No video

YURUB GEENYO | ADAAN KUU ILMEEYA | HEES CUSUB 2024 OFFICIAL 4K HD VIDEO

  Рет қаралды 162,310

ARDAA MEDIA PRO

ARDAA MEDIA PRO

Күн бұрын

#ARDAAMEDIAPRO
EREYADII AHMED NUUR DAAHIR
LAXANKII QAASIM MACRUUF
MUSIC AYOUB HARUUN
CAMERA DHAMAC PHOTOGRAPHY
EDIT IBRAHIM JEEX
/ ibro999

Пікірлер: 76
@FaayIskaabulo-pk1bl
@FaayIskaabulo-pk1bl Ай бұрын
Aniga ayeey iga hadleysaa xiligaan aan taaganahy ala qalbi wax ma quusto maalin waan ku sugi donaa dunidoo noo wacnaato Ayaan rajeynaa😢😢😢😢😢😢
@cabdicuriye9683
@cabdicuriye9683 5 күн бұрын
Jeexaygii aragagaaga muuqaaga si kasta oo aan ula kulmo meelkasta oo aan codkaaga iyo muuqaaga kula kulmo waxaan arkay ama maqlay jeexaygii. Cabdi Curiye ❤️
@fardowsokassim143
@fardowsokassim143 Ай бұрын
Tiktok ayan ka imid yurub geenyo ax yaa sowtu raxma🎉
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 Ай бұрын
Ayaa Sowt markaan isidhaahdo heesaha dhegaysigooda iskadaa Waxa igu soo celisa Sowtu Raxma Yurub Mahamed Abdi Geenyo codkeeda halasiga ah❤❤❤❤
@user-zd8ko5nm5p
@user-zd8ko5nm5p 29 күн бұрын
Adon ii dhaweyn ban dusha ka ilaashada ❤😩8/8/2024
@abdinadiif5410
@abdinadiif5410 20 күн бұрын
Yurub sawtu raxma heestii sanadka danbe lagu sugi lahaa weeye tanaa naga badan 2024🎉
@user-ey5dl5ix8v
@user-ey5dl5ix8v 16 күн бұрын
Axeey ax qalpigayga maxaad yurub u qodaah oo aad milixda ula dabasocotaa😢😢😢 Alle hanoo daayo sawtu raxma yurub maxed abdi 💔😭😭😭✌️ Heestan waxaan dhagaysanayaa 21/08/2024 04:50pm⏱️ maalin arbaca ah😢🎧🎵 Heestani waxay ka turjumaysaa dareenkayga welipa kan hada aan ku suganahay 😢😢😢😢😢😢😢 Waxaan salamayaa kuwa qalpi jabka la cawaynaya hadaad iga danbaysa like igu dhiirigeli mucaashaq😢💔✌️😮
@qaasimmacruuf6137
@qaasimmacruuf6137 Ай бұрын
Yurub Maxamed Cabdi Geenyo Fanaanad Laga daba Hadli Karin Axyaa Sowtul Raxma Yurub Erayadii Abwaan Xamse Axmed Nuur Xamsaawi Laxanku Qaasin Macruuf Musig Ayuub Haaruun Waynakaa Hadaba
@user-ei9th7si7p
@user-ei9th7si7p 25 күн бұрын
Sowt rahma yurub geenyo waa boqorada kaliya aan dhageesto
@Kinglove134Kinglove13
@Kinglove134Kinglove13 7 күн бұрын
Yurub maxamed abdi geenyo sowtu raxma alaayacisak heestii heesaha wlhi waa habenimo 12:25 31/8/2024 axyaah mirqan jawi dagan iyo magaladii wajaaleh
@nuuradiinxariir1307
@nuuradiinxariir1307 Ай бұрын
ألا يا صوت الرحمة يورب محمد عبد جينيو
@SalmaabiibSalmaabiib
@SalmaabiibSalmaabiib 15 күн бұрын
Sowtu raxma kama caajiso dhageysigaga ❤❤❤
@salmaciisem.9834
@salmaciisem.9834 Ай бұрын
from tiktok yurub taagero buuxa u ahay alle ha cafiyo ❤
