Yassin Axmed Digfeer Ahun & Sahra Ileeye Ahun | Heestii Cibaaro

  Рет қаралды 106,355

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Күн бұрын

Пікірлер: 20
@yuskahassan7020
@yuskahassan7020 Жыл бұрын
Xasus ❤2024 hestii canabey❤my favourite song ❤
@MaxamedCali-us7xg
@MaxamedCali-us7xg 10 ай бұрын
Cawaa oo ay taariikhidu tahay 6/03 /2024 ayaa dhagaysa wax kumarqayaa magalad hargaysa qalbiyga waxa kadhex kuuxaya arimo far badan hadda iga danbayso isooduce walal like dhac kusii inta iga danbaysay 😢😢
@RadioQaraami
@RadioQaraami 2 жыл бұрын
𝗢𝗻𝗲 𝗢𝗳 𝗠𝘆 𝗨𝗻𝗶𝗾𝘂𝗲 𝗦𝗼𝗻𝗴 ❣️ Cibaariyo aduunyada Cusri Lagama waayee Anoon Laba cidood dirin Ciiltire ku filan iyo Noqo curad u kaca oo Kala dirir cidhiidhiga Caynkaan rabay ma noqonine Iga cayn wareegtaye Waxa igala sii culus Ceebla oohinteediyo Calool xumada haysiyo Is ciil kaambigeedee Ana caawa inanyahay Talo igu cadaatee igu cuslaatee Dawada lay cabsiiyiyo Cirbada Laygu mudayaa Caashaqa ma bi'isaa Caafimaad ma Leedoo Caashaqa ma Bi'isaa Rag inuu cataabaa Ceebtiisa weeyee Waa inuu sidii cadow U calool adkaadee Cirku kuguma Soo dumin Calafkaana muu go'in Hadaad ceebla weydee Candhuuftiyo ILLAAHII Ciida kaa abuuree Cad nool kaa sameeyiyo Cawadaada kaashoo Ciriq haysku beerine Waxaan kaa codsanayaa Ha cadibin naftaadee Is cel celi itaalkaa Carwasaadka daayoo Is cel celi itaalkaa Canabeey ILLAAHAY SW Cimrigaaga dheeree Car caraafna kuma bado Kaa xoree cadaabkoo Haku seexan ciil beri Curadkaagu wiil iyo Afku caano Ley noqo Cadowgaaga kuu daran Caku iyo hah diisiyo Carabkiisu kuma karo Caashaquse waa belo Ciyaar wuu ka weynyee Ana caawa inanyahay Talo igu cuslaatee Dawada Lay cabsiiyiyo Cirbada Laygu mudayaa Caashaqa ma bi'isaa Caafimaad ma Leedoo Caashaqa ma bi'isaa Raxmaanku haw naxariisto Labadaba🤲
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@RadioQaraami
@RadioQaraami 2 жыл бұрын
@@caweyskadalmar Mahadsanid sxb🙏
@sareedoothman403
@sareedoothman403 Жыл бұрын
Thank you so much bro
@RadioQaraami
@RadioQaraami Жыл бұрын
@@sareedoothman403 U Very welcome Sister.👍
@abshirsulub4927
@abshirsulub4927 6 ай бұрын
Amiin 🤲🤲🤲🤲
@somalisomalidhalay3609
@somalisomalidhalay3609 6 ай бұрын
Fananada faadumo dhimbil weeye alle ha u naxariisto😢
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 ай бұрын
Sidee ku ogaatay, bal ii sheeg
@somalisomalidhalay3609
@somalisomalidhalay3609 6 ай бұрын
Maaha sahara illees
@ahmedindho6443
@ahmedindho6443 3 жыл бұрын
Sahra ilayes mahaaa
@abdiqaniabdinuur6948
@abdiqaniabdinuur6948 10 ай бұрын
2024 baan waano ahaan u dhegeysanaya xadiiskan
@shafiaden2220
@shafiaden2220 Жыл бұрын
xusus wlhy 2016 ayan dhegysn jry mar an dire dawa jogy wa hesihi an ku murqmi jiry
@ahmedindho6443
@ahmedindho6443 3 жыл бұрын
Anu riwayadan live ban ku dawadaye hargayesa sahara ilayes marka ma ahayen fananand xata qof carurar baye ahayed malaha
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Fanaanadan waa Sahra Ileeye ma aha Sahra ileys
@zelma_ahmet
@zelma_ahmet 11 ай бұрын
Saynab Cabdilaahi weeye
@axmedcsalaan6005
@axmedcsalaan6005 6 ай бұрын
​@@caweyskadalmarHeestaan waxaan qaaadaya waaa Yasin Ahmed digfeer iyo Siraad Abdulle Ugaaas oo ka wada tiranaaa kooxdii xooga dalka ee horseed
@CkhadarIbraahim
@CkhadarIbraahim 7 ай бұрын
Ubaa
@somaliislamicchannel8951
@somaliislamicchannel8951 4 жыл бұрын
WALALO ADUUNKA CIS IYO SHARAF KU NOOLAD AKHIRON JANNO KU NOOLAD WALAALO KA QAY B QAATa HORMARKA CHANNELKA OO FADLAN #SUBSCRIBE SAARA
Axmed Yasiin Digfeer & Siraad Cabdale
16:50
Hal Abuur channel
Рет қаралды 210 М.
Siraad Cabdulle & Yassin Axmed Digfeer Ahun |  Heesta Boodhari
18:09
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 22 М.
Amina Cabdillahi Ahun, Sahra Axmed Ahun, Axmed Mooge Ahun & Cabdiqadir Jubba
9:55
Ismoodsiis
13:30
Shey Mire - Topic
Рет қаралды 309
Digfeer iyo Sahra Ilays (Haaygu nicin hanti la'aan)
9:53
Duul Media
Рет қаралды 5 МЛН
Dunidan Cabdi Tahliil Warsame
8:02
VivaSomalia1
Рет қаралды 617 М.
Mininkiinii
11:30
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 23 М.
Siraad Cabdulle & Yassin Axmed Digfeer  Ahun | Heest Shalila
10:23
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 158 М.
Sahra Axmed Jaamac iyo Digfeer | Markuu Geelu Ubadkii.
8:40
Keydka Suugaanta
Рет қаралды 1,4 МЛН
Barasho
10:59
Xasan Adan - Topic
Рет қаралды 4,7 М.