Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo aan dhamaad lahayn..

  Рет қаралды 110,989

Waaberi Media

Waaberi Media

Күн бұрын

#aynu_qaadacno_france
Waaberi Media Hoyga Aqoonta iyo Garashada...
-------------------------------------
Nagala soo xiriir:
Email: waaberi2030@gmail.com
Facebook: www.facebook.c...
Twitter: / waberi2030
Instagram: www.instagram....

Пікірлер: 347
@asxabiboqore4521
@asxabiboqore4521 4 жыл бұрын
First comment ✋🏾 Aqalkasta wuu gali doona islamku insha allah Qofkasta Oo inaga mid waxaa waajib ku ha Difaaca Nebigeena suuban Scw❤️ Mid kasta oo inaga mida waa Fariin gudbiye haday tahay Dhanka wanagsan iyo Dhanka xunba ilahay haynaga dhigo kuwo Fariin wnaagsan unoqda Diintoooda
@ahmedoadam68
@ahmedoadam68 4 жыл бұрын
Sheeko cajiib ah oo run ah oo wadanka suda ka dhacday. af somali ayaa lagu turjumey kzbin.info/www/bejne/a2q4qGmmjqp7hZo
@adnanjanuzaj8154
@adnanjanuzaj8154 4 жыл бұрын
Scw
@yusuftoch7493
@yusuftoch7493 4 жыл бұрын
Sallalahu caleyhi wasallam
@suleymaanmohamed8788
@suleymaanmohamed8788 4 жыл бұрын
Scw scw😍
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 4 жыл бұрын
islaamka ilhy haxifdiyo oo kor hakayeelo. Muslimiinta hamideeyo👏🏻Shukran Huuno Abdiraxman
@ahmedoadam68
@ahmedoadam68 4 жыл бұрын
Sheeko cajiib ah oo run ah oo wadanka suda ka dhacday. af somali ayaa lagu turjumey kzbin.info/www/bejne/a2q4qGmmjqp7hZo
@andregamming3536
@andregamming3536 4 жыл бұрын
Ameen pro
@shureymmedia7857
@shureymmedia7857 4 жыл бұрын
@@ahmedoadam68 0
@guletmoh8034
@guletmoh8034 4 жыл бұрын
Muhamed binu abdi mudaleb binu haashim binu cabdi manaaf binu qusey ibnu kilaab😘😘😘😘
@adnanjanuzaj8154
@adnanjanuzaj8154 4 жыл бұрын
❤️
@guletmoh8034
@guletmoh8034 4 жыл бұрын
Sorry muhamed binu cabdilaahi binu abdi mudaleb binu haashim binu cabdi manaaf binu quseY ibnu kilaab
@hanzadaabdi6714
@hanzadaabdi6714 4 жыл бұрын
@@guletmoh8034 aniga sixi rabay lkn adaba iga hormaray thanks
@laqlaajisnugal2756
@laqlaajisnugal2756 4 жыл бұрын
Ku saliya nabiga csw markaad sooqaadaan magiisa.
@adnanjanuzaj8154
@adnanjanuzaj8154 4 жыл бұрын
Scw
@gacalibnuabdiabdi5776
@gacalibnuabdiabdi5776 4 жыл бұрын
Illahayow naga tus Macron aayad cad 🤲🤲🤲🤲
@minhajyare7126
@minhajyare7126 4 жыл бұрын
Somaliyeey halka aad walaalkeen dardargalin lahaydeen nasiixoyinkiisa wanagsan uguna horeyso nasiixada ah in wadamada islamka naceb lanacbanaado qaadan lahaydeen baad like isii iyo wxyaabo liito kadaba ordeysaan BLLHI CALEKUM fun from Toronto 🇨🇦
@abdilaahizaad27
@abdilaahizaad27 4 жыл бұрын
Waa run in ay gaaladu inaga faa,iidaystaan taasna waxa u sababa in ilaahy diintiisii laga jeestay
@AidarosHassan
@AidarosHassan 4 жыл бұрын
muran kuma Jiro in Dalal Badan o Yurub Ahi Ay Noqo Donan Islam 🥰
@hoygabulshada9193
@hoygabulshada9193 4 жыл бұрын
Inshaallaah Diinteena Dadka Haysta Maruun Dulliga Way Ka Bici
@rooblemax1118
@rooblemax1118 4 жыл бұрын
Ilaahay ayaa sheegay in aanay waligeed baaba'ayn ilaa qiyaamaha
@cabdallaqaxweyste5567
@cabdallaqaxweyste5567 4 жыл бұрын
My dear teaacher A.rahmaan omar thnks
@dahabodacadchannel5016
@dahabodacadchannel5016 4 жыл бұрын
اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@liibanadan770
@liibanadan770 4 жыл бұрын
Wallaahi waaruntaa,illaahay hakaa abaalmariyo. waa in aynu kudacaysano in illaahay googooyo mukigooga,sida uu kudacaystay Nabigu(N.N.K.h).
