Gabar nimada iyo marwa nimada maxa u dhaxeya ( DHIRIGALIN )

  Рет қаралды 10,014

Hamda Home Decor

Hamda Home Decor

Күн бұрын

Пікірлер: 48
@umucubeydabilow3235
@umucubeydabilow3235 11 ай бұрын
Asc abayo Allah hakusharfo malintan kubaranaye wxan kujiray nolal adag anigo umul ah hadanah intan nurses students ah kuhagaage habenkan dhalaye seed ayaigode sixun ayey ijareen wxey isticmalayeen maqasyo afqabin o 4 xabo wxa intaas igadarnaa 3 malin ayan folanaye wlhi wa sheeko dheer xanun badan adigo gawar yar ah cunugi kuguhorey kurafaade ninkada kudamqaneynin ugudanbeyn habenki 4 iiheed ayan dhalay seedna wey ifakatay 16 haben o hore masexan walaiqaadi jire olaidhigi dan musan igagali jirin wana islabarare 😢😢😢 11 bari kadib wlashey o daqtarad ah aya ii imate wxanba igusiidaran intan rerkena waco mausheegin dhibki iheysto depression ayan kuqaade umushi maba aqaan wxan sameynaye mrkan hda soxaasusto wanba islayabaa kadib gabadhi wlashey eheed ayaiqaade isbital tolmadi geeski laijare wey furate sixun ayey iitoleen alxamdulillah mrki danbe wlashey aya iladadaashe mrkan umusha kabaxay kadib anigo qadka kujira malin ayan arkay clib yar adleedahay wxan ahay dhiiragalisada gabdhaha somaliyed halkaas ayan kasoraace wlhi indhaha ayad iifurte ereyga nolasheyda badbaadiye kaabartay wxu ahaa haduu calafkada xumaaday nolashaada haxumeynin iyo gabaray naftaada ogow waqtigaas wali siidi wey idhibeyse socodka wuidhibi jire waxbo maqabsan jiri gawar habaryartey dhashe kheyr Allah hasiiyo ijogte waxwalbo iiqabani jirte mrkasta ninkeyga wxan kudhahaa wlalow isbital iguceli danba igamagalo marna wxu igudhahaa mrkad cayisho o hilib kugalo meshan wey iskareysan dontaa mrkn 2 bilod sas kudhameyse ayan gurigena imaaday kadib familkeen idaweyeen asagi status ka whatsapp ka ayukacaytamaa sida dhoocilaha cml kadib inan kunoqdo wandiide isdawawareeg kadib iyo Allah bariga anbadiye Illah madaxeyga igasoqaade iyo maherkeygi hda wax barasho diini jaamacad ah qiraoyinka Quranka ah ayan bilaawe alxm wilkeygana wankorsadaa lacagtina nin xoola gadgadiyo ayan udhibte stress la,aan kujiraa mrkasta wankusodoceyaa on video gada arko jazakallah xabiibti ❤
@mamahooyo9379
@mamahooyo9379 11 ай бұрын
Mashallah abayo nolosha Allaha kuugu dhameyo qurux iyo raali ahaansho alle
@zamzammahamud1577
@zamzammahamud1577 11 ай бұрын
Abyo allaha kula garab galo noloshaada alle aya. Ku dhaafiyay noloshii mugdiga ehed
@Xalimo421
@Xalimo421 11 ай бұрын
Naftaada u noolow,Xumaan iyo samaan adiga qaadayo dhibteda iyo faa'iidadeda.Shaqsiyad xor ah taqaano wanaageda iyo wixii u roon aya fiican.Qof ku tiirsan feker qof kale wa daciif.
@hafsomohamed1477
@hafsomohamed1477 11 ай бұрын
Nimcadu nin aan ogayn bay agtaal waxaynan dumarka qaybi in hablo hdaan nahay ay riyadeena taha in malin uun an little family own fam samaysano hooyo noqono 😢❤ alle gur khayr qaba
@AyanAdan-es5oc
@AyanAdan-es5oc 11 ай бұрын
Cimri dher oo cafiimad iyo ciibado Illahy haku siyo gclo❤
@fartuunabdirahman3079
@fartuunabdirahman3079 11 ай бұрын
Mashallh tabarakallah hamdiyy wad catowday qurux iyo shacni kle balaso baxday ayantan😂❤
@yasminmaow4747
@yasminmaow4747 9 ай бұрын
Maashaa Allaah saxiix ❤❤❤❤
@emannaabdi
@emannaabdi 11 ай бұрын
Sax weye horaa loodhahy tiisa daryeelaa tu kale ku dara markaad aduu iska adag thy oo naftdada aad sharafto ayaad gurigaga iyo ninkagaga iyo carurtaadaba sharfi kartaaa❤😊
@Geel12364
@Geel12364 11 ай бұрын
