай бұрын
ninkan wamxar afsomali bartay wanawacal afsomali bartay kanwaraysanaya wamxarkale
@zackhajji0000
@zackhajji0000 Ай бұрын
Waligey qof ka jaahilsan ma arag inaad suit xiidhato masha inaad tahay qof wax yaqaana oo analysis gareynkars runtii kani waa eber😅😅
@deeqoowmuqtaar4950
@deeqoowmuqtaar4950 Ай бұрын
Waar Professor-ka Somali- ee mentally -ga Xabashada leh mxaad karabtaan ha’inagu practice-gareeya ileen waa siyaasi kusheegga mustaqbalka’e 😅 Warhooy somaliyeey ! Injineerka guriga siyaasdda kuu dhisaaya iska eega?
@moeawale4891
@moeawale4891 Ай бұрын
Wlle ridii xafayada joogtay ayaba borofisoor u qalanta oo wadhow youtube ka hadli doonta hadayba kuwan oo kale aqoon iyo barafasoor isku sheegeen.
@mohamedhaybe
@mohamedhaybe Ай бұрын
Taariikhdii beenta ahayd ee reer somaliya dakeeda lagu shubay ay walina cabsanyiyiin waqtiga casriga ahba iyo isbadalka casriga ah wuu idika shubi
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735 Ай бұрын
Aqoon yahan iyo aqeen gaabnimo waxa u dhexeeya isku kalsooni la’aan iyo cabsi xadhig iyo in xabsiga liin dhanaan lagu quuto
@amalidiris9641
@amalidiris9641 Ай бұрын
Kan wa pro.saaqidinta iyo qabyalada,Ethiopia iyadiba. Gajonaysa Ma United Nation kiba markay idin aqonsanayso dhulkayaga taka kamida lama bixinaye ninki axmar jecelow ugur
@abkaom6081
@abkaom6081 Ай бұрын
1. Somalia ma ahan Dal buuxiyey shuruudihii dalnimo tusaale ma leh xuduudo cayiman. 2. Liibiya waa la qeybiyey 6 Baasaboor ayay leeyihiin qeyb ka mid ah caalamkaa aqoonsadey. 3. Masar waa dal fashilan dhaqaale iyo siyaasadba iskaba daaye Biyo xitaa ma leh. 4. Heshiiska Masar iyo kan Turkiga waxaan u arkaa doqonimo. 5. Is afgaradka Somaliland na waa sax in ay Ethiopia siiso xarumo militiry. 6. Machadkii Dhaqanka masar ee la xiray shaqo kale ayay dalka ka hayeen. 7. Waxaa ay khal khsl galineysaa Ethiopia. 8. Dagaalka waxaa ka mid yahay siyaasada arimaha dibada. 9. Somaliland waxay xaq uleeyhiin in ay geeska afrika go aamadeeda masiiriga ah wax kabgaaraan iilkisha soomaalida laga saaro 30 sano ayaan xornahay. 10. Ehiopia waa ay ka faa iideysataa dhamaan dakadahavgeeska afrika. 11. Nimanka riyi waxaan taageereynaa jabhadaha Ethiopia waa soorogal in ay Somaliland ka buuraan jabhado khal khalgaliyo arimaha doorashadeena. ¿?????????????¿
@ragemu-c6q
@ragemu-c6q Ай бұрын
Kkkkkkkkk kibirkaa baan u arkaa dhul somali leedahay xabashi baan siin.: hadaa Midi laysla dhicin Been baan sheegay!!!! Isaaqoow. Guura dhulka Anaa leh: somalia🇸🇴
@kingomar2657
@kingomar2657 Ай бұрын
Waxan ayaa lagu leeyahy aqoonyahan waye 😂😂😂
@DaahirCilmi-t1z
@DaahirCilmi-t1z Ай бұрын
Ma cayina xuduudaha soomaaliya markhaatigaa waxa furay madaxda somaalida koonfureed oo hada kajoogaa kamidyahay xasan sheekh maxamuud anaku maanaan odhan ee iyagaaba sidaa lasootaagan markaa dal aa xuduud dal ahaaneed lahayni ma matalikaro dal xuduudo rasmiyale meesha waxa laxukumayay dal jira oo waxa xukumayay dal aanjirin fashilbaa dhacay kkkkkkk
