No video

Yurub Geenyo XUJO Ereyadii Laabsaalax Happy New Year Show 2015

  Рет қаралды 5,943,533

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

Күн бұрын

Ereyadii Xasan Dhuxul ( Laabsaalax)
Laxanka Daauud Xanfar
Music Axmed Wali Furinle
Xantaada Intii Haleesha Intii Xumahaa Ku Foogan Xidhiidhka Maxaan U Jarey!

Пікірлер: 1 300
@king__zhucaip1095
@king__zhucaip1095 3 жыл бұрын
Hestan wlhi xusuus goniya ayay igu leeday 😭 Wali waxan dawanyaa 2021 ❤🙏
@amuunmaxamed565
@amuunmaxamed565 3 жыл бұрын
15 june 2021 ayaan daawanayaa kama xiisa dhaco sawtu raxma waa qof dareen ka samaysan
@farhanmohamed5820
@farhanmohamed5820 2 жыл бұрын
Ďdď
@sulekha521
@sulekha521 Жыл бұрын
Amazing
@AbdiwasacAhmed143
@AbdiwasacAhmed143 7 ай бұрын
Ninkayga 2024 daawanaya bal kawaran 😢
@cabdisalanosman3765
@cabdisalanosman3765 2 ай бұрын
4 bilood ka Dib ban dawanyaa faaladaada ​@@AbdiwasacAhmed143
@ilhaanmaxamedaxmed5858
@ilhaanmaxamedaxmed5858 2 жыл бұрын
Wllhi wiil ayan aad u jclhy ila hadana wan isla socona ilahey nama.kala fogeyo mrkan kala xanaqno ama iska ilmenaya ayaan hestan dhagesta wllhi ilahow qalpiyadena midey😭😭😭
@Abdiasis_Ceelaabe
@Abdiasis_Ceelaabe 2 жыл бұрын
Ilahay ha migiin ha idin rumeeyo
@ramlaabdi8796
@ramlaabdi8796 Жыл бұрын
Wax jacayl ah o guurkaga ka horeya wa fake ka hadh abayo wa bila faido
@asmaa5466
@asmaa5466 Жыл бұрын
Aamiin ana allow isoo dhawey wiilka jeclahay 🤲🤲🤲
@bashirhassan744
@bashirhassan744 Жыл бұрын
I can stop crying 😭 somaliyeyyyyy when I see this music
@abdiazizmohamed2713
@abdiazizmohamed2713 Жыл бұрын
Amiin ❤ yarabi
@hibaalelooga9574
@hibaalelooga9574 6 ай бұрын
One of the best songs of yurub MaHaMed abdi sowtul raHMa still listening 2024❤😊
@mumtaazmohamed4831
@mumtaazmohamed4831 4 жыл бұрын
1 xuujo 2 intaan ushub dhig laha 3 qaboji ada shide 4 siban unugla baryaba 5 dhaygag 6 godob 7 waxad dhibsata idhiba 8 jaw jaw nabadgalyo 9 nasibki ikabaday 10 niyada kadiyar garow 11 Garyaqan 12 shilba dunidi kadhacay 13 Ku ilaway mantaba 14 Hubsiimo 15 qolmadow 16 Hadman kaxorobaya 17 jaceylka xogtiisa 18 Hadan jilaya jaceyl 19 Tashuush 20 qalbiga rabadkii 21 sasban ka qaba ragaba 22 mawelo 23 hargeysaba kama tageyn 24 cimilada badalan 25 Qamuus 26 Cataab 27 kaxirxiro albabada 28 Qalbi 29 badbado 30 Jawi fananada kaliya ee soqaday 30 hesod an jeclahay I love you Geenyo
@abcd-md6lp
@abcd-md6lp 2 жыл бұрын
😲
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 Жыл бұрын
😐😍
@mohamedabdirahman7657
@mohamedabdirahman7657 Жыл бұрын
Yurub Mohamed abdi geenyo wxaan Ka qoomameeya inanan nasiib uyeelan inan la kulmo balse Malin un waan rajayanya inay riyadayda ii rumoobi doonto , runtii yurub waa fanaanad an orankaro waxa aan Ka helay wax walba oo qalbigaga Ku Jira ,Cimri dheer iyo caafimad Ku caway 🙏
@mukhtaar_officiel
@mukhtaar_officiel Жыл бұрын
Mumtaazeyy heesti heesahad iloowdii naxli
@user-vc4es7gq5t
@user-vc4es7gq5t Жыл бұрын
Thank you 🙏
@Baabkasool
@Baabkasool 9 ай бұрын
Agtada anigo uxisey intaan Raga nimo xisho dey Xog tada mxan warays Tay hadad Iga dan Bayso Like isaar
@asadmuhumed8022
@asadmuhumed8022 4 жыл бұрын
2020 January still watching codkeeda ayaa u samaysan si jacayl jacayla dhagaysigeeda naftaa u baahan
@anfacahmed4798
@anfacahmed4798 4 жыл бұрын
Wa runta codkeda usameysan Saxip aniga hada dhageysan haayo jaceylna ima hayo
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 10 ай бұрын
Ha walahai aniba 2023 dhagysanaya jacayl asaga anba ihayan ayan iska jeclahay codkeeda naxarista ah io hesheda macanka ah o❤
@shucaybmohamed4117
@shucaybmohamed4117 4 жыл бұрын
Tolow yaa dhagaysanaya 2020??