@abdirahmanmuhmed2924
@abdirahmanmuhmed2924 14 күн бұрын
24.8.2024 from hargeisa eeshcalaa hees sawtu raxma ❤
@Aways.Cabdiqaadir
@Aways.Cabdiqaadir Ай бұрын
WaaaaaW yuruub u taa Cood Macan😢
@AbdiwaxidAbdillahi
@AbdiwaxidAbdillahi Ай бұрын
❤sawtul raxma yurub maxamed cabdi genyo kam dalo heseheda❤❤
@HoodoAbdinour
@HoodoAbdinour 26 күн бұрын
Aniga xaladan kujira ilahaw sidii roon igu tali oo iwafaji yrabii 😢
@user-ey5dl5ix8v
@user-ey5dl5ix8v 16 күн бұрын
Huno mcn the past is over insha allah waxkasta way hagaagayaan waynu ka gudbi xaladan cakiran insha allah 😢💔💔💔💪🤛
@ahmedmaxamed1008
@ahmedmaxamed1008 Ай бұрын
Adoon ii dhawayn baan dusha kaa ilaashadaa ❤❤❤🔥. 25.7.2024
@abdiayanleh1155
@abdiayanleh1155 Ай бұрын
❤❤❤❤❤yurup mohamed Abdi sawtou rahma
@user-lt7zf7gz9e
@user-lt7zf7gz9e Ай бұрын
Sowturaxma 🎉🎉❤❤❤
@CaydidCalicabdule
@CaydidCalicabdule Ай бұрын
Sowtu raxma yurubgeenyo fanaanada qarniga ❤❤❤❤❤
@XaawoCali-k8d
@XaawoCali-k8d 29 күн бұрын
Afka iyo dubnuhu aamusdiiyee adaan kuu ilmeeyaa😢
@user-ei9th7si7p
@user-ei9th7si7p 25 күн бұрын
Ooo cadaaa ❤❤❤❤
@mohamednur1696
@mohamednur1696 8 күн бұрын
WAAH WAAH WAAH SOOMAALI INTEY XABADDA ISKU DHAMMAYNAYAAN MAY XAGGA JACAYLKA U BAYDHAAN ,KOLBA DIINTII XAGGEEDII KA JEESTEE OO QABIIIL IYO QABYAALAD AYEY DIIN KA DHIGTEENE
@hudamahed5522
@hudamahed5522 9 күн бұрын
I miss you 😢😢😢😢my everything Amiin
@HibaaqAinache
@HibaaqAinache Ай бұрын
Geenyo ❤❤❤❤❤ maanshaallah keep going
@mohamednur1696
@mohamednur1696 8 күн бұрын
30/08/2024 AYAAN KU DHEGEYSANAYAA DUNIDA GALBEEDKA 40 SANO KU DHOWAAD MAAN ARAG DHULKAYGII ,WAANAN KA NIYAD JABAY WAXAA ISKU DILAYA DAD WADA DHASHAY OO ISDHALAY DAGAAL WAKAALADEEDNA WAA LOO SOO WAREEJIYEY ALLOOW U SAHAL
@mohamednur1696
@mohamednur1696 8 күн бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭✌️✌️✌️✌️✌️✌️👍MY LOST LOVE STILL LIVES WITH ME,XASUUS JACAYLKAYGII IGA LUMAY WELI WEYLA NOOL YAHAY
@abdikaderadem4278
@abdikaderadem4278 Ай бұрын
Yurub Mohamed Abdi geenyo. hobaladdii waaberri ayay inoo buuxisay halkooddii like Kadra dahir aun.
@Naztexa
@Naztexa Ай бұрын
6/8/2024/😢 daal bdn kadib waxa rajaynayaa in aan hello qofkygi inzha allah izo duceya🥹
@ARDAA-MEDIA-PRO
@ARDAA-MEDIA-PRO Ай бұрын
Aamin
@user-xz1ff2hs8v
@user-xz1ff2hs8v 4 күн бұрын
Anaaa ku jcyl qofyahay calaacalka iga daaa
@mohamudkilwe
@mohamudkilwe 28 күн бұрын
yurubey ila soo xariir labo heesood ban kuu hayaa
@ARDAA-MEDIA-PRO
@ARDAA-MEDIA-PRO 28 күн бұрын
Haye wan ku lasoo xidhiidhsini
@xussenxaliye5570
@xussenxaliye5570 16 күн бұрын
