**Yassin Axmed Digfeer Ahun | Heesta Hibo

  Рет қаралды 1,616,125

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

12 жыл бұрын

Somali Song
/ 281750165185163

Пікірлер: 704
@abdisamadosman2437
@abdisamadosman2437 6 жыл бұрын
🇸🇴Hurdi waayay owgaa 🇸🇴Kamanaa hoydee 🇸🇴Bal inaan hadhsado 🇸🇴Sida hooyo wiilkeed 🇸🇴Hab isoo dheh 🇸🇴Hawlaha aduunkaa 🇸🇴Ihareera yaaaleee 🇸🇴Halbowlaha wadnuhu 🇸🇴Ma habooo 🇸🇴Dhiiiga uma hanbeeyo 🇸🇴Hagaag uma sheqeeye 🇸🇴Wuu hiin raagaya 🇸🇴Hiboy inaabtay 🇸🇴Haduu hilibkay kugu yaal 🇸🇴Ama uu habeen qudha 🇸🇴Kaagalay hunguri 🇸🇴Haka aamusine 🇸🇴Nafta baas la hadaloo 🇧🇪Haasaawe galab qudha 🇧🇪Habeenkaad ka maqantaa 🇧🇪Hawl layga tiriyaa 🇸🇴Ilaa hiirta waaberri 🇧🇪Hanbaliyo salaanbaan 🇧🇪Soo dira hawada 🇧🇪Inaan kuu hagar la ahay 🇧🇪Oonkuu hanwaynahay 🇧🇪Halkii aad marsysaan haraya 🇧🇪Qalbigaan kaaga heesa 🇧🇪Milicduna i haysaa 🇧🇪Anoo hiil jacayl raba 🇧🇪Hibooy inaabtay 🇧🇪Haduu hilibkay kugu yaal 🇧🇪Ama uu habeen qudha 🇧🇪Kaa galay hunguri 🇧🇪Haka aaamusine 🇧🇪Nafta baas la hadalo 🇧🇪Haasaawe galab qudha Abdisamad osman roble 11/7/2018
@ibrahinmohamud9735
@ibrahinmohamud9735 5 жыл бұрын
a
@abdirzakespanish4774
@abdirzakespanish4774 5 жыл бұрын
Kkk wllky Inta dambe Calanka Belgium baad kubilowday ma ii sharixi karta sbabta🤔
@abdisamadosman2437
@abdisamadosman2437 5 жыл бұрын
Abdirzak Espanish it’s my second homeland
@abdirzakespanish4774
@abdirzakespanish4774 5 жыл бұрын
Abdisamad osman Masha Allah sxb waan fahmy, Allaha ku sharfo bro💯👏
@ahmedfanproj6690
@ahmedfanproj6690 5 жыл бұрын
Abdisamad Osman itoobiya bari aan tagay ayaan ku xasuustaa heestaa hibo digfeer ilaaha yaw kuu naxariiso
@ridwanhakim4498
@ridwanhakim4498 7 жыл бұрын
hawlaha Aduunka I hareera yalee halbawlaha wadnuhu ma habo dhiiga Uma hanbeeyo hagaag Uma shaqeeyo ❤ Allah Ku UNAXRIISTO Ahmed Yassin Digfeer
@abdirahmanmohamedabdullahi8656
@abdirahmanmohamedabdullahi8656 3 жыл бұрын
Waaan xasuustaa waxay ahayd 2007 kii markii ugu horeysay een heestan ka aqriyey buug jcyl markaa laga bilaabo waxay ii ahayd xasuus gaar ah waxan u qaadi jirey jcylkeyga iigu horeeysay oo la oron jirey magac kale lkn anigu aan Hibo aragsan ula baxay, caawo waxan dhageyaanaya 8/11/2020 uma maleynayo in hees iiga xasuuus badani jirto❤
@jannoomer7263
@jannoomer7263 2 жыл бұрын
Wanaagsana raga hablaha magacyada ula baxaa😍
@badrigass4135
@badrigass4135 Жыл бұрын
Waan akhrinyaa commentigaaga ka rog oo hadana saar dumar la iskuma hawlo inkastoo aw jaceyl jiro
@barwaaqomaxamed5255
@barwaaqomaxamed5255 Жыл бұрын
Jecliyaa inuu qof si dhaba ujeclaado qofkle
@abdiasishaybe3237
@abdiasishaybe3237 2 ай бұрын
Ilaahay naxariistii jano ha siiyo Aamiin
@qorane10
@qorane10 10 жыл бұрын
Umalayn maayo in ay jirto cid neceb digfer ilahay ha unaxariisto he was one of the best
@grhrtey3y443
@grhrtey3y443 7 жыл бұрын
gabdhaha ayaa ka xanaqa
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 6 жыл бұрын
Grhr Tey3y4 , walaahi kama xanaaqnee fanaan qaaliyuu ahaa oo murti ku heesa. AHUN
@cabdikarinjimcale5851
@cabdikarinjimcale5851 6 жыл бұрын
qorane arts ok
@somsaid8416
@somsaid8416 6 жыл бұрын
qorane arts aamiin ilahay haw naxariisto ader
@somsaid8416
@somsaid8416 6 жыл бұрын
Grhr Tey3y4 waan maqlay wll runti
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 7 ай бұрын
Mid kamid ah Fanaaniinta aan ugu jeclahay Fanka Cod macaani &Dagnaan Alle Naxariis waarta haku siiyo Fanan sare #Digfeer💖💖
@simanesalbuur5734
@simanesalbuur5734 2 жыл бұрын
What a memory, I remember few hours begore this show. He passed by us chatted for a while and then headed to the show. He was very humble guy. It was very hard time for him and his likes too.
