Пікірлер
@YuusufMadaale-i9c
@YuusufMadaale-i9c 2 сағат бұрын
Xasan aadan samatar
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 4 сағат бұрын
Y,as, Familyyyyyy E YawayE.
@ismaciilaxmednuur6900
@ismaciilaxmednuur6900 11 сағат бұрын
Bal dayaay ayaamuhu isku darajo maahee fankii 1972 iyo waqtigaan hada lagu jiro 2024 heestaan ku tusaala qaata ciyal sharma boy wax dhintay baa tihiine
@MciB-g4q
@MciB-g4q 12 сағат бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين❤❤❤ 3:15
@MciB-g4q
@MciB-g4q 12 сағат бұрын
لاإله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته❤ 2:47
@MciB-g4q
@MciB-g4q 12 сағат бұрын
#maxamedcaliibrahimbuuni 2:15
@abdallahussein574
@abdallahussein574 22 сағат бұрын
21/7/2024 baan dhageysanoyaa waa hees xasuus igu Leh ❤
@AbdulahiMahdi-g6c
@AbdulahiMahdi-g6c Күн бұрын
20 july 2024 camp bulgium brussels ku yaal baan ku dhagaysanayaa aduunyo(wakhtiga isku dhaafinayaa} 😢 soo duceeya somaaliyeee.❤Insha allah waynu guulaysan.
@AbdulahiMahdi-g6c
@AbdulahiMahdi-g6c Күн бұрын
20 july 2024 camp bulgium brussels ku yaal baan ku dhagaysanayaa aduunyo(wakhtiga isku dhaafinayaa} 😢 soo duceeya somaaliyeee.❤Insha allah waynu guulaysan.
@farhiabeautychannel4612
@farhiabeautychannel4612 Күн бұрын
Hankaygu yaraa naftaydu halkuu ila galay jacaylku 😢😢😢😢
@user-pi4yq3ld3d
@user-pi4yq3ld3d Күн бұрын
Dhaaxaan kusugayoo dhigahii galoolkiyo aslanaayey dhiilkee dhiilku waa nimcada ilahay haweenka siiyey ee aynu jeclhay 😂😂
@Morgan-ge6nv
@Morgan-ge6nv 2 күн бұрын
Heesta so aad U foolxun baa loo duubay. London UK 1993 ama 94 Iyo Piano.
@AbdikheirHussein
@AbdikheirHussein 2 күн бұрын
Heestaan waxay ku jirtay riwaayadii Aqoon iyo af garad
@user-lp8go9jy1l
@user-lp8go9jy1l 2 күн бұрын
😭😭😭😭😭
@SOOMAALIY-1960
@SOOMAALIY-1960 2 күн бұрын
"Duunyada maxay laba; gacantoodu marantahay- gabaadano ku haysaa "😢😢😢😢 waan ilmeeyay waxan soo xasuustay gabadh aan is jecaleen oo aan u waayay Lacag aanu ku midowno aduunyo la aan 😢 19-7-2024- Sabti soo galeyso💔
@user-yd6fw3vy8i
@user-yd6fw3vy8i 3 күн бұрын
Heestan waxan moodi jiray ninkii la oran jiray maxamed mooge in uulahaa
@abdihayd3415
@abdihayd3415 3 күн бұрын
2024 19 jully jimce 10:36 am ayaan dhagaysanayaa anoo xaalad kala guura ku jira, iisoo duceeeya walaalayaal😢😢😢😢
@mohameddalla4274
@mohameddalla4274 3 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MohamedHussein-mf3fp
@MohamedHussein-mf3fp 3 күн бұрын
Ereyda heestan ha qaldina Ereyad waxa sameeyey yusuf qodban oo aha kaba cadi oo ah Xaji Gujis aderki dhamaan ilahay ha naxaaristo
@hanadolad2061
@hanadolad2061 3 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@hanadolad2061
@hanadolad2061 3 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@mohamet_fouzi4504
@mohamet_fouzi4504 3 күн бұрын
19/07/2024/12:11 hbnimo
@AyaanleHaaji
@AyaanleHaaji 3 күн бұрын
Ma og tahay habeen kii Hurdo ima kaxaysoo Hadal uma dhagtaago Heesaha wardheer ban Kuhabaa naftaydee
@ayaanlejicsin3707
@ayaanlejicsin3707 3 күн бұрын
18julay 2024 habeen jimce ah ayaan ku dhagaysanayaa Hargaysa xaafada 150
@Ismaaciilcali-yt3dm
@Ismaaciilcali-yt3dm 3 күн бұрын
3:27
@SiciidAhmed-wi3ux
@SiciidAhmed-wi3ux 3 күн бұрын
Allah. Hnx.maxamedmooge
@KhadraIbraahin-xd5fn
@KhadraIbraahin-xd5fn 3 күн бұрын
Amiirul cuud Jim sheikh mumin alle AUN
@madruuri8998
@madruuri8998 3 күн бұрын
Heesaha qaraamkaan Ku habaa naftaydoo Hidda dhawr horteeda Dadku igaaga hoydaa.
