YUFLE || Kinsi Xaaji Aadan || Kaban +Lyrics

  Рет қаралды 368,577

QARAAM CHANNEL

4 жыл бұрын

HEESTA: YUFLE
EREYADA: ABWAAN AADAN TARABI
LAXANKA IYO KABANKA:
USTAAD JIIM SHIIKH MUUMIN
CODKA: KINSI XAAJI AADAN
Subscribe, Like And Comment.
Hees macaan
qaaci
kaban
qaraami
heeso qaraami
kinsi
tarabi
jiim

Пікірлер: 134
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 11 ай бұрын
Jiim nin ku xarko dhan dhanka kabanka majiro ninba meel ku fican jiim inta uu yahay xarkaha kabanaka waa wada qaban karaa allha unaxristo
@nuuradiinxariir1307
@nuuradiinxariir1307 2 ай бұрын
Aad iyo aad sxb jiim sheekh muumin wuxuu lahaa gacan fudayd uu kaga sareeyo cid kasta oo taqaana aaladan cuudka
@mohamedmohamoudaden757
@mohamedmohamoudaden757 2 жыл бұрын
AHUN JIIM SH MUUMIN Ayaan kabankiisi layaabkalaha ka dareemaya runti ma la arag somali mar soo maray ayuu ahaa AHUN codki macana ee KINSI XAAJI AADEN iyo erayadi ADEN TARBI oo hada ku nool magalada HARGIESA illaahay cimriga iyo caafimaadkaba ha u barakeeye
@SUDAYSIKHADAR-eu1wj
@SUDAYSIKHADAR-eu1wj 2 ай бұрын
Gabigooduba mar la arag Bay ahaayeen
@khalidkhadar4480
@khalidkhadar4480 Жыл бұрын
15.10.2023 Axad Markii iigu horeysay ee aan arko YUFLE iyo habeenkii kowaad ee aan ceerigabo seexdo , qabow badana aan dareemay . Yaa ku dhageysanaya ceeri ama yufle .
@fatimaaismail8775
@fatimaaismail8775 11 ай бұрын
15/11/2023❤
@HibaaqYusuf-uq7cy
@HibaaqYusuf-uq7cy 10 ай бұрын
😊😊
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 7 ай бұрын
❤ ❤ .
@mohamedahmedabdi4668
@mohamedahmedabdi4668 4 ай бұрын
Yufle maxaa laga wadaa ma qabow saa,id ah baa
@caytoeconomist
@caytoeconomist 3 ай бұрын
21/6/2024 iyo ceeri gaabo iyo jawi kale 😅
@kolyeedh1
@kolyeedh1 Ай бұрын
Waa heesta aan ugu jeclahay heesaha ay qaaday Aun kins xaaji aadan 😢❤
@axmedcalixasanxasan2235
@axmedcalixasanxasan2235 3 жыл бұрын
Waa eryadii Aadan tarabi waana hees qaaliya oo aan kuxasuusto wax badan
@amrandahirxirsi8205
@amrandahirxirsi8205 4 күн бұрын
11/10/2024. Waa marki igu horeysayyy heestan io D.yufle ina maqlo. Waa best heestu wan jclhy hesaha qaramigaa❤
@qaraamchannel
@qaraamchannel 4 күн бұрын
Aad iyo aad. Qisada heesta soo dhagayso abwaanka oo ka sheekaynaya si fiican baad u sii jeclaan doontaa e. Cumar Seerbiya waraysanaya abwaanka.
