Yaab iyo Amakaag Weeye Tan Waxa Guryaha islii Kasocda Lagama aamusi Karo iska jira Arintaan Gabdhow

  Рет қаралды 66,088

ilfis Family Channel

ilfis Family Channel

Күн бұрын

Yaab iyo Amakaag Weeye Tan Waxa Guryaha islii Kasocda Lagama aamusi Karo iska jira Arintaan Gabdhow

Пікірлер: 218
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 3 ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdifatahbashir
@abdifatahbashir 2 ай бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@Umamuctazim
@Umamuctazim 2 ай бұрын
Scw scw scw scw scw
@Xalad.degdeg.ahmedia
@Xalad.degdeg.ahmedia 3 ай бұрын
االسلام عليكم ورحمة الله walaal SALIGA NABIIGENA SUBAAN ))صلي االله عليه وسلم)HAHILMAMIN SHUKRAAN
@sagalh6770
@sagalh6770 3 ай бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@abdifatahbashir
@abdifatahbashir 2 ай бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@amnahaji1769
@amnahaji1769 2 ай бұрын
Masha Allah Abaayo intee kabaxdey walaalo Arooskii gawadhada nala soo wadag sheq badbaado ayaa noshege wad naga qarise Abaayo
@asadul-lahbinseyful-lah5104
@asadul-lahbinseyful-lah5104 2 ай бұрын
Waa runta walaal guri aan u soo guuriyay oo gabdho dagnaayeen ayaan musqusha flaashka laga buuxiiyay always ee soomaalida waa caadadooda . xishood hataa malaha waana gabdho guur doon ah gabdhahaas.
@suleqaaraleh4350
@suleqaaraleh4350 3 ай бұрын
ASC abaayo qof xanuunsan baad ka hadleysaa qof caafimasd qaba masameeyo
@aishacuud8489
@aishacuud8489 3 ай бұрын
Ceeb waaye waxaas anaga sanadki hore guri kasoo guurnay darbiyada xita wa soo dhaqnay asago dhalo ah kasoo tagnay
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 2 ай бұрын
😂 ma waxaad illoodey xadiis NM CSW "amar bil macruuf waa nahyi canil munkar."
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 2 ай бұрын
Qashinka iyo baraanbarada guryaha ka buuxda marka banaanka waa nadiif.
@UmuabdallaUmuabdalla-qh5pi
@UmuabdallaUmuabdalla-qh5pi 3 ай бұрын
Mahadsanid abayo nadafad xumada xanuunada ruxigaba laga qada xita
@hamsesaeeed1564
@hamsesaeeed1564 2 ай бұрын
Asc ilaahay ayaa mahad leh i siiyey gabadh aad u sharaf badan oo gaari ah ilaahay hay barakeeyee wlhy cunto iyo guri iska daayee sharaabaadka aan xidho oo sterile ah ayaan gashadaa isagoo carafta ka soo uraysa aad yaabayso gurigayga aniga oo aan salaamin weli maan galin carafta ka soo uraysa waan yabaa Maashaa Allaaah asxaabeey dumarka wakhti baa la galiyaa si ay wax kasta jaanis ay ugu hesho cunto aan sterile ahayn wlhy weli ma cunin Maashaa Allaaah
@Umamuctazim
@Umamuctazim 2 ай бұрын
Masha allah ha iska sheg aya laga cayumine
@CabdiRaxman-qv5fr
@CabdiRaxman-qv5fr 11 күн бұрын
Wad mahad santhy hwr yareey saas ubaaruji gabdhehena
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey 3 ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@abdifatahbashir
@abdifatahbashir 2 ай бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@ramlanaasir1246
@ramlanaasir1246 2 ай бұрын
Aamiin wll mahadsanid
@futurepresident9809
@futurepresident9809 3 ай бұрын
masha allah jazak allah kheir somaliyey mel walbo ann ku nol nahay qashinka wado guri horti waan iska ga tuurna dabecadas ann iska badalno sharaf teenaana uma ficno sidas asc
@ayannur9480
@ayannur9480 2 ай бұрын
Ha iloowin kireeyaha ayaa la ga dooonayaa in uu gurigiisa nadiifiyo intuu qof cusub ka ijaarin Kenyan waa dad areebo ah oo aqoon Nadafada
@ElhaanYousef
@ElhaanYousef 3 ай бұрын
Talk to your people, the walendo. (The Somalis from Somalia). Kenyan Somalis are known for their cleanliness.