@filashotube7623
@filashotube7623 4 жыл бұрын
Walaalkeen waaberi waan helney dad diidey Alaabta Faransiiska Allahu Akbar محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم ❤
@awaleabdirahman8995
@awaleabdirahman8995 4 жыл бұрын
عن تميم الدَّاري رضي الله عنه قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: ((ليَبْلُغن هذا الأمر ما بلغ اللَّيل والنَّهار، ولا يترك الله بيت مَدَرٍ ولا وَبَرٍ إلَّا أدخله اللهُ هذا الدِّين، بِعِزِّ عَزِيزٍ أو بِذُلِّ ذَليلٍ، عِزًّا يُعِزُّ الله به الإسلام، وذُلًّا يُذِلُّ الله به الكفر))
@user-qd8qt5fl6b
@user-qd8qt5fl6b 4 жыл бұрын
❤❤
@c.raxmaanodawaay5539
@c.raxmaanodawaay5539 4 жыл бұрын
Brother and his family of four years of the world cup final against
@musamusamm6418
@musamusamm6418 4 жыл бұрын
❣️💓💓💓❣️❣️💓💓 islamka haguleysta inshallah tacala cadwgodana cagta hosteda Allah swt haka yelow allahuma amiin allahuma amiin allahuma amiin
@abdimajiid5351
@abdimajiid5351 4 жыл бұрын
Aad baan iga faa,iidnay Xaqiiq mahadsanid inbadan jasakala kheyr.
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
Islaamka waxaa ilaalinaya ilaahay swc Saga ayaana ilaashanaya diintiisa sharafta badan Yurub muran maleh inay ayaan dhaw qaaarad islaam ah isku badali doonto.. Mahadsanid walaaLkeeen....
@hooyofarxiya1520
@hooyofarxiya1520 4 жыл бұрын
Daawadaha kowaad mahadsanid waabeeri (يريدون ان يطفؤا نور ..........)
@malyunabdi2744
@malyunabdi2744 4 жыл бұрын
Masha Allah brother
@awyl-gamer
@awyl-gamer 4 жыл бұрын
Mahad sanid waad noo faideysay cimrigaga iyo aqontada alle hakuu barakeyo
@filashotube7623
@filashotube7623 4 жыл бұрын
Islaamku waa maslaxada aduunka inshaa allah guul ayaan rajeyn muuqaal kanaalkan la soo galiyey masha allah walaalkeen Abdirahman mahadsanid qaab soo jeedinta ugu fcn barnaamij loo soojeediyo Allah ha ku sharfo
@abdihariir9026
@abdihariir9026 4 жыл бұрын
{ لَّا يُؤَاخِذُكُمُ اللَّهُ بِاللَّغْوِ فِىٓ أَيْمٰنِكُمْ وَلٰكِن يُؤَاخِذُكُم بِمَا كَسَبَتْ قُلُوبُكُمْ ۗ وَاللَّهُ غَفُورٌ حَلِيمٌ } [ Surat Al-Baqarah : 225 ] 9:30
@muscabyare31
@muscabyare31 4 жыл бұрын
Masha allh
@abdulwaliomar
@abdulwaliomar 4 жыл бұрын
Horey waxey carabta u dhahdey(كل شي يرجع الا اصلها)
@Taatiko21
@Taatiko21 4 жыл бұрын
walaal subscribe inagu sharaf
@saedibrahim441
@saedibrahim441 4 жыл бұрын
Screen shot ka qaata alaabaha Fransiis ka oo dhan ee halkaa ku qoran kuna beehiya waxaad isticmaashaan oo dhan Facebook WhatsApp meel walba oo aad awoodaan Sallal laahu calayhi wasalm SCW DABKA IYO CADAAB tay Leedahay wa inay dareemaan cid kastoo isku dayda inay AFLAGAADAYSO ama xumayso nabigeena aynu jecel nahay" Alaahu akbar 'Alaahu akbar baanu leenahay meel walba✊
@abdialifarah4173
@abdialifarah4173 4 жыл бұрын
ilaahay khayr badan hakaasiiyo waxa aad u iftiimisay umadaada islaamka ah waxaana iga reeban wax kasta oo faransiis lagusoosameeyay in sha alaah
@sabirinmohamed4789
@sabirinmohamed4789 4 жыл бұрын
Walaal wanku salaame waxa kaso hadasha misiixiinta thankz 😌😌😌😌
@suldanmaxmud850
@suldanmaxmud850 4 жыл бұрын
Aad baad u mahad santahay walaal abdiraxman
@sacadbukhari9402
@sacadbukhari9402 4 жыл бұрын