@socdaalchannel7410
@socdaalchannel7410 3 жыл бұрын
Waa Erayadii Abwaan Aadan tarabi Laxankii Jiim sheikh Muumin Waa Codkii Kinsi Xaaji Aadan (AUN)
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@mohamedabdallekhaalid6794
@mohamedabdallekhaalid6794 2 жыл бұрын
Sida yool hayaan Yam yidhoo abaar Looga dhigay yagleel Yufle oo qabow Dhaxan yalaxle baan Ku yaboohiyaa Sida yale tukaan Hadba kayn yubbe leh Yuuq yuuq sadaa Waan yaabbanee Siduu iigu yimi Yax ma iri jacayl Yarow aragtidaa Sida geel yukumay Yibladoo harraad La yahoomayoo Ceelkuna yaloon Yahay biyo yaraad Yuugaabsadee Yey iyo yaxaas Wada yeedhayaan Ka dhex yuubanoo Cirkoo yagal ka kacay Daruur yugantay baan Debed yuururaa Erey fur 1- yool= ujeeddo 2-yagleel=aasaaska xero cusub 3-a) yufle= tuulo ceerigaabo udhow b) yufle=deeg magaciis waana ka loogu macag daray tuulada 4- yalaxle=qaab dabayshu udhaco weliba laydh qabow 5-yaboohin=raadin/baafin/doondoonid 6-yale tuke ah=yel/yal waa eray lagu dhoho tukaha si loo eryo, waa sida bisadda bis loo dhoho 7- yubbe= waa geed magacii waana kan loogu magac daray degmada yubbe ee igana ceerigaabo udhow 8-yiblado/yablado= waa marka dhulki aanuu lahayn caws ee inta abaari dhacdo carshintu idlaato, iyadoo xaladda lagu jiro marka roobku do'o oo ay xooluhu xareedda ka hirqadaan calooshuna ay madhan tahay, baa ladhahaa yiblasho, macnaha caws ay caloosha ku adkeeyaan bay ubaahan yihiin 9- yahoomid= socod dheer oo tiigaal ah 10- yaloon= waa ceel hoos uqodhan oo dhuuban haddii aroorku ku batona waa biyo yareeyaa oo waa la maaxiya(kohasho in cabbaar ah) 11-yuugaabo=uugaabo/uugaamo xooluhu marka ay ceelka yimaadaan ee ay aad u ooman yihiin waxay sameeyaan guux badan/ dununuc, ci taasaa uugaamo looyaqaan 12-yuubnaan=taagnaan 13-yagal=sagal caad muujinaya in cirku di'i rabo 14-yugantay=cugantay heego inay hoorto u holanaysa 15-yuururaa= dhafiyaa
@08media98
@08media98 2 жыл бұрын
Mhdsanid wll
@mohamedabdallekhaalid6794
@mohamedabdallekhaalid6794 2 жыл бұрын
@@08media98 Adiga mudan walal
@Waxkasta
@Waxkasta 2 жыл бұрын
Mhadsanid walal. Ereyg Yukumay mad noogu dari kartaa. Kaas uun baaba igu adkaaday. Nin reer sanaag h baan ahay oo ereyadaas oo dhan waan adeedsaday markaqn miyiga joogey
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 Жыл бұрын
jazakalaah ereyada heeskaas micnahoodu aadbay iigu adkaayeen inaan fahmo
@dildanyerkamuseshani3167
@dildanyerkamuseshani3167 Жыл бұрын
Asc Sxp Siifican ayad Nogu sharaxady Runti Hanbalyo Hanbalyo
@Safiyalowriinta
@Safiyalowriinta 11 ай бұрын
Maxamad Aadan Dacar Iyo Aadan Tarabi Labadaas Abwaan Waa Abwaanada Abwaanadoodo Maxaa Yeelay Xarafka Y Waa Dhib Badan Yahay Marka Laga Sameenaayo Maanso Ama Hees Intaba Kawarama Nimanka Kasameeyay Woow Masha Alaah Afka Soomaaliga ayay Qani Kayihiin Runti❤❤❤
@mohamedkeydsanehussein8428
@mohamedkeydsanehussein8428 11 ай бұрын
Mustafe sheeq cilmi waaka sameyee lasoco sxb cadifad yay ku qaadin
@mohjajur
@mohjajur 10 ай бұрын
@@mohamedkeydsanehussein8428 hees tee? abwaan kas waligay ma maqal maca!!!
@HALDOORMEDIA
@HALDOORMEDIA 9 ай бұрын
Sxb abwaano badan baa ka sameeyay heeso la yaqaano sida Abwaan sangub Abwaan Muuse cali faruur Abwaan Xasan ganey Hanuuniye Ma dhamayn karo ee heesahoosa ayaanad hayn malaha KZbinka way ku jiraane
@Safiyalowriinta
@Safiyalowriinta Ай бұрын
​@@mohamedkeydsanehussein8428Cadiifada Ka Hadleyso Maba Aqaano Oo Maxay Isku Key Dooriyaan Nacasyahow
@HassanMohamed-yg3sy
@HassanMohamed-yg3sy 20 күн бұрын
Kinzi xaaji aadan somali siger best heso somali waa fankii hore
@MubYus
@MubYus 9 ай бұрын
Yey iyo yaxaas wada yeedhayaan ka dhex yubanoo.
@KhadraIbraahin-xd5fn
@KhadraIbraahin-xd5fn 2 ай бұрын
Amiirul cuud Jim sheikh mumin alle AUN
@drdeklyrics3879
@drdeklyrics3879 Ай бұрын
Sax Waaye Zaaka Ayaa dhagaysanayaa Anigu❤
@deekzanio6028
@deekzanio6028 3 жыл бұрын
yufle waa degmo ka tirsan gobolka sanaag waa meel aad u qabow oo abwaanka lagu xidhay yay iyo yaxaas waa labada reer ee wada dega magaladasi
@sakariyeCqaadir-f8j
@sakariyeCqaadir-f8j Күн бұрын
Hy iyo hj miyaa
@Sheydhan
@Sheydhan 9 ай бұрын
Waan yaabane siduu iguu yimi Sheydhan yur ma idhi jacayl kinsi aragtidaa
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 4 жыл бұрын
Heesaha kiinsi baddi waxaa laxamada saaray Aun Jiim Sheikh Muumin Intaan qaar yar ka ahayn! Oof caleyk axx yaa Jiim Sheikh muumin🔥🔥🔥
@alisaid2008
@alisaid2008 10 ай бұрын
Mirihii aadan tarabi laxankii jiim sh muumin codka kinsi x.aadan
@zak_Ninweyn
@zak_Ninweyn 7 ай бұрын
Aad baa loo farshaxameeeyay cajiib❤
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 7 ай бұрын
Kinsi xaaji aadan hees aad u mcn yufloo qaboow dhaxan yalax leh baan ku yaboohiyaa 😢
@MubYus
@MubYus 9 ай бұрын
Kinsi X aada. waad ku mahad sahantahay heestan
@alihanash9726
@alihanash9726 Жыл бұрын
Abwaan ka markii kacaankii xidhay ee Cade muse geeyay awrboogays baan ana joogay isku Reer Berbera Abwaan ka baan nahay..xusuus igu qaaliya
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 Жыл бұрын
abwaanku wa awoowgay marwalpoon arko ereyada heestaasaan weydiiyaa kkkk aadbay igu adkaadeen fahamka ereyada heestaasi
@akrammaanaf8748
@akrammaanaf8748 3 жыл бұрын
1 bil 950 views Uma qalmo xaqiiqdii chanalka aakala kalacsano yaqay Malin walba waa dhageestaa heesaha 💕
@Mustaf-warsame0023
@Mustaf-warsame0023 3 жыл бұрын
Sida yool hayaan Yam yiroo abaar Looga dhigi yagleel Yuuflaha qabow Dhaxan yaah leh baan Ku yaboohiyaa Sida yale tukaan Hadba keen yuke ah Yuuq yuuqsadaa Waan yaabanee Sidiu iigu yimi Yax ma iri jcyl Yarow aragtidaa Sidee geel yukumay Yabladoo haraaad La yahuumayo Ceelkuna yaloon Yahay biyo yarood Yuu gaabsadee Yey iyo yaxaas Wada yeerayaan Ka dhex yuubanaa Cirkoo yagal kacay Daruur yugantay baaa Debad yuuraraa
@engahmedmuse9721
@engahmedmuse9721 2 жыл бұрын
Sida yalle tukaan hadba kayn Yubbe ah yuuryuursadaa
@maxamudsaleban7826
@maxamudsaleban7826 2 жыл бұрын
Kayn yube ah weeye waa geed galoolka oo kale ah
@Waxkasta
@Waxkasta 2 жыл бұрын
Aad baad u garanaysaan. Waan wada garanayaa ereyada inta kale marka laga reebo. 'Rukumay' oo ku jirta "Sida geel rukumay"
@Waxkasta
@Waxkasta 2 жыл бұрын
Qof intaas garqnayaa ma jiraa oo igu caawin kara
@drlegendpaddington48
@drlegendpaddington48 11 ай бұрын
yale waa tukaha labka ah
@mohamettahmettjama4278
@mohamettahmettjama4278 3 жыл бұрын
Runtiii Waxa xarfka y Ka heesa abwaan tagay
@hibaismail1286
@hibaismail1286 11 ай бұрын
((Ceelkuna yanoon)) yacnii ceelkuna yahay mid yar kalmadu yaloon mahaa waa yanoon (sida geel yebladay)
@MubYus
@MubYus 9 ай бұрын
Kinsi X Aadan... Anba waan Yaaabanahay.
@salebandawlad
@salebandawlad 10 ай бұрын
19december 2023 dhaxanta dhacaysey ku xasuustey heeskan
@abdillahimohamedosman6015
@abdillahimohamedosman6015 9 ай бұрын
Friday 22 Dec 2023
@SusieSnaples-q1t
@SusieSnaples-q1t 17 күн бұрын
Imani Ranch
@abdirahmanwacays4066
@abdirahmanwacays4066 9 ай бұрын
NINKA EREYADA SAMEEYAY BAAN ABWAAN U AQAAN WALAAHI ANOO SUUGAANTA WAX IIGA BILAABAN YIHIIN AYAY QAARKOOD IGU ADKAADEEN👍
@CabdiwahaabXassanCeli
@CabdiwahaabXassanCeli 5 ай бұрын
Ina Taranbi ayaa sameeyay
@sjg87
@sjg87 4 ай бұрын
Sanaag waa dhul afka hodon ku ah masha alaah
@MubYus
@MubYus 9 ай бұрын
Kinsi Xaaji aadan.. Alah raxma.
@maslahmohaali4786
@maslahmohaali4786 4 ай бұрын
Ereyga Y-da afsoomaaliga waa ka ugu laangaabsan macnaha ugu ereyo yar ama curin yar waa dhif abwaan gabay ama.hees ka qoray haday dhacdana fasir kama maaranto.2024.6.16 ciid arafo iyo laascaanood
@aichadarar678
@aichadarar678 3 ай бұрын
Niin suugaanta soomaliyeed wax ka aqaan runtii 😊
@abwaanbaasto6816
@abwaanbaasto6816 4 ай бұрын
heesta Yufle waxa iskugu tagey xulki Fanka iyo Sugaanta abwaan Aden Tarabi,Ustaad Jiim Sheikh Muumin iyo Fanaanad Kinsi Jamac .sxbkey cumar Abdinasir (sakiin) baa aad u jecel Kabanka Jiin Sheikh Muumin AUN
@MubYus
@MubYus 9 ай бұрын
Yuuq yuuqsadaa.. waan Yabanahy
@Abdinasirabdulle-to8of
@Abdinasirabdulle-to8of 5 ай бұрын
Ji. Sh.miiumin poo Mel yaagan bada zavteeda .
@ahmedabdi6888
@ahmedabdi6888 11 ай бұрын
Ax yaa hees Abawanku heesta sameeyay iyo.boqorad cod
@hamsegeelle7031
@hamsegeelle7031 11 ай бұрын
Sida yale tukaan Hadba kayn yube ah Yuuqyuuqsadaa
@mohamettahmettjama4278
@mohamettahmettjama4278 3 жыл бұрын
Msha allh waa erayo aan la dhacay
@CabdiraxmaanMaxamed11
@CabdiraxmaanMaxamed11 4 ай бұрын
Maanta ayaa iigu horaysay ceerigaabo iyo yufle
@disisfunny88
@disisfunny88 2 жыл бұрын
Who else got goosebumps 🔥🔥🔥🔥😘❤❤❤ Kinsi xaaji Aadan ■■●○♡♡♡
@Waxkasta
@Waxkasta 2 жыл бұрын
Me tooo
@abdiazizsalah912
@abdiazizsalah912 6 ай бұрын
Illahay hownaxariisto
@HasanGeedi-o3r
@HasanGeedi-o3r 11 ай бұрын
14 .11 .2023 ayaan dhageystey wallhi
@ahmednour245
@ahmednour245 2 жыл бұрын
Hees xiiso gaar ah alle hau naxariisto kinsi xaaji
@NiiniileYare-wg1lv
@NiiniileYare-wg1lv 9 ай бұрын
Sidii ruux dhintoo rarabsaarabaa
@smiledon77
@smiledon77 11 ай бұрын
qccaaqta waa noolshay kinsi xaaji aadan
@SakiMohamed-s8e
@SakiMohamed-s8e 3 ай бұрын
Yey iyo yaxaas wada yedhayan ka dhex yuubanhy Muuse tuurwa iyo basanbuur O wada dega deganka yufle weli way isku haystaan labadaa magac😂
@MubYus
@MubYus 9 ай бұрын
Waan yabanahy.
@SaynabYuusuf-d3z
@SaynabYuusuf-d3z Жыл бұрын
Yufle qof tagaybaa qabogeda arkay ❤
@MubYus
@MubYus 9 ай бұрын
Waan yaabanahay.
@Kafi_adde
@Kafi_adde 2 ай бұрын
Sidda Yale Tukaan Hadba Kayn Yuke ah Yuuq-Yuuqsadaa
@abdullahiibrahimnoor5004
@abdullahiibrahimnoor5004 11 ай бұрын
Old is gold
@Fardusar
@Fardusar 24 күн бұрын
😊
@Fardusar
@Fardusar 24 күн бұрын
😊😊
@MubYus
@MubYus 9 ай бұрын
Heees Wanaagasan.
@alifanaan7860
@alifanaan7860 Жыл бұрын
Allaah hawnaxariisto labadoodaba
@MOOLIF00
@MOOLIF00 2 жыл бұрын
Dadka oo fahanka heesta ku leeto ayaa kalifay inay view yar hesho. Lakin waa hees macaaan qofkii fahmo.
@feerayarefeerayare2975
@feerayarefeerayare2975 11 ай бұрын
Walhi horta heestan miraha si fcn uma fahmayo lkn laxanka iyo codka inaba cadi mahn jiim sidoo uva dhawajinayo cuudka inaba cadi mahn runtii waa hees iyo badh
@gurayabdalla5828
@gurayabdalla5828 11 ай бұрын
Siwacn u dhagayso Waad Fahmi
@caamirahmed666
@caamirahmed666 11 ай бұрын
yool=ujeedo yagleel= bilaabid Aasaasid yalaxle=nooca dabaysha qabow ka mid ah hayaan==geedi.reer guuraya yale tuke ah=eray tukaha la yuurursadaa=fadhi
@jaamactooreeye5285
@jaamactooreeye5285 10 ай бұрын
Yale tuke mxa laga wadaa?
@dhacdooyinkaqaartube9567
@dhacdooyinkaqaartube9567 2 жыл бұрын
Qisada heestan siday kubaxda qof hayaa maydinku jiraa
@qaraamchannel
@qaraamchannel 2 жыл бұрын
Halkan 👉🏽 kzbin.info/www/bejne/Z4CtoZibo7RpZqc ka daawo walaal abwaanka oo ka sheekaynaya qisada heesta oo ku dhacday isaga oo markaas joogay deegaanka Yufle. Waa qiso xiise badan runtii.
@dhacdooyinkaqaartube9567
@dhacdooyinkaqaartube9567 2 жыл бұрын
@@qaraamchannel legendow waan daawaday txn abwan cilmi carb isku magalo joognaa hadda💊😍
@engtusaaye5843
@engtusaaye5843 2 жыл бұрын
Haa wlaal anigaa haya
@bashaaraadan2807
@bashaaraadan2807 3 ай бұрын
22/6/2024 sabti
@KristenHebert-p5k
@KristenHebert-p5k Ай бұрын
Daugherty Road
@alijamac3713
@alijamac3713 2 жыл бұрын
Ninka heestan sameeyey boqol hadaraawi xataa ma gaadhaan runtii magaciisa ma aqaan balse waxay cadeynaysaa abwaanada caanka inay wada yihiin overrated marka loo eego ninka heestaan sameeyey
@mustafemoh1382
@mustafemoh1382 2 жыл бұрын
Abwaan adan Tarabi weye isaguba wa abwaan weyn
@mahamuudabdirahman8752
@mahamuudabdirahman8752 2 жыл бұрын
Jaahil
@haajimouse5646
@haajimouse5646 Жыл бұрын
Abwaan aadan tarabi aya sameeyey wa hadraawi inaderkii❤
@maxamedcabdillahi5279
@maxamedcabdillahi5279 6 ай бұрын
Muse cali farur
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
#𝐋𝐘𝐑𝐈𝐂𝐒 𝐒𝐢𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐲𝐨𝐨𝐥 hayaan Yam yidhoo Abaar Looga dhigay yagleel Yufloo qaboow Dhaxan yalaxle Baan ka yaboohiyaa Sida Yalas tuka ah Hadba kaynYube ah Yuuq yuuq sadaah Waan yaabanee Siduu iigu yimi Yax ma idhi Jacayl Yarrow Aragtidaa Sida geel 𝒀𝒖𝒌𝒖𝒎𝒂𝒚 Yubladoo harraad La yohoomayooh Ceelkuna Yaloon Yahay biya Yarood YUUGAABSADEE Sida Yalas tuka ah Hadba kayn cidla ah Yuuq ~Yuuqsadaah Waan Yaabbaneeh Siduu iigu Yimi Yax ma idhi Jacayl Yarrow Arragtidaa 𝗬𝗘𝗬 ~ 𝗜𝗬𝗢 𝗬𝗔𝗫𝗔𝗔𝗦 Wada yeedhayaan Ka dhex~Yuubanoo Cirkoo yagal ku kacay Darruur Yugantay baan Dibadd Yuuru~raah Sida YALAS tuka ah Hadba kayn Yubbe ah Yuuq ~ Yuuqsadaah Waan Yaabbanee Siduu iigu Yimi Yax ma idhi Jacayl Yarrow Arragtidaah ~~~~~~~~~~~~~~~~ Hees xusid mudan mid ka mid ah Xulka iyo Foolaadka heesaha HirgLy. FAALO KOOBAN Degmada YUFLE. Yufle Magaalo fac wayn oo tariikhi ah Kuna caan ah Nabada iyo wada noolanshaha bulshada. Hilaadi Sanadki 1947 Wakhti ku siman ayu aha dhidibka ama yagleelka magaladan. Waa magaalo dhidibkeeda lagu taagay Ganacsi iyo Xadarad Fac wayn Kuna tiirsan ilaha dakhli ee Xoolaha nool iyo Beeyada oo aay ahayd bogcad lagu kala iibsado ama lagu kaydiyo intaasi waa taariikhda oo aan soo koobay hadaba magaalada Yufle maxay caan ku tahay ugana duwan Tahay magaalooyinka kale ee dhigeeda ah?. Bogcad ahaan ama direction ahaan Xagay ku taalaa maxay caan ku tahay?. Waa Su'aalaha ay faaladeenani khusayso Qoraalka commentigoo iska yar awgiih. waan soo koobayaa intaan xog ka hayo. Direction ahaan degmada Yufle waa Degmada ama bogcada ugu xigtah Magaalada madaxda gobolka sanaag Ee Ceergaabo Jiho ahaan waxay kaga.. Beegan tahay galbeedka Hadaan si kale u sheego waa bogcada ugu dhow ee cadka iyo caanaa looga keeno magaalada ceergaabo waana tuulada mataanaysa dadyowga ku kala dhaqan isla gobolka sanaag gaar ahaan degmada Ceergaabo Hadaba Yufle maxay caan ku Tahay? YUFLE ama degmada Yufle waa magaalada Ugu qabow guud ahaan magaalooyinka Ama degmooyinka DALKA Somalia!. Heer qabowga ama Weather keedu Mar mar wuxuu gaadhaa heerarka ugu Hooseeya 4°C ilaa 2°C ilaa meelahaas hadaanu ka yaraynba. Waa magaalo jawigeedu aad u degan Yahay waa magaalo bilic ahaan aad u qurux badn Waa magaalo bed ahaan ku jirta Buuro Dhexdood horumarka iyo dedaaladah. Dhismaheedu hayska yaraadeeh hadana Waa magaalo Leh bilic aad U saraysah!.