@MohamedIsmail-k6y
@MohamedIsmail-k6y Ай бұрын
Mou muxuu dadbadan kaqayli siiyey waar somalia iyadii ayaa baabay oo noolayn somaliland waytashatay ee tiinu haydinku filnaato ader bad iyo baritoona inagama dhaxayso
@XamseDahiir-u3t
@XamseDahiir-u3t Ай бұрын
Dani inooguma jirto itoobiya haday nahay somaliland
@mohamedidirisducaale8190
@mohamedidirisducaale8190 Ай бұрын
MMtv iyo dhamaan reer soomaliland waxaa idinku waajib ah in aad ogaataan hadii hadeer ay idin tiraahdo wadan baatihiin oo aad siisaan badd iyo xero ciidan Maxaa idin soo kordhay oo aad heleysaan marka laga tago dowlad baan ahay waa maya jawaabta mar hadey hesho badd waxaa hubaa in ay idinka ilaaliso in aad tamar yeelataan sida umadaa idinka balaaran ee soomaaliyeed oo aad utaqanaan kililka shanaad hadeer waxaadan kaba adkan Karin reerkaa daarood oo dhan walba idinka xiga hadii aad kabasoo qaad ka xoog roonaataan reer laasacaanood howshu sidii hore ma ahan hadeer tikk tokk ayaa soo baxay qabiilna soomaalida waa ku dhaarataa xaqiiqdii marka ma idinla tahay in aad ka adkaan kartaan soomaalida kale ileen Ithopia ictiraaf un baad kula hishiisee waana ay ku ictiraaftay baddeda qaadatay soomaali is dileysa dhan walba hubka weysiin xisaab dhab ah xisaabtama alah idinku dhowro dhulkiina ku fara adeega inta goori goor tahay xitaa maanta wey idinku adag tahay is fahamkii waan ka noqonay xitaa xaqiiqdii
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz Ай бұрын
ITOOBIYA. YADII. BAA. GUBANAYSA. MAXAY. KU AQOON SATAA. DAL. KA. SOMALIA 🇸🇴 COL BAY AHAAYEEN. WALI. GEED. HADII WAX. U HAYAAN. SOMALIA 🇸🇴 DAWLAD. MAY NOQOTEEN. TAA. MA OGTAHAY
@abdiqanimohamed4893
@abdiqanimohamed4893 Ай бұрын
dabadaadiiba buuhoodle ka muuqata ma adigaa dawlad ka hadlaya meeday badaadi saw turki lama siin mee shidaalki saw turki lama siin meeday nabadii saw arsenal lama siin meeyaan halhiini saw kenyaan lama siin mee dhukiini saw kala badh ethiopian xoog kuma joogo haye ileen afnoolina waa hadlaa eyna waa ciyaa😂 😂
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 Ай бұрын
Reerkanu aqonyahankoda io camadoda qiyali kama dhamadan muuse so kii yiri ma aqaano waqtiga u hirgalayo heshiiska probability uu ku hirgali karo io surtagalnimada xita wax ku qiimeyn mayan ethobia maxey ka baqaneysa o heshiiska u dhaqajin la dahay isma weydinayan car waakas ethobia ha u bedesho heshis hal xiraalahas aya idinku xeray somalilandey
@abdiali319
@abdiali319 Ай бұрын
Su’aalaha wariyahan waxa soo qoray Dawladaha Cadawga Somaliland ku ah. Waa nasiib darro in qurux intaa leeg ay ku daanshoodaan, hadana ay cadaw u shaqeeyaan. Shame on you guys…..