@rahmakoosaar8539
@rahmakoosaar8539 4 жыл бұрын
Anaa dhagesanayo
@umufathiabdullahi4880
@umufathiabdullahi4880 4 жыл бұрын
Aniga waliba way igu socotaa sida faleembaha🥰🥰🥰🥰🥰
@aragsanabdallah9683
@aragsanabdallah9683 4 жыл бұрын
Aniga
@faizafaysal610
@faizafaysal610 4 жыл бұрын
aniga mazul 2020/5/01❤🌷
@bilehyassin5103
@bilehyassin5103 4 жыл бұрын
Aniga wallhi
@mohamudjimaleibrahim489
@mohamudjimaleibrahim489 5 жыл бұрын
Sowtu raxma kama daalo heestaan Still wachting 2019 like ku qabo inta iga dambeysa👏👏
@cxaajimuuseqarbooshe7132
@cxaajimuuseqarbooshe7132 4 жыл бұрын
Dub mopa get🇸🇦🇸🇦♥♥♥2
@cxaajimuuseqarbooshe7132
@cxaajimuuseqarbooshe7132 4 жыл бұрын
Eaijm 2019
@mowliidabdullahi859
@mowliidabdullahi859 4 жыл бұрын
Bro abuudey meeshana malaga helaa hhhhhh
@Asiya_collection
@Asiya_collection Жыл бұрын
Heestan waxaan dhagaysanayaa inigoo bilaa xidhiidh ah dhawr jeerna qalbiga laga soo ciyaaray iisoo duceeya inuu illahay jacayl aan ku nasto isiyo waxaan dhagaysanayaa 2/june/2023😢😭
@Amiinjoyman
@Amiinjoyman Жыл бұрын
Kula mid baan ahay sxp hadana saas ey tahay waan iska jeclahay
@fardusaxasan1573
@fardusaxasan1573 9 ай бұрын
Ilahay haku siiyo 😭 waxad kufaraxdo aniguba wan dhahaysan jiray anoo qahira jooga oo wareerey heesihii yurub ayan dib uso xasuustey an dhagaysan jirey wagii😢
@ZuhaanaHassan
@ZuhaanaHassan 7 ай бұрын
Amiin zxp
@NimcoAhmed-oo3bz
@NimcoAhmed-oo3bz 5 ай бұрын
Alle mid aad ku farxado òod murugto dhan ku ilowdo hku siiyo hadaad hada heshayna haku barakeeyo
@ayanmohamed4798
@ayanmohamed4798 6 жыл бұрын
I can't stop listening this song😍😍who else is with me watching 2018?
@maryanahmed6035
@maryanahmed6035 5 жыл бұрын
War hees hanoo faanin
@maryanahmed6035
@maryanahmed6035 5 жыл бұрын
Waa dambi
@burhaanqarre4562
@burhaanqarre4562 5 жыл бұрын
Still listening 2019.
@shireibrahim6506
@shireibrahim6506 5 жыл бұрын
Ayan Mohamed meeeeeee.....
@fahmaahmed841
@fahmaahmed841 3 жыл бұрын
Still 2021
@adamfoud4099
@adamfoud4099 7 жыл бұрын
Fanaaniinta dumarka ah ee qarnigan Yurub Geenyo ayaa u sidata... Ma igu raacsan tihiin?
@amiiraamran867
@amiiraamran867 4 жыл бұрын
Haaaa wll
@ikraancaday7203
@ikraancaday7203 4 жыл бұрын
👑👑🙏❤❤
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 10 ай бұрын
sawtu raxma cod ba kudhamaday ❤mid badasha fanka maso mari donto
@NiciimaAhmet
@NiciimaAhmet 4 ай бұрын
😂😂
@abdirahmanhassan9283
@abdirahmanhassan9283 4 жыл бұрын
Hestaan my ex girlfriend ayey saamen kuyelaataaay runtii waatiwlpo wey isodirtaaa lknsee...... xaladaa ayaa bdalantahy ....hdad 2020 ila firsanetsid wll lyk isaar
@maxamedxussen9994
@maxamedxussen9994 5 жыл бұрын
Naag saan igula waranto ilahayo isahal war aamin igu cawiya 🙏
@hafsoquruxo21
@hafsoquruxo21 4 жыл бұрын
Amiin wllo
@samiiitasamiiita5315
@samiiitasamiiita5315 4 жыл бұрын
Amiin wllo
@maxamedmaxamuud4626
@maxamedmaxamuud4626 4 жыл бұрын
Amiin sxp
@starlinduale5682
@starlinduale5682 4 жыл бұрын
Aamin
@safiyalowra6510
@safiyalowra6510 4 жыл бұрын
Aamiin Yaa alaah
@hailehassan3659
@hailehassan3659 4 жыл бұрын
2020 yaa dawanaya 🙌🏻
@nazdalaan
@nazdalaan Жыл бұрын
Midkaan qalbigey~qalbigey ku xiray. Xiskayga midkaan ku sooray, midkaan xushay een jeclaaday… that’s huge, respect for Abwaan Laabsaalax. 🔥🔥🔥🔥🔥
@omriyo
@omriyo Жыл бұрын
Straight poetry from laab saalax❤
