Amina Cabdillahi Ahun, Sahra Axmed Ahun, Axmed Mooge Ahun & Cabdiqadir Jubba

  Рет қаралды 4,505,934

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

5 жыл бұрын

💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
somali music
dhaanto dhanto hees somali music somalia waaberi caweyska dalmar dalmar46 somalia somaliya djibouti jabuuti muqdisho mogadisho hargeysa jigjiga hargeisa burco budul kafeya staahil geenyo salma shabcaan las qoray bosaaso galkacayo berbera kismayo baydhabo beledweyn dhuuso mareeb jowhar marka dhagax buur ogaden jig jigga jiga duire dhabe goday east africa gaarisa garowe canood Djibouti people Somalia

Пікірлер: 843
@wardichannelforeducational228
@wardichannelforeducational228 Ай бұрын
Allow kuu naxariiso AHMED wuxuu nooga tagay c kream oo manta booski aabihi noo galay hadanu SOMALILAND nahay. Ajar iyo ducaba wuu ushaqeyy. 😢
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Ай бұрын
Aamin
@Stoptheagression.
@Stoptheagression. 3 жыл бұрын
Hadaad Geed meel kabeerto, garaac iyo Godin udiido, Gu'yaal badan aad sugeysay, haduu gooni isku taago. Full of wisdom cajiib
@nasrakiinnasrallah6476
@nasrakiinnasrallah6476 3 жыл бұрын
Kkkk heesaha imika kwrn dhin dhin yartu dhin dhin
@Who_are_you900
@Who_are_you900 2 жыл бұрын
@@nasrakiinnasrallah6476 😅😅😅 wxs dhalinta facayga e musica jcl bay ugu baxdaa lkn tani waa cajiib .... Ma garan sheekada gunta leh.. Ha isoo guud marinee Maahmaah waa laga gudbee 😁 Hadad geedi meel u tahay Intan gaadhigu dhaqaaqin Meel ban yara gaadhi' laa Isoo gaadh ha gaanbininee. Ka saar galka seefta.. Goob joogba ha loo noqdee. U sheeg guurtida kalena.. Gorfeynta hala wada maqlee 😅😅 wxn yareyn bu ugu jawaby lkn maskaxday kasoo maaxata cajiiba!
@afaarax6322
@afaarax6322 Жыл бұрын
Waa jacayl aad guur ku dhabayn wayday geedku...
@alishyunis3429
@alishyunis3429 Жыл бұрын
@Nasra kiin Nasrallah kkkk fananyasha Qarniga wax sosaar Maleh anke wa baxi iyo Qohoti ba kuqasbeen in aay Fanaan mithalan La dambi Duruuf ceeb Maleh....
@HappyCave-pf3ys
@HappyCave-pf3ys 2 ай бұрын
​@@nasrakiinnasrallah6476of 😅😅8
@ugazzhire9581
@ugazzhire9581 Жыл бұрын
Wayo wayo wlhi Alla maxuu fan Ahaa bal Dey waxa Erayo macan lagu wada hadlayo 🥰😮 Nasiib xuno aniga iyo kuwa igu jilkaa waxan nasib uyeelanay wax Aan lagu tilmaami Karin fananin 🥰24/Oct/2022 =Baan soo boqdey old is gold 🥇 🥰💕
@muhyadinkassim8528
@muhyadinkassim8528 3 жыл бұрын
Dhageystiga kama dalo wlhi inte Ahmed mooge iyo sahro Ahmed alle ha idin naxaristo amina Abdullahi iyo abdiqadir juba alle ha idin siyaadsho cimriga iyo cafimadka idinkana amin amin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@faadumomaxmed1436
@faadumomaxmed1436 2 жыл бұрын
Cabdiqaadir yaa waye apwe kan danb miyaa mise kan caatada ah oo heesta hore qaadaayo
@bilana289
@bilana289 2 жыл бұрын
@@faadumomaxmed1436 Waa ka heesta qaybta hore qaadaya
@abdirahmannoor9824
@abdirahmannoor9824 3 жыл бұрын
Amina cabdillahi ❤️ Hadalku gees kama rarnee warkuba wuu gabanyee xisabta ugee kagoo ayaa dib ugurasha lee 🔥 dartaa 100 jeer 😄 allow cimridher kusii
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamiin
@noorjimale684
@noorjimale684 3 жыл бұрын
