‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/...
@hussaintahirabdow75359 күн бұрын
Sheikh allah u naxaristo xata madhahosi sewax u jiraan mise Madame somali ehen madhahesi miya wayo qof somali hadu yahay 100 jirr ayad dhihi laheed anyway so ducey
@XamzaCraxmaanDaahir2 күн бұрын
Keep going 🫡
@nadifonuur87869 күн бұрын
Alle ha u naxriisto Yaxye sinwar iyo haniyah iyo dhamaan Muslimiinta .
@SaraUsama-o6n10 күн бұрын
İllaahay ha u naxariisto Insha Allah Wuxuu Ahaa geesigii islaamka isago kale Illahay Hanasiiyo 😢😢😢 Insha Allah bi idmi llaahi Kariim Mujaahidiin Ayey Ahayeen 😢
Mujahid Yaxye Sinwaar wuxuu jilbaha usoo dhigay oo uu qaawiyey not only Israeli bal dhamaan reer galbeed oo dhan ee Rabbi ha u aqbalo shahadadiisa Allahumma Amiin
@abdiwahabadanabdiwahababdi14879 күн бұрын
Rabi haunaxariisto yaxyi sinwar waxa u ahaa mujahedol mujahiiden
@AishaLadan-z1j9 күн бұрын
Muhiimadu waxaa waaye qofku waxow aaminsanyahay ragaasu waxay aaminsanyihiin aayaadka Allah oo ah nafna madhimato ilaa Allah idmo allaha xifdiyo intooda nool inta dhimatayna allaha unaxariisto iimankaas qawigaana allaha nasiiyo
@mahmoudkulatein54495 күн бұрын
May Allah protect Saudia biladul towheed
@Caaydruus8 күн бұрын
Alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alxamdulillaahi rabil caalamiin masha alaah alaahu akbar alaah is one
@farhiyamh9 күн бұрын
Sheekh Allah swt ayaa kaxiftiyey cadawja In ay qabtaan
@aminabubakar50388 күн бұрын
Sheekh dulmidiid Aqti aayadaha suurat yaasiin وجعلنا من بين أيديهم سدا ومن خلفهم سدا فاغشينا هم فهم لا يبصرون..::
@cabdicasiisismaaciil45179 күн бұрын
الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته وجميع اموات المسلمين والمسلمات الأحياء منهم والأموات
@SaraUsama-o6n10 күн бұрын
Mallaig ayaa ilaalineysey Mujaahidiinta oo dhan saas ku fahan
ilahay ha u naxariisto nein halyey mar la arag bu ahaye libax libaxdhalay 😢😢😢❤
@mahmoudkulatein54495 күн бұрын
Sucuudiga Allah xafido
@fadimoabdirahman91259 күн бұрын
Ilahey ha u naxaristo nin dhumanayey ma eheen asaga iyo dhaman inta mesha ku shihidey
@AdenFarah-yy3fl9 күн бұрын
Allah u naxariisto waa geesigi qarnigaan waxan lagubaran dona gesinimadisa iskuulada sanada sosocoda
@somalisareone61989 күн бұрын
Yaa allh Reer qàsa sharaf ayaa usugnaata Markii qlbigaagà argagaxa laga siibo waa sidaa Ilhy haka aqbalò shahaadada sinwaar iyo dhamaan shuhadada kale
@adammohamed53399 күн бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@sahroali25479 күн бұрын
Wcs Sheikh geesi dadkisa, dalkisaba iyo diintisa daacad u ah ayuu ahaa shahaada Allaha ka aqblo
@two-faced65629 күн бұрын
Asc yaxye sinwaar waxuu ahaa geesigii islaamka shahaadadiisa alaah ha ka aqbalo amiin من الذين صدقو ما عاهد الله عليه فمنهم ما قضى نحبه ومنهم من ينتظر وما بدلو تبديل
@fatumaiftin67879 күн бұрын
Aaaaaaammmmiiin yaa rabi
@mohamedbilal9509 күн бұрын
Masha Allah waa Geesii or xalyeey ax..
