No video

**Yassin Axmed Digfeer | Bulo

  Рет қаралды 896,630

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Күн бұрын

Somali Song
/ 281750165185163

Пікірлер: 343
@boqortyoog4094
@boqortyoog4094 6 жыл бұрын
Yaa ila dhagaystay heestan 2018 Waa inta jcyl dareemaysa Kolay anaa ka kaww ah wlhi Isoo ducee wllky & wlshy
@qalanjohassan9898
@qalanjohassan9898 6 жыл бұрын
boqortyo OG 2018/12/2
@boqortyoog4094
@boqortyoog4094 6 жыл бұрын
qalanjo hassan zalaan zare hno mcn waa layna wada hayaayee rabi haynoo fududeeyo Hamigeena
@Fadumo9966
@Fadumo9966 6 жыл бұрын
boqortyo OG me
@89haben-araagvlog3
@89haben-araagvlog3 6 жыл бұрын
boqortyo OG me two bro now
@mubarikabdalla5963
@mubarikabdalla5963 5 жыл бұрын
boqortyo OG ax fanaan waa kii hore
@beensawiabdi
@beensawiabdi 5 жыл бұрын
2019/14/6 france aya ila dhagyanaya war had iga dabeyso lke dhac igu sii ha i xasdiin huno yal
@abokorabdi7052
@abokorabdi7052 6 жыл бұрын
Still waa heesaha aaan aadka u dhagaysto inkastoo aan heesaha digfeer oo dhan taageeero sida aan warka ku hayo digfeer waxa heesaha u samayn jiray nin ay sxbo ahaayeen oo sarkaal ciidanka somaliyeed ka tirsan waxa uu inta badan kula hadlayaa xaaskiisa sida heestan iyo garabo maalin dubataa iyo biirka iyo dhalayda waana heeso qiso iyo sheeko dhab ah xambaarsan oo abwaaanku kaga cabanayo xaaskiisa still ninka dhagaysanayaa waa aniga 2018
@abdullabwabdi283
@abdullabwabdi283 6 жыл бұрын
Abokor Abdi wlhi waa runtaa ugaas
@sahrosiyad6665
@sahrosiyad6665 3 жыл бұрын
Walal aniga aqanah ila soo xarir
@najiibidar12najiib14
@najiibidar12najiib14 3 жыл бұрын
Sxb abwaanka waxa la yiraa nuur jiis wuxuna godomiyaha maxkamada cidanka qalabka sida qeybta hiiraan
@housseinmarin8219
@housseinmarin8219 2 жыл бұрын
Stil 2021
@houskankairo6476
@houskankairo6476 2 жыл бұрын
Still 2022 in everwhere
@nasteexoxuseen514
@nasteexoxuseen514 2 жыл бұрын
Aniga heestan wiil aad i jeclaa baa isoo qoray 2013 markay aheed anuu gabar yar ah wiilkaa waa i jeclaa lkn aniga anaab gbr yar ahaa shukaamis ma aqoon waan ku ciyaari jiray askan wiil dacad ah buu ahaa magciisa maxamed la dhihi jiray xasuusihan ka haysto ma ilaawo mar walbaan xasuusto waan oyaa ilaahay hay ka cafiyo wiilkaa nafsi baan ka galay had inoo nol yahay in kale xataa ma oge waan jeclaa inaan argo xataa mar aan ku nafiso ilaahy waxaan ka barin inaan argo insha’allah isoo duceeya haduu dhintayn ilaahay hay ka cafiyo
@dayibahmedadan9076
@dayibahmedadan9076 4 жыл бұрын
Heestan yaa ila dhagaysanaya 2020 like iisaara inta ila daawanaysa maanta
@mohamoudaden7882
@mohamoudaden7882 4 жыл бұрын
Barniyaay inaabtay Barqo geeloo joogoo Beerweeso daaqaan Bilan kuu lisaayoo Baydh geel ku siiyaa......... Anaaa midhaa leh sxb
@hindoxuseen1513
@hindoxuseen1513 3 жыл бұрын