@cabdiraxmanismaaciil8984
@cabdiraxmanismaaciil8984 Ай бұрын
Heego uraysa
@somalitech102
@somalitech102 Ай бұрын
Xoolaad tahay sualaha wariyuhu way saxdanyihin xaqiqna way ku qotoman sidi wariye nimo ee saxda ahayd ayuna wax uwaydinaya isago aan cidna u eexan waa nin raba jawabo waafi ah oo dadka deeqa wariyuhu wuxu qaaday masuliyad taas oo ah inu kahadlo waxa qofkasta o somali ah maskaxdisa ka dhex guuxaya taasna wuukaso baxay
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz Ай бұрын
DAL. KA SOMALIA 🇸🇴 REER KA SHEEGTA ISAAQA. BAA WAA REER. KU NOOL. DAL KA SOMALIA 🇸🇴 DAWLADNIMADU. MAAHA. WAX. CID. KASTA. AY. ISKA. NOQOTO. ITOOBIYA. DADD. KU. NOOL. OO DHAN. BAA. DAWLAD. LOOWADA. AQOONSANA YAA. HADII. NAC NACDA. BEENTA. AH LA DAYN WAAYO
@halimamumin3643
@halimamumin3643 Ай бұрын
Adiga maxaa ku gubeya? Ma Somaliland baa la aqoonsaneyaa? Hadii ay kaa tahay xaasidnimo? Taasi Somaliland waxba ka qaadi meysaan, marka la noolaad xaasidnimadiina . Somaliland waa la aqoonsan doonaa, mar dhow In Sha Allah. Arintan aad isasiiseen ee ah Somaliland anageey Naga mid tahay, Aduunkuna wuu ogyahay, Somaliland na dib idin la midoobi meyso, marka tiina haystaa, oo Aamin. Somaliland weey socteey, Idinkuna meelahaa ka ooya.
@halimamumin3643
@halimamumin3643 Ай бұрын
Beesha Isaqa, waa kuwa idin ridey ee madaxa dhulka idin ku dhuftey oo ilaa iyo hada nabarka ay idin gaarsiiyeen aad la soo kici la'adihiin. Isaq power is not easy, faqash and failed state can not overcome that power . Somaliland Allow dhoowr oo midnimadeeda xooji.
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t Ай бұрын
Naya adiga oromo aya tahay damaad yelo halimo
@abdiqanimohamed4893
@abdiqanimohamed4893 Ай бұрын
@@AbuukarMohamed-v4t ma waxaad doonaysaa inaad u jawaabto hablahayaga sharafta badan orod ethiopianka iyo kenyatiguba hablahiina aysaaran yihiin kasoo kici neefyow😂😂
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t Ай бұрын
Adiga yaa tahay ma oromo tahay mise amxaro mise ku jacel dinta xata inaa ka baxdan xata waa jaceshiin galnimo wiligina nocas ehedeyn
@DeereLabo-tn8ex
@DeereLabo-tn8ex Ай бұрын
Somaaliland dadka meediyaha ka hadla Ma aha dad caadi ah Wexeey u baahan yihiin in waxbarasho loo bilaabo
@abdikarimahmed8516
@abdikarimahmed8516 Ай бұрын
Waar ninkan timaha iska hagaajidhe waxakale hakuudambeeyee
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Ай бұрын
Aqoon been ku saleysan waar muuse biixi sool iyo sanaag bari ma maamulo mana tagi karo ee muxuu Hassan sheekh Ku dhamaa sheeg labadaba in aan midna gacanta wax ugu jirin
@abdifitahabdullahi4675
@abdifitahabdullahi4675 Ай бұрын
Kkkk dowlada somalia dowladnimada mabuuxin karto. Lkn Qabiil gooni ugoosad u ooman ayaa qaran ah. Waa aragtida amxaarka.
