NIMCAAN HILAAC┇LOOGADA QALBIGA ᴴᴰ ┇LYRICS 2017

  Рет қаралды 2,152,221

ZACK FILMS

ZACK FILMS

Күн бұрын

Hees Cusub: Loogada Qalbiga
Codkii Nimcaan Hilaac
Laxankii Ustaad Daa'uud Xanfar
Tumistii: Ilyaas Idiris
Iyo Midhihii: Abwaan Kaarshe

Пікірлер: 1 000
@cumayr
@cumayr 4 ай бұрын
heestan hadad soo boqotey 2024 like saar
@Muniish949
@Muniish949 2 ай бұрын
Haa walhi waliba bishi 7 socdàa😂😂😂
@ilkacaseilkacase-h1t
@ilkacaseilkacase-h1t Ай бұрын
Ana bisha 8 aad😂😂​@@Muniish949
@iqraMahad-ug9wy
@iqraMahad-ug9wy Ай бұрын
2/9/2024
@ZucdiHussein
@ZucdiHussein 29 күн бұрын
5/9/2024​@@iqraMahad-ug9wy
@Abdiwadud_izmail
@Abdiwadud_izmail 6 ай бұрын
Waan hubaa inaad.heesran.miraheeda macan.dib usoo.boqaty hdaa iga danbayso like.sar😮
@suhaipalihofficial8489
@suhaipalihofficial8489 10 ай бұрын
Ani waan haysta qof ijecel dunidana ayada Ii ah kamana shakinayiye macaL inay iga tagto wad ilahay moyaane wax kale nakala kaxayn mayaan igusoo duceeya noloshayda❤
@SowdaAli-sj9up
@SowdaAli-sj9up 10 ай бұрын
Masha allh aboowe ilhy umahad celi isha ilhy ha idinka xijaabo❤
@AaminaAadan-do7rl
@AaminaAadan-do7rl Ай бұрын
Ilahy ha isku kiin daayo❤
@Hanadhaaji6
@Hanadhaaji6 Ай бұрын
31 August 2024 11:32 Habeen Roob da.ayo Heestan waxa dhagaysta marka jacaylkayga isku dhacno hdii Fariintayda aragtan igu soo duceeya inay xaaskayga noqoto i.n ❤
@Mahamoudnajah
@Mahamoudnajah 10 ай бұрын
Hearttouching song💔sameyn Bay Ku Yeelanysa Heestan qofkaso Qofkisi Ka tagay bila sabaab💔Nolol wangsan Bn Ku rajeynya walal
@jano359
@jano359 Жыл бұрын
jaclka dhabta guul daro ayuu daris La yahaY😢😢 ilahy ha igu kaa simo axamed waan ku jeclay wanan ku jeclaN doona
@iqraali7514
@iqraali7514 10 ай бұрын
Aamin
@nuramaxamed9117
@nuramaxamed9117 7 ай бұрын
😢😢😢miiin
@mumtazzulup442
@mumtazzulup442 5 ай бұрын
😢
@aragsan6552
@aragsan6552 5 ай бұрын
May's heshen Ahmed weli
@xamdiaxmed4193
@xamdiaxmed4193 2 ай бұрын
​@iqraali7514 who's 😊7s263r😅😅ws😅😊agj3 0:53 😅pe 1:01 wwe😅èee😅ei 1:07 soa2 1:12 wswi😅😮😅
@MuhiimMohamed-pt5oj
@MuhiimMohamed-pt5oj Ай бұрын
Habeen khamiisi soo galayso 21/08/2024 waxan dhagaysanaya anigo qalbigaygu tabayo qof iga tagay oo gabar kale guursadey waxan rajaynaya inan heesta ano isbadaley mar labad soo boqdo Haddii aan noolado🥺
@abdenzaki
@abdenzaki 10 ай бұрын
Maryan munad wacan(maryan ruun) wa jecelkeyga an dunidha ogujclhy hadana si walbo iskuguso dhawaano waxa imadhan durufo iskusodhawashehena iyo aqal galkena hor yimaadho heestan wa mida kali an bilooyin iskumadadaliyo waxana xasusta haben an wada cawayneyay anga iyo ayadha aya heestan qalbigayga kusodacdhay markas ayan jecel iyo erayadha abwanka sidha itabanayay aad uladamqadhay kadibna lailmeyay.Maryan hada waxa balansanhy ina aqal galno sanadka cusub hadi Eeebe idmo cidwalbo o aragto qoralkeyga fadlan like isaar si an uxasusto habenkas.Maryan malin un wanoqoneysa marwadheydha wxadna dagtay qalbi si dacad kujecladhay.