Aamina Abdullahi weli waynoshahay ayaan filayaa sxb sahra axmed ayaa dhimatay Aun
@moha.abdi1
@moha.abdi1 Жыл бұрын
2019 dhamadkisi anigoo dire dawa jooga ayaan arkay aamina cabdilahi iyo AUN cabdraxman dheere oo dhakhtar ku socda markiba waxa igu soo dhacday riywaayadii Beeney waa run Wajigeeda waa la aqoonsan Aun sahra axmed iyo axmed mooge Allah cimriga ha u raajiyo amiina iyo juba Dawladii somalia 🇸🇴😭 Hoboladi wa bari😪
@Cawil.Gaashaan
@Cawil.Gaashaan 2 жыл бұрын
Subxaanallaah anoo ilma yar ah ayaan k daawan jiray ETN TV Bosaaso 2006 maantana anigaa aabe ah. Old is gol and good memories
@ahmedsabtoow6628
@ahmedsabtoow6628 2 жыл бұрын
2006 aa 19984 ayaa u soo taagnaa
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 2 жыл бұрын
Sxb Anigu iyado Live ayan ku dawadey tiyetaarka hargeysa waxey Aheyd Riwayad Qaliya waxana Alif Abwan kii weyne ee maxed Aadan dacar oo imika degan hargeysa
@maxamecabdicilmi6706
@maxamecabdicilmi6706 Жыл бұрын
@@xuseendhangub9704 xuseen dhangub sxb waxaatay waaya arag
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 Жыл бұрын
Kkk Anigu Riwayad aya ku jirtey hestani waxana National theater hargeysa ugu dawaday Levi
@mohammed-jama
@mohammed-jama 5 жыл бұрын
ERAYADII.MOHAMMED AADAN DACAR RABBI RAALI HA KA NOQDE❤🤲
@user-tg3pk6eq4m
@user-tg3pk6eq4m 5 жыл бұрын
Mohammed Jaamac Aamiin Aamiin Aamiin yaa allh
@mahadljama4578
@mahadljama4578 2 жыл бұрын
Riwaayadan waxaa iska lahaa Sangub Allaha unaxariisto
@ibraahinmaxamuud3711
@ibraahinmaxamuud3711 3 ай бұрын
​@@mahadljama4578wll riwaayada waxaa iska lahaa maxamad aadan dacar abwaan huryo.basbaas.meecaad miigane.sangub riywwaday la matalayeen lkn riwaayada dacar baa sameeyay bilowga riwaayada waata lagu sheegayo abwaanka sameeyay KZbin kasoo daawo
@fardousadan9298
@fardousadan9298 Жыл бұрын
Ruwaayadii beeney waa run intii dhimatey ilaahey ha u naxariisto inta noolna ilaahey ha xifdiyo midhaha waxa leh abwaan maxamed aadan dacar xafidulaah
@abdinoorninweyn2076
@abdinoorninweyn2076 3 жыл бұрын
Hi somaliyey dadkaygow waan idin jeclahy 100%
@SareyFarah
@SareyFarah 10 ай бұрын
❤THANKS CAWEYSKA DALMAR❤ Heestii ❤Gaamuraan❤ luuqyadii Sahra ahmed jamac Cabdi Qaadir jubba Aamino Cabdullaahi Ahmed mooge liiban💯👌 Still I'm listening this ❤14-09-2023❤Thursday 15:15pm😊
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 10 ай бұрын
Walaal adiga muddan
@iamrefugee6994
@iamrefugee6994 5 жыл бұрын
Galabta isniin 11 bisha 8 2019 aniga ka dawanayo faransiiska inta iga dambeyso liketa
@Nimco696
@Nimco696 5 жыл бұрын
Ana kasi danbeya lkn bishu waa 12
@dahirfarah5011
@dahirfarah5011 5 жыл бұрын
Anigaa idinka danbeya maanta bishu waa 13
@rahmoahmed2805
@rahmoahmed2805 5 жыл бұрын
@@dahirfarah5011 kuligin ana idinka danbeya wa 16 bishu🤗😍
@dr.naimaomargaras4965
@dr.naimaomargaras4965 5 жыл бұрын
anaa idiinla dawanaayo 17/8/2019
@seaditeyib9070
@seaditeyib9070 4 жыл бұрын
@@dr.naimaomargaras4965 me to 17-8-2019
@naphizaahmad1599
@naphizaahmad1599 2 жыл бұрын
2021 baa tv ga lagaso daayey ano walikeey arag heestan waxaa iga dhex baxay oo ka jeesan wayey quruxdiisa juba masha Allah 😍🥰
@mohamohay4786
@mohamohay4786 2 жыл бұрын
Jubba wiil marexan from jubbaland lkn axmad mooge waa fanaan an la barbar dhigi karin.