@mayamohamed5562
@mayamohamed5562 2 жыл бұрын
That is sweet
@maxamedmahdi1703
@maxamedmahdi1703 2 жыл бұрын
Waaaaw
@abdirahmanruuzhka2474
@abdirahmanruuzhka2474 5 жыл бұрын
who is lessening 2019 alle ha u nxrusto😢😢
@salaadsalaad413
@salaadsalaad413 5 жыл бұрын
Anaa caawa ku marqaamaya sxb
@abdirahmanruuzhka2474
@abdirahmanruuzhka2474 5 жыл бұрын
@@salaadsalaad413 hh anba habenka sxb cirkan marayey wa heesihi murqanka✋✋✋
@kafiyaahmed336
@kafiyaahmed336 5 жыл бұрын
Aniga
@ayshaiaismanys2789
@ayshaiaismanys2789 5 жыл бұрын
Aniga 🤚🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤
@taageeraharaysalwasaarexam117
@taageeraharaysalwasaarexam117 5 жыл бұрын
2019/6/30
@Mohamedahmed33932
@Mohamedahmed33932 2 жыл бұрын
2010 iyo safar dheer aniga iyo asxaab ayaan heestan habeenka oo dhagaysanaynay, waxa uu ahaa waqti aad u xasuus badan
@dekadagan4596
@dekadagan4596 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭 Hagaag uma shaqeeyoo wuu hiraagayaayee Cawa iyo anoo jacaylaysan yaa ila dhagaysanayo
@mustafembc
@mustafembc 3 жыл бұрын
Halbowlaha wadnuhu ma haboo Dhiiga uma habeeyoo Hagaag uma shaqeeye Uu hiiragaya Intas qof jacaylka wax ka og uma daremi kara walhi 😢❤
@theironlady6009
@theironlady6009 Жыл бұрын
Hagag uma shaqeyo wuu Hin raagayaa 💔🥺 Alla Ereygaan Culusaaa 🥺
@ahmedandi4751
@ahmedandi4751 10 жыл бұрын
ilaahoow unaxariiso axmed ya'asiin digfeer alloow unaxariiso Aamiin Aamiin Aamiin
@hamsahassanhussien8623
@hamsahassanhussien8623 2 жыл бұрын
waa hees cajiib ah, aad baan uga helay. waxay mudan yihiin ammaan iyo boggaadin hadii ay nool yihiin allaha xafido dhamaantood, haddii ay dhinteenna allaha unaxariisto.
