YAABKA ADUUNKA: KIISKI OGU ADKA OO MAXKAMADA JAHAWAREER KU RIDAY

  Рет қаралды 23,844

Maxkamada  Calasow

Maxkamada Calasow

Күн бұрын

▪SUBSCRIBE#Subscribe #Like #Share #Comment
▪ASC Ku soo Dhawaaw Channelka Maxkamada Calasow.
Waxaan Kaaga Mahad Celinayaa Soo Booqashada Channelka Fadlan Hadii Aad nagu Cusubtahay Subscribe Saar Mahadsanid
Channelkaan Waxaad Ka Heli Kartaa:-
●tik tok Cadaalad
●tik tok Challenge
●tik tok Sadaqo
●Tik tok Qaraaxo
▪Fadlan Waxaan Kaa Codsanaynaa In aad subscribe Kareysid Si ay kuu Soo Garaan Maclumaad Dheeri ah
▪Waa Ku Mahadsanthy Mar labaad Booqoshada Channelkan MAHADSANIDIIN
▪SUBSCRIBE

Пікірлер: 133
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey Ай бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@Zdc95
@Zdc95 Ай бұрын
Dahir shaqo wacan baad heysa wllhi. Qof sidan umada somalida ugu adeego majiro. Masha Allah
@user-gb1tn3cn2b
@user-gb1tn3cn2b Ай бұрын
Ninka gumeysi badanaa 😢😢😢gabdhow isku tashada oo gacan marnaanta iyo xirfad laaanta yaa leydiin ku gumeysan
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Ай бұрын
Gumeysi ma aha caruur ayaa guriga u jooga mana rabo inay caruurtiisa rag ajinib ah la soo dhex fadhiisto
@user-gb1tn3cn2b
@user-gb1tn3cn2b Ай бұрын
@@samowsamale3490 abtiga ama walaalkeed ladhashay ma ajnibi baa 😱
@Boqoradakgs
@Boqoradakgs Ай бұрын
@@samowsamale3490muxuu biilka ugu goostay hadii Aabe fican yahay
@fadumasalah535
@fadumasalah535 Ай бұрын
Ninkaan inuu gumeysto gabadha ayuu rabaa miskiintaan madame aysan shaqeysanin oo ay Africa joogta hada hadey maraycanka joogto sandule ayaa loga so qadi lahaa ciyaalka biilkooda. What the hell.
@ugaasoskitchen2797
@ugaasoskitchen2797 Ай бұрын
Queen soy soy aad ayey u saxan tahay nin jiran ayaa gabadha helay😢
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Ай бұрын
Xaq ayuu u leeyahay in aan caruurtiisa nin kale la dhex keenin markaa naagahan waalani yey gabadhan jar u degin
@zahroali2407
@zahroali2407 Ай бұрын
Daahir waxaanu kaa cidsaneynaa nikas in ladacweyo haduu caruuta biplane waayo waxa dad aruuriyaan ilmahaan macaawin karaan biil joogto ayey rabaan abahood ayaana xoolo heysata ee asaga uga quad biilka ilaahey cimrigaaga hadhereyee
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
WA KU RACSANAHEY QUEEN SOY SOY
@rumaanaahmed5574
@rumaanaahmed5574 Ай бұрын
Daahir Wax Wanaagsan ayaa Umada u heysaa ,Waa Meesha aan ka duney Soomaali weyn Qoysaska Waa liitaan Dulmi Badan Ayaa jirto ,( Xafidalaah Umadeena)
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b Ай бұрын
HAWEENEY MAR HADII LA FURO.NAAG LA FURAY FADHI UMA YAAL.MAR HADUU FURAY.XAQ UMA LAHA. IN UU KANTAROOLO.BIL CARUURTISA ASAGAA LAGU LEEYAHAY.❤
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Ай бұрын
Ogow guriga asagaa iska leh nin kalena uma rabo
@mahadirshaad4174
@mahadirshaad4174 Ай бұрын
الله أكبر الله حمد daahirow dambigaaga Allaha dhaafa gabadhaan wlh Wa najma islii ayaan isla joognaa qaasataan section one Wa ganadha aad udhibaned Alx Allaha mahadleh Arintaan bananka keene alx daahirow thnks
@GareenMedia
@GareenMedia Ай бұрын
Jazakallah Daahir illaah baa kaa abaal marinara Horsham aad heyso.