Sawtu Raxma ❤
@rahmaaabi2630
@rahmaaabi2630 Ай бұрын
❤mxad samaysay yurub calacal madaysid ana dhagaysigod madayo
@hassanabdullahi7857
@hassanabdullahi7857 Ай бұрын
❤❤❤axyasod yurubgeenyo
@Ceyny
@Ceyny 19 күн бұрын
😢Ax jeceyl hestan way i tabatay ado i dhaweynba dusha ka ilashada really asago i dhaweyna codkisa iyo sawirkisa ku sexeda Yarabi cafimad nagu kulmi amin yarabi🤲😢🥹 love you so much mashulkeygi mahiir 18/08/2024 😢22:27❤️🥰💋
@Maahirnuux
@Maahirnuux 18 күн бұрын
Mcn wan ogahay anba Nolshyda mcn dushaan kaa ilaashaa allow adoo sama qaba ikaa keyno mcn waxan sugaaba malinkeynoo inoo Qurux badan gacaliso 19/08/2024/ 4:18
@zarmoboy163
@zarmoboy163 Ай бұрын
Sowtu rahmo❤
@Djamalalikahin
@Djamalalikahin 3 күн бұрын
8:05 8:05 8:05 😢😮❤
@c.waasacfabiofabio9820
@c.waasacfabiofabio9820 Ай бұрын
Yurub kumanan hayn baryahan lkn kaa haynaa❤
@nuurabdilahi415
@nuurabdilahi415 Ай бұрын
yurub maxamed cabdi geenyo
@nuurabdilahi415
@nuurabdilahi415 Ай бұрын
Ayaa Sowt markaan isidhaahdo heesaha dhegaysigooda iskadaa Waxa igu soo celisa Sowtu Raxma Yurub Mahamed Abdi Geenyo codkeeda halasiga ah
@RahmaHoussein-b2o
@RahmaHoussein-b2o 18 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤Abdirahman ❤❤❤❤❤❤❤
@AbdulkadirBashirGure-t5v
@AbdulkadirBashirGure-t5v 26 күн бұрын
Sowtul ramxa ax Ayaan cod beesha Isaaq janada Ayad iga heesysa😂😂😂😂😂😂 mala kala xaqaan ❤❤❤❤❤
@sacadmohamed9680
@sacadmohamed9680 28 күн бұрын
Mudane ibraahim jeex... wiil Da, yar oo dadaal badan. Wan ku wataa sxb❤🙋‍♂️🙋‍♀️👍🙏💯
@ARDAA-MEDIA-PRO
@ARDAA-MEDIA-PRO 28 күн бұрын
Shugran
@abdiayanleh1155
@abdiayanleh1155 Ай бұрын
Maachaallah yurup Geenyo
@rahmaruhi8286
@rahmaruhi8286 Ай бұрын
Suwtu raxmaaaa yurub Mohmed ❤️😭
@SaidOsman-ob9ek
@SaidOsman-ob9ek 21 күн бұрын
What a wonderful voice.
@Milgoyar1111
@Milgoyar1111 Ай бұрын
Sowtu rahma geenyo ❤
@Yurub-hl3mw
@Yurub-hl3mw Ай бұрын
Any isotaa
@hassanihaashow4997
@hassanihaashow4997 26 күн бұрын
Adoon iidhoweynbaan dusha kaa ilaashadaa❤😊
@fahmocisman1134
@fahmocisman1134 Күн бұрын
12:51 habeenimo waxaan ku dhagaysanayaa gaydhka (daarada) gurigayaga waa meeshii iyo kaabadaan fadhiyay xiliganoo kale habeenkii cidhiidhkayagu u bedel may mid nolol ku salaysan iyo mustaqbal lkn cawaa waa keligay anoo heesuhu ii yihiin wehel 💔😢😔
@XasanAxmed-vf2xv
@XasanAxmed-vf2xv 20 күн бұрын
0:39
@ayaanfarah2246
@ayaanfarah2246 22 күн бұрын
Waaaaaaaw🔥
@ifrahqurux
@ifrahqurux Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤from Djibouti
@subaydamaxamed9160
