YURUB GEENYO OO SAMIRSIISAY SULDAAN SEERAAR | NAFTA SAMIR GUDDOONSII | Q22AAD | 2019 OFFICIAL VIDEO

  Рет қаралды 3,714,620

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

5 жыл бұрын

HALAQYADA GURGUURTIYO
MASAS GARABSAN MAAYEE
GEESI CALAF I RAACSHAAN
GALGUDUUD DHAXDEEDIYO
GEDO KULA CAWEEYAA
……………………………………
BOQORADDA HARGEYSA
YURUB GEENYO OO SAMIRSIISAY
SULDAANKA GEESKA
ALFANAAN SULDAAN SEERAAR..
SILSILADDA TAARIIKHDA GASHAY
‘WAXAAN GUULLE KU QORIN
LAGUMA GAADHO
Qaybta 22aad
Part 22nd of the series
WACDARO CUSUB 2019
…………………………………………….
Congratulations to all the winners…
HABLAHA SOOMAALIYEED …
 HIRTUR TIMNOT
 SHUKRI LADAN
 NADIIRA NAYRUUS
 SAHRA KIIN
 SHAADIYO SHARAF
 HANAAN WASHINGTON
 SAMSAM SHARAF
 FATXI NUURA
 XAMDI BILAN
 SALMA NUURA
 YURUB GEENYO
…………………………..
 EREYADA: ABWAAN MUSGALE
 LAXANKA: JINI I HSUMI MUSIC:
 HENOK ATLABACHEW
 EDITED AND PRODUCED
 BY: ABDIASKARITUBE
 Copyright protected By SILSILADDA WAXAAN GUULLE KUU QORIN..
 © ABDIASKARITUBE
……………………………………..
Enjoy, Comment Accordingly, Share and
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Main Channel … / abdiaskaritube
Our new Channel …. / abdiaskarimedia
''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Пікірлер: 1 400
@bitterorsuschenal4213
@bitterorsuschenal4213 5 жыл бұрын
Gabadhaa waxaan islaha Ogadeen iyo isaaq baa midkod gursaday gabadhiba marexaan baa lakacaay aax 😭abdi Askari Ind wlhi wan Ku xiisii doona codkadii tolow malaga yaba Inad silsilad kale no bilowdiid waxaan Ku rajeynaya ciimriga iyo cafimaad Ka in rabi Ku dhereyo huuno abdii Askari nolow ❤❤❤ Cabudwaaq xudunteyda Ku asaan❤
@mohamoudhassan5400
@mohamoudhassan5400 5 жыл бұрын
Kkkkkkk bitter salaan sare huuno mareexaan sow qalanjadii 30 sano lagu herdamayey maqabaan oo farmaajo ooridiisa maaha
@bitterorsuschenal4213
@bitterorsuschenal4213 5 жыл бұрын
@@mohamoudhassan5400 maxaad ulaa jeda huno MAA farmajo ba gursaday gabadhi
@mohamoudhassan5400
@mohamoudhassan5400 5 жыл бұрын
Haa waa sidaa bagadha laysku haysteyi waa qalanjada miss somalia
@Queen-nz1bt
@Queen-nz1bt 5 жыл бұрын
@mohamoud hassan 😂😂😂hadhal xigmadeysan igadheh waa runtaayoo qalanjadaasi farmaaja gacanta ku haayo💪💪 Guul iyo gobanimo
@mohamoudhassan5400
@mohamoudhassan5400 5 жыл бұрын
@@Queen-nz1bt kkkkkkk leila waa fahantey sowmaaha
@gabadhfariidcaqlibadaninac1615
@gabadhfariidcaqlibadaninac1615 5 жыл бұрын
Illahay amarkii reer hargeisa waaba iska jeclahay ❤️😘❤️😘
@keyfmacalin1537
@keyfmacalin1537 5 жыл бұрын
Cabudwaaq dusheediyo gedo💖💖 kula caweeyaa😱 My home Gedo wacan 💖
@adanyusuf4150
@adanyusuf4150 5 жыл бұрын
Karshe reer bardheera le miyaa 😘😍😍😍gabadheena
@mowofficialcw9534
@mowofficialcw9534 5 жыл бұрын
Wa kuwanaa reer gedo
@keyfmacalin1537
@keyfmacalin1537 5 жыл бұрын
@@adanyusuf4150 haa bardheere Garbahareey balad xawo intaba wuu dagaa awowe
@keyfmacalin1537
@keyfmacalin1537 5 жыл бұрын
@@mowofficialcw9534 my dhigayga weeyo ree gedo 💖 💖 💖 💖 💖
@mowofficialcw9534
@mowofficialcw9534 5 жыл бұрын
@@keyfmacalin1537 sidaas silamid walal qali
@abasmohamed9819
@abasmohamed9819 5 жыл бұрын
*suldaanka geeska iyo yurub geenyo ayaa silsiladii soo afjaray azxabta waa ni wada salaamay* 💯👋🏻
@aminaaxmed9501
@aminaaxmed9501 5 жыл бұрын
yurub geeyo waa gabadh isaaq oo arba waaaaaaaw waa landheer howud iyo hargais daga 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹
@aminaaxmed9501
@aminaaxmed9501 5 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴
@xamdixuseen357
@xamdixuseen357 5 жыл бұрын
Asc
@mariajama3019
@mariajama3019 5 жыл бұрын
@@aminaaxmed9501 calanka xabashida na xagu ka socdaa?