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh. Ай бұрын
NIN IN AQALKIISA LA KEENO MAAHIN XAQ BUUNA U LEEYAHAY IN UU YIDHAA QOF AANAN RABIN AQALKEYGA MA SOO GALI KARO XATAA WALAALKAA ISKABA DAAYE XATAA HOOYADAA IYO AABAHAA MA SOO GALI KARAAN,. Sooy sooy diinta in ay aad u soo barato weeyi. Maanshaa Allah daahir caladow waa sheekh iyo nin xigmad badan oo aqli fiican.
@AbraarMuslim
@AbraarMuslim Ай бұрын
Alle marqaati wa diriskeeyga aniga koowaadkaaga daganahay ayadane 5 aadka waa sax xaaladaha ey sheegeyso maalinwalba dabaqaa logu aruuriyaa raashiinka Allaha raxmanka marqaati ah
@Kazwalee
@Kazwalee Ай бұрын
Mahadsanid daahir
@HOOYOMacaan-n8t
@HOOYOMacaan-n8t Ай бұрын
Sooy sooy aniga warnkeeda waa la dhacsanahay weliba sida ay garta u gooneeso waa mid sax ah. Waa run qof abti ah siduu u tuuri karaa oo j dhihi karaaa banaanka u bixi. Mida kale Alle ayaa dhahay in la xariiroyo ehelka.
@maslah345
@maslah345 Ай бұрын
Wuu ku saxan yahay inuu yiraahdaa nin guriga hasoo galin taas oo ah in gabadha ninkii ayrabto shukaansato banaanka maqayadaha ku shukaan sato haday is guursadaana uu ninka cusub guri iyo dhaqaalo siiyo lkn lacagtii uu caruurtiisa usoo dirayey ayaa nin lagu guursanayaa oo lagu shukansanayaa qaf yeelaysa ma jirto runtu waa lagama raystaan gabadhu waa xor kii ayrabto ayey shukaansan kartaa oo nolol lawadaagi kartaa
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
NIN MA GURSAN KARTID MA KENI KARTID WA ABAYUUS
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 Ай бұрын
Masha Allah
@marzuqadan5840
@marzuqadan5840 Ай бұрын
Ninka gabadh wu rabaa wuna jaceelyahay😂 lakin waa nin xanuunsan sida queen soysoy ay shegeyso
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
WA NIN XANUNSAN FILIM CUSUB AYU WATA
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
SHARCIGA YURUB WUXU DHIGA ILMAHA INEYSAN KA GURIN GURIGA INTEY ILMAHA SHAQO KA HELAYAAN OW MASRUFO
@shams2936
@shams2936 Ай бұрын
Daahir sharciga ma taqanid sababta oo ah naagta nin wa gursankarta ninka wa ma sarsanyahay
@Ayan-mf9yx
@Ayan-mf9yx Ай бұрын
Dahir kan hakayeelin inuu ilmihiisa banaanka ku tuuro waaba doqon ninka hilibkiisa saas ugelaa yaahuu.
@degan4
@degan4 Ай бұрын
Gabartan quraan keyed a ha ku soo noqoto😢😢😢🎉🎉❤❤❤
@dumarkaabachannel161
@dumarkaabachannel161 Ай бұрын
Ninka waba nin xanusan wlhi hooooogy wuu masayray doqonka gabdha mu qaba ninbad shegaysaye 10 nin haday kensato iyada xor ah carurtisa uun ha bisho malinta ay gursato uun ha dhaho kiro ma bixinayo ee carurtayda ayan biil sinaya waba intas
@sabahegeh425
@sabahegeh425 Ай бұрын
Masha Allah. Ilaahey ha kuu gargaaro.
@FalxadoSahra
@FalxadoSahra Ай бұрын
I like how Mohammed explained the situation
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
WA NIN INKARAN HADU ABTIGI ILMAHA YIRI HALA ERYO WA NIN XANUNSAN O INKAAR KU DHACDEY
@Saidoosmandahir
@Saidoosmandahir 27 күн бұрын
Waa idin baryayaa in aad gabadha xal u raadsha dacawada iyo doodads ka daa gabdha tankale soomaalida waxey dhihi jiraan naagan ooyin ilmo ma Koreatown gabadha walaaca ka daaya walalhey
@daimanlul4480
@daimanlul4480 Ай бұрын
❤❤❤❤masha.allah..Wa.Ruunti..
@n.o9837
@n.o9837 Ай бұрын
Emotional and financial abuse uu ku haayaa. Allaha kaa bixiyo dhibkaas.