@DeeqGaagale
@DeeqGaagale Ай бұрын
Maqaaamka Dr ba iska jabay ba Wlhi waan ku matagi gaaray kani hadalkiiisa waa dhameysan kari waayey ba🤮
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Ай бұрын
Masar jaceyl ay somali u qabto Somaliya uma iman ee danta masar bay u yimaadeen laakin Egypt markasta waa ka awood tahay Ethiopia, Ethiopia maanta iyadiiba burburtay oo aan waxba dhaamin Dawlada muqdisho ee aan xamar dhaafin, laakin Somaliland qurcud bay guurtay oo khadkii casaa bay ka gudubtay hadii xabashi keento bad somaliyeed walaahi waa lagu jihaadaya Ethiopia aniga oo reer Somaliland ah baa ugu horeynaya
@khadarhassan6019
@khadarhassan6019 Ай бұрын
hooyadaa qadaadweynta ka wase hana sheegan
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Ай бұрын
@@khadarhassan6019 adigu ilmo furaash baad tahay qof bila nasab ah dameer, muuse biixi waa 80jir dhimasho qarka u saaran laakin xabashiga u ku dul keeno yaa ka kicin, muuse biixi iyo ina Kaahin Laascaanod baynu ogeyn inay iyagoo qaawan kasoo carareen oo bila kabo ah, waliba reer yar oo dhulbahante la idhaa oo habarjeclo u dhigma baa sidaa u qaawiyay, anigu waliba dameeroow muuse biixi waa inaadeekay laakin mustaqbalka dheer baan ka fikiraya, Xabashi afqadhmuun oo suuqyada Hargeysa meel laga maro la waayay baa dhaqaale i haysa,
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t Ай бұрын
Faqash oromo ku dasha was etobiya wey buruur tay xawash
@khadarhassan6019
@khadarhassan6019 Ай бұрын
@@AbuukarMohamed-v4t siilkaaga ayaa burburey qadaadwayne, ciil u dhimo😘
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t Ай бұрын
Faqashow xawasho ilaa sacada qiyaamo san ku jirayan midas wa xaqiqo ma fahamatay adiga oromo xon tahay gumestan tigrey ku gumesto asa rabta somalida ina qab sato midas waa riyo ku jirtaa
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz Ай бұрын
ADEER. DAL KA. SOMALIA 🇸🇴 ABIY AXMED KA DAL KA ETHIOPIA 🇪🇹 MA IIBSAN KARO. DAL KA SOMALIA 🇸🇴
@halimamumin3643
@halimamumin3643 Ай бұрын
Dalkee ayaa Somalia? Ma aabihiin aya daxal Kaga hesheen Somaliland? War naftiina beenta ha u sheegina. Somaliland idin ka mid ma'aha, mana noqoneyso qayb Somalia ka mid ah abadan. Taa ku seexda oo ku soo toosa.
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t Ай бұрын
Naya oromo mel kasto waa ku jirta naya dolkan tuug aya ku so gashay ka dax bax dada kan faqash xon tahay
@abdiqanimohamed4893
@abdiqanimohamed4893 Ай бұрын
@@AbuukarMohamed-v4t hadaad oromo jacayl u qabto dhulkiinay ka buuxan gabdhihiinana way qabaan miyaad ilowday inay xitaa gedo haystaan😂😂
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t Ай бұрын
Oromo waxey jogan woqoyi dilo adiga ina oromo tahay aya ka fahamay oromo edes qawan wayo waa logo wasa tuugsi ayey ku jogan dolka somalida
@abdirisaqhasan8118
@abdirisaqhasan8118 Ай бұрын
What the horrible prof I'm so sorry for you
@barkhadhasan1870
@barkhadhasan1870 Ай бұрын
