FARXADA AMIIRO QURUX. WAA JABKA ABAHA WILKEDA. AFKA AYUUW FURTAY 🥱🥱

  Рет қаралды 34,367

Hamda Home Decor

Hamda Home Decor

Күн бұрын

Пікірлер: 105
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 3 ай бұрын
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤
@aliteezAhmed
@aliteezAhmed 3 ай бұрын
Scw scw scw
@mustafecabdirashiid2518
@mustafecabdirashiid2518 3 ай бұрын
SALALAAHU CALAYHI WASALAM ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@arwacadeey4284
@arwacadeey4284 3 ай бұрын
Asim abihi in kastuu yahay lkn waa waxma yaqaaan nin wuxuu amiira u reebtay malahan. Meherkii buu u diiday wiilkiisa buu ankiray oo biilka ku yareeyey ma kaasaa cid caawin 😞
@naagnool8113
@naagnool8113 3 ай бұрын
Wallee aduunyaa ninka inta amiira calfaday o ay gacantisa barkatay ku ciyaaray kwrn waa doqonimadii & nasiib daradii o nin ah ma amira o kale baa la quuraa waa biyo dahab wlh masha'Allah qurux badanaa gabadhas🔥🔥💯
@malabey197
@malabey197 3 ай бұрын
Nimcada ILAAHAY siiyey kama faa'iideysan 😢 wuu yaabanyahay
@naagnool8113
@naagnool8113 3 ай бұрын
Kaasaaa waa la yaabay wlh
@khadracali334
@khadracali334 3 ай бұрын
MashaAllah hambalyo Amira qurux❤
@deqamohamed7123
@deqamohamed7123 3 ай бұрын
Yes Thks abayo xaqiiqdii baa kahadashey
@ko-commedy
@ko-commedy 3 ай бұрын
Hamblyo amiira waanku faraxsanhy guusheeda sida ugu farxay sida in ani guul gaaray cml wlhi hore usoco sister ❤❤❤❤
@halyeygagabdhiisa4072
@halyeygagabdhiisa4072 3 ай бұрын
Xamdiyeeey wiliba wuxuu dhahay aniga ma dhalin kwrn hee iydioo qaliiinka ku jirto oo suuuxsan buuu naaag kale arooos kula jiray abayo amiira hormarka eey gaaratay iyadaa is gaarsiisay gabdho badan eey tusaaalo u tahay
@ShukriyaBbb
@ShukriyaBbb 3 ай бұрын
Hamdi ❤ qurnx my love Farxad Ku noolow Boqorada eydii ❤️🥰
@qamarcantoob2965
@qamarcantoob2965 3 ай бұрын
Cajiiiib wlhi waa nlsha an jeclhy gbar kasta ine smeyso ❤🎉hmblya mclimadena xmdaaay❤
@saynabfarax1225
@saynabfarax1225 3 ай бұрын
Amiiro qurux strong women ❤❤❤❤
@nasrasaid4665
@nasrasaid4665 3 ай бұрын
Ayyy jecliyaaa gabdhaha hormarka gaaro wxee ila mid thy anoo gaary 🙈 amiiro neh waa gbar adag m.a keep going xppt
@IlwaadinaCaroone
@IlwaadinaCaroone 3 ай бұрын
Amiira waaa boqorad wlhi iyado inta ogen ku dhige niiinkan ayuu hadane u ogalate inuu la kulme canugisa oo ugu imaday Malaysia hada marke hormar garte miye canugisa Cadow gacanta ugu jiro niin lagu dadiye uma xumo kalabka igu noqo dhahay asa la diday canuga dhinacisa kaso mara cadow ayaa hesto ma hoyo mcn ayaa cadow aah yaaa ximar fildara bdn ayaa ilaa qabo inuu rabo wali amiiro u qararsan yhy
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 3 ай бұрын
Anaa kula qabo❤❤🎉😂
@naimaabdullahi7984
@naimaabdullahi7984 3 ай бұрын
Thank you Hamdi home decor ❤ meshedii baad dhigtey wlh abayo haku qararato kuwa dhibey gabar Somaliyed
@FatimaAbdisalaam
@FatimaAbdisalaam 3 ай бұрын
Amiiro qurux strong women ❤❤❤ congratulations sister
@maryamahmed3136
@maryamahmed3136 3 ай бұрын
Màsha Allah I am very happy for Amira Qurux
@sucdihussein7533
@sucdihussein7533 3 ай бұрын
Qeyr Alle haku siiyo habo sida ad gabdhaha udhiri galisi ❤️💕❤️🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@maryanhaji3960
@maryanhaji3960 3 ай бұрын
Tagtayeey horta yaa ku tabay , amiira horumar wacan maa shaa Allah ,guul iyo gobonimo inta caqliga u saaxiibka ah .