@mahadmaxamuudyuusuf
@mahadmaxamuudyuusuf 10 ай бұрын
Alle ha idin rumeyo calafna alle hesugu kin daro
@iqraladan3820
@iqraladan3820 10 ай бұрын
Allha kuu rumeeyo riyadaada
@maryanroble9412
@maryanroble9412 10 ай бұрын
I.a wa inoo rumoobi doontaa dunideydii ee kuwii iskugu adkeestto duruufaha io imtixankaba allha naga yeelo @abdenzaki🩸💉♥️❤
@mohadeeq4498
@mohadeeq4498 10 ай бұрын
Alle ha idin rumeeyo riyadina pro
@SowdaAli-sj9up
@SowdaAli-sj9up 10 ай бұрын
❤Masha Allah maryan ruun ilahy calaf hakugu daro oo nolol qurux bdn oo waarta idin rjeynaa❤
@CabdullahiMustaf-d6l
@CabdullahiMustaf-d6l 2 ай бұрын
Jaceyl ayan deris la ahay caawa ❤
@AbdiShakor
@AbdiShakor 4 ай бұрын
Waxaa jiri kara dad Heestaan nala dhagaystay ama COMMENT ka bixiyay ineey dhinteen Commentigoodana aan Aqrinayno marka aan u duceyno in Allah Unaxariisto;
@mohamednur506
@mohamednur506 3 ай бұрын
Inti dhimatay alle how nxriisto wll inagana ilahay khatuma wngsan hagu dilo
@Sucaadaragsan-yc2me
@Sucaadaragsan-yc2me 7 ай бұрын
Waa heesta kaliya ee marka ay xaladu igu adag thy an dhagaysto😢😢💔💔 maanta i waa 20kii 2 labada ee 2024/ waa salamaya qof kaste oo qalbigiisu jaban yahay 😢
@aragsan6552
@aragsan6552 5 ай бұрын
Maxa ku jebiyay walaal aaaaax
@hothoapdilahi3895
@hothoapdilahi3895 3 ай бұрын
Wxn rajeenayah 4 bilod kadib aan arkay qoralkagan inad manta ka wacantahay maliinka ❤
@Sucaadaragsan-yc2me
@Sucaadaragsan-yc2me 2 ай бұрын
@@hothoapdilahi3895 wll walahi wali qalbigaga kamu bixina 💔💔💔💔💔🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥹
@mariasallah16
@mariasallah16 29 күн бұрын
Wan ka qdy 😢
@GibilGacal77
@GibilGacal77 Ай бұрын
Waa 2024 8 26. Waxaan xuasyaa heestaan oo labi kaclayntii jacaylkaygii sanadkiiba mar igusoo dega xasuusihiisa. Caawa way iiga duwan tahay heeskaan doorarkii hore, waayo waa laguursaday shbty maalmo kahor. Wxn dhihi karaa waqti aan sugayey ayaa yimid oo ah meeshii dhabta ahayd ee aan uga saari lahaa qalbiga qoftaas. ❤ ilaaway ilaaway ilaaway ayaan isku khasbayaa waanse kari la'ahay.