Lkn dhulka ug horee ee lagu dagaalamo ayaan la ogyn lkn anigu waxan qabaa ina smlnd sabab smld ma joog xaduuda 2021 saddex gobal ayay awoodin inay ka dhawaato ssc iyo xalad gobalk awdal cidkast iska ogthy intaa waxa dheer inyad jabka ciidan ee ku dhacay smln gobalkle dhamaan hub urur sanaaya lkn sm wa hub ah ma haysto marka laga reebo intii ayareed ee gooja cade kle soo badbaaday mark hdii ciidan jab barto inagu waxanvqabaa in dagaal dhaco waa mihiim whli
@abdiqanimohamed4893
@abdiqanimohamed4893 Ай бұрын
reer somaliland adoonkan yaa haysan jiray kolay sannad kahor cid buu adoon u ahaaye waxaan halkan uga mahad naqayaa cabdigan gumaystihiisi maadama uu baray sida wax looqoro😂😂
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz Ай бұрын
ITOOOBAYA. WAXAA. LAGU. YAQAANAA. XAASIDNIMO. YAGUNA. WAXBA. ISMA OGOLA. CIDNA. WAX UMA OGOLA. XAASID KU HURUMAR. MA GAADHO
@mukhtaarsheikhabdi3621
@mukhtaarsheikhabdi3621 Ай бұрын
Hhhhhhhhhhh dhulkayga iyo baddayda qaado i aqoonso yaab!!!!!!!!!! Miskax waalan oo xanuun cuqdeed hayo igadheh
@buraale134
@buraale134 Ай бұрын
Ninkani maba diyaarsana wariyaha ka horeeya wax badan
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz Ай бұрын
HORAY. BAY. ITOOOBAYA. DAL KA SOMALIA 🇸🇴 UGU FAKARTAY. IN AY. SAN DAWLAD. NOQON. ITOOOBAYA. HADII. AY. AWOOD. U HAYSO. WAXBA. ULAMA HADHEEN. EE. AWOOD. DOODA. DHIGTAY. MEEL XUN. OO LIIDATA. ITOOOBAYA. MAXAY. LA JOOGTAA
@poptoycars
@poptoycars Ай бұрын
Ninka hoyo ayaa Ethiopian walhid why waxa uu ega yaha tigar
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz Ай бұрын
ADEER. MA. MUUSE. BIIXI. IYO REER. KOODA. BAA. IIBSAN. KARA. DHULKA GUDABIIRSAY. IYO CIISE MISE. QABIIL KA SHEEGTA ISAAQA. BAA. IIBSAN KARA. QABIILO. LASIMAN. OO SOMALI AH. KKKKK. TUUGADII. SIYAASADA. WAY. KU RIYOODEEB
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz Ай бұрын
IAM SOMALI MY COUNTRY SOMALIA 🇸🇴 WHAT IS THE LAND ??? CAN YOU TELL ME WHAT IS THE LAND.)( WAA XAGEE. LAANTU. )
@Kaiser506
@Kaiser506 Ай бұрын
Delusional!
@muhammedshire822
@muhammedshire822 Ай бұрын
Aqoone ma saan baa misa wa la is yeel yeela. Alahum Ina Nas aluk cilmi naafica, aamin.
@halimamumin3643
@halimamumin3643 Ай бұрын
Adigu maxaad taqaan? sidaa u dhalanteeyneysid ayaa muujineysaa jaahilnino xoog leh oo kaa muuqda? Dhiibo fikirkaaga hadii aad wax haysid, laakin caytanku waa jaahilnino.
@CabdikariinQaalibCabdi
@CabdikariinQaalibCabdi Ай бұрын
Somaliland waa iftiin kasoo baxaya geeska africa
@amaalabdi7185
@amaalabdi7185 Ай бұрын
Doqonow hadii itopia donayso ganacsi maxay ku diiday jabuuti iyo dekeda dalka intiisii sa kale??????
@tvnayt
@tvnayt Ай бұрын
😂
@hadsmohamed5671
@hadsmohamed5671 Ай бұрын
muu iska aamuso nacasku
@HusseinDimbil-x3m
@HusseinDimbil-x3m Ай бұрын
Kkkkkkklllkkkkkkkkkkkllkkkkkk Waar cabsida qalbigaaga ku jirta oo aad ka cabsaneysid maamulka soomaaliland Haka been sheegin sharciyadda ay haysato dawladda soomaaliya waar caddaalad samee Dawladda soomaaliya waxay ka mid tahay 193 dawladood 64 sano ka hor ayey ka mid noqotey jamciyadda quruumaha ka dhexrysa Sanadka cusub ee 2025 waxay ku fariisaneysaa golaha ammaanka ee 15 ah Waar carruur biyaad usheekeynaysaa Waxaad sheeganeysaa siyaasi maxaa kaa qaldan
@nancyjohn2609
@nancyjohn2609 Ай бұрын
Somalia maha wax jira, besha 6 aad ayaa gacanta ku rimisa.