@AhmedHassan-f9w2b
@AhmedHassan-f9w2b 3 ай бұрын
We're all,
@muktaryussuf4006
@muktaryussuf4006 2 ай бұрын
Somalis from somali being called walendo...my first tym hearing it ...init
@hindisac7758
@hindisac7758 3 ай бұрын
Amiin yaa Allah jazakallah khair ❤❤
@sultanlife5385
@sultanlife5385 2 ай бұрын
Maybe she was having a mental breakdown don’t judge people that you don’t know
@ahmedmursalasharr5060
@ahmedmursalasharr5060 3 ай бұрын
MaSha'Allaah:: Gabaryahey SomaliyedQaaliga ah Allaahyabaarik Allaahyaxfadak.
@sadik870
@sadik870 2 ай бұрын
MashaAllah Tabaarak waa arin aad ufiican baad baraarujisay
@fowziyoahmed3975
@fowziyoahmed3975 2 ай бұрын
Masha Allah walasheen waa ruunta somali melkasta eey jogan sidaas ayeey guryaha uu wasaqeeyan guryaha eey kaa gura madaxa ayaa la qabsada wasaqda iyo quruunka eey kaga guraan aduunka melkasto dhinkaas ayaa kuu heeyna hadana dad islam ah ayaa sheeganeeyna qof somali ah markii la arko guri lagama kireenayo heerkas ayaan garneey qofka diinta leh waxaa lagu yaqana nadafaad subaxanalah 😱 ilahay haso hadeeyo umadan guri aan nadafaad la heen noolol matalo
@isdihaaradde1492
@isdihaaradde1492 3 ай бұрын
Guri AA kasoo guuraayo asoo wasaq ah maba kasoo guuri Karo wax walbo dhacaan iga tag dadka isku mid maahan ilaahey kacab sadaa guri wasaq ah yaana laga soo guurin ceeb waaye waxaas oo kale dadka qaar aduuyada mexeey Ku baabi iyeen mxaa iga galay ani waa Ka guu rooyaaye isku xishooda gabdho ceeb waaye waxaas oo kale
@AsmaMaxamud-un2td
@AsmaMaxamud-un2td 3 ай бұрын
Masha allaha shukran wallashay nadafadu waa shayqaliya waa talawanagsan kuwiiwaxkuqata allaha nagadhigomelayjoganba gabdhahena soomaliyed
@Caaydruus
@Caaydruus 2 ай бұрын
Salalahu caleeyhi wasalam
@Caaydruus
@Caaydruus 2 ай бұрын
Alaahu akbar alaah is one
@PopoHex
@PopoHex 3 ай бұрын
Wasaqda intaas la ek qof xanuunsan ineey aheet laga yabaa
@AminoAbdirahman-s7i
@AminoAbdirahman-s7i 2 ай бұрын
Subxanalah qoftas iney arajo hogtay eheyd baa dacdaa yaahuu hadad gureso waxi qajaf iyo qudun o meshan yalo adga unba lehe meshan kanadifo waa side
@fardowsaomer5910
@fardowsaomer5910 2 ай бұрын
Amin allaahuma Amin rabow xifdi owlaada
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 3 ай бұрын
Anaga yurub guriga ka guureysid shirkada leh aya ku kontoroleysa guriga adoon nadiifin maba guuri kartid
@faizamohamedabdi2847
@faizamohamedabdi2847 3 ай бұрын
Haa wallahi
@hassanabdimohamedabdi9735
@hassanabdimohamedabdi9735 2 ай бұрын
Wa hadal sax ah oo wanagsan kuna sabsan dan guud. Somali garanmayso Qofka wax garad ka ahi wuxu garanayo. ❤
@dekahussein2954
@dekahussein2954 2 ай бұрын
Nairobi maahe ee wa reer Isli Allah hakacabsada uf
@Sadayo-x6z
@Sadayo-x6z 2 ай бұрын
Nag areeba melkastey degta gabdhaha somalidu mawada xuma
@zamiiramohaindho7913
@zamiiramohaindho7913 2 ай бұрын
Mashllh ❤
@abukarali7403
@abukarali7403 2 ай бұрын
Ilfis Presley sheekhadan lafahii hore miya ee rock en roll 😊
