Yaa Nooleyay Afka Somaliga Yaana Soomali Ah || Sh Mustafa Xaaji Ismaciil

  Рет қаралды 57,961

Bakar Show

Bakar Show

8 ай бұрын

Bakar Show : Home of Somali Videos | Funny Stories | Religious Stories| Entertainment
*Waxaan Kanalkan Idin Kusoo Gudbini Donna Sheekoyin Qosol Badan,Qisooyin Diini,Dhacdoyinka Caalamka Iyo Kuwakale OO Badan
FADLAN Subscribe | Share | Like
*Waxaa Nagala Soo Xiriiri Kartaan Ciwaanada Hoos Idinkaga Muuqdo*
*Gmail : Abwbkrb692@gmail.com
*Facebook Account : Abubakar Abdalla Ibrahim
*Sidoo Kale Wixii Talooyiin Ah Waad Nalawadaagi Kartaan.
*Instagram:https: / bakarshow1
*Facebook page: / bakarshow1
*KZbin: / @bakarshow

Пікірлер: 73
@user-jg8sy6kw9q
@user-jg8sy6kw9q 8 ай бұрын
ilahay shiikh mustafe khayr hasiiyo afka sooliga hala xoojiyo wadanka doonto joogo caruurtiina bara
@user-zf5in6tt6h
@user-zf5in6tt6h 27 күн бұрын
Waad mahadsantahay😘😘😘😘😘😘😘😘
@mohamedibrahim-mr5xc
@mohamedibrahim-mr5xc 8 ай бұрын
Jazaakumulaa khayr Walaal sheikh mustafe
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 8 ай бұрын
Baarakalah fiik sh mustafa.❤
@user-dc5ug4sk8n
@user-dc5ug4sk8n 8 ай бұрын
Scw scw scw scw
@khalifmohamed2486
@khalifmohamed2486 8 ай бұрын
Sax 100%. Fiiri , markii ugu horeysey ee Nebi Maxamed ( SCW ) lagu soodejineyey Qur'aanka Kariimka ah, Rabbi kuma oranin : tuko, soon, sako bixi, ama Xajka gudo haddaad awoodid ee wuxuu ku yiri Nebiga : akhri , akhri magaca Rabbigaaga , kaasoo abuurey Insaanka ,... kaasoo barey dadka sida wax loo qoro , kaasoo baray dadka wax aayan hore u aqoonin..."
@AnmTV3329
@AnmTV3329 7 ай бұрын
Maasha allah xafidakallah
@user-jg8sy6kw9q
@user-jg8sy6kw9q 8 ай бұрын
scw scw scw
@user-xr9kt3si5g
@user-xr9kt3si5g 7 ай бұрын
Machalla
@AbwanMusseAli-gi6kq
@AbwanMusseAli-gi6kq 6 ай бұрын
Jasaakallahu kheyr sheekh baraarujinta afkeena aad nagu baraarujey xasuustii iyo barashadii kay noqotaba aadna waan uga heley waana ta qoraala badan iyo faalooyinka iga keentay iyadoon eray idhaafin odhaahdaa kana odhanaayey aragtiday inlayn afku waa cilmiye odhan karo bar barana intaad baran karto sida diinta islaam ee layidhi baliqu canii allaw aayah.
@AbwanMusseAli-gi6kq
@AbwanMusseAli-gi6kq 3 ай бұрын
Cilmi maahee afku waqli hada kuu kordha afaad barataba.
@user-lc7rc6ii4s
@user-lc7rc6ii4s 8 ай бұрын
Mahadsanid sh mustafe
@kafiyahsadiiq2474
@kafiyahsadiiq2474 6 ай бұрын
Subxaanallaah bal kawaran kuw sawaaxili noo soo wada
@user-wx2sm5vs9m
@user-wx2sm5vs9m 6 ай бұрын
Masha Allah dheekh mistafa guuleyso waxa tahay afsoomaaliyaqaan
@JaamacMaxamed-yo7kj
@JaamacMaxamed-yo7kj 8 ай бұрын
Sh mustafa dad badan aya aan fahmayn waxa aad ka hadlaysid ee bal isku day kalmado ay ku jiran geelo
@ismDirir
@ismDirir 5 ай бұрын
Acw sheikh mustake, aad ku🇸🇴 mahsantahay afka somaaligu aw noo yahay taas aad garanaysid anigu wax aanangaranay taas aan kuu dhgay sanaynaa aan kaa kaa idaysano maxa aw yahay afka somaaliga taasn alah yaclam aan taasna uggu mahdinayaa somaali mulim masha,allah aan ku mahadinaynaa dhagay sigaaga taasna aad noosheegtay xadiisyo islaamka waxka sheega jazaaka allah khayre ❤❤❤
@user-zf5in6tt6h
@user-zf5in6tt6h 27 күн бұрын
Naayaaa😅😅😅
@user-uy3pv7ly4u
@user-uy3pv7ly4u 8 ай бұрын
❤❤❤ maaasha Allh sheekh mustafe
@Shamsoxaaji670
@Shamsoxaaji670 8 ай бұрын
Waa sax Mashaa Allaah
@user-gz1hb8px8j
@user-gz1hb8px8j 8 ай бұрын
Maasha alaah
@AlegoAdam-yw6wg
@AlegoAdam-yw6wg 8 ай бұрын
Dulbahantey baa somali aa shekh❤❤❤
@jamaabdi4355
