FULL ROUTIN. QADO AAD U MCN .DHIRIGALIN IYO SKIN CRE 🥰

  Рет қаралды 41,833

Hamda Home Decor

Hamda Home Decor

Күн бұрын

Пікірлер: 194
@MunaApdilaahi
@MunaApdilaahi 4 ай бұрын
Hooyoday labad batahay Alle haika dayo mamo waxan ka bartay 1:Dhaqalaha 2: Naftayda ina jeclado 3: ina labisto is Qurxiyo 4:ina wax ana dantayda ahayn ana ku mashqulin sad idhirigalisay Hooyoday xata ima dhirigalin Thank you Mama❤😊
@yuuuuga1
@yuuuuga1 4 ай бұрын
Hooyo mcn guleyso ❤❤❤❤❤
@naciimaAbdi-b1x
@naciimaAbdi-b1x 3 ай бұрын
❤you can't compare this women with your dear mama xiisho😢
@asiaabdul9880
@asiaabdul9880 4 ай бұрын
Our role model indeed ♥️🫶inolaaw queen ❤
@anisaabdulkadir6068
@anisaabdulkadir6068 4 ай бұрын
Boqraneey waa i tababartey wax badan ka fa'iiday guurki aay kuwi hore na nac-siyeena wad i jeclisisay iskufilaney❤
@mssmarlarag85
@mssmarlarag85 4 ай бұрын
Hamdaa qof funny ah ayaa thy masha allaha 😂⚘
@fadumojama2521
@fadumojama2521 4 ай бұрын
Mashaa Allah xamdi walaahay waxaad tahay qof lagafaaiidi tack så jättemycket❤❤❤❤❤❤
@yuuuuga1
@yuuuuga1 4 ай бұрын
Vrsgod qalbi ❤❤
@munamuxumed7596
@munamuxumed7596 3 ай бұрын
Mashallah wax badan kaa faaidnay guulayso wllo❤❤❤
@khadradioman8843
@khadradioman8843 4 ай бұрын
Masha allah hamdi ilove you abayo sidaas iyo si ka sii adag ba laygu so koriyey hooyo mcn alaha no daayo tababarkedi iyo wax shegidi ban ku meel marnaa ilahay abaalkeda jano haka dhigo thank you hamdi wax shegaga wa jeclhy dhirikaliyo baad taahy baayo❤❤❤
@saafiabdalla9448
@saafiabdalla9448 4 ай бұрын
Maasha Allaah nooso badi abayo dhiiri galina ka qaada muuqaladada dhiirigalinta iyo routine ka
@WhiteOreotastic
@WhiteOreotastic 4 ай бұрын
Hamda, you are such a blessing. Thank you so much for inspiring us❤
@samirahassan2023
@samirahassan2023 4 ай бұрын
Hhhh Like aan kuu saaray Huuno ❤. Anigoo jiifa ayaan daawanayaa alxmdulilah. Naag noool abaayo. Masha Allah ❤❤🎉
@zahraabdi5339
@zahraabdi5339 4 ай бұрын
Alla ilmadii qarsooneed waan fiirsadaa Anna waa filim fiican caadi ma ahan
@ayanmohamed3033
@ayanmohamed3033 4 ай бұрын
Salaam sister I really enjoy your videos you are amazing barik allahu feekoun Love from Australia
@ayanabadirahman9240
@ayanabadirahman9240 4 ай бұрын
Mash allh abyo wan jeclahay routing kaga mash allh abyo xoga iyo caqliga allh ha ku barakeyo❤
@Ugbaad-j5w
@Ugbaad-j5w 4 ай бұрын
❤❤❤❤hooyo ku daysho mudan masha allah tabaralah
@malyonsaeed3809
@malyonsaeed3809 4 ай бұрын
Mashallah I love watching you and your very useful person to watch and I learn a lot from u plus don’t worry I always put my like 👍
@yuuuuga1
@yuuuuga1 4 ай бұрын
Thnkz habo mcn ❤❤❤
@malyonsaeed3809