@qaaliadoontialle3706
@qaaliadoontialle3706 2 ай бұрын
Wey xanunsaneed
@Mohamedabdinuur-q6k
@Mohamedabdinuur-q6k 2 ай бұрын
Masha allaah alaha kuxafido
@SurprisedBamboo-vj8eh
@SurprisedBamboo-vj8eh 2 ай бұрын
Abaayo aniiga islii ayaan u nacay xafayada dumarka oo wasaq ah in laguugu soo tuuro alxmdulilaah hada waxaan ka dagay xafad carfa Madan oo Estat ah ❤
@simplelifecooking413
@simplelifecooking413 2 ай бұрын
Somalida dhan ma aha walaal
@KhadijaMohamed-x1o
@KhadijaMohamed-x1o 2 ай бұрын
Subaxanallah subaxanallah
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 3 ай бұрын
Subxanallah waa xaraan saas camal 😮 magaca somali ayay wasaqaysay walaahi istaqfurulla
@umuraashidhassan6973
@umuraashidhassan6973 2 ай бұрын
Dadka meesha kaguuray inay dad maskixiyan uxanunsan inay ahayeen laga yaabaa. Hal mid lkn waan arkay shaqaalaha hadii imanweyso inay gacmaha is korsaartaan waana ceeb saas ee xooga ilahay idin siiyay kushaqesta.
@DeeqaSugaal
@DeeqaSugaal 2 ай бұрын
ilfis mashaal allah saax
@sudiomar6103
@sudiomar6103 2 ай бұрын
Ilaahay baan ku dhaarteen anoon sootirtirin oo qashinka ka qaadin furihiisa mawareejin waligayna shaqaale iima shaqayn akhas ilaahow maxaan guri uray intaan kiraystay malinkan kagurayna aan asagoo nadiifa kaguuray hooyaday baana igu tarabiyaysay anoo saqiirah baa lay oran jiray markaan guri ka guurnoh soo tirtir
@Hornscope
@Hornscope 2 ай бұрын
Waa waxa soomaalida looga kireyn waayey guryaha wadanka turkiga
@simrannimcan5214
@simrannimcan5214 3 ай бұрын
Wllhi guri aya hooyadeda malin dhaxdas ka gurayen kor io hos waa dhaaqnay si kale ma taqanide musqulaha dhalo aya ugu dhignay guriga oo m.a u ah ayan ka baxnay ninki Lahay wlhi wuba umaleysan wayey subxnllh war ilahy ka cabsada guri aad ku noleden miyadan ka xishoneynin dadka guriga Lahay uf ilahy ka cbsada dadka xolohoda sido idin ku dajiyey marki hore ugu hagajiya xishoda arebinimo ma ficne thnx habo quruxe
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 3 ай бұрын
Subxan alla nagtas wa ina Askarta lodhibo nagtas guri yan laga kiirayni❤👍
@aliabdi8260
@aliabdi8260 3 ай бұрын
Ader qofka gurey ed maleh inla kontrola marku gurayo qofku ayaa larabay ninka guriga leh inu diyariyo guga aya larabay
@gaandiabdi7906
@gaandiabdi7906 2 ай бұрын
Ikraan tahlil hooyadeeda youtuber miyey noqotay 😀😀😀😀
@abootokutubeey6917
@abootokutubeey6917 3 ай бұрын
Asc wr wb walaashay ilfis family wlhe waa runtaa xitaa kuwa qurbaha joogo badan kood waa sidaad ceeb meelkastooy joogaan 100/30 ayaa kanadiifa allow noo ceeb astur xitaa kuwa leh ilmaa leyga qaatay nadaafad daraa lagu arkaa iyo ilmo dhibaato kamuuqato adigana aad ayaad umahadsan tahay alle ha idin xifdiyo
@leylacabdirizak1179
@leylacabdirizak1179 3 ай бұрын
Ilfis alaha kubarakeyo abayoy waxa isheekta xanuun noce waye in gacanta qeyb kamida wax maanso kudhagtay cml noqoto daqiiqado kadib iska fcnato qofkana Mel maxanunto wa qof cafimad qabo