Thanks brother Wlhi waanu ku difaacaynaa suubanaheena (SCW) Awood, dareen iyo wax kasta Oo awoodaayada ah insha allah
@salmansheikh8279
@salmansheikh8279 4 жыл бұрын
Wll shukran allaahu akbar waxkasta aynu ku difaaceyno diindena iyo nabigeena scw diyaar aynu nahay inshaallah dunida o dhan islaamka ayaa la wareegi allaahu akbar
@b-heroofficial
@b-heroofficial 4 жыл бұрын
Qofka marka uu tariikhda dadkiisa wnagsanaa uu aqaan khazatan siirada nebiga nnkh Naftaada ayad uhibaynaysaa difaacidiisa Lkn qofk tariilhda aqoon waxba una arko cayda nebiga xazuqa musliniinta Fadlan tarikhda dadka wanaagsan barta dhiiranaan ayad ka qdaysaa❤❤ muhamed scw
@khalidfantastic5007
@khalidfantastic5007 4 жыл бұрын
Mahadsanid walaal ale haku sharfo aakhiro iyo aduunba
@zakariehamari8198
@zakariehamari8198 4 жыл бұрын
Mzha allH pro Keep going 🔥💯 Wanku frxa mar wlpood parnamij wax tarle soo glizo
@mohammedblack8265
@mohammedblack8265 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll waabari media mhdsnd in badan waqtiga aad noohurtay
@abdulahiibrahim552
@abdulahiibrahim552 4 жыл бұрын
Jazakallah bro🙏
@AhmedOsmnn
@AhmedOsmnn 4 жыл бұрын
Allah ha ku xafido abdirahman waaberi Boycott French product 🇫🇷❌❌❌🤮🤮
@Ak.B47
@Ak.B47 4 жыл бұрын
@Hayla Happy 😂😂😂😂 aaan Banan baxno kulahaa banan bax maxoo sokordhinaaa
@AhmedOsmnn
@AhmedOsmnn 4 жыл бұрын
@@Ak.B47 wllo maxaan usoo kordhinwaynay... laga bilaabo inaga gudaheena oo muujinay difaaca nabiga scw iyo bulshooyinka inala nool iyo inta media inaga aragtaaba waxay inaga arkayaan aragti ah inaynu utaaganahay difaaca diinteena....❤💓
@Ak.B47
@Ak.B47 4 жыл бұрын
@@AhmedOsmnn bro bananbax wax mataraayo waxaa kahoreeyo in islamka qalbiga iska jeladaaan adoo bananbaxaayo ayaa mid jano kugu dulradsanaayo inoo isqarxiyo 😂😂
@AhmedOsmnn
@AhmedOsmnn 4 жыл бұрын
@@Ak.B47 .. Wll kobla waxa taagan aynu ka dareen celino imaka duulaan iyo islaam nacayb ayaa socda France waxa uu islahaa muslimiintii way liitaane diintooda islaamka ah Maad weerartaan balse cawaaqib ayuu la kulmay muslimiintu dhamaan si wanaagsan oo wada jir ah ayay uga jawaabeen.. Magaalooyinka iyo meelaha aan amingu siwanaagsan u sugnayn ha iska daayan Lkn bulshada SOMALIDA ma fiicna in Gabi ahaanba laga waayo cid ka hadasha arinkaa foosha xun... inagu soomali ahaan alaabaha France hadii aynu isticmaalo waynu joojin lahyn sida carabtii iyo bulshooyin badan ay sameeyeen Lkn inagu inay ka hadalo ka dhiiidhino ayaynu awoodna Mahadsanid shp ❤💓
@c.raxmaanodawaay5539
@c.raxmaanodawaay5539 4 жыл бұрын
Abaayo and sister and sister
@zoloo377
@zoloo377 4 жыл бұрын
Maasha allah wll khayr allaha kusiiyo👍👍👍👍👍👍
@Ogaahiye20
@Ogaahiye20 4 жыл бұрын
ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤️ﷺ❤ﷺ❤
@cabdicasiiscraxman192
@cabdicasiiscraxman192 4 жыл бұрын
Hoog iyo halaag urajeneynaa macron يريدون ان يطفئو نور الله بأفواههم ويأبى الله إلا ان يتم نوره
@xiinfinin5717
@xiinfinin5717 4 жыл бұрын
Ha wan difaacayna Intan NOOLnahay Nabi maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw😍
@najmaabdalla6530
@najmaabdalla6530 4 жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم
@mucashaqchannel2884
@mucashaqchannel2884 4 жыл бұрын
Ilaahow cisee diinta islaamka iyo muslimiintaba 🤲💪
@muslim_brotherhood.1
@muslim_brotherhood.1 4 жыл бұрын
First viewer dawadha ugu horeye
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow 4 жыл бұрын
الله أكبر،الله أكبر،الله أكبر
@hodanh4275
@hodanh4275 4 жыл бұрын
Way hoogayaan, baba iyo qaasaar aanay kasoo kabanin wuu ku dhic insha Allah, intuu ilaahay hanuun ladoonayna wuu hanuunin, daalimiinta diintii ilaahay iyo Nibigii scw usoo dirsaday umadiisa is hortagaaya aflagaadayn wayhalaaktami islaamkuna wuu guulaysan, insha Allah,
@ayuublabo306
@ayuublabo306 4 жыл бұрын
Macalin maanta mowduucu aad buu u fiicnaa ilaahay ajarkiisa haku siiyo
@maymunyasin9320
@maymunyasin9320 4 жыл бұрын
Allah marnaba majabin doono diintisa iyo dhmn muslimiinta Allah hanaga yeelo kuwa usoo jeedsada diintooda iyo difaaca rasuulkena scw scw scw.
@ismailmohamed1251
@ismailmohamed1251 4 жыл бұрын
Guuul Baan Leeyahay Islamka Waana Guulaysanayaa Insha Allah Allahu Akbar
@kaamildhako6978
@kaamildhako6978 4 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad cabdiraxman waaberi
@diyaaro68
@diyaaro68 4 жыл бұрын
Alle ha ka magan galiyo caruurteena Gaalo waa cadawe
@Just2facts2
@Just2facts2 4 жыл бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما
@SadakHero
@SadakHero 4 жыл бұрын
wll maxamed maaahee adoo mahadsan ku dheh 》{MUXAMED} 👈👈👈 🙏muxamed scw❤❤❤
@Hiigsameshorts
@Hiigsameshorts 4 жыл бұрын
Hormar wacan baan ku rajaynayaa walal
@hazzanyusuf2738
@hazzanyusuf2738 4 жыл бұрын
Priceless 44%muslim
@qummane118
@qummane118 4 жыл бұрын
Walaal waa aan ku dhiiri galinaynaa ee hore u soco
@abdiadde9900
@abdiadde9900 4 жыл бұрын
Thanks bro waadna dhiiri galisay allha kudhowro
@farahali
@farahali 4 жыл бұрын
Alle ha mideeyo umaddeena insha Allah allaha na gaarsiiyo maalin aan jawaabtooda siino shaydaamada
@abdullahiomar4398
@abdullahiomar4398 4 жыл бұрын
Hadaan quraanka ku dhaqano waan istaagynaa hadii kale sidaas baa noo dambayn in nabigeena la caayo
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 4 жыл бұрын
جزاك الله خير 😍😍😍🤗
@abdiali5265
@abdiali5265 4 жыл бұрын
Islaamka waxaan u baryayaa in ay soo celiyaan Awoodoodi iyo wanaagii lagu yaqaanay insha Allah
@munocarab9191
@munocarab9191 4 жыл бұрын
Inshalah qaliifada islamka way solabanaysaa inshalah inshalah
@clmajiidaadan5651
@clmajiidaadan5651 4 жыл бұрын
mahadsanid wll clraxmaan
@xudaycaliabuukar2127
@xudaycaliabuukar2127 4 жыл бұрын
Ilaahayoow wixii cadow ah naga qabo iyo wixii gaal Aamiin
@lonechanel9768
@lonechanel9768 4 жыл бұрын
Wad mahadsantahay akhii Alle hakaa abaal mariyo
@babuabdirahman2484
@babuabdirahman2484 4 жыл бұрын
Masha Allah🕋🕋🕌❤️
@abdurazack4u848
@abdurazack4u848 4 жыл бұрын
Mahadsanid Walal Abdirahman, waxay doonayaan inay diinteena afkooda ku bakhtiiyaan, balse Ilaahay Wuu dhamaystirayaa Nuurkiisa (Islaamka) , haba ka xumaadeene. Cunnuga yaree Macron markuu fashilmay buu rabaa inuu diinta Islaamka caydeeda shacbiyad ku helo , Naclada Alle Swt haku dhacdo Qofka Afkiisa Ku dura Nebbigeena Suuban Scw...