Masha Allah. Intaat sheegtoodhan 100% waan kuguraacsanahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fatusha12mahdi30
@fatusha12mahdi30 11 ай бұрын
Masha Allah Thnks Abaayo😢❤
@Khadiijocabdinuuraxmed
@Khadiijocabdinuuraxmed 11 ай бұрын
Kontoroolka naftaada yuu gacan taada kabixin kaa baratay thanks
@umucaisha5226
@umucaisha5226 11 ай бұрын
Xamdaay abaayo hooyo iyo walal ayaad utahay wlhi sida quruxda badan eed wax ugu sheegto ❤❤
@Anisa-k9c
@Anisa-k9c 11 ай бұрын
MAshallah abayo aqligada iyo cfmdkada ilahey haku barakeyo ❤❤❤ gurku xabsi maaha wa sida saxda
@anabhassanmohamed-je8lr
@anabhassanmohamed-je8lr 11 ай бұрын
Masha Allah waad qurux badnaadey❤
@asiyatushka7495
@asiyatushka7495 11 ай бұрын
Hhh guurka wanka cabsadaa wlhi hda saa ubashalayo inaa xilqado marbi😂😢
@hanniqueen7714
@hanniqueen7714 11 ай бұрын
manshallh walll wadku mhdsanthy dhiirigalllintta aad hablaha siiisid proud if you walallll❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ZamzamAbdullahi-mf6wv
@ZamzamAbdullahi-mf6wv 11 ай бұрын
Sharafteydaaa kaweyn sax alow shrfta hanaga qaaadin❤
@xafsomaxamud8694
@xafsomaxamud8694 11 ай бұрын
من عمل صالحا فلنفسه ومن أساء فعليها
@bintuyasin3119
@bintuyasin3119 11 ай бұрын
Xamda warsame ❤ wankusalaamay qalpi
@blackgiganosaurus
@blackgiganosaurus 11 ай бұрын
Mashaa Allah you are 100% right abaayo, am glad you point that out. ❤🎉
@NasteexoShariif
@NasteexoShariif 11 ай бұрын
من شرف نفسه فهو شريفه 💯💯❤
@UmuabdalaAbdala
@UmuabdalaAbdala 11 ай бұрын
Abayo noso badi barnamishka dhiri gelita ani wan kuku raxsanahay firkada❤nolow waliga macato
@xafsomaxamud8694
@xafsomaxamud8694 11 ай бұрын
Gabdhaha somaliyeed guurk wax kale ka dhigeen
@caashoahmed425
@caashoahmed425 11 ай бұрын
😢abayo hamdi waxan ku barty asbuci hore waxn kashleenya intaso sno ado kujiry socialka inan kuaqoon😢abayo wax badnban kaafaidy ardyd schol baan ahy hdana hormrkyga waba sii kordhiyay oo hami kle baba isi gly grtn kubrty wxn kafaidy waxa kamida koly lama soo kobi karo hdan isdhaho sheeg lkin waxyalaha adka itbty wxakamida contrlka naftada iyo naftda jclow waxa waliga kaatgeen waa nftda ❤abayo illhy haku daayo awldadana illhy hakla koriyo gurigaga kii sida udhisma eee isku agdhinta illhy haidnka dhigo gabar wlshy iga weyn camal baad iithy hoydy labaad baad ithy dhiriglisadi iga weynedey abaayo gobady hamday abayo wxn rajynaya inan mar un aad garowe timadid si aan ku arko😢qofki ku arka nasiib leh❤❤❤shrf kunolow qali adunyda frxd aqirana halki roon❤
@yusramahamed3780
@yusramahamed3780 11 ай бұрын
Sax abaayo mcn
@UmuabdalaAbdala
@UmuabdalaAbdala 11 ай бұрын
Xamda abayo laha ku barageyo ad aya ku jeclahay❤
@anisamohamed2032
@anisamohamed2032 11 ай бұрын
Saxiiix abaayo xamda waa runtaaa nolsha waa imtixaaaan rabbi haku deysto nolshada ankna mid qurx bdn dagn rabbi hana siiyo gacalo❤❤
@saaabo9825
@saaabo9825 11 ай бұрын
Dhirigilasadeena❤❤
@shukri333
@shukri333 11 ай бұрын
Asc wll xamdi adi iyo asxaabta waxaan idinka codsanayaa inaaad igu ducysaaan ninkayga oo kuxidhan dalka dibadiisa in ale is ooo daaayo plz thanks
@hibodayib9507
@hibodayib9507 11 ай бұрын
fariido Masha allah
@sabooomar7120
@sabooomar7120 11 ай бұрын
Absolutely 👍
@umuabdullahiofficial1575
@umuabdullahiofficial1575 11 ай бұрын
Xamdiyey abyo dar ale ku jeclahay icaawi waxba rabay inan ku weydiyo inte kala so xiriira pls
@fadumomohamedabdi4959
@fadumomohamedabdi4959 11 ай бұрын