@senoritahanaadi7464
@senoritahanaadi7464 3 жыл бұрын
Xujo 2015 ilaa 2021 baan dhagysnaya kama xiiso dhaco....yaa la dhagaysanaya 2021👍😍
@abwaansharmakegermany
@abwaansharmakegermany 4 жыл бұрын
Yaan dhagaysanaya xiliga corona virus😁
@muniraomarzamala4272
@muniraomarzamala4272 4 жыл бұрын
Hhhh aniga
@qumangurey3471
@qumangurey3471 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣☝️ Xasuus
@abwaansharmakegermany
@abwaansharmakegermany 4 жыл бұрын
Waynakaa🥰🙏
@nimonuura3184
@nimonuura3184 4 жыл бұрын
@@muniraomarzamala4272 i
@roumanomar6480
@roumanomar6480 3 жыл бұрын
😂😂😂my
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12 Жыл бұрын
Heesahu dhadhan gooni ah ayey ii yeeshaan markaan commentiga dhibanayaasha jacaylku soo qoreen aan akhrisanayo.🥺💔
@marwaan6923
@marwaan6923 4 жыл бұрын
My fav Somali singer, Mashallah she looks so beautiful, I love you yurub
@sharmaakeabdi2966
@sharmaakeabdi2966 Жыл бұрын
One of the best songs of saxwtul raxma. Still listening 2023
@JAMALOW0
@JAMALOW0 Жыл бұрын
Still hitting up yurubey ❤❤❤
@sitraabdiali
@sitraabdiali Жыл бұрын
The
@sitraabdiali
@sitraabdiali Жыл бұрын
🥺🥺🥺🥺🥺💔😮
@khalidyonis5857
@khalidyonis5857 6 ай бұрын
2024 kkk
@sabrinamohamed1108
@sabrinamohamed1108 9 жыл бұрын
jacaylka hadan xurmeeyo xanaansho hadan xaqsiyo waliba xeerkiisa dhaawro♥♥♥♥ yurub geenyo noolow mcnto
@andrewsowusuosei6277
@andrewsowusuosei6277 9 жыл бұрын
Farhiyafiska
@sahrabishaar5816
@sahrabishaar5816 4 жыл бұрын
2020 ayaaan wali dhagaysanayaa Sowtu Raxma
@ramadanfaarax1154
@ramadanfaarax1154 4 жыл бұрын
Kkkkk sowtu raxma miya??
@selayahayaniga2677
@selayahayaniga2677 4 жыл бұрын
Interested that vichle to drive honey bye
@mahadoabdi8969
@mahadoabdi8969 4 жыл бұрын
R4ftgy
@ramadanfaarax1154
@ramadanfaarax1154 4 жыл бұрын
@@mahadoabdi8969 ce koi ce que tu as écrit
@sacdiadhuhulow1429
@sacdiadhuhulow1429 4 жыл бұрын
Marwalbo wan so radiya hestan
@abdirahmanliban5577
@abdirahmanliban5577 4 жыл бұрын
Xujo waa mid ka mida heesaheeda kuwa aad lo jecelyahaay💜👌2020👍
@rowdomohammed8247
@rowdomohammed8247 4 жыл бұрын
January 2020 qofkii dhageysanayo like dhac iigu siii❤
@farduusismaelhassan3972
@farduusismaelhassan3972 4 жыл бұрын
Aniga kamida adna ii saar
@ibtisamqueenofficial9471
@ibtisamqueenofficial9471 4 жыл бұрын
Kama daalo yurub geenyo
@quenbelliza2025
@quenbelliza2025 4 жыл бұрын
Xasuus udhageysanaa😉😉
@ayssr3302
@ayssr3302 4 жыл бұрын
Rowdo Mohammed wali waan joogna 😘😍😍
@khadaribrahimqays4869
@khadaribrahimqays4869 4 жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@rahmahassanali8686
@rahmahassanali8686 4 жыл бұрын
Hestan xasus ayay itahay jacelkagi ogu horeyay u qoray anigo 7 sano sugayay ayan hadana kawayay wanag lkn alxm hada wan helay qof iwanajiyo oo ijecel wanaku faraxsanahay famil muxana wanaxay alxm
@mohamedozil9470
@mohamedozil9470 4 жыл бұрын
Aniga qudhayda xasus wayn igu leeday 😭
@badraancadey3613
@badraancadey3613 4 жыл бұрын
Yurub geniyo huramar wan midkan qalbigega ku xeray midkan xushay an jaceladay horamar wan macnto waligey wan ku tageri dona
@jawahircisman5469
@jawahircisman5469 3 жыл бұрын
@@badraancadey3613 ollllll
@faizadakash5590
@faizadakash5590 3 жыл бұрын
Aniga maqaxi an ka shaqaysan jiray ayan ku xasusta 2015 hhhh
@khadraamiin9875
@khadraamiin9875 3 жыл бұрын
🥲🥲🥲🥲🥲
@moheddaud8357