Aniga hadan dhagysn 2021 heestan xasuus bay igu lee dahay 😟😪wale nafsigu ciyaar ciyaar mahan i
@cabdiqanijiin4368
@cabdiqanijiin4368 3 жыл бұрын
@@mohamoudaden7882 hjhjhv
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 5 жыл бұрын
Dhulka oo barwaaqaa Anigoo bulsha ahoo Banka jooga qoraxay Sow markaan is baranay Bildhaantaada kuman arag Sidaad tahay bil dhalatay Biyo wabi dhexdoodoo Bahaladii yaxaaskiyo Jeertii sow imaad barin Bashaalka galabtii Markaan joognay beeraha Aaway baaqdankeeni Jacaylkii ma baaba'ay Dumar haw badnaadee Beni aadmi waa saase Markaad taadi bogatay Miyaad laba boglaysay Nabsi waa balaayee Waadigaa bulladaa Cayaaree ka boodee Hadmaad booyi doontaa Anaa anaa anaa Aan tuman balooley 😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎 Caku barashadii hayd Dhowr bari hortood Sow lamaan bukoonoo Beerkiyo wadnahaa Waxaad moodo bahal oon Bini aadmi ila qabin Bogga igama haystaan Baadkiina kama go'in Biyihii Kol ay tahay Mar uun baan bogsanoo Hadii aa naftanii bixin Anigoo badqabaa Adna ay bas kaa noqon Araweelo buugay Aduunyada ku bi'isiyoo Balankeedi raacdoo Wacadkaagi been noqoy Nabsi waa balaayee Waadigaa bulladaa Cayaaree ka boodee Hadmaad booyi doontaa Anaa anaa anaa Aan tuman Balooley AUN yaasiin axmed digfeer
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin. Waad mahadsan tahay lyrics
@deeqaadan3053
@deeqaadan3053 3 жыл бұрын
Aq¹ÀaAaq1asq¹awQ
@ibnuhaji1802
@ibnuhaji1802 2 жыл бұрын
Nabsi waa balaayee.
@xuseenxasan6146
@xuseenxasan6146 2 жыл бұрын
Qoralka
@wardaamiizha3661
@wardaamiizha3661 5 жыл бұрын
Allaah ha unaxariisto Marxuum digfeer Caawa anigoo wax cunaaya Ayaan heestiisi Iska soo xasuusta Wadankii markaan Joogay heestan Aad ayaan Ujeclaa yaa ila daawanaya 2019 kii hbn salaasa From dhulkayga labaad Oslo Norwey 👎👎
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@MrLooyaan
@MrLooyaan 5 жыл бұрын
ألف رحمه ونورتنزل عليك ياأسطورة الزمن الدي لايعود
@sahrosiyad6665
@sahrosiyad6665 3 жыл бұрын
Waa Eyadi abwaan maxamed xusen bulaale jacelki gabadhi xamar joogtay ee uu jecladay waa qiso dheer laxanka waa cabdikarin jin qarey
@nabadraadshe
@nabadraadshe 12 жыл бұрын
Dhammaan ama badi heesaha Digfeer qaado waxaa hal abuuray hal abwaan. Dhamaan waxay ka hadlayaan dhacdo dhab ah ee abwaanku la kulmay. Gabadha ay abwaanku u dhaxday ayey ka hadleysaa. Ganadha & abwaanka labaduba indhaheyga ayaan ku arkay. Mahadsanid Dalmar46.
@muxyadiinbarkhad3373
@muxyadiinbarkhad3373 7 жыл бұрын
nabadraadshe
@subagdhaansade9312
@subagdhaansade9312 7 жыл бұрын
nabadraadshe Sxb Heesaha inta U badan dheh Heeeso gaar ah ayaa jira oo abwaano kale leeyihiin
@Ramboooooooo
@Ramboooooooo 5 жыл бұрын
@Nabadraadshe, wan jeclaan lahayn in aad dhacdadaa wax nagala wadaagto.
