No video

Yaab Daawo Asagoo Saqafka fuulaaya Booliiskana Arkaayaan| Qaraxii Xalay Xaflad & Baashaal ka dambeey

  Рет қаралды 38,304

Dulmi Diid

Dulmi Diid

Күн бұрын

Shaki! Ninkii Trump Tooktay O Saqafka fuulaaya Booliiskana Arkaayaan| Qaraxii Xalay Xaflad & Baashaalaa ka dambeeyay Somalia
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Join VtMarkets and we will both get $200
www.vtmarkets....
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Пікірлер: 243
@DulmiDiid
@DulmiDiid Ай бұрын
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.net/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
@Mohamud.Ahmed0
@Mohamud.Ahmed0 Ай бұрын
اللهم احفظ أهل فلسطين والمسجد الأقصى من كيد الظالمين، وأيدهم بنصرك وقوتك.- اللهم انصر إخواننا المجاهدين في فلسطين 🇵🇸🇵🇸 - آمين يارب العالمين -
@ayanmohamud3401
@ayanmohamud3401 Ай бұрын
Illaahay ha u naxariisto intii dhimatay sheeqow adiga waxaadba ka hadlaysaa dad shacab ah oo la laayay kuwii askarta u haa ayayba meel ku ogeyn oo meediyaha ka hadlaya ha la icaawiyo waxaan ahaa askari dowladeed yaa wax iska warsada horaa looga soconayaa ❤❤❤❤
@abdulhajiahmed8735
@abdulhajiahmed8735 Ай бұрын
ILAAHAY ha Naxariisto muslimiinta dhibaateysan anigha waxaan aminsan yihiin mujrimiinta waxaas ka dhambeeya waxaa ku wehelinayan shisheeye !!!!
@MohamedHassan-so4pb
@MohamedHassan-so4pb Ай бұрын
Shabaab bas ma ahan howshaan Gacmaha weybadanyihiin
@MaxamedCali-ue4cz
@MaxamedCali-ue4cz Ай бұрын
Kuwa wax qarxinaayo kuwa hada taliyo isma dhaamaan weyna iska warhayaan inta dhimatay Allah unaxariisto inta ku dhaawacantayna Allah ha u booga dhayo
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Ай бұрын
inta ku dhimatey Allha unaxariisto inta ku dhawacantayna Allaha Shaafiyo
@somalia4ever1
@somalia4ever1 Ай бұрын
اللَّهُمَّ صَلِّ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كما صَلَّيْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ؛ إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كما بَارَكْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ؛ إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ)
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 Ай бұрын
Scw scw scw scw sheikh wcs Inalihahi Wa Inalihahi rajucune Samir iyo Imane janato fardosa aclah doua 😢😢😢😢somaliya people 😢😢
@obsacmajid6537
@obsacmajid6537 Ай бұрын
😢😢❤ illaahay subahanahu wata watacalla Haqa iyo baatilka uu kalla sari doona iidaan ka danbeeyay arrinkaas ❤❤❤
@ashawooo
@ashawooo Ай бұрын
illahaya ha uu naxariisto umada Somaliya oo ku dhimtaya umada dhimtaya walidakoda aya la xanusan iyo inta dhawacantaya illahaya ha uu gara Shacabka illahaya baya leyihina rabi ha uu gara
@shukrilibax
@shukrilibax Ай бұрын
Ilaahow caawi shacbka somaliyed oo ka hor leexi dadkena aan u naxeen xasan iyo dowladisa amiin 🤲