@moheddaud8357 2 жыл бұрын
Still listining golden voice Yurub Geenyo 08_jan_2022
@yahyeyaye4152
@yahyeyaye4152 2 жыл бұрын
2022' February _8 😂😂😂😂😂
@ahlammohamed4346
@ahlammohamed4346 2 жыл бұрын
Feb 11 2022 dhegaysanayaa
@cabdulkariincabdulkariin7205
@cabdulkariincabdulkariin7205 2 жыл бұрын
I0kkk
@hiboahmed7095
@hiboahmed7095 2 жыл бұрын
March 1🤣🤣
@faarax_fanto
@faarax_fanto 2 жыл бұрын
April 😬😂😂
@monaniabdi5426
@monaniabdi5426 4 жыл бұрын
Geenyo is always geenyo😍💋😊waar qoftaa wiil ay dhashay halay dooNo xitaa haduu yaryhy anaa korsan😂
@zaki__91
@zaki__91 Жыл бұрын
𝐰𝐞𝐲𝐤𝐚𝐧 😅
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 11 ай бұрын
Ana gavdheda hala iradiyo😂😂 sawtu raxma Wil io gabar ayayba dhashay inkasto hada laqabo oo Wil yar kasaqiray😢wa dhawayd 2023 Bisha 5aad ayay dhashay
@mustafyousuf3802
@mustafyousuf3802 3 жыл бұрын
Ax yaa sowt yurub mahamed cabdi sowtu raxma heestan waxey ka macaantahey biyaha❤❤🙏💙🥀
@cabdiraxmaanlove6892
@cabdiraxmaanlove6892 4 жыл бұрын
2020 dhageysanayaa🥰🥰❤❤🌹🌹
@KhalidAbdifatahB
@KhalidAbdifatahB 3 жыл бұрын
2021 dhagaysanayaa
@noahismael8760
@noahismael8760 3 жыл бұрын
2021 first person to watch this out here and still one of my fav songs yurub maxamed cabdi geenyo
@fatimah25
@fatimah25 5 жыл бұрын
Any one 2019 ? ❤
@abokorhassanabokor9515
@abokorhassanabokor9515 5 жыл бұрын
Me too I care about more and more listening this song.
@aaj2656
@aaj2656 5 жыл бұрын
Yeah❤
@habibrobleh5552
@habibrobleh5552 5 жыл бұрын
I'm listening at the moment my favorite song yurub geenyo
@amalin-uh7er
@amalin-uh7er 5 жыл бұрын
@
@user-du7jx6yo4f
@user-du7jx6yo4f 5 жыл бұрын
Sha❣️❣️❣️❣️❣️👌 20019
@sakimaahirkalid5083
@sakimaahirkalid5083 4 жыл бұрын
Wale wakhtigu dib una soo noqdo aniga iyo laba nin oonu asxaab ahayna yaa dhagaysanaynay hestani 2016 waliba habeen bacda salaadii cishaayi , waxaanu isku maawilinaynay heestani waayaha jacaylka ayaanu midkaayo midka kale dhex dabaalanaynay . Maxaan uga jaray xidhidhka .
@ahmedhararnoor2775
@ahmedhararnoor2775 2 жыл бұрын
Sautu Raxma 2022 still listening 👸👸👸👸👸💪
@saddamadanabdi4022
@saddamadanabdi4022 7 ай бұрын
2024 still watching.✌️
@bishaaroburhaan1929
@bishaaroburhaan1929 2 жыл бұрын
Yaadhageesanaya🥺2021 dhamaadkiisa🥺❤xili jcl ihyo lee igu soo beeganty😂❤
@user-cd7qb9gt9c
@user-cd7qb9gt9c 5 ай бұрын
Still I watching this song 2024😢
@updallahudjama8984
@updallahudjama8984 5 жыл бұрын
2019 ya weli dhageesanaayo😪😪
@ayaanaxmed6018
@ayaanaxmed6018 5 жыл бұрын
G to kki9 uyr
@cabdifataaxnuuxramadle801
@cabdifataaxnuuxramadle801 5 жыл бұрын
Xidgaha geeska
@cismaancabdi2818
@cismaancabdi2818 4 жыл бұрын
Inadeer heesha geenyo Miya laga dherga waa qalbi qaboojiye Sowtu Raxma
@shamai6435
@shamai6435 2 жыл бұрын
Her voice doesn't need any music it's an orchestra of its own that is yurub geenyo
@momoney4663
@momoney4663 5 жыл бұрын
from x hargysa living germny still listening our geenyo1/3/ 2019
@ilyaasslb3065
@ilyaasslb3065 5 жыл бұрын
mo money 👋
@abdiladifhussein1736
@abdiladifhussein1736 5 жыл бұрын
@@ilyaasslb3065 zhp x sas maahee inga hagaaji ex
@ubaxabdixasan1592
@ubaxabdixasan1592 4 жыл бұрын
@@abdiladifhussein1736 c
@fatahowjr
@fatahowjr 11 ай бұрын
3rd October 2023 any one vibing with golden voice of yurub ❤😊
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 10 ай бұрын