@cabdiraxmaantimacade4494
@cabdiraxmaantimacade4494 4 жыл бұрын
Alle haw naxariisto yaasin axmed digfeer
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@qalbinuura8340
@qalbinuura8340 3 жыл бұрын
2020 yaa ila dhagaysanaya inta iga danbaysa like
@abdicaano7632
@abdicaano7632 5 жыл бұрын
Ilaa hadan wan dhagasyta 2019 😫😰
@dayahplatnum5600
@dayahplatnum5600 4 жыл бұрын
12/2/2020 Yaa dhageysanyo liketa ha ila dhafin😂
@maxamedshukri6667
@maxamedshukri6667 3 жыл бұрын
Xfd5d
@mrjj2225
@mrjj2225 6 жыл бұрын
Anaga dhagaysanayna awoowe digfeer legend buu ahaa allaha u naxariistee
@mustafaali7419
@mustafaali7419 7 жыл бұрын
Ilahow adaa Wayn oo waxida waxkastana kara Axmed Yasiin digfer waxaan rajaynayaa in uu Ku dhintay khaatumo khayrk Aamiin
@fariin10
@fariin10 3 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto ahmed yasin digfeer waxaan ka mid ahaa dadkii fursada u helay riwayad ay jilayeen Boon xirsi iyo fanaaniinta ay ka mid ahaayeen ubax fahmo, Abdi fanax, sahra ilays xidhiidhiyena uu ka ahaa wariye maxamed xasan ali waji (riwaayadu waxay ka hadlaysay Mobile ka oo wakhtigaa dadka ku cusbaa) magaceedii ma xasuusto, digfeer habeenka wax hees ah kamuu qaadin manuu jilayn se gudaha ayuu ku jiray oo mar mar ayuu istayjka usoo baxayey waxay ahayd taariikhdu badhtamihii 2001 dii habeen iid ah iyo Hargeisa Cinema. Wakhigaa wiil yar ayaan ahaa wlhi waan xasuustaa Alle ha u naxariisto digfeer wuxuu geeriyooday bishii July 2002. Ha loo duceeyo adoon fiican oo afgaaban ayuu ahaa alle jannadiisa ayaanu ugu ducaynaynaa
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@esseismail5236
@esseismail5236 4 жыл бұрын
2 2 2020 sunday 21:43 pm baan dhegaysan heestaan. Digfeer fanaan aan jecelahay alle janadii ha geeyo aamiin.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@yamyam585
@yamyam585 11 ай бұрын
HOOWLAHA ADUUN I HAREERO YAAL AXMED YAASIN DIGFEER ILAAHAYOW CADAAB KA XOREE ASAGA IYO INTII FANAN SOOMLIYEED AH IYO INTII ISLAAM AH 🤲🤲
@abdullahihurre9843
@abdullahihurre9843 3 жыл бұрын
Who is listening 2021. This took me all the way back to Gebiley. Aroosyada baa lagu diyaar jirey Hahahahha... When I used to listen.
@EngSharmarke1
@EngSharmarke1 5 жыл бұрын
Hibooy inaabtay haduu hilibkaygu kugu yaal ama uu habeen qudha kaa galay hunguri naftabaas la hadalo haasaawi galab qudha ...🌹 Yaa daawnaaya 16/06/2019
@ilhaanxasan9870
@ilhaanxasan9870 5 жыл бұрын
+@₩₩1~1₩~₩]1~+@9₩/_1AAUQ9q and 1AAUQ9q A qq+111q aqui a 1aA1qkaary7@@Aqui a+11111Qa061qy 111q 6@₩q qq 1a++1@11th1ku@~@~@@@~
@CSheeko
@CSheeko 11 ай бұрын
Old is gold some songs never die 😢 AHUN Ahmed Yasin digfer 05/8/2023 Saturday
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 11 ай бұрын
Aamin
@kasimahmed2835
@kasimahmed2835 4 жыл бұрын
Digfeer dhinac kasta waa ka dhameystirnaa codka sowdka laqabsiga muusiga hobol caana ayuu ahaa aun danbigiisa alle hadhaafo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamiin
@jabiibocali7336
@jabiibocali7336 2 жыл бұрын
hapeenkad ka maqanta hawl layga tiirsha ila hiirta waaberi tani way hees dhaftey yasin digfeer fanan qiimo badan alle haku naxariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@abwaangafdiid897
@abwaangafdiid897 4 жыл бұрын
Maanta taariiqdu waxaay ii tahay november 1/ 2019 Waa maalin jimco ah Waxaan joogaa Muqdisho
@aminhuzzein7755
@aminhuzzein7755 5 жыл бұрын
*Yaaaa dawanaya heestan 2019 allaah yarhama rahimin allah janatul fardawza ha geeyo*
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
aamin
@aishaayanle1780
@aishaayanle1780 5 жыл бұрын
Axmed yaasiin alle how naxariisto Yaa dhageesanaya 2019 Liketa hayla dhaafina wixii iga danbeeyoow
