Yaasiin Halyey waa Raga ragoodi mashaallh ku soco huno
@XaawoCabdimaxamuud-b2t20 күн бұрын
M.a tabaarakalaah yaasiin hayeey cimrigaaga iyo caqligaaga allaha kuu barakeeyo
@nimcomaxamed123aadan624 күн бұрын
Halyeey geesi ah waa tahay Wlhi Waa Sax in aan sidaa ukarbaashto👏👏👏👏👏👏❤
@maryanloyaan719624 күн бұрын
Nin hooyadii caayay!ma adiguu har kuu jiidayaa 😢😢😢
@zaynabmacalin143024 күн бұрын
Jah jacaylka indha malah wax kastana waa qoraal rabiyoow qof aan naxayn qoorta ha ii surin
@ayaanmaygaag176124 күн бұрын
Nabsigu Wuu soo dagdaga baryahan
@BahjaAxmed-ut6qr24 күн бұрын
First one person 😂inkastoy Digasho tay hadana Wa Dumar
@nasramohamed497223 күн бұрын
This is what I call a king 👑 haleeeeeeeeey
@zeinabhirsi607124 күн бұрын
Same him right.How many times he talks people businesses 😊
@feyrussiad954924 күн бұрын
yasiinow heestii khatarta ahayd ee aad ku furtay barnaamijka ayaa lahaa tolow, midho cajiibey lahayd
@KHEYRUL1HUDAA23 күн бұрын
Awale adan Hagardaamo
@mrssahra343524 күн бұрын
Fariid geesiya ayad tahay yasin dhabtaad ka hadashay ee xaqa alaha tuso
@JamacFaadumo-kr1gc23 күн бұрын
Yaasiin naagtaan muniira Ida ba qaldan iidooo la qabo bay buskut luuqa kula sheekeysdneysey mediha naag la qabo oo qaraabaneysye aheyd waa naag dhaqan xun ilinta yaxaaska ha joojiso allah danbi dhaaf ha weydiisato inshallah
@YLSS59224 күн бұрын
Assalaamu aliakum my dear brother I love 💕 as reflection of Allah’s love for you -- mashallah 🥰 may creator of universe put your mother the highest Janatu fardusul alaa -I have two little boys - I hope and pray that they respect woman as you respect -- like prophetic way Alhamdulillah- I hope to meet one day with my family. May creator of universe protect you from evil eye 🧿 and shaytaan - 🤲🤲🤲
@katuunomar281424 күн бұрын
Nafsigii caruurteedaa kasoo baxay iyo walidkeeda ay katagtay
Naag Soomaaliyeed ee Somaali iskadhal ah Kama quruxbadna Muniiro. Annaga Carab wax weeyn Hanooga Dhigin Gabareey.
@user-bf8oj2pb4b22 күн бұрын
Iska wiilkan walaalka ah haku mashquulin
@mohamedahmed451124 күн бұрын
Wllkey qof dhibka ku dhacay haku digan oo u duceey , dadkeena Soomaaliyeed dhib aan yareen ayaa heysta Ilaahey jidka toosan ayaa weydiisaneynaa.
@shukri114mohammed224 күн бұрын
YAA ku diganaya??? wuxuu yahaybaa la shegayaa!!!
@abdisohan814624 күн бұрын
Miskin❤
@sabriincadey252224 күн бұрын
@@shukri114mohammed2sax
@umminoorka176324 күн бұрын
Sax sax sax Yasin ya walal igadhigo macilodeen
@cabdiadow150823 күн бұрын
Masha Allah haley waxaa tahay nin xaqa dumarka iyo ixtiramka yaqaano raga dhan hadii ey sidaad u fikireyso u fikiri la haayen dumarka dhan nolal fican ayey ku jiri lahaayey hada se waxaa batay raga nacasiinta oo dharka raga ceebeyay alow na mooti shartooda
@user-nk6zh9mi5t24 күн бұрын
Iska daa hagu diganin ninba waa Maalin
@user-vi3yp9vy7j24 күн бұрын
Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah ❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