@saleebaancarmiye3126
@saleebaancarmiye3126 5 жыл бұрын
@Sakariya Said by be
@aaminamaxamuud8348
@aaminamaxamuud8348 5 жыл бұрын
Mnsha allah illahow hablaha somaliyeed no barakee Viva geeenyo 😙😙
@lakilove8187
@lakilove8187 5 жыл бұрын
Waaw eezh cala heez
@samsambarud4376
@samsambarud4376 5 жыл бұрын
Aameen ya Rabbi
@samiirawllo545
@samiirawllo545 5 жыл бұрын
Amiin ya allah
@suad6275
@suad6275 4 жыл бұрын
Aamina Maxamuud masha allah abaayo ❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰
@mihiimdagan526
@mihiimdagan526 4 жыл бұрын
Yuruub alaaw daa
@abokorwarsame6986
@abokorwarsame6986 5 жыл бұрын
Reer Burco❤💯 aabaha af soomaaliga ✋👍 dadkeygiih
@aswanugass8952
@aswanugass8952 5 жыл бұрын
4
@mohamedyuusuf6399
@mohamedyuusuf6399 3 жыл бұрын
Burco my town
@LakiJama-eu6bh
@LakiJama-eu6bh 10 ай бұрын
Aniga waxan ku dhashy burco
@kingsamawade.samish4592
@kingsamawade.samish4592 5 жыл бұрын
Habalaha somaliyeee waa hablaha ugu karti badan habalaha aduunka allow noo xafid ❤️😍🙏👏👍👏Gabdhaheena sharafta lahe , garashiyo xoshoodka leh ,mida gula kuu qoray , gaiyeegana hodanka ,
@munaqali3385
@munaqali3385 5 жыл бұрын
Wiilashaneena allah noi kiin xafido geesiyada africa thn
@kingsamawade.samish4592
@kingsamawade.samish4592 5 жыл бұрын
Muna Qali wlshy sharf we love hablaha naga ❤️💯🙏👏👌✅🙏😍
@kowsar39
@kowsar39 5 жыл бұрын
♥️♥️
@riyaaqmacalin9525
@riyaaqmacalin9525 5 жыл бұрын
Hassan elme thnks abwe idinkana allah ha idin xafido
@maqsuudchannel362
@maqsuudchannel362 5 жыл бұрын
@@kingsamawade.samish4592 masha
@mrshaji8858
@mrshaji8858 5 жыл бұрын
Finaly queen of voice baa so gababeysay king noo bilaabayna iyo inta ka qeyb qadatayba abwanin iyo faninba iyo inta soo tebisayba waa mahadsn tihiin Big respect gabadhahii gedo iyo galgud bay ku ilmo dhashay.
@ayaan-177
@ayaan-177 5 жыл бұрын
Viiva wiilasheena waan idin jeclahay❤👌poqorada dunida waa Adunka 👑
@adanyusuf4150
@adanyusuf4150 5 жыл бұрын
Sidkle gabdhaheena😘😍😍Dunida dumarka ugusareyo tihin
@raagefarah3001
@raagefarah3001 5 жыл бұрын
THANKS SHARAF WE LOVE U TOO SIDOO KALE IDIIN JECELNAHAY ILAAHAY NANOO KIIN DAAYO GABDHEHEENA QURXAHA BADAN LA AANTIIIN ABAAR WAAYE IDINKAA U NOOLNAHAY DUNIDAAN ILAAHAY KA SOKOW IDINKAA NA LEH SHARAFEEY GOD BLESS MEEL WALBOO JOOGTAAN
@zakkywadani2467
@zakkywadani2467 5 жыл бұрын
💕💕😘😍
@mohamedcaddefilms9241
@mohamedcaddefilms9241 5 жыл бұрын
Zidokale hablahena dunida ugu qaalisan waan idin Ku fana iqra ugu horeyso
@ebrahimmoalim6983
@ebrahimmoalim6983 5 жыл бұрын
thx my dear
@iskufilansidiihoyadead3451
@iskufilansidiihoyadead3451 5 жыл бұрын
ninkaan haduu so hesaha u xayesinaayo o kherka ale hadu xayesen lahay ajir inte ah ayuu heli lahay lama qayaasi karo wlhi 😔😔
@ruqiyahasan1055
@ruqiyahasan1055 5 жыл бұрын
wlhi waa wax aan la so kobikarin
@ahmedibrahim4562
@ahmedibrahim4562 5 жыл бұрын
Ilaaahay hayna soo wada hadeeyo
@saciid.252
@saciid.252 5 жыл бұрын
Hanuunka alle aa iska leh ee ilaahay hasoo hanuuniyo
@sagalin555
@sagalin555 5 жыл бұрын
bintuu mohamed hadad khayr rabto maxaa meshan kasoo dontau adoo kale oo stupid ah ayaa iska jogo
@iskufilansidiihoyadead3451
@iskufilansidiihoyadead3451 5 жыл бұрын
team idirisle Abdi jahil ayaa tahay e amius
@abdiazizabdille2711
@abdiazizabdille2711 5 жыл бұрын
Sil siladaan sanadka soo socotay aad baan oogu taxnaa dadkii wakhtiga badan galiyey waxan leeyahay waad guulaysteene horay usocda kuwa kaloobadan baan idinka sugaynaa insha Allah " Cishqigii Guyaal hore garba duubKa kuu xiray kuma geeyo iilkee Nafta samir gudoonsiii abdiazizzoww" Erayadaas baan Ka qaatay heesta.
