No video

YAAB: ISRAAIIL OO LAGU YIRI HAADDII AAD ISKU AADAAN XISBULLAH WAA “DHAMAADKIINII”

  Рет қаралды 31,525

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

YAAB: ISRAAIIL OO LAGU YIRI HAADDII AAD ISKU AADAAN XISBULLAH WAA “DHAMAADKIINII”
SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
►TWITTER: / hbnonline
►FACEBOOK: / hbnonline
►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
#hbnonlinetv
#wararka
#soomaali
#MowliidHajiAbdi
#dagaalkaqasa
#Caalamka
#WararkaSoomaalida
#HBNTV
#QASA
#Somalia

Пікірлер: 40
@alimaxamed3660
@alimaxamed3660 Ай бұрын
❤❤❤ waad mahadssntihiin
@AhmedFaarah-r6z
@AhmedFaarah-r6z Ай бұрын
Masha alaah❤
@user-iw4ri7ur8e
@user-iw4ri7ur8e Ай бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@Khadijo60
@Khadijo60 Ай бұрын
ilaahey ha ciribtiro yuhuud aminta badiya inta ku xiran HBN
@Rehaanadam9235
@Rehaanadam9235 Ай бұрын
illaahay jala wa jalaali baan Baryee Israël io inta Taageerta illaahay ha Burburiyo awoodooda io Dowlad nimadooda Allah ha jabiyo walaleheen Reer Falastiin illaahay ha guuleeyo una hiiliyo Allaahuma Amiin 🤲🇵🇸🇸🇴❤️
@user-mg4qu9pb1n
@user-mg4qu9pb1n Ай бұрын
Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin. Yaa Allaah.
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 Ай бұрын
Ilaahey masiibo haku rido Israel ciidamadooda iyo madaxdooda uduro aan dhamaad laheen Ilaahey ha ku rido Netanyahu iyo Beydhan jahnama Ilaahey haku rido
@user-pf4yh7jh4b
@user-pf4yh7jh4b Ай бұрын
❤❤
@c.fitaaxCabdiwarsame
@c.fitaaxCabdiwarsame Ай бұрын
Waa. Udhamaatay. Israa iil
@SafiyohuseenHuseen-oh9sq
@SafiyohuseenHuseen-oh9sq Ай бұрын
Allaha jabiyo yuhuda💚👏💓👏💚✌✌✌✌
@habarkuuley
@habarkuuley Ай бұрын
Hadalka Hadad isku Aadan waa Dhamaad kiina warkaas Anigu Khiyaamo ayaan u Arkaa
@abdifatahyare8352
@abdifatahyare8352 Ай бұрын
Salamulah wll mohliid ❤macalinka weyn m.m.c
@Usaamesacad-f7g
@Usaamesacad-f7g Ай бұрын
Israiil iyo xusbilo midkee awod badan
@MahamadRashidgarabkiinaalahuak
@MahamadRashidgarabkiinaalahuak Ай бұрын
Falastin guuuul 🇦🇪🇦🇪🇦🇪🇦🇪
@WacanMohamed-wq3yw
@WacanMohamed-wq3yw Ай бұрын
Allaha jabiyo yahuuda
@DrGaadaa
@DrGaadaa Ай бұрын
❤wcs ❤
@Iimaancalibarre
@Iimaancalibarre Ай бұрын
Sxb xayaysiika.arkàama kadanbaysii amazing.kahorayssii like.xagii horè dhxda again Danbe wuukujiraa.xayaysiis.warkiibawuuqaribmy
@Abdixakiin-xp8re
@Abdixakiin-xp8re Ай бұрын
Mow.max.cade.maasha.allaah.wariyayaal.khabiira.
@maxamuudsocdaal2199
@maxamuudsocdaal2199 Ай бұрын
Nadaro show
@maxamuudsocdaal2199
@maxamuudsocdaal2199 Ай бұрын
7:17
@abdiabdullahi2079
@abdiabdullahi2079 Ай бұрын
Israel , waxey rabtaa in indhaha caalamka ay soo jiidato hub farabadana ay kuhesho , waxaa isleeyahy markaas xisbullaah dagaal kula jirtaa , taageero balaaran ayeey Ku raadineey. Dagaalka Gaza taageero weey kuwaaysay
@AbdirahmanHussein-r6q
@AbdirahmanHussein-r6q Ай бұрын
Asc bahdaa hbn whd slmanthin suaal madahda zisbullah mel cidlah miyay jogaan
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 Ай бұрын
Asc mowliid
@allamagan3951
@allamagan3951 Ай бұрын
Xisbulah iyo Iran 🇮🇷 booto ayay hayaan maanta waa chance
@KamadareMaxamed-mf9er