@AliIbrahimMohamed-fh1yd
@AliIbrahimMohamed-fh1yd Ай бұрын
Shiqena caawa yakaxanajiyay ilah hakuxafido shiq maxamed
@user-ir9df5go5l
@user-ir9df5go5l Ай бұрын
Shiikhow somali ma so dhawa 100 ka sano xita socota lkn ilaahay wadaniyada dhabta ah ha na fahansiyo😢🇸🇴
@fadumahussein4864
@fadumahussein4864 Ай бұрын
Waxaas ma qoraan dadnimadii dhimatey Ilaahay dawlad hagaagsan Ala hayna siiyo
@nimconeyruuschannel9169
@nimconeyruuschannel9169 Ай бұрын
اللهم امين
@user-gh7rk5fq6t
@user-gh7rk5fq6t Ай бұрын
Dhimashada 30 qof ee mareesa baa la sheegaye sheikhow alaha unaxaristo shacabkena inta dhimatay inalillah wa ina ileyh raajicun😢
@letsgomohamed4280
@letsgomohamed4280 Ай бұрын
Shaikh khayr Allaha kusiiyo wax sidaada wadani u ah oo u naxariis badan waligay ma arkin Allah adoo kale hanoo badiyo
@sadiyaabi3886
@sadiyaabi3886 Ай бұрын
Ale ha ku barakeeyo walal sida aad wararka noogu soo gudbineysid thanks brother
@obsacmajid6537
@obsacmajid6537 Ай бұрын
Nabigeena muuhamad ❤❤csw❤❤
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 Ай бұрын
Sheikh caawa waa xanaaqsanyahay si xun wallahi
@mawliidiiabdi8688
@mawliidiiabdi8688 Ай бұрын
Ilahay hanogargaaro madam Somalia 🇸🇴
@warsanhawa5222
@warsanhawa5222 Ай бұрын
Alle ah ku dhooro sh m dulmidiid
@shukrisharaf7074
@shukrisharaf7074 Ай бұрын
Sheekhow anaga kunool Mogadishu war kaas adi lee heysid dadkaan dad maaha ee noohaya hogaanka
@moallim1000
@moallim1000 Ай бұрын
Shiikh Maxamed kuwaan ma ahan Soomaali. Waa Calooshood la ciyaar iyo Calooshood u Shaqaystayaal Shisheeye u fadhiya meesha. Diir naxana ma lahan. Waa Tuugo Qaran Dumis ah. Waa ku mahadsantahay sida aad ula xanuunsanayso Walaalahaaga Soomaaliyeed.
@fariida6236
@fariida6236 Ай бұрын
حسبنا ونعم الوكيل Somalia masuulyiin maheesato ee waxay leedahay dalaaliin
@amanijama9597
@amanijama9597 Ай бұрын
Qarax baa dhacaay dad naa waay dhiinteen walahy their hearts are gone dark subhan Allah, Allah ha uu naxaristo dadka ku dhiintay😢p me
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Ай бұрын
Inaa lilah wa inaa ilaahi raajicuun ilaahay ha u naxariisto dhamaantood
@lulmohamed181
@lulmohamed181 Ай бұрын
Allah ha ugargaaro shacabka somaliyed
@amadyare1040
@amadyare1040 Ай бұрын
intii dhimatay allah hau naxariisto qariibki Ayaan ku jirnaa sida allah ugu talagalay ayeey wax udhacayaan
@halalpolice7544
@halalpolice7544 Ай бұрын
4:04 4:08 hadan so kacay sheikh dhiig kar haygu kicin. 😢 Kuwan Madax mahan Allah madax ka Khayr badan hanoo keeno. Jzk sheikh 👏🏾
@issachardiyoussouf
@issachardiyoussouf Ай бұрын
Salam cheikh,j espère que vous allez bien portant. Cheikh,j suis un jeune djiboutien qui suit chaque soir votre émission à n importe quel moment.walahiii,😢vraiment, c est que vous dites, c est la vérité totale.