@mariafarah2192
@mariafarah2192 5 жыл бұрын
Zizu kaabaha Falaq Falaq Team
@siciidaxmed4436
@siciidaxmed4436 3 жыл бұрын
@@mariafarah2192 woow
@sacdiyasiman1348
@sacdiyasiman1348 Жыл бұрын
Wuuuuw ugu danbayn inantii marwo mareexaan bay noqotay Allaylahee Inay geesi iyo rag laguursado heshay 💕❤️😍 tolkah ❤️ Adna inankow iska samir Ina adeero
@shukriadan1lte088
@shukriadan1lte088 5 жыл бұрын
Halaqyada gurguurtiyo masas garab san maayee geesi calaf iraacshaan gelgaduud dhexdeediyo gedo kula caweeyaa waaw gedo guri barwaaqo my home😍😍💙💚❤😍
@cabdifataaxcarabyoutube6990
@cabdifataaxcarabyoutube6990 5 жыл бұрын
Shukri Adan1ltè0 reer gedo goormaa meeshas igu casumaysan from somaliland especially Hargeisa
@shukrisharaf
@shukrisharaf 5 жыл бұрын
Mashaa allaah walaal any time you welcome brother
@abdisalaanmahdi8443
@abdisalaanmahdi8443 4 жыл бұрын
Reer gado
@aarkamareexaan4085
@aarkamareexaan4085 4 жыл бұрын
who is whatching 2019 yurub qurux iyo cod isku darsatay masha alh markaan stress dareemo yurub geenyo Ayaan heesaheeda oo idil dhagaystaa ilaahay amarkii waa fanaanad Dagan cod macaan… gedi hablaha soomaaliyeed waa sharafteena ilaahy ha inoo dhowro 💙
@suleekha4785
@suleekha4785 10 ай бұрын
2019 up to now waan jeclhy wlh😂❤
@sharmaakecali2413
@sharmaakecali2413 5 жыл бұрын
Cabudwaaq dushideyo gedo kula caweyaa Reer cabudwaaq love isara
@bitterorsuschenal4213
@bitterorsuschenal4213 5 жыл бұрын
Huno CW jecliyaa ❤
@salmohooto2662
@salmohooto2662 5 жыл бұрын
Ar yurub qurux ahaa qofkan one love qaliyey
@ladancdy1218
@ladancdy1218 5 жыл бұрын
Waynakana 👏✔✔
@qalbiholcay226
@qalbiholcay226 5 жыл бұрын
Cawdaq dhexdeda geesi kula caweya
@faraxsanhaji1711
@faraxsanhaji1711 5 жыл бұрын
From xamar ❤❤❤❤❤noolaada my dadkayaga
@boqoradabeshasadezamzamruu9457
@boqoradabeshasadezamzamruu9457 5 жыл бұрын
Jeceyl iyo calaf ,Calaf baa weyn😢Naftaa samiir Guddonsiii... Sidaas wyeee Yuruubeey kujecliyaa xbiity😍Gedo Gurii barwaqoo❤
@maxamedjaylaani4738
@maxamedjaylaani4738 3 жыл бұрын
Boqorada jaceelka mxaahaysa
@maryanaadan820
@maryanaadan820 4 жыл бұрын
Somalia nabad Allah nooga dhigo Soomaalaay aaminta noogu dara insha Allah ❤❤😘🇸🇴
@sumayahassan7258
@sumayahassan7258 5 жыл бұрын
Gedo & cabudwaaaq😘thnx abdi askari xayeesintadaba jeclhy ani😙
@mahamedmaalinahmed1244
@mahamedmaalinahmed1244 5 жыл бұрын
Igadaba geeya Anna hadiiba ay Gabdhaheena Gobta ah libintii qateen waan ku qancay Rabbi hanoo xafido Dumarkeena qaliga ah Uguna sharafta badan Inta Dumar Dunida kunool Viva Gobsanaa Hablahayaga Somaliyeed
@hodoali8363
@hodoali8363 5 жыл бұрын
Caabudwaaq dusheediyo gedo kulacaweya ❤❤❤ my home town caabudwaaq ❤waan uxiisay
@queenofogadenreercabdile2210
@queenofogadenreercabdile2210 5 жыл бұрын
Viva hablahaa somaliyed😙😚😘😗 abdi askari keep it up the good work brother 😆
@queenofogadenreercabdile2210
@queenofogadenreercabdile2210 5 жыл бұрын
@idle Yare2030 idle wcs
@mukhtarismail22
@mukhtarismail22 5 жыл бұрын
H
@mahadsomali5161
@mahadsomali5161 5 жыл бұрын
T
@rahowali7333
@rahowali7333 4 жыл бұрын
@@queenofogadenreercabdile2210 Masha allah
@suhaybmohaned6600
@suhaybmohaned6600 4 жыл бұрын
Queen of Ogaden Reer Candice
@sumayahassan7258
@sumayahassan7258 5 жыл бұрын