@nourhassan1524
@nourhassan1524 Жыл бұрын
Nice
@BarbaraHall-t2k
@BarbaraHall-t2k Ай бұрын
Pagac Path
@xusengiire2372
@xusengiire2372 2 жыл бұрын
Xusen
@AnthonyAnderson-i5k
@AnthonyAnderson-i5k Ай бұрын
Lizeth Pass
@nuurdiinabdulahiabdinasir1665
@nuurdiinabdulahiabdinasir1665 11 ай бұрын
Sda yool hayaan Yam yiroo abaar Looga dhigay yagleel Intaas ha la ii fasiro
@maxamedyare-zi9ju
@maxamedyare-zi9ju Жыл бұрын
P..😊
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 жыл бұрын
Shares
@maxamedmaxamuud2858
@maxamedmaxamuud2858 Жыл бұрын
Asc
@maxamedmaxamuud2858
@maxamedmaxamuud2858 Жыл бұрын
What mahadsanidi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
#𝐋𝐘𝐑𝐈𝐂𝐒 𝐒𝐢𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐲𝐨𝐨𝐥 hayaan Yam yidhoo Abaar Looga dhigay yagleel Yufloo qaboow Dhaxan yalaxle Baan ka yaboohiyaa Sida Yalas tuka ah Hadba kaynYube ah Yuuq yuuq sadaah Waan yaabanee Siduu iigu yimi Yax ma idhi Jacayl Yarrow Aragtidaa Sida geel 𝒀𝒖𝒌𝒖𝒎𝒂𝒚 Yubladoo harraad La yohoomayooh Ceelkuna Yaloon Yahay biya Yarood YUUGAABSADEE Sida Yalas tuka ah Hadba kayn cidla ah Yuuq ~Yuuqsadaah Waan Yaabbaneeh Siduu iigu Yimi Yax ma idhi Jacayl Yarrow Arragtidaa 𝗬𝗘𝗬 ~ 𝗜𝗬𝗢 𝗬𝗔𝗫𝗔𝗔𝗦 Wada yeedhayaan Ka dhex~Yuubanoo Cirkoo yagal ku kacay Darruur Yugantay baan Dibadd Yuuru~raah Sida YALAS tuka ah Hadba kayn Yubbe ah Yuuq ~ Yuuqsadaah Waan Yaabbanee Siduu iigu Yimi Yax ma idhi Jacayl Yarrow Arragtidaah ~~~~~~~~~~~~~~~~ Hees xusid mudan mid ka mid ah Xulka iyo Foolaadka heesaha HirgLy. FAALO KOOBAN Degmada YUFLE. Yufle Magaalo fac wayn oo tariikhi ah Kuna caan ah Nabada iyo wada noolanshaha bulshada. Hilaadi Sanadki 1947 Wakhti ku siman ayu aha dhidibka ama yagleelka magaladan. Waa magaalo dhidibkeeda lagu taagay Ganacsi iyo Xadarad Fac wayn Kuna tiirsan ilaha dakhli ee Xoolaha nool iyo Beeyada oo aay ahayd bogcad lagu kala iibsado ama lagu kaydiyo intaasi waa taariikhda oo aan soo koobay hadaba magaalada Yufle maxay caan ku tahay ugana duwan Tahay magaalooyinka kale ee dhigeeda ah?. Bogcad ahaan ama direction ahaan Xagay ku taalaa maxay caan ku tahay?. Waa Su'aalaha ay faaladeenani khusayso Qoraalka commentigoo iska yar awgiih. waan soo koobayaa intaan xog ka hayo. Direction ahaan degmada Yufle waa Degmada ama bogcada ugu xigtah Magaalada madaxda gobolka sanaag Ee Ceergaabo Jiho ahaan waxay kaga.. Beegan tahay galbeedka Hadaan si kale u sheego waa bogcada ugu dhow ee cadka iyo caanaa looga keeno magaalada ceergaabo waana tuulada mataanaysa dadyowga ku kala dhaqan isla gobolka sanaag gaar ahaan degmada Ceergaabo Hadaba Yufle maxay caan ku Tahay? YUFLE ama degmada Yufle waa magaalada Ugu qabow guud ahaan magaalooyinka Ama degmooyinka DALKA Somalia!. Heer qabowga ama Weather keedu Mar mar wuxuu gaadhaa heerarka ugu Hooseeya 4°C ilaa 2°C ilaa meelahaas hadaanu ka yaraynba. Waa magaalo jawigeedu aad u degan Yahay waa magaalo bilic ahaan aad u qurux badn Waa magaalo bed ahaan ku jirta Buuro Dhexdood horumarka iyo dedaaladah. Dhismaheedu hayska yaraadeeh hadana Waa magaalo Leh bilic aad U saraysah!.
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 1,4 МЛН
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 30 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 57 МЛН
Дикие танцы
2:25
BAGA - Topic
Рет қаралды 708 М.
JENNIE - Mantra (Official Music Video)
2:28
JENNIE
Рет қаралды 34 МЛН
ИРИНА КАЙРАТОВНА  - 30 НЕ АУТ [MV]
3:42
ИРИНА КАЙРАТОВНА
Рет қаралды 395 М.
Sadraddin - Melodrama (Çiki Çiki) | Official Music Video
2:42
SADRADDIN
Рет қаралды 19 МЛН
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - ҚАЛАУЫМ (official video) 2024
2:27
Жандос ҚАРЖАУБАЙ
Рет қаралды 186 М.
Marhaba Sabi - Qyz Bozbala (Official lyric video)
3:10
Marhaba Sabi
Рет қаралды 1,4 МЛН