@hamdibulhan80099 күн бұрын
Maasha allaah rabi ha noo badiyo asaga iyo kuwa kisii fiicanba mujaahid buu ahaa
@RijaalCaydaruus9 күн бұрын
Gesibuahaah❤❤❤ilaayi haunaxariisto
@gureydhere5119 күн бұрын
Vdeogaan wuxuu kujiraa barnaamijkii ugu dambeeyey ee ماخفي أعظم waa lala yaabayahay runtii❤
@luqmaan7539 күн бұрын
Waa kaa sugaay wlh muuqaalkaas in aad noo sharaxda jabka yahuudda Lee kasheegeey markasta markaas waa ballan in muuqaalladaada share gareeyo
@FadumoCawad9 күн бұрын
Masha Allah tarihkbu katagay allahaw naxrito
@MawzerYarre9 күн бұрын
Ilahay ha una xatiisto yaxaye sin war
@SafiyoMoha-t6g9 күн бұрын
Xalay ayan al jaziira kadawaday waa layaab wlhi wixii cir io dhul ba laisutagay in meel dababaadka yahuuda kamuuqdo aan lahyn meel la iskuqarin karo inu dhex socdo waliba toosh iftiin sanayaan geesinimada lasheegayo wataas juhdi ayay galiyeen inay qabtaan meesha ay karidinayan maba jiro darikooda ayu kadagalamaya
@sakariye12sakariyeyare879 күн бұрын
Dulma did lin kigan so firso war baxin kaso sar yaxya sin waar geesini madisa wax badna ayan kabartay❤ allow ka aqbal shahada disa😢
@mohamedbilal9509 күн бұрын
Masha Allah sheikh,jazakallahu kheyr for updating us.
@safiyohussen99699 күн бұрын
Awooda allah ayey ku ahatay iyo inuu alla fashaliyo awoodii ay shegten oo alla ayaa fadexeye
@safiyohussen99699 күн бұрын
masha allah shiikh video gaan mar kan aljazeera ka fiir saday waxan ku farxay sidu uga gulestay dhagartii ay malegen ku farta iyo sahyuniga allaha xafido dhamaan mu jahidiinta Palestine 🇵🇸 waxa Kalo gulestay sirdonka xamas waxay fadexad dhax dhigen sirdon kii reer galbedka walhi video ma malesan kartid inta mar anku soo ceshtay gabayga waxa leh gabya Caan ah wuxu dhahay albabka xuriyada wu xiran yahay waxa lagu fura dhiig loo dadiyo iyo naf u godo xureynta
@aishawayrax90039 күн бұрын
Ilahey aya xaxijabey
@hassanhassanismael84708 күн бұрын
Scw scw scw scw sheikh wacaleikum salam Yamane Suriya Hamas support Palestine Gull gobonimo 🇵🇸🇵🇸 Yahya siwar allayahamo shaahiid
@ibnuhassan50089 күн бұрын
Sheikh cidkale oo war Soo tabineyso hanagu Soo dhisin adigaan kuwadanaaaa!!!!
Waa runtaa ku dar dadkeena iyo siyaasiintuba uma bisla madaxweynaha xasan hadalkiisa oo waxaa laga dhigay qabiil u dagaalamaaya oo siyaasiinta uma bisla dal iyo dad iney u shaqeeyaan oo ninba gobol aan micno laheyn buu u fadhiyaa marka inta masaakiinta ah maxey qaban karaan.
Naagtiisa iyo caruurtiisa ma dileen sheydaamada ilaahey dab ha ku holciyo isrl
@SalmaAli92908 күн бұрын
🦁🦁🦁🦁💪💪💪💪💪🇵🇸🇵🇸🇵🇸♥️♥️🤲🏻🤲🏻🤲🏻🌹🌹🌹
@Nourdaahir-j9k10 күн бұрын
Wllhi waa cajiib الله اكبر
@yahyeamir12319 күн бұрын
Sheekhow waad khaldan tahay,marka aad leedahay madaxdeynu,somaliya ma Madax baybleedahay
@Fahadaxmedyuusuf9 күн бұрын
Haaa way leedahay zxp
@ShaakirJaamac9 күн бұрын
JANADA ILALAHAY HAKA WARAABIYO
@fatimaelmi53608 күн бұрын
Asc. Hal Sinwar oo kale hadii u ka dhalan lahaa maata Ethopian iyo kenya, gaalo cadcadi dhulkena Somalia kuma laayeen dadkena.
