run waaye 6bilood oo aan maqlin waa xasuus qaali ah allow dalkeena somalia🇸🇴 nabad ka dhig, nimankan qawaarjita ehna dhibtooda na dulqaad😭😭😭😭😭
@ismailhusienaliruicosta3 жыл бұрын
@Tristen Robert what the hell r u talking about?
@Shimba-uh2lx4 жыл бұрын
Elman Allow kuu Naxariiso.
@DoctorAhmedYusuf4 жыл бұрын
Masha Allah aad ayan u sugaaye qeybtaan
@MMohamedMHassanindhageelle4 жыл бұрын
Maxaakimtu waa kuwii sababta u ahaa in dalku dowlad yeesho waayo waxay ku guulaysteen in uu hal gacan oo qur ah uu ku ururo hubkii magaalada lagu kala qaybiyay.
@mikereizz4 жыл бұрын
Weriyu waa ka cabsanayaa suaalaha qaaar Waa garti xamar meel laysku aamino maaha waxa laga yaaba kaas u waraysnayo inu labo afduuban u diro
@mikereizz4 жыл бұрын
@Me, Myself and I Ma meel lays qarxinayo habeen iyo malin inay tahay bad dafiraysaa
@boqorbeerta87804 жыл бұрын
Taxanaha waraysigan xagee laga heli karaa, ama Dalsan TV playlist ahaan ma usoo galin karaan.
@abshirabdi2242 Жыл бұрын
Laba wiil oo habarceeno
@ilasoco30304 жыл бұрын
Waa xaqiiqo in la dilay pilotkia, waxaan ka qeyb galay tacsidiisa
@mudimocow42234 жыл бұрын
Dad badan oo wadankaan qiima u lahaa baa la dilay, maxaa C.Qaadir Yaxye iyo gaalka Swedesh-ka ah diiradda loo saaray toloow?
@omarhussein41014 жыл бұрын
Maxaa horta ciyaalka sanadkan jiro aqoon la aan ka dhigay Su aalo badan ayaa loo baahnay in la waydiiyo afka caribigana hanaga daayo anaga carab ma nihin...
@aliabdikani6230 Жыл бұрын
Wlhi waa waqti qiimo bdn
@Ali-ce9pt4 жыл бұрын
Dad badan ayaa xiligas dilal qorsheysan lagu fulin jiray ma maxaakiimta ayey ahaayeen mise qolo kale ayaa ku dhex jirtay maa inoo weydiisid jiniqoow
@mahdi_joorje4 жыл бұрын
Comment-ki ugu horeyay Mahdi jorje
@engmohamedamiin95434 жыл бұрын
Rag dhintay baad makhraati u qabsan raga jooga maad wax ka sheegto
@mohamedabdulle3584 жыл бұрын
jamac blue wilkiisa ayuu ahaay waaqiso dhab ah oo dhacday
@abdiazizaden80804 жыл бұрын
marka hore waraysigan waa mid qiimo badan hal baan se weriyaha ku dhaliilayaa waa inaanu ka qaban ninkan Janaqow oraahda badan ee carabiga ah waxay ahyd inuu dhaho afsoomaali ku bedel ereyadan aad ku hadlayso
@isismadeinisrael.69294 жыл бұрын
ADEER CULIMAAD YARYAR EE LAGU DURO MAGACA "WAHAABIYIINTA"WAXAA AASAASAY SACUUDIGA OK,SACUUDIGANA WAXAA KA DALBADAY MARAYKAN OO DHAHAY SAMEE URURO DIINTA ADKEEYA, DABADEEDNA SACUUDIGU WUXUUBIXIYEY DEEQO WAXBARASHO,& SAMAYN URURO HORAANTII TORDOBAATANAADKII,SIDAA WAXAA QIRAY MARAYKANAKA OO DHAHAY:{ANAGAA SACUUDIGA KA DALBANAY INUU ADKEEYO DIINTA,OK, HADEERNA WAXAANU SACUUDIGA KA DALBANAUYNAY INUU FUDUDEEYO DIINTA).MA AHA SACUUDIGA GUDIHIISA EE WAA CAALAM ISLAAM OO DHAN.OK,DADKII DEEQAHA WAXBARASHO LASIIYEY EE DIINTA LASOO BARAY BAA LAGA DHEX SAMAYSTAY RAG U ADEEGA,KUWAASOO IYANA URURO SII SAMEEYEYH,OO KA HAWLGALAY CAALAMUL ISLAAMI,SI TOOSA & SI DADBANA WAXAA SUCUUDOIGI ISKU XIREY CIA & KOOXAHAAS ISLAAMIIYIINTA SHEEGANAYEY EE AAN ISLAAMKA U SHAQAYNAYNIN EE CALOOSHOOD U SHAQAYSTAYAASHA AHAA.KII DIIDANA HAWADAA LAGU CUNANYEYH SIDII "CAYROOW "OOKALE.OK.A-Z KOOXAHAAS YARYAR WAXAA SAMYSTAY CIA,MI6 OO GACAN KA HELAYAY SIRDOONADA KHALIIJKÀ,PAKISTAN,TURKI'.WAXAYNA U SAMYASTEEN HADEER WAAD WADA ARAGTAAN SI LIVE AH,WAAN IN DIINTA ISLAAMKA LAGU CEEBEEYO DUNIDA