@malyonsaeed3809 4 ай бұрын
@@yuuuuga1 ur wlc sister 🥰
@Ugbaad-j5w
@Ugbaad-j5w 4 ай бұрын
Ala jecliyaaa routinkaaaga noo soo badi hamda qurux❤
@ShadiyaYusuf-h8k
@ShadiyaYusuf-h8k 4 ай бұрын
Jiif ban kugu dawanaya fadhi way dhaaftay❤😂😂😂
@ayanabadirahman9240
@ayanabadirahman9240 4 ай бұрын
Arday fican ma tihid 😂jiifka😂 ka kac
@ShadiyaYusuf-h8k
@ShadiyaYusuf-h8k 4 ай бұрын
😂😂😂 Haye waa doyaar❤
@NeimaMoussa-uq3gd
@NeimaMoussa-uq3gd 4 ай бұрын
Keep going hn hamda
@warsan123
@warsan123 4 ай бұрын
So qor abayo rootiga waxa marisay guuleyso nin muxuu yahay naftaada raac lee dan ah naag nool abayo ❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 4 ай бұрын
Manshaallah marawaxo isu bixiday waa isla heshay magacaas hamdi dhirigaliso horay u soco😍
@ubahfarah6952
@ubahfarah6952 4 ай бұрын
Xamdiyey jiif baan kugu daawanayaa awood aaan ku istaago maanta waa igu yartahay ii soo duceeya walalayaal
@fartunabdulle631
@fartunabdulle631 4 ай бұрын
Mashaa Allah beautiful sister ❤
@farxiyfilsan6116
@farxiyfilsan6116 4 ай бұрын
Waa kuu saaray xbbt🎉
@umrimuseh6797
@umrimuseh6797 4 ай бұрын
Asc xbbti Hamdi iyo asxaabta Ku xidhan illahay ha ku fudayidiyo xili aan Ku sugayaad is keentay I will miss you so much ❤❤❤❤❤❤
@hamdanuur1148
@hamdanuur1148 4 ай бұрын
Hamdi fariid waa iga qoslisay walahi haa waakuusara abayo like 👍 waad astaahishaa
@nusaybamaxamed3693
@nusaybamaxamed3693 4 ай бұрын
qisooyinka noo soo daa wll👍👍
@umurayann5457
@umurayann5457 4 ай бұрын
Queen mashaa allaah noo soo badi
@SleepyMusicalInstrument-wq6gk
@SleepyMusicalInstrument-wq6gk 4 ай бұрын
Masha allah
@hodandahir8111
@hodandahir8111 4 ай бұрын
Masha Allah abayo ilahay gacanta ha Ku barkayo cafimda Ku cun qaali
@ayaannuuramohamoud9933
@ayaannuuramohamoud9933 4 ай бұрын
Hhhh waan ku saaray hamda qali😊
@aishaali4507
@aishaali4507 4 ай бұрын
Abayo ina kula hadla Raba intee ka heli kara ado mahadsan my role model aa ithay
@faizothequeen
@faizothequeen 4 ай бұрын
My queen ❤
@maanomohamedali6135
@maanomohamedali6135 4 ай бұрын
Keep going ❤❤❤
@ManeHASSAN-sh6sj
@ManeHASSAN-sh6sj 4 ай бұрын
Hamdaay Masha Allah hambalyo ilobiin qali
@HamdiAhmed-ox7zh
@HamdiAhmed-ox7zh 4 ай бұрын
Naa anoo shaqa joogaan ku daawadaaa oo xijaabkayga wato oo indhahana ii kuulanyhn waa iga qoslisay waana kuu saaray xamdaaay naag nool wk wataaa abaaa guuleeyso 😂🥰
@yuuuuga1
@yuuuuga1 4 ай бұрын
Naag nool ❤❤❤❤
@XabiiboXassan-pm1yl
@XabiiboXassan-pm1yl 4 ай бұрын
Waxaas nadafad lee waye abaayo anaa nucasa wax qaldan ma arki karo
@RaaqiyoAbduqadir
@RaaqiyoAbduqadir 4 ай бұрын
Hamdi Abyo video nosoo badi aad baaa u dawadaaa ❤️❤️❤️❤️❤️👸🏼🫶❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@ahlumuxamad8691