Gesi calaf iracshan galgaduud dhexdediyo gedo kula caweyaaa😍😍axx what a voice
@umalkhyremohamed5308
@umalkhyremohamed5308 5 жыл бұрын
Mansha allah cakuye iska heesun maaha yurub taydi cashaaqa yuruub geenyo yaa maxad tidhi goobayeeey Gayi geenna hodanka ah Geel dhalay kuu maaloo Guri nabadi taalliyo Gaashaamo waada daaga Gabdhaheena sharafta leeh Garashiyo xiishoodka Lee Midda gulle kuu qoray Gaayigeenna hodanka ah Geel dhalay kuu maaloo Guri nabadi taaliyo Gaashaamo kula deega Allah yaa ciisak yuruub geenyo Yurubtayta caashaqa 😘😘😘😘💚🖤❤️🎋👏🏽👏🏽🎋🎋👏🏽👏🏽🌹🌹🎋🎋👏🏽👏🏽👏🏽
@nimcoahmed3052
@nimcoahmed3052 5 жыл бұрын
cabudqaa dushediyo gado kula caweeyaa 👍👍💝💝💝💝💝💗💗💗❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💟💟💟👋👋👋👋👋 l love reer gulguduud 💝
@ubaxdugsiya363
@ubaxdugsiya363 5 жыл бұрын
Silsiladaan waxaan ku tixnaa inteey socotay waxaan ku faraxsanahay ine ku so afjarantay meel wacan 🙌🙌🙌waxaan si gaar ah ugu mahadcelinaayaa gabdhaha muqdisho inta ka qeebqaadatay hormar wacan ❤❤❤❤👈👌
@CAAMIROfficial
@CAAMIROfficial 5 жыл бұрын
*Waxaan arkaa Wlhi 500 oo Coomanti ah* 😱😱😱😱 Waxaan ku noqdey 501 hadaad iga danbeysid ha idhaafin 🇸🇴🖐
@kowsar39
@kowsar39 5 жыл бұрын
23778593
@mohamoudmohamedciiro8949
@mohamoudmohamedciiro8949 5 жыл бұрын
CAMAAR YARE SUHAYB xbbti hye
@jaamacsiciid246
@jaamacsiciid246 5 жыл бұрын
Kkk
@xamdafaysal1200
@xamdafaysal1200 5 жыл бұрын
💪 *lazcanod* *cerigaabo* dawalo awey dadkeeni so kac👑👑❤ *zool* iyo *zanaag*
@HAElmi
@HAElmi 5 жыл бұрын
Gabdhaheena sharafta leh Garasho iyo xishoodka leh Mida guule kuu qoray Gayigeena hodanka ah Geel dhalay ku maaloo Guri nabadi taal iyo ❤gaashaamo❤ wada dega
@xalimacadey8426
@xalimacadey8426 5 жыл бұрын
mashallh jawab wacan wlh gebdhaha somaliyeed wan ka helay xilwo
@user-6764
@user-6764 5 жыл бұрын
xalima cadey p
@kaahakaalmeya1600
@kaahakaalmeya1600 5 жыл бұрын
Mnsh Allah abwaan musgale madaxda Hal xidhaala yaasha iyo suugaanta gobtii burco nolow abwaan abwaan sugaantiisa gadaf ka madhan thy yurub borqoradayada fanka nolow xbbti hablaha dhmn faniinta hambalyo iyo abwaniintii kaqayb qaatey rag iyo inama
@kilwomoha3688
@kilwomoha3688 5 жыл бұрын
Galgaduud dhexdiidiyo gadiyo golo Mr 👈❤
@ridwaanjj1423
@ridwaanjj1423 5 жыл бұрын
Geesi calaf I raacshaa GEDO kula caweyaa♥️♥️♥️
@aminaaamoyamin9709
@aminaaamoyamin9709 5 жыл бұрын
Ridwaan Jj
@aarkamareexaan4085
@aarkamareexaan4085 4 жыл бұрын
💖
@mukhtarcabdi9360
@mukhtarcabdi9360 4 жыл бұрын
AxEeey 😪
@xamsecabdi63
@xamsecabdi63 4 жыл бұрын
Hohye
@yuniszabdow6671
@yuniszabdow6671 4 жыл бұрын
Fantastic dia sister
@user-sq7ii7we2e
@user-sq7ii7we2e 5 жыл бұрын
yurubgeenyo afkaga caano geel oo xoor leh lagu qabay alaylehe naga soo afjar 😎
@munam.a5179
@munam.a5179 5 жыл бұрын
Fanku Hargisa ayuu kabilaabma kuna dhamata we love reer Hargisa ♥️💋♥️♥️🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️
@ibrahimiiman2587
@ibrahimiiman2587 5 жыл бұрын
Hoobaanta la tabayey, Yurub baa gabagabaysay. Codka Tolmoon eee Soomaali hiin kiciya✊🇮🇹
@suhanahpipeh7401
@suhanahpipeh7401 5 жыл бұрын
Meshi larabaY kuso dhamataY pllHi😍✌ Viva GabdhahenaH mezhi ay JoganBa GesiYaaL🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏🏽👏🏽❤❤👈
@somalipure8835
@somalipure8835 5 жыл бұрын
Calankii somalia xaa keenay meesha?
