Yaxye hunter Sxb fiidiyowyaasha la soo dhaqso Afka io keysanana ku soodar
@ifrahhersi75549 ай бұрын
Masha Allah tabarakallaah gabadhu cod dahabdanaa 😊🥰
@mukhtarfidhiidhe189 ай бұрын
Sidan ka daa oo waxaad samaysaa tartan Hal Hal hees ah u qabo sidan way iska qasayaan ee. Bureeqa & Deeq Baari talented ❤
@AbdihakiinHuseen-m4r9 ай бұрын
Mahadaanid from Somaliland 💚🤍❤️✊✊✊✊
@SayidMaano9 ай бұрын
we are,Somaliland ❤❤
@ahmedmohaa47359 ай бұрын
Deeq bari sxb qoftaan wey kugu soo baxday
@MusharafOne9 ай бұрын
😂😂😂 labadaan wey isku soo baxaayaan
@nasranasra96389 ай бұрын
Mashallah deeq bari❤❤❤❤❤ god ble you will qali❤❤❤
@QatraAbdi9 ай бұрын
Anaga fikirkenaa waa iin liskudara labadan 😂😂
@ayamanitta9 ай бұрын
Machallah dek il a bon voix❤
@ismailali-gf6vn8 ай бұрын
Lama daawa karo Refree maleh cayaarta 2 da hees ee ugu horeysay wee qaladay gabadha Hal eray kaliya ayaa lagasoo qabsanaa hees xaraf kale kusocota😢😢😢😊
@maxamedaamin63249 ай бұрын
Duriyada is not easy😅
@wondercinema17739 ай бұрын
Yahye,next time ka dhig bureeqo iyo kedsaney.
@ubaxmohamed78129 ай бұрын
Jah way isku nuurayaan ❤deeq gabadhayada ma kugu darnaa😂
@AliSalad11229 ай бұрын
Wow Wonderful voices 🎉🎉🎉
@khertoabdi1159 ай бұрын
Keep going my Brother yaxiye hantar
@deeqayare46769 ай бұрын
Yahaye hunter 😢 waxarawaa inaa waxkuladuuwo😢😢😢
@daganesiyad72308 ай бұрын
sxb qolyahay waxey qadeen heeso qaldan, wayo eray qaafiyada laga raaca, not xarafka ukabilawday, tusaale 2 hees ee gabadha uguhoresay bilawga xarafka bas waaye lkn heesta wa qaafiyada ( xarafka so lalaabta)... hestii cashaqba ba ijareestay wa J not C.
@abasmohamud60819 ай бұрын
yahye hunter labadana sii ku dara sxb wayi si ku soo baxayana zhp
@sidiiqcali31929 ай бұрын
HeezaHa reer Somaliland waY dhaLeene hakuLa tartamina😂😂
@Ninweyn-9 ай бұрын
Inlagu Soo Fariisiyo Waaye Fanan
@CibaadoDaud-ey4ol9 ай бұрын
Fanaanka codkiisa waa boqolkiiba boqol❤❤
@Siciidbashaash9 ай бұрын
: ♥️boqorada qoraalkayga aqrinaysa nafta ku baahan😂😂💔🥺😂❤😢😮❤
@NajaHAhmeth-m1s9 ай бұрын
Bureeqa is best weliga duriyada haka shakiyin weliga❤😂