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@gobadgaredumarxitigtasaded7974
@gobadgaredumarxitigtasaded7974 4 жыл бұрын
Aaaamin huno
@mrjj2225
@mrjj2225 7 жыл бұрын
Waa mid kamida heesaha aan jeclahay Sido kale digfeer waa fanaan aan aad u taageero heesihiisi Allaha janadii haka waaraabiyo
@qhaalidcasiis2162
@qhaalidcasiis2162 4 жыл бұрын
Allaah haunaxariisto tigfeer iyo intii dhimatay o dhan muslimka ahaa AL FANAAN TIGFEER GORMUU DHINTAY YAA XASUUSTO WAQTIGII U GEERIYOODAY
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@mariajama3019
@mariajama3019 6 жыл бұрын
Allow ku naxariiso heesti igu horeysay aan ka dhagaysto radio bay ahayd
@abdullahimohamud97
@abdullahimohamud97 6 жыл бұрын
Maria Jama waqtigee aheedna
@ijidankujide3239
@ijidankujide3239 2 жыл бұрын
2005 ki ba waxa dhageysan jiray nin aderkeya ano ad u yar ban xifdiyay xita waxan fahmayay ujedka u ka laha heskan oo wuxu jecla gabar ay ilmo abti yihin oo hibo la dhaho ana 16 Sano ka dib ban dhageysanaya ano waliba jacayl berka u jifa 😭😭😭😭wa iska howl adun
@mudugboy461
@mudugboy461 6 жыл бұрын
Alla yaacisek maaaalmo xasuuusleh mxaaaaaan markiii igu goreeysay heestaaan aaan maqlo anoo jooga tuulo ladhaho galxmur ayaaa wiil aaaan sxbo ahyn ooo mohamed dhooore ladhaho ayaaaa qaaadijirey waxaaan ka xasuuustaaaa #hiboooy ina abtaay haduuu hilibkaygu kugu yaaal ama uu habeen qura kaaagalay hunguri haka amusine nafta baaas lahadalooo hasawahedana kkkkkkkk wlhii xasuuuuus caaawa ooo bishu tahay 1/6/2018 Germany aaan ku shagaysanayaaaah xasuuus iyo waayo waayo like isaara asxaaabta plz plz plzplz🔊🔊🔊🎶🎶🎵🎼📣📣🔊🎵🔈🎵🔈🔊🔈🔊🔈
@abdulla7348
@abdulla7348 4 жыл бұрын
Mudug boy Mahadsanid sxb kunjeer anigane 11.09.2019 ayaan München ku dhageeysooyaa aad iyo aad ayaan Digfeer heesihiisa ujeclahay wlh ❤️❤️❤️
@kabacade3176
@kabacade3176 4 жыл бұрын
Thnks sxb qlii waaayo arag aya thy boqor fro Leipzig
@reergaalkacyood9361
@reergaalkacyood9361 4 жыл бұрын
Reer galxamr Reer Ciideed Waaxid.
@fartuunbilanchanel325
@fartuunbilanchanel325 3 жыл бұрын
Mudug boy ciyaal galxamur aniga cawa dhagaysanaya xasus bay ledahahy wlhi 8 25 2020
@kabacade3176
@kabacade3176 3 жыл бұрын
Wlhi kommantiga 2 sano ka hor so galiyay caawana waxay iga shidanty hamburg waqtigu dhereyaaah yaab
@Apdikadirduaale
@Apdikadirduaale 5 ай бұрын
Hees wa dhaaftay ❤ , mar wlba o aan fikir u baahdaba heestaan ban ku so dul dhaca
@AbwaanQayska-yy5hu
@AbwaanQayska-yy5hu 3 ай бұрын
Who is listening 2024😢
@farxaankhadar4398
@farxaankhadar4398 3 ай бұрын
Aniga sxb qli kama xiiso dhacaba laxanka 💯 codka 💯 music 🎼🎧🎻🪕💯 intii dhimatay allh naxariizti janatul firwadza haka waraabiyo 😢😢
@mohan___4k_100K
@mohan___4k_100K Ай бұрын
Me😢
@user-cw5wl6pr4r
@user-cw5wl6pr4r 4 күн бұрын
Me
@GorGor2023
@GorGor2023 Жыл бұрын
Heestan wa heestii ugu horaysay aan muusiga kubartay xasuus bay igu leedaha
@goobanimojecelgabadhareera6084
@goobanimojecelgabadhareera6084 5 жыл бұрын
Sanadka cusub 2019 ya ila dhagaysanaya allow qabriga ku nuur 😭😭😭😭 aduunyo wa caynka
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@cabdalemaxamed3134
@cabdalemaxamed3134 5 жыл бұрын
Hurdi Waayey Awga Kaamana Hoyde BAL Inaan Hadhsado Sida Hooyo Wiilked Hab Iso DheH. 😢 AllaH Ya Raxma Al Fanan Digfeer.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@abdirahmankhaliif4771
@abdirahmankhaliif4771 5 жыл бұрын
Ahmed yassin digfee he was legend RIP
@ahmedbakaal9328
@ahmedbakaal9328 10 ай бұрын
Halbowlaha wadnuhu ma haboo🫀 Dhiigu uma habeeyoo 🥹 Hagaag uma shaqeeye💔 Wu hiiragayaa 🤕
@hanaaheersaro5700
@hanaaheersaro5700 7 жыл бұрын