@qadroqurux6246
@qadroqurux6246 5 жыл бұрын
Quen malapo huuno maku xasaasiyootay calanka soomaaliyeed mise
@najiibbalala9874
@najiibbalala9874 5 жыл бұрын
Kkkk Suhana Adi Chanel walbo matagantahay kkkkkk
@mariamufs2023
@mariamufs2023 5 жыл бұрын
@@somalipure8835 indhaha alla ka rid calankan meelkasta wadeyna 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ka naxo nafta waa
@abdinormohamedmohamud3429
@abdinormohamedmohamud3429 5 жыл бұрын
Gabdhaha geeaiyaal😂😂😂😂😂😂😂
@ayaanlemaxamed5333
@ayaanlemaxamed5333 2 жыл бұрын
Sawtu rahma yurub moHamed apdi yurub geenyo boqrqda codka fanaka ♥️♥️♥️🙏🙏🙏🇮🇪🇮🇪🇮🇪🇮🇪
@crisaaqsomali8357
@crisaaqsomali8357 5 жыл бұрын
Socotay Tani waa silsiladi ugu horaysay ee nooceda
@bushrohashi5089
@bushrohashi5089 5 жыл бұрын
Yurubeey inolow tuwtu raxma fanaanad aan tageero waxan kula leenahay nafta samirgudoonsiii
@ayanahmed9007
@ayanahmed9007 5 жыл бұрын
Gabdhahena sharfta leh ❤❤❤ Masha alh guri boqortoyo Galgadud ❤ buuran Ku ahy 😍😍👌
@Queen-of-the-beauty12
@Queen-of-the-beauty12 2 жыл бұрын
Geesi calaf iraacshaan gedo kula caweeyaa🥰😍💋❤👑
@firdowsaelmi8247
@firdowsaelmi8247 5 жыл бұрын
Geeesi calaf raacsheey galgaduud dhexdeeda kula caweysaa ♥️👌
@HAElmi
@HAElmi 5 жыл бұрын
Abwaankii qarniga ee gobolka togdheer abwaan musgale big salute 👏👏👏👏❤🔝💯✔
@osmanibrahim655
@osmanibrahim655 3 жыл бұрын
BOQORADA Codka inta dumar oo fanka ku jira Adiga ayaa ugu horeeyo YURUBEY
@yusraluza1885
@yusraluza1885 5 жыл бұрын
Cabudwaaq😘😘😍😍 Dunidaaa giranooo guranooo irmaaneee boodhari gadiisii cishqigii guyaal hore garba duubka kuu xiray kuma geeyo iilkee nafta samir gudooonsiii
@siyuunsaani3577
@siyuunsaani3577 5 жыл бұрын
Waawarey Wilasha Ha Iska Samraan Weynu Ka Badiaye Geenyo Marba Hade So Gunaanaday Hadal Kama Dambeeyo🖒
@fardowsaqansofarduus906
@fardowsaqansofarduus906 5 жыл бұрын
Sowtu raxma hadayba gunaanaday waan kufaraxsanahay guusha gabdha eey hanteen💪💪
@sayidaxmed4783
@sayidaxmed4783 5 жыл бұрын
siyuun saani xxxxx
@sayidaxmed4783
@sayidaxmed4783 5 жыл бұрын
siyuun saani xxxxxx
@mudaneabdi6539
@mudaneabdi6539 5 жыл бұрын
Waw sawtu raxma dhiiday kaga la.aday long life fanaaniinta reer somaliland dhulka baraykasan 👊👊👊👊👊👊👊🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙
@shaficisheekh8507
@shaficisheekh8507 5 жыл бұрын
wooow! ax ya abwan musgale.gabdhehena sharftale garashiyo xishoodkale mida gule kuqoray gayigena hodanka geldhalay kumalo gashamo wadaga.the best abwan of this serials. i proud of gabdhaha somaliyed
@abdiabdullahi7222
@abdiabdullahi7222 Жыл бұрын
3 sano kadib heestana wali wa shidanthy love you genyo
@apdijipar8379
@apdijipar8379 4 жыл бұрын
2020 ayan arkay heeskan abwaanku gobolkaygu kasoo jeda burco alle haydin dhawro dhaman shacabkan jinsi kula ahay gobolkyga jecelahay burco 😘
@ugasciltiremedia962
@ugasciltiremedia962 5 жыл бұрын
Keep forwarding c.askari and we love you so much. Yurub genyo 👍👍👏👏👏👌👌
@maryan0346
@maryan0346 5 жыл бұрын
Cw one love ❤❤😍jigjiga 👑😍
@mubarakgambo9692
@mubarakgambo9692 5 жыл бұрын
Maryan Hassan ❤️💗💖💓💯 cw girls
@leilahashi8841
@leilahashi8841 5 жыл бұрын
Cw masheen kudhashay
@sademohamed4587
@sademohamed4587 5 жыл бұрын
CW one love huuno
@kkkaa3709
@kkkaa3709 5 жыл бұрын
Ascm Maryan Hassan
@maryan0346
@maryan0346 5 жыл бұрын
@@kkkaa3709 wcs huno
@nimcohassan4261
@nimcohassan4261 5 жыл бұрын
Gabar aanka danbeeyo yurub geenyo allow cimrigaga raaji muuuuuuuumac
@mahamedhaaji8695
@mahamedhaaji8695 5 жыл бұрын
ilahow nodaa yurub gavalka
@sundusabdi2815
@sundusabdi2815 5 жыл бұрын
Rcigg
@boqoradihhawenka8359
@boqoradihhawenka8359 5 жыл бұрын
Viva haplaHa and yurub form hoygi murtida somlilnd
@bashiryusuf7759
@bashiryusuf7759 5 жыл бұрын
alow noo xafid hablahayaga qurux iyo garasho ayuu guule kumanaystay
@shadiyashadiya4031
@shadiyashadiya4031 4 жыл бұрын
Asl
@kawharhassan8711
@kawharhassan8711 5 жыл бұрын
Boqoroda codka yurub wanku tagersanahay nulow ❤️❤️😍
@idiriscabdi6882
@idiriscabdi6882 4 жыл бұрын
Kuma gaasiraaye dunidaa giraanoo gudhan oo irmaanee boodhari gediisii kuma geeyo iilkoo nafta samir gudooon sii waah runta sheegtte halacq yada guur guurtiyo masas garab san maayee guri nabadi taaliyo gaashaamo kula degaa
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 3 жыл бұрын
Yurub geenyo Allaha caafiyo boqorada fanka somaliyeed. Dhamaadka sanadka 2020 ya ila dhagaysanaya ???