8 October 2023 ❤codka macana e sawtu raxma Ayan dhagaysanaya
@fardusaxasan1573
@fardusaxasan1573 9 ай бұрын
25/11/2023 ❤❤❤❤
@amymed8909
@amymed8909 8 ай бұрын
01/01/2024❤❤❤
@osmanalishum7375
@osmanalishum7375 6 жыл бұрын
l am from Eritrean saho but I like somalia people and Afar 👉❤👈
@engibraahinmohomed9693
@engibraahinmohomed9693 5 жыл бұрын
Osman Alishum thanks
@diriyererashe3980
@diriyererashe3980 5 жыл бұрын
😣
@fankahassan4335
@fankahassan4335 5 жыл бұрын
Osman Alishum thanks for bein loving our song also we love eritean people
@MohamedAhmed-yt4qy
@MohamedAhmed-yt4qy 5 жыл бұрын
Some saho clan are original from somalia
@anababuu1214
@anababuu1214 5 жыл бұрын
Osman Alishum Thank you so much we love you too
@caatoyare7917
@caatoyare7917 4 жыл бұрын
Heestaan anoo dhagaysanaya aabo qayilaya kuyeh naagtaan ooynaysa maxaad noogu soo celcelin eedo uuqabo Aabe mamaqli karto Odaygii afkiiba juuqda gabay Xusuus 2016- 2017 💙💯❤❣
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. 8 ай бұрын
😂😂😂😂😂 walahi waad iga qoslisay
@indholove6580
@indholove6580 6 жыл бұрын
waaaw axax intii jcyl helay ayuunbaa garan heestan asxaabtay like igu caawiya please
@liilove2225
@liilove2225 5 жыл бұрын
C
@sucuudimedia1857
@sucuudimedia1857 5 жыл бұрын
Indho Love
@muniirmafia9985
@muniirmafia9985 5 жыл бұрын
@@sucuudimedia1857 3811k
@mukalalahussain4839
@mukalalahussain4839 4 жыл бұрын
Love it
@cadeymuu7
@cadeymuu7 5 жыл бұрын
Yaa ila dawanaaya wali hestaan January 2019 ? Kama daalo hestan 😢
@maxedsuudi1755
@maxedsuudi1755 4 жыл бұрын
Aniga
@wardoushosman2965
@wardoushosman2965 4 жыл бұрын
aniga
@amiiraamran867
@amiiraamran867 4 жыл бұрын
Geenyo inuu xal yimado dhaxdeena mar kley cashaqu xorobo xujada timid baan ku diidaay Sowtu raxma 💋❤🙏🙏🙏
@abdifatahmohamud4556
@abdifatahmohamud4556 4 жыл бұрын
Heestan wxn dhageesan jiry 2018 anoo jcl laxanuunsanayo exam diyaarisna ku jiro examka dugsiga sare😢🥺xasuus time 2020-9-3
@shuaibdahirfarah7752
@shuaibdahirfarah7752 3 жыл бұрын
Sorry but waa iga qarisa eepow 😭
@abdifatahmohamud4556
@abdifatahmohamud4556 2 жыл бұрын
@@shuaibdahirfarah7752 aad io aad abwaankeega
@ashahenna9390
@ashahenna9390 2 жыл бұрын
Feb 1 2022 Xasuus Qof aan Jeclahay oo Aan U xiisay oo aan Kala Go'nay Ayaan Ku xasuusanayaa Heestaan 😭😭😭 Hadaad Xarga Galay jeceylka Adigu Ka xuntahay is waaga Inuu xal Yimaad dhexdeena Markale Caashaqa xuroowbo xujada Timi baan Ku diiday😭😭 Jeceylkaa Hadaan Xurmeeyo Xanaansho Hadaan Xaq Siiyo Weliba Xeerkiisa Dhowroo Midkaan Qalbigii Ku xeray Xiskeyga Midkaan Ku sooray Midkaan Xushayeen jeclaaday Xumaanba intuu Ka dhowro Miyuu Xal U heli Jecelka ?? Xuskiisa Intuu Siyaarto Miyuu caashaqa Xagiisa Xus iyo U sameynin Taaloo😭😭😭
@dhiibsanetvshow
@dhiibsanetvshow Ай бұрын
Waxaan hubaa inaad soo raadisay heeskan midhaha mcn si aan aniguna mar labaad usoo raadiyo like saar 😊 Ha waaro jcylku ❤
@Hariir212
@Hariir212 2 жыл бұрын
Yurub geenyo 2022 ayaan weli ku dhagaysanagaa 🥺🤎
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 7 жыл бұрын
Hees Waa laxanka Wlhi LEGEND daa'uud xanfar 👌👌👏👏👏
@haweyaalibahal2258
@haweyaalibahal2258 7 жыл бұрын
Wiilka reer cigalle production
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 10 ай бұрын