@Sawsan-gb7ir
@Sawsan-gb7ir Ай бұрын
Daahir darajo
@Saidoosmandahir
@Saidoosmandahir 27 күн бұрын
Waleed xor maaha qof ilmo korsanerysa ee waxay xoroobeysa Markey ilmaheeda u Korean ayay xoroobeysaa insha alaah waa gaari doontaa ok daahir xali adigaa ku taageersanahay inta kale aamusa gabdhaan ilma xauunsan bey haysataa waxna ma hesato
@solatananger3174
@solatananger3174 Ай бұрын
Marshall ❤❤❤
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Ninka waad uhiilisay waayo gabadhu guur xaqbay uleedahay intay yartahay😮
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Ай бұрын
Xaq bay u leedahay laakiin isna guriisa xaq ayuu u leeyahay in aan nin laga keenin
@fadumamohamud9021
@fadumamohamud9021 Ай бұрын
Mahamed Cadow hooyadiis baa ogaden ah lakiin waa UDEEJEEN 😂.
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
GURIGA WAXA LEH ILMAHA ILA INTU ODOGA DHIMANAYO
@Saidoosmandahir
@Saidoosmandahir 27 күн бұрын
Walalayalow gabadhaan waa idiin sheegtsy marka warka kale ka daaya walalaheeyga daahir u daaya
@املمحمدالهاشمىالهاشمى
@املمحمدالهاشمىالهاشمى Ай бұрын
Mida kale waxan fahamiwayy ragan la cabanyo maxay uso fadhisan wayan meeshan isla qariinayan war xaaaqa ka shaaqay dahirow midaa kale xagee dinta kaga tala gabdha la furay ban gadh ka noqonaya waba yaab
@miskicabdirahmanosman143
@miskicabdirahmanosman143 Ай бұрын
Nasab ma ahan wlhi ninkaas
@halimamohamoud9484
@halimamohamoud9484 Ай бұрын
Waa sax inkaas warkiisa marka ilmaha xal ha raadiyo waana masayrsan yahay
@cibaadocumar9770
@cibaadocumar9770 Ай бұрын
Soy soy fariid waa runteed sidii gabadha walaalkeed guriga uga saari karaa waa nin aqlaaq iyo ixtiraam lahayn oo waalan.
@HawoAbdullahiOmer
@HawoAbdullahiOmer Ай бұрын
Waa midgan ragii cebeyey illahisa ayu inkar usojidayaa yahuuu midkan
@Amineta.0
@Amineta.0 Ай бұрын
Gabadha dhulbahantena hala keeno ninku waabo nin naagaha gumeyste muxuu yahey dhaqan xumadiisa xaguu ku noolaan jireey
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
WA MARMARSIYO NIN MA GURSAN KARTO
@HaliimaHassan-n9q
@HaliimaHassan-n9q Ай бұрын
Soosay please ninkaan Safaarada Maraykanka ka dacwee, ninkaan meel hala Saaro maseeroowgaan
@املمحمدالهاشمىالهاشمى
@املمحمدالهاشمىالهاشمى Ай бұрын
Wlhy quueen so so wan ka heely wyo ariin xaaqaa may ka hadashy nolow quueen
@shams2936
@shams2936 Ай бұрын
Safiyo Allaha ku caafiyo warkagu ma saxna
@sahardid2134
@sahardid2134 Ай бұрын
Maxkamaddu shaqo fiican bey haysaa.... laakiin goroobbada daallan ee dadka waalaaya ka qabta meesha!!!
@shams2936
@shams2936 Ай бұрын
Daahir biilkii hore ugaqaad hadii xaq jiro
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 Ай бұрын
Maxkamadey, qoyska waxaa muuqato colna ma,aha,heshiisna ma,aha Ee ha la isku celiyo.