@amiircabdiaskar3650
@amiircabdiaskar3650 Жыл бұрын
Hhhhh
@ugaazahmedshire91
@ugaazahmedshire91 Жыл бұрын
Old is Gold waguu fanka Somalia sharafta lahaa Alle maxaa nasiib xumahay Saa idinma soo garine😰🥰
@munoaxmedcumar7377
@munoaxmedcumar7377 Жыл бұрын
Old is gold
@webiofficial4386
@webiofficial4386 3 жыл бұрын
Hda 2021 dhageysaneso liketa haila dhaafin🤦‍♂️✌
@mohamedabdi2157
@mohamedabdi2157 3 жыл бұрын
Aniga dageysanaya habeen qamis so galeyso January 27/2021
@safamuuse2120
@safamuuse2120 3 жыл бұрын
@@mohamedabdi2157 anka daawanaya
@mohamedabdi2157
@mohamedabdi2157 3 жыл бұрын
@@safamuuse2120 🙉🙉🙉🙉🙉ani miya idawaneysaa 🤭🤭🤭😂😂😂😂😂
@ceeblasandheere9120
@ceeblasandheere9120 3 жыл бұрын
Ruwaayadi eykujirtay magaceed
@madarchannel6672
@madarchannel6672 3 жыл бұрын
2021ka yaa ila Dhagaysanaaya heestan Allaw u Naxariiso Sahra Axmed Ahmed mooge
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamiin
@adnankafi4035
@adnankafi4035 2 жыл бұрын
Hees yarantaydi an dhagaysan jiray mantana bishu waa 29.9.2021 in kampala uganda ❤
@sadad6299
@sadad6299 2 жыл бұрын
My big sisters used to listen to this songs when I was a kid in Somalia I really love it i miss my country good job 😘❤❤❤🌷🌷🌷🙏🙏🙏👏👏👏
@aabaqalaay6151
@aabaqalaay6151 2 жыл бұрын
6666th
@khadarmaxamed2558
@khadarmaxamed2558 2 жыл бұрын
@@aabaqalaay6151 ik.8ii..mansh Allahi
@naimanaima473
@naimanaima473 2 жыл бұрын
@@aabaqalaay6151 88⁰⁰
@naimanaima473
@naimanaima473 2 жыл бұрын
@@aabaqalaay6151 òò
@hassanyousouf9256
@hassanyousouf9256 Жыл бұрын
Cmj
@abdirizakothman4619
@abdirizakothman4619 3 жыл бұрын
Tv ga qaranka somalind habeenka jimcaha ruwaayadaha uu soo daayo beenay waryn baan ugu jeclaa waan usoo jedijiray wakhti isomaray
@mahamedaliyi4308
@mahamedaliyi4308 3 жыл бұрын
Old is gold hala hala 😍😍😍😍😍 waxaasaa heeso lagaa dhahaaa
@Qalanjo.14
@Qalanjo.14 2 жыл бұрын
Nloollpppp0oollla zsssshk
@abdirazackohio6569
@abdirazackohio6569 4 жыл бұрын
Allah soomaali nasiib xuma fanka saas u sharfana mantay waxa noo badalay ruunay daba rux iyo ukac jacayl ukac,kuhaay meeshaas,iyo laabta iisalaax balaayo wada uus buuran
@cabdiqaniboss4423
@cabdiqaniboss4423 3 жыл бұрын
Hhhhhhh hada fananka waa sharma boy adun xal qaado
@ahmedfiiraan3383
@ahmedfiiraan3383 9 ай бұрын
Bariguu fanku qiimaHa laha 😊
@Mawlidmaxamud580
@Mawlidmaxamud580 9 күн бұрын
Alle ha unaxariisto 3 kamid way dhinteen halka c juba wali wiil yar yahay ilaahay cimriga io caafimaadkaba ha usiyaadiyo❤❤❤❤❤❤
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 9 күн бұрын
Aamin
@qoojejafaa
@qoojejafaa 5 жыл бұрын
4|egend aan kala dhicin, allow intii dhimaty unaxariiso inta nool'na Cfmdka iyo Cimriga Usiyaadi Aamiin🤲✊💪
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@iqrawarsame930
@iqrawarsame930 5 жыл бұрын
Amiin
@zacahmet844
@zacahmet844 5 жыл бұрын
Hadaad geed beer ka beerto garaac iyo gudin u diido , gu'yaal badan aad sugeeyso haduu gooni isu taago Haduu guudka miro ku yeesho adoo gurashada u baahan lamaha gacantaadu gaadho hadii aad goosan weydo Malabka guudkisa saran Indhahaha gacaltooyadodi naftii gocoshadu ku raagtay galadaa maku sabri kartaaa. Murti iyo maskax ayaa meshan ku dhamaatay🙏 ruwaayadii beeni waa run.
@dhaqanfilms4552
@dhaqanfilms4552 5 жыл бұрын
Abdirizak Ahmed Farah
@mohamedabdihakim8017
@mohamedabdihakim8017 5 жыл бұрын
waaah waaah waxsa kamurtiya dad wadaki hore
@fitahkariye585
@fitahkariye585 3 жыл бұрын
Wa murti dhan , waa sababta aan u jeclahaye in aan dhagesto heesihi hore.