@sharmapoy-yk8pt
@sharmapoy-yk8pt 4 күн бұрын
Who watch 2025🤔😂
@adnankafi4035
@adnankafi4035 5 күн бұрын
XASUUSTII YARAANTII AYAAN KU XASUUSTA HEESTAN IYO DUMARKII AAN WADA SHEEKAYSAN JIRNAY HEESAHANA AAN UDIRI JIRAY ❤❤❤❤ MAANTA WAA 17/JULY/2024❤
@hanadolad2061
@hanadolad2061 5 күн бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@hanadolad2061
@hanadolad2061 5 күн бұрын
Maasha alaah
@Abdikaren-w3b
@Abdikaren-w3b 5 күн бұрын
16.07.2024 habeen arbaca soo galayso ayaan ku dhagaysanayaa. Magaalada. Burco somaliland. Alle haw naxariiistee boqorka codka umada somaaliyeed. MOHAMED SALEEBAAN TUBEEC❤
@Abdifataah-cc7sy
@Abdifataah-cc7sy 5 күн бұрын
Khadri waa hooyada fanka somaliyeed taas cidna la waydiin maayo dadko
@drdeklyrics3879
@drdeklyrics3879 5 күн бұрын
16 /6/24 Heestan Waxa Kamaqlay Xildhibaan indho indho😂😂
@rashidhassan572
@rashidhassan572 5 күн бұрын
Adeer aan ku saxo. Kabanka macallinka tumayo ma ahan Maxamed Mooge. Maxame Mooge wuxuu ahaa fannaan cod macaan, heybad iyo qurux isku darsaday laakin tumista kabanka macallin weyn kuma aheyn. Heesihiisa kuwa loogu jecel ýahay waxaa inta badan u tumay Xudeydi iyo Jiim dhamaantood Allaha u naxariistee iyo Xasan Great Cimriga Allaha u barakeeyee
@CabdirashiidcabdilaahiDu-kh2mf
@CabdirashiidcabdilaahiDu-kh2mf 5 күн бұрын
Qh
@yasinmohamed3666
@yasinmohamed3666 5 күн бұрын
Hada ka horaa anagoo caruur ah oo Darbi ku caweenayna magaalada Muqdisha xaafada Waabari ayaa wiil Da ahaan da,aada naga waynaa ahaa oo ka muuqata xoogaa xanaaq ayaa na soo istaagay anagoo ka sheekeenaynaa Cayaaraha kubada cagta markaasaan mid maga mid ah yari waa ku sidee kooxdada lagama badin Galabta maya ayuu yiri Gabdhaan la socdaan kala tagnay oo xaafada Hodan daganeed midbaa qoslay oo yiri maskiin waa ku ceerisay maya ayuu yiri anaa xariirka u jaray markaasaan ku iri maya ma dhacayso markaas ayuu yiri markaan u sheegay in aan jaray xariirka Ayaan hadana heestaan u qaaday waxaan ahay Nin waynoo waaya soo jiray ilaa sabankii wil waal Hadba Dumarka Tii wacan la wadaaga caashaqa waglada hagu sheekayn.Markaa maanan fahmasanayn Erayada in badan waaba heestaan.hahahaa dad waa Dadkii hore AUN Marxuumka maanta Waa naga Hooseeyaa Aloow ku Arsaaq Janaadada Aamin
@wadaniyare2023
@wadaniyare2023 6 күн бұрын
15/July/24❤
@AbukarCabdi-t8p
@AbukarCabdi-t8p 6 күн бұрын
Hees waa heesihii hore
@maryamoxuseen5998
@maryamoxuseen5998 6 күн бұрын
Sideen ugu jiheeyaa😢
@hanadolad2061
@hanadolad2061 7 күн бұрын
Inaa lilaahi wa Inaa ilaahi raajucuun
@dhaqanemedianews1570
@dhaqanemedianews1570 7 күн бұрын
QAANSEE HURYO IYO SULUB BAAD KA TAGTAY
@mohamedabdirahman2265
@mohamedabdirahman2265 7 күн бұрын
Nafkujecel aduunyada baa'uwacan wax nolooliyoo❤️😍
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 7 күн бұрын
14.7.2024 yaa ila dhagaysan❤
@Akchannel6678
@Akchannel6678 8 күн бұрын
14/07/2024 9:45am india time Hadaan daawanyaa
@suadsaid-of5mq
@suadsaid-of5mq 8 күн бұрын
Heestaan way xambaarsan thy, diinteyteyna iyo qofkii imaan qabo ❤ alow kuu naxariisto m.moge
@AxmedBoodhle
@AxmedBoodhle 8 күн бұрын
Rr
@mohamedahmedmusse8778
@mohamedahmedmusse8778 8 күн бұрын
QARAAMI CHANNEL Giriyaal Maku ambadayeey weeye bro Ceeryaan maaha waa Ban meeshu
@marwaancalicabdi3102
@marwaancalicabdi3102 8 күн бұрын
13 July 2024 habeen axad ah 11:30 kii habeenimo waliba safar habeenimo burco ayaanu ka baxnay gaashamo inu waagu nogu beryo ayaa la doonaya insha allah