YAA SIXRAY XASAN AADAN OO DHIBAATO CULUS U GEYSTAY

  Рет қаралды 7,764

BULSHADA CUSUB

BULSHADA CUSUB

Күн бұрын

Waa Sheekadii sidii loo sixray Xasan Aadan Samatar taasoo keentay in Xasan Afka qaloocdo

Пікірлер: 22
@Dahabosheikhhasan
@Dahabosheikhhasan 3 ай бұрын
SUBXAANALAAH cudur ama xannuun ilaahay keenay bay leeyihiin waa la sixray
@SureeyaSureeya-u6n
@SureeyaSureeya-u6n 4 ай бұрын
Hasan Aadan Samater Il 👁️ iyo Ilaaco Kuma Aragto Cimri Dheer Iyo Cibaado Suuban Aduun Fiil Nimco Aaqiro Fiijano Iin Sha, Allaah Kula,Naa Allaa Humaa Aamiin 🤲❤️🌹.
@hanadyare5835
@hanadyare5835 2 ай бұрын
Shiiq Abaadir oo ku aasan Harer waa odeyga ay ka soo farcameen beesha shiiqaal waxaa macgaciisa la dhahaa Fiqi cumar laakiin galbeedka iyo Harer iyo agagagaarkeeda waxaa looga yaqaan Shiiq abaadir allahaunaxariisto... waana sababta uu abwaanka weyn ee maxamed cali Kaariye u alifey heesta allaha asna u naxariisto aamiin aamiin.
@hararemedia
@hararemedia 4 ай бұрын
af qalooca waxaa keena nerve ka dhagta hoosteeda mara oo pressure koro ee sixir wax la yiraahda ma jiro. waligeed baa la dhihi jiray fanaaniinta way isa sixraan. dad badan baa afka qaloocdaa hadii nerve kaas wax gaaraan wuxuuna dhibkaas soconayaa bil ilaa 2 bilood. daawona malaha isaga ayaa iska baskooda. jahliga aan naga kala yareeya.
@musaali-dk8cq
@musaali-dk8cq 3 ай бұрын
iyo oxygen=ta oo maskaxada gaari weyda si uun ) brain oxygen deprivation). sixir maaha
@SureeyaSureeya-u6n
@SureeyaSureeya-u6n 4 ай бұрын
Sida aad Sheegtey Shiiqa Abaadir Ee Ku Aasan Dhulka Somaaliyeed Ee Ay Xabashadu Gumeey Sato Shiiq Abaadir Maxaa UU Xoreeyen Waayay Waa Su Aale Aawey Ka Raamadii Abaadirka Aboorka Dhuuxiisa La Faha Ka Waa Yey Waa Su aal?
@musaali-dk8cq
@musaali-dk8cq 4 ай бұрын
afqaloocu waa stroke ee maaha sixir
@1000ZXCVBN
@1000ZXCVBN 3 ай бұрын
Sixirna waa noqonkaraa
@AhmedIhallidba
@AhmedIhallidba 4 ай бұрын
Hooyadaa iyo todobaatameeba was
@alidirieduale6365
@alidirieduale6365 3 ай бұрын
Dadkii hore waxaasi wey ka fiicnaayeen sixir dadka hada un baa kuwaashey falkaasi xun
@yusufcabdi1731
@yusufcabdi1731 4 ай бұрын
Adigu ma xumaanta fanaaniinta ayuun baad sheegtaa, waar iska aamus
@sssdddf8508
@sssdddf8508 4 ай бұрын
اعوذ بالله
@raxmaumuzakariya
@raxmaumuzakariya 4 ай бұрын
Mahadsanid inbadan
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez 4 ай бұрын
Ilahay kayaab xanunkaa raabi baa keenaa
@musaali-dk8cq
@musaali-dk8cq 3 ай бұрын
laakin sabab iyuu ku keenaa
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez 3 ай бұрын
@@musaali-dk8cq hadi ay kukhorantahay sabata ayaad si fudud ayad u galaleysa
@musaali-dk8cq
@musaali-dk8cq 3 ай бұрын
@@ZahraIbrahim-vp2ez afsoomaaliga sida loo qoro baro, wax fudud waaye.
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez 3 ай бұрын
Waan jeclehee maxa igaagaldan isheeg
@SaluuglaSiciid-qm3sy
@SaluuglaSiciid-qm3sy 3 ай бұрын
Beenaale cidna masixrine duubta ayaa ugalaye
@bulshadacusub
@bulshadacusub 3 ай бұрын
Iminka maxaad soo qortay,bal Af Soomaaliga naga sax.
@SaluuglaSiciid-qm3sy
@SaluuglaSiciid-qm3sy 3 ай бұрын
@@bulshadacusub Afsomali ma aane ma ibari
@fayecooking
@fayecooking 3 ай бұрын
Been badanaa xasan hada muu soo baxay😂waa odey laga yaabo in uu strok ku dhacay stop 🛑 Beenta
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 25 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 4,1 МЛН
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 10 МЛН
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 17 МЛН
SABABTII UU KULUC U FURAY AAMINA KULUC KA DIB MARKII@bulshadacusub
9:02
QISADA XANUUNKAA BADAN EE HEESTA GACANTU RAAXA DARANAA@bulshadacusub
6:42
FANAANIIN KA TIRSAN  QABIILO AAN QABIILKOODA AHAYN@bulshadacusub
7:41
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 2,6 М.
ABWAAN HAL MEEL KU GOWRACAY RAG EHEL AHAA@bulshadacusub
15:09
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 9 М.
FANAANIIN JAREER IYO JILEEC AH OO IS GUURSADAY@bulshadacusub
6:57
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 1,4 М.
Mursal Faladagan xitaa Qaramada Midoobay waxba kama qaban karto
11:14
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 25 МЛН