@ahlumuxamad8691 4 ай бұрын
Maasha alaha alle ha kuxifdiyo
@DhaymanCali-j3b
@DhaymanCali-j3b 4 ай бұрын
Laan dheerad 😊😊
@saaraismaan7135
@saaraismaan7135 4 ай бұрын
Walaaley nin dheere aawey
@yuuuuga1
@yuuuuga1 4 ай бұрын
Meel kuma shego qalbi ❤❤❤😂
@rayanahmedali7151
@rayanahmedali7151 4 ай бұрын
😂😂😂 hamdiyey huuno Alle haku sharfo
@UbahMohamoud-c7k
@UbahMohamoud-c7k 4 ай бұрын
Masha allaah abyo macaanto
@fankafarah701
@fankafarah701 4 ай бұрын
Masha Allah dumaashi gaari 🥰
@hibaqmohamed6504
@hibaqmohamed6504 4 ай бұрын
ASC abyo Hamday wa marki igu ka horeysay aan ku arko lkn Aad ayanba kaga hely Mansha Allah funny ayad tahy laguguma cajisay isha allah Hada kadibna Wan kula socon dona 😊
@ubahilmimuhumed2636
@ubahilmimuhumed2636 4 ай бұрын
Masha Allah xabibti❤❤
@Fiicanfamily6
@Fiicanfamily6 4 ай бұрын
Miss mareaxo isaman amaanu afkada kagama horeso masha allah we love you ❤❤😂😂
@yuuuuga1
@yuuuuga1 4 ай бұрын
Wall dee waad i amani weysen eee
@hodanmohamed4001
@hodanmohamed4001 4 ай бұрын
Naag nool channel keeda ❤🎉🎉🎉🎉
@habonofficial8531
@habonofficial8531 4 ай бұрын
Walahi jikadan jooga markad sar like idhahday inan ku jeedo camal ayan kula cararay
@Seey667
@Seey667 4 ай бұрын
Omg manta aniga ugu horeya mesha😂😂😂
@yuuuuga1
@yuuuuga1 4 ай бұрын
@@Seey667 soo dhawaw qalbi 🥰🥰🥰💪
@Anuush89
@Anuush89 4 ай бұрын
Masha Allah❤
@nasrajamac5218
@nasrajamac5218 4 ай бұрын
Hurdaa iskudiyaarinyay adilee kuusugayay quruxeey ❤
@Fad-p4i
@Fad-p4i 4 ай бұрын
Nosodaa dhirigalin iyo qisoyinka 🎉❤
@CaashoXasan-jy7po
@CaashoXasan-jy7po 4 ай бұрын
Waan cusubahay isoo dhaweeya
@loulamohamed4898
@loulamohamed4898 4 ай бұрын
Haaaa Hamadi qali noso gali qisoyin❤❤❤❤❤
@fariidofikar1467
@fariidofikar1467 4 ай бұрын
Masha alaah masha alaah ❤❤❤
@MaidaMaxamed-xl2ho
@MaidaMaxamed-xl2ho 4 ай бұрын
Alla xamdiyy Ana kula mida wax mal kasolalada ma arki karo😂gaari gumar guuleeso
@Sittie-u9q
@Sittie-u9q 4 ай бұрын
Hamdi nasabey wa kusalamay huno❤
@SagalBashir-kz2sk
@SagalBashir-kz2sk 4 ай бұрын
Guuleeyso huuno qalbi❤❤
@istahilhasan9109
@istahilhasan9109 4 ай бұрын
Xadiyay anba waa dawada ilmada qarsoon
@Haywdle
@Haywdle 4 ай бұрын
Hamdi anoo fadhiya oo walacaya baan halkan fadhi kugu daawanaya iiso duceya in alle iga ii khafiifiyo xanuunka afar indhood oo is daawanaya rabi nabad qab nagu kala keeno😢
@Sittie-u9q
@Sittie-u9q 4 ай бұрын
@@Haywdle Allah kukalakeno wall ado nabad ah oo faraxsan waliba
@yuuuuga1
@yuuuuga1 4 ай бұрын
Ilahow ku saqir 2016 soo xasusty walhi 😢😢
@deeqadagan2113
@deeqadagan2113 4 ай бұрын
Haa abyo noo soodaa kama daalno dhiiregelintaada wlle.
