No video

YOUNG SOMALI MOM |💥Night Routine | jadwalkena habenki iyo waxa an qabto

  Рет қаралды 16,918

Bidhaan Ibrahim

Bidhaan Ibrahim

7 ай бұрын

#somalia #youtube #dailyliferoutinevlog

Пікірлер: 85
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 6 ай бұрын
Facebook pagekeyga fallow iso dheh 👉 facebook.com/profile.php?id=100064048685213&mibextid=LQQJ4d
@user-up4ci5dj1v
@user-up4ci5dj1v 7 ай бұрын
Masha allah alle hakula koriyo awlaada anigaba 28 ayaan jira 7 dhalna wan ahay alxamdulilah waxna wa bartay iskuul wan dhameeyay
@haboonali7455
@haboonali7455 7 ай бұрын
Masha alaah abayo
@farhiyamaalim5776
@farhiyamaalim5776 7 ай бұрын
Ma sha Allah xabibti
@HudaHussein-pu5gv
@HudaHussein-pu5gv 6 ай бұрын
Masha Allah
@ummusafa8394
@ummusafa8394 6 ай бұрын
Mashaa allaaah cambulo daango iyo bun la aantood waa abaar ee intii aan heysan rabiyoow sii intii heysatana rabiyoow usiyaadi aad ayana kuu salamaya in ibrahim
@user-cd2of4pe7m
@user-cd2of4pe7m 7 ай бұрын
Mansha alah
@sucdisiman4294
@sucdisiman4294 7 ай бұрын
Ma shaa Allah bidhaney hore usoco qali nairobi south C aan kaa so salaamoya daaha blue kubedel qurux kusobaxa In shaa Allah
@ilhanmohasuleyman4568
@ilhanmohasuleyman4568 7 ай бұрын
masha allah strong mom ❤❤
@ayaanahmed7946
@ayaanahmed7946 6 ай бұрын
Masha Allah❤️❤️❤️❤️❤️
@munacabdinuurmaxamed2333
@munacabdinuurmaxamed2333 7 ай бұрын
Wlhi bidhaney sidan ayaad ku quruxbadan tahay maash Allah ❤
@makocusman132
@makocusman132 7 ай бұрын
Masha Allaah habalyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-rz2yc4zc2i
@user-rz2yc4zc2i 7 ай бұрын
M.a abyo rerka alle haku bara keeyo
@miskixasan1615
@miskixasan1615 7 ай бұрын
Abayo somali warkoda ha ubixin adkartana ka aqriso ani 2001 dhashtay alxm ischolka marka dhameyay ayana laygursaday 2019 hadana alxm 2carura iijogto uurna waleyahay waxna wa barta alxm marka dadkan noloshoda warka kadhigtay haku mashqulin warkoda noloshada iyo ganacsigagana allah kubarakeyo xppt ❤❤
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 7 ай бұрын
Masha allah Allaha ku barakeyo noloshada🥰
@asmamohamed3184
@asmamohamed3184 6 ай бұрын
❤❤❤ mashalah ana kula mid ah caato maxa saan uga tahay san maa ilmo ku dhashay ligu dhibay
@MaryanCabdicasiis-lm7bd
@MaryanCabdicasiis-lm7bd 7 ай бұрын
Filo waa best film
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 7 ай бұрын
Haa 🥰
@hamidabintasal4548
@hamidabintasal4548 7 ай бұрын
Walaly sunta saas ha ugu buufin waa qalad sida carfisada u isticmaashay
@shshss1192
@shshss1192 7 ай бұрын
Daaha light grey ama light brown ama light green ama cagaar saytuuni xataaka dhig , dahabi iyo jaale kuma qurxoona qolka caruurta ba is dhahy qol dad waweyn cml bu ka dhigaa😅
@IsmahaanCadeey-mn2es
@IsmahaanCadeey-mn2es 6 ай бұрын
Daahyadan ku dhaaf abyo kuwan ku so baxoyin😊
@ayaanmohamed4606
@ayaanmohamed4606 7 ай бұрын
First comnty
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 7 ай бұрын
Sharaf iyo karamo 🥰
@indhouronindhouron7992
@indhouronindhouron7992 6 ай бұрын
Bidhaney abyo sunta bufineso Maxawaye
@umudardaa7700
@umudardaa7700 7 ай бұрын
Abayo ilamaha sariirta maka dhacaayaan miyaaa wali saw mayaro sariiraha dhinac xiryada ilaa meeqo jir aa loogu tala galay abyo gabdhayda curada waa 5jir ilaa hada sariir dhinac xir ay seexataaa waxaan isdhahaa hadad ka badashid armay dhacdaaa
@umuciyaal4222
@umuciyaal4222 6 ай бұрын