@chefimsa
@chefimsa Ай бұрын
Ilaahey haunaxristo intii kudhimatay dhamaan umada Somaliyed waxaan ilaah uga baryayaa inta dhibaatada kuwado inuu ilaahey naga qabto
@anasalmissagalhoney5915
@anasalmissagalhoney5915 Ай бұрын
Welcome dulmi diid
@umuyahya6866
@umuyahya6866 Ай бұрын
إنا لله وإنا إليه راجعون 😢😢😢
@user-ze3er4jw3d
@user-ze3er4jw3d Ай бұрын
Thanks you sheekh good 👍 boys welcome my brother
@diiriyecali15
@diiriyecali15 Ай бұрын
Wllhi sh maxamed alle kuma qaado waqti dhow cimrigaagi allah ku barakeyo waayo 24 sano jir ayaan ahay wali ma arag ruux runs runsheeg badan oo utaagan simalia iney caalamka lamid noqoto lkn madaxdeeno waa ajaanib hadey samali ay ahan lahayen sidan sidan umey dhaqmeen
@sundus1231
@sundus1231 Ай бұрын
Mujrimk warkiis ha nugu soo calcaln
@itzManha125
@itzManha125 Ай бұрын
Shiikh dulmi diin dalkaan wuu hoogaye oo wadan ma jirah iyagaa happy isku ah dadka soomali jooga in ee isdilaan is dhacan 100 calan wataan qabiil iyo qarax rabanah waa ku dalneye allah inta saxda ku socoto garab hasiiyo ee Website kii ma noo soo dhamadaye aan walaba noolanh faqriga ka baxnah inta islaam dhimateye dhib ku jirtah allah ha u naxriisto
@faisaabdulahi8264
@faisaabdulahi8264 Ай бұрын
Scw walaalkayga muslimka ahow inaga dibadaha joogno uun baa naxayna mooyaane waxaan madaxda wadanka jooga waxay naxaayaan baa iska yar
@mohamedabdiaziz8341
@mohamedabdiaziz8341 Ай бұрын
Ale haku barakeyo wararka so kagabi wll haku dheran wararka
@Mowliidmuuse-f8l
@Mowliidmuuse-f8l Ай бұрын
Inaalilaah wa ina Ilayhi raajucuun ALLAAHA U NAXARIISTO JANATUL FIRDAWSA ALLAAHA KA WARAABIYO DHAMANTOOD INTI DHIMATAY WLL MUHAMED WAAD MAHADSANTAHAY SIDAAD NOOLA SOCODSIINAYSO WARRKA DALKEENA ILLAAHAY HOGAANKA SOMAALIYEED HA INOO HAGAAJIYO AAMMIN😢
@fartun9503
@fartun9503 Ай бұрын
wcs wlc Brother 🙏👍👍👍
@adenhassanbashir4930
@adenhassanbashir4930 Ай бұрын
Waa kooxo calooshood u shaqeyateyaal ahoo reer galbeedka kadambeeyo, kuwan dowladda noo ahna waa.KHEYR BEELE YAAL KALE.
@barnialisalah5647
@barnialisalah5647 Ай бұрын
Mahadsanid sheekh
@user-yk3wb7uu5s
@user-yk3wb7uu5s Ай бұрын
Allaa kariim usha dhaxda allaha ka qabto
@fartun9503
@fartun9503 Ай бұрын
Amiiiiin
@IsmailMahamud32
@IsmailMahamud32 Ай бұрын
Sheekhu wuxuu marayaa halkii aan marayay labadiikun iyo tobankii sheekh wararka aduunka kale noo soo daa somali angaa wararkooda iska daynay markaanu ka waynay wax aan ka naxno mooyee wax aan ku faraxno waanu ka waynay soomaali
@XabiibiCali-vy7xy
@XabiibiCali-vy7xy Ай бұрын
Shaarkiisa xiitaa dhiig malaheen markii lasii waday wajigiisa uun baa dhiig lahaa wuu yaqaanaa sida wax loomaleego duurashadiisii hore wax yaalo badan buu maleegay
@somalia4ever1
@somalia4ever1 Ай бұрын
اللهم اغفر لهم وارحمهم واعف عنهم وعافهم وأكرمهم نزله ووسع مدخلهم، واغسلهم بماء وثلج وبَرَد، ونَقِّهِم من الخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس، وأبدلهم داراً خيراً من دارهم، وأهلاً خيراً من أهلهم
@mustafafarahhersi3557
@mustafafarahhersi3557 4 күн бұрын