@subaydamaxamed9160 24 күн бұрын
Heestan waxay ka hadlaysaa xaladaan ku jiro i.a waxaan rajaynayaa inaan ka bixi doono
@ahmedalidireyse7596
@ahmedalidireyse7596 Ай бұрын
Yurub Saw tu raxma Codka dahabiga ah xidigta qaranka
@UnaxCiro-xj7nc
@UnaxCiro-xj7nc 29 күн бұрын
Xaladan taganahy ayey ka hadlaysa I.n allh wa laga baxay😢
@busadabdi688
@busadabdi688 Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@user-iy6cn3xi2z
@user-iy6cn3xi2z Ай бұрын
La adkysan wayo adan ku ilmeyaa😢💔
@user-hp2lh8nf9o
@user-hp2lh8nf9o 22 күн бұрын
Edit Ibrahim Jeex heeta wad haleysey kor isku soo qaad dadka idhaha hatirin mardambe
@hassanjaceylalkhowlaani9387
@hassanjaceylalkhowlaani9387 Ай бұрын
@ugbaaddayr7884
@ugbaaddayr7884 Ай бұрын
Sawtu raxma
@XaawoCali-k8d
@XaawoCali-k8d 29 күн бұрын
Ahey ah😢
@caseer219
@caseer219 Ай бұрын
♥️♥️♥️♥️♥️😭😭😭
@AbdicasiisSuwo
@AbdicasiisSuwo Ай бұрын
𝙨𝙪𝙬𝙖𝙧𝙮𝙨𝙖 𝙯𝙝𝙥𝙩𝙞
@user-oz7pt6rf7l
@user-oz7pt6rf7l Ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢
@SylviaFerguson-u8g
@SylviaFerguson-u8g 17 күн бұрын
Thompson Brenda Taylor Elizabeth Hall Kimberly
@user-qn7yi3xk9m
@user-qn7yi3xk9m Ай бұрын
Sawtu raxma❤
@SaciidDhexlaaye-o3w
@SaciidDhexlaaye-o3w Ай бұрын
@Yurub-hl3mw
@Yurub-hl3mw Ай бұрын
❤❤❤
@samromohamed
@samromohamed Ай бұрын
❤❤❤❤❤😢😢😢😢
Nimcaan Hilaac HEES CUSUB BAYDHABO JANAAY
3:24
Abdirashiid Rashka
Рет қаралды 11 М.
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 25 МЛН
拉了好大一坨#斗罗大陆#唐三小舞#小丑
00:11
超凡蜘蛛
Рет қаралды 16 МЛН
Now it’s my turn ! 😂🥹 @danilisboom  #tiktok #elsarca
00:20
Elsa Arca
Рет қаралды 12 МЛН
YURUB GEENYO HAWAAWI SHOW HARGEYSA HIDO DHOWR 2025
8:26
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 33 М.
YURUB GEENYO AFKA LAGAMA SHEEKTOO XUSUUSTII KHADRA DAAHIR 2023
6:47
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 511 М.
Nimcaan Hilaac I Adiga Sowmaaha I Official Music Video 2023
6:32
Hillaac Music
Рет қаралды 21 МЛН
YURUB GEENYO" ASAAGA ADAAN KUU ILMEEYA - HEES CUSUB 2024
8:15
Somali New Entertainment
Рет қаралды 83 М.
RAHMA HASSAN 2024 | KA SAAR DAMACAAGA | HEES CUSUB
6:29
Mattan Pro
Рет қаралды 286 М.
YURUB GEENYO HEESTII LAANTA UBAXA XASUUSTII KINSI XAAJI AADAN.
6:03
AHMED UBAH MUSIC
Рет қаралды 893 М.
YURUB GEENYO HEESTA QAAMUUSKA KUWII GALAYNU NAHAY HARGEISA LIVE SHOW 2023
7:23
Somali New Entertainment
Рет қаралды 1 МЛН
Yurub geenyo Hees Cusub Muna 2014
8:47
SAIM KAMAL
Рет қаралды 561 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 14 МЛН
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 25 МЛН