@jamaabdi4355 7 ай бұрын
Hankaagu hadhaafo reer hebel
@maxameddaqare126
@maxameddaqare126 5 ай бұрын
@xaajyocali8725
@xaajyocali8725 8 ай бұрын
Manshalaah yaa sheikh Mustafa Somaali run ah ayaad tahay Allaah noo kaa xafido.
@maxameddaqare126
@maxameddaqare126 5 ай бұрын
Jassaa.allaahhu.khaayrru.jassaa.amiinehellukhaayr 😂🎉😢😮😅
@ibrahimshill7600
@ibrahimshill7600 8 ай бұрын
ASC WALAAL SAXWEEYE mabka SOMALIYA sidaa weeye
@hanalander
@hanalander 8 ай бұрын
wax somalia, la yiraahdo MAJIRTO! beenta jooji! wadanka kaliya ee sharci lihii WAA REPUBLIC OF SOMALILAND
@user-jg8sy6kw9q
@user-jg8sy6kw9q 8 ай бұрын
soomalidu meelkasta oo tagaan afkooda soomaaliga ha ilashadaan shiikh mustafe dhegayta afkaagu halkuu kajiro aduunka afka hooyo waa qaali
@maxameddaqare126
@maxameddaqare126 5 ай бұрын
Caleehisallam ❤😂🎉😢😮😅
@cabdirahmanqaasim
@cabdirahmanqaasim 7 ай бұрын
By c,racmaan sh qassin duqoow sellegys
@AbwanMusseAli-gi6kq
@AbwanMusseAli-gi6kq 6 ай бұрын
Ingiriiska ka amaahaney toob oo dumarku gashadaan waxana gashan jiray ingiriiski hore.
@accoglienzavaldipesa6073
@accoglienzavaldipesa6073 8 күн бұрын
Il gerenuk (in somalo garanuug; Litocranius walleri (Brooke, 1879)), noto anche come antilope giraffa, è un'antilope dal collo lungo diffusa in alcune ...
@mahamedabdi2046
@mahamedabdi2046 8 ай бұрын
Caribey iyo soomaali ha isku khaldin.
@AbwanMusseAli-gi6kq
@AbwanMusseAli-gi6kq 6 ай бұрын
Cali sugule ahn wuxu ina yidhi af shisheeye ka helimaayo Abwan yowle na wuxu afka ka yidhi afku wuxu la xoog yahay magliga xawda kaa jara Ana ka idhi afka hooyo waa hibo waana dee hidiyo dhaqan lagu hadlo hawraariyo marar lagu hasaawaba marna dee hubsiimadey laysku faro hanuunkiyo hidaayada ilaahiya hooyo haw horaysaba hadalkeena barashee.
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 8 ай бұрын
Dadka reer hargeysa iyo burco ayaa oranjiray afka Soomaaligu qani maaha waxna laguma barankaro, xitaa mudaharaadyo ayey sameeyeen afka Soomaaliyga lagaga soohorjeedo waxayna kadheceen Hargeysa si ingiriis usoo noqdo oo Waxbarashada loo ingiriiseeyo.
@fatimahabdul4329
@fatimahabdul4329 8 ай бұрын
omg stop spreading lies you darood, only darood has this filty mind
@AbwanMusseAli-gi6kq
@AbwanMusseAli-gi6kq 6 ай бұрын
Af waa maxay af waa fahan odhaaheed lays dhaho laysku garto hadal ahaan afku waa magaca hadalka lagu hadlo hada garashadey waa uun fahankaye aragti ahaan aan ku xoojinayo afkay waa uun afkeene.
@AbwanMusseAli-gi6kq
@AbwanMusseAli-gi6kq 6 ай бұрын
Afkeena hooyo hadalkeena barashadii hooyo ayaa u horaysa oo caruurtu barataa hooyo macnaheedu yahay hoo naaska waa hoo iyo yo oo ah jaq ama yo ham waa gelinta afka loo gelinayo jaq yacnigii.
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 8 ай бұрын
Cilmiga maaddiga ah inaan Soomaaliyeyno oo eray cimiyeedyo lasameeyo.
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 8 ай бұрын
Qaamuuska ingiriiska waxaa ku qoran " deer" oo Soomaaliya lagaqaatay.
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 8 ай бұрын
Mabkan waa dhulka af-Soomaaliga looga hadlo ee maaha Somalia Republic
@TARBIYATALEEM
@TARBIYATALEEM 6 ай бұрын
Soomaali waa soomaali, inta xorta ah iyo inta la hayso, waa hal dal iyo hal dad. Waa la haystaa macbaheefu ma aha inaysan soomalu ahayn
@user-bb3wb2cn9r
@user-bb3wb2cn9r 8 ай бұрын
Shiek How u define the somalis born in overseas while they r not speaking somali language can explain the young somaliis born in UK 89% did not speak somali language?