@cabdihakiimjaamac3244
@cabdihakiimjaamac3244 2 жыл бұрын
2022 wx Yar dip uGu zoo noqo paL inader🤌😁😁
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 10 ай бұрын
​@@cabdihakiimjaamac3244adna 2023 dib usoo noqo bal zxp😂😂😂
@cabdihakiimjaamac3244
@cabdihakiimjaamac3244 9 ай бұрын
@@SALMAANN-m2t 😂😂 iga daa bareejada ha iga soo qaadin adne😂
@ciiltirechanel2479
@ciiltirechanel2479 5 жыл бұрын
🇩🇯🇸🇴 somali dhamaan waan jeclahay farxad iigu noolaada may dadka alle iga abuuray meel kastaad joogtaan
@Ismail-somali
@Ismail-somali 5 жыл бұрын
😍❤ mzHllH Yurub iga gaarsiiya WiiL Reer sanaag aH ba Ku jceL e siLsiLad cishqiga an kula gaLo😅
@haweyaali2904
@haweyaali2904 4 жыл бұрын
Yurub geenyo illahay ha ku xafido yurubeey thanke yau my sister
@dayaxteamkaazow2841
@dayaxteamkaazow2841 5 жыл бұрын
Nafta samir guddoonsi wa dardaran qali ahh 😍
@iskufilanshire8691
@iskufilanshire8691 5 жыл бұрын
shiine Ali waaa runtaa lkn samirku waa uu xanuun bdn yahay qasatan markaad u samreyso qofaad jcshahay 😢
@dayaxteamkaazow2841
@dayaxteamkaazow2841 5 жыл бұрын
Isku Filan Shire Isku Filan wa runta hunoiy wa adagtahay silagu samro
@sofiaahmed2862
@sofiaahmed2862 5 жыл бұрын
Nafta samir guddoonsi wa dardaran qali ahh
@nasradahir4354
@nasradahir4354 5 жыл бұрын
Gedo kula caweeeeeeyaaaaa! Waaaaw!
@mahrezrohitkp1692
@mahrezrohitkp1692 3 жыл бұрын
Mareexaan aan Xabad hees ah ku darzan ayaa Gabadhii izka Qaaatay 😢😢😢 taaaz waa CadaalaD darO From isaaQ
@nalkagabadhpuntland8957
@nalkagabadhpuntland8957 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@cabdikaafidaahir929
@cabdikaafidaahir929 Жыл бұрын
Gabar wagardhaceed baa saa loogu heesaa🤣🤣
@qadafinuur
@qadafinuur 5 жыл бұрын
Gedo my gobalkay💔💔💔💔💔
@boqoradabeshasadezamzamruu9457
@boqoradabeshasadezamzamruu9457 5 жыл бұрын
😍😍😍
@xamdaqaalixasan1435
@xamdaqaalixasan1435 5 жыл бұрын
Gado gobolkayga
@cismaancabdulaahigariigmux3424
@cismaancabdulaahigariigmux3424 4 жыл бұрын
❤gedo
@user-nn8ke3ye5f
@user-nn8ke3ye5f 4 жыл бұрын
Wll gedo waa xage waa marki ohoraysay an maqalay
@sagalyusuf7327
@sagalyusuf7327 5 жыл бұрын
Cishqigii guyaal hore garbaduubka kuu xiray kuma geeyo iilkee Nafta samir gadoonsii!! Ayxaa miro🔥 Galgaduud dhexdeediyo gedo kula caweeyaa💕💕💕
@ifraaxmohamed4034
@ifraaxmohamed4034 5 жыл бұрын
nadiro iyo yuruba gabdhaha ku heysto codka waw wilashana suldaan❣
@samaahirlovesheekhal3428
@samaahirlovesheekhal3428 5 жыл бұрын
Yurup GeenYo PoqordaCodka 😍😍😍❤❤😍 hormar wcn mar walipa
@najuubea276
@najuubea276 5 жыл бұрын
Ishcalaa hees Anigoo dawanbaa markaa yurub arkayba qancay sooturaxma. Hadaan dawada Maxaa filan kartaa 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻
@hodanhasan9797
@hodanhasan9797 5 жыл бұрын
Silsiladaba wxa xamaasada u yeeelay abdi askari
@abdulkadirhajiahmed1368
@abdulkadirhajiahmed1368 5 жыл бұрын
Haaahey
@shucaybmaxamud2842
@shucaybmaxamud2842 5 жыл бұрын
Haa wllhi
@xalimajigaale6785
@xalimajigaale6785 5 жыл бұрын
Hambalyo
@deeqaxaashi3296
@deeqaxaashi3296 5 жыл бұрын
hargaysa ugu shidan xaga codka xaga labiska walee laguma gaadho
@hodanhasan9797
@hodanhasan9797 5 жыл бұрын
@@deeqaxaashi3296 waligeedbay reer hargeisi wada stylish ahaaayen
@hamdasaidalihaldhaa213
@hamdasaidalihaldhaa213 5 жыл бұрын
Calooshayba i xanuujisay heestaani 😢😢😢😢😢😢😢 waxaanse ku faraxsanhy in heestaani si nabada kusoo idlaatay gabdhahana ay guushu raacday waxaa sidoo kale umahad celinanaa abwaanintii dumarka lasafnayd siiba abwaan abdulaahi sidookale sujuuna waa uu mahadsanyahay inkastoo dantu samir siisay marna calafku samir siiyay marna gabadhu samir siisay guuul baanan urajeenanaa iyo guri barwaaqaa
