#Zaamtalks

  Рет қаралды 46,671

Mawled Zaam

Mawled Zaam

Күн бұрын

Пікірлер: 131
@Cawoizmail2383
@Cawoizmail2383 9 ай бұрын
Abdala jamaall so Qabo yaa igu raacsan❤
@AsmaAsma-mn2sk
@AsmaAsma-mn2sk 9 ай бұрын
Alle haw naxaristo labadodiba janatu fardawsa haka warabiyo
@GuleedHaruun-tp2mi
@GuleedHaruun-tp2mi 8 ай бұрын
Amiin
@hanadikhadar567
@hanadikhadar567 8 ай бұрын
Alle ha unaxariisto wllo aabo yaashin wllo abdikarim iyo qays 😢😢😢😢
@monabeautychannel2931
@monabeautychannel2931 8 ай бұрын
Qays waan ku raacsanay lacagtu inay farxada samayso 100/%
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 8 ай бұрын
🥰❤🖐: quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoraalkayga aqrineyso ❤😢🎉 😮
@niciimacilmi-4597
@niciimacilmi-4597 9 ай бұрын
Alle ha uu wada naxariisto dhaman walidkodhanba waa la wada tabaya abayshon o dhanba
@MunaSagalcllaahi
@MunaSagalcllaahi 8 ай бұрын
Ilaahay ha uhaxariisto labadiinba jannada ayadnu kukulmin insha Allah ❤
@deganguray48
@deganguray48 8 ай бұрын
Ale hunaxriisto abayashen intii dhimaty aaamiin yaarbi🤲🏽🤲🏽🤲🏽😭
@NimcoMahoud
@NimcoMahoud 8 ай бұрын
Mawliid aad ban ujecelahy wll inu chennel meel sare gadho insha allah laba Mobil oo wato ka subscribed gareey🥰
@Abdirashid00
@Abdirashid00 8 ай бұрын
qays qayser youtuber talent leh mowliidna waa ku dabo jiraaa❤😊
@yaxyeqaasim4851
@yaxyeqaasim4851 9 ай бұрын
Hore u soco zhp Alle ha unaxariisto waalidiintiin
@MohamedAbdirahman-d1t
@MohamedAbdirahman-d1t 9 ай бұрын
Mowled big legend zxp hore usoco
@saet_17
@saet_17 9 ай бұрын
Alle ha unaxariisto abayaashin bro.🤲🌙
@QadanMohamed-o4j
@QadanMohamed-o4j 8 ай бұрын
Alle ha unaxariisto aabayashen😢😢😢 aamiin yaa Rabi 🤲
@Hani_ahmed-vp5is
@Hani_ahmed-vp5is 6 ай бұрын
Qays waa nin aQLi pdn lkn Vikir QaLDan pu aMin sann yhy mar mar😂❤
@mustafeabdi6553
@mustafeabdi6553 9 ай бұрын
Maweell fitness soo qabo Ninkaasa wuu daacada waramaaye😅
@malyuunmaanka5645
@malyuunmaanka5645 8 ай бұрын
Haaa😂
@cawilsudaysi
@cawilsudaysi 8 ай бұрын
“Lacagtu waa lama-huraan.”
@HassanDaai
@HassanDaai 8 ай бұрын
Wllhi kuliman aHy farxadedu wexe kujirta waa inan lacag Heesto Qeys m'i big brother 💯💯💯✌💕
@QalanjadaReerdalal-py7mu
@QalanjadaReerdalal-py7mu 9 ай бұрын
ilaahay waalidkiin ha u naxriusto wllo labadiinaba
@NuurtoAbdullahi-l8h
@NuurtoAbdullahi-l8h 8 ай бұрын
Wllhi waan jeclahy barnaamijyadiina sababtoo ah ereya.xul ah ayaad keentaan😢❤❤
@loveisbeautiful6494
@loveisbeautiful6494 8 ай бұрын
Allaha u naxariisto labadiina waalid qeys&cabdkariin ana allaha igu naxariisto labadeyda waalid 😢
@HamdaHusein-p4v
@HamdaHusein-p4v 8 ай бұрын
Alle haw naxariisto labadiina aappo ana alle haw naxariisto😢😢😢
@FartunmohamedmahamudCartan
@FartunmohamedmahamudCartan 6 ай бұрын
Waanku salamay wll mawlid zaam ❤
@MubaarikkhadarMubarik
@MubaarikkhadarMubarik 9 ай бұрын
azc zhp mawliidow zoo badi😂
@C.wahaabMaxamed-sk9qq
@C.wahaabMaxamed-sk9qq 4 ай бұрын
Alle ha u naxriisto
@zukhratimacade9662
@zukhratimacade9662 8 ай бұрын