Shiikh waa kusalaamay barnaamihkaa waday waan rabay xagee kaala sooxiriiraa
@maxamedcumarxasan667
@maxamedcumarxasan667 Ай бұрын
Masha allh ale haidin xafido warunta
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 Ай бұрын
Shekhow howlweyn ayad heysaa ilahay dhibaato kaama raacsiyo Dowladda dadka kujira maamul dad u qalma weyku yaryihiin markad eegto SHACABKA DHIBAN DALKA SIDU BEYLAH U YAHAY CIDII RABTA SOGASHO WAXYABAHA DHACAY EE LAKEENO MUSUMASUQA ARIMAHA DIBADA SHESHEEYE LAGA AMAR QAATO IYO WM😢
@user-tn6zy2yy6r
@user-tn6zy2yy6r Ай бұрын
اللهم اصلح حالهم وهديهم ويرزقنا الريس صلاح
@AxamedApdicasiis-yj9pw
@AxamedApdicasiis-yj9pw Ай бұрын
Ani shkh calool xuma igu dhacdy Eeg wuxu leyhy Waxaa rabaa inan ku taliyo Hadana nolol kuma ogali Waxay sameeyeen xataa shydan Kuma fakaro Caqli nooce ku tilmaama Maxayawanada Magaranyo waxan dhaho Way ku dambaajinayaan Alle ha uyasiro dadakas masaakiinta ah😢😢😢
@saynabahmed2135
@saynabahmed2135 Ай бұрын
Allhah unaxristo aamiin🤲🤲🤲🤲
@husseinhashi8690
@husseinhashi8690 Ай бұрын
Bratter you right absolutely ,but they don't feel as you.
@QadharHassan-vv5cm
@QadharHassan-vv5cm Ай бұрын
Sheq you key Aya jogta somalia arimahedha diikar yey kugu ridhin just relax ❤❤❤❤❤❤ never give up in you're life
@musabmohudin8749
@musabmohudin8749 Ай бұрын
Please sheekh Ibrahim nagadaa Trump galkaa ween hadalkisa wadhibsade 😏😏
@UmaHashim-is6zh
@UmaHashim-is6zh Ай бұрын
Waa sababta aan soomaaliya inaa qaxooti ahaado uga doortay nin aan naxaynin cilmina aan lahayn oo xataa ilaahay ciqabtisa in laga cafiyey aad muuqdo ilaahaw gacmaheena dhig islaam iyo mid aan wax iidhimin xataa gaal aan wax iidhibin ka ilaali aamin jahli haduu kudago wanaag ka dhargmaysid
@abdirahmanismailabdi4671
@abdirahmanismailabdi4671 Ай бұрын
ASC.Mansha Allah En Shekhow dawladdani waa dawlad Calolshaqeysato ah Qarax baa dhacay dhimasho iyo dhawac ayuu sababey Qaraxi Xagna Mel hablayo ayaad naqleysa xadhig baa laga jarey adunyo Waxasa laga dhahaa Dawlad Subxanallah Adun Xaalka ba Shacabka Somaliyeed Allow badbadi Wabilahi towfiq
@niimaneur4842
@niimaneur4842 Ай бұрын
Allah a uu naxariisto daad ki gueriobey
@MaxamuudQoorgaab-uo4hz
@MaxamuudQoorgaab-uo4hz Ай бұрын
A.S.C SHEEKHOOW SOOMALIDU MEEL AY JOOGTABA WAXAY KUJIRTAA 40 SANADOOD EE KAHOREEYAY LABITAANKA ADUUNKA EE LALAHA WAALLA WAALANYAHAYE HALLOODUCEEYO
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza Ай бұрын
صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤
@blackpanther8219
@blackpanther8219 Ай бұрын
I agree Sheikh, there were no workers for the Parliament of Somalia or President Hasan himself. Just Teenagers watching football, so why did they need to be the targets? They're just kids so sad 🇸🇴🤲🏽
@Mocade123
@Mocade123 Ай бұрын
Intaas hadaa Somali kusheegtid maxa kaba'aayo ileen Sheekhu somali ayuu ku hadlayaa
@blackpanther8219
@blackpanther8219 Ай бұрын
@@Mocade123 I speak somali, but write ✍️ English, I'm not in Somalia Mr.