@ubaxayaan4811
@ubaxayaan4811 4 ай бұрын
Wax baa saxan anaa dabeecaddaa leh bilaa dulqaad baan ahay markay shaqada tagto, wax kasta ina kla qariya raba, ama mel khasa u helo😂
@umumahado1766
@umumahado1766 4 ай бұрын
Team routine qiso ma rabano
@ladanmuhumed1367
@ladanmuhumed1367 4 ай бұрын
Qalinka quraanka Akhriya usoo iibi ..Akhriska fudayd buu uga dhigaya 😊
@MunaMohamed-d2b
@MunaMohamed-d2b 4 ай бұрын
Mansha allaah ❤❤❤
@SaytuunxuseenAxmed
@SaytuunxuseenAxmed 4 ай бұрын
Wan kusaray hoosheydana marhoraa dhamestay
@AsiaGeedi
@AsiaGeedi 4 ай бұрын
Wax walba ad samayso waa noo muhiim qean
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 4 ай бұрын
Abayo sidan oo kale noogu roonow😊
@raZaaaana
@raZaaaana 4 ай бұрын
Niyadda hadda kugu haaye❤ allaah ku sharfo
@hodannuur-vr4pp
@hodannuur-vr4pp 4 ай бұрын
anaa kulamida
@nasraomar5688
@nasraomar5688 4 ай бұрын
Kkkk walaahi fadhi kugu fir sanayay hamdi yay qosol iga kentay
@MaxamedMaxamuudsabriye-o1d
@MaxamedMaxamuudsabriye-o1d 4 ай бұрын
Anoo fiirsan baan qoraya.habo hamda mogthy in routine nadaadu idhisaan oo guurka ijecleysiiyaan because anoo guursan baan nodaamsan wax bdn fhmsanhay so waxaa isdhahaa amuu nidaamka kaa qaldmaa ama saa maanta naftaada oogu dadaaleysid aad oogu dadaaliweysaa so adga waxaad natustaa in wax kasta lasmeynkaro❤❤❤❤❤ marka fadlan hanaga bakhiilin routine ka❤❤❤❤
@yuuuuga1
@yuuuuga1 4 ай бұрын
Inshlaaah qalbi wax kasta waa dadalka ❤❤❤ guleyso mcnto
@KalsonSheqCadow
@KalsonSheqCadow 4 ай бұрын
Marwaxooy waku wataaa
@11naa44
@11naa44 4 ай бұрын
Abyo yanyada qolofta waskh wye wxa saliida u eg ee ku yala wa dawoyinka khudarta ama xasharadka lagu buufiyo iska fiiqa mar walba khudar walba oo la fiiqi karo
@SacdaBuraale
@SacdaBuraale 4 ай бұрын
huuuno ninkaaagi aaawey maamahan
@AbAbcd-j8y
@AbAbcd-j8y 4 ай бұрын
Hamda quuraxeey❤
@nimcoaadan8834
@nimcoaadan8834 4 ай бұрын
Qisada hamday wall waxan ka jecelnahy dhiiri galinta noosoo badi xbbti ❤️🫶
@hawaahmed1502
@hawaahmed1502 4 ай бұрын
Hhhhh waa run naftaada jeclow
@Fad-p4i
@Fad-p4i 4 ай бұрын
Muqalka markan furaba lekta wasara wajecelhy dhirigalintada
@xaawosheikhxasan
@xaawosheikhxasan 4 ай бұрын
Diyaar unahay qaali inkasto hada le imaday ani ❤😂
@AminoXaashi
@AminoXaashi 4 ай бұрын
Hamda routine sobadi he qalbi
@IqraAhmed-q5s
@IqraAhmed-q5s 4 ай бұрын
Routine noso badi abayo ❤❤❤
@Caaizho
@Caaizho 4 ай бұрын
No bilaw apayo ❤
@herhighness6771
@herhighness6771 4 ай бұрын
Naa marawaxo airfryer-ga meel biyo leh ka ilaali
@istahilhasan9109
@istahilhasan9109 4 ай бұрын
Xamdiyay ima dhali kartid inti caruur nimo ayuunba iga wayn tay laskin walahi wali maguursan laakin maxaa waxkaa bartay wll kolay abaal kaa ga inan kugudo magusoo gadhayee ilaahay miisanka xasanadka hakuugu daro qali