@badripatofarax269
@badripatofarax269 5 жыл бұрын
waligood gayanbaa haasawe gali jiray inkastoy gorfeeyan inay guri yagleelaan calafbaa gu waynoo midba gees urarri jiray .cishqigii guyal hore garbaduubka ku xidhay kuma geeyo iilkee nafta samir gudonsii wll .manshallah way iga gadanthy heestani musgale yurub geenyo and askar tube wxn idin leyahay hore usocda wllo thnkz
@hassanabdiyussuf8706
@hassanabdiyussuf8706 5 жыл бұрын
Heesahaa waxa ay jecleysiin fanaaniin aan horey utaageeri jirin. Neyruus Iyo Yurub
@libanaden6694
@libanaden6694 3 жыл бұрын
HASSAN ADAN SAMATAR
@yahyenaniofficial3113
@yahyenaniofficial3113 4 жыл бұрын
Inta Heesta Dawanaysa lake isaara Waan idinku faana 🤗🤗
@Sharoobo
@Sharoobo 5 жыл бұрын
yurub geenyo koobka silsilada ayadaan aniga madaxa ka saaray cod styl miro laxan intaba waka shidantahy sowtu raxma 😍😍😍 codkeda waan la qirooda marka dhagesto
@ridwanmohamud5134
@ridwanmohamud5134 5 жыл бұрын
Abwaan musgalle Iyo Alfanaan Sawtu Rahma Wlhi waxay tahy heesta ugu midhaha iyo fanaanka wacan silsilada inaba caadi maaha Labadayda Abwaan Musgalle Iyo Xayawaan
@saadaamin214
@saadaamin214 4 жыл бұрын
Allow gabdahena noxafid.....big love for all Somali ladies
@SuradTV1
@SuradTV1 5 жыл бұрын
Awaladii fanka ayaa soo afjaray jigjiga iyo hargeisa
@ahahahkkk88
@ahahahkkk88 5 жыл бұрын
Saw maaha
@Culimocumar101
@Culimocumar101 5 жыл бұрын
waaaw silsiladiii fanaaniin macquul ah baa soo gunaanaday guushiiina dumarka ayay raacday iyo calafka raggii iyo jacaylkina waa laga badiyay lol
@abdulkadirhajiahmed1368
@abdulkadirhajiahmed1368 5 жыл бұрын
Hhh gusha raga ku danbenaya wayo Suldaanka aya hadhay
@kingsamawade.samish4592
@kingsamawade.samish4592 5 жыл бұрын
Gul aan gabadhi ka danbayn guulba ma ahan ❤️💯❤️we love hablahena somali ee sharfta iyo karamada badan ❤️😍💯🙏❤️
@qalbiholcay226
@qalbiholcay226 5 жыл бұрын
Gabar gariyo gusha eebe ugugeeqa guula igu banaysto galgadud dhexdeda kahela tan rabay burihii wajalay gacag kuladahay wairadadii abwan qalbi sheelare
@abdullahmumun4930
@abdullahmumun4930 5 жыл бұрын
Hees shidan sowtu raxma aya soo afjartay
@sundusaxmed8994
@sundusaxmed8994 5 жыл бұрын
Woooooooooooooooooow caadi mahaa Yurub Nafta ku jeceyl xbbt noloow abid❤️❤️❤️❤️❤️👈 Suldan naga soo dhaqsoo adna nafta ku xiistee
@Xaamudcosmatics
@Xaamudcosmatics 5 жыл бұрын
Wah wah waa iyo hee fanaanda codk baxsan yurub genyo inaba caadi ma ahan waa heesta muddo badan sugaynah
@hebaali1361
@hebaali1361 5 жыл бұрын
Somaali qabiil jecelahay Horta!!! Walalyaal heesta iska dhaysta 💕💕💕
@habonabibomarhabonabibomar7518
@habonabibomarhabonabibomar7518 2 жыл бұрын
Runtaa waaye qabiil Bay u yaacayaan inkastoo aanay silsiladu qabiil laheyn hada intaas qabiil Bay ka dhex raadinayaan balo idin dagtay soomaaliyey
@ablaaltaleex8846
@ablaaltaleex8846 5 жыл бұрын
Gashamo wa magaladan ku Dhashay Cabud waaq iyo Galgadud waa degankan kuso koray Mahadsanid Abdi Askar iyo Abwaankaba ❤❤❤❤
@MohamedAhmed-tj5eu
@MohamedAhmed-tj5eu 5 жыл бұрын
Eshcala cod sawtu raxma iyo heeesti ugu qiiimaha badnayd keep going forward sister yurup
@mohamedamiin3812
@mohamedamiin3812 5 жыл бұрын
Gedo ❤️❤️👍🏻
@adanyusuf4150
@adanyusuf4150 5 жыл бұрын
😘😍😍gabadha hoyo Deeqo Meshii Gedo lakushega wa islasoconaa le 😁😀
@aryuraalaguyiri4214
@aryuraalaguyiri4214 5 жыл бұрын
Nasteho Kulane 🤤🤤🤤 gedo kulaha naa is duug
@adanyusuf4150
@adanyusuf4150 5 жыл бұрын
Ciiil udhimo he magac xumadada a kagartay ina Gedo kunxsanthy
@mohamedamiin3812
@mohamedamiin3812 5 жыл бұрын
adan ali ina hooyo gedo darted meshan udhex daganahey kkk waa isla soconaa 🤣
@mohamedamiin3812