Abyo 😢 marka sunta isticmaleyso goyasha sariirta kabadal xasan weyqabane ilmaha wey hugsanayan wana kujifanayan maqar cun cun iyo neef ka qadayane dadal❤
@HudaHussein-pu5gv
@HudaHussein-pu5gv 6 ай бұрын
❤❤❤🎉🎉
@ogaasomuse
@ogaasomuse 6 ай бұрын
Grey ugu dhig daahyada
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 6 ай бұрын
Hye queen🥰
@munaxusen7313
@munaxusen7313 7 ай бұрын
Daaha garee kadhig
@zamzamabdullahi8067
@zamzamabdullahi8067 7 ай бұрын
Asc abayo daaha qolka black and white ka dhigo waayyo roogaaga black ku jiro alaabtana waa cadaan marka way is mutch gareynayaan insha allah taasna waa fikradeyda.soo dhowow abyo
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 7 ай бұрын
Hye abayo qli🥰🫶
@user-xx9ev4wi7u
@user-xx9ev4wi7u 7 ай бұрын
maashaallaah ❤❤❤❤alle ininkaag iyo caruurtaad hakuu barkeeyo❤❤❤
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 7 ай бұрын
Mhdsnid wll🥰🫶
@user-zb8wf1it4s
@user-zb8wf1it4s 7 ай бұрын
Mashallah bustooyinka carurta xagee kasoogatay
@safiyomaxamedxasan9047
@safiyomaxamedxasan9047 6 ай бұрын
Daaha madow ka dhig abyo
@maryamacuthman7218
@maryamacuthman7218 6 ай бұрын
Hhhhhh maba nuuxsaneyso
@fadumocabdiqaadir4743
@fadumocabdiqaadir4743 7 ай бұрын
Digsigaas waxa fcn mahan aan ku daalay dabaalka ka halaawayan
@salmacabdilaahi2186
@salmacabdilaahi2186 7 ай бұрын
Sunta markaad buufinayso walaal sariiraha gogosha uga qaad oo kabadhka ugu rid waa khatar gogosha oo saaran in la buufiyo
@hodahana4722
@hodahana4722 7 ай бұрын
Macha allah hbbti sidan qrux ku tahay kugu badana hilibka kg inta ku ilali❤❤
@makocusman132
@makocusman132 7 ай бұрын
Abaayo sontaan mafine waqti dheer kubuufi
@saliyoamad-pc4kq
@saliyoamad-pc4kq 6 ай бұрын
Madoow kadhig daaha
@samiraaseyr3914
@samiraaseyr3914 7 ай бұрын
Quruxey daaha madow ama gariije ka dhig kaaly iska arag waye
@Hamdiya0347
@Hamdiya0347 7 ай бұрын
Abaayo xawashiga shaxa aad isku dardaraty noso same adigo xabad xabada nogushegayo adigo mahdsan hanka faaiidne
@queenmama2043
@queenmama2043 7 ай бұрын
Abyo wax aan kucayilo oo natural ah noso dada
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 7 ай бұрын
Ok video kaso sameyna
@hayatali4756
@hayatali4756 7 ай бұрын
Asc abaayo sawirka derbiga kuusuran kaqaat malaikta naxrista guriga soogelimaayan waa xadith
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 7 ай бұрын
Swr qof ma ahan ee si fcn u fiiri wxa ku seram dhagxan les dulsaray iyo buuro
@maryamacuthman7218
@maryamacuthman7218 6 ай бұрын
Brown ka dhig daaha rooga brown baa ku jira wiil iyo gabar na waa caadi
@halimamayowosman3826
@halimamayowosman3826 7 ай бұрын
Kuu xiisay garabkaygiiii marna hapo mcn allah ika xafido
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 7 ай бұрын
Sido kle alpo🥹🥰🫶
@user-tw3tx6dw6m
@user-tw3tx6dw6m 7 ай бұрын
Abaayo ilmah sasayeeri u soo gad waayo aniga kalkihore sun ayaan iska daba wadijiray wandaalay caruurta sasayeeri u soogad Abaayo
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 7 ай бұрын
Hye wll
@amiiraabuubakarali7743
@amiiraabuubakarali7743 7 ай бұрын
M.a👸❤
@fadhumomohammeddiire4281
@fadhumomohammeddiire4281 7 ай бұрын
❤❤❤❤😂😂😂
@user-xs9xq7wo3i
@user-xs9xq7wo3i 7 ай бұрын
Asc abayo sariraha carurta inte kasogate
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 7 ай бұрын
Bangani mesha kenyatiga alabta ku sameyan ka dalbaday Insha allah video kaso sameyna abyo
@fatxicarab7752