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 4 ай бұрын
Waa noo sheekaynaysaa lkn waxaan ka jeclaan lahaa qaabkaa wax uqabanayso inaa noo sharaxdo ani saas baa ka helaa xoogaa codkana wuu dheeryahay kolay adaa dookha leh 😁
@ZahraSiman-fw6nn
@ZahraSiman-fw6nn 4 ай бұрын
Aniga wakuheestaaa. Sidaaan haiskabadalin abaayo
@bosteyomohamed4699
@bosteyomohamed4699 4 ай бұрын
Hhh ha wan ku saray😂 lkn shaqadeyda wan qabsaday wan qwstay 🎉jiif
@Udgoon754
@Udgoon754 4 ай бұрын
Anoo single ah kudaawan jire hadane marwaa ahy ina adeer😘🫶🏾
@DekoIsse-iq2nq
@DekoIsse-iq2nq 4 ай бұрын
😂😂😂😂 wan ku saray
@ayanabadirahman9240
@ayanabadirahman9240 4 ай бұрын
Mar ku dawdo cajirka iga dulo ani dhan waxaan noqda faxfax😂😂
@FaadumoMohamedFarah-bh8bu
@FaadumoMohamedFarah-bh8bu 4 ай бұрын
Wlhi anigu fadhiga kudawanyaa mxd iga badalynaysaa😂❤
@ayaanmaxamuud6413
@ayaanmaxamuud6413 4 ай бұрын
Aabo wa xaraan adeer weeye inaad tira 😅
@nasrasaid4665
@nasrasaid4665 4 ай бұрын
Hamdiyy gurigaa kugu hagaag sayy anoo tir iri rabo aa ka maqlay biyo ku leel aa fcn ana biyihi gululaaa a ku tir tiray😂
@samiyaroble4192
@samiyaroble4192 4 ай бұрын
Abayo marka video gaan codka saresay okay maad aheyd to much hadal
@ZeinabIbrahim-j7i
@ZeinabIbrahim-j7i 4 ай бұрын
Xamdiyeey caanaha loda waan helayaa lkn waa ka baqaa inaan sidooda ku isticmaalo Oo loda cuduro ayaa laga qaada haddii aan dab la saarin
@FatmaNuuro23
@FatmaNuuro23 4 ай бұрын
Hamdi qeylisoy anigoo jiko taagan wax karinaaya ku daawanaaya😅
@MaryamaIbrahim-q6v
@MaryamaIbrahim-q6v 4 ай бұрын
Love u hamdaay
@SaredoCisman-l7l
@SaredoCisman-l7l 4 ай бұрын
Sodohda maad sidaa ula hadli bisinkee adba ma jeclid in ninkaagu hadal kulul hoyada ku yidhaahdo hooyo mcn waxan ahayn anigu ma idhahdo sodohday
@NasroNasro-c9j
@NasroNasro-c9j 4 ай бұрын
😂😂😂😂 wiilkeda macanku kudarensiyaay maa habarta kadhex argty dadbaaba eedo dhehe hoyo hadaa tiri alxm
@عائشهعبدلهعبدله
@عائشهعبدلهعبدله 4 ай бұрын
Hooyo mcn waa un hoyadey sikastoo sohodey u wanaagsanagsantahay marnaba ma gaari karto booska hoyadey soo ayadu wa hooyo ama matherinlaw hooyo mcn waaa taa caloosha igu qaada 😊
@CanabCabdullahi3
@CanabCabdullahi3 4 ай бұрын
@@NasroNasro-c9j😂😂😂😂😂
@HalimaxasanKaahiye
@HalimaxasanKaahiye 4 ай бұрын
Quraankana aqri abayo
@ShukriShukriMohamed
@ShukriShukriMohamed 4 ай бұрын
Haaa
Counter-Strike 2 - Новый кс. Cтарый я
13:10
Marmok
Рет қаралды 2,8 МЛН
JUMMA MUBARAK ROUTINE BY FARTUN HAPPY
20:24
Fartun Happy
Рет қаралды 48 М.
ROUTINKA HABENKI. SKIN CRE .ADIGO HOOYA  SIDE WAX KASTA U QABAN KARTA.
14:57
MAALINTEEDA CAADIYA WAXAA QABTO FULL DAY ROUTINE 😍
12:27
Adna Henna
Рет қаралды 81 М.
FULL ROUTIN IYO KHAYBTI UGO DANBEYSAY GURIGA CUSUB MANTA ILA ARKA 💃
18:22
FULL ROUTIN. IYO DHIRIGALIN 👌👌👌😍🦋💪🏋️‍♀️
16:21