Laxan mahe yurub ayada codleh hees walba olo dhiiba waku so baxda hestana hadi qof kale lahan laha walahai marax bay ahan lahayd😂 lakiin laxanka asaga kaftirkisa wa wacanyahay maxuma
@cismaancabdi2818
@cismaancabdi2818 4 жыл бұрын
Codka Sowtu Raxma Kama Daalo wxn dhegaysanaya 14/2/2020 ciidi Ila dwnysa like hayla dhaafin
@foxnewsfox7940
@foxnewsfox7940 4 жыл бұрын
kzbin.info/door/rx1yhKqxP6wQxs_2RH445g meeshan ku soo Biir bro
@nazrailwadzan5762
@nazrailwadzan5762 4 жыл бұрын
This is hilarious😁still listing this song🙋😂 2020 pan still dhegwysanaya...hdad #Ygeenyo daawashadeeda aad ka xiiso dhicin like👍
@shamaiawes9988
@shamaiawes9988 2 жыл бұрын
Her voice is absolute bliss you are amazing 😊😍😍😊😍😊 YurubGeenyo
@FahmiOmer
@FahmiOmer 4 жыл бұрын
Xantaada intii halyeesha Intii xumaha ku badan Maxaan ugu jaray xiriirka Agtaada anigoo uxiisay Intaan dumarnimo xishooday Xogtaada maxaan wareestay Hadaan xarag ka galay jaceylka Adiga ka xuntahay iswaaga Inoo xiriir yimaado dhaxdeena Xujada timid baan ku diiday Jaceylka hadaan xurmeeyo Xanaansho hadaan xaqsiiyo Weliba xeerkiisa dhowro Midkaan qalbigii ku xeray Xiskeeyga midkaan ku sooray Midkaan xushay ee jeclaaday Xumaanba intuu ka dhowro Miyuu xal u heli jaceylka ? Xiskiisa intuu siyaarto Miyuu caashaqa xagiisa Xusi oo usameen itaalo Hadaan xarag ka galay jaceylka Adiga ka xuntahay iswaaga Inoo xiriir yimaado dhaxdeena Xujada timid baan ku diiday
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 2 жыл бұрын
Heestaan anoo yar ayaan maqli jiray maanta 2022 waan dawanaya YURUB GEENYO 🔥❤🙏
@nafisaabdirahman4130
@nafisaabdirahman4130 Жыл бұрын
Isku time aynanu dhegysanya heestan😮
@mohacawalle7929
@mohacawalle7929 2 жыл бұрын
2015 ilaa maanta oo 2021 dhamaadyahay kaman xiisa dhicin heestan. Laabsaalax iyo yurub geenyo waa fankii oo soo kacay
@abdiwahaab9115
@abdiwahaab9115 4 жыл бұрын
yurub maxamed cabdi yurub geenyo waa fanaanada aan kataageero dhanka gabdhaha keep going my sister
@cismanabdi830
@cismanabdi830 7 жыл бұрын
sowtu raxma yurub geenyo codkeeda macaan wuxuu ixasuusiya hablihii wabari ugu codka macaana sida khadra daahir zahra Ahmed magool maandeeq alla ya cizak yurub deeqa
@munamohamed6578
@munamohamed6578 8 жыл бұрын
wow I DISCOVERED THIS SONG TODAY FEB 3 2016 love love it caleeek
@libanabdi7714
@libanabdi7714 6 жыл бұрын
Xumaanba intay ka Dhawro Miyuu Xal u heli Jcaylka Xuskiisa intuu Siyaarto Miyu Cashaqa Xaqiisa Xus iyu U Samayn Taallo...... 😢👫
@rashiidibraahin1318
@rashiidibraahin1318 5 жыл бұрын
Haaaa haaa
@NuoHw11
@NuoHw11 28 күн бұрын
Jiroo Joog intey NolOl JirtO Ma Yurub Oo kale Ilhy Haku Daayo Dar Ilhy ayan ku Jeclhy 🥺❤️
@hothanupdilahigarp6471
@hothanupdilahigarp6471 4 жыл бұрын
Heesaha Yurub heestan ugu jeclahay dhageysigega Kama daalo wlhi😍
@AhmedHassan-oh1js
@AhmedHassan-oh1js 8 жыл бұрын
axyaa waa fannaanad u soo baxday geeska Africa Yurub Geenyo cid kasta oo dhegaysataa happy noqotay
@abdirisakmahsdali9714
@abdirisakmahsdali9714 7 жыл бұрын
Ahmed Hassan gjjj
@ayanabdi8145
@ayanabdi8145 6 жыл бұрын
Yurubiskawaran
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
yurubeey sawtul raxma ilaahay hakuu dheereeyo cimriga abidkey anigoon heesaha jaceylka dhageysan necebna inaan wax jeclaado ayaad qalbigii sawdkaaga birlabta la moodo kusoo jiidatey iinsha'allaahu waad heli madaxweyne ku xigeenka aad caashaqdey.