@naziimjama8064
@naziimjama8064 11 ай бұрын
Nabadraadshe tolow imika ma nooshahay baryahan ma arag comment aad leedahay
@ibraahimabdallegaacir9903
@ibraahimabdallegaacir9903 3 жыл бұрын
Heestan waxaan dhegaysanjiray sanadkii 2011 Anigoo fasalka F2 Ah oo jooga Badhan sanaag somalia mantana 2020 baan dhegaysanya Anigoo jooga Dalka Maraykanka Colombos Ohaayo Alxmd Axmed yaasin digfeer janadii ilahay hakaa waraabiyo
@abdulkarimomar5323
@abdulkarimomar5323 2 жыл бұрын
Somaliland
@Mrkaarto1
@Mrkaarto1 2 жыл бұрын
@@abdulkarimomar5323 alle idin caafiyo dadkii diyaaradii ugu horeeyay ee Africa iyo dad Somali lagu weeraro ku soo hogaamiye English iyo umada badanuu wato. Soomaali ka hiiliiye kana carare 🤦🏾‍♂️
@Nimco696
@Nimco696 2 жыл бұрын
31/03/2022 ana caawa ayan dhagaysanaya anigo jooga kambala
@user-nz4hj5ri9i
@user-nz4hj5ri9i 6 ай бұрын
❤😊
@janogale4011
@janogale4011 5 жыл бұрын
Yaa ila dhagaysana 2019 AUN Digfeer asxaapey ducadu waa xagiina
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Ilaahay ha naxariisto
@janogale4011
@janogale4011 5 жыл бұрын
@@caweyskadalmar sxp salan sare runtii waxaan jecelahy qaramiga inta aad noo so galisayana waad ku mahadsanatay
@janogale4011
@janogale4011 5 жыл бұрын
@@caweyskadalmar subscribe like everything bro respect
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Walaal adiga muddan.
@zeinassissa444
@zeinassissa444 6 жыл бұрын
#2018😭😭😭😭😭😭😭😭 darenka heesihi hore xanun badana ilahayoow unaxariisofanankeena 😭😭
@farahsaidali6194
@farahsaidali6194 5 жыл бұрын
2019 yaa dawanaya jacaylku waa dhib qofkaan jeclaa waan waayey 14/4/2018 waa xiligaan nasiib isku yeelanay inaan is barano wax qurux badan iyo jcylka wuxuu yhy ayaan bartay markasta waxaan igu duceeya nolol farxad leh farxadisa iga muhiimsan wax kasta qadarta ayaa nakala fogaysay lkn ma ilaawi doono intaan nolahay.
@sagalvlog1509
@sagalvlog1509 7 жыл бұрын
yaa Ila dhageysta heeskaan 2017
@nimahanna4916
@nimahanna4916 7 жыл бұрын
sara moha aniga 😂😂😂
@keyfmacalin1537
@keyfmacalin1537 6 жыл бұрын
sara moha ani ayaa dhagaysanayo 👆👆👆👆👆
@asmahamoud9902
@asmahamoud9902 6 жыл бұрын
sara moha aniga wllo manta ayay igu qaaday inan dhagysto
@munaquruux6394
@munaquruux6394 6 жыл бұрын
sara moha aniga dhagaysanaya 2018
@hariyoisse8471
@hariyoisse8471 5 жыл бұрын
Wlhi kama daalo heesaha digfeer laga soobillaabo 2007 oo aan ahaa heer secondry illaa imminka 2019 oo aan ahay Ustad(bare) Allahayow kaxoree cadaabta.
@zeinassissa2507
@zeinassissa2507 6 жыл бұрын
yaaaa dhegaysnaya 2018😭😭 axxx yaa fanan alh ha unaxariisto
@hassanalirobleh3494
@hassanalirobleh3494 4 жыл бұрын
Allah yarham yacin ahmed digfeer legend somali singer rest on peace bro
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@shallea1168
@shallea1168 Жыл бұрын
May Allah have mercy on Ahmed Digfeer legend will remain legend all the time, no matter the length of time and period of the song. I don’t listen music, but if happens I do listen I enjoy listening his songs.