ax allaa yacizag digfeeer wlh heestaaan qofbaaa ku xasuustaaa wlky aaan dunida ugu jclahaaa iiiqaadi jire hiboooy INA abtaaaay I Oran jire oooo heeesta &mgceyga ayaaa islahaaa dad waadadki hore hdlna waaaa intuuu yire fanaana waaakuwi hore hadase waxaaa badale kuwo aaad moodo in layidhi jirkooda/dharkeee wataaan xayeeysiiya tolow fankooo hagaage ma arki doonaaa allow
@shiinsiin
@shiinsiin 7 жыл бұрын
hanaa heersaro Hadana yaakuu qaada Hibooy
@hanaaheersaro5700
@hanaaheersaro5700 7 жыл бұрын
hhhhhh hadana jclkeyga
@deeqbuurane8554
@deeqbuurane8554 6 жыл бұрын
ilaahay ha u naxariisto fanaan qaliya ayuu ahaa
@mahdixamud8364
@mahdixamud8364 5 жыл бұрын
Hiboy inabtay haduu hilibkey geel kugu yaal amase habeen qudha kaagalay hunguri anoo yar ayay dhagahyga ku soo dhici jirtay illahay ha kuu naxariisto digfeer 😔
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
aamin
@abdirzakespanish4774
@abdirzakespanish4774 5 жыл бұрын
Sxb hilib geel maaha Hilibkey weeye amiin allaha unaxariisto digfeer
@ilhanhaji459
@ilhanhaji459 4 жыл бұрын
@@abdirzakespanish4774 Hhhhhh
@ayannamohamed8113
@ayannamohamed8113 3 жыл бұрын
Bini aaadam hilib geel ku yaal xageed ku aragtay😂😂😂
@KhalidCabdi-ew5jp
@KhalidCabdi-ew5jp 3 ай бұрын
Hapeenkad Maqantahaa Hawl layga tiriyaa ilaa hiirta waapari Hampalyo iyo zalaan ban zo diraa hawada💔😩😫
@hibosuleiman6307
@hibosuleiman6307 2 жыл бұрын
Hibo my name 😅may I say Ina Abti alle ku naxaristo. i liked it; on 2/22/2022
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@deeqsiwarsame324
@deeqsiwarsame324 Жыл бұрын
Legend Alle ha unaxariisto Axmed Yaasiin digfeer. Digfeer wuxu ahaa Fanaan ka aan fanka ugu jeclaa mudo badan kahor inta aanan aad udhagaysan Alle Ha u naxatiistee libaaxio fanka Maxamed Mooge liibaan.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@nadiirbuux7987
@nadiirbuux7987 5 ай бұрын
Am listening 2024❤ highest jana farduus axmed taxiing digfer 😢
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 ай бұрын
Aamin
@kariimaapdi8649
@kariimaapdi8649 5 жыл бұрын
💎halbalaha wadnuhuu mahaboo dhiiga umahanbeeyo hagaag umashaqeeyeee uuu hiin raagayayeee💎2:12pm arbaca 19/6/2019 borama xasuus gara runtiii 👋 axzan allaaa yarximak
@hajihamza2472
@hajihamza2472 2 жыл бұрын
Jacayl
@nahlanuux2650
@nahlanuux2650 Жыл бұрын
Malintan quraanka dhameeyay ayaad adna heesta dhagaysanaysay xusuus qliya runtii
@adalimpire4128
@adalimpire4128 3 жыл бұрын
Hawlaha aduunkaa ihareera yalee digfeer Allaha unaxariisto 👍Yaa Daawanaya 2021❣🙏
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamiin
@genmustafeburcaawi6972
@genmustafeburcaawi6972 4 жыл бұрын
Yasiin axmed Digfeer alle hakuu naxariisto Hurdi waayay awgaa kaamana hoydee bal inaan hadhsado sida hooyo wiilkeed Hab isoo dheh
@rakwansayyid
@rakwansayyid 3 жыл бұрын
Still i lestening 2021
@jaarchanel4009
@jaarchanel4009 3 жыл бұрын
Waxaan dhagaysanayaa xili balbalaarka iyo faladagan fanka jahwareeriyeen
@MrLooyaan
@MrLooyaan 4 жыл бұрын
ربنا يرحمك ويغفر ليك ويجعل مثواك الجنة ويتقبلك قبول حسنا يارب العالمين
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@KKeditsAE
@KKeditsAE 6 жыл бұрын
halbawlaha wadnahu ma habo hagaag uma shaqeeye waaaw 🌷🌷🌷Wow waxasaa cood iyo midho la idhaah... ilahay ha ku naxaristo... Digfeer
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Hoda Hush aamin
@hodanabdi4146
@hodanabdi4146 6 жыл бұрын
Hoda Hush kkkkkkkkkkkkkkkkkkkhhhhhhhhhykihhhhh💕🌼🌹🌷🌹🍀🌿🌷💘🌷💔💜💖💛💟💕🌼💗💖💜🌿🌹🌷🍀💞💕🌼💛💔❤💗💓💘🌹🍀💞💕🌼🌿💜💖
@hodanabdi4146
@hodanabdi4146 6 жыл бұрын
M
@abdullahimohamud97
@abdullahimohamud97 6 жыл бұрын
hodan abdi hello
@masonrobbie4008
@masonrobbie4008 2 жыл бұрын
Love your music Digfeer Yassin!