@alimohammedibrahim3165
@alimohammedibrahim3165 Ай бұрын
ASC GABARTA HADDII LA FURO OO AY GUURSATO CARRURTU HAL SAAC BAY KU WAREEJINAYSAA HADDII AABUHU DALBA LAAKIIN HAADDII AANAYSAN WAY HAYSAN KARTAA SHARCIGA ISLAAMKA
@FartunAli-bf3yk
@FartunAli-bf3yk Ай бұрын
UFFFFFFF dheh nin caruurta abtigood guriga ka bixi yiri walee waa nin dhintey
@halimamohamoud9484
@halimamohamoud9484 Ай бұрын
Daahirow waa run laakiin waa ragu waa waxy jecel yihiin
@cabdigeedi-f5b
@cabdigeedi-f5b Ай бұрын
Asc dahir wiil abti buriyay max k dhaln kara caruurtaas
@najmaibrahim9595
@najmaibrahim9595 Ай бұрын
Ninkan ilma uma cado ee gabadha inuu abuse gareyo ayaa uu cad naa guurso oo shukanso edeb malahan
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
MADAMA USAN BIIL ILMAHA SIIN O CEBTIISA SO BAXDEY WA MARMARSIYO NINKA
@NadiifoCiise-e3k
@NadiifoCiise-e3k Ай бұрын
Daahir reerka isku celi si gabadha aysan dhal ugu baaqan wiilkana uusan ugu fikirin biil baad siisaa naag aadan qabin oo uusan halkaas uga ciishoon fadlan cida ka dhex shaqee
@istahenna5349
@istahenna5349 Ай бұрын
Shib iska dheh walasheey nin lagu noqdo meshaan ma jooge gabadhaan anaga xaalkeeda oge
@Adna-q3q
@Adna-q3q Ай бұрын
Daahir kiis waa fowdo
@shams2936
@shams2936 Ай бұрын
Guriga. Ninkaas ha oga baxdo anagaa ukirayno oo biilka ka bixino
@umumuscab5340
@umumuscab5340 Ай бұрын
Ilmo ninki dhaley aya lagu dhiba Mida kale ugu badnan hal sano marki biil lodiro waa laga cajisa xaqiiqada marki laga hadlo
@fardowsaabdulle9001
@fardowsaabdulle9001 Ай бұрын
Kueen soy soy waa rageedi sax💖💖🇸🇴
@Kazwalee
@Kazwalee Ай бұрын
Dumarka dhib leehesta Allah uyasiro
@Koopra10chanales
@Koopra10chanales Ай бұрын
Maxkamada top wye lkn soysoy iyo hebelow daud mid dhintayna kama naxaan mid nol ne kuma faraxan ee dahir adiga ah gudomiyaha maxkamada go amada ad qadaneyso hakala tashan😂😂😂
@FalxadoSahra
@FalxadoSahra Ай бұрын
Daahir caadi maaha
@dahirawke9268
@dahirawke9268 Ай бұрын
Soy soy maxaa ku dhacay hg miyaa ilmaha abtigood guriga kaceyrinaayo
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
DUMAROOW ISKA JIRA NIMANKA SAAN O KALE AABO UMA QALMAAN WA QAIMIIN DUMARKA QAYANA
@AbdullahiAbukar-s9k
@AbdullahiAbukar-s9k Ай бұрын
Wax walba oo uu sameeyo waxaa Ka daran ilmihiisa ayuu baabi inayaa waana xaasad ilmihiisa ayuu xasdayaa waxaas wax lamaqli Karo maaha
@zahromahamed3483
@zahromahamed3483 Ай бұрын
Gumaysigaas oo kale uxamaala caruurtaada ama sii ilaaha faxane
@shams2936
@shams2936 Ай бұрын
Yes yes safiyo naga aanus
@املمحمدالهاشمىالهاشمى
@املمحمدالهاشمىالهاشمى Ай бұрын
War nin xanunsanya ba lu dodaya
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 Ай бұрын
Kuweesina wuu umasayrayaa iyadana wuu cambudhinaya
@Abdiaziizfarah-u6b
@Abdiaziizfarah-u6b Ай бұрын
Kuwiin soy soy maluqubi karo😊😊
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 Ай бұрын
Sooso khayr kama talinaysid. Ninka miyaa Kala yaqaa walaal iyo nooc.
