Lacagtaan waa lacagtii cali mahdi maad runta sheegtid
@AadanAbdi-e1dАй бұрын
N 50 Cali mahdi ayaa lahaa. Lahayn dawladdii soomaaliya.
@AdamhassanSheikhАй бұрын
lacagtan dawladii siyaad bare maba jirinba waa tii cali mahdi
@Fowzia69Ай бұрын
Cali mahdi ma madaxweyne Somali ayuu ahaa mise madaxweyne yaasha biliqadiisomalia ka dhacday d arki xukunka qabsaday ayuu ahaa Mida kale lacagta an 1990 ayaabla sameeyay
@casalasal6466Ай бұрын
WARYAA RUUFYAN BEENTA UMADA KALA TAG BEENLOW BARAKALAWE AABE SIYAAD XILIGIISII N50 IYO N20 MABA JIRIN EE WAA LACAGTII CALI MAHDI LACAGTII AABE SIYAAD 50 SHILIN 20 SHILIN 100SHILIN 500SHILIN 1000 SHILIN AYEY AHAYD LACAGTII CUSBEYD ANIGAANA HAAYO LACAGTII CUSBEYD SHILIN AYAANA KU QORAN TAN KALE SOMALI AWALBA 3DAAS WEY MAQNEYD ADER TAN SHAQEYMEYSEE BEEN KALE LA IMOW
@abujole3992Ай бұрын
Comment raadis wayey
@ahmedomar9953Ай бұрын
Wax uusan garanayn buy dhex dabaashay
@YusufTalisАй бұрын
Waxaad sheegeeysid iska hubi Waa lacagati cali Mahdi xitaa Mogadishu kama wada shaqeeyn ee waxeey ka socotay qeeyb Mogadishu ka mid ah
@xalwoxasanlaylo3395Ай бұрын
Somaliya haisracdo aamiin❤❤❤❤❤❤❤
@abshirkaantiАй бұрын
HAsugin😢
@BagagacАй бұрын
dawladii siyad bare kama dambeynin damiir ama dawlad ama cadaalad
@sayidka6911Ай бұрын
Cadaalad & damiir miyaadba ku sheegtay ina siyaad bare hhhh Alloow alle.
@SafiaJama-s4cАй бұрын
N50 Dawladii Siyaad bare mabay jirin ee ma Tii Caydiidbaa?
@omhajar69Ай бұрын
Waqooyiga muqdisho
@ismaaciildahableАй бұрын
caydiid xita may ahayn ee cali mahdi baa isticmaalayy waliba waqoyiga muqdisha bes ayay ka shaqayn jirty abgaalka meesha u xamar ka dagan yahy sida kaaran sanca maana boliyo ayay la shaqyn jirty
@KhadraJibrilАй бұрын
aan ku saxoo ee Dawladdii Siyaad Bare ma ahee waa Lacagtii Ali Mahdii Sameystay, Ummadda Ha maran habaabiin, Waxaan filaa qolofkaga iska weynee Aqoon la'aan ayaa ka haysaa, warbixinta dib isaag sax
Kan waa kii iraben kuwii burburiyey Somalia 🇸🇴 Allah baa talo ku filan
@kaafiartan7788Ай бұрын
Waxadan aqoon u lahayn baad noo ga waramaysaa lacgta waa xiligee yaase soo daabacday iska hubi intaadan public noogu waramin
@teemwashamsi1704Ай бұрын
Hhhhh Siyaad barre wax N la dhaayo ma jirin. Allaha u naxariisto Siyaad barre Amaanka ugu dadaal. Muwaadin uu ahay.
@ashaismail713Ай бұрын
Adeer N50 goormay ahayd? Taariikh da dib u raac adeer
@Khaliil0yt12Ай бұрын
Hada lacagtii somaliya oday ganacsade ah oo.jimcale la dhaho baa gacanta ku haya iyadoo dollar oo hawo ah dal ba'ay war meeshan somaliya nin walba calankiisa ha qaato waxba ma yaalaane
@HannamzqАй бұрын
Waxan u arkaa saddexaad
@hah7064Ай бұрын
Waxaad sheegtaad garanwayday
@sahaladan6495Ай бұрын
Kkkkkkkk Siyaad lacagtan ma jirin
@KhadijaMuuse-g3mАй бұрын
Adiga wixii aad inoo keentay ,adiga lee fikrad ka dhiibo😮
@mamaaasiyo7315Ай бұрын
Lacag somali 50 gaduudbuu ahaaye taas maba xasuusto