@haykalofficial9532
@haykalofficial9532 3 жыл бұрын
Heeska ereyada iyo laxanka yaaleh zhp
@yusufmohamed3417
@yusufmohamed3417 3 жыл бұрын
Haa wallhi
@ramlanor3713
@ramlanor3713 4 жыл бұрын
29ka-luuliyo-2020😍 heestan waa qaban waaye lkn tan kle iyaga wada qadan aad u jclhy ku raxesta dhagesigeda mac jug waaye heesta kale😋
@abshircarab18
@abshircarab18 2 жыл бұрын
Hhhh heesta kale ee aad fahmeyso anagaa calaacaleyno hadane waa idinka ramla nor hhhhhhhhh
@ramlanor3713
@ramlanor3713 2 жыл бұрын
@@abshircarab18 soomaha waxa Ku raaxesano calacalkina😂
@abshircarab18
@abshircarab18 2 жыл бұрын
@@ramlanor3713 waxaa ugu raaxeysaneyso ayaaba ah calaacalkeena ar adigaaa lkn don't worry hada ayaa idinka aarsanay wlhi ruwaayadan waan jeclahay waa ruwaayad qosol bdn oo lesku daadinaayo
@xayaatulqalbi8758
@xayaatulqalbi8758 5 жыл бұрын
sahra axmed iyo axmed moogi ilahay ha naxariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@AnwarAnwar-kl5uq
@AnwarAnwar-kl5uq 5 жыл бұрын
Usheeg guurtida kalana h.h.h.h Gorfeyn taba Hala wada maqlee
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 Жыл бұрын
YAA DAAWANAYA #01_OCT_2022👁👁 Cod 💯% Laxan 💯% Music 💯% Ereyao 💯% ILLAAHOW u naxariiso sahra iyo axmed aamina iyo juba cimri dherer iyo cafimad ABWAAN DACAR ALLH HAW DHEEREYO CIMRIGA🤲🤲🤲
@abdirahmanruuzhka2474
@abdirahmanruuzhka2474 Жыл бұрын
aniga legend
@dheereyshaafi8454
@dheereyshaafi8454 Жыл бұрын
Juba ma dhiman waryaa
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 Жыл бұрын
@@dheereyshaafi8454 Qoraalka akhri kuma odhan wuu dhintee A USAHRA IYO AXMED AAMINA IYO JUBA CIMRER IYO CAFIMAD SII IDHI MISE WAAD ARKI LDAY
@FahadMohamoud
@FahadMohamoud Жыл бұрын
@@puresomalilander6951 AAMINA CABDILAHINA DHIMATEY. VERY SAD
@user-jc7wf3oo4x
@user-jc7wf3oo4x Жыл бұрын
alle ha u naxriisti manta wa marxuumad amiina abdilahi iyo sahara axmed 😢😢😢
@lovesomaliaplasma3447
@lovesomaliaplasma3447 5 жыл бұрын
Abdiqadir Jubba alla qurux badnaayaa xitaa somalidi horre way naga qurux badnaayeen
@Fawzia87H
@Fawzia87H 4 жыл бұрын
Ahmed my husband always tells me we are getting look a like the dariska madoow so need to move out from this neighborhood 🤣
@lovesomaliaplasma3447
@lovesomaliaplasma3447 4 жыл бұрын
@@Fawzia87H hhhhh when husband does order to his wife,she must act hhh otherwise reerka igu salan
@somaliyalove3997
@somaliyalove3997 3 жыл бұрын
Somalida hadaa '' Allah ha sahlo
@yaasiingalaydh4254
@yaasiingalaydh4254 3 жыл бұрын
love ggg
@KalelaChannel
@KalelaChannel 3 ай бұрын
Jaceyl iyo Xishood is my favorite Somali play of all time.
@mohameddugsiiye7929
@mohameddugsiiye7929 5 жыл бұрын
kama caajiso kamana daalo oo kama xiiso dhaco waaah waah. GORFAYNTA HALA WADA MAQLEEE
@maxamedmaxamuudmaxamed9320
@maxamedmaxamuudmaxamed9320 3 жыл бұрын
Hadaad south africa ka dawanayso like ta hayla dhaafin
@teacherbarre1946
@teacherbarre1946 3 жыл бұрын
2021😎😎😎😎 still murti aan duugoobin Hadaad geedi meel u tahay Hadaad u gol leedahay xaajo Intaan gaadhigu dhaqaaqin Meel baan yara gaadhi lahaa Axyaa Erayo
@dabayl772
@dabayl772 2 жыл бұрын
ii yar yaree ma fahmin 🤣🤣
@QALAS9
@QALAS9 3 жыл бұрын
Somali Mohamed inta daawaneysa like ta ha ila dhaafina gaarsiya 100,000
@faysaltyga4871
@faysaltyga4871 3 жыл бұрын
Old is gold tvga jabuuti kadaawan jirey ano yar🥰
@cabdulaahiaxmed6672
@cabdulaahiaxmed6672 3 жыл бұрын
ss4dr
@bintusadiaabdi1321
@bintusadiaabdi1321 5 жыл бұрын
Markii ugu horaysay heestan VOI baan ka maqlay 2006 Heeso maxay ka yaqanan Ilmaha yar yar legends are always are legends thanks cawayska dalmar
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