@abdirahmanhassankhalif1553
@abdirahmanhassankhalif1553 8 ай бұрын
Abliis Qariirada Soomaaliya saas maha
@zamaahtv
@zamaahtv 8 ай бұрын
walaal waa somaliweyn
@baydarwashiish6004
@baydarwashiish6004 8 ай бұрын
⁠@@zamaahtv Wa siidas sida Saxda ah waliba wan salugsan nahay!!!
@hanalander
@hanalander 8 ай бұрын
wax somaliya la yiraahdo majito!
@hanalander
@hanalander 8 ай бұрын
@@zamaahtv beenta jooju wax somaliweyn la yiraahdo majirto, fircoon afweyne iyo somalia-italia ayaa beenta ku shaqaysta. wadanka kaliya sharciga haysta afka somaliga qorayna waa Republic of SOMALILAND. reer somalia-italia waxba maaha thats why ay somaliweyn ugu daba dhuuntaan
@fatimahasan5872
@fatimahasan5872 8 ай бұрын
شيخ مصطفى هارون تسفير القرأن الكريم آدم عليه وسلم وبارك عليه وسلم هرجنس
@fatimahasan5872
@fatimahasan5872 8 ай бұрын
فاطمة بنت جامع اسم عيل
@fatimahasan5872
@fatimahasan5872 8 ай бұрын
شيخ مصطفى هارون السلام وعليكم ورحمة وبركاته مساء الخير كيف حالكم عساكم طيبين الحمدلله بخير دامك معي انا بخير
@fatimahasan5872
@fatimahasan5872 8 ай бұрын
مسجد هرجنس
@fatimahasan5872
@fatimahasan5872 8 ай бұрын
🎉🎉
@mahamedabdi2046
@mahamedabdi2046 8 ай бұрын
Idoor iyo ssc ataan kala nahay.
@mahamedabdi2046
@mahamedabdi2046 8 ай бұрын
Shiikh mistake maado adaan aqoon aysad gashey .Ku ekoow xoogaagii aad bowsatey.
@ibrahimhassan4433
@ibrahimhassan4433 8 ай бұрын
Sheekh iidoor maleh qabiil ayaa kaweyn waa intey raadiyaan meesha asal ahaan isaaq ka soo jeedo ayey diinta beenta ka sheegayaan anaa idiin sheegaya weyna og isaaq soomaliya iney meel ka soo gelin kufriga isaaq waa walaalo hindi ayaa lugu dooriyey gabar sheekh dadka aad wax u sheegeysid dad kaa horeeye wadanka soomaliya waxaa gediyey dunuubta isaaq uu u soomaliya ku sameeyey dad aan xishoo wasaq oo dhan xibaarsan ayey ahaayeen dumarka qamriga qaadka iibiyo taariikhda ayaa sheegeysa waxey ahaayeen sheydaanka soomaliya ku jira xumaanta sheydaanka ayey xibaarsan yihiin
@mahamedabdi2046
@mahamedabdi2046 8 ай бұрын
Quraanka Ku aqri soomaali . Jaahil soomali land ah syaad tahay. Scc iyo mj ayaaa Ku heshay
@mahamedabdi2046
@mahamedabdi2046 8 ай бұрын
Shiikh mustafe stupid idoor ah ayaad tahay.
@Bilicdoog
@Bilicdoog 8 ай бұрын
Allah kacabso
@hothanahmed5269
@hothanahmed5269 7 ай бұрын
Adi cuqdad idoor u dhimanaysa maa awoowga birta ka aslin idoorku😂😂😂 kulay faqashti ay idoor eeryinba tahi😅
@osmailmohamuud559
@osmailmohamuud559 7 ай бұрын
Dufowe sheekh qabiil mleh alla qalbiga kamadobeye
@user-bb3wb2cn9r
@user-bb3wb2cn9r 8 ай бұрын
Shiek ur speech have no value because the young generation living in london doesn't understand ur somali speech?
Dadka soomali way hurdaan Muxaadro cusub Sheekh Mustafe
1:31:39
Maxaa ku Dhaafay!
Рет қаралды 119 М.
⬅️🤔➡️
00:31
Celine Dept
Рет қаралды 50 МЛН
Final muy inesperado 🥹
00:48
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 19 МЛН
ОСКАР ИСПОРТИЛ ДЖОНИ ЖИЗНЬ 😢 @lenta_com
01:01
Sheikh Mustafa Xaaji Ismaaciil |GUMAYSIGA MASKAXDA|.....
1:07:06
Somali Live Media
Рет қаралды 61 М.
Shiicada Muslimiin mayihiin? || Sh Maxamed Umal
34:35
Salafmedia
Рет қаралды 135 М.
Когда все обошлось 😮‍💨 | Королева Двора
0:16
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,5 МЛН
When the snacks hit you like! 🤩🤤 #comedy #candy
0:14
We Wear Cute
Рет қаралды 10 МЛН
ПРЕДСКАЗАТЕЛЬ БУДУЮЩЕГО
1:00
КиноХост
Рет қаралды 6 МЛН
тгк: Логово FRIENDS
0:23
АлексДан
Рет қаралды 6 МЛН