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t Ай бұрын
Amuus oromo ku dasha was
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t Ай бұрын
Somaliya wax ka galay ma jirto
@yasinismail2733
@yasinismail2733 Ай бұрын
Adiga maxaa Kaa qaldan waxaa aad Ka soo sheekaysay oo dhami halkay Ka shaqaysaa puntland juba land konfur galbeed iyo wixiisoo raaca xitaa kama shaqayso hhh Somaliland iyadu waa dawlad qudha EE Ka jirta geeska afrika weeyewax waliba way u dhammays tiran yihiine soo cawri soona kaxayso qaramada midoobaydaa aad Ku hadaaqayso 😂😂😂
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t Ай бұрын
Amuus oromo yahow
@abdiali319
@abdiali319 Ай бұрын
Stupid and unpatriotic question by the journalist.
@halimamumin3643
@halimamumin3643 Ай бұрын
He is the ones that are financed by the enemies of Somaliland. Unfortunately, Somaliland has its own internal enemies.
@smeshcel3025
@smeshcel3025 Ай бұрын
Yup MMzoomaliaTV isnt for somaliland at all. All of their titles to videos, video topics, and everything that they post about somaliland is in opposition to its exsistence. I dont understand why they've chosen money over their own country. It will never make sense to me.
@AhmedAli-cv1yt
@AhmedAli-cv1yt Ай бұрын
Ninka lawarey sanayaa ma ahan nin aqoon yahan ah because waxoow u hadlaa sidii af hayeen dowladeed markuu dhahay dowlada Ethopia iyo dowlada xasan shiiq. Markaseey waxeey kuu shegeysaa inoow yahay aqoonyahanka cusub ee margashyada kashekeeyo kkkkkk sorry 😅
@buraale134
@buraale134 Ай бұрын
I agreed 👍🏽
@ahmedfqalinle4192
@ahmedfqalinle4192 Ай бұрын
Ereygii ugu haboonaa ee la adeegsan lahaa ayuu isticmaalay. Hadaanu dawladda Xasan Sheekh odhan maxaa kale ayuu odhan lahaa? Baydhabo lama socoto, PL lama socoto... Waxaan Xasan ahayn oo diidan sheeg?
@BasfarOmar
@BasfarOmar Ай бұрын
Isaaqo waxaa layaabay Tv yadooda waxay kucuumaan kuwo xayraamiin ah oo suuqa lagasoo aruuriyay markaasay kusheegaan Professor 😅aqoonyahan Iyo Doctors 😂
@BasfarOmar
@BasfarOmar Ай бұрын
Kani isagaa ubaahan maskaxda in lagaxoreeyo Wuxuu kuhadlayaa caqliyadii kuwii soo gumaystay kuye soomaliya waxay sheeganaysaa dhul ay Ethiopia leedahay iyo Kenya waryee miyaysan ahayn waqtidhow markii dhulkaa Soomaaliyeed labixiyay xayawaanyahow Orodoo marhore maskaxda kasoo xoroow
бабл ти гель для душа // Eva mash
01:00
EVA mash
Рет қаралды 9 МЛН
Perfect Pitch Challenge? Easy! 🎤😎| Free Fire Official
00:13
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 87 МЛН
Amazing remote control#devil  #lilith #funny #shorts
00:30
Devil Lilith
Рет қаралды 15 МЛН
МЕНЯ УКУСИЛ ПАУК #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 3,6 МЛН
Geerida Madaxweynihii Somaliland {AHUN} Axmed Siilaanyo
31:37
MM Somali TV
Рет қаралды 31 М.
Sh Bashiir Amaan: Waxaan soo arkay Soomaali aan islaam ahayn Redinle!
1:01:22
Qiimaynta Sanad Kadib Dagaalka Bariga Dhaxe
53:35
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 22 М.
бабл ти гель для душа // Eva mash
01:00
EVA mash
Рет қаралды 9 МЛН