@Amino812
@Amino812 3 ай бұрын
Wllhi waa run aad iyo aad caqligaaga allaha ku siyaadiyo
@Duniyo-n3n
@Duniyo-n3n 3 ай бұрын
Masha allha hambalyo Amira qurux Love to be the ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@ayehhamda5532
@ayehhamda5532 3 ай бұрын
Masha allah hambalyo Amira qurux ❤❤❤
@ummuhan6053
@ummuhan6053 3 ай бұрын
Anoo ilmo lay qalay oo sariirtii laygu qalay jiifa oo katetar igu jiro aya naag so wacday waqtigu iga tagay waqtigeedi ayu so noqday nin illahay nooma jabiyo maalinka aad liidato ayuu ka talaabsan 😢😢😢😢😢😊
@nimamahmed9093
@nimamahmed9093 3 ай бұрын
How jabin sister malin buu Adi ku bahan isagana xidhidhka ujar
@ummuhan6053
@ummuhan6053 3 ай бұрын
@@nimamahmed9093 waanba ka tagay Naagti 4 uu maraya ilaa hada ana waxan dhahay ku soco wale madagtid kkkk karaystay ilmihiina ii kore الحمدلله 🤲🤲🤲 mahadsanid walashay ❤️❤️❤️♥️❤️🤲❤️
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 3 ай бұрын
Masha"Allah Hamdi I Love Amiira Qurux 🎉🎉🎉🎉Félicitations Pour Amiira ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😂
@ubah_cx
@ubah_cx 3 ай бұрын
Wale fariid tahey hore soco masha allah
@reerkadahormariumumm5239
@reerkadahormariumumm5239 3 ай бұрын
Daqiiqada 11: waa itaabatay ❤ alx wax shar umaleso lkn kheyr ku ah jiro
@sulekhoOmar
@sulekhoOmar 3 ай бұрын
Mashallah Queen Amira 👸 ❤️❤️❤️❤️❤️💪
@tocakitty1726
@tocakitty1726 3 ай бұрын
Gabdha sifiican ayee ugu jababtay
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 3 ай бұрын
Masha allah 👌 🌹🌹🌹🌹🌹
@UmuriyaanIbraahim
@UmuriyaanIbraahim 3 ай бұрын
Xamda qaaliyey fariid kartile mansha allaa ❤❤❤❤
@ShukriShukriMohamed
@ShukriShukriMohamed 3 ай бұрын
Xamdi qurux abaayo wa ku jecelahay
@FarhiaAffi-yi1ik
@FarhiaAffi-yi1ik 3 ай бұрын
❤❤❤...I love this gal
@MaryamOsman-h5t
@MaryamOsman-h5t 3 ай бұрын
Hamdi qurux badan we love you❤
@aasuf119
@aasuf119 3 ай бұрын
Masha allah amiira nooloow
@nasraxasan1685
@nasraxasan1685 3 ай бұрын
Hamdiyey wll halkan kala so xidhidho ishega dhiba ihaysata inad ila taliso ayan raba gabadha walasha ayan ahaye dhiban
@baismail7521
@baismail7521 3 ай бұрын
Naa wll reeraha adiga maxaa lu dhex galiyay muxuu farxada amiira uga xumaanayaa hada isma qabaane maxad uga dhex shaqaynaysaan wiil baa ka dhexeeya amiira qurux sharaf badan waa dumashidayo hore asim abihii iyo hooyadiiba iyagaa iska keen xiga lakin views haku raadsanina reeraha from R.Sh.Isxaaq
@cookwithme8048
