Wax badan ayad ogtahy waxan maqlay in lagu.xiray is ilali abo allah haku xifdio wan ku cabsaday walhi@@abishuceyb7067
@anisaomar4432Ай бұрын
What's your email?@@abishuceyb7067
@SareyFarahАй бұрын
Wllhi prof-kaan taariikh aad u weyn ayuu hayaa, waxaa wanaagsan in aan wax kabaranno si aan u ogaanno Asalkeenna iyo meesha aan kasoo jeedno iyo Kheyraadka uu wadankeennu leeyahay👏🇸🇴Professor Cabdi Mohamed Shuceyb Alle cimriga hakuu barakeeyo❤💯
@mohamedabdi850827 күн бұрын
Aamiin Eebe cimriga ha u barakeeyo adeer shucayb
@freefilm-if9lf Жыл бұрын
Mahadsanid adeer waa sax warkaan
@Mrwaryaa0 Жыл бұрын
Mahadsanid professor shucyb
@mohamedmohamud9691Ай бұрын
Thank you for your in-depth knowledge Abt the History of Jews in Somali region
@abdullahimohamed5432Ай бұрын
Maalidu in baniiqureyda yihiin adigu ma hubtaa
@abdullahimohamed5432Ай бұрын
Maanta waxaad la timid soomaalidu waa baniiqureyda ma taqaan raariikhda islaamka baniiqureyda sow ma aheyn kuwii ballanta uga baxay nabiga ee hal subax laga dilay 700 ma xaa ka soo heray taariikhda baro afka ha iska taagin
@AbdiqaniMohamed-r7w Жыл бұрын
Qeybta 3 ee nabi adam cs ❤soo dhig mcalin😊
@yahyafarah34212 ай бұрын
Prof Buugaagta iyo documents aad hayso insha Allah ma lawadaagi kartaa akhyaarta?
@ZahraMuhammadMahamuudАй бұрын
Faraaciyiintu asalkoodi xagey kayimaadeen?
@snappywild26 күн бұрын
Professor xage wax ka barana oo data daan kasii heli karnaa
@AbdinasirIsmail-yy2nvАй бұрын
Masha allaha Adeer Allaha ku barakeeyo
@mohammedpalle5934Ай бұрын
Nasiib darada Soomaali haysata shiikh iyo professor intuba Soomaali umada kale beey ku daraan waxaa nahay Soomaali manihin Yahuud iyo Carabtoona waxaan jirnaa 3,000 oo sano taariikhda inta lahayo waxaan ku abtirsanaa Nuux
@marianhassan95154 күн бұрын
Dr qofku adii u islaamo lama orankaro yuudu lamagola in layar hado tuud
@ahmedfareh1720 Жыл бұрын
Yibbir ayaa kamida yuhuuda somalida sida aan maqlay
@abishuceyb7067 Жыл бұрын
Aad iyo aad
@ahmedfareh1720 Жыл бұрын
@@abishuceyb7067 sual shan iga jawaab macalin wa maxay sobabta pyramidska ku yaal Egypt loogu isticmala dollarka American ka
@alimohamed91072 күн бұрын
Professorkan in la KEEDIYO WAXYAABAHA TAARIKHDA U sheegayo AYAA loo BAAHANYAHEY
@biitaaleofficiall385Ай бұрын
Asc prof waxaan rabaa meel aan kaala soo xariiro
@sstrader7024 Жыл бұрын
Ustaad email aan xog ku wadagno ma leedahay ama meel laga soo xiriiri karo
@abishuceyb7067 Жыл бұрын
Fadlan kaaga halkan ku soo qor. Mahadsanid
@abdullahimohamed5432Ай бұрын
Ninkan waxba ha weydiin waa nin ay u dhamaatay yaa ku yaqaan xaggee ayaad ka keentay qshinka aad qu beyso horta yaa ku yaqaan xaggaad wax ku baratay anigu waxan ka soo baxay isguulaadkii carabta ee xamar ku yiil washing aad daldaleyso anigu weligey ma maqlin iska seexo sidaas ayey ila tahay haddii aad diido qubxiga aad shegeyso qof kaa maqlaaya ma jiro
@diinimohamedali4794 Жыл бұрын
Waxaad isku xilqaantay faham ka sinjikena jirtankena io samynaha kulaheen dunida oo ilaa hada ku leenahy aniga ahaan meelo badan kamida qaarada cagaaran barakeesan soo maray somalika xataa asigo waayo aragnimo badan io aqoon mid luqad sidaas u badneen yaqaan waa ka dhax muqda qofka somalika
Anigu reer puntland ban ahy Bucurbacayr waa jiraa waana sax hadalkgu❤
@amahmud4132Ай бұрын
Mashaa allaah professor jazaaka allaah
@Moha-Galayr Жыл бұрын
Guuleyso ader
@ShukriAbdinoor68 Жыл бұрын
Mahasanid prof🥰
@MiiraMiiraАй бұрын
Asc prof mahdsanid aniga xafada uu shegayo ayeeyaday ayan ka maqli jiray allaha u naxariste baraaka cabdo😮
@abdisamadhassan2011Ай бұрын
😂
@ibrahimahmedmoalimu6627 Жыл бұрын
ustaad anigoo xushmad kuu haayo oo aana ku dhaleeceynayn waxaan ahay Qabiilada hada aad sheegtey. awoowyaashayadane taariikho bay inooga sheekeeyen. ee please cadayn keen in qabiiladaaan aad. sheegtey faracoodi kasoo jeedaan yahuud
@abishuceyb70672 ай бұрын
CADDEYN IYAGAABA KULA DIYAAR AH.WAXAY KUU SHEEGAYAAN IN AY AWOOWEYAASHOOD AHAAYEEN IYAGUSE WAAD ARKEYSAA WAA MUSLIMIIN SALAADDA TUKADA SOOMA CADDEYN IYAGAABA AFKOOD KAA.ODHANAYA WELIBA QORAALO QADIIM.AH BAY KU TUSAYAAN.
@ibrahimahmedmoalimu66272 ай бұрын
Dadka uu sheegay anigaa qabiilkayga ka mid ah kawaran asagaana iigu horeeyo aan ka maqlo
@lathany.3537Ай бұрын
Prof maxaad noogu qori weydey buug hadaa ore u qortey halkee laga helaa noo sheeg ❤❤❤❤❤
@Bashir-n5qАй бұрын
Waxajiray gabaygi aha malba buculbacayrba kudhalay barigu nolaye
@alinormohamed8315Ай бұрын
Maalin yahuud hanagula cararina malina amxaar iyo waxdaran ee isxasiliya soomaaliyeey.
@ZakariyeEnowAbdullahiАй бұрын
Maclimow Garxir mahan. Waxawaaye Garaaxir?
@drnurshire8356Ай бұрын
Adeerow yahuud warkooda naga dhaaf, wa intaa ee Somalia sheegtaan oo anaga leh dhahaan, tabar aad ku difaacdidna ma lihid, ee afkaaga iska qabso wa talo
@abdisamadhassan2011Ай бұрын
😂
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392Ай бұрын
Waa sax anagoo meelkasta ka guban hadna hadii aan sii dhahano yahuudaa meeshaa maalin soo martay haday nagu soo duuli doonaan😂😂😂 adeerow naga dhaaf tabar uma heleynee....amaan allah somaliyeey ninkaan yaa yaqaan naga qabta😂😂😂😂😂😂
@Cabdiqani-k5bАй бұрын
Maxaa ku kirs in yahuud yimadeen mise wax walba inaynu taariikh ka dhigona syaynu jeclennahay
Waliginba abtir aan jirin saa usameysta war umada kala hor tag waxan
@amahmud4132Ай бұрын
@ Adiga hadii aadan asal iyo tixraac aadan laheym miyaad nagu qaraarre?
@KhaalidKhaalid-x2oАй бұрын
@@amahmud4132 maxaa lagaga qarari sidado kale abtir aan jrin oo 2024 la sameyey kuma abtirsado orom
@ciiltireoongooye2537 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤ Guuleyso prof.
@abdulahimuumin6961Ай бұрын
Waankufahamney inaad tahay dilal yahuded
@abrahamojegalitarianism6850Ай бұрын
❤❤❤ mahadsanid jaale
@XasancaliAadan-d6jАй бұрын
Hadii dhulka isku furnaa doonida ma dhulkay ku socotaa oo taayro may lahad xaalka mhdsnd
@habiiboabdalahussienАй бұрын
Maasha Allah
@abukarabdi528316 күн бұрын
Abwaanka waxaan ku weydiinaa bucur baceyr iyo Geeddi Baabow marka aan eegno dhaqankooda oo la yiri gabadha soomaalida habeenk la guri geynayo iyaga ayaa loo geyn jiray oo bigra jebinaayo ma runbaaa
@nevergiveupallahwithyou9646Ай бұрын
Bookta aad waxan ka aqrisay iyo ref noo sheeg mudane warkaaga waa war shaki badan ku jirro u jeedooyinka ay daaran tahay.
@Myo-v1k2 күн бұрын
Free Abu Shuceyb
@lilcuzzwhitemoeАй бұрын
WAR DADKU DHAMMAAN WAA ILMA NEBI ADAM , ILAAHAY SWT IYO RASUULKIISU SCW WAXAY NOOSHEEGEEN WAXAA WALAALO AH OO ISXIGA WIXII MUSLIM AH , GAALADUNA WAA CADOWGA ALLAH IYO UMMADDA MUSLIMKA AH , INTAAS WAX KA DUWAN CIDDII WADA WAA DAD HABOWSAN EE ILAAHAY SWT HASOO HANUUNIYO
@aishanureini9446Ай бұрын
Soomaali yahuud madow
@AxmedMahmed-j5bАй бұрын
Waa 2000 oo sano ka hor taariikhdani
@BosAli666-lq7ru Жыл бұрын
Mahad sanid madax sare thanks
@louganwolfe-ng1ssАй бұрын
Hhhh aqonyahan somaliyed oo rer djibouti
@HassanAli-h9pАй бұрын
Free abdi shuceyb
@mohamedahmedmohamed5419 күн бұрын
WAR KAN WAA ALKOLISTE DULLI AH WARYAA BEENTA KA DAA UMMADDA BEENTA AAD AFUFEYSO. ORODO MURAYADA ISKU EEG XAYAWAN YAHOW DULLIGA AH SOO ADIGA MA'AHAN KII AAN AQANAY MISE MID KALE AYAAD NOQOTAY???
@mohamedmohamud-zi2mm23 күн бұрын
ilaahay dadka israaiil dhulka kala duwan uu uqaybiyay...وقطعناهم في الارض امما منهم الصالحون ......asxaabu sabtiay ku soo dagtay
Wakhti Rasulka scw, yuhud Islam ah way jireen, Wana warcad oo la ogayahay inay dalkena uso talaben, imkana wa Somali lamana takorayo lkn tariikhdayada wanu baranyna wxd tahayba adiga laftarkagu Ku laabo tariikhda Islamka kadibna ka somalida baro, quranku kama hadal somalia Dadka uso talaben caqli Ku dar
@sahrasahra2292Ай бұрын
ODAGU CIMRIGIISU 10000 SANO MIYUU JIRAA MISE WAXLOO SOO DHIIBEY
Qolo shabeelooyinka daggan oo af aanan fahmen ku hadlaya oo hay’adaha caalamiga si gooni ah uga warhayan oo dad cadcad u imaadan si gooni ah baa gabar aan aqaan ii sheegtay waanba yaabay.
@abishuceyb70672 ай бұрын
MUBARAK.AW DHEEGLE BARIIRE Tuulooyinkan bay degan yihiin.waxay la degan DIGIL.
@OMARAhmed-cd6chАй бұрын
Afka ay ku hadlaan waa Afka maayga, dadkaan 8 fac ayeey deganaayeen somalia, 1960KII ilaa maanta dawlad kasta oo somalia soo martay qeyb ayeey ka ahaayeen heer waziir, xildhibaan, saraakiil ciidan, safiiro iyo jagooyin kalaba waa dad ahlu diin ah badankooda waa beeraleey.
@OMARAhmed-cd6chАй бұрын
@@abishuceyb7067 3DA MAGAALO WAXAA WADA DEGAN BEGEDI, DIGILKA UGU SOKEEYO WAXAA AY DEGAAN WANLA WEYN IYO QORYOOLEEY.
@omarali-cn8erАй бұрын
Baraka Cabdow waye ee ma aho Barak Cabdow, rali ahow ha na qaldi !!!!!
@AbdinasirYusufciseАй бұрын
War lagumaqaldaaya somaalida ayagaa magaca soomaaliyeeyay. Ooyiri baraako ee. Waa. Baar. Horey miyaadan umaqlin yuhuudbaraag. Ninkii ladhihi jiray ee madaxdii yahuuda ka mid ahaa. Anigaa og oo arkay dadkasoo jeeda. Mubaarag iyo awdheegle. Oo baraag. Ladhaho wey somaaliyeeyeen oo waxey dhaheen Bamako. Axmad Bamako. Cabdow baraka. Haa wey jiraan magac yadaas sida. Daarta xamarweyne. Kutaalwadada fifa rooms. Ee bin kuweer. Waa yahuud magacaas. Waxaa jira wasiirka amniga yahuuda. Oo ladhaha bin qafiir. Iyo. Bin yamiin Nathan yaahuu oo reysal wasaaraha ah waa run hadalka. Arfasoorka xabad been ah kuma jirta
@Qasaye-v1fАй бұрын
Adbad umahadsantahay barfasore
@AxmedMahmed-j5bАй бұрын
Scwaww❤❤❤❤❤scwaww
@SAIDIBRAHIM-yl1un2 ай бұрын
Malasocotaan somaliyay in faraciinta ay somalida kaso jeedan
@abishuceyb70672 ай бұрын
JAVILA?
@asanms2352 Жыл бұрын
Hetshasut meeshii ay kasoo gashay gobol sanaag waa loogu magac daray waxaana la dhehaa Hadsasha
@BOOTAAN72 Жыл бұрын
banii qaynu qaac sow kuwii madiina rasuulka heshiiskii uga baxay ee dagaalkii axsaab lagu laayay ragoodii dhamaa 800 oo nin caruurtii iyo dumarkiina la qayb saday goormeey muslimeen proffasoore
@AbdirahmanDhagafe3 ай бұрын
Kulama qabo…. Banuu qureyda iyo rer banuu qeynu qaac meel ay ku muslimeen ma maalin in ay nabiga (NNKH) ay ku wacad fureen , ninkii hal-naaskeed gaarana waa ladilay, intii hartyna ma aynan muslimin. Dib ugu laabo awoowe.
@abishuceyb70672 ай бұрын
KUWA INALA JOOGA WAA MUSLIMIIN.WAY ASHAHAATAAN WAYNA TUKADAAN EE ADIGU MA DILI LAHAYD RUUX AAD ARKEYSID INUU ASHAHAADANAYA SALAADDANA TUKADA?MIYAAD DILI LAHAYD?
@MedIbrahimidrissIbrahimАй бұрын
Mamnuc lama dili karo qof ashahadanaya
@mohamedsaeed3506 Жыл бұрын
Subxanalaah...bal eega odaysgani waxa uu ku hadlayo waxaanu isku sheegayaa aqoonyahan ....anigu Somali aqoonteeda waxaan ku nacay waa hadal aan sal iyo raad lahayn ... marka hore odaygan 19 mirir hadalayay ee aqoonayahan isku sheegayaa inoomoo sheegin wax daliil ah ama markhaati ka ah hadalkiisan ...inooma sheegin hal boog oo taariikhdaa ka waramaya ...inoomo sheegin meel ay ku qorantahay waa iska hadal markaa adeer ma nabi ayaad tahay oo waxa afkaaga ka soo baxa waa xadiis waanu iska qaadanaa sow maaha .
@abishuceyb7067 Жыл бұрын
Cashar aan caddeymo wadan abidkay sooma jeedinin ee si deggan u dhageyso.
@ciiltireoongooye2537 Жыл бұрын
Miyaadan dhageysan?maxaa kaa qalddan?
@diinimohamedali4794 Жыл бұрын
Ma waxaad rabtaa tariikhda buukaagta gaalda qortay lasoo guuray saxb somali muslim waaye yahuuuud io nasaaro_raali kama noqonayan hormarkeena tariikhda waydaba rogaan lkn anaga alxm sheeko wax isku soo gaarsiina waana kala xafidna tariikhaha
@ciiltireoongooye2537 Жыл бұрын
Mucalimka wuu soo gudbiyey caddeymo cilmiyeysan,ee si wanaagsan oo deggan u daawo unable dhageyso ileen af somaliga uu ku hadlayo waa fasiix la garan karo.