@mohamedabdirahmansaid2724
@mohamedabdirahmansaid2724 4 жыл бұрын
Illahow u naxarisoo waa fanan an aad ujclahy Ahmed yasiin digfeer
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@ExMafia
@ExMafia 6 жыл бұрын
ilaa hada waan dhageesta i can't stop loving he's songs
@cabdulkhaaliqosman4287
@cabdulkhaaliqosman4287 2 жыл бұрын
Qqq111
@hodanhassanali6362
@hodanhassanali6362 Жыл бұрын
l l 3:05 Ppl
@siciidbilleismaaciil564
@siciidbilleismaaciil564 3 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto yaasiin axmed digfeer, aad baan u jecalahay heesihiisa, kamana daalo dhegaysigooda, mid mid ka dhacdana male, heesihiisuna waxay u badanyihiin heeso qisooyin dhaba ku salaysan, heesaha qisooyinka laga alifaana way ka macaanyihiin heesaha kale sababtoo ah dareen dhab ah baa lagu gudbinayaa.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@abdulhakimzoobe3245
@abdulhakimzoobe3245 5 жыл бұрын
Wlhi waa hees murti leh alle ha kuu naxariistio
@iliasismail6827
@iliasismail6827 9 жыл бұрын
Ilahow u naxariiso Ahmed yasin digfeer he was great legend!!!
@abdirahmanruuzhka2474
@abdirahmanruuzhka2474 2 жыл бұрын
ameen sxb
@arafaadali7412
@arafaadali7412 Жыл бұрын
Heestan inaabtiday ku xasuusta 😥😍
@kingnaasir163
@kingnaasir163 2 жыл бұрын
Digfeer fanan an heesihisa ad uu jeclahay ilaa hada 2022 ilaa abahay ayaa dhageysan jiirey hesihisa
@cabdicaziizgeedi401
@cabdicaziizgeedi401 3 жыл бұрын
2021 digfeer lagama xiiso dhigi karo😢💯🙏🙏🙏🔥🔥🔥
@rossrays695
@rossrays695 7 жыл бұрын
allah yaa raxmoo fanaan qaali ah buu ahaa
@ASADABADIHAAJI
@ASADABADIHAAJI 9 ай бұрын
HABEEN KAAD KA MAQANTAA HOWL LAYG TIRIYAA ILAAHiiRTI WAA BARI HNBLYIYO SALAANBAAN SOO DIRAA HAWADA😢 HEESTAN HADAAD SOO BOQOTAY LIKE ISAAR
@A.A.E93
@A.A.E93 Жыл бұрын
AUN Ahmed Yaasiin Digfeer wuxuu ahaa fanaan aad u cod macaan, 10:40pm, 23/11/2022 cawada waxaan ka dhageystey in ka badan 10 heesood ee uu qaado waayo kama daaleysid luuqdiisa.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@mohamedozzy1446
@mohamedozzy1446 3 жыл бұрын
Who is lestening in 2020😁🙏
@faatuucabdi3975
@faatuucabdi3975 3 жыл бұрын
Kkkkkkk
@mohaanshax3172
@mohaanshax3172 3 жыл бұрын
2021 now
@mohamedozzy1446
@mohamedozzy1446 3 жыл бұрын
@@mohaanshax3172 am still there😁✌
@saidelmi6840
@saidelmi6840 2 жыл бұрын
am listening may 2022
@heba5632
@heba5632 2 жыл бұрын
2022😀
@caynaanmaxamed3735
@caynaanmaxamed3735 3 жыл бұрын
Allaya Raxma Adeer Digfeer Muxuu murti inooga dhinty
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamiin
@waladhoussein3158
@waladhoussein3158 5 жыл бұрын
dalmar saxib waquqda idaacad jabuti haa qarinin waa haran hesahan waa kuu an kaa dawan jirnay yaranti tviga jabuti xasus
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Walaal waa qalad aanu sameynay wakhti hore, channelkani RTD iyo dadka reer Jabuuti waanu cisaaye waana dad sharaf, Soomali jaceyl iyo soo dhaweyn leh, Jabuuti waa magaaldayda labaad inkastoo in badan ma tagin waxaa igu danbeysay Mars 1983. Mahadsanid.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Hadda ayaan soo galiyey heest Xisbiga RPP - Sanad guuradii 40aad, ma qarin calamada ama astaanta RTD kzbin.info/www/bejne/qajTq4aCishmhpI
@waladhoussein3158
@waladhoussein3158 5 жыл бұрын
@@caweyskadalmar ok bro wad mahasabtahy wan kaftan waxayagu waa wiixina ok merci bro inkasto kaa raktay jabuti waxn kuu lenahay welcom bro