@user-ux3yv9ry6r
@user-ux3yv9ry6r Ай бұрын
Walaalkeey iyoow waxaan rajeey neyaa fariin teeyda inaad akh rin doon tid waxaan se ku weey diineyaa miyaa dan ogeey kuwa aad lahadleeyso naf tirkooda ganac sato dhiiga soomaaliyeed ka ganac sato marka meel noo roon malahane kuligood inaan iska qabono ayeey mudan yihiin labada dhinacba ALE hanaga qabto Amiin Aamiin Aamiin
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza Ай бұрын
الله اكبر ولله الحمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-og4jx5br4g
@user-og4jx5br4g Ай бұрын
Alaah ha oo naxaariistoo
@zahromahamed3483
@zahromahamed3483 Ай бұрын
Asc sheeqow way laqabsateen dhibaatada ilaahay ha ugargaaro somalida
@abubakarhaji-ali6584
@abubakarhaji-ali6584 Ай бұрын
إنا لله وإنا إليه راجعون
@Desert_flower60
@Desert_flower60 Ай бұрын
Sheekhow aad baa igu mahadsantahay canaanta iyo caqli celinta dowlad ku sheega
@AbdirahmanUgas75
@AbdirahmanUgas75 Ай бұрын
CAFIMAD MAJIRA WALKEY
@aminam9170
@aminam9170 Ай бұрын
Asc they do not care about the people they care about their chair
@adammohamed5339
@adammohamed5339 Ай бұрын
الله يرحمهم ويغفر لهم ويسكنهم فسيح جناته اللهم آمين يارب العالمين
@adenbile1819
@adenbile1819 Ай бұрын
wallahi wax baa qaldan madaxda som
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 Ай бұрын
Aamiin yaa rabi Aamiin
@Godir9752
@Godir9752 Ай бұрын
Waa afar madax weyne aya somaray ila hada iney wax kaqabtan maraban maba arkan hoyada lagumadaye shacabkan iyo shacabka falastiin ilahay aya umaqan
@badryshikh9574
@badryshikh9574 Ай бұрын
Baraaruga sharable kawoo
@aminahashim8767
@aminahashim8767 Ай бұрын
أنا لله وإنا إليه راجعون الله يرحمهم ويغفر لهم ويسكنهم جنة الفردوس الأعلى
@aishawayrax9003
@aishawayrax9003 Ай бұрын
Sheekh dadkan waxa makala jecla waxay u bahan yihin Education
@aymancadde1001
@aymancadde1001 Ай бұрын
First one 🥇
@ahlumuxamad8691
@ahlumuxamad8691 Ай бұрын
Alle ha u nariisto intii dhimtay
@user-ze3er4jw3d
@user-ze3er4jw3d Ай бұрын
Seve people 👍 people ever time you are good brother 👌
@nedramahamuud2531
@nedramahamuud2531 Ай бұрын
Caafimaad ma jiro haday caafimaad qabaan xanuunka ayey umadooda la qeybsan lahaayeen shidanaaba shidan dadkaan ma lahan dhiig & damiir haa ku daalin akhii filah waa dadkii aniga oo 40 sano somalia tegin ayaan waxa ilaah ii qoray inaan tago 2023 saan waxaan salaamay dumar soomaali .waxaan ku iri asc saan dadkaan la.socday baa waxay i yiraahdeen meeshaan liisma salaamo habo saan ku iri waayo soo dad muslim ah ma tihiin waxaa ka sii daran bisad aad u xanuunsan oo socon garin baan biyo siiyey saa sawiro ayey ika duubteen dadkii meesha marayo waxaan ku soo argay somalia waa wax yaabo insaanimada ka baxsan
@adammohamed5339
@adammohamed5339 Ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@walalahahiiraan9745
@walalahahiiraan9745 Ай бұрын
Sheqow dowkado somali ka awod badan ayeyka dhacan ee hakumashuulin doladan tagtadaran