@mohamedamiin3812 5 жыл бұрын
Ar yuraa Lagu yiri maxa ku dhibey is duug waa maxey warka cadee caaqow
@samiirodahir5925
@samiirodahir5925 5 жыл бұрын
♥Eezh Calaaa Cod Sooowtul Raxman Yurub Geenyo tlhi aaminsani Qoftaas👅💓💯
@fatimah25
@fatimah25 5 жыл бұрын
Sawtu Rahma😍😍 Best silsilad
@ksamnbksa4449
@ksamnbksa4449 5 жыл бұрын
waaaw hees iga dheh melfican aayay ku so afjarten waaw fananada shidan iyo hees shidan masha allah
@mumtaazmohamed4831
@mumtaazmohamed4831 4 жыл бұрын
Sowtu raxma yurub Genyo farxad igu nolow boqortoyo adban Ku jeclahay quruxeey cod macana Yurub Genya Ii Geeyaa
@ugbaadjamac9689
@ugbaadjamac9689 5 жыл бұрын
Silsiladii calafbaa la guurguurty 👌nafta samir gudoonsii❤yurub geenyo fanand qliya noolada hablaha soomaliyeed meelkasta aad adunka kagag noshiiba
@amiiraamran867
@amiiraamran867 4 жыл бұрын
Boqorada codka Sowtu raxma ❤❤❤👏👏👏💋💋💋😍🙏
@ikkyyikkyy5520
@ikkyyikkyy5520 5 жыл бұрын
Silsiladii oo lugu Soo Afjaray Galguduud Abudwaaq.❤️❤️✌️ Geenyo nooloow❤️😍
@omergedi9428
@omergedi9428 5 жыл бұрын
waxaan sugaaba waa suldanka abaha silsilada abdi askari mahadsanid adna sxb sida wanagsan oo nola socodsiisay silsilada mcn👏👏👏keep going
@ayaanshow8039
@ayaanshow8039 5 жыл бұрын
My city cabudwaaaq kuu xiisy
@sharmaakecali2413
@sharmaakecali2413 5 жыл бұрын
ayaan show ayaan uxisnay cabudwaaq
@fahadibraahin1598
@fahadibraahin1598 5 жыл бұрын
ayaan show ❤️❤️😘😘😘
@xasanbashi2600
@xasanbashi2600 5 жыл бұрын
hadaaa and
@xasanbashi2600
@xasanbashi2600 5 жыл бұрын
hadaaa and the chance to be able and of the
@sayidaxmed4783
@sayidaxmed4783 5 жыл бұрын
ayaan show bash
@mahadtoosane6559
@mahadtoosane6559 3 жыл бұрын
qoftan caawa kahor waligey kuma marqamin this the best somali song ever ever
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 6 ай бұрын
Niman yurub geenyo sawtu raxma boqorada codka ku narqamin ma asagaba marqabayba Qoftan raga qayila 90% walahi ayaday dhagaystan codbay haysa ❤ magaca sawtu raxma dhayal uguma bixin
@fofomuhiin8954
@fofomuhiin8954 5 жыл бұрын
Abdi askari hees wlpa adaa shidaya wllo😍😍😍😍 geenyo gabar looma hayo wuuw👍
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 5 жыл бұрын
Sawtu raxma. Waad nagaga keentee ilaahay hakaaga keeno
@sinyoritabae5190
@sinyoritabae5190 5 жыл бұрын
GEDO my homeland😍😍😍😍😍
@Salmancade10
@Salmancade10 5 жыл бұрын
Waa hees macaan yurub geenyo weey ka baxsatay good yurub quruxleey waan ku salaamay Abaayo💘❤🙏🙏.
@btasha2941
@btasha2941 5 жыл бұрын
ala geenyo mxa ku jeclhy ax yaa cod👑🔥❤❤
@nimoabdullahi3317
@nimoabdullahi3317 3 жыл бұрын
Geesi Ogaaden miyaa sidaas wow ❤️❤️❤️💙💙💙💚💚💚💚💪🏾💪🏾
@Cabsiraxmaanxasan
@Cabsiraxmaanxasan 5 күн бұрын
suldaaan iyo yurbo ayaaa ugu shidaaan
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 34 МЛН
ВОДА В СОЛО
00:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 30 МЛН
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 43 МЛН
YURUB GEENYO 2015-2016  BEST COLLECTION SONGS
45:26
Xusuus media
Рет қаралды 1,3 МЛН
SAFIYA TUSMO & FAYSAL MUNIIR XAFLADA SOO DHAWAYNTA SAFIYA TUSMO JIGJIGA 2021
6:13
Suldaan Seerar - Qalbi Nuuriya Ladies Night Show Hargeysa 2020
4:45
Waqal WStudío
Рет қаралды 2 МЛН
ISMACIL HANIYEH | SIDA LOO KHAARIJIYAY | 'WAXA LOO ADEEGSADAY'
12:38
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 16 М.
SULDAAN SEERAAR - Ladies Night London - YARTA RAADIYA
6:10
Abdirahman Somali
Рет қаралды 1,3 МЛН
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 26 МЛН
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 44 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 12 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 1,4 МЛН