@RaxmaAli-il6mb
@RaxmaAli-il6mb 3 ай бұрын
Waan Hubaa Inaad Heestn Miraheeda Macan Dib uaoo Boqaty Had iga Danbso like isar 14/6/2024😢❤
@AaminaAadan-do7rl
@AaminaAadan-do7rl Ай бұрын
Waxana haysta qof ijecl aniguna ana jeclhy lkn waxna lenahy cadawo badan lkn wan ka guulsan dona insh allh ilaha ha ika daayo khaalifkayga ❤❤❤❤
@mariasallah16
@mariasallah16 29 күн бұрын
Guuleeysta ❤❤
@xeerilaliye4977
@xeerilaliye4977 4 жыл бұрын
ya dhageysanaayo 2020/6/16 june heestaan xaskeyga oon dunida ujeclahay aan hda nolosha ku midownay baa xili aan shukansanaaye iga masertay😥 igana tagtay😢😢💔💔 gortasa hestan uqaday alx🤲 wana ku guleysatay hdana wan wada jognaa hestaan xasuus gara iithy wlhi😢❤🙏🏽
@xamdikayse9697
@xamdikayse9697 3 жыл бұрын
Alle hasu kindaayo wllo
@naciimajibriil6699
@naciimajibriil6699 3 жыл бұрын
@@xamdikayse9697 8jir Ayaan hay
@jaylaanimaxamed5457
@jaylaanimaxamed5457 2 жыл бұрын
2022paa dhagyznyaa kmanadaali🥺💍❤️
@fariidamaxmuud164
@fariidamaxmuud164 2 жыл бұрын
@@jaylaanimaxamed5457 kula mid kama dalo dhageyzigeeda💔🥺
@amiirah143
@amiirah143 Жыл бұрын
Isku waa🥺dadka isjecel wan ku farxa❤
@amiinpro97
@amiinpro97 6 ай бұрын
Reer 2024 ismuujiya madax dagsi😭❤
@shukricabdi3207
@shukricabdi3207 2 жыл бұрын
heestaan markay soobaxdaan dhagaysan jiray anigo jcyl la iladaran alx maadaama qofkas isku dreen ahyn 7 years kadib wn ishelnay 2022 anagoo lamaane ah wada dhagaysanay xasus gooni ah iitahy
@ANIGAAKHRIS
@ANIGAAKHRIS 6 ай бұрын
allaha isku kiin barakeeyo
@Abdalleabdirahman
@Abdalleabdirahman 7 ай бұрын
2024 / 2 / 26 😮 habeen salaasa soo galay so waxaan fadhiya hotel caawiye oo ku yaala hargeisa gar ahaan degmada ibraahim koodbuur Tira ahaan wxn ku fadhinaa afar qof hees tan wakhti badan waan isku dhaafiyey oo xusuus aan halkan kusoo bandhigi kareyn ayey igu leedahay 😢 War wixii iga dambeeyo dhalinyaroy shaqaysta idinkoo waxba gacanta ku hayn xidhiidh ha bilaabina 😊😢❤
@moapdilahizalah1297
@moapdilahizalah1297 7 ай бұрын
TaLo nin weyn mhadsnid Zhp gcLiye
@mumtazzulup442
@mumtazzulup442 5 ай бұрын
Sorry 😢
@PrincessS4birin
@PrincessS4birin 5 ай бұрын
Sorry 😢😢😢😢😢😢 Wan kula dareemi karaa xanuunka. Ku hayo
@SadiaAbdi-yk2yr
@SadiaAbdi-yk2yr 4 ай бұрын
Insha allah❤
@BaHaLjr
@BaHaLjr 3 ай бұрын
Lpx baad Tahay shoodhe waqtigaagana wuu imaanaya kaliya sug Una sabar zxp😊
@sacdiamohamed687
@sacdiamohamed687 4 ай бұрын
Mana luhan qofaan ka jecalahy oo looxa ku qoraayo 🥺💔 10/5/2024 2:12 adaa sababaay inaa xilligaa dhagaysto 💔😭
@BarreCali-mv6pw
@BarreCali-mv6pw 4 ай бұрын
Isku mid bey nunahy sister aan is adkeyno marka 💔
@samiiramaxamed7366
@samiiramaxamed7366 4 ай бұрын
18/5/2024 hdl aan filayay malin uun in uu imaan ayaan maqlay xalay lkn kheyrkiisa ayaan rajaynayaa sbbto ah waxa xaga alle ka qoran unba dhaca qadarka canan kuma lihid lkn hadad sbbta ka dambysa noqoto adga iyo rabigaa