@kingofftf3594
@kingofftf3594 2 ай бұрын
Thyroid is ayaa leh ama xidiidka dhuunta ku yaal oo dawo u baahan. Waa nerve 7:14 xanuun
@HALIMO-e7o
@HALIMO-e7o 3 ай бұрын
islii wasaq izada dhan wasaq waa meel booqan nuur maleh😢
@Amina-m3h
@Amina-m3h 3 ай бұрын
Subuxaanallah wax kasta halkan yaan lakeenin inayba joogin aa la arkaa qoftii guriga lahayd foodlay meesha katalinaysay,reerkana raraysay.dadaka waano guud hala siiyo ceebahana halaqariyo ilaahaygii na abuurtaybaabs ceeba qariyaye
@FatumaAhmed-r4f
@FatumaAhmed-r4f 3 ай бұрын
Subhanalah 😢kuli qof walan way kuley anigu carliphonia an kasoguri gurigas markan madifi ayam kasoguri waha logudihi mahakigakalifi kulaha wale wayab
@queendm1317
@queendm1317 2 ай бұрын
Ceeb walahi reer eastleigh isku xishooda
@mahadkhalid6622
@mahadkhalid6622 3 ай бұрын
Asc walaal waxaa kaaga wacnayd in aad asturto walaashadda ceebteedda balse waa runtaa in laga shaqayo nadaafadda waayo waa iimaan ka barkeed nadaafaddu mahadsanid
@yusufahmed5759
@yusufahmed5759 2 ай бұрын
Waa wax eey ka simanyihiin urkaas iyo nadaafad xumadaas naagaha soomaida
@habibabare9753
@habibabare9753 3 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله الف مبروك
@zeinababdi8385
@zeinababdi8385 3 ай бұрын
Shekhaday haddi aad nastexo wadid xawaleyda cebtoda hagine sidadaba wax ubar,ninki ceeb astura ilahay baa qiyamaha asturi,si nadamsan dada wax ubar cilmigaa kaayare
@Umuafnan53
@Umuafnan53 3 ай бұрын
Sallalaahu calayhi wasalam❤
@shukriabdi4766
@shukriabdi4766 3 ай бұрын
Umada oo dhan ma wada aha sas ee wa mid mid ab iiban lahayn nag dhiigeda la arkayo ama gurigeeda sas u yahay Subxana laah
@Umamuctazim
@Umamuctazim 2 ай бұрын
Hye abayo diyar wye wa ku maqloya alxmd alle aya nadafad i siyey
@AminaJele
@AminaJele 2 ай бұрын
Ukhti ilfis macnahisa maxawayo no sheeg wll
@mandeqomar7713
@mandeqomar7713 3 ай бұрын
Nagaha u ray oo nolosha kadhacay wa kuwa ragoda qurbaha jiraay wayo Dumarka Islii wexey u badan yihiin cabtoy🫠
@mona19328
@mona19328 2 ай бұрын
abayo wan layabay qof cafimad qaba e subax sokacay haben sexday e gurigisa aan kawarhaynin shaqala xata uma kalsoni luuq walba ina kawarhaya jeclahay ilahay iimanka hanagu sugo nadafada wa iimanka barkiis
@kadraelmi9766
@kadraelmi9766 3 ай бұрын
Nin ka guri ga leh baa nadifiiya. Maxa waayeh guri aan la nadiifiin uu fiirinaysid
@ifrahhassan6346
@ifrahhassan6346 3 ай бұрын
Adigu maxaad ka sheegtay kastuumo iyo tabooni wasaqda kaliya maa ka hadashid ale kabaqa
@mahdiyamaxamuud4789
@mahdiyamaxamuud4789 3 ай бұрын
waa sida guri meeshan ah oo maamadii ka guurtey ay hada deris ila tahay oo umaddii ba isugu soo baxday urtiisa
@noorawdoll3128
@noorawdoll3128 2 ай бұрын
Dadka soomaaliyeed sidaas ayay ubateen nadaafad xumo, qaylo, Jajabin guriga iyo wax walba oo biniaadamka xumeeya
@MohamedJama-i9i
@MohamedJama-i9i 2 ай бұрын
America waxaa looga yaqaanaa smellian walaahi aad ayey u naadaafad xun yihiin intooda badan qabeeska ay ka dhinteen
