YAAD KU DAYATAA || XAALKA MUSLIMIINTA.

  Рет қаралды 2,935

Gole Channel

Gole Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 27
@OGAALchanel78
@OGAALchanel78 7 ай бұрын
-"اللَّهُمَّ اغْفِرْ لِلمُؤْمِنِينَ وَالمُؤْمِنَاتِ ، وَالمُسْلِمِينَ وَالمُسْلِمَاتِ ، الأحْيَاءِ مِنْهُمْ وَالأمْوَاتِ".
@imanabdi8537
@imanabdi8537 7 ай бұрын
Amiin yarabi
@daadirelmi1408
@daadirelmi1408 7 ай бұрын
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك 🤲
@burhanyare-fg1ic
@burhanyare-fg1ic 7 ай бұрын
Wlhi been maaha ilaahayoow nabadbaadi zamankan😢😢😢
@maslaxtimacade9170
@maslaxtimacade9170 7 ай бұрын
M.a cimriga iyo aqoontuba Allah kuu ziyaadiyo wll qali ah.
@BashiirSiciid-lq1rw
@BashiirSiciid-lq1rw 6 ай бұрын
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك ❤
@abdirahmankaamildhamal7356
@abdirahmankaamildhamal7356 7 ай бұрын
Xaalka maanta aan ku jirno iyo mooganaanta inagu jirta inaga Alle ha inoo gargaaro weerarad gaalada ee meel walba inagaga socdana Alle ha inaga qabto 😢
@gaduudocarwo4631
@gaduudocarwo4631 7 ай бұрын
Gole wax badan ayaa ka faaiiday wlh😊
@CrAbukar-fc8yb
@CrAbukar-fc8yb 7 ай бұрын
Walaal inoo soo samee muslimka iyo shalay ❤😢
@CabdiKariin-h7n
@CabdiKariin-h7n 7 ай бұрын
Barnaamij aad uqurux bdn❤❤
@maxamedqader2595
@maxamedqader2595 7 ай бұрын
mhsanid alleh haku sharfo sida wax noo Fahansiisay❤
@al-dacwamedia
@al-dacwamedia 7 ай бұрын
Daqiiqo jirta ayad ka hadashay wll alle haku barakeeyey❤
@boqorfahad2581
@boqorfahad2581 7 ай бұрын
Wlhi Waan Lacajapay Muuqaalkaan iyo adigapa allah ku sharfo wll 🤲❤
@cantarashadad516
@cantarashadad516 7 ай бұрын
Sxp hormar wacan ayaan kuu rajeenaa walaahi wax baan kaa faai'dnay❤
@Axmeds222
@Axmeds222 7 ай бұрын
Mahadsanid wll 💯, Allah haku barakeeyo
@nasteexocadnaan870
@nasteexocadnaan870 7 ай бұрын
Walhi waa xaqiiq😢😢😢😢😢
@abdalla5359
@abdalla5359 7 ай бұрын
Walal wad lasoo daahdaa muqaalada walal wan jeclahay soo badi
@mohamedabdoo-lg5jn
@mohamedabdoo-lg5jn 7 ай бұрын
Adigaa Oo kaleh ayaah aha qof baabi loo qapo hore usocoh wllo qali❤❤❤❤❤❤ ilahy haku barakeeeyo
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 7 ай бұрын
Mahadsanid wll
@yurubmaxamed6847
@yurubmaxamed6847 7 ай бұрын
Xaalka muslimiinta waamarkii uguxuma subxanalh😢😢😢 Allow diinteena nagusug😢
@BashirSaid-d4z
@BashirSaid-d4z 7 ай бұрын
Mahadsanid wll marnaba haka caajisin khayrka sheegistiisa janalkaaga aad baan ula socdaa waanan fiiriyaa inaad video cusub soogaliso jasaakallaah guulayso sxb maanta dagaalkii gacanta ahaa afkaar ayaa loo badalay ummadan hadii aanay cidi ukicin sidaadoo kale dhan walba waynu ujabaynaa alle wayne islaamka ha guuleeyoo gaadana ha dulleeyo❤
@Abdullahixoosh
@Abdullahixoosh 6 ай бұрын
Alle haka Soo saar umada Soomaaliyeed dhalin badan sidaan kale ah dadka dhiiri galiyo
@AbuHafza-12
@AbuHafza-12 7 ай бұрын
walahi ,walahi,walahi wadarenka ,aanqabo😢 iga dhex guuxa mar walba
@saffahaaji7553
@saffahaaji7553 7 ай бұрын
Dadka wanaaga usoo gudbiya wanaaga waxaa niyada jabiya in dad badan eysan lasocon barnamijyadoda sida darteed ayey ugu yaryihiin mediayaha fadlan haniyad jabina dadaalka inaad sii 2ba jibaartan maahee hajoojinina boqol dhalinyaro ah oo dawato barnamijkaga haduu 20tan kamida saamen wanaagsan kuyeesho waa wax aan laheli karin marka dadaala inti jecel bulshadeena iney badbaado markaan arko dadka ugu badan eelaga daawado mediyaha iyo maalaayacniga eesoo gudbiyaan runtii waa wax laga naxo ayaga lacag ayeyba shaqesteene adiga daawada maxaad faa iiday qofwalba ha isweydiiyo
@GoleChannel
@GoleChannel 7 ай бұрын
Soo dhawaw wll
@Apdinaafac
@Apdinaafac 7 ай бұрын
Shp si gaar ina kulahadlo raba inte kala so xariira
@GoleChannel
@GoleChannel 7 ай бұрын
Instagram ka wll, description ka hoose ayuu yaala.
TAAJIRKII DEEQSIGA  AHAA | عبدالرحمن بن عوف
10:16
Gole Channel
Рет қаралды 2,2 М.
BOOBKII AFRICA | LACAGTII AFRICA AYAA EUROPE LAGU DHISAY.
10:26
Gole Channel
Рет қаралды 1,9 М.
Wait for it 😂
00:19
ILYA BORZOV
Рет қаралды 10 МЛН
HELP!!!
00:46
Natan por Aí
Рет қаралды 35 МЛН
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
02:54
ROSÉ
Рет қаралды 251 МЛН
ПРЯМОЙ ЭФИР. Золотой мяч France Football 2024
4:41:06
GOORMAYNU GUULAYSANAYNAA | DADAAL LA'AAN GUUL LAMA GAADHO.
11:35
Gole Channel
Рет қаралды 1,6 М.
The Muslim Prophet: #1 Sign That the End of Times is Upon Us | Bek Lover
33:49
Best of Danny Jones
Рет қаралды 569 М.
XIKMADO CAJIIB AH NOLOSHAADA BADALI DOONA|XIKMADSO
5:29
BE A MAN
8:19
Digital Reminders
Рет қаралды 86 М.
In memory of the Greatest Hero of the 21st century
10:49
Deen Academy
Рет қаралды 49 М.
Kaalinta  uu Masaajidku ugu jiro umada Muslim Ka ah.
8:26
Gole Channel
Рет қаралды 765
A Dua That Is Stronger Than All Medicine | Abu Bakr Zoud
18:46
Abu Bakr Zoud
Рет қаралды 30 М.
MUSLIMIINTA MAXA LOOGA ADKAADAY? JABKA MUSLIMKA.
9:15
Gole Channel
Рет қаралды 1,1 М.
What Allah Say's In The Quran VS What Science Say's | Bilal Assad
8:31
SERVANT OF ALLAH
Рет қаралды 242 М.
Wait for it 😂
00:19
ILYA BORZOV
Рет қаралды 10 МЛН