@xamdafaysal9551
@xamdafaysal9551 4 ай бұрын
22/5/2024 sidoo kle 😢
@loveumom2523
@loveumom2523 4 ай бұрын
12:50😭
@Amiiraabdirahmaan23
@Amiiraabdirahmaan23 5 жыл бұрын
Inkastoon isleeyahay Kasaar liiska magaciisa Lafta dhabarka haysiyo Jidhkiyo gabi laxaadkayga Adigaa kuloohmoo Siweyn iigu labanlaaban💝
@MohamedHussein-kf1ec
@MohamedHussein-kf1ec Жыл бұрын
Manalahan qof aan ka jeclahay
@cabdullaahicabditahaliil2059
@cabdullaahicabditahaliil2059 11 ай бұрын
​@@MohamedHussein-kf1ec😮
@kiyanacabdi5206
@kiyanacabdi5206 6 ай бұрын
Inkastoo is leeyahy ka saar liiska magaciisa😭2/4/2024 haben talado ah sacaduna 1:15🥹 Sanadkan sanadkisa qoralkan ina arko rajeynaa Insha Allah
@AbdiAnsaari
@AbdiAnsaari 5 ай бұрын
Caawa Ayaan comntigaaga akhriyay maaadama aan isku xaalad nahay😢
@queensaajida4918
@queensaajida4918 4 ай бұрын
Yac😭same nahay 1:13😭
@thehero6843
@thehero6843 10 ай бұрын
05:56 aroornimo dhageesanaya waxaana rajeynaa qof walbo qofkuu jecelyahay inuu helo🥺
@zehrraHussein
@zehrraHussein 3 ай бұрын
Mana qalbi jabni heestna bila sabab Love weyn ku ahay💔😭😌👍
@omarabdiaziiz726
@omarabdiaziiz726 5 ай бұрын
Baarliin khaalid Ibrahim 😔 😟 💔 💔 💔 😢😢 Kaama fileyn abaayo mcn 6/5/2024 Waligee dad waa kaa fiirsan doona Ixume anaa dunida kuugu jecel ❤broken 💔 😢 🎶
@shucaybraawexaashi1079
@shucaybraawexaashi1079 Жыл бұрын
Hᴇᴇs ɪʏᴏ ʙᴀᴅʜ ɪɴᴛᴀ ᴊɪғᴋᴀ ᴋᴜ ᴅᴀᴡᴀɴᴀʏsᴀʏ ʟᴏᴠʀ ᴅʜᴀᴄ ᴋᴜsɪʏᴀ🥰
@tripleabdinho2710
@tripleabdinho2710 Жыл бұрын
Mana lohan qofan ka jeclo Loxa ku qoraye hda laba sagaaliyo dhu shisheye Las fog ku xidhnaato❤💯 Amazing voice nimcaan 29/12/2022
@YunisAbdullahi-kr1vi
@YunisAbdullahi-kr1vi 4 ай бұрын
Hada laba sagaliyo dhul shasheye Las fog ku xirnaato ii fasir ugaas heesta waa fahmi waa erayada
@axlaamaxlaam6532
@axlaamaxlaam6532 5 жыл бұрын
#Zack #FILMS IGA gaadhsii nimcaan hilaac inaan aad utaageero oon xooog ujclhy heesihiiisa qof xataa hduu igu dhaho hees iiiqada waxn uqaadaaa hees uu leyhy #Nimcaan hilaaac aaadpan utaageera wlhy 🤗🤗🤗🤗😍😍😍😍✌✌✌✌✌
@blainemalachi1403
@blainemalachi1403 3 жыл бұрын
you prolly dont care but if you're bored like me during the covid times then you can stream all of the new movies on InstaFlixxer. Been binge watching with my gf for the last days =)
@briarhezekiah925
@briarhezekiah925 3 жыл бұрын
@Blaine Malachi Yup, I have been using Instaflixxer for years myself :)
@bushratayasiir5424
@bushratayasiir5424 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@fatxifatxiadan6339
@fatxifatxiadan6339 3 жыл бұрын
Heysatn ano jacel aqon ban dhaageysn jiray cawo neh ano jacel laa ilmeynayo ban dhageysanaya 😭😭😭 wlhi jacel an la ku laa ogen dhib kisaa badan allahw qalbikeyg dajii kan jacelahy isahal 🤲🤲🤲
@CayniAlihasan
@CayniAlihasan 6 ай бұрын
Sidan ku jacelahy gormad ii jacelan doontaa abdi Aziza 😢😢