@ayouphassantv4612
@ayouphassantv4612 4 жыл бұрын
Masha allah
@baasheapdirachiid617
@baasheapdirachiid617 4 жыл бұрын
Manzha allah sxp
@mariaM-di4ze
@mariaM-di4ze 4 жыл бұрын
Wlhy fikir fiican in dhanka dhaqaalaha laga galo waa arin cajiiba oo u baahan in aan ku dhaqaaqno Si aan u difaacno Sumcada diinteena io suubanaheena muxamed cs
@ziizuu5413
@ziizuu5413 4 жыл бұрын
Islam guul
@axmednadiir1360
@axmednadiir1360 4 жыл бұрын
Masha allaah wll runtii waajibkaagii waad gudatay
@abdirisakabdullahiabdi9270
@abdirisakabdullahiabdi9270 4 жыл бұрын
Walahay wax dhaba ayaad kahadlaysa Aad ayaan ugu xisay halkaa kawad
@khaalidxasan2636
@khaalidxasan2636 4 жыл бұрын
Mar walba islamku wuu guulaysanyaa ishalla
@randaruxii9690
@randaruxii9690 4 жыл бұрын
sax walaahi wabalan ishaa allaah in aan ibsan donin inshaa allaahh
@hamzeomeraden5113
@hamzeomeraden5113 4 жыл бұрын
inshalla waa la difaacay nabineena
@Salmaahmed-bs7hq
@Salmaahmed-bs7hq 4 жыл бұрын
Qofkasta oo muslima waa kuwaajib inuu difaaco diintiisa iyo sumcada nabi muxamed scw ama carab ahow ama African ahow ama asian ahow
@kingnakhlan674
@kingnakhlan674 4 жыл бұрын
Love Islam❤
@abdisamedumar2570
@abdisamedumar2570 Жыл бұрын
ALLAHA ISLAAMKA HA CISEEYO
@mohameddayax765
@mohameddayax765 4 жыл бұрын
Allah haku xitiyo hoyo
@rahiimariimaas1327
@rahiimariimaas1327 4 жыл бұрын
M.a alaha kuu siyaadiyo fahankaaga io dadnimada alaha kuxifdiyo amiiiin
@duqowpoiofficiall9237
@duqowpoiofficiall9237 4 жыл бұрын
Waaberi media mhadsanid in badan sxb qalia
@asaiacardaf1332
@asaiacardaf1332 4 жыл бұрын
Alle haku barakeeyo ammin
@xaadsane8692
@xaadsane8692 4 жыл бұрын
Manshlh Bro xafidakalah ❤🙌
@ahmedoadam68
@ahmedoadam68 4 жыл бұрын
Sheeko cajiib ah oo run ah oo wadanka suda ka dhacday. af somali ayaa lagu turjumey kzbin.info/www/bejne/a2q4qGmmjqp7hZo
@diinishariffdiini5125
@diinishariffdiini5125 4 жыл бұрын
Allaha kubarakeeyo
@AadiyoAadChannelabdiaziz
@AadiyoAadChannelabdiaziz 4 жыл бұрын
اللهم صل وسلم على محمد💕💕💕❤❤🤲
@ZeynabshAdansalah
@ZeynabshAdansalah 4 жыл бұрын
Masha Allah horey usoco walaal 👍👍👍
@sundusmohammed8030
@sundusmohammed8030 4 жыл бұрын
Allaaw reer galbeedka isku mashquuli oo musliminta ka mashquli
@mubaaraksaney4812
@mubaaraksaney4812 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll.