@katagruuxakaatagay5944
@katagruuxakaatagay5944 6 жыл бұрын
Yaa dhegaysanayaa 2018 Digfeer
@KAarka77
@KAarka77 6 ай бұрын
2024 let's gather here❤🔥🔥
@dayaxnorman
@dayaxnorman 6 жыл бұрын
Ilaahow u naxariisto janadii geeey aaamiin
@hthheeg3775
@hthheeg3775 4 жыл бұрын
Digfeer IlaHeY ha u Naxariisto wllhi fanan nzpu aha ya ila dhagysnya 2020 Oo fananin I no noqden fartun pal palarka iyo mursal faladagan😂😂🤦‍♀️
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@mideeyeoffcial3876
@mideeyeoffcial3876 6 жыл бұрын
Waxan barty heestan wakhti dhow o ah 2007.al.aan wan dhagaysanaya 2018
@abdixakiinmohamed5837
@abdixakiinmohamed5837 5 жыл бұрын
Alle haw naxariisto Axmed yaasiin ( Digfeer )
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@morem4395
@morem4395 5 жыл бұрын
This moment brought to you by Music school of hargesia Legendry aun yd rest in paradise forever
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@suhayroburhaan1435
@suhayroburhaan1435 6 жыл бұрын
11/2/2018 allaha ku naxariisto digfeer amiin dheh wall🎧🎼🎶😢
@iliasismail6827
@iliasismail6827 6 жыл бұрын
suhayro burhaan143 ameen
@blackboy-lf8rr
@blackboy-lf8rr 6 жыл бұрын
Yaa daawanaaya 24/8/2018 Habeen jimcaa 💕axmed yaasiin💕DIGFEER
@bashiirmohameddahir8458
@bashiirmohameddahir8458 4 ай бұрын
Fanaan digfeer Mudnaantiisa Meeshii aay aheyd lama gaarsiin 😢
@mrpirate3020
@mrpirate3020 4 жыл бұрын
Hawlaha Aduunka iharero yalo Wakhtiba ila sarakacaye miyan Marnaba Ka dheraan laha Midii ay naftu calmatayey😰😢 (F👸❤️)
@ahmedabdirisak5112
@ahmedabdirisak5112 4 жыл бұрын
Hiboooy ina abtaay Haduu hilibkeyga kugu Yaaal ama uu habeen Qura kaaa galay hunguri Haka aamusine nafta Baaas la hadaloo i Haasawe galab qura August 2019 yaaa dhagaysanaya
@maxamedcabdi5867
@maxamedcabdi5867 4 жыл бұрын
Abdirisak Koodhaa
@ahmedabdirisak5112
@ahmedabdirisak5112 4 жыл бұрын
Haaa bro
@axmeddhanto4273
@axmeddhanto4273 4 жыл бұрын
fanaan qaran buu ahaà 2020 baaa ugu daran heesaha soo bixidoona waayo dee qamar suugani oo miidhan baa sugaya inta igu raacsan isaar zxp
@farhaanereg5946
@farhaanereg5946 8 жыл бұрын
allah ha u dambi dhaafo Islam ayuu ahaaye inta aan ogahay great ligend
@hassandweeu4096
@hassandweeu4096 6 жыл бұрын
Waaayo waayo xasuus ayey igu ledahay wllhi Aniga
@ayaanayaan8420
@ayaanayaan8420 4 жыл бұрын
Ilaahy ha u raxmado
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@user-ki9tn3my2x
@user-ki9tn3my2x 3 жыл бұрын
Wa malin jimaco sacad 3:48 pm 2020 /21 /8/Jecel 4 sano so wada ay lig baxay xuun ban dareemay iyo jecel xad dhaf alllah iga baxi dhibak jecelka 😢😢😭😰
@boodka3
@boodka3 4 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto Axmed Yaasin Digfeer
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
Fanan qaaliya digfer allow ku naxariiso.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@farhiaismail5084
@farhiaismail5084 5 жыл бұрын
Ilaa hiilka waaberi hambalyo iyo salaan baa soo diraa hawada very greatful song alaha u naxariisto yasiin digfeer
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@mohamedfaysal5663
@mohamedfaysal5663 Жыл бұрын
"Hiirta waaberi" weeyan wllo hiilka maaha waa marka waagu sidaa u baryayo ee cadceedu casuuska tahay
@ikraamrush6272
@ikraamrush6272 4 жыл бұрын
Yaa daawanaya 1/19/2020❤😘🥰
@QaaciyeMedia
@QaaciyeMedia 6 жыл бұрын
Hibo ma dalbatay unform’kan maska laga sameeyey?