@KhalidMukhtaar-mg2hj
@KhalidMukhtaar-mg2hj 5 ай бұрын
Hee wa ikan ppe😢😂
@saxafijimcaleismail9230
@saxafijimcaleismail9230 Жыл бұрын
2016 ayan isbarany ani iyo qofkeygu lkn waxan ku xasuusan jiray heestan sabaabto ha haben aan is lay nay boo iso qory ano boosaso jooga isna ceergabo boo joogey hada waano isgursaneynaaa insha allh waana 1 28 2023
@amirada7440
@amirada7440 Жыл бұрын
Mana lahan qofan ka jeclo loxa ku qoraye🥺😪🤎 2023 jcyl cusub ❤️ Illhow ka dhig qofki ifahmi laha Dhibta so maray farxad bdn igu badali laha
@nasraomer8295
@nasraomer8295 Жыл бұрын
Amen qliyey
@DG-eg4qi
@DG-eg4qi 10 ай бұрын
Imka Kwran😂
@RaniAli-h2o
@RaniAli-h2o 8 ай бұрын
@@DG-eg4qi😂😩
@DG-eg4qi
@DG-eg4qi 8 ай бұрын
@@RaniAli-h2o iNanta wn Xaal wareysanye.😂🥲
@DG-eg4qi
@DG-eg4qi 8 ай бұрын
@@RaniAli-h2o jaceyLka arimhisa ka wareysnyey.😂🥲
@inaahmed9899
@inaahmed9899 10 ай бұрын
Mana Lohan qofaan kaa jecloon loxa ku qoraaye ❤✍️hadad labi sagaaliyo Dhul shisheye laas fog ku xidhnaado 😰🔐inaad igu lammantahy ogoow laabta ku dhex nooshahaye 😻🫶🫂allow wixi isjecel isku soo dhawey
@ABDIRAHMAN_700
@ABDIRAHMAN_700 9 ай бұрын
Nimcaan Hilaac❤Erayo dareenkaaga kicinaya xaTa hada waxba jecLen waa dareme😊
@Aniza-h4g
@Aniza-h4g 10 ай бұрын
1 December 2023❤ Fav fanan NimcaaN hilaac h3estaN wan iska jeclahyy❤ Anoo xirir leh iyo anoo lahayn ba wan dhagystaa❤
@marwaanpaylod1225
@marwaanpaylod1225 10 ай бұрын
2 desnber 2023
@BalqiisaH.1
@BalqiisaH.1 Жыл бұрын
2022/12/27 10:30am salaasa ❤ jacyL balantayaduna Waa in aan is guusano nolol qurux badan😢Inzhallh wan is calfanayna nolosheydi khadar.❤🥺
@saxafijimcaleismail9230
@saxafijimcaleismail9230 Жыл бұрын
ilahay hay sokin daayo wllo quruxy
@Najmamohamout
@Najmamohamout Жыл бұрын
Hda ma is gursten🥺
@cabdifataaxmaxamuud-pm5fl
@cabdifataaxmaxamuud-pm5fl Жыл бұрын
Ilaahay ha isku kiin calfo
@muxamedismaaciil4455
@muxamedismaaciil4455 Жыл бұрын
Allah kuu rumeeyo rajadaada aad ka qabtid jaceylkaaga xabbti
@miremedia9927
@miremedia9927 10 ай бұрын
Yaa rabi u rumee riyadeeda Amiin Amiin
@abdirisakiid5366
@abdirisakiid5366 Жыл бұрын
Haa haaa Haa wey i jeclayd umal qayr wlhi balse waxa nakala geeeyey jacaylkayagiina liddi ku noqotay inaderteed. Si kastoy tahay imika waanu kala maqanay muddo badan waan ku jeclahay umal qayr❤. Loogada qalbiga saaran iyo liidku adi weeye ❤😢😢😢😢
@farxiya24
@farxiya24 6 ай бұрын
Sorry wll😢
@ANIGAAKHRIS
@ANIGAAKHRIS 6 ай бұрын
waan ogahay inan ku helayn farahayga ka baxday, hadana isma dhimin jacaylkan ku qabay mlinkii ilaa hada waan ku jeclahay ❤ illahay kaga baryaya inad Nolosha ku qaadato caafimaad cimri dherer ❤👑 (A) أنفاسي انت يا عمري 💔
@mualifa_Ahmet3366
@mualifa_Ahmet3366 6 ай бұрын
Miyad kala tagteen
@AmranIbrahim-nf6cm
@AmranIbrahim-nf6cm 6 ай бұрын
😢😢😢
@ifraahhassan3107
@ifraahhassan3107 Жыл бұрын
Hada dhageysaneyso 2022/10/21 Liketa Ha Ila Dhaafin Xasuus Igu Qaali Ah Ayee Igu Ledahay Heestan😢😩🫡
@cawilciro1804
@cawilciro1804 Жыл бұрын
Wlle jacaly kuilow islahaaa mana ilaawikari😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ayishamohamet5505
@ayishamohamet5505 10 ай бұрын
4/12/2023
@yasminyasin7306
@yasminyasin7306 7 ай бұрын
Xabbi ilahy culayska io murugta ku haysta haka dul qado adunkan ku jeclhy axmed xasan waligay wanku sugii dona ❤
@ANIGAAKHRIS
@ANIGAAKHRIS 6 ай бұрын
Amen muraadkaga allaha ku aqbalo igu so Dar anigana
@ShaqaaqMohiyadin
@ShaqaaqMohiyadin Ай бұрын
Heestan waxay igu lee dahay dareen gooniya wlhi axsan hees weye ❤😢
@mindmotivation4921
@mindmotivation4921 Жыл бұрын
Nolasheyda Fatma Shukri rabi nama kalageyo ,... Calaf Allah haigukadharo Xabibi . (Shukri 💘 Yussuf) Since 16/12/2022 💗
@istahilluckymohamed1772
@istahilluckymohamed1772 10 ай бұрын
Mais heshen hda😢😂
@iqraali7514
@iqraali7514 10 ай бұрын
Aamiin😢❤
@mindmotivation4921
@mindmotivation4921 10 ай бұрын
@@istahilluckymohamed1772 Waxyar ayaa inooharsan balse wali wanwatha socona 💖
@mindmotivation4921
@mindmotivation4921 10 ай бұрын
@@iqraali7514 Shukran walalo 💖
@sakariyeclraxman3098
@sakariyeclraxman3098 4 ай бұрын
Goatka.fanKa ina ali Tea
@iffrahmohamed
@iffrahmohamed Жыл бұрын
Magacaga Mid aan liiska ka saari karo kana saari doono ma ahan muhiim buu ii yahay xasuusahaga iyo magacagabo waa ii dhaxal naftayda wx wayn uga dhigan Noolasha kuma xumayso wax ku dhiboo ku dhantaalo Alle kuma tuso Amaano Alle Ahow mar walbo🤝🙏🥰
@AskarEgal
@AskarEgal 5 ай бұрын
Waxaa dhagaysanaya 19.04.24 04.22 am saqdhaxe. Like ii saar hadaa gadaashay dhagaystay.
@aragsan6552
@aragsan6552 5 ай бұрын
Aniguna waxan dhagaysanaya 24 / 4/2024 21:08 habenimo
@qaalinuura
@qaalinuura 8 жыл бұрын
best heees i love heestaan😘😘😘😘😘 mana lohan qof aan kaa jeclahay inaad igu lamaantahay ogow laabta ku dhax nooshahay
@cadnaandayib8525
@cadnaandayib8525 7 жыл бұрын
Qaali Nuura wyknaaaaa sxip laagamana ladnaaan Karo mrku qof kale kaaga lumooooooo
@Hinaal7420
@Hinaal7420 2 жыл бұрын
Waxan daremaya inuu yahay Neefta aan qato. Marka kalena u yahay Mesha aan neefta ku Wayo. Marna u yahay dawada xanuun keyga. Marna wixii xanuun ka I keenayay Loogada qalbiga Saran Iyo Liidku Adi Weeye 🥺💔
@cadnaanfarxaan6699
@cadnaanfarxaan6699 Жыл бұрын
waw waxaasaa jcl lagaa dhahaa🫵👀🥰💕
@sumaisaid330
@sumaisaid330 Жыл бұрын
Maanta kawrn xaalku wa side 5sno kadib hadad noshahy
@Hinaal7420
@Hinaal7420 Жыл бұрын
​@@sumaisaid330 alxm
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 Жыл бұрын
@@sumaisaid330 5 BiL Weyi Wlshy
@Sucadonuur728
@Sucadonuur728 7 ай бұрын
Ilahyow qofka aan aduunka ugu jecelahay si lama filaan noo kulami adiga awoodo midaas iyo culeeska u daremoya ka qadaa asxaabe igu so duceeyo please Ali wan ku jecelahay mel kasto aad jogto kuma wayo nololsheydi❤❤❤❤❤