@Nuri.Tv4
@Nuri.Tv4 5 жыл бұрын
2020 yaa dhagaysan doona like and subscribe ha igala bakhaylin ✔️✔️👈👈
@mgaana
@mgaana 2 жыл бұрын
Akatade anoo uxisay intaan dumarnimo xishooday 😭😭💔👸🏻💍🤴 2021/12/25 time ⏲️16:20😢🍂
@inacarab1999
@inacarab1999 6 ай бұрын
Goor sheegtu waa 10:08 Habeenku Wa Khamiis 22-02-2024 waxay Ka mid tahay Dadkaan Sida private u tageero alle Cimri Dheer iyo Caafimad yurub Talaw fanku laanteed sidee noqon lahaa ilahay qurux iyo Cod ku manaystey Yurub mahamed Abdi Her vioce Is absolute Amazing ❤
@user-ng9fx2lr5s
@user-ng9fx2lr5s 4 жыл бұрын
Xantaada intii haleesha Intii xumahaa ku foogan Maxaan ugu jaray xiriirka😥😭😭 4/April/2020
@libanabdi4978
@libanabdi4978 4 жыл бұрын
Sowtu raxmo heesaheeda aad ayaan u dhageystaa ilaa xili hore waliba heestan 2015kii
@Darvish2023
@Darvish2023 11 ай бұрын
Midkaan qalbigi ku xidhay xiskayga midkaan ku sooray midkaan xusheyen jeclaaday i hope one day you will feel me kiiyow😢😭😭😭😭😭😭❤2023/9/4 Monday 11:46❤
@mukhtaaryuusuf2981
@mukhtaaryuusuf2981 9 жыл бұрын
yurub maxamed cabdi geenyo waan ku salaamayaa indr waxaad thy boqorada codka somlailnad noolow
@mustafeshalle5732
@mustafeshalle5732 4 жыл бұрын
Geenyoooo 23/11/2019 ayaan daawanayaa sawtu raxm a
@soojirainacabdirisaaq9633
@soojirainacabdirisaaq9633 4 жыл бұрын
Bishii2/10/2020 yaa dhagaysanaya oo waliba marxalada ku sugan agtaada anoo u xiisay intaan dumar nimo xishooday xagtaada maxan warastay 🇹🇷😰❤️🤲🇩🇪 yaaa allaha yaa Raxmaan 🤲
@momtaaazhassan737
@momtaaazhassan737 9 жыл бұрын
Yurub geeeeeeeeeeeeeeeeeeeeenyo walaahi naftaan kuu saaraa waan ka helaa ilaahay qurux iyo cadaan buu ku dhameeyay مانشاءلله عليك انا بحبك اكتير ولله يا حبيبت ألبي يا حبة عيني Ilove you so much muuuuuuuuch
@cabdiwali6738
@cabdiwali6738 9 жыл бұрын
Yurub ree NAFAQO ayey ahayd aasiyaan BORAMA. 2008 tagtey jigjiga. Markaasay bilawday fankaba hhhhhhhhhh codkagu caadi maaha ereyadana waadla haysataa. Hno """""""""""Tufaax baad noqotay !!!!!fankana waad u samaysanty 85%
@abdijabarabdillahi3223
@abdijabarabdillahi3223 3 жыл бұрын
Inder mha waa gabadh izaaaq ah Jigjiga ku noolayd anaa reer Borama Sheekh Ali
@asmaxasan37
@asmaxasan37 4 ай бұрын
Still 2024😭💔
@user-zh3gb5sd5d
@user-zh3gb5sd5d 7 ай бұрын
2024 inta ila daawanaysa waan idin salaamay👋
@Muniira4
@Muniira4 7 ай бұрын
Wan ka qaadey👋
@mohamedismail8560
@mohamedismail8560 4 жыл бұрын
2020 any one ☝️
@shunajla
@shunajla Жыл бұрын
2023 me😮
@mohamedismail8560
@mohamedismail8560 Жыл бұрын
@@shunajla 3 year kadib 😂👋
@Ishqi_yare
@Ishqi_yare 3 жыл бұрын
28/7/2021 hees xasuus gooni ii ah ilaahyoow africa mar un igu celi markaasna qoftaydii hore caruurteeda si aan u arko 🥺insha allh
@idirismohamedsalad3540
@idirismohamedsalad3540 3 жыл бұрын
Can’t Stop Listening ,sowtu raxmah they said ,well said .
@najahabdi1787
@najahabdi1787 2 жыл бұрын
Still in love with the same person since 2020 wuna iga tgy wana ilaawi wyy inshllh sandkn dhexdisa wxylo bdn filayaa 💔
@caliaxmed52
@caliaxmed52 Жыл бұрын
Heestan before 7years man fahmi jirn lakin after 7years wan fahmay 🥺😢
@sihaammuxidinsihamey-gs5ed
@sihaammuxidinsihamey-gs5ed Жыл бұрын
Aniga xita musalsal iguso gali jirtay lkn maan fahansanin jirin ugu danbeyn waa fahmay 2023
@sundusisse3074
@sundusisse3074 3 жыл бұрын
yaa hadah dawanayah wllhi really hees samaynteda leh 😷😷😓
@habibamohamed3807
@habibamohamed3807 2 жыл бұрын
Ani 😂
@ruunppe8623
@ruunppe8623 4 жыл бұрын
Heestaan iska jeclahaY mar walipa iska dhageYstaa❤❤
@daahiromarduurgal855
@daahiromarduurgal855 3 жыл бұрын
2016 igu dambeysay an dhageysan jirya ilaa io hada 2021 kama daalo wan dhageystaa Wey jecelka hadaan xurmeyo xanansho hadaan xaqsiiyo waliba xeerkiisa dhowroo midaan qalbigi qalbigi Ku xiray 🥱🥱
@amiiraapdi9678
@amiiraapdi9678 3 ай бұрын
