No video

Yaa Weeraray Xabsiga Dhexe ee Magaalada Muqdisho Iyo Geesigii Badbaadiyay Sharaftii Qaranka Somalia.

  Рет қаралды 13,761

SSTV

SSTV

Күн бұрын

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on KZbin, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on KZbin.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZbin channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Пікірлер: 35
@yasminjama2703
@yasminjama2703 Ай бұрын
Welkom 🤗 Nuur iyo Jaamac Galad Karkari wallo. Waan idin salaamey
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc Ай бұрын
Waar siyaasiinta Xamar, oodhaniba waa Alshabaab ee sharkooda ilaahay ha KUCELIYO aamiin aamiin yaarabi
@Baaruuda2024
@Baaruuda2024 Ай бұрын
16:10 16:15
@TripleA0825
@TripleA0825 Ай бұрын
Xamar maydkeeda ha sidato meesha As iyo Dawladda dadka ku jira ayaa wada shaqaysta waana qabiilo gaar ah. Waxani system ma ahan ee halga tashado
@NaasirMaxamed-sx2oh
@NaasirMaxamed-sx2oh Ай бұрын
Cagdheer danaheedii waa laga qariyay dane kale ayay kuwada mashquulsan yihiin guumaysi xuna way ku jiraan 😅
@user-tn5ny2vc7h
@user-tn5ny2vc7h Ай бұрын
😂😂😂jawano an buxsameeninbu wata kulaha jamac umadena mahan lkn gesinimo ❤
@AbdikarinMuuse-tn1xv
@AbdikarinMuuse-tn1xv Ай бұрын
Ma masaxwaynaha aan qabuuri hii kacishoon baa umadkale dhaafaya taas waacalaacal timaleh iyo caqli aan sax ahayn
@abshirosman1305
@abshirosman1305 Ай бұрын
من يقيم الحد على من؟
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 Ай бұрын
WERIYE GALAD AF SOMALIGA WAA KU TAKHASUSAY AALA WALAAQAYAA KUYE AF REER BARI SAX AH BUU SOO TUURAY MANSHA ALLAAH KUSOCO WERIYE NUURNA SI DEGAN BUU UGA JIIBINAYA KUSOCDA WERIYAAL SARE
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 Ай бұрын
Taliye shub filim american ah oo uu daawaday buu noo sheegay cajilkiisii
@onkodhilaac3516
@onkodhilaac3516 Ай бұрын
JAAMACAW NAGAMAADAN XISHOON ADO NIN WAYNA INAAD MW U GAFTO OO AAD AFLAGAADO QAYAXAN O GARDARO AH KU QAADO WA NO CEEB WAXAANAN LEEYAHAY NUUROW IND DIBJIRKAN HANO SO FADHIISIN MEESHA
@user-vl3dz1mu8d
@user-vl3dz1mu8d Ай бұрын
Hi net shegow balak amerikan kiriminal
@hasanmohamed1840
@hasanmohamed1840 Ай бұрын
Keen furaha iyo banaanka ayeey ka imaadeen isma lahan
@caliphabdoe708
@caliphabdoe708 Ай бұрын
OK
@faadumoaxmed5589
@faadumoaxmed5589 Ай бұрын
16:19 16:29
@moustafaelmirage5h.885
@moustafaelmirage5h.885 Ай бұрын
Reer burco uga waramaa adeero farax
@abshirosman1305
@abshirosman1305 Ай бұрын
Waxay u muuqataa in dadka weerary xabsiga aynan dibadda ka iman. Haddii ay sidaas tahay, yaa u sheegay in ninkani furaha hayay? Tan kale, waxaa la yiri “ mar i dage Allaah ha dago, mar labada i dhagana aniga Allaah ha dago” “Ratiga dambe kan hore tallaabadiisa ayuu leeyahay”
@abdifatahagaarane5932
@abdifatahagaarane5932 Ай бұрын