@Ayubbashir346
@Ayubbashir346 7 ай бұрын
Guleysta ❤
@ANIGAAKHRIS
@ANIGAAKHRIS 6 ай бұрын
insha allah muraadkago khyr ah ❤
@NaasirMaxamed-w9r
@NaasirMaxamed-w9r 3 ай бұрын
xasus wlhi mr aan maseeray ba leyso direy wnku jeceshaly ,inaad igu laman tahay ogow laabta ku dhex nooshahaye ❤❤love saar hada iga dambeys0
@Mo.carab9912
@Mo.carab9912 7 ай бұрын
14.2.204😢 oo nolshydi iga ga tagtey meel cidlo ah waliba tahriib isku midamisey ale ha iso celyo😢kama marmo wallhi😢😢😢
@qaalishmohamedwehliye6601
@qaalishmohamedwehliye6601 6 ай бұрын
Uduce walal qaali🥺
@حمدي-ب5ث
@حمدي-ب5ث 6 жыл бұрын
alfanan nimcaan abdirhmn kutageera wloh sharaf kunooolow still watching 2018✌❣
@loveall6593
@loveall6593 6 жыл бұрын
amoun omer z
@hanadhassanmoalim7624
@hanadhassanmoalim7624 Жыл бұрын
18/12/2022💔 Waxa kasto wey dhamaden Waa inaan Aqabaal 💔😔🙌
@MowlidGalayr
@MowlidGalayr 5 ай бұрын
3:45 /30/5/2024 Loogada qalbiga saaran iyo liidku adi weeye Nolosheydii kaafiya jama muuse miss you ♥️🥹🥲
@muhyadinaliducale6519
@muhyadinaliducale6519 Жыл бұрын
Lixdan jeerna tiiyoon ku idhi laamka erey soohan libdhadiyo hadii aan fariso leebka igu taagan loogada qalbiga saaran iyo liidku addi weey waxan heeslama odhan karo ❤❤❤❤❤❤
@mumtasaadam2342
@mumtasaadam2342 7 ай бұрын
7/3 /2024🖤👐😮
@maxamedcraxman2527
@maxamedcraxman2527 2 жыл бұрын
Mana Lohan qof aan kaa jecloon looxa ku qoraaye Haddad labi sagaaliyo dhul shishe laas fog ku xidhnaato in aad igu lammaantahay ogoow laabta ku dhex nooshay .eeey hestani xasuus gaar ah ayey igu leedahay fadlan qofkii dawanayo 2021 .25.octoper like 👍isar
@UgbadAdan-nk1zm
@UgbadAdan-nk1zm 4 ай бұрын
Sandku wa 2024 waa bishii 5aad waxan ku nolahy magalda hargisa mid rer xamra aya jacyl igu abuuray😢😢😅❤
@FihiimaAhmett
@FihiimaAhmett 6 ай бұрын
Ya ila dhegaysnaya xiligan oo qalbiga ku degsanaya /2024/3/9😢😢😢😢😢😢
@ANIGAAKHRIS
@ANIGAAKHRIS 6 ай бұрын
Aniga wll Muraadkayga khayra inan helo iigu ducee
@ahmeddeak5467
@ahmeddeak5467 7 жыл бұрын
Kayare lyrics ka so qora barteeduu dhigay waan ku haystaa thanks zhp sifiican baad usoqotay
@galadomar2121
@galadomar2121 7 жыл бұрын
hees uu qaday nimcaan mida aan ugu dhageysid badna loogada qalbi 😍
@Cabdikariinkaro11
@Cabdikariinkaro11 2 ай бұрын
Hees iyo padh inta jiifka ku daaweysa like isaar❤❤❤
@DeeqaAxmed-ts8bb
@DeeqaAxmed-ts8bb 4 ай бұрын
Still waching 2024
@kingsahal24
@kingsahal24 Жыл бұрын
Lixdan jeerna tiiyon Ku idhi laamka erey soohan libdhadiyo hadii aan fasiro leeebka igu taagan loogada qalbiga Saaran iyo liidku adi weeye ax yaa nimcaan wlhi heesaha nimcaan hilaac fariin toosa ah ayey gudbinayaan my big legend
@barkhadriyad3103
@barkhadriyad3103 Жыл бұрын
Maanta ayaan dhagaysanaya anigu aniga iyo asaxaab badan heestan dhawr jeerna waanu kusoo celcelinay.😍 27/2/2023.