Aabahyy kuman garadsan waxan jeclaan laha ina kalmada aabo markliya lay dhoho 😢dareen abonimo ina dareemo nasiib uman yeelan alle waxan Ka baryay Aabo kasta oo muslima oo dhan inu Alle unaxariisto😢🤲
@MaxamedMahad-f6h
@MaxamedMahad-f6h 8 ай бұрын
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@Mocadami
@Mocadami 8 ай бұрын
Mawliid waanku salaamay sxb 21:05 suuasha aad weydiisey ee ah waxaanad comfortable ku ahayn adoo ka shaqeynaya oo wixii aad jeclayd ku aragtey qofkale oo qabanaya majirtaa. Exactly adigiyo saaxibadaa ayaaba hadda haya shaqadaan xiiseeyo weliba aan muddo 7 sanno ah maalinba maalin ii riixeyso haya. But, hopefully one day waan qabandoonaa anigoo ku raaxeysanaya Insha allah. Samirkeedana waan leeyahay. Barnaamijyada noocana markaan daawanayo waxaan ka qaataa shidaal lkn shidaalkaasi ma dhaafo qiira jabbaan oo waxaan xasuustaa inayna wakhtigeeda ahayn. But it’s coming soon hopefully. 🙏
@LaylaahmedAmaare
@LaylaahmedAmaare 8 ай бұрын
Inshallh bro shidalkus ha shaqayeyo🎉
@nimcoabdimohammed536
@nimcoabdimohammed536 8 ай бұрын
Alle naxariistii jano haka waraabiyo labadodaba
@SaamoMaxamed-ej5kn
@SaamoMaxamed-ej5kn 8 ай бұрын
Aamiin yaarab Alle hawnaxariisto dhamantood
@abdirahmanahmed7959
@abdirahmanahmed7959 8 ай бұрын
Alle ha unaxariisto aabayashen
@AbdirisaaqFeedho54
@AbdirisaaqFeedho54 8 ай бұрын
Ilhay ha u naxariisto 😭😭
@laylomohamutt6735
@laylomohamutt6735 8 ай бұрын
Abdikarin.wa lagend ninka kaliyoo podcastigii Somali kadaawado❤
@diyeshe-gb8to
@diyeshe-gb8to 8 ай бұрын
Mawlid m.a dar waku wata ❤❤❤
@nageeyaali609
@nageeyaali609 8 ай бұрын
Rabi naxriisti jano hka waraabiyo labadoodaba 🤲🏻🤲🏻🥺
@Cawoizmail2383
@Cawoizmail2383 8 ай бұрын
Abdala jamaall so Qabo Mawliid Zaamow❤
@caaliyacabdijaamac8461
@caaliyacabdijaamac8461 8 ай бұрын
Barnaamijku ano sii rabuu dhamadey😂😂kan iyo ka qays so galiyyba gorey dhamadeen wan garanaaayyy😂
@rahmaabdilahi9395
@rahmaabdilahi9395 8 ай бұрын
Alle hanaxariisto aabe kasta oo dhintey😢🤲
@niciimaabdirashid3213
@niciimaabdirashid3213 9 ай бұрын
ilaahay waalidkiin ha u naxariusto wll labadiinaba
@Englishmadefunn
@Englishmadefunn 8 ай бұрын
sxb zamow waxad ku dadaashaa inaad waraysato dhalinyarta bulshada wax kusoo kordhinasa ee wax badan laga faaidayo inaga ilaali kuwa tiktokerska ee wax macno ah aan bulshada ugu fadhin
@IkranCabdi-cl3ot
@IkranCabdi-cl3ot 6 ай бұрын
Alle hawnaxariisto
@ixsaanmaxamed
@ixsaanmaxamed 8 ай бұрын
Alle ha unaxariisto 😢😢😢
@MunaYasin-x6i
@MunaYasin-x6i 8 ай бұрын
Alle ha uu wada naxarisato dhaman
@maajidali-pk5hz
@maajidali-pk5hz 8 ай бұрын
Next maweel iyo Cl kariim ali shah👏
@Amiiramohamed-b8e
@Amiiramohamed-b8e 8 ай бұрын
Maweel io qawdhan so qabo Next wlal❤
@mohan-e1o
@mohan-e1o 8 ай бұрын
Zoo badi zaamtalks
@Abdoulayi-10
@Abdoulayi-10 8 ай бұрын
10/10 camera angles
@dajiyahassan7334
@dajiyahassan7334 8 ай бұрын
Alle haw naxariisto abayaashiina wlalayaal 😢🤲
@ugbaadcabdilahi6794
@ugbaadcabdilahi6794 8 ай бұрын
Alle haw naxariisto😢
@hadoncumar4239
@hadoncumar4239 8 ай бұрын
Wrun cida argtey unba dreemi krta alle ha unxristo aaboyshen dhmntod 😢
@AyrinoxZalah
@AyrinoxZalah 8 ай бұрын
Kuwa imika jiraa waxay ku fikiraan siday caan ku noqon lahayeen😅😅😅😅
@AsmaAhmed-wh5ur
@AsmaAhmed-wh5ur 8 ай бұрын
Amin alleh ahw naxaristo
@samiyamustafe654
@samiyamustafe654 8 ай бұрын
Anuu markan yraa wxa hoping ii ahaa inaan caanaha ciirta iibiyo sababtuna biriiska cadbaa xoog u jeclaa markan Canada soo wayan ku fakiri jiray inan caanalay noqdo😢😂😂😂
@hothanaamina8459
@hothanaamina8459 8 ай бұрын
Sidee wx teeshay😂😂
@samiyamustafe654
@samiyamustafe654 8 ай бұрын
@@hothanaamina8459 wllhi waa iga dhan inan caamalay noqdaan jeclaa illhy iima rumeeye😭😂
@FaraxyuusufAwmohamed
@FaraxyuusufAwmohamed 8 ай бұрын
Aamiin yaarabi
@SaamiyaCabdirahman-ji2pc
@SaamiyaCabdirahman-ji2pc 8 ай бұрын
Su,aalahas ayan raba halkeen ka helayaa
@ayaanmuse5537
@ayaanmuse5537 8 ай бұрын
Ale ha unaxaristo wll anigaba 12sano ayaa ubuxsantay abahay ale ha unaxaristo walidintenii dhaman😢
@AMINA99Cabdi99-ow7lx
@AMINA99Cabdi99-ow7lx 8 ай бұрын
Alle haw naxristo labadiina aboba
@MumtaasAbdixakin
@MumtaasAbdixakin 8 ай бұрын
Wllo yaal ilahy haw naxaristo labadinaba abo yashiin❤😢
@saadodeeq3479
@saadodeeq3479 8 ай бұрын
Ale hunaxriisto dhaman 😢😢😢😢😢
@HaboonAhmed-p8t
@HaboonAhmed-p8t 8 ай бұрын
Illhy ha u naxariisto wll 😢
@istahilxiltire564
@istahilxiltire564 8 ай бұрын
You make me funny mr 😅
@hoodoaadam2776
@hoodoaadam2776 8 ай бұрын
Xagee laga helayaaa su aalha wll
@DeeqoUbahmohamett-bx5ls
@DeeqoUbahmohamett-bx5ls 6 ай бұрын
Ani waxan adunka ugu jeclahay saxafad ee asaxbay iyo duceeya please
@Jaaaama36
@Jaaaama36 8 ай бұрын
Calafka haduu Qof ahaan lahaa waanba guursan lahaaa😊😂
@midnimo3593
@midnimo3593 8 ай бұрын
Ilaahay haw naxariisto waalidkiin
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 9 ай бұрын
Qeys qeysar funny weye 😂😂😊
@hothohassan5388
@hothohassan5388 8 ай бұрын
Labadiina iyo anigaba Allah aabayaasheen haw naxariizto wlloyaal😢😢😢😢
@Cawoizmail2383
@Cawoizmail2383 8 ай бұрын
Abdalajamaall So Qabo❤
@khilaadikhaalid___4
@khilaadikhaalid___4 8 ай бұрын
Mahadsanid 🎉
@AaminaYusuf-uc3lc
@AaminaYusuf-uc3lc 8 ай бұрын
Ilahay haw naxariisto dhamaantood
@hamdaabdilahi7851
@hamdaabdilahi7851 8 ай бұрын
Qays maxa hely manta ma farxsan 😢❤
@zamzamhabiib3513
@zamzamhabiib3513 8 ай бұрын
Soo badi walal
@deeqaaliibrahim702
@deeqaaliibrahim702 8 ай бұрын
ilahye hawnaxaristo
@_faatax
@_faatax 8 ай бұрын
Ninka barnaamijka daadihinaya waxaan usoo jeedin lahaa kor u qaadista af somaliga
@UbahMohamoud-pu2rs
@UbahMohamoud-pu2rs 8 ай бұрын
Caruur ta hada joogta waxyi dhahaan waxn noqonyi siyaasi
@suldaansudaysicumar
@suldaansudaysicumar 8 ай бұрын
Arsenal For ever 🎉🎉
@Nasiiblay
@Nasiiblay 9 ай бұрын
Waa ku tageraa huno 😊
@nalkaswity
@nalkaswity 8 ай бұрын
Cabdalla jamal soqabo😊
@ifrahmohamed6278
@ifrahmohamed6278 8 ай бұрын
Qays si garan ku salamay❤
@NuurApthiJama-il7zu
@NuurApthiJama-il7zu 9 ай бұрын
nio qays Hadalka ma budhbaa lagu baray waxay waxanoo een een eenaaa😊
@Buzzing713
@Buzzing713 8 ай бұрын
❤good 😊
@XasanNinadag-dk7el
@XasanNinadag-dk7el 8 ай бұрын
Zaam hore u doco sxp
@fosiyamuhumed8706
@fosiyamuhumed8706 8 ай бұрын
Azxpey layma oga ee qays qeser su aasha lawaydiiyo isagoon kajawaabin anaaba kasii jawaba isku mid bayna noqdaan mana aqaan sababta malaha aadban u bartay noloshiisa😱😱😱🤭
@IlyaasAxmednuur
@IlyaasAxmednuur 8 ай бұрын
allaha una xariisto
@Aaminabdi2020
@Aaminabdi2020 8 ай бұрын
Zxp Maawell soo qabo ninkaas xarabade
@abdihakintahirhassen
@abdihakintahirhassen 8 ай бұрын
Qays qayser big legend
@Jaaaama36
@Jaaaama36 8 ай бұрын
Adeer maku raacaaba 😂😂
@AhmedMahmoud-fh9py
@AhmedMahmoud-fh9py 9 ай бұрын
Qays qeyser role model❤
@DhemanDheeman
@DhemanDheeman 9 ай бұрын
Oday yaxyeeh ku xigsii plz😇😃
@fihiimaxasan5236
@fihiimaxasan5236 8 ай бұрын
Alle how naxriisto labdooba
@HothoAli-qp5gb
@HothoAli-qp5gb 9 ай бұрын
Maawle iyo niyadsame ku soo marti qad
@NasteexoSubeer-q5y
@NasteexoSubeer-q5y 9 ай бұрын
Maweell sooqabo bilis❤
@UmalkhayrJamac-q8i
@UmalkhayrJamac-q8i 8 ай бұрын
Lacagta iyada farxada samaysa that’s is really 😢
@rahmaabdilahi9395
@rahmaabdilahi9395 8 ай бұрын
Qeys dartii ayaan usaarey like 😅
@abdirizaqmuhudinabdimuse264
@abdirizaqmuhudinabdimuse264 8 ай бұрын
Mowlid hada babuur nuuce wada mise wali marakhati batahy
@itscaska
@itscaska 9 ай бұрын
Mowled Ismail ❤
@aymanaadan7250
@aymanaadan7250 8 ай бұрын
Ilaahy ha u naxariisto Aabayasheen oo dhan wan idin dareemi kara xanuunka Aabo la aanta😢 Wllhi been maha wayo malinka lacag yeelato waxad baraneysaa dad aad u badan lakn malinka shiid tahay sidaydo kale ayad qol iskaga jiraysaa oo aad oohin barkintaada oo kaliya saxiib la noqoneysaa😢 saxiibayal isoo duceeya wayo noloshaba wanka quustay wayo malinkii Aabahy dhinty ayanba racay farxadiina 2016 banba ilaway😢
@SalmaAli-v5g
@SalmaAli-v5g 8 ай бұрын
Allaha u naxariisto Aabahaa 😢Adneh shaqo Allaha ku sahlo😢
@aymanaadan7250
@aymanaadan7250 8 ай бұрын
Ameen wllo ilhy ducadaada Hay aqbalo waa bil khayr badane🤲
@ismogabe5913
@ismogabe5913 8 ай бұрын
Sxb guulayso🎉
@Fadxiismaill
@Fadxiismaill 9 ай бұрын
Barnaamij qiimo badan qaybo badan inaad noso gudbiso ban rajaynayna
@RahamAbdulahi-pe1fr
@RahamAbdulahi-pe1fr 6 ай бұрын
❤❤❤❤
@Azuom_
@Azuom_ 8 ай бұрын
Walalkyy mawliid inan kulahadla rapeyyy xage kalaso xidhiiidha?🤔
YARAANTI CIYAALNIMO IYO 10 SUALOOD😅
17:44
Mawled Zaam
Рет қаралды 5 М.
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
37:51
bayGUYS
Рет қаралды 1,6 МЛН
Socdaalkaygi Ceerigaabo | My journey to Sanaag
14:03
Mawled Zaam
Рет қаралды 25 М.
Belajar Islam Pake Logika ft Felix Siauw
1:28:19
Raymond Chin
Рет қаралды 2,4 МЛН
Jacaylka faham noocee ah ayay dadka somalidu ka haystaan ?
19:21
Mawled Zaam
Рет қаралды 18 М.
HEES KUNA GUULAYSO $50 | CHALLANGE
14:01
Mawled Zaam
Рет қаралды 51 М.
Waligaa ma samaysay?? | HAA iyo MAYA | Challenge
22:00
Qays Qeyser
Рет қаралды 263 М.
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН