Dagaalkii 3aad E Aduunka O Meel aan la fileyn ka bilowday & Qaab| Aaska Xasan Nslh & Dhaarka Xisbulh

  Рет қаралды 30,123

Dulmi Diid

Dulmi Diid

Күн бұрын

Пікірлер: 55
@DulmiDiid
@DulmiDiid 4 сағат бұрын
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
@XornimaDon
@XornimaDon Сағат бұрын
Warhoy ka joga waxan waa dhiiqo aniga ayaa dhax galey walhi wax iga bixiyo Ayan LA ahey Marka dhiqada iska ilaliya
@Fartundegan7011
@Fartundegan7011 Сағат бұрын
@@XornimaDon hee lacagta xalaasha ee online ka laga sameeynaayo Maad ka wadaa Dhiiqada see camal noo sharax please
@ruqiyaabdille
@ruqiyaabdille 2 сағат бұрын
Salamaad Minkuli Afaaad shiiqoow hanaga nixin ilaahay nooma keeno Dagaalki 3aad ameen yaarabi
@mohamedbilal950
@mohamedbilal950 31 минут бұрын
Jazakallahu kheyr sheikh for the updates.
@eazrayiylmohammed9743
@eazrayiylmohammed9743 4 сағат бұрын
عليه افضل الصلاة والسلام ❤
@RijaalCaydaruus
@RijaalCaydaruus 3 сағат бұрын
Ilaahayi habaabiiyo yuhudasxb
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Сағат бұрын
MADAXWEYNAHA YUKREYN, ISAGUBA WA ISRA'ILI.
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 Сағат бұрын
Alloow muslimiinta guusha si ❤❤❤
@shariifamahamedaadan2937
@shariifamahamedaadan2937 4 сағат бұрын
Waxaan ka maqli jiray awoowayasheena ALLoow Laba dibi isku Jaanjaan oo mid noo Jabi aan jil jilanee
@IsmahanOmar-t9b
@IsmahanOmar-t9b 34 минут бұрын
Aqli badnayena😅
@MacalimAdensheikh
@MacalimAdensheikh Сағат бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤
@adammohamed5339
@adammohamed5339 4 сағат бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@MaxamedAbdilaahi-r9u
@MaxamedAbdilaahi-r9u 4 сағат бұрын
Warkaaghagaaji
@fartuunmohamed6081
@fartuunmohamed6081 4 сағат бұрын
Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meelwalba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin falastiin wey guuleysanee ee allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda hana ka qabto munaafaqiinta dhexdooda ku jiro ee cadowga u adeego aamiin guul guul falastiin
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 Сағат бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
@PlanetearthSevenheaven-y5o
@PlanetearthSevenheaven-y5o 3 сағат бұрын
Dagaalka canshuur kordhinta Aya layira.
@hamdimohamadmohamad1385
@hamdimohamadmohamad1385 4 сағат бұрын
Illahay reer galbeed ka dhibkooda iyo dabinada ay dhigayaan iyyaga Ha ku cesho😢
@AxmadmaxamadSalad
@AxmadmaxamadSalad Сағат бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️ ♥️ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@queenaisha5616
@queenaisha5616 2 сағат бұрын
Scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf 3 сағат бұрын
Yuhuuda Ayuu Siinayaa Lacagtan Uu Ka Baadayo Adduunka. Waayo Yuhuudu Waxey u Baahan Tahey Dhaqaalo Badan.
@AmenaAs
@AmenaAs 3 сағат бұрын
Yahuud qawl malaha illaahay quraankiisa inagu sheegay
@Shuceebwarsamejamac
@Shuceebwarsamejamac Сағат бұрын
Allahu❤akbar xamas palestine❤.scw scw scw scw scw scw scw❤
@aminakhadar581
@aminakhadar581 3 сағат бұрын
Yaarabi ugargaar reer falastiin
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 3 сағат бұрын
Scw scw scw scw scw sheikh wacaleikum salam Yamane Suriya Hamas gull gobonimo Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@Kamaaldiin49
@Kamaaldiin49 3 сағат бұрын
Scw
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 2 сағат бұрын