@cookwithme8048 3 ай бұрын
Hamdalyo amira❤❤❤❤😊😊
@nimosuleiman
@nimosuleiman 3 ай бұрын
Amira Allah ba uga hiiliyey daalimkaas dumarku ha isku tashadaan
@Kingzayon112
@Kingzayon112 3 ай бұрын
Wallahi waa runta Amira waa tagtay ee kaa dhamaw in laa dhaho waye ninkas
@IqramohamedhasanIqriina
@IqramohamedhasanIqriina 3 ай бұрын
Xanda one love ❤ baayo mcn
@SahroJimcaale-i9x
@SahroJimcaale-i9x 3 ай бұрын
That's my sister ❤
@sahroali2547
@sahroali2547 3 ай бұрын
Mahasanid Xamax Amiira qurux hambalyo
@SalmoDaahir-hr6zh
@SalmoDaahir-hr6zh 3 ай бұрын
Hambalyo amiiro qurux
@Nurasaid171
@Nurasaid171 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Muzdaliafah
@Muzdaliafah 3 ай бұрын
Asc habo aad ayaan kuu jacalahay waan kuugu dayadaa waan kuu tageera❤❤habo qaali 🫂
@arwacadeey4284
@arwacadeey4284 3 ай бұрын
Abayo naagtii waa kala tageen uu amiira ka raacay awalba dulmi bay ku Hashiiyeen
@niyaaladem
@niyaaladem 3 ай бұрын
No way. Malaha waad kaftaneeysa?
@DeeqaFarah-vr1kg
@DeeqaFarah-vr1kg 3 ай бұрын
Haaa run
@ubah_cx
@ubah_cx 3 ай бұрын
Waarun sharafey❤❤❤❤❤
@FadumoQurux-mi7lg
@FadumoQurux-mi7lg 3 ай бұрын
Asc abaayo hamdi inan kulasoohadlaan rabay please lambarka ma isiin karta arinbaa igu taagan
@whome4851
@whome4851 3 ай бұрын
Durmarka Soomaaliyeed waa ineey kor isu soo qaadan oo joojiyaan umaleeyaan ineey raga Soomaaliyeed ayaha utaaganyihiin.
@AyuubXaaji-qm6wy
@AyuubXaaji-qm6wy 3 ай бұрын
M.a
@nasraxasan1685
@nasraxasan1685 3 ай бұрын
Asc wll dhiba ihaysita waxan raba inad ila taliso xagen kala so xidhidha in badan ban rabey inan kula wadago
@yuuuuga1
@yuuuuga1 3 ай бұрын
Wcwrab abyo mcn 004740617832 igala soo hadal
@HodonMohamed-w1r
@HodonMohamed-w1r 3 ай бұрын
Amiiro wt gulaysty caashona waxay w laxumeeye wXY dareemysaa xanuunki amiiro saasy jawaab saxa usiisay
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 3 ай бұрын
Meilleurs vœux ❤❤❤❤
@dahaboawale1009
@dahaboawale1009 3 ай бұрын
Ex Amira nagti oo gursaday wagaas oo amira cayay way laso caday wlhi ina will yar oo hayso xita oo ku ixtirmi waye
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 3 ай бұрын
Wcs bni’admka intaa kdba ordeso kuma rpan mrka dnesty kuso dba ordan gbdhaha tiktok mlin kzte ka oynayo amiro hku daydan dhxda xirta hamplyaa leyhy amiradena cdawgna alle hka qbto o u ex-keda ugu horeyo 😂🤲🏻
@HooyoMcn-x2o
@HooyoMcn-x2o 19 күн бұрын