@Aminaseben-vu6jg9 күн бұрын
🎉❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉🎉🎉
@laylaalin75309 күн бұрын
MALAKUL MOWT AYAA UU KA BAXSAN KARI WAAYEY MOOYEE MAY QABTEEN
@HassanHilal-n7w9 күн бұрын
Shbabka ad dawadigatay faraha kaqad wa u mada kaliya ii An lagarin din ahan dad ahan danwalba
@nurailyas059 күн бұрын
Astaqfurallah allaha kaa cafiyo midaas khawaarij dad ka xun oo islaam sheegto majirto
@SaraUsama-o6n10 күн бұрын
Waayo waa bilaa balan munafiqiin ah oo been badan waaye madaxda somalida iyo Afrikan wabilaa Caqli Yaahuuu 100 Sano Ayey Kadanbeyan Calamkan Hore u marey 😮
@maynunaali46739 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@suldanka9 күн бұрын
Asc Sh. Wararkaga fadlan 15m noga so dhig marka laga reebo xayeysiiska i.a
@ahmedissa82479 күн бұрын
Sheikhow horta puntland in ay somalia kamidtahay ma ogtahay hadise aad ogtahay maadka hadashid dagaalada argagixisada lagula jiro
@abdiabass25189 күн бұрын
Carab waa Nijaas
@Mahamed-y8c9 күн бұрын
Dowladaha carabta wexey qu shekeeyane stratejiada réer galbeedka maadama ee yihine holgalo ee qu shekestane
@aishawayrax90039 күн бұрын
Wey isla qabweyn yihin ayase u bahan sacudiga
@SuhaybMoha-d2k9 күн бұрын
Niyow iimanka Qof ayey Ku xidhan thy Qofk Hadu Alle ilaa linyo Amarkisa Asga Alla ilalinyo
@abdiabass25189 күн бұрын
I mean Dowlatha Carabta
@aishawayrax90039 күн бұрын
Ninka nin cajib ah ma aheyn runti weyna xasunsan doonan waligood
@CRisaakApdilaahi9 күн бұрын
Alle weyne dalkeena amni io midnimo hanoga dhigo
@mohamedfarah80709 күн бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Sh markaad leedahay argagixiso ma ku dartay ragga badan ee ka soo baxay jaamacatul madiina innagana cilmi badan miyaynan inoo haboonayn inaan ka xishoono heerkaasna gaadhsiino rag innaga cilmi badan maxaase laysku haystaa? Xaggee sartu ka qudhuntay? Dimuqraadiyad ayaan ku dhaqayaa iyo kitaabka allaah nagu xukun sow maaha yaa qaldan?labada qoloo is haya yaa qalad badan? Asc
@AbukarMohamed-h3j9 күн бұрын
AS Waxaa ka daran m/weynaha waa m/weynaha ugu liita ee sookmara somalia
Waxaasi istiqbaalaadka waa nalaga gaday ee wax ka jiro malahan
@abduqadirabdullah12569 күн бұрын
💯💯 yahuud waa sidaan waa sidaas ayay maskaxda ka badbadiyeen lknse kaliye waxa cadaatay kuwa ay maskaxda ka haysto thy dowladaha carbaha ee awalba dabdhilif ahaa
@SalmaAli92908 күн бұрын
🦁🦁🦁🦁🦁💪💪💪💪🇵🇸🇵🇸🇵🇸🌹♥️♥️♥️♥️😭😭😭
@NajiibMuuseaxmed9 күн бұрын
اللهم انصر المسلمين في كل مكان اللهم أعز الاسلام والمسلمين اللهم صل على محمد وال محمد وعلى آل محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد اللهم صل على محمد وال محمد
@YuusufAbdu9 күн бұрын
Xasan sheekh u sheeg inuu sidaas oo kale yeelo hadii kale qandaraasyada ha iska gurtaano,walee sida ay ila tahay inaan soomaaliya 30 sano ka badan aan caalamka naf iyo maal ku bixineeynin si ay dawlad u noqdaan mana muuqato inaay soomaaliya dawlad noqoneyso,waayo soomaalidii iyadii baaba lakala celcelinayaa.