2024 ayaan wali dhagaysanaya sowtu raxma😢❤
@amirhaji1567
@amirhaji1567 6 жыл бұрын
Yurub genyo Ifka hibo ku noolow aaqirana janadii fardowsa Msha allah sowtu rahma
@abdiladiifali9780
@abdiladiifali9780 4 ай бұрын
Saacadu waa 1:45 habeenimo bishu waa 12/April/2024 waa habeenkii labbad ee ciida waana ku mirqaamaya axyaa cod iyo erayo yurub geenyo ❤
@ajakzdeak1170
@ajakzdeak1170 4 жыл бұрын
Yurub geenyo le meilleur chanté en somalie ✍👏👍😎🤔❤
@ahmedoffishical9791
@ahmedoffishical9791 11 ай бұрын
Xasuus 2015kii iyo wakhti macaana alayaa soocesha 😢 yurubeey kaaama xiiso dhoco abid aheey 😢😊2023 9 24❤
@munishhodan5691
@munishhodan5691 8 жыл бұрын
jecelka haadan xurmeyo xanasho hadaan xaqsiyo weliba xeerkisaa dhowro midkan qalbigii kuu xidhay xiskeyghaa midkan kuu sooray midkan xushay ee jecladay xumanba intuu kaa dhowro miyuu xal uheli jecelka xiskiisa intuu siyarto miyuu caanshaqa xagiisa xus iyo usameyn itaalo waaaw lk dis song of my yurub geenyo
@abuukarqanciye2090
@abuukarqanciye2090 5 жыл бұрын
Munish Hodan
@nawaalyasin4800
@nawaalyasin4800 5 жыл бұрын
Waaw
@ZekiBerberaawi
@ZekiBerberaawi 2 ай бұрын
2024 still I'm watching this iconic song❤😊
@ifraahindho7912
@ifraahindho7912 Жыл бұрын
Heestaan dhageesigeda kama xiso dhaco markey soo qady ilaa hadda waan dhageysta😢❤
@najiibabdi7795
@najiibabdi7795 4 жыл бұрын
I was in my country 2015 that time i never feel sad
@ahmedbarre7
@ahmedbarre7 2 жыл бұрын
Somali best sangerin of 2014-2020 Aniga cimaamadas baa meel iska dhigay 5times of Balando'r winnerin Goat Genyo
@xabiibyarechannel3370
@xabiibyarechannel3370 4 жыл бұрын
Wa hesta kaliya ee aan mogankaren 1bil samen kale iyo xusuuso ayey iguledahay ❤💯✅
@amangadisa3894
@amangadisa3894 5 жыл бұрын
What amazing classic Song! 10Q Yurub Geenyo! I am your fun from Oromia
@abuubakarabdirashiid5940
@abuubakarabdirashiid5940 Жыл бұрын
Somaali and oramo are same ❤❤
@abdimalikabdi6854
@abdimalikabdi6854 7 жыл бұрын
I can't stop listening this song who else is listening 2017
@hamsesameter1647
@hamsesameter1647 Жыл бұрын
Yurub maxamad cabdi geeenyo allaw ku xafid ❤️🥰🌸
@aze3176
@aze3176 4 жыл бұрын
sowtu raxmah yurub geenyo❤️❤️❤️
@barlinahmed8148
@barlinahmed8148 6 жыл бұрын
What a beautiful voice she has Maasha allaah yurub geenyo lakuma cowriyo huno.
@ubaxcumar9702
@ubaxcumar9702 11 ай бұрын
If
YURUB GEENYO QALBIGA RABADHKA LIVE SHOW 2018 HD
5:21
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,7 МЛН
YURUB GEENYO 2017 HEESTA NAXLI
7:47
Waqal WStudío
Рет қаралды 5 МЛН
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Кэри Найс
Рет қаралды 3,9 МЛН
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 41 МЛН
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
ToolTastic
Рет қаралды 11 МЛН
Heesti Jacaylka Ubeer By Nimcaan Hilaac & Hodan C raxmaan
7:30
Horn Cable Tv
Рет қаралды 6 МЛН
YURUB GEENYO ALAW HA INAKALA IRDAYN
8:14
amin dayl elabe
Рет қаралды 799 М.
YURUB GEENYO & MUKHTAAR DAAUUS HEESTA BOOQASHO HAPPY NEW YEAR 2019
8:33
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
YURUB GEENYO 2015-2016  BEST COLLECTION SONGS
45:26
Xusuus media
Рет қаралды 1,3 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 13 МЛН
Jacaylkii Qabyoobey Nimcaaan Hilaac  New Year Xidigaha Show 2015 Live HD
5:47
Hawraar Music Production
Рет қаралды 5 МЛН
MURSAL MUUSE Ft YURUB GEENYO | HEESTII SURBACAAD (Sahal Maaha Caashaqu)
6:18
Xamda Cabdi (Xamda Queen) Heestii Mil dhahaabo
4:38
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,6 МЛН
Yurub geenyo Hees Cusub Muna 2014
8:47
SAIM KAMAL
Рет қаралды 541 М.
YURUB GEENYO HEESTA QAAMUUSKA KUWII GALAYNU NAHAY HARGEISA LIVE SHOW 2023
7:23
Somali New Entertainment
Рет қаралды 994 М.
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Кэри Найс
Рет қаралды 3,9 МЛН