@vampthevamplii
@vampthevamplii 2 ай бұрын
Madaa laguugu yeray 😂😂America was kula jognaa mana arkin qof Somali loogu yeero
@mariamahmed9936
@mariamahmed9936 3 ай бұрын
Anuu kaan daganhy illhy ba igu og macala dhiqle ugu imi ,suuliyadana orange ahaaayen weligood lma taaban isdhehe . Waxa kharash iga galay wa yaabe
@abdulhajiahmed8735
@abdulhajiahmed8735 3 ай бұрын
Murayaad Gasho mise waaa Signal 🚦 MASHAALLAH
@issackdahir
@issackdahir 2 ай бұрын
Ma la shega marka su ixtiraam leh in loo hadlo waa muhim ceebta qofka wllkaga ahna la qariyo
@mohamoudabdideria2469
@mohamoudabdideria2469 2 ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته منشأ الله تبارك الرحمن جساك الله خيرا Wll Mahadsanid sidaa wanaga leh eed fariintada uso gudbisay wll waxaan rabay in aan arin yar kula wadago ee Fadlan number kaga WhatsApp ka Maad ii qori kartaa Mahadsanid
@MohamedJama-i9i
@MohamedJama-i9i 2 ай бұрын
Yuk waa la bartey aduunka gabdho badan oo saasa waa arkey awal Lama aqoon walaahi qaarkood dakhsi aa canbarka ku wareegaaya ur
@Sadayo-x6z
@Sadayo-x6z 2 ай бұрын
Areeba nimada heerkas gartey mexey tahay
@امحماده-ر7ق
@امحماده-ر7ق 3 ай бұрын
Xataa turkiga qayb naga mid ah saas bay guryaha u galeen waana loo diiday somali in laga kireeyo markii danbe
@ahmedjama-r1g
@ahmedjama-r1g 3 ай бұрын
JIHEEYE AYAA HORAY U SHEEGAY INAY SHUBOOYINYIHIIN OO ADDOONTU WASTO
@Miidan5
@Miidan5 2 ай бұрын
Oo guryo lama helo la oran jiraye
@laylaahmed5783
@laylaahmed5783 2 ай бұрын
Intay guri dhaqi lahayeen cream bay isku xowoyaan
@hanihassan3448
@hanihassan3448 3 ай бұрын
Wlhi ilaahey baan kudhaartee guri aan kasoo guuray Gabar 6caruura wadato ayaa dagtay subaxaa kasoo guuray galabkiina wee daganeed iskadaa raangi lamariyee xitaa mee dhaqin cuz clean uu ahaa waxuuna house oo kor iyo hoos ah marka nadaafada waa imaabka barkii hada markaa sheekeenesay matagaa iqabtay
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 3 ай бұрын
Khaladka waxa leh dadka guriga kiraynaya. Iyaga shaqadooda weeye inay nadiifiyaan ama qofka guuraya ay u sheegaan nadiiifi.
@edebsanmohamed5036
@edebsanmohamed5036 2 ай бұрын
Ayaga shaqadoda mahe qofka ka guuraya guriga wa in u nadiifiya uff, qurbaha hada guri ka guureysid wa in asago nadiif ah ka guurtid hadi kale deposit half laga haraya
@abdirahmanhirsi784
@abdirahmanhirsi784 3 ай бұрын
Walaal magacaas iska badal maxaa yeelay wuxu udhow yahay makaca ibliis marka sidaas darteed kaguur
@fardowsamohamed8619
@fardowsamohamed8619 2 ай бұрын
Thanks 🙏
@Imanibrahim1983
@Imanibrahim1983 Ай бұрын
Adiga Xamar Guryahad jiigada ka fiiqatay kawaran Mooryaan yahay
@mahadmahad1055
@mahadmahad1055 3 ай бұрын
Waad ku mahadsan tahay talada wanaagsan ee aad noo soo gudbisay waxaana fili doonaa in la is gaarsiiyo inshallah.arimahan waa in aad looga hadlaa waayo mujtamaceena intooda badani nadaafada waynu ku liidanaa,dibadase waynu qurux badan nahay.