@KamadareMaxamed-mf9er Ай бұрын
Asc wll israaiil hadii aysan haysan hubka nugliyeerka waxaa uhaya mujrimka weyn ee mareykanka ah
@AbdirachidZaki
@AbdirachidZaki Ай бұрын
Guul Muslim guul hamas
@abdiyare6794
@abdiyare6794 Ай бұрын
Aniga adunka mel walbo wax ka dhaco waxa iga xanun badan kan dalkeyga ka jiro 35 sano ayaan u so jognaa dil dhac bob walahi waxa socdo qarax abaar gaajo wax iga daran dalkena Somalia ma jirto
@hassanali-zr8nd
@hassanali-zr8nd Ай бұрын
Qarbiqa,USA iyo Israël waxay rabaan in dhacdo dagaal dunidoo dhan saamaysa
@maxamedcabdilahicabdi496
@maxamedcabdilahicabdi496 Ай бұрын
Waar shiicadaa ku dhaanta oo wax iska celinaysa waxan lahadlayaa kale waa la buunbuuniyey
@MowlidMayo
@MowlidMayo Ай бұрын
.
@kaamilfitness342
@kaamilfitness342 Ай бұрын
Waan ka helay tabintaada
@kaafikaafi
@kaafikaafi Ай бұрын
HORTA DAL IYO DOWLAD ISRAEL, LAYIRAAHDAA MAJIRO!! EE WAAWAX WALIGOODBA KUNOOLAA #CALAAL IYO SAXARIIR HADABA QOLO #ADOON U AH. ... SIDAASI DARTEED WAA IN LA'ISKA CELIYO LAGANA XOREEYO #DHULKA BARAKEEYSAN EE #FALASTIIN.
@user-di3fg5mb2o
@user-di3fg5mb2o Ай бұрын
Waxa fiycnan laheyd in so garsiyaan gantalda talapip o wali lagasii qoho
@jamaalcalicabdala3603
@jamaalcalicabdala3603 Ай бұрын
Waxaan Layaabaa Xisbilaah Iyo Xuutiyiinta Aalaga dhigaa dawlado horseedikaro Dagaalkii Sadaxaat Suuriya ayeey israa.iilgaraacdaa Maalin Kasta Ama isbuuc Kasta Ruushkana Wuujoogaa Waxba Kama Qaban Karo Asaa tiisa Haysataa Marka Sunigii Madax Tuugaa Ayaa Ku Habsatay Oow 1 kayahay Xasanshiiq Marka Heergalbeetka Yeey Idiin Buun.Buuninin Shii Cada Wax Kajira Maleh?
@Talmoona
@Talmoona Ай бұрын
Hadaan Ku daawan lahaa xayaysiin Ayaan laguu daawan karin
@MacalinCabdinaasir
@MacalinCabdinaasir Ай бұрын
Nuclear goormay adeegsanee marba haday xizbullahi ay fasxda boqlkun oo gantaal xitaa Nuclear ka yahuuda ay ku faanaysa ayaan badbaadaynin
@murtitv6518
@murtitv6518 Ай бұрын
War waxaan waa flim oo waxaa la hoosasinayaa walalaha mujaahidiinta ah ee reer falastiin wayna is ogyihiin xisbullah iyo esrail 😂😂😂 Xisbullah in ay been sheegayso waxaa cadaynaya maalinkasta waxbaan ku tuurnay ayay dhahaan meel iyo Cid ay wax yeelaana ma jiraan
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 Ай бұрын
Yuhuddan dhul aysan laheyn intey tagan miyey degamen guryo iska dhistan talow somaliya wey jogan oo wey is qariyan aya la yiraha ee talow degan ma ka dhisten ma la barey ?mase maba la oga oo somalida wa isku maqan lagu maqan yahay
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 Ай бұрын
Maa lagu fasaxo hala tirtiree
DIRIRTA QASA + SIRAAIIL/IIRAAN + XISBULLAH + US/RUUSHKA/UKRAINE
25:53
ARIINTA CEERIGABO IYO ARINTA IKRAN TAHLIIL 2
36:57
Liban Hussein Samatalis (RADIO AL CADALA)
Рет қаралды 2,1 М.
Kind Waiter's Gesture to Homeless Boy #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 15 МЛН
艾莎撒娇得到王子的原谅#艾莎
00:24
在逃的公主
Рет қаралды 53 МЛН
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 25 МЛН
KALAMAAN 27 AUGUST 2024
10:58
KALAMAAN
Рет қаралды 12 М.
GABAR TIGREY ITOOBIYAN AH WIIL SOMALI JECESHAHAY UTIJABIYAY
14:47
Ridhwan Issack
Рет қаралды 21 М.