WCS SHEEKH MAXAMED DULMI DIID 👋 SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️❤🫀
@ashaomer4235
@ashaomer4235 3 сағат бұрын
Golaysda falastine insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedbilal950
@mohamedbilal950 8 минут бұрын
Israiil afkaay taqanoo waa Dagaal..balaan malaxaa..
@AliMohajim
@AliMohajim 2 сағат бұрын
Wcs
@IbnuMarwanMurjaan
@IbnuMarwanMurjaan 4 сағат бұрын
❤ Wcs Wrx Wbr Sheikhanaa ❤
@HiboXasan-ni7em
@HiboXasan-ni7em Сағат бұрын
Yaarabi yaarabi 🤲🤲🤲🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩😪😪😪🇸🇩🇸🇩🇸🇩❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩
@SmilingAquariumFish-zf2vv
@SmilingAquariumFish-zf2vv 4 сағат бұрын
Wcs😊
@suldanka
@suldanka 6 минут бұрын
Asc Sh. Wararkaga fadlan 15m noga so dhig marka laga reebo xayeysiiska i.a
@AliMohajim
@AliMohajim 2 сағат бұрын
Salaniski waa abaalkiisa Hana n sidas la yeelo waayo isagoo heshiis qaadan kara buu wuxuu doortay dagaal in uu la galo dawlad oa awood badan isagoo gadaal laga soo riixayo waan ogaa maalin uun in meel cidla ah loga tagi doono
@shaficimohamedomar-d6b
@shaficimohamedomar-d6b 4 сағат бұрын
kkkkkk sheekhoow xusbulaah waa kudaaysay
@aslicadeey8511
@aslicadeey8511 3 сағат бұрын
Yuhuuda heerkaas waxaa gaarsiiyey madaxda carbeed hadaan 7 nin ee wadamada carabta xooga ku haaysta hadaaneey shacabka carbeec ku kicin mislimiita waa u dhamaatay
@Khadijo60
@Khadijo60 2 сағат бұрын
Carabta dad ma aha in leyska celiyo ma ehee yuhuud waji kale ma leh
@AhmedHassan-f9w2b
@AhmedHassan-f9w2b Сағат бұрын
Anagaa Naloo been guuraa,
@adamabdi7353
@adamabdi7353 Сағат бұрын
Intad aybadka isku dabo wado waxba lagama arko
@Khadijo60
@Khadijo60 2 сағат бұрын
Somali iska ilow Somaliya waa bogcada aduunka ugu fiican laakin dad xun oo ahbaliin ah baa dagan
@ismailadanmohamud4503
@ismailadanmohamud4503 4 сағат бұрын
GDP “Gross domestic product”
@Salugla
@Salugla 3 сағат бұрын
Dulmidiid qob moose dadka ha u dhigin Canada 30 gobol ayay Koronto siisaa ee reer USA khudaartiina beerta sanadkan Mexico iyo Canada wax kama soo socdaane
@falisissahak
@falisissahak Сағат бұрын
Asc SH filming diidow Canada mareykan adaa ku book Canada waxa ku book 45 milyan Ka tag 4 go ok oo mareykan ah waxa korintada siiya canada Canada haday hogoomiye fiican hesho mareykan waxba uma oga Turm wuxuu jecel yahay in la sheeg sheego Trum maanta waxa uu yiri Trum waxa uu sheegay In meel walba warkiisa laga😂sheeg sheego oo etashin la😂siiyo oo dadka dhan ay warkiisa wadaan lee uu RAHA Laakiin waxa ku dhici doonta in mareykan ay sagxad cidla soo istaagto waxbadso wax beel bay leedahay
@MohamedAaden-c5o
@MohamedAaden-c5o 2 сағат бұрын
Ruun wye
@mohamedahmed2675
@mohamedahmed2675 3 сағат бұрын
Saaxib youtube yada somalida ayaad dhageeysataa Canada weey joojisay wax kasta oo ka yimaada America
@XornimaDon
@XornimaDon 4 сағат бұрын
Tuug ayaa tihin benta iskadaya
@QamarJamac
@QamarJamac 2 сағат бұрын
maxay ka dhihi kartaa xamaas israaiil duud libaax ayay ku dangiigtaaye dhiigoodu waa qaali cidii daadisana waa la eedsiin dhiiga carbeedna waa raqiis xaq ayayna u leedahay ina daadiso
@quruxdaaduunka5688
@quruxdaaduunka5688 Сағат бұрын
Ma yuhud baa tahay adi
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН
Trump oo amray weerar laga fuliyey Soomaaliya | Qubanaha VOA
29:46
WAREEGİİ AFARAAD EE MAXAABİS İSDHAAFSİGA WUU DHAMAADAY
14:03
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 3,8 М.