@fuaadarahmankaleef7105
@fuaadarahmankaleef7105 2 ай бұрын
Walay somali hadaan nahay waxaan tagay magaalada diridhabe qof somaali ah qof axmar ahi somali guri kama kiray naayo sabab ayan iri kulahaa somaalidu waa dad nadafad xun walaahi wan naxay 1993 qofka somaaliga ah ayaa lga kirayn jiray dadkan hada jogaa i waa rer badihii oo badalay rer magaalkii way ceebeyen qofkasta oo somali ahi waa uu ceebaysan yahay sabatiin
@Fotballlover-px3uw
@Fotballlover-px3uw 2 ай бұрын
Xanuun baa lagaqaadaa wasqda
@FadumoAbdullahi-gy6zj
@FadumoAbdullahi-gy6zj 3 ай бұрын
Aniga waxan umaleyay cinwanka admesha kuqoratay markan arkay inad kahadli rabtid guryahan islii oo qaliga badan oo nalaku dhibateyo balse mowducan nadafada dadka dhan sida maha aniga malinta kagurayo shaqala galiya o aso nadifa kaguraa
@ashaoali8020
@ashaoali8020 3 ай бұрын
Kuligiin ayaad saastihiin maxaayeelay waxaad 2 bed room kukorisaan 50 cunug oo midba midkakale ka aqlaaq xunyahay.
@saharwafa7539
@saharwafa7539 2 ай бұрын
Guryaha markey ka guuraayaan lagama koontaroola
@KhadijaMohamed-x1o
@KhadijaMohamed-x1o 2 ай бұрын
Nadafadu waa iimanka barkiis
@hamdimohammed9094
@hamdimohammed9094 3 ай бұрын
Yurub hadaad guriga nadiifin weyso waa kuguri ladahay masarna walagaa kantaroonaa
@fadumobashiir434
@fadumobashiir434 2 ай бұрын
Marwada shiiiiq❤
@adansantur4677
@adansantur4677 3 ай бұрын
Somali waa wasaq
@AbdiHassan-br3gw
@AbdiHassan-br3gw 2 ай бұрын
WADAMADDA REER GALBEEDKA GURIGA MARKA AAD KA BAXAYSO HORTA 3BILOOD AYAAD LEEDAHAY,WAANA IN AAD DHAQDAA HADII KALE WAA LAGU GANAAXAYA.
@ZainabBashiir
@ZainabBashiir 3 ай бұрын
Waano abuuris baa ka horeysay baa ladhay suuqa dadka maya ayaa bamar xaar leh dusha looga tuuraa. Sababtuna dad aan aqoon magaalo sida loogu noolaado baa isugu yimid meeshaan hortaa baan soo aragnay guryo saas looga guuray iygoo uraya xitaa anigu guribaan uga guuray xaako la iga soo tufi jiray daaqad daris ila ah heer aan gaay inaan daaqadiiba furan waayo
@warsanfarah9582
@warsanfarah9582 3 ай бұрын
ASC WARHOY SOMALIYEEY INKASTOON ADMIGU SONAYN SOMALIDU KALA NOOC TAHAY MISANA 34 SANO رحمه الله رحمة واسعة واسكنه فسيح جناته أللهم امين يارب العالمين SIYAAD BARE SII MAQNAA DADBAA SAXARIIRAYOO SARIIRIHII BILILIQADA ZUJAAJ GURYIHII AHAA INTEEY TAABSADEEN ILEEN MASEEXAN YAQAANIINEE SAGXADA INTEEY KA DHIGEEN SIBIRKII BUUSH KA DHISTAY INJIRI WELI SAARANTAHAY WAA KUWAAS KUWA MAAHA SAAN FILAAYO WAA QOF MEEL KASOO BAXAY WAA INEY DADKA GURYAHA LIHI LA XISAABTAMAAN حسبنا الله ونعم الوكيل سبحان الله العظيم وبحمده ALLOOW MAXAMAD SIYAAD BARRE JANATULFIRDOWS ALACLAA GEEY ALLAHUMA AMIN AMIN AKHLAAQI NOOGAMA DAMBAYN INKASTOO LAKALADARANYAHAY