@Amineta.0
@Amineta.0 Ай бұрын
Safiyo xal maheysid jooji waxaad wado
@MaryanGedi-b2u
@MaryanGedi-b2u Ай бұрын
wad mahadsantahy sosoy
@FalxadoSahra
@FalxadoSahra Ай бұрын
Nin guurso wuu kaa haraa waana ku asturnaanee ninka
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
ABTI HA KENIN WA ADUNYO GADOON
@abdirisaqomar7980
@abdirisaqomar7980 Ай бұрын
Ninkan waa isceebeyay, ehelkisana wu ceebeyay qabilkisana wu ceebayay
@Kazwalee
@Kazwalee Ай бұрын
Nin naag ceysanaya rijaal Mahan
@abdirisaqomar7980
@abdirisaqomar7980 Ай бұрын
Dahir calasow gabadha ninka ay ka cabanayso nin sax ah ma aha Mida kle Gadsan sax ah ma aha ee waa in la baaro
@marshalmexico
@marshalmexico Ай бұрын
yaabka adunka kiis uu talinaayo mohamed daaud oo so kufsaday wilkisi maxad ka sogaysan anigu yaabay ama maxkamad oo kufsadee ka shaqeeyo maxad ka sugaysan moyan
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
😢😢😢😢😢😢side walaalkay nin aanu kala tagnay dartii uga bixiyaa guriga
@idmanabdi5781
@idmanabdi5781 Ай бұрын
Masha allh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Daahir waa dulmi gabadh lafuray in ninkale laga madnuuco oo ladhoho haguursan
@mahadirshaad4174
@mahadirshaad4174 Ай бұрын
lkn daahirow hajoojin hoowshaan waa muhiim
@املمحمدالهاشمىالهاشمى
@املمحمدالهاشمىالهاشمى Ай бұрын
War dee ninkano gabdhaan xaaaq uguma laha halka ii faadhi oo caruurta ilali ma gadhba war dahirow xaaqa ka shaaqay oo dulimigaa gabdhaa ka daa mise xaga ragaad uu badanthy
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Ай бұрын
Dadka halkan arinkooda keenayaa tol ma laha miyaa? Soy soy iyo Mohamed Daud Allow talo ha noogu dhiibin
@sacdiyowiilo4817
@sacdiyowiilo4817 Ай бұрын
Gabadhan shaqa abour u Samaya
@ibarahimcoachabaarii3788
@ibarahimcoachabaarii3788 Ай бұрын
Hadalka mafahmin maamadaan Shukaansiblooma diidi karo Guriga kiradiisa ninka bax sanaaya nin makeen sakarto maadaama uu gurigiisa uu leeyahay Walaalkeedna ma u diidi karo maadaama uu abti yahay Nina iney keento sax ma aha
@naciimaxasan448
@naciimaxasan448 Ай бұрын
Nimanka somaaliyed xishooda
@FartunAli-bf3yk
@FartunAli-bf3yk Ай бұрын
Safiyo jinooley jooji ha handadin gabadha
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Ай бұрын
ILMAHA SHARCI MAREKAN MA U SAMEYEY CAWANKA
@shamsiyahussein943
@shamsiyahussein943 Ай бұрын
Sosoy wanjeclahay
@HawoAbdullahiOmer
@HawoAbdullahiOmer Ай бұрын
Waaaaw afkaga cano laguqabay saysag
@DaudAdan-j6n
@DaudAdan-j6n Ай бұрын
Soy soy she is right
@wellcomtozanzibarcoronafre4101
@wellcomtozanzibarcoronafre4101 Ай бұрын
❤Asante sana ❤
@rodamahamoud
@rodamahamoud Ай бұрын
Asc wa run
@HiboAwil-c8j
@HiboAwil-c8j Ай бұрын
Ssfiyadii walked miyaa wax hadlaayo
@sainabnor8550
@sainabnor8550 Ай бұрын
Dalqadii miyey dhamaadeen
@lakanuu4real557
@lakanuu4real557 Ай бұрын
Sooy sooy way cabsantahay 😂
SUBXANALAH: AABA DAHIR OO LASO QARXIYAY ASAGO QAMRI CABAAYO
28:45
Maxkamada Calasow
Рет қаралды 10 М.
KIIS LALA WADA OOYAY HOOYO SOOMAALIYEED OO UGANDA DARBI JIIF KU NOQOTAY MAXKAMADA DAHIR ALASOW
51:35
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 13 М.
Миллионер | 3 - серия
36:09
Million Show
Рет қаралды 1,8 МЛН
МЕНЯ УКУСИЛ ПАУК #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 4,7 МЛН
快乐总是短暂的!😂 #搞笑夫妻 #爱美食爱生活 #搞笑达人
00:14
朱大帅and依美姐
Рет қаралды 10 МЛН
MARKEY U DHASHAY AYUU KU BOODAY BIILNA WUU U DIIDAY MISKIINTA MAXKAMADA DAHIR ALASOW
34:22
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 18 М.
AABA DAAHIR OO QADIIJO LAGA DHACAY DHAAHIR DIIN OO QADIIJO WADAAYO
17:48
Shuxshuxda magaalada
Рет қаралды 8 М.
KIIS LALA WADA OOYAY 😭 HOOYO MALESIA KU DHIBAATESAN IYO RER HAGIO OO MAXKAMADA DAHIR ALASOW
57:51
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 22 М.
KIIS LALA WADA OOYAY CAAWA 😢 Dulmiga Lagula Kacay Gabadhaan | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
33:23
Maxkamada Official - SOMALI CIVIL COURT
Рет қаралды 92 М.
KIIS ADAG: DAGAALKA DADKA WALWAALAN OO MAXKAMADA QABATAY
1:18:01
Maxkamada Calasow
Рет қаралды 27 М.