amiira kan markay aragto ama xasuusto wis wis iyo laba labo ayay u dhimanee ba😢😂😂calafkii amiirka kan ku daray cajiib bu ahaa
@SittielmiFarah
@SittielmiFarah 3 ай бұрын
Abayo barnamijki dhaqalaha nosoceli plz😢
@drehsanhassan6064
@drehsanhassan6064 3 ай бұрын
Wlhi si saxan ayad u sheegtay Abaayo
@ManaalIsmaaciil
@ManaalIsmaaciil 3 ай бұрын
Wlhi 😢😢😢sax
@safiyafaarax8570
@safiyafaarax8570 3 ай бұрын
Amiiro guul abaayo ❤
@naciimocirisaaq6053
@naciimocirisaaq6053 3 ай бұрын
That's Really wlhi Lkn yadaa ka khaldanayd Nin sharafteeda ku xad Gudbay oo yidhi ilmaha madhalin that means Saaniyadbaad tahay oo ilmahan cid kalaa kaadhashay Bay ilmihii Tustay oo ay ku aamintay Ragu waana Xumeeyan Caruurahana waanagu dayriyaan balse Sharafta gabadha wuu ka xad gudbay
@niciimasaleban6065
@niciimasaleban6065 3 ай бұрын
M.a🎉🎉
@Ixsaas3
@Ixsaas3 3 ай бұрын
😂😂😂😂waaa niif kaasi xlimoyinka wxan ka codsan lha buuga faarax yasha nocan oo kle inayba kuso drin ...ngama mid aha ayan tganahy
@NuraMohmed-m7y
@NuraMohmed-m7y 3 ай бұрын
Asc xamdi wll KZbin ayan rabaa inan sameysto balse somaliland bn jooga markaa wxn kaa codsanayaa inaad iga caawiso inad addres aan ku xidho please hadii aad karto
@Fad-p4i
@Fad-p4i 3 ай бұрын
Kuxisy xamday 🎉❤
@FadumowsahroSiciid
@FadumowsahroSiciid 3 ай бұрын
Abaayo hamdi waa kusalaamay lanbarkaa isoodir talaankaarabaa
@najmaAbdi-fr9fz
@najmaAbdi-fr9fz 3 ай бұрын
Sax caisho wa naag nool dumarka kartida badan ee dantooda og runtana kagamban ee hadiilagatagane melsoofarisan aye somalidu intabadan necebyihin
@munaliya8886
@munaliya8886 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤😇😇😇😇😇
@nasraxasan1685
@nasraxasan1685 3 ай бұрын
Wll hamadi talo ayan raba inad is isiso xagen kalaso xidhidha
@FaadumojaamacNuux
@FaadumojaamacNuux 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@deeqadagan2113
@deeqadagan2113 3 ай бұрын
M.a hampalyo hampalyo amiir qurux
@tocakitty1726
@tocakitty1726 3 ай бұрын
Waa runtada abyo aniga taasi igu dhacay
@hamdabilan838
@hamdabilan838 3 ай бұрын
Isgarab istaaga dumarland❤
@ladanmuhumed1367
@ladanmuhumed1367 3 ай бұрын
Ninka waa Duriyadii Isaaaaq ee Daahirka ahayd ee ka qaleee..Teeda kale sida Naagaha Feminist ka sida Fathia absie oo kale ayaaa Narcissistic raga u yeedhaa why??? Wa 50.50 rag iyo dumar Narcissistic ah not only Raga uun...both ways weeyaaan
@niyaaladem
@niyaaladem 3 ай бұрын
Waaba duriyadaase!! Waa jin xun oo aqas ah. Ma xishooda weeye.