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 3 ай бұрын
Halqof miyad adigu mike usoqabsatay anagawax aragne, qofka inanu caadi ahaynbaba lagayaba dhibato ama stress qabo intasle miyad uxanaaqsantay naagyaablatahe 🤔
@ridwanbarreh9688
@ridwanbarreh9688 3 ай бұрын
Qofkii qof astura ilahay ayaa isagan astura markaa iska dhaaf war kaa
@XXx-xp8ll
@XXx-xp8ll 3 ай бұрын
Qasinka ayey uga tagtay. Masuuliyada waxaa iskaleh shirkada guriga masuulka ka ah. Qofka guuraayo waa mashquul hadii ay hooyadu caruur haysato oo kaligeed tahay ma awoodo wax badan. Guri aysan shirkadu soo fiirin xaaladiisa ma ahen iney idin dhahdo soo fiiriya.
@daryeelfamily8405
@daryeelfamily8405 3 ай бұрын
Lagayabe iney waxyaroon badnayn ahayd lkn markii wasaqdu ayantaalo wey isbadalaysaa
@freeman2590
@freeman2590 2 ай бұрын
Maamooy taas wax kadaranaa jirtee guryahan sii qaaloyoobaya ka hadal ee hal qol iyo fadhi 45k lagu kiraynayo xaafada somalida oo keliya, halka xaafadaha kale qol iyo fadhi uu yahay 15k. Way yaabaan dadka madowga ah markaan dhahno islii kirada waa sidaas
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 3 ай бұрын
Aamiin yaa rabi
@hallad598
@hallad598 2 ай бұрын
Nadaafad xumada rag iyo dumar dadkeennu badi waa ay ka siman yihiin. Makhaayadaha ajaaniibta iyo bal is barbar dhig kuwa Soomaalida, waad yaabaysaa sida xitaa dadkeenna ganacsiga ku jira ay ugu liitaan nadaafadda.
@hamdiduu8338
@hamdiduu8338 3 ай бұрын
Aniga guritan Maba jecli lakin guri an daqin kamguriin uff wan cabaysay
@ummusafa8394
@ummusafa8394 3 ай бұрын
Subxanallah damiri dhimatay
@AbdiJamalOmar
@AbdiJamalOmar 3 ай бұрын
M.a. Allah akpar
@koodbuurmediaprodaction7214
@koodbuurmediaprodaction7214 2 ай бұрын
waa reer konfurka uraaya
FILO PART 130
30:04
Abukar Mahdi
Рет қаралды 47 М.
WIIL SOMALIYED OO 3-QOF OO GAALO AH QABRI LAGULA AASAY LONDON
27:39
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 371 М.
How To Get Married:   #short
00:22
Jin and Hattie
Рет қаралды 31 МЛН
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 26 МЛН
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 78 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,8 МЛН
Jaasuuskii laga helay guriga Madaxwaynaha!
18:49
Waaberi Media
Рет қаралды 225 М.
Dagaalka Mariah Carey Iyo  Jlo
17:00
FartunX
Рет қаралды 7 М.
MISKIIN! QAC KAYERTAY LKN ASO NAAG QABO MAXA GABADHAN SAN UGA GALA
19:10
JUMCE  MUBARIK✋🏼 IYO SHEKO
12:29
Nima Nura
Рет қаралды 5 М.
NAAGTI KAFURTAY NINKEDA IYO NINKI FURAY AYAY WACDAY
27:26
Ridhwan Issack
Рет қаралды 240 М.
How To Get Married:   #short
00:22
Jin and Hattie
Рет қаралды 31 МЛН