You welcome walaal
@seaditeyib9070
@seaditeyib9070 4 жыл бұрын
@@caweyskadalmar Axmed mooge ma ninka heesta danbe qaadaa
@sumayabash3169
@sumayabash3169 4 жыл бұрын
I used to watch this with my grandma. Got so much love 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdiahmed3339
@abdiahmed3339 4 жыл бұрын
A
@solohajiibrahim8496
@solohajiibrahim8496 3 жыл бұрын
Real work of Art, masterpiece
@roobleaxmed8667
@roobleaxmed8667 2 жыл бұрын
@@solohajiibrahim8496 0
@dahirsuldanpro2143
@dahirsuldanpro2143 4 жыл бұрын
Imisa Qofbaa 2020 Ilaa Fiirsan Hooya.. Like Baa Kugu Waajibtay Hadad Qoralkayga Isha Ku Dhufatay
@rukowrukow
@rukowrukow 3 жыл бұрын
77feet us to you in the Middleton's u but do band message for 7utryst drowned on it out understanding 7757 year's upincheuuu7uuud uuu7your will I use a 7PM uuuyuu for the nuur USB e u7y7ltimate buy for payment u
@liizaxusen5533
@liizaxusen5533 3 жыл бұрын
2021 bn dwn kma dalo ilahow u nxrs inta dhimty
@mohamoudosman1723
@mohamoudosman1723 3 жыл бұрын
@@rukowrukow ⁷8z
@mohamoudosman1723
@mohamoudosman1723 3 жыл бұрын
55
@maamehaybe6388
@maamehaybe6388 3 жыл бұрын
Ayaa dawanaya dhamaadka sannadka 2020 1 December malin salaasa ah Like ku booba Allow cimriga noo barakeee aaamin aaamin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@keyfmacalin1537
@keyfmacalin1537 3 жыл бұрын
Anaa dawanayo Alle hanaga samaxee Ameen Alle cimri Dheer hana siiyo
@cabdicaziizgeedi401
@cabdicaziizgeedi401 3 жыл бұрын
Waxwalbo ka bogan hadaan dhageeysato heesi hore 💯💯🔥🙏🙏🙏 2021 kma daalo👌
@hassankhalif9022
@hassankhalif9022 Жыл бұрын
Fan waa fanki oo murti hambarsanay......still my favorite 12/01/2023
@mohamedmohamoud2299
@mohamedmohamoud2299 3 жыл бұрын
Yaa ila fiirsanyo 2021 like isaar he hada iga dabeezo
@abdinasirmohamed4012
@abdinasirmohamed4012 3 жыл бұрын
Riwayada waxa sameeyey Abwaan Maxamed Aadan Dacar oo hada nool Oo degan magaalada Hargeisa. Waxay ka mid ahayd Riwaayadihii ugu qiimaha badnaa ee bari samaadki loogu jeclaa Inta badan jilaayaashi matalayay Badi wayn dhinteen alle ha u naxariisto inta dhimatay, inta noola alle cimriga iyo caafimaadka ha u siyaadiyo aaaaamin aaaamin
@mustafa-bo2dh
@mustafa-bo2dh 3 жыл бұрын
Aamiin Aamiin
@hassan4g942
@hassan4g942 3 жыл бұрын
Ruwayada magaceyd nio
@abdinasirmohamed4012
@abdinasirmohamed4012 3 жыл бұрын
@@hassan4g942 Beeneey waa run
@jablibaax
@jablibaax 3 жыл бұрын
Mise singub
@abdinasirmohamed4012
@abdinasirmohamed4012 3 жыл бұрын
@@jablibaax Singub malaha walal waxaa leh Abwaan Maxamed Aadan Dacar soo baadh adiguna
@abdallamohamed3532
@abdallamohamed3532 4 жыл бұрын
Wallee murtida somali waqooyi bay taalaa guuulaysta.
@hamz233
@hamz233 3 жыл бұрын
*Somaliland dheh wll waqooyi beri bay ahayd. Niyada naga sii daaya😂
@WEHELCHANNEL
@WEHELCHANNEL 5 жыл бұрын
*WALIGIIN IDIN GAADHI MAAYAAN* kuwaan qaadaya yarta malagu haay 😥❌
@jameelahussein1819
@jameelahussein1819 4 жыл бұрын
Waa xaqiq wlanay u garayn waligod@
@ahmedfaarh8336
@ahmedfaarh8336 3 жыл бұрын
Haa wlhi kaaf iyo kala dheeri
@asalkaasal6482
@asalkaasal6482 4 жыл бұрын
intii iga danpaysa oo daawanaysa like ta😂😂
@mohamedidriss9668
@mohamedidriss9668 3 жыл бұрын
Gutj
@apdiraxiinmaxamuud8041
@apdiraxiinmaxamuud8041 Жыл бұрын
Heesaha somalida kuwooda ugu sareeya weeye heeskani ❤
@waniskadhaafaychanelkannos1026
@waniskadhaafaychanelkannos1026 4 жыл бұрын
Farta taga inta 2020 dib u daawanaysa
@sakimaahirkalid5083
@sakimaahirkalid5083 4 жыл бұрын
Waxaan ka murugoda sida waxaasi aanay dib ugu soo noqon karin , qalbiga miyad igala dareenmaa murugada .
@simahassanabdillahi4142
@simahassanabdillahi4142 3 жыл бұрын
☝️
@xassanxusseen8847
@xassanxusseen8847 3 жыл бұрын
Riwaadaan waa mid aad xiiso u leh. Anigu waxaan aad oga helay markay soo gasho aamino cabdullahi
@Who_are_you900
@Who_are_you900 2 жыл бұрын
Ila hada lagama caajisaYo.. wlhi All the time blockbuster
@idaajaayoutube
@idaajaayoutube 3 жыл бұрын
Alla gabdheheennii hore iyo weliba wiilasheennii maxay qurux badnaayeen. Illaahow soomaaliya oo nabada
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@idilalimohamud5699
@idilalimohamud5699 3 жыл бұрын
Murdi iyo xikmad aya kabuxta marmarkan camal aan Somali nimo kufana😘😘😘😘😘😘🇸🇴🇸🇴
@mohamedaamin8060
@mohamedaamin8060 3 жыл бұрын
29/07/2021 ayaaa daawanaa wlh wn dambeeya iyaaa
@xamseaar7698
@xamseaar7698 2 жыл бұрын
xuusus waayo waayo sanadkeeda noosheega
@shuaibabdirahmanali8731
@shuaibabdirahmanali8731 3 жыл бұрын
15/08/2020 habeeen ey Taladdo sii baxeyso arbacana soo galeyso haddii aad iga dambeysid like ha iga ilaabin
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 3 жыл бұрын
Riwayad waxa Alifay maxed Adan dacar waxa la yidhada Beeney Wa Ruun AHUN sahra Axmed jamac iyo Amina c/llahi xirsi iyo AHNU Axmed moog liiban iyo c/Qadir macalin juba riwayada waxan ku dawaday tiyetaarka hargeysa
@user-gc5ny4oc6s
@user-gc5ny4oc6s 2 ай бұрын
Maasha allah faanadii kooxda waberi best riwayaad in somali l never seen like this it
@sadiasalad7790
@sadiasalad7790 4 жыл бұрын
Who is here 2020 , i love juba , best singer ever
@hiliyemaxamed6467
@hiliyemaxamed6467 3 жыл бұрын
Uuf uuf
@Mariakeit
@Mariakeit Жыл бұрын
Watching now old is gold and gold is a gold forever 🥺❤️
@sharmarkemo2611
@sharmarkemo2611 Жыл бұрын
the Best wlhi❤ Somalidii hore
@amiircabdiaskar3650
@amiircabdiaskar3650 Жыл бұрын
@@sharmarkemo2611 I have
@omarmohamedali2212
@omarmohamedali2212 5 жыл бұрын
10.8.2019 yadaawanayo heesahaan jecliyaa
@khalidgaabi3430
@khalidgaabi3430 3 жыл бұрын
Alle hawnaxariisto axmed mooge iyo sahra axmed naxariistii jano alle ha ka waraabiyo
@mohamuda.xamaraawi5553
@mohamuda.xamaraawi5553 3 жыл бұрын
Axmad mooge ilaahay ha unaxariisto waa mid kamid ah halyeyadii ugu waawaynaa fanka aanan ugu jeclahay heesahooda
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@mrqayo4609
@mrqayo4609 2 жыл бұрын
Watching still 2021🙏 full wisdom
@luckyawil9782
@luckyawil9782 5 жыл бұрын
2019 yaa daawanaya ♡♡▪●▪
@abdirahmanabdullahi3035
@abdirahmanabdullahi3035 5 жыл бұрын
Aniga dawanaya wllo
@khaliifmaxamed2598
@khaliifmaxamed2598 5 жыл бұрын
Asc
@khaliifmaxamed2598
@khaliifmaxamed2598 5 жыл бұрын
Asc
@khaliifmaxamed2598
@khaliifmaxamed2598 5 жыл бұрын
Lof
@hazzanahmedmanzuur6287
@hazzanahmedmanzuur6287 5 жыл бұрын
afalersy
@waayelkajaqafsada7214
@waayelkajaqafsada7214 4 жыл бұрын
Axmed mooge ugu cod qurxoon lkn juba wa la yaabay muxu cuna ila hada wa sidiiisa wlhi, alla marku yara muxu damaashaday.
@qasimmohamed1338
@qasimmohamed1338 3 жыл бұрын
Xaga codka waxaaga qabiileysi miyaa !