@user-so5hx9dq6b
@user-so5hx9dq6b 7 ай бұрын
Heestan medhaheeda dadka qalbiga taabanaysaa axmed yaasiin digfeer Allah u naxatiisto aamiin aamiin
@Kadiil
@Kadiil Ай бұрын
Digfeer Ilaahay qabriga ha u waasiciyo aamin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Ай бұрын
Aamin
@gombiss2476
@gombiss2476 5 жыл бұрын
Alla dhulku qurux badanaa bankii Qoraxay oo barwaaqo ah
@abdin5035
@abdin5035 5 жыл бұрын
2019.2.9 Yaa ila dhgstay 👊🏽🤙
@hibaqmohamud7416
@hibaqmohamud7416 7 жыл бұрын
Raga heesaha calaacalka ee mcn looga hadhay waa ragaa beesha gabooye difeer iyo cumar dhuule www wax heeso calaacala oo mcn ku gaadha ma jiro alle ha u naxariisto dhamaan intii muslime dhimatay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 жыл бұрын
+hibaq mohamud Aamin ilaahay ha u naxariisto. Note ma fiicna qabyaalado. Waxay ahayeen fanaan soomaliyeed. Thank
@somalihanahilaa6891
@somalihanahilaa6891 7 жыл бұрын
Caweyska Dalmar thnkz dalmar cwaysin waaruntaa walaan nacaa wuxii fananiinteena somaliyed qabyaalad kaga hadla
@musdafemaxamed9752
@musdafemaxamed9752 7 жыл бұрын
Caweyska Dalmar bulo ereyga mac ihiisa sxp
@mohdaljir1463
@mohdaljir1463 5 жыл бұрын
Yaa dhagaysatay 2019
@omaribnuyusuf1275
@omaribnuyusuf1275 3 жыл бұрын
Am watching....... 29/January/2021..... Friday evening....... 08:40 pm.... From Bosaso Bari Somalia.
@hafsahassan8731
@hafsahassan8731 4 жыл бұрын
Yaa ila dawanaya 2020
@abdirahmanabdullahi1262
@abdirahmanabdullahi1262 3 жыл бұрын
Heestan marki igu horaysay aan dhegaysto waxay ahyd 2006 telvisionka ETN , 14 sano kadib manta ayaan dhegystay ilahay cimriga hano dhereyo ,isagana ilahay janadi fardowsa haka warabiyo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamiin
@abdihakinabdullahimuse7723
@abdihakinabdullahimuse7723 3 жыл бұрын
Bosaaso iyo xaruntii muqaal bahiyaha ETN tv
@fahadkasocdalka2672
@fahadkasocdalka2672 3 жыл бұрын
2021 Yaa Ila Dhagaysana Mucjisada Fanka AUN Digfeer😪😪😪😪😪🙏🙏
@foosixaraaro6211
@foosixaraaro6211 9 жыл бұрын
Maansha allah alle ha u raxmo AXMED YASIIN DIGFEEER runtii waa hees meel itaabanysa waayo waxan ahy nin rer QOREXY AH alle ha u raxmo ayaaN Lee YAHY fananka soomaliyeed
@abdiazizroble3946
@abdiazizroble3946 6 жыл бұрын
halyeey Axmed Yaasiin digfeer Allow kuu naxariiso libaax laba maaha heestaan waxaan kuxusuustaa hooyadey qaadi jirtay markaan jikada kujirto ana aan caawinayo caruurnimadeydii ayaan xasuustay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Aamin
@saidhashi496
@saidhashi496 5 жыл бұрын
2008 baa igu horaysay heestaan oo an dhagaysto, mudo 10sano laga joogo, jcylka dhagtaan ka qanay 2sano kadib wuuba igu dhacay wana ku gulaystay gabadhii aan jecladay.
@hanadabdulkadir9142
@hanadabdulkadir9142 5 жыл бұрын
ilaaahey ha u naxariist digfeer 21/6/2019
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@grhrtey3y443
@grhrtey3y443 7 жыл бұрын
digfeer allow kuu naxariiso janatu firdawsana geeAmiin ya allah
@amiirkaamiirada1362
@amiirkaamiirada1362 7 жыл бұрын
bnka qoraxay wlhy markaste o.o aan shilaabo usocdo wan mari jiray qoraxay iyo gobalkaygii aanku dhashay alow anoo nabad qaba igu celi
@fathiali4070
@fathiali4070 6 жыл бұрын
Yaaa ila dhagaystay heestan 2018
@mohamedhassanbakistan6259
@mohamedhassanbakistan6259 Жыл бұрын
Heesaha digfeerbaan Ku dejaa naftaydoo Alla ya raxma alfanan digfeer
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@housseinmarin8219
@housseinmarin8219 2 жыл бұрын
Araweelo buugay adunyada ku bi'siyo balankeedi raacdo........wlh you are à légende Allah ha kuu naxariisto
@hiboabdi9309
@hiboabdi9309 4 жыл бұрын
Heestaan waxey igu ledahay xasuus gooniyah anigoo yar ayaaa waxaa ii qaadi jiray wiil waxaanah joognay markaa Addis Ababa marwalboo aaan arko heestaan waan iska ooyaa wiilkaaas magaranaayo maanta meel uu aduunka ka joogo waan kala lunay wlhi waa hees igu weyn 😭😭
@abdifatahdahir9112
@abdifatahdahir9112 8 ай бұрын
Helo hibo
@fadxiyaxaamud8046
@fadxiyaxaamud8046 6 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso digfeer.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
+Fadxiya Xaamud Aamin
@abdiwasashbarket3232
@abdiwasashbarket3232 8 жыл бұрын
allaa yarxamukum -- mar uunbaan bogsoon hadaanay naftani bixin memorial song
@hassanabdi6649
@hassanabdi6649 7 жыл бұрын
nin jira
@sulubali4868
@sulubali4868 7 жыл бұрын
Abdiwasa Sh Barket xxx Nlllko
@hassanabdiawqalinle8569
@hassanabdiawqalinle8569 4 жыл бұрын
Abdiwasac sh barket nin jira 👀🙌🙌🎧🎧👊🏼
@gulleddaadax1473
@gulleddaadax1473 4 жыл бұрын
Aaan u wada duceeyno wllkeen adeerkeen aabahen fanan qaran digfeer rabi naxariistiisa haka waraabiyo rabi janatu fardowsa ha ugu bishareyo asiga iyo intii Islaam ahb wll aan si niyad ah ugu wada duceeyno waa uu inaga hooseeya dhamaanteena meeshaa ayaan uwada danbeey Doonaa. 5/10/2019 digfeer 😭🙏
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@nasrohussein3476
@nasrohussein3476 6 жыл бұрын
Banka qoraxeey viv 😍😍😍😍😍
@qadafinuur
@qadafinuur 4 жыл бұрын
2020 😥😡 caku dumar Kamana maraano lugooyana nagama daayaan
@xamdaqurux3543
@xamdaqurux3543 4 жыл бұрын
Yaa ila dhagays tay 2020 kii. ?????
@cabdicaziizgeedi401
@cabdicaziizgeedi401 4 жыл бұрын
Ihada heestaan intee dheeysato llke 2022 ✌
@dayaxmee5862
@dayaxmee5862 7 жыл бұрын
Alah naxariistii jano haka waraabiyo fanankeena sooamaaliyeed Yasin Ahmed Digreef, waa waqtigii ay soomalidu qabilka xorta ka ahayd ragii fankeena soo daadihiyey inta noolna ilaahow dhow inta hoyateyna rag iyo dumarba u naxariiso. Ilahow qabyalada naga dawee.
@somalisongs4313
@somalisongs4313 5 жыл бұрын
London iyo 1 October 2019 Wixii October dhagaysanaya ee sanadkan like ta
@gobadgaredumarxitigtasaded7974
@gobadgaredumarxitigtasaded7974 4 жыл бұрын
24 oct ayan dhagesanaya ale ha uu naxaristo axmad yasin degfeer
@nimcocabdi9301
@nimcocabdi9301 5 жыл бұрын
2019 still waan dhagaysanayaa Nabsi waa balaayee Waan sugaya inuu nabsi soo celiyo weli😔
@nimcoabdilahi8151
@nimcoabdilahi8151 5 жыл бұрын
Nin uu jaceyl wareemay ayaa ka warqabo heestam macnaheda
@wadaniqurboneceb3459
@wadaniqurboneceb3459 3 жыл бұрын
@@nimcoabdilahi8151 aad oo ween ex teyda isku magac tihiin magacan ma iga Qari qartaa please 😂
@rudayna7311
@rudayna7311 3 жыл бұрын
Wan kula sogaya ana inu so celiyo nabsi😭
@shuebibrahimaden1999
@shuebibrahimaden1999 2 жыл бұрын
@@rudayna7311 waad helysaaa wlll
@halimoelmiabouker4470
@halimoelmiabouker4470 5 жыл бұрын
Allah hou naristoo Digfer Jannadi Firdaws Haalaah AMINE ALLAH
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@djounedhoussein2842
@djounedhoussein2842 3 ай бұрын
Hestan waxan dhageysan jirey 1997
@samiirabdi9015
@samiirabdi9015 4 жыл бұрын
yasin axmed Ibrahim(digfeer) dhaman heesehu qaado makala dhacan ale haunaxaristo sidan maqlay fananka wxa heesaha inta badan usamayn jiray hal abwaan abwaankaso ahaa (maxamuud axmed fiidh hadanan khaldanayn) Oo inta badan heesaha xaaskisa usamayn jiray sida garaba malin duwata iyo kuwa klo bdan lkn digfeer ba heso badano oo xaaskiisa usameyey aya jira sida heestan u hada qadayo iyo hadii geel lakala dhaco) oo uu gabadhu jecla oo mrka loo diiday uqadey ale yarxama asaga iyo dhaman fananinti somaliyed ee dhimatay iyo dhaman muslimintaba adban umahdsanthy wlal dalmar .
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@mohamedshiine3835
@mohamedshiine3835 5 жыл бұрын
Yaa daawanaya 2019💋💋💋
@sallomohaofficial411
@sallomohaofficial411 3 жыл бұрын
Aduunyada ku bi isiyo Balankeedii raacdoo Wacadkaagu been noqey Ax ax ax axsan yaa hees xusuus igu leh 2009 ilaa 2021 kama daalo like tana iisaar plz
@najaxilkacad7218
@najaxilkacad7218 5 жыл бұрын
YAA ILA DHAGYZNYA 2019☝️ ALLH YA ARXAMK WLL
@cawoayan1036
@cawoayan1036 4 жыл бұрын
Mnta iyo qaarmi saacadu waa 12:20 taariikhduna 21/1/2020 inta iga danbaysa like dhac ku siiya
@beinghuman1430
@beinghuman1430 5 жыл бұрын
2019 jaceyl xanuun waaye wlh
@xamseabdilahi352
@xamseabdilahi352 5 жыл бұрын
Ilaa Hada 2019 👌👌👌
@carafaadbogba8091
@carafaadbogba8091 5 жыл бұрын
Alfanan difeer alle Jana tuul fardawsa haku geeyo aammiinn
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@rashkaabukar7300
@rashkaabukar7300 5 жыл бұрын
Waayo waayo iyo xasuusti 2007 iyo magaladaydi burco!
@updishakuraarkaupdishakura9340
@updishakuraarkaupdishakura9340 5 жыл бұрын
Ahmed yaasin digfeer jacayl dartii waan ilmaynayaa markaad guursado mxd u malayn wllo
@amaljamal7083
@amaljamal7083 5 жыл бұрын
👂2019❤️
@fayzimoh3729
@fayzimoh3729 8 жыл бұрын
fanaan caalami ah weeye digfeer. .cud cajiibah
@najiibhassan
@najiibhassan 5 жыл бұрын
Anigo yar cajalad kadhagaysan jiray xasuus yadawanaya 15.4.2019 Montag Germany.
@fathamohamed2879
@fathamohamed2879 5 жыл бұрын
Najiib Hassan wll mal adba gabdhu ku radunysa shukiri ali bl badh komtiga hhh
@umufaatimaandfartuun177
@umufaatimaandfartuun177 4 жыл бұрын
22/1/2020 like dhac igu sii hda dawahyso alle haku naxaristo abti qaali
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@adanyusuf4150
@adanyusuf4150 5 жыл бұрын
Ya ila dhagesanayo 2020
@guushamarinkeedahaybso7558
@guushamarinkeedahaybso7558 5 жыл бұрын
Yaa ila dhagaysanay 2018 somaliyay ii soo duceeya
@keyfmacalin1537
@keyfmacalin1537 6 жыл бұрын
Digfeeer Alle ha u naxariiisto Fanaan wuu ahaa waleeeee
@yazzinfarah981
@yazzinfarah981 8 жыл бұрын
digfeer aLLaha unaxariisto waxa uuu ahaa fanan wayn oo soomliyed heestanna waabn kahely nafsi waaa blaayee waadigan bulada ciyaare kaboodee waa xasuus hore an abid dugoobyn
@rakiaapdirahman9008
@rakiaapdirahman9008 6 жыл бұрын
yazzin farah xaqiiqatan ilaa hadaan dhageyzanaya mr farah
@dhago1117
@dhago1117 3 жыл бұрын
Alahay ha naxariisto fanaan iyo badh ayuu ahaa jandii fardawsa alahy hagaayo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamiin
@moha6681
@moha6681 3 жыл бұрын
Yaa ila dhagysanya 2021 digfeer AUN 👑❤
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@abdiwaliyasindiriye7404
@abdiwaliyasindiriye7404 7 ай бұрын
Bahaladii yaxaaskiyo jeerti saw imaad barin. Allaha xanuun weynaa bal ninkaas wuxuu halis u marayo arag inantaas.🙆🏻‍♀️
@dekahaji
@dekahaji 5 жыл бұрын
Alaah yaa raxma jecliyaa codkiisa❤❤❤❤❤
@abdinabby6340
@abdinabby6340 2 ай бұрын
2 july 2024 yaa ila dhagaysanaya heestan alle haw naxariisto boqorkii loveka
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 ай бұрын
Aamin
@ahmedabdi2693
@ahmedabdi2693 9 жыл бұрын
bank jooga Qoraxeey nasiib ayaan leeyaheey hadan indhaheeyga ku arkay
@cabdiqaadirmaxamed4446
@cabdiqaadirmaxamed4446 7 жыл бұрын
Ahmed Abdi allaha unaxariisto hargeisa inuu kuaasan yahaan umalaym
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 жыл бұрын
+cabdiqaadir Maxamed Aamin ilaahay ha u naxariisto
@jaleefanofficial3743
@jaleefanofficial3743 6 жыл бұрын
cabdiqaadir Maxamed Banka qoraxey ee heesta ku jira ayaan sheegaya Fanaanka alle yaa raxma
@kowtherabdirzak5797
@kowtherabdirzak5797 5 жыл бұрын
2019 yaa ila dhageysanaya heestan
@cabdimawel1932
@cabdimawel1932 4 жыл бұрын
Me wallo su aak mku eydiin karaaa ????!
@najwamohamed9533
@najwamohamed9533 6 жыл бұрын
Aaax xusuus iga dheh ilahay haku naxriisto
@teacherbarre1946
@teacherbarre1946 6 жыл бұрын
2018
@AhmedHassan-ol8pk
@AhmedHassan-ol8pk 3 жыл бұрын
Illahay ha unaxariisto Digfeer
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@suldaanczhakuur3118
@suldaanczhakuur3118 8 жыл бұрын
Alle ha u naxariizto digfeeer
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 жыл бұрын
Amin inshallah
@yuusufcaraale4855
@yuusufcaraale4855 7 жыл бұрын
Caweyska Dalmar
@canabrashid4768
@canabrashid4768 8 жыл бұрын
alle haw naxariisto yasiin axmed digfer
@ahmedfarah6079
@ahmedfarah6079 5 жыл бұрын
Kaga soo bilow ilaa 2010 ilaa hadda oo ay tahay 2019 heestan kama xiisa go'o.
@IsmailSeed-gr7up
@IsmailSeed-gr7up 9 ай бұрын
Allah yarxam raaximiin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 9 ай бұрын
Aamin
@fardozaelmogeupdinoor4502
@fardozaelmogeupdinoor4502 5 жыл бұрын
Hadaa hesehi hore ka hesho Ani cml like igu qaaabo
@mustafbaabul1040
@mustafbaabul1040 5 жыл бұрын
YaaA ila Dhageysanayaa 2019 Like Ta Ku Kasbeey Hadaad Hada Dhageysaneyso
@abdikadirmuhumed6399
@abdikadirmuhumed6399 6 жыл бұрын
Alla yaaraxma Ahmed yasin digfeer
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Aamin
@abdirahmandzeko4666
@abdirahmandzeko4666 8 жыл бұрын
Allah haunaxaristo
@geedimalable8794
@geedimalable8794 6 жыл бұрын
Walaalayaaloow bal duca igu kaalmeeya waxan kiriyoodaa maalin uun intaan dhiman inaan mideeyo shanta soomaaliyeed iyagoo gacmaha ishaystana aan anoo faraxsan ka tago Heestana waxaan uga gol leeyahay aniga jacayl imahayee mar uunbaan bogsoonoo adna ay basta noqon ano ula jeeda kuwa maanta nagu wiiesanayaa ee cadawgeenna ah Ogow walal walashay igama ah caadifad arintani waa mid aan unoolahay maanta wigay unoolaan doonaa intay nololi jirto
@subeercalanle9074
@subeercalanle9074 5 жыл бұрын
Caruureey mara cad hhhh waxaan jirin ayaad iska odhanaysaa
@khalidthomasromanceguy4774
@khalidthomasromanceguy4774 5 жыл бұрын
2019 yaa firzanayo woow
@maslah345
@maslah345 Жыл бұрын
ALLAHA UNAXARIISTO JANATUL FIRDOWSA ALLAHA KAWARABIYO
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@jamalqulqulofficial9856
@jamalqulqulofficial9856 Жыл бұрын
Still ❣️
@hodanmaxamud853
@hodanmaxamud853 Жыл бұрын
illahi ha uu naxariisto!! A legend 😢❤
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@mohamedjibriil5159
@mohamedjibriil5159 5 жыл бұрын
Dhulka oo barwaaqa Anigoo bulshaa ahoo Banka jooga qoraxay Saw markaaan is baranay Bidhaantaadi kumaan arag Sidaa tahay bil dhalatay Biyo wabi dhexdoood Bahaladiyo yaxaaskii Jeeerti saw imaad barin
@ilwaadugaas8143
@ilwaadugaas8143 5 жыл бұрын
Caku yarantii iyo qofaan garan Alaha una xariisto
@guledsalemannnourk3304
@guledsalemannnourk3304 8 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto digfeer
@somsaid8416
@somsaid8416 6 жыл бұрын
Ilahay haw naxariisto axmad yaasiin digfeer
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Aamin
@miyirabdalla818
@miyirabdalla818 4 жыл бұрын
Godey Gacalo 3 /01/2020 Digfeer iyo Bullo
@zam-zamadanyusuf6274
@zam-zamadanyusuf6274 5 жыл бұрын
Ilahay ha u naxaaristo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@cadowabdikarim1208
@cadowabdikarim1208 7 жыл бұрын
waaaw dhaxalkii adeer digfeer uga tagaay qoraxaay ilahay danbigaga ha dhafo adeer
@googlejr930
@googlejr930 6 жыл бұрын
Allah kuu naxiisto digfeer
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Aamin
@mascuudxidigagermany7940
@mascuudxidigagermany7940 6 жыл бұрын
Alle ha unaxaristo
@jiyaaahmed4920
@jiyaaahmed4920 3 жыл бұрын
I am still waiting 2020 ya ila mid ah😍
@garabcaseofficial
@garabcaseofficial 8 жыл бұрын
heesta waxaa Kujira ereyo Caana araweelo buugay aduunyada kubiisiyo balankeedii raacdoo wacadkaagii been noqay
@jannoomer5738
@jannoomer5738 6 жыл бұрын
Eng ayaanle abdi rashiid innader soo nalama dardaarin
**Yassin Axmed Digfeer Ahun | Heesta Hibo
7:00
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,6 МЛН
Yassin Axmed Digfeer |  Buugii Sirta | Biir
6:29
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,4 МЛН
Angry Sigma Dog 🤣🤣 Aayush #momson #memes #funny #comedy
00:16
ASquare Crew
Рет қаралды 46 МЛН
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 46 МЛН
Gufaaco
7:36
Release - Topic
Рет қаралды 199 М.
Axmed Yasiin Digfeer & Siraad Cabdale
16:50
Hal Abuur channel
Рет қаралды 90 М.
DIGFEER IYO HEEESTII DAYAXIYO, CADCEEDAA
5:36
HAL ABUUR CYC
Рет қаралды 601 М.
**Yassin Axmed Digfeer Ahun l Heesta Jeeb Madhan
4:56
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 573 М.
*Yassin Axmed Digfeer | Saxiib
5:19
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 98 М.
Garaba maalin dubato (digfeer)
6:36
MrJavier143
Рет қаралды 176 М.
Yassin Axmed  Digfeer - Garab
7:02
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 63 М.