Insha allah maalin baa imaan doonta ay Dalkeenu Diyaarad casri sh hesho oo SNM iyo Alshabab ku baabiso. Jamhada SNM waa cadowga 1 aad Dalkeena waa in burburiyo
@abdirahman6263Ай бұрын
Wadanka caalamu islaami loo soo diray ee fitnada ah inu burburiyo ee u madax maray xanuunka dekadaha iyo damac doonka badaha iyo khayraadka,ilaahay haka qabto wadankaa Emirates sharkiisa dadka iyo dalka reer sudan ee qiimaha iyo qadarinta mudan❤❤❤🤲🤲
@guirehmoussa8848Ай бұрын
Imaradku somalida waa ka iskudiraya. Djibouti hore ugatashanay. Dalkasi waa burburi aya wadamada africa.
@abdinoormohamed5375Ай бұрын
Rsf ha inoo danbeese As cida taageerto hubka siiyo Sirdoon baara OO so ogaada mala waayay
Imaraatka waxay kashaqeyaan danaha Israel ama sahyuuniyada
@ahmedshariifsomali8569Ай бұрын
RSF waa nuuca ciidanka imaaraatku doonayo in uu wadankeena ka abuuro
@fahm3d88Ай бұрын
Shartooda Allah kuceliyo wadan walba calooshii u shaqaysay geeysteen
@IdrissAhmed-kc1nxАй бұрын
Imaradka carabtu waxa u xayd xaydtey babinta islaamka ilahey hakaqabto
@maxamedgaab4153Ай бұрын
Imaraadku wa waslad xaaran Ah oo ku dhex jirta dalalka Islaamka lkn waxa nasiib Daro weyn ah ? In mdx ku sheega somalidu Dhmn wada yihiin rag u Shaqeeya iyaga halka isaguna Dhexdooda colaad ka wado ??
@fahm3d88Ай бұрын
Imaaraat waa codow dadka mulimiinta lagusaladay soomaaliya say uwalaaqaan bay meelwalba uwlaaqayaan shartooda allaha kaqabto umadda