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
live maxaa dhacey
@faadumomaxmed1436
@faadumomaxmed1436 2 жыл бұрын
Axmed mooge waa kee labadooda
@happymedia8499
@happymedia8499 2 жыл бұрын
@@faadumomaxmed1436 shaar cadaha ugu dambeeyay heesta
@ninkaleh1569
@ninkaleh1569 2 жыл бұрын
Awalba cabduqadir Juba wuka yara ayago dhan fananiinta
@abokorbigays9461
@abokorbigays9461 3 жыл бұрын
Aun Sahra Axmed iyo Axmed mooge Amina Abdilahi iyo jubba Allah cimriga ha u barakeeyo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@liizaxarago4535
@liizaxarago4535 3 жыл бұрын
2021/4/hben sbti ah o Ramadan ah ayn dawana
@hthheeg3775
@hthheeg3775 3 жыл бұрын
2020 28 December mondaY intih dhmtyy alla Ha u Naxariisto inta NolnaH allaH Cimrigah ha u dhereyoh fanaaniin waa kuwiih hore Hesna wa kiwiih hore 🥀inta iga dnbysah like ta hayla dhaafin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@arimasdias1396
@arimasdias1396 3 жыл бұрын
I'm still watching 2021
@nucaasmatahy7929
@nucaasmatahy7929 3 жыл бұрын
Dad waa dadkii hore hadal waa intuu yiri 2021 inta dawaneyso like igu qabo
@user-ql9hn5mb5m
@user-ql9hn5mb5m 3 жыл бұрын
Aniga
@guushamarinkeedahaybso7558
@guushamarinkeedahaybso7558 3 жыл бұрын
Yaa dawanaya 2021 waqti uu wiilkisu maayir ka hrgysa noqday 😍☝️
@abdirazakcaynaan8974
@abdirazakcaynaan8974 3 жыл бұрын
Good old days never comes back aah somaliyeey bring back the strong somali goverment i hope one day somali strong goverment rebrith
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
InshaAllah
@adeerka_5
@adeerka_5 2 жыл бұрын
Still Waan Dhagaysanaynaa Lagendry😢🥰❤
@hafzahared6248
@hafzahared6248 2 жыл бұрын
2021 hada dawnyso ismuji
@Abdihakin797
@Abdihakin797 Ай бұрын
I'm still watching now 2024/6/9 please hadad iga danbeyso like ha ila dhaafin
@inacumar1524
@inacumar1524 Ай бұрын
Haye walal markasto Ayaan dhageystaaa
@mohamedyuusuf1751
@mohamedyuusuf1751 Жыл бұрын
Yaa Salaam❤️ Yaa ila dhageysanaya 2023
@PastosyasserPastos-td6cm
@PastosyasserPastos-td6cm 9 ай бұрын
Cawayska dalmar je suis en train d'écoute le 5/10/23!!!!!!!23h 13min sa me fait mal au coeur pars que c'était les Anne ne jamais revenu wlh c'est la vie on est migrer partout dans le monde entier nous nom somaliens j'ai pleuré quand je entendu nôtre histoire somaliens incha allah on souhaite beaucoup de khair from Djibouti
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 9 ай бұрын
Oui, tu as bien raison, frère ou sœur, prends soin de toi InshaAllah, nous rentrons à la maison.
@PastosyasserPastos-td6cm
@PastosyasserPastos-td6cm 9 ай бұрын
@@caweyskadalmar bro j suis un homme mais des que mes parents écouté ces chanson wlh j'ai pleuré au fonds mon coeur car j'ai imaginé plan de choses comme les pouvais développé de nôtre pays wlh on me manqué président med siyad barre il est étais un président exceptionnel axxx Après lui la somaliens on est devenue esclave
@khadaryassein2445
@khadaryassein2445 3 жыл бұрын
Cabdi qaadir jupaH cod mcnaaaya illHow Idiin naxriizO dhmntiii 😭😭
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@apdifitaaxbk7525
@apdifitaaxbk7525 2 жыл бұрын
What a song full wisdoms never forget this song🥰🥰
@rihannaruhii1421
@rihannaruhii1421 3 жыл бұрын
😙 heeso waa kuwii hore dadna wakuwii ku luuqeyet😍😚 12.01.2021
@xalimoabdigure7560
@xalimoabdigure7560 5 жыл бұрын
Fananin waa fananintii hore hesana waa kuwii hore runtii waaaw tariq qurux badan
@israacshortvideos
@israacshortvideos 4 жыл бұрын
Waa runta Wllo
@khadarmohamed4087
@khadarmohamed4087 3 жыл бұрын
29.01.2021 ayaa ila daawanaya agah waan ku mirqaamay walee murti way ku dhammatay meeshay.gabdhay waa yeelkadin
@farhiashireabdiahmed7640
@farhiashireabdiahmed7640 3 жыл бұрын
waxaan dhageysan heestaan 2021 waqti uu heesaayo nin faldagan la dhaho iyo gabar balbalaarka la yiraaah 😀😀😀😂alloow aduun iyo xalkiii
@hamseasaddhugad
@hamseasaddhugad 4 жыл бұрын
Allah Yarxama intii Geeriyootay Ameen Ameen Ameen
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@Marwodeeqa
@Marwodeeqa Жыл бұрын
Aamiin Aamiin yaa rabi
@abdallaabdukadir4131
@abdallaabdukadir4131 Жыл бұрын
Jan 27 habeen Jimca 2023 xasuus gaara iyo waqti tagay 🖐️🖐️
@aadansiciid1388
@aadansiciid1388 3 жыл бұрын
2021 april oo 5 ah baa daawanaya ilahay inta dhimatay ha unaxariisto inta nolna ilaahow caafimaad iyo cimri dheer iyo cibaado suuban
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamiin
@mowliidbashir5533
@mowliidbashir5533 Жыл бұрын
Heestaan hees kafiican soomali maqaadin inta dhimatay AUN 🎸🎵🔊🥰
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@ayansouri7565
@ayansouri7565 2 жыл бұрын
One of the beautiful sang ❤😍♥💖
@mahamuudmahamed
@mahamuudmahamed 5 жыл бұрын
Juba wali isma badalin inta ila qabta farta taag
@sareedoelmi618
@sareedoelmi618 3 жыл бұрын
☝️
@jookeribrahim
@jookeribrahim Жыл бұрын
Amiga
@abdukadirmustafmohamed1007
@abdukadirmustafmohamed1007 2 жыл бұрын
History remains history, I cann't believe the struggle life we are in now and those years in Somalia.! One day we stand again❤🇸🇴
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
inshaAllah
@barkhadxadi8483
@barkhadxadi8483 2 жыл бұрын
111¹¹¹1¹¹111¹¹¹¹¹1¹¹¹¹1¹111¹¹¹¹¹¹11¹1¹¹1¹¹¹¹1¹¹¹¹¹¹1111111¹¹¹¹11¹1¹¹¹¹¹¹¹¹¹¹1¹¹¹1¹¹¹¹¹¹¹¹¹¹¹1¹¹
@overtothisside504
@overtothisside504 2 жыл бұрын
In your dreams
@hseefcadde7088
@hseefcadde7088 3 жыл бұрын
Fanaanitii hore wax ka dambeeyay ma jiraan. Sahra Axmed iyo Axmed Mooge ALLAHA HA U NAXARIISTO...Cabdiqadir Jubba iyo Amino Cabdullahi CIMRIGOODA ALLAHA DHEEREEYO.....VIVO SOMALIA
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@user-gf3cc5de1y
@user-gf3cc5de1y Жыл бұрын
Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 the land of poetry
@farxaankhadar4398
@farxaankhadar4398 Жыл бұрын
Wllhi waa cajiib music 🎶 🎵 voice laxan intii dhimatay allh naxariizti janatul firdawza hakaa waraabiyo aaaameeen murti oo dhan ayaa ku dhan
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@farxaankhadar4398
@farxaankhadar4398 22 күн бұрын
Aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen inzha allh 😢
@Bella_roblox299
@Bella_roblox299 3 жыл бұрын
Xasustii hogalada waabari sahro ahmed iyo amina Abdullah iyoo ahmed mooga abdiqaadir joobo 🥰🙏😭intii dhimata alle ha unaxariisto amiin yarabi 2021 1 30 sacadu waa 3:04❤️🥰🙏
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@nimcofaysal5752
@nimcofaysal5752 3 жыл бұрын
October 7/bishi 10/2020 yaa ila dawanya farta tag😅🥰☝️
@rnproduction4503
@rnproduction4503 3 жыл бұрын
2021 ayaan ku fiirsan dhusamareeb
@fitahkariye585
@fitahkariye585 3 жыл бұрын
Marki igu horesaye maahan balse hada waxan dawanaya 28/8/2020 jimco
@ahmedduraan6449
@ahmedduraan6449 3 жыл бұрын
Yaa waanayaa sabti 24/october/2020 farta taaga
@seynabhasan9986
@seynabhasan9986 3 жыл бұрын
Hesi waa hisi hore illah hauna naxaristo inti dhimatay..inaba cadi maah
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@jamiilanuur2007
@jamiilanuur2007 3 жыл бұрын
Markad geel dhaqatid baa gowaha loo soo cushaa gacmaha yaa idiinku jira goormaa laga tagay warkaa cishqigii wuu gaagaxoo guurkii waa laga noqdee ka gooya caloosha taal yaa salaam
@abdleking509
@abdleking509 3 жыл бұрын
Inta ila dawanaysa 2021 /1/6 khamis like dhac iigu siiya
Amina Cabdillah Ahun, Sahra Axme Ahun, Axmed Mooge Ahun & Cabdiqadir Jubba
12:56
Gaariye oo Taageeray Khaliif Sh. Maxamed.
14:43
Hassan Horri
Рет қаралды 86 М.
Survival skills: A great idea with duct tape #survival #lifehacks #camping
00:27
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
Hees Halaahal Juba, Xabiibo, Samatar, iyo Sahara Dawo
15:13
Hassan Abdillahi
Рет қаралды 409 М.
Ruwaayadii Habloow Hadmaad Guursandoontaan
24:26
Gurmad Tv
Рет қаралды 877 М.
Majaajilo Xishood Iyo Jaceyl Qosol 2015 HD
41:44
MURTI IYO MADADAADALO
Рет қаралды 997 М.
بهترین آهنگهای معین گلچین
31:07
Wali Zahedi
Рет қаралды 155 М.
Heeso {Sahra Axmed, Jubba, Axmed Mooge {AHUN} Iyo Aamina C/laahi
10:38
Cabdiqaadir Macalim Juba Iyo Nadiifo Cali Kulane 🔥Iyo Heesta "CARAARTAN"
11:49
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 230 М.
**Sahra Axmed ihn iyo  Axmed Yaasiin
10:34
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 554 М.
Приятного аппетита 🤣
0:15
Dragon Нургелды 🐉
Рет қаралды 3,4 МЛН
Жаз бітетін болдығой😂
0:33
NNN LIFE TV
Рет қаралды 6 МЛН