@ruwaydaruwayda7843
@ruwaydaruwayda7843 3 ай бұрын
gbr facaa BA la xumeye adna qabil BA Ka hdlysaa isku xishood wallo tn ku dhcdy adi wkugu dhci krtaa bri kor naaged kaba isma dhero inta qabil ugu dodaysid nag somaliyeed qabil mlhn taas ogow xisbtna ku darso abyo
@Ms.4ever33
@Ms.4ever33 3 ай бұрын
Qabiilkiisa maxaa meesha keenay? Ninkii xun wuu xun yahay. Isaaqii daahirka ahaa ku lahaa oo yaa nijaasa marka😂
@ruwaydaruwayda7843
@ruwaydaruwayda7843 3 ай бұрын
@@Ms.4ever33 🤣🤣🤣alla wlhi wa qosly runta shgte wah
@Fardawsacc
@Fardawsacc 3 ай бұрын
Duriyad baa yaaabty oo yaa Bila duriyad ah ma jinba inta kle dhalay😂😂 zxp ninka gabdh miskiin ah ka oysiiya waa cadawgeen , Xita wllky ha noqdee ma jecli in gabdh sidydo kle ah la dulmiyo
@Salma013_
@Salma013_ 3 ай бұрын
Raga somaliyeed wa narcissistic abaya
@IkranMuse-t2c
@IkranMuse-t2c 3 ай бұрын
xamdi qurux abaayo wa ku
@diinixasanawes
@diinixasanawes 3 ай бұрын
❤😂😂❤
@amira1438
@amira1438 3 ай бұрын
away bal horta matanihi oo shegaye soto laha wacelkasi ani madhalin shimu cunuga aabe u noqday oo cadow gacan ugu galay alla ninkasi muxu xolo yahy waliba mangab yahay miyu ilaway hadhowdi inu cunugisa argayo qoralki hooyadisa oo u so qoray kasi waa cadowga naftisa ee amira waxba kama qadayo
@zainabmoha1835
@zainabmoha1835 3 ай бұрын
naaa ninka maxaa idiin dabaa dhigy marabtiin yaaab ninka kaharaa cunugana asagaa dhaaly wuxu rabo hashego waaaah nagahaa ninkan argagax kuridyee see cml naaagti waax dhex marena we amusantehe adinkaa maxaa idiin hyo uuuuf
@khadraali8373
@khadraali8373 3 ай бұрын
Nin Somaliyed oodhanba ah ee wa gabar ay qabsatay iyo midaysan qasanweli ismadhaaman dhaqankodu wa saas kuli
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 3 ай бұрын
🤲🤲🤲🤲👍👍👍👍👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Ilahoow Na Astur Ya'rabb 🎉🎉🎉❤❤❤🍰🍰🍰🙏
@BINTUFarah
@BINTUFarah 3 ай бұрын
Amiiro qurux run ahaantii waa gabadh ku dayasha mudan❤
@nasraxasan1685
@nasraxasan1685 3 ай бұрын
Wll talo igu cawo gabadha dhiba ku jirto ayan ahaye
@SuhurMohamed-ok9kl
@SuhurMohamed-ok9kl 3 ай бұрын
Been maaha
@khadracali334
@khadracali334 3 ай бұрын
MashaAllah hambalyo Amira qurux❤
@tocakitty1726
@tocakitty1726 3 ай бұрын
Gabdha sifiican ayee ugu jababtay
MARYAN SORRY ABAYO SIDAN MADAN U QALMIN 🥲
7:51
Hamda Home Decor
Рет қаралды 9 М.
Synyptas 4 | Арамызда бір сатқын бар ! | 4 Bolim
17:24
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
WAXAAN AADNAY WADANKA SWEDEN!
26:01
Aaramoow
Рет қаралды 2,8 М.
DAGALKA SARA QOSOL WANAG IYO FARTA XAJI OO QARXAY😮
11:11
Dalmar media
Рет қаралды 1,4 М.
QISADA MUNA IYO SIHAAM!@SawdaBillan
38:59
Sawda Billan
Рет қаралды 127 М.
LABADAN XALAD AYAA BADALAY NOLASHEYDA ADIGA MAXAA KU BADALAY?
13:10
Hamda Home Decor
Рет қаралды 16 М.
QISADA XASSAN YAAB IYO AMAKAAG AYAA KUDHAN!@sawdamqaalib
26:33
Sawda Qaalib
Рет қаралды 52 М.
Synyptas 4 | Арамызда бір сатқын бар ! | 4 Bolim
17:24