@amiirabuujaa7563
@amiirabuujaa7563 Жыл бұрын
😢
@hamzamohamed4459
@hamzamohamed4459 7 жыл бұрын
thnks #Zackfilms heestaan anga iyo xaskayga ayey na xuseysa #nonegativity #bestrong #loveumywife #bea💟💟💟💖💜
@ZACKFILMS
@ZACKFILMS 7 жыл бұрын
Mahadsanid walal Hamza
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled Жыл бұрын
Hadad labi sagaaliyo dhul shishe laas fog ku xidhnato Inad igu lamantahy ogow laabta ku dhex Noshahy💘🤞😊
@abdijaliil__4796
@abdijaliil__4796 6 ай бұрын
Hdda 2024 Dhagyzanyso Love saar 💔
@ZACKFILMS
@ZACKFILMS 8 жыл бұрын
Please, Subscribe to my channel if you enjoyed watching this video. Thanks
@mowlidindho7921
@mowlidindho7921 8 жыл бұрын
habits
@ZACKFILMS
@ZACKFILMS 8 жыл бұрын
Yaaska Waan soo galiyay walaal. Ka baadh channel kayga
@haboonmohamed3325
@haboonmohamed3325 8 жыл бұрын
Zack Films
@hamdaaliahmed7374
@hamdaaliahmed7374 7 жыл бұрын
Zack Films
@hanijirde9373
@hanijirde9373 7 жыл бұрын
ZACK FILMS wadku mahadsan tahay hawsha adno hayso
@nasriahmed214
@nasriahmed214 3 ай бұрын
Mana lahaan qofan ka jeclo loxa ku qoraaye.🥺🥹 Jacaylka dhabta ah guul daro ayuu daris la yahay ilahay ha igu kaa simo jacayl waan ku jeclay wanan ku jeclaan doona❤
@ramlaruun
@ramlaruun Жыл бұрын
Nimco hilac mansha Allah wllo keep going codka wow hesta wan la dhacy runtiii ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@AbdirisaaqMohamedabdi
@AbdirisaaqMohamedabdi 2 ай бұрын
Loga❤qalpiga heski ugu horeye aadhageste mrkas kadip tager buxdo kunoqdy❤gotka fnk😊
@rosealahi2081
@rosealahi2081 8 жыл бұрын
wooow runtii heeztan waa heez aad iyo aad umacaan kuhayztaa nimcaan wllo cod buu ilaahaykuudhiibey
@IsraZharmake
@IsraZharmake 8 ай бұрын
27/1/2024. 14:25 Sat.Wa malin xanunkeda wadata Qof walpa ima fahmi karo kaliya waxa ifahmi kara qofkaas oo i aha wax walpa Hadana Ima fahmayo 😢💔 Ilhoww Wakhtiga manta sifudud iku dhafi waa wakhti xanunkiisa Wata 😢🥹🤲
@mohamedamore8496
@mohamedamore8496 2 жыл бұрын
Somalia 🇸🇴 legendary my brother nimcaan, ma shaa ALLAH saxib
@amransaciid4076
@amransaciid4076 7 жыл бұрын
Zack films wow wallkey waxbadan ayaad qawatay see Weyn ayan kuugu mahadcelinaya
@ZACKFILMS
@ZACKFILMS 7 жыл бұрын
Mahadsanid walaashay Amran Saciid
@nimcaancero2240
@nimcaancero2240 6 жыл бұрын
ZAck fiLM More tHankz ZHPO DHwaN faNka IGa FILoo ZhPo
@malapohchannel5399
@malapohchannel5399 4 жыл бұрын
Noloshaa sidana miyaa kaan islahaa dhaawicii horre ayuu ku iloowsiin ayaa halaq igu noqday ma ayaamahyga ka aradan nasiibkii😭😭
@cabdiqanibaarud8979
@cabdiqanibaarud8979 2 жыл бұрын
Samir wll
@miremedia9927
@miremedia9927 10 ай бұрын
Samir wllshay inshallah khayr ba danbeyne
@HudoC.raxman
@HudoC.raxman 9 ай бұрын
🥺leebka igu tagan loogada qalpiga saran iyo liidku adi weye😭💔nolol wacan baan ku rajenaya😢mararka danta waxay kugu qasbeysah qufan ka marmin ina go aan ka qadato😭💔
@umalkheirali9958
@umalkheirali9958 Жыл бұрын
Hadad labi sagaaliyo dhul shishe laas fog ku xidhnaato inad igu lamaantahy ogow laabta ku dhex nooshahy😭😭ilaahay dhibta hakaa saaro😭😭2022 iima fiicnayn ilaahow iiwanaaji 2023 dhagahygana ka yeel kuwii codkaaga maqla waanku xiisay wlhi😭😭❤
@sabirinmoha4456
@sabirinmoha4456 8 ай бұрын
Asc😢abayo ma fiicanthy mana bogsaty halsano kdb 😢
@safaalaahi8950
@safaalaahi8950 4 ай бұрын
Hadaad labi sagaal iyo dhul shishe galbeed ku xidhnaato inaad igu lamaantahay ogoow laabta ku dhex nooshahay 😢
@muniirkingoff317
@muniirkingoff317 6 жыл бұрын
Waah waah ❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️🌹😍😍😘😘waaw cadi ma ahaan jacelka Marko sidan gaaro woo laabo jiibarma ❤️❤️😍😘😍👍🙏🙏 afkaga caano mcna ah halugu qabto bro fanka ayaa ku bahan👊🏾👍
@barwaaqougaaaso4411
@barwaaqougaaaso4411 4 жыл бