No video

‪@yackoomediashow1172‬

  Рет қаралды 83,430

Hosow Pro

Hosow Pro

Күн бұрын

Пікірлер: 232
@Sharma_cade
@Sharma_cade 5 ай бұрын
Aaway dadkii jeclaa Nabi Muxammed ﷺ❤❤❤
@user-dw5jf1nb9b
@user-dw5jf1nb9b 5 ай бұрын
Yackoo iyo Aqyaartii reer Xamar wayne ee Studio Alfaghi abaalka ay reer muqdisho u galeen waligeen ma iloobi doono Xili adag oo dagaal iyo murugo aan ku jirnay in aad shaqaysto iska dhaafee inaad bari noolaaneyso ay shaki ku jirtay ayay namadadaalin jireen wlh iyaga iyo dadkii lahaa shaleemooyinkii Xamar ilaahay ha sharfo America ayaan si kal iyo laab ah idinkaga soo salaama meeshaan ka imid ma ilaawin
@amiinabdi5094
@amiinabdi5094 5 ай бұрын
Big respect my prother yackoo Cimri dheer iyo cafimad Allah ku Siyeey♥️🙏hosow pro adiga neh aad io Aad ayd u mahadsan tahay laakiin Soo qabo lejminta kle my pro hosow💯🙏
@user-tv2gr9qz1b
@user-tv2gr9qz1b 5 ай бұрын
Best teem alfaghi Faud jeeri yacko omer isman salax dhere ajakis qoor nimco luujiyo jeekay dooli 😊😊
@Abby2003-m8f
@Abby2003-m8f 5 ай бұрын
Codsi wye cumar cusmaan mayo maa la soo qabto oo la wareysto wllhi ninkaas golden voice buu ahaay ❤❤
@mohacade8773
@mohacade8773 5 ай бұрын
Aad iyo aad sxb xidighi Al afghi dad uu alle hibo siiyay ayay ahayeen la antood wlh flm ma jiro Al faghi the best commetetors of Somalia ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MaxaadhacayRunsheeg
@MaxaadhacayRunsheeg 5 ай бұрын
Team Yacko like ❤
@MawliidMuuse-my4iz
@MawliidMuuse-my4iz 5 ай бұрын
Ajakis xasan haykal dooli c/fatah alfaghi alle ha unaxariisto
@Ak_jimcale
@Ak_jimcale 5 ай бұрын
Axmed sadaq yackoo Nin waqti. Badan namada daliyay Cimrigisa Cafimad alle ha ugudaro
@sadiaksaami2301
@sadiaksaami2301 5 ай бұрын
Cwa legend weyn Yaa soo fadhisiyay
@KhadarUpdyrahman
@KhadarUpdyrahman 5 ай бұрын
ONE OF THE BIGGEST LEGENDS IS COMING YACKOO LEGENDARY HOOSOW YOU ARE SO GOOD PERSON
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 5 ай бұрын
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱❤
@ABDIRISAK-b3o
@ABDIRISAK-b3o 5 ай бұрын
Aan kuwada salino xabiibkeena scw scw scw scw
@amancrn8715
@amancrn8715 5 ай бұрын
Scw ❤
@wiilkareerhargeisa8380
@wiilkareerhargeisa8380 5 ай бұрын
SHEEKH CABDULQADIR (JEERI) misaajid ayaanu ku wada tukan jirnay hargeysa wlhi nuur baa ka muuqda ilaahay acmaasha wanaagsan haka aqbalo danbigiisana ha dhaafo waa walaal qiimo badan
@Abby2003-m8f
@Abby2003-m8f 5 ай бұрын
Reer waqoyi miyuuu ahay dhalashadiisa mise reer koonfur
@abdirahmandahirhussen2812
@abdirahmandahirhussen2812 5 ай бұрын
Waaa reer koonfur Lkn alfagi marka hargeysa ku talaay ayuu nolosha hargeysa la qabsaday markas koonfur dagaal ka socday
@miski3389
@miski3389 5 ай бұрын
Cajiib. Waaba nolol dhan iyo qisooyinkii soo qabsaday! Long life legendary Yackoo ❤
@maxamadaaminfaaahin6765
@maxamadaaminfaaahin6765 5 ай бұрын
😂😂😂 waan ku kasbeehaa ar ninka iga kasbee 😂 legend iyo lpx leerta jiifa 😊❤❤
@Aaron-joseph570
@Aaron-joseph570 5 ай бұрын
BIG LEGENDRY👑AXMED SAADIQ YACKO✊runtii wax badan waad igasoo qoslisay ❤Khyr badan bku rajyn iyo horumar👍👍
@amira_somalia
@amira_somalia 5 ай бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا مُحمَّدﷺ
@MahirMohamed-wb1bu
@MahirMohamed-wb1bu 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤Jumco wanaagsan dhamaan asxaabta🎉🎉🎉
@SHEIKHA-r4
@SHEIKHA-r4 5 ай бұрын
Wll igula sali xabiibkena muxamed scw صلى الله عليه وسلم ❤
@JaabirMohamed-zx5oj
@JaabirMohamed-zx5oj 5 ай бұрын
Film cumar cusman maye magaciis iisheega asxaabeey
@Abdalla-Said
@Abdalla-Said 5 ай бұрын
Yackoo, Ajakis iyo Abdikadir Jeeri iyo kuwo kalo badnaba intuba waa dad aan marnaba qalbiyadeena ka bixi karin Alle inta nool cimriga haw siyaadsho intooda dhimatayna haw raxmado Aakhiro.
@mohamedhussein6240
@mohamedhussein6240 5 ай бұрын
Macalin Jekeey nxt day i.a
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 5 ай бұрын
Maansha allah hosow bro magaalada waad shidatay❤
@user-wg4xo4md4x
@user-wg4xo4md4x 5 ай бұрын
Hosow mogdisho see laga yahay😮😮
@mohayare8903
@mohayare8903 5 ай бұрын
Respect yacko &hoso pro
@ahmedcabdi6642
@ahmedcabdi6642 5 ай бұрын
Sxbkey Hosow pro wa kusalamaya marka hore marka xige lagend ka aad maanta soqabatay Ahmed sadaq yackow nin culus Oo wanaag iyo ixtiram mudan wayaahay wlhi 🫡🫡
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 2 ай бұрын
Masha Allah yackoo waa qof qiima badan oo dadkiisa jecel guuleyso mar walba iyo meel Walbo waxa tahay tusaale nool ❤❤❤
@aliabdi2436
@aliabdi2436 5 ай бұрын
Yackoo lejan weyn keep going 👍
@amarnaxmed1850
@amarnaxmed1850 5 ай бұрын
ayy axmed sadaq yackoow legend cimrigaa alle haku dheereyo
@maxamedibraahim5638
@maxamedibraahim5638 5 ай бұрын
Sheekh cabdi qaadir hargeysan wada joognaa waxan xasuusta sual uu maalin uu waydiyeey meelbuu garanwaayo markuusu wax uu wadiyeey walaahii inta uu aad sheekhu iga qosliyeey
@cimraanxabiiburaxmaan3018
@cimraanxabiiburaxmaan3018 5 ай бұрын
Ahmed saadaq xasuus waqti waqtiyada kamida waxaan ka iibsan jiray xafadeena xageedi cadiga xamar weyne😄waa qof dagan ixrtiraam badan buslshaawi ah❤
@User48696
@User48696 5 ай бұрын
Vaaya vaaya 2legends aya kulmay🔥🪄😂
@user-fm6rp4ef8t
@user-fm6rp4ef8t 5 ай бұрын
Hosow pro legend atahay soo qabo lejminta
@alibinali123
@alibinali123 5 ай бұрын
Big respect our legends ❤
@hamseizhqi9554
@hamseizhqi9554 5 ай бұрын
Yackow legend wye been u maleey😂❤
@Libilwstudio
@Libilwstudio 5 ай бұрын
Yackow Wll Qaliya Allha Ku Xafido Imbadan ❤❤
@abdirahmanahmed7426
@abdirahmanahmed7426 5 ай бұрын
nin weyn oo bulshada somali sumcad ku leh axmed saacad sxb waan ku wadaa sxp waayo waayo
@abdulahimaalim
@abdulahimaalim 5 ай бұрын
Aad baan ula dhacay qaabka aad u soo gudbiso muqaalada horey u soco saaxiib mahadsanid ❤❤❤❤
@suldaanyare7647
@suldaanyare7647 5 ай бұрын
Big respect brother yackoo🎤🎤🎤🎤👍👍👍👍👍
@abdullahisacidhirsi2434
@abdullahisacidhirsi2434 5 ай бұрын
Walaal yaal isoo duceeya
@caqlicade534
@caqlicade534 5 ай бұрын
Asc Hasow thank you in noo keentey Axmed saadakh waxaan u ahey tageero buuxo Axmed Saadaq Salaan Sare My brother Keep Going Horey U Soco ❤❤❤
@hanadabdulkadir9142
@hanadabdulkadir9142 5 ай бұрын
suaalo badan oo aan rabey inaan weydiiyo ayaad weydiisey mahadsanid Osman
@user-bf7qb8js6l
@user-bf7qb8js6l 5 ай бұрын
Sxb yackooo kanmiya wuu codmac yahay bro
@wllahmedac7042
@wllahmedac7042 5 ай бұрын
One of my favorite lengend yackoo horay usoco ❤
@caqlicade534
@caqlicade534 5 ай бұрын
Asc Axmed saadaq Waxaxaan Aqaanaa Long time Hadane Walageey Isma Arkin ❤❤❤❤
@mulkiibrahim2343
@mulkiibrahim2343 5 ай бұрын
Ahxmed sadaq turjumantisa caadi mahan cimri dheet cfmd allah kugu daro❤
@hassandahir-kf9nd
@hassandahir-kf9nd 3 ай бұрын
Masha Allah yacko inoolow inteey nolaal jirto walal jiro aya tahay wlhi ❤️💯🔥🙏🙏🙏
@mohamedomar610
@mohamedomar610 5 ай бұрын
SU'AALO DHINACYO BADAN TAABANAYSO ❤❤❤
@abdyshakormohammed8559
@abdyshakormohammed8559 5 ай бұрын
Legendary baa noo keentay 👍
@shuraim4762
@shuraim4762 5 ай бұрын
thnx sxb hosow next waxa so waysataasaalax dheere iyo jeekey iyo gabdhihii kale
@Ilyaas_Totti
@Ilyaas_Totti 5 ай бұрын
Good interview 🎉 hoosoow keep going bro
@dheereyechannel
@dheereyechannel 5 ай бұрын
Two legends always hosow pro and yacko another's levels questions films actions interests people's i can't wait ❤💯❤👍⌛😂
@mohacadde4918
@mohacadde4918 5 ай бұрын
Legend yackoo❤
@daahirabdullahi4702
@daahirabdullahi4702 5 ай бұрын
Yackoo legend Allaaha kusharfa
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 5 ай бұрын
Jeeri oo labaxay Shiikh abdulqaadir mashalah
@ibraahimabdullahimohednour82
@ibraahimabdullahimohednour82 5 ай бұрын
good history
@hormarkasportgachannel9696
@hormarkasportgachannel9696 5 ай бұрын
The best interview for every ❤🎉
@khalidahmedshide3433
@khalidahmedshide3433 5 ай бұрын
Waa suaal fiican jeeri xageeku danbeyay waydii sxbow legend yacko aadban u slmàya lkn baaba jey xaqa ìyo xùuqda turjumaada ayledahay iyado la,ilaalinaÿo ninkaas turjumitaankà filimada halagàsaaro please 🙏 babajey uf kir bax
@hasandhacarbe2009
@hasandhacarbe2009 5 ай бұрын
Hhhhh
@canabcnuur535
@canabcnuur535 5 ай бұрын
Mashallah ❤❤❤
@Abdiqani56Siciid56
@Abdiqani56Siciid56 5 ай бұрын
Yackow iyo ciraq kudarsada
@zahroshanleey6847
@zahroshanleey6847 5 ай бұрын
Fililm kaan govinda ah wallaahi waan ooyay marki atarishada cunugeeda sunta siineyso ah khuddaar 😭😭😭😭😭
@husenomar4460
@husenomar4460 5 ай бұрын
Sunta ma ogen shaley bile TV ka firsanayey😅😅
@Demxa
@Demxa 5 ай бұрын
Macalinka guul wacan❤ sharaf leedahay
@basheabdi415
@basheabdi415 5 ай бұрын
Next Nimca Heybe please
@hayaataa8318
@hayaataa8318 5 ай бұрын
Legend Yackoo❤❤❤
@QANCIYE_FILMS
@QANCIYE_FILMS 5 ай бұрын
Golden voice❤😊
@AshrafJunayD
@AshrafJunayD 5 ай бұрын
❤❤❤❤ frist maan ahay maanta😂
@somaliboy8942
@somaliboy8942 5 ай бұрын
Hasow pro my favourite somali KZbinr
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 5 ай бұрын
Yacko nin culus i miss golden days film ❤
@exclipse6877
@exclipse6877 5 ай бұрын
Yacko waanku salaamay yacko waan jeclaa marwalbo in aan dawado film uu jilay oo i dhaafay ma jirto film waxan xasustaa gabar walashid oo jeclatay dooli oo guriga ka shaqeeyo filmkaas ugu jeclaa:
@Apeen_maLik1
@Apeen_maLik1 5 ай бұрын
Wll yackoo
@caaqilkakampala1448
@caaqilkakampala1448 5 ай бұрын
Mashallah Nin Culus ayaa noo kentay hosow yackow guuleso ❤❤❤
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 5 ай бұрын
Masha Allah ❤❤
@user-ym9rw5zo8b
@user-ym9rw5zo8b 5 ай бұрын
Yackow❤❤❤❤❤❤❤
@moctarkhadar4608
@moctarkhadar4608 5 ай бұрын
Hoosow sanadkan wuxu ku jira Qaraaxo 😂 inta daremaysa like 😅
@user-sw7mw6wp3z
@user-sw7mw6wp3z 5 ай бұрын
Hosow Hadey maquul tahay filinka ugu danbeyay cumar cusmaan turjumay magacisa ii sheeg reply isogal bro
@abdirizakomar4178
@abdirizakomar4178 5 ай бұрын
Yackoo legend
@Khalidkasim860
@Khalidkasim860 5 ай бұрын
Soo badi pro❤
@wlltoni5
@wlltoni5 5 ай бұрын
Yacko muna bai baa kugu xasuusta our legend
@fatxicabdi2384
@fatxicabdi2384 5 ай бұрын
Yackoo waan taageera
@abdirisaqdeeqsi5956
@abdirisaqdeeqsi5956 5 ай бұрын
Legend wyn yacko
@Apdalla_Rasta
@Apdalla_Rasta 5 ай бұрын
Yackoo legend🫡
@user-zj8sp6rh1j
@user-zj8sp6rh1j 5 ай бұрын
Yackoow
@mubashirabdilahi3160
@mubashirabdilahi3160 5 ай бұрын
Waan idin salamaa labo legend ❤
@user-fo9nx1cl9z
@user-fo9nx1cl9z 5 ай бұрын
Goat yackoo❤❤❤❤❤❤❤
@armaankhadar7091
@armaankhadar7091 5 ай бұрын
Sxb osman legend aan aad u taagero ixtiraam badan axmed sadak yackoo ayaad noso qabatay ❤
@guuleedraage8486
@guuleedraage8486 5 ай бұрын
Filim jilnnikiusu macno malleh ee wax qiimo lelh soo daa wallo filimmanta hindiga ah ee af soomaliga lagu badalayaa waa waxa dhalinyaradii saaqidiyey ee waxbarashadii ku naceen markaa wax ka taageero maaha waana macno daro wakhti lumisa
@user-jg6eo8ex8j
@user-jg6eo8ex8j 5 ай бұрын
Yacko legend ciyaal shaleemo le fahmayo
@alfanaanmooge9156
@alfanaanmooge9156 5 ай бұрын
Next Fuaad Ahmed Walal
@user-xb8co2qx6u
@user-xb8co2qx6u 5 ай бұрын
Nin weyn🙋‍♀️
@mohamedomar610
@mohamedomar610 5 ай бұрын
HOOSOW KZbinR AQOONYAHAN AH ❤❤❤
@Qadafi-
@Qadafi- 5 ай бұрын
Yackoo my brother💯
@wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536
@wanlaweynkoonfurgalbeedsoo3536 5 ай бұрын
good vedeo
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 5 ай бұрын
YACKOO ilaahey cimriga ha u barakeeyo waqti adag ayey shacabkeena madadaalo noo sameeyeen REER ALFAGHI MAHADSANIDIIN dhamaantiin inta dhimatayna ilaahey ha u naxariist.
@maxdar11
@maxdar11 5 ай бұрын
Jeeri jaar ayaan ahayn inbadan hargeisa walow aanan arag ilaa 3 sano oo xaafadii ka guuray waa tabliiq
@user-wi5dn3sv9x
@user-wi5dn3sv9x 5 ай бұрын
Good interview realty thanks
@ibrahimhussein8926
@ibrahimhussein8926 5 ай бұрын
#02:10 😂 Hoosow waxad kamid tahay dadka ugu fcn dhinaca editing KZbinlayda marka la joogo. Lkn video waxan ku arkay ku dhowaad 2 daqiiqo oo hordhac itro ah. Waa lagu daalayaa intaas marka next vid naga yereey introga. Thanks
@rowdoahmed4486
@rowdoahmed4486 5 ай бұрын
Masha Allah
@cabdihakiimjaamac3244
@cabdihakiimjaamac3244 5 ай бұрын
Nio heedhe uuh daa mxd la gurta qof qiimo leh bad so qabanaysa taahaaga ayaan laga dhageysa karin ba🤔🫤🫤
@khamalhasan9001
@khamalhasan9001 5 ай бұрын
Ragaan filimaantaa noo codayn jiray waa ultra legends maxay wakhti iyo baashaal noo sameeyeen
@Abdi_aziz04
@Abdi_aziz04 5 ай бұрын
Wll yackooo
@warsameahmed585
@warsameahmed585 5 ай бұрын
Ahmed sadaq Yacko wanaso wawelisay sxb mahad saniid
GHALANGE QOSOL BADAN  MAXAA KAL QABSADAY DAAWASHO WACAN
13:20
Yackoo Media Show
Рет қаралды 42 М.
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 62 МЛН
Пройди игру и получи 5 чупа-чупсов (2024)
00:49
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 1,5 МЛН
Can This Bubble Save My Life? 😱
00:55
Topper Guild
Рет қаралды 48 МЛН
Hosow Pro $1 Ayaan Waayay.
56:57
Warsame Bade
Рет қаралды 54 М.
YOUTUBERDAN VIDEOGODII UGU HOREEYA MUXUU AHAA ??!!
11:54
dhiigeste
Рет қаралды 9 М.
XAASKAAGA ama WIILKAAGA MiD KALiYA DOORO | OSMAN HOSOW
16:52
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 131 М.
القضية المرعـبة في سلطنة عُمان 🇴🇲
18:09
DASTAN - داستان
Рет қаралды 730 М.
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 62 МЛН