MUSLIMKANA LAGU BAABI'IYO,TUSALE WAXAA KUUGU FILAN WAXA KA SOCDA:SOMALIYA,SURIYA,CIRAQ,AFGHAN,YEMEN,LIBIYA. Fiiro Gaara: OSAMA BEN LADEN WELI WUXUU KU NOOL YAHAYY "B A H A M A S".LAMANA DILIN. SH SHARIIFNA WAXAA UU MARAYKAN KU ABAAL MARIYEY "MADAXWEYNANIMO". ISIS LEADER ABUBAKR ALBAGHDADI MAGACIISA SAXDA AH WAXAA LA DHAHAA (ELLIOTE SHIMON)WAANA ""MOSSAD""OO KHAMIIS SOO GASHÀTAY.OK. YEYSAN BEEN IDIIN SHEEGIN KUWAANI(ISIS,ALSHABAB,AL ICTÎSAAM,ALNUSRA,ALSSAABÎRÎIÑ,,AL ITIXAAD,TAKFIIR,TABLIIQ,ALQACIDA,BOKO,SELEF JADIID,SELEFIYAH, & QAAR KALOO BADAN ISLAANIMO SAX AH NADIIFA MA AY WÀDAANE WAXAY YIHIIN KOOXO AY KU ADEEGTAAN CIA,MI6,MOSSAD iwm.) -..-.-..-.. Nuurka.Libaaxa Odijk. Senior Political Analyst. Khabiir Ku Taqasusey Waxa Loogu Yeero ARGAGAXISADA.
@onemillion54234 жыл бұрын
Masha allah janaqow
@osmanahmed96474 жыл бұрын
Waxan qabaa fikir ahaan nimankii maxakimta ahaa ay ahayeen nimamka aas aaska u ahaa Alshabaab shabaka dadla laynaya waa maxakimta maxakiimta aan dhihi karo dhamantod waa xagjiriin dalkaan ku riday god mugdi ah dowladii col Cabdulahi yusuf Axmed allah unaxariistee shaqadii loo igmaday kuwan maxakadaha ahaa hor istaageen waxaana muhiim ah in laso saaro horjogayashii maxaakiimta dalkan iyo dadkiisa baneeyay naftooda hantidooda maxakiimta dalkaan god ayey kurideen
Culimadii suufiyada ee wadanka maxad cadaw uga dhigateen !!!! La aantood see ku fikirteed inaad wax qabataan
@camaar40902 жыл бұрын
Oh
@abshirmaskiin2134 жыл бұрын
Isagoo dhameestiran oo 1vidiyow ah maa lasameeyo.
@dhitoiyodhigaal65354 жыл бұрын
Magacna laguma qorin parts na looma samayn
@abdikanimohamed37684 жыл бұрын
janaqoow garki gaduunta iyo qamiiski ma waxu aha fake bug kkkkkkkkkkkkkk
@abshirmaskiin2134 жыл бұрын
Soobooqo chanalkeygaa
@ulajarad4 жыл бұрын
Aweys waxa ka tagtay ina sheikha weydiso arintii kadhacday airportka xili qaad lagaso dajinaaya yusuf indhacadana lagu dharbaxay oo cuteebo uu dharbaaxay sababya waydii shikha
@TheMohadam4 жыл бұрын
Wariye isk radinoyo af Somali
@larsmartinjohanssonjohanss115 Жыл бұрын
Qofka carabiga wax ku bartay wuu liidaa afsoomaaliga, waayo waxa lagu shubay in carabigu yahay af-barakaysan. Waxbarashoba iska dhaaf bay iga haysaa, waayo wax baa lagu qulaaminayaa!
@yahyedahirmohamed14704 жыл бұрын
Abduqaadir yahye wuxuu ahaa US AMBASSADOR to somalia after ROBERT OAKLEY wuxuuna madax ka ahaa madaxii CRD oo ah hey'ad basaas mareykan
Calanka somaliya ayey waten maxaakima al islaamiya fi soomali
@gulleddaadax14734 жыл бұрын
@@cabdinaasir5181 waxaa waa sheeko bro wax waliba on the record waa wax duuban qorran wax la inkiri karo maaha.
@jalaamgeedi98302 жыл бұрын
Basaas Gaalada u shaqeeyo ahayd oo nala wadaago Magaca Soomaali!!
@samadoon313channel64 жыл бұрын
Biloowgii argagaxisada soomaaliya Waxaay ku biloowdeen maxkamadaha Waxaay na ahaayeen musiibo ku soo fakatey soomaali ilaa iyo maanta na caruurtii aay tababareen baa somaali ku noqdey hilaag ila hadana umada xasuuqaayo waxbo yaan loo ceeb qarin khawaarij kheyr malahan hadii aay ahaan lahaayeen kuwo dhanka rabi laga ayido mise aay xaq yihiin waay baaqi noqan lahaayeen khawaarij ayaga ayaa ba u sameeysan in aay dhiiga islaam ka daadiyaan wax la dumiyo ama la gubo mooyee wax la nooleeyo maba yaqaanaan