@ahmedshabdirahman9702
@ahmedshabdirahman9702 4 жыл бұрын
Mashalah noolow wll cabdirxman
@ayannittamohamed5647
@ayannittamohamed5647 4 жыл бұрын
Masha Allah 💖💖💖
@hassanmohamedhassan9117
@hassanmohamedhassan9117 4 жыл бұрын
Wallaal wankutaageeraa wll waxat tahay kanallada ankuxeranahay marwaliba waqtikasta hore usoco wll
@hoosmany1700
@hoosmany1700 4 жыл бұрын
Nabi muxamed scw
@xaamudxasan1056
@xaamudxasan1056 4 жыл бұрын
Illahay ha kuxifdiyo wll
@abdirahiinhassan309
@abdirahiinhassan309 4 жыл бұрын
Muuqaal aan wax badan iga badalay hab fikirkayga mahadsanid wll cabdi raxmaan
@LTGAzam
@LTGAzam 4 жыл бұрын
Allah ayaa mahad iska leh......
@Samalehbarkhad
@Samalehbarkhad 4 жыл бұрын
Walalaha muslimta meel walbo ay joogan alaha garab istaago like saar walalka muslimka ahoow
@fasaaxa_media
@fasaaxa_media 4 жыл бұрын
*ka qeyb qaado difaaca rasuulkaaga scw* Hadaadan kacantaada ku difaaci karin afkaaga kaga qeyb qaado difaaciisa 👇👇 kzbin.info/www/bejne/nauWqGN_lt2ae8k
@ahmedoadam68
@ahmedoadam68 4 жыл бұрын
Sheeko cajiib ah oo run ah oo wadanka suda ka dhacday. af somali ayaa lagu turjumey kzbin.info/www/bejne/a2q4qGmmjqp7hZo
@mohameddeeqofficial347
@mohameddeeqofficial347 4 жыл бұрын
Attawxiid io ahmed Walalyl lbdinba subscribe ban idin saary gulysta
@Maxamedsomali
@Maxamedsomali 4 жыл бұрын
Walalayal SUBSCRIBE ii sara ilahay waxad ku faraxdan if iyo aakhiraba alle haydin siiyo inad igu caawisan ban u baahanahay
@HasanNourfacebook
@HasanNourfacebook 4 жыл бұрын
Waa arin fiican ee siiwad inshaaAllah
@khadraguuleed3058
@khadraguuleed3058 4 жыл бұрын
Mnsh allah wll alle haku barakeeyo
@faisalmohamedomar8037
@faisalmohamedomar8037 4 жыл бұрын
Nabi Muhammed S.C.W
@abdiali5265
@abdiali5265 4 жыл бұрын
Asc Abdiraxman cumar aad iyo aad baan u mahadsanid
@libanabdulkadirnur2876
@libanabdulkadirnur2876 4 жыл бұрын
Qaadicid jogta ah ayaa ino balan ah si uu Dalkale ugu dhiiran Qurunka eysameeyin faransiiska Insha Allah waxan kudaalidonaa Inta an Nolahay in an Iibsan halshey oo fans so saartay Qof walbo o muslim ah wa ku wajib in uu Difaaco Subanaheena (scw) hadu Dhulka Islaamo ma ogiyee sikale Uma iibsan Dono sheydanbe oo fansa lagu sameeyay
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 105 МЛН
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 34 МЛН
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 15 МЛН
Falastiiniyiintu Xagee ka helaan hubka ay yahuuda kula dagaalamaan?
12:01
Sir Culus: Xaalka Bariga Dhaxe ee Maanta Iyo Dilkii Nasrallah Kadib .
1:07:12
تاریخ آلمان از اول
1:16:28
Bplus Podcast
Рет қаралды 867 М.
Dagaalka Bariga Dhexe, Saamaynta gobolka iyo geeska Africa
1:41:55
Xogmaal Media
Рет қаралды 36 М.
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 105 МЛН