Wll beryahanba dumarkii xigmadiiba ka guurtay nolosha ma fahansana markaas marwanimo Iyo qabitaan ku wareereen Shalay live baan arkay gabdhahan wax usheegayna bay dheheen markaan qimeyayna waxay ahayen kuwa burburiya diiniyan iyo somalinimo mid na may xerinayn aadbaan ulayabay weliba kuwaas waa laqabay marka xikmadiba dhamaatay gabdheheenuna inta badan wax ma bartaan thanks 🙏 xamda xaqiiqa ka hadashay
@samiyakhalif6171
@samiyakhalif6171 11 ай бұрын
Masha allah ❤
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 11 ай бұрын
Wiil aan daris aheen oo macalin dugsi eh ayaa xiriir iisoo bandhigtey kadib waan ka aqbaley maalin angoo wada sheekeesaneeno watsp ayuu idhahay yaasmiin xijaab wee oo 3yaardi iyo bar soo xiro markaad soo baxeesid iyo cabaayad markasta aad banaanka aadeesid Markaas baan ku dhahay hadda miyaan qaawanahay markaan banaanka soo aadaayo markaasuu yiri may laakiin aniga waxaan jeclahay gabar xijaab iyo cabaayad banaanka ku aadeeso markaas baan ku dhahay hanaan xijaab iyo cabaayad aan xiranaayo alle dartiis baan uxiran adiga dartaa uma xiranaayo markaasuu yiri waa runtaa hadaad wax sameeneesid alle dartiis usameey 😂😂❤❤
@Xalimo421
@Xalimo421 11 ай бұрын
Inaad fekereyso xor tahay alle dartiis ad u sameyneyso asaga ka yeelinuu arkay wa cabsadey markaas inu ku waayo😂Naftaada qiimee markaasa lagu qiimeynaya.
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 11 ай бұрын
@@Xalimo421 waa runaa abaayo markaan saasdhahay ayuuba iga Dawa Hari waaye walaahi anigana macallin dugsi dooqeyga maheen xataa wuxuu dhahay waan iska deeni Rabaa Waana kaharey xiriirkane waan ujarey sababtoo ah macalimiinta dugsiga caruurta ishooda ayaa ku dhacdo inta badan sixub ayey ugaraacaan
@khadijahassan7130
@khadijahassan7130 11 ай бұрын
Wax yar ka hor aan ka fikiraayay abayo sida aa mar walbo gabdhaha u dhiiro galiso ❤
@Blessed-thankful._.7
@Blessed-thankful._.7 11 ай бұрын
I like the way you think, but Abaayo it is hard some of our sister to think for themselves, when they have been ingrained into thinking at birth that they are carry the families name and that everything they do or say brings shame to their families and when they get married they are told to carry her husband name in high regard and to make sure they live their lives in ways that brings respect to her family. some of our sisters are not living their own lives but for their families.
@happyali5541
@happyali5541 11 ай бұрын
Abayo qamarada ad xirato wan kahella xaged ka dalbato Isoo sheg iyo qabkad u xidhato ❤
@yuuuuga1
@yuuuuga1 11 ай бұрын
Abyo turki leygaga soo gada inta badan
@hodish128
@hodish128 11 ай бұрын
Hamdiyey videogan waki shaley maaha
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 11 ай бұрын
🌹🌹🌹🌹🌹
@shukrimidwife5437
@shukrimidwife5437 11 ай бұрын
Xamdaay wan kusalaamay abayo
@ayan4254
@ayan4254 11 ай бұрын
❤❤❤❤
@nasteehomahamed1112
@nasteehomahamed1112 11 ай бұрын
Noo hadalbo aqwaan
SHARAFTEYDA MIYAAN DHORA MASE TAN NINKEYGA ??
11:37
Hamda Home Decor
Рет қаралды 11 М.
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 126 МЛН
MARYAN SORRY ABAYO SIDAN MADAN U QALMIN 🥲
7:51
Hamda Home Decor
Рет қаралды 4,4 М.
SUAAL DAD BADAN EYSAN HEYN JAWABTEDA AYAAN MANTA IDIN SUAALAY ADINKANA
13:02
SODOH XUN PART 6
13:49
Samiir official
Рет қаралды 115
Dalkeena ma rabno inaan ku hoggaamino siyaasad Kala qeybineysa,
7:56
Somali National Television
Рет қаралды 1,8 М.
FULL MORNING  ROUTIN IYO. DEEP CLEANING 🧹🧽
26:28
Hamda Home Decor
Рет қаралды 18 М.