Waraysi hore ayuu ahaa taliye shub laga duubay, kii shalayse waa gacan uur ku jirta ilaa hada lama soo bandhigin
@faizaabdi4630
@faizaabdi4630 Ай бұрын
Xabsegu camaraderie ma xaa lusaman waa yay
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Ай бұрын
Hawiyow magaalada kadaaaya cayaarta. Idinka iska leh magaalada tuugadan tirada yar waad daawanaysaan idinkoo qaqaban kara
@mukhtaarsheikhabdi3621
@mukhtaarsheikhabdi3621 Ай бұрын
Sheekadaasi waa tiihoere jaamacoow wali tan lamabaarin
@abdifatahagaarane5932
@abdifatahagaarane5932 Ай бұрын
Jaamacow war saxaafadeed ma ahan in TV laga caytami ilaali subcada saxaafada wali ma ma qashay BBC, VOA iwm.oo caytamaya sorry ilaali subcada SAXAAFADA
@saidhirsi4083
@saidhirsi4083 Ай бұрын
Dhaqan xumoAAN XISHOOD LAHAYN WAA NOOCAAN ISKU JIIBINAAYA DULMI IYO BEEN
@faadumoaxmed5589
@faadumoaxmed5589 Ай бұрын
Caayda jooji adigaaa Benlow ah naca xasan ayaa kabataye xooloyahoow jamac faqash jaamac faqash
@bashirabdi7998
@bashirabdi7998 Ай бұрын
War galad waad ku fogaatay madaxweynaha
@cabaasmedia3485
@cabaasmedia3485 Ай бұрын
War ninku ma walanyahay
@AarkaSomaliland
@AarkaSomaliland Ай бұрын
Waar ninkani beenbadanaa xilimuu tagey meeshaas
@mohamedabukar9561
@mohamedabukar9561 Ай бұрын
Waryaa jamac sarqaan ha u gafin mw xassan sheekh tuug nimo hadii aad caen heeyso noo keen aan ku dacweynee waad dhaliili kartaa balse ha aflagaden
@jtc7961
@jtc7961 Ай бұрын
dulmi diidow dulmi doon hanoqon adiga cayda uu mw xasan caayay baa kadamqatay asagana waxaad kutilmaamtay sarqaan bal cadeen ukeen adna
@Raho339
@Raho339 Ай бұрын
Sharkhaan Adaa Ah oo Ina Qadaadweyn Ah
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 Ай бұрын
Adigu cowradaada qarso cawradaada muslimiinta ka asturo jamac waa weriye somaliyeed lakin xasan shekh waa cawro استر يا عورة
@mohamedabukar9561
@mohamedabukar9561 Ай бұрын
@@mamaaasiyo7315 siilka hoyadaa dii tuugsiga badneed ayaa coowrada u baneesto tay Ee adiga dabada igala hortag dhilaa ku dhashaye
@mohamedabukar9561
@mohamedabukar9561 Ай бұрын
@@Raho339 hoyadaa miyaa kuu sheegtay iyadaa inoo keento sarqada
@Baaruuda2024
@Baaruuda2024 Ай бұрын
Alla been badanaa. Af dhoqosh jaamacow afkaaga sidaa u eg ayaad eeday.😮
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 44 МЛН
The Joker kisses Harley Quinn underwater!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 12 МЛН
Meet the one boy from the Ronaldo edit in India
00:30
Younes Zarou
Рет қаралды 18 МЛН
How I Did The SELF BENDING Spoon 😱🥄 #shorts
00:19
Wian
Рет қаралды 37 МЛН
GABAR TIGREY ITOOBIYAN AH WIIL SOMALI JECESHAHAY UTIJABIYAY
14:47
Ridhwan Issack
Рет қаралды 24 М.
Ceerigaabo  Khasaaraha dhim asho & Dha awac ee Dagaa lkii Goof iyo Fiqi Fuliye
39:08
"Anaga Amxaara naga xiga Soomaaliya, cadowgayaga weeye"
1:24:17
Universal TV
Рет қаралды 40 М.
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 44 МЛН