@fatxicarab7752 7 ай бұрын
Dahyada waxaa kadhigta qaxwi ama garey
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 7 ай бұрын
Ok wll
@sucdisiman4294
@sucdisiman4294 7 ай бұрын
Waxan commentiga daha sooqoray anigo vedioga dhamesan ok brow kadhigo roogu shabaha
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 7 ай бұрын
Hye insha allah🥰
@Salma-ld5se
@Salma-ld5se 7 ай бұрын
Bidhaney ana sas nafta laigu keene wqxaad isku cayilisay isoo sheeg
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 7 ай бұрын
Hye video kaso sameyna abayo
@user-gl3zl5hq6r
@user-gl3zl5hq6r 7 ай бұрын
Cirbad kaal kornta ee uxirn ayaddey ku cayishay walgu naaxa inty kuuirantahay😂😂
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 7 ай бұрын
⁠@@user-gl3zl5hq6r😂😂wlhi blhi ben ma aha cayilba tasa igu horeysay hhhhh cil tire an u bixiyay xaga cayilka😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@binthassanhaji8369
@binthassanhaji8369 7 ай бұрын
​@@bidhaanibrahim98hada sow iskama bixinin abaayo ama mid kalaa qaadatay o ku naasibtay
@Salma-ld5se
@Salma-ld5se 6 ай бұрын
@@bidhaanibrahim98 waa kaa sugooyaaa
@hudarahma2465
@hudarahma2465 7 ай бұрын
Hadad ilmahaga rajo kaqabto joji sunta kanecada walahi wa halis xun dhirba jirta lagu shido ilmaha hayska sumayin xata 5 sac kadib haday guriga galan waa sun😢
@haboonali7455
@haboonali7455 7 ай бұрын
Haa maficno midaan ani habenki shadarwo uxira subixina wafura
@Salma-ld5se
@Salma-ld5se 7 ай бұрын
Horey usoco abayo karti badan
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 7 ай бұрын
🥰🫶
@fadumocabdiqaadir4743
@fadumocabdiqaadir4743 7 ай бұрын
Abaayo biyaha maka go aan miyaa caago kuguma jiran mushqusha😊
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 7 ай бұрын
Maya lacala hade goane nus sac ka bdn ma maqnato
@arrawelaahmed6261
@arrawelaahmed6261 7 ай бұрын
brown ama black ka dhig daaha
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 7 ай бұрын
Hye wll🥰🫶
@IsraAbdiqadir-lr8um
@IsraAbdiqadir-lr8um 2 ай бұрын
Bink
@umuamiira6098
@umuamiira6098 7 ай бұрын
😂😂😂 waa ilmo ilmo dhashay aaa waa iga qoslisay
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 7 ай бұрын
Inta Catada aha sas e I dhihi jiren hada wa ka nastay na soco islan weyna taha la igu dhaha 🤣🤣🤣🤣
@umuamiira6098
@umuamiira6098 7 ай бұрын
@@bidhaanibrahim98 kkkkk iiinaso bidhaan quruxey
@umuamiira113
@umuamiira113 7 ай бұрын
1998 dhashtay😂❤
@bidhaanibrahim98
@bidhaanibrahim98 7 ай бұрын
Isku da’a ayan nhy anigaba 1998 ayan dhashay🥰
@umuamiira113
@umuamiira113 7 ай бұрын
@@bidhaanibrahim98 Haa mansha allah ilahay cimriga hano dhereyo sister
@user-up4ci5dj1v
@user-up4ci5dj1v 7 ай бұрын
Ana idinka weyn 26/6/1995 ayan dhashay
@fartunmohamed4463
@fartunmohamed4463 6 ай бұрын
Team 1995 😂 isoduceyo gabdho cidaa wa duqowde laiguhaya weli man gursanin 😂
@fadumocabdiqaadir4743
@fadumocabdiqaadir4743 6 ай бұрын
Sariirtad meeqa ka soo bixisey quruxey sex by sex miyaa jawab
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 28 МЛН
DJ SUBEER IYO SULDAN OO LAGU DHAGAN YAHAY REACTION BUUQIISA WATA
9:40
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 96 М.
Musalsalka Aduun | Part 4 | aabe sigaar isii ankula qayilo |
31:18
Asad Family Channel
Рет қаралды 119 М.
Maxeytahay sawabta aan u guurnay
11:05
Iskaashi Family🫂
Рет қаралды 21 М.
QOLKA JIFKA AN SHARAHY MY SISTER HOUSE
9:02
Nasro Hani Family
Рет қаралды 7 М.