@fordoosabdalla9819
@fordoosabdalla9819 Ай бұрын
Dowladaanu cid ay dan ka leedahay ma jirto illaaheyaa dadkaan u maqan meeshii laga rabey iney intii dhaawacantay gargaar fidiso dadkii au murugta la qeybsato ayeyba xaflado iyo damaashaad ku jirtaa yaab
@mohagedi8874
@mohagedi8874 Ай бұрын
#HORTA NAFKASTA WAQTIIGI LOOKASAY MA DAFTOO GEERIDHA WAA XAQ...HAA MADAXDHA WAAY KA HOOSTAY...LKNI ARIMAHA HORMARKA IIN DIB LOO DIGO MA AHAN SHEIK
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 Ай бұрын
😂😂😂 Ani Mar hore Ayaan Sheegey Somali maryoley Intooda badan Waa Munaafiqiin Bilaa Damiir Iyo bilaa naxariis Afka Ayey Dawlad Kayihiin Subhanallaah Dawlado Shisheye Ayey U Shaqeyan YAAHUU
@ashaomer4235
@ashaomer4235 Ай бұрын
Ya Allah macaws
@user-ik3xs3tq5b
@user-ik3xs3tq5b Ай бұрын
qasa aaway sheikh
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza Ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@nadifamohamedosman7679
@nadifamohamedosman7679 Ай бұрын
Waa runtaa walaal
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza Ай бұрын
إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم اغفرلهم وارحمهم برحمتك يا أرحم الراحمين
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza Ай бұрын
الحمدلله❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@alcadaadichannel2583
@alcadaadichannel2583 Ай бұрын
Sheekhani waa active
@khaalidalinadaarakaalidali1298
@khaalidalinadaarakaalidali1298 Ай бұрын
Ustaadi aygaa kadambeya qaraxa
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Ай бұрын
Sheekh khalad uma arko in la soo bandhigo horumarka ay dawlada gaartay,intii dhimatay ala ha u naxariisto maxayse ka qaban karaan waa in hore loo socdaa ,Sheekh ha is daalin
@Ifraax-nn3gl
@Ifraax-nn3gl Ай бұрын
Hadduusan wxba aysan ka qabaneen may guriga hooyadood seexdaan,xilka wxy u heeyaan waa in ee shacabka soomaaliyeed ee wx ugu qabtaan.
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 Ай бұрын
Wllhi waa run anu puntland baa joogaa dadka dhan waxay ka cabanayaa duruuf maceeshadii oo qaaliya noloshii cirkay maraysaa lacag na mataal marka illaahay baa dadka umaqan madaxdana habaari maynee illaahay xaqa ha tuso😌
@cabdimusse404
@cabdimusse404 Ай бұрын
Alshabab kaliya maaha arinkan gacmokale aya kujira runti.
@HousseindararAwaleh-kr4nk
@HousseindararAwaleh-kr4nk Ай бұрын
ALLAHAYOW isku diir galada
'SIR AY FASHISHAY WAR-BAAHINTA ISRA | SAFARKII BLINKEN' YAAB
11:22
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 17 М.
小丑把天使丢游泳池里#short #angel #clown
00:15
Super Beauty team
Рет қаралды 42 МЛН
Алексей Щербаков разнес ВДВшников
00:47
黑天使遇到什么了?#short #angel #clown
00:34
Super Beauty team
Рет қаралды 43 МЛН
Fortunately, Ultraman protects me  #shorts #ultraman #ultramantiga #liveaction
00:10
WAR CUSUB: CAASHO MAXAY REERKA U WEERARTAY #ARIMAHABULSHADA
13:39
Caaliya Sharif channel
Рет қаралды 29 М.
小丑把天使丢游泳池里#short #angel #clown
00:15
Super Beauty team
Рет қаралды 42 МЛН