@abdirahmanruuzhka2474
@abdirahmanruuzhka2474 2 жыл бұрын
who is lissening 2022 Alle ha unaxaristo digfer😓
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@hamzethomas1686
@hamzethomas1686 5 жыл бұрын
Halbowlaha wadnuhu ma habo dhiiga uma hanbeeyo wuu hiinraagayaa Cajiib waaye walee digfeeer ka helay runtiii 11/11/2018 Gapiley Somaliland
@ascadmaxamed1390
@ascadmaxamed1390 8 жыл бұрын
Allah ku naxriisto Axmed yasiin digfeer
@yaasiincabdi-yp8hb
@yaasiincabdi-yp8hb 6 ай бұрын
Hurdi waayay owga Kamanaa Hoydee Ba inaan Hadhsado Sida Hooyo Wiilkeda Haba iso dheh Hawlaha aduunkaa iHareera Yaalee Halbowlaha wadnuhu Ma haboo Dhiiga uma hanbeeyoo Hagaaga uma shaqeeyee Wuu Hiin Raagayaa😢 Istiil 12-27-2023😢
@kamaladan6122
@kamaladan6122 4 жыл бұрын
3/11/19 dalka jarmalka aayan ku dhagasanaya Alle haunaxriisto waa qirooda
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@heeganfilms2077
@heeganfilms2077 7 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto, ridladiisana ha siiyo, marxuum Digfeer.
@haboonabbas1992
@haboonabbas1992 6 жыл бұрын
Xili Waxaan Dhageysanayaa Uu Faldagan Heesaa Caalami Ah noo Yahay
@abdinuurfarah8540
@abdinuurfarah8540 5 жыл бұрын
Hhhhhh Wad iga qoslisay
@mohamedabdirahmansaid2724
@mohamedabdirahmansaid2724 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh
@engsalmaanromani6748
@engsalmaanromani6748 5 жыл бұрын
yaa dhagaystay sanad kan 2019 aniga hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@bintunaada365
@bintunaada365 5 жыл бұрын
Aniga nabe
@adnaanmohamad
@adnaanmohamad 4 жыл бұрын
Hawlaha aduunyadaa I hareero yaalee
@qumanexaaji
@qumanexaaji Жыл бұрын
CIID WANAGAAS WLLYAAL 21/4/2023 YAA ILA DHAGAYSANAYAA❤😮
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Ciid wanaagsan walaal
Yassin Axmed Digfeer |  Buugii Sirta | Biir
6:29
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,3 МЛН
Digfeer iyo Sahra Ilays (Haaygu nicin hanti la'aan)
9:53
Duul Media
Рет қаралды 4,5 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 17 МЛН
A clash of kindness and indifference #shorts
00:17
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 109 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 104 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 11 МЛН
**Yassin Axmed Digfeer Ahun l Heesta Jeeb Madhan
4:56
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 551 М.
**Sahra Axmed ihn iyo  Axmed Yaasiin
10:34
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 555 М.
SAADO CALI WARSAME HEESTII AFGARAD (QARAAMI KABAN)
9:56
INDHAHA BULSHADA
Рет қаралды 264 М.
Hees Sidirigam    . Maxamed cali burco
10:29
Abdelaziz Dacar
Рет қаралды 18 М.
AXMED YAASIIN DIGFEER ( HADII GEEL LA KALA DHACO ) HD OFFICIAL
9:20
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 1,5 МЛН
Garaba maalin dubato (digfeer)
6:36
MrJavier143
Рет қаралды 168 М.
**Yassin Axmed Digfeer | Bulo
5:28
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 871 М.
Baxsano Daraadaa - Saado Ali Warsame iyo Baacalwaan
6:22
Mohamed Wardi
Рет қаралды 5 МЛН
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 122 МЛН
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 9 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 3,2 МЛН
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 42 МЛН