Yurub geenyo Hees Cusub Muna 2014

  Рет қаралды 455,624

SAIM KAMAL

SAIM KAMAL

10 жыл бұрын

Qatarooz Group

Пікірлер: 109
@ShushuCalixasan
@ShushuCalixasan 7 ай бұрын
Sanad iyo labo bilood ayaan sariir usaarnaa xanuun jaceel familkana igu qarash abeelay lkn ani waan ogaa waxa ihaaya inuu jaceel ahaa jacelow abaah was😢😢😢💔💔
@Abdulkadir-Daud
@Abdulkadir-Daud 7 ай бұрын
Hadda maka guul gaartay Jacaylkaas ku haayey.
@mahamoudmahamed2718
@mahamoudmahamed2718 7 ай бұрын
Sorry walal Mcn why ani naxay😢
@naagadag4493
@naagadag4493 6 ай бұрын
sorry😢
@MeymunDahir-cc7gt
@MeymunDahir-cc7gt 6 ай бұрын
Hada maka Gudub tayna Aby mcn
@gumball894
@gumball894 13 күн бұрын
Who watch 9/july/2024❤️‍🩹🥺
@khalidAbdilahi-bc1tw
@khalidAbdilahi-bc1tw 6 ай бұрын
Intaa heestan dawanaysa 2024 like ta ilaa soo maraaa🎉😢
@user-ck1rd8zt7b
@user-ck1rd8zt7b 5 ай бұрын
Ano oyna ba dawanayo😢
@user-rz6jb7il8z
@user-rz6jb7il8z 4 ай бұрын
@MUUQAL251
@MUUQAL251 3 ай бұрын
Me😂
@khalidAbdilahi-cb1rx
@khalidAbdilahi-cb1rx 2 ай бұрын
Hhhhhhhh​@@user-ck1rd8zt7b
@aymanmusic6721
@aymanmusic6721 6 ай бұрын
hees qalbiga tababaysaysa weeye Qof la khiyaamay ayaa garanka xanuunka ay leedahay khiyaamadu Intii is jecel riyadooda ilahay ha u rumeeyo Habeen jimce ah ayaan dhegaysanayaa
@yahyecade2707
@yahyecade2707 7 ай бұрын
Yurub maxamed cabdi Hapeen aanan dhagaysan ma jirto 07/12/2023 after 9 years
@CabdibadalShabcan
@CabdibadalShabcan Ай бұрын
InTa Yurub dhaGaysaTa FarTa Taaag Gashamo Barina waaan idinka soo salamaY 10/July 😢2024
@ayaancabdi2770
@ayaancabdi2770 6 ай бұрын
Old is gold yurub is the best ❤ 2024 🎉
@azmarcaamir4353
@azmarcaamir4353 3 ай бұрын
heestan waxaan dhageesn jiray 2015 kii xiligaas oo aan dhax dabaalanayay jaceyl baaxad oo dhidhibada aan utaagnay 2012kii ugu danbeen iyadu waxay dhimatay 2019 8sano ayaan isjecleen umaleen maayo cidkle inaan jeclaan doono rabi janada hanugu kulmiyo waan kuxiisay waana oofin doonaa balankaagii ahaa gabadh aan aniga ahayn noloshaada buug ha uga furin
@NiciimaAhmet
@NiciimaAhmet 2 ай бұрын
Ax😢
@Cabaadi68
@Cabaadi68 Ай бұрын
Sorry ma aqaan sxb waxan ku dhoho allah ku siyo badalkeda
@user-uz5fi3km4m
@user-uz5fi3km4m 4 ай бұрын
Heestan gabadh aan aad ujelaa ayaan ku xasustaa nacab ayaa nakala geeyay
@bashiirxasan6483
@bashiirxasan6483 2 ай бұрын
Hestaan xusus gaar ayee ugu leeyahay 2016 xabad an jeclaa hestaan iso dirte ❤😍😍😍😍😍😍
@AffectionateBinaryCode-uj8kh
@AffectionateBinaryCode-uj8kh 4 күн бұрын
2019-2024 wan dhegaysanayaa maanta waa 18 jully 2024 noloshu qisooyin xanuun leh maxay i bartay💔😥
@zaaraali1660
@zaaraali1660 Ай бұрын
7/6/2024 mlin jimaca 2:10 duhurnimo insha allah 6cisho kadib wn tahriibya iso duceeya wll hdn argtan commntigygn
@Muhibomalapo1234
@Muhibomalapo1234 3 ай бұрын
"Intaan u shub dhiig lahaa dhansii dacar maad lahayd"❤😢 23/4/2024
@sundusosman1575
@sundusosman1575 Ай бұрын
Heestan anoo jcyl wax ka aqoon 2014 dhagaysan jiray caawana anoo jcy ihaaya dhagaysanaya 2024
@InnocentSunlightForest-oe2qp
@InnocentSunlightForest-oe2qp 3 ай бұрын
2024 inta ila dhagaysanaysa wan idil salay 😢
@MohamedJibriladen
@MohamedJibriladen 2 ай бұрын
Wankusamayi
@mohamedsaciid6710
@mohamedsaciid6710 6 ай бұрын
January/3/ 2024 Old is Gold
@NuurtaxasanXuseen-mj6xe
@NuurtaxasanXuseen-mj6xe 6 ай бұрын
11/1/2024
@Najax-yj8xe
@Najax-yj8xe 4 ай бұрын
Wuu idhabar jabshay ano walibada dadkeyga ka raacay ayado la idiida alxm 4 sano xariir iska dhaafa xitaa hasawe ma sameyn 💔😪
@Baabkasool
@Baabkasool 4 ай бұрын
sorrY wll adba uga xumahay😢
@kiindaahir6485
@kiindaahir6485 3 ай бұрын
😢
@najipapdi9840
@najipapdi9840 2 ай бұрын
Monday 29 2024 suuli dhexdii kudhagaysanayaa dad inyar fahmi karta 😢😢
@Mohamedsuufiyaan
@Mohamedsuufiyaan 3 күн бұрын
Jacaylo abaah was💔💔
@kalidmohamet4928
@kalidmohamet4928 2 ай бұрын
Fanka Somaliyed Female Yurub 🔥 Male bk 🔥 Inta Igu Raacsan
@NasiibdaadirHasandhicisow
@NasiibdaadirHasandhicisow 5 ай бұрын
1/26/2024😢😢❤️😭Heesta kaliya Aankunafiso😢
@Dadaalbadan
@Dadaalbadan 26 күн бұрын
26 June 2024 still I am listening 😢
@BarwaaqoBarwaaqo-oi7zi
@BarwaaqoBarwaaqo-oi7zi 15 күн бұрын
❤❤
@MaxasmedAbdi
@MaxasmedAbdi 7 ай бұрын
Wallahi heestan wuxuunbaa garanayaa inta la dhabar jabyey ee la khiyaameyy "intaan ka dhame lahaa Miyaad u dhamee lahayd" 😢😭💔
@dataentryy
@dataentryy 2 ай бұрын
Intan dabta saaran lahaa Kadhuumo miyaadh laheyd. Xanuun aan dhamaaneynin waaye. 2 sano baa kasoo waregtey hada walina kama soo kaban😢
@nomoretalk7851
@nomoretalk7851 6 ай бұрын
2024/july😢
@jookerandafjanochannel6614
@jookerandafjanochannel6614 3 ай бұрын
Beenaale
@queenhathiya1
@queenhathiya1 3 ай бұрын
😢😭💔
@AxmedCumar-wp4hy
@AxmedCumar-wp4hy 4 ай бұрын
2024 inta iLa dhagaysanyso U❤
@MunaXassan-md5jy
@MunaXassan-md5jy 7 күн бұрын
15/7/2024 ya dawanya😢
@cabdisamadjama3147
@cabdisamadjama3147 6 ай бұрын
Heestan barigii la qaatay xaalad adag baan ku jiray
@Zack-mk3tg
@Zack-mk3tg 5 ай бұрын
2/1/2024 waaa haben aaan ilaabi donin waayo Waxaan wayay Ruuxi aan in badan ku haminayay lkn Naftayda ayaan qalad ka galay marabo inan markle ka galo Wll isoo ducay Inu Niyada iqabojiyo🙏🏿
@abdiraxmanshsullaiman9038
@abdiraxmanshsullaiman9038 5 ай бұрын
Sorry 😢
@asmaismail6974
@asmaismail6974 5 ай бұрын
walal alle qalbiga haku qaboojiyo
@camaarabdalla8803
@camaarabdalla8803 5 ай бұрын
Sxp ilhy qalbiga Haku qabojiyo😢
@abdifataahjaamaccarab819
@abdifataahjaamaccarab819 2 ай бұрын
Zxp aan dawo yar ku siiyeeh adoo raali ah quraanka iyo salaadah badsoh iyo dhagaysigah wacdigaj Waxaadna aad ugu dedaashaa tasbiixda iyo istiqfaarta qalbigah ayaa inbadan kugu dagayah runtii
@mohamedabdukadir3426
@mohamedabdukadir3426 Ай бұрын
One of the best urub💯🔥👏
@asmanugal7864
@asmanugal7864 Ай бұрын
2024/5 May
@nachmaclrahman9991
@nachmaclrahman9991 4 ай бұрын
7/3/2024😢❤
@yaasiincabdi-yp8hb
@yaasiincabdi-yp8hb 5 ай бұрын
Hadaan Kugu Dhaadan Jiray😪 Xiisuhu ka dhamaa QLPiga💔 anigoo Hada Mudo Sanad Ah QLPiga Ka dhawacnaa😢 Ayaan Caawa dib Uso Booqday Heestan😢Ax Markii Jcyl Dhab ah Aad qof u qaado Hadan meel cidlo ah lagaga tago way xanuun badan Tahay😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 14-May-2023💔 Weligay Ku Ilaaawi maayo Sidaa i Yeeshay😢 Caawa ay tarikhdu thy sat: 10-Febr-2024😢 10:56😢😢😢😢😢😢
@abdiraxmanshsullaiman9038
@abdiraxmanshsullaiman9038 5 ай бұрын
Listen 05/02/2024 Habeen isniin soo Galayso safar Aan ahey Intaan Isu Dhigi lahaa 😢😢
@NadaAhmed-kr2jv
@NadaAhmed-kr2jv 6 ай бұрын
Xasuus 2014 iyo wakhti ficna cawana muruug 2024/1/16
@DAADIRMO
@DAADIRMO 6 ай бұрын
😢
@ahmeddoonka2241
@ahmeddoonka2241 3 ай бұрын
24/4/2024 Anoo kasoo Baxay Bosaaso Una Socdo Garoowe Eid Mubaarik Old Is Gold❤😮
@maxamedismail1216
@maxamedismail1216 7 ай бұрын
Barigaa iyaday ka hadlaysay imikana aniga💔😭
@MunoMunomanka-du1tv
@MunoMunomanka-du1tv Ай бұрын
Maka gudubtay marka😢
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 3 ай бұрын
(Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed)(wonder).
@khadarciise-kx6kk
@khadarciise-kx6kk 4 ай бұрын
Heesta waxan xasusta markii jecely dardii isku dilay😢😢
@Said-M0h-Said
@Said-M0h-Said 10 күн бұрын
Yurub geenyo Maxamed Bk C/Hani xaashi Nimcaan hillaac Qamar suugaani Afartaa fanaan uunban youtube u so galaa anigu qaar kale miyay jiraan .
@adnoaadanali318
@adnoaadanali318 6 ай бұрын
Jacaylow yaa naga kaa qabsada 😢💔
@CookingwithZuhaira
@CookingwithZuhaira 6 ай бұрын
2024/22 January 😢
@user-pj4we2wm3l
@user-pj4we2wm3l 6 ай бұрын
Haa wn dhibay runtii oo ka dhaqaaqay oo dhabar jebiyay oo ku wacad firay lkn waan ka qoomameyay wllhi sory😢
@MOHAMETTAPZHIR
@MOHAMETTAPZHIR 3 ай бұрын
HadaN kgu dhaadan jiray 😢
@SulthanaAli914
@SulthanaAli914 7 ай бұрын
Intaan haku Dhaqo lahaa Miyaad ku dheeldheel lahayd💔😭 Dhabtii heestan si gaara ayey ii tabata Oo wxey si toosa uga hadasha Nolosheyda😭😭
@naagadag4493
@naagadag4493 6 ай бұрын
sorry😢
@Ttiuikxtzkyxykzxto6zk5zkj
@Ttiuikxtzkyxykzxto6zk5zkj 5 ай бұрын
13/2/2024
@user-ec7vz4vx5c
@user-ec7vz4vx5c Ай бұрын
14 June 2024❤
@user-co2lf6qw4z
@user-co2lf6qw4z 6 ай бұрын
2024 12:4 sanad wcan oo wngsan
@dheeranejash6400
@dheeranejash6400 6 ай бұрын
,1/6/2024
@user-ft2lf5kq5l
@user-ft2lf5kq5l Ай бұрын
intaan dhiso aqal lahaa miyaad dabar jiri lahayd
@HothaHussain-yo5cs
@HothaHussain-yo5cs 6 ай бұрын
2024/01/12
@user-ff2xi9kx2j
@user-ff2xi9kx2j 7 ай бұрын
subarka😊
@Hindisongs2587
@Hindisongs2587 Ай бұрын
2024/jun😢
@amuunahmed9498
@amuunahmed9498 4 ай бұрын
/March 22 /2024 Xalad Kale 😢😭
@SaidMoktar
@SaidMoktar 2 ай бұрын
Wadhab 😢😢😢
@yoniiseCabdi
@yoniiseCabdi 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@SaynabSiciid-zm1ws
@SaynabSiciid-zm1ws 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ilhaanomar22
@ilhaanomar22 7 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@LadanAdan-yc8zy
@LadanAdan-yc8zy 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xmhome8600
@xmhome8600 6 ай бұрын
2024/3 January
@chougriismael1154
@chougriismael1154 6 ай бұрын
1. 13. 2024😂
@indho_adayg3268
@indho_adayg3268 5 ай бұрын
Feb 5
@MonaHAhmed-zm5wl
@MonaHAhmed-zm5wl 5 ай бұрын
Feb 22
@user-mk4fq7hv2q
@user-mk4fq7hv2q 4 ай бұрын
😂❤
@NASRIIN379
@NASRIIN379 4 ай бұрын
​@@MonaHAhmed-zm5wl3mar.😅
@MawliidMaxamed-gd7vt
@MawliidMaxamed-gd7vt 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ 4:04
@cabdiraxmaancabdiraxmaan3171
@cabdiraxmaancabdiraxmaan3171 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@user-ij9sh5dt9w
@user-ij9sh5dt9w 3 ай бұрын
@yoniiseCabdi
@yoniiseCabdi 7 ай бұрын
Wwwwww
@user-wy2ku2ol3n
@user-wy2ku2ol3n 6 ай бұрын
Somg😢
@yoniiseCabdi
@yoniiseCabdi 7 ай бұрын
😢😂😂😂😂😢😢😢😮😮😮
@hothanabdiraxmaan8001
@hothanabdiraxmaan8001 5 ай бұрын
2024/2/13
@marwocabdi7377
@marwocabdi7377 3 ай бұрын
Ax💔
@Khadarcaska
@Khadarcaska 6 ай бұрын
13/1/2024❤old good xasuus wlhi ila 2014 markan so xasuusto wayahan so maray wan il meya ruunti😢
@user-sr1uf4wd5g
@user-sr1uf4wd5g Ай бұрын
😅😅😅😅😅😅😅🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@EbsCinema-xr3lm
@EbsCinema-xr3lm Ай бұрын
wwwwwwwwwww
@eidhazard6963
@eidhazard6963 5 ай бұрын
Heestan waxaan ku xusuusta gabadh la dhaho raxma ayaaan oo aaan si dhaba ujeclaa oo an wada soconay mudo 2 sano ah unbaan maqlay nin ayaa usoo fadhiisanaya axadan soo socota markii aaan ogaaday inay runtahay mooraaal jabkii igu dhacay wali maguursan hadad oo ay kasoo wareegtay 7 sano iyadiina guurkii intuu kaxumaaday ayaa lafuray markaa
@MahamedMahamed.Meraneh.M-yd4bd
@MahamedMahamed.Meraneh.M-yd4bd 4 ай бұрын
De way kaga dhacday gabadh sxb
@user-zv8nn3kn6e
@user-zv8nn3kn6e 6 ай бұрын
Ala laay&₩₩
@hodanabdi6395
@hodanabdi6395 7 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@Ttiuikxtzkyxykzxto6zk5zkj
@Ttiuikxtzkyxykzxto6zk5zkj 5 ай бұрын
13/2/2024
@user-tx8pv3zr2w
@user-tx8pv3zr2w 4 ай бұрын
Ax💔😢
@xikmamaxamud6097
@xikmamaxamud6097 2 ай бұрын
😢😢😢😢😢
MURSAL MUUSE IYO YURUB GEENYO HEESTA SURBACAAD
7:45
Robleh Mohamed
Рет қаралды 1,8 МЛН
YURUB GEENYO 2017 HEESTA NAXLI
7:47
Waqal WStudío
Рет қаралды 5 МЛН
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 16 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 63 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 56 МЛН
YURUB GEENYO HEESTII LAANTA UBAXA XASUUSTII KINSI XAAJI AADAN.
6:03
AHMED UBAH MUSIC
Рет қаралды 275 М.
Heesti Wabi Jacayl BY Nimcaan Hilaac & Yurub Geenyo
7:19
Horn Cable Tv
Рет қаралды 2,2 МЛН
YURUB GEENYO 2015-2016  BEST COLLECTION SONGS
45:26
Xusuus media
Рет қаралды 1,3 МЛН
IDIL BARKHAD MAKU DIRAY JACEYL
6:56
Eng Sharma
Рет қаралды 7 МЛН
Khadra Sinimo (Wiilow) HCTV 2013
6:17
hctvhargeisa
Рет қаралды 3,2 МЛН
YURUB GEENYO QALBIGA RABADHKA LIVE SHOW MOOLE  2023 HD
4:59
Dhambaal Digital
Рет қаралды 269 М.
yurub geenyo dharaartaad faraxsantahay ayey ana ii dhantahay 2017 hd
8:42
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,9 МЛН
Nimcaan Hilaac & Idil Barkhad (ADAAN KUGU DUCAYSTA) 2014
7:53
SomaliNewMusic
Рет қаралды 10 МЛН
Cat Corn?! 🙀 #cat #cute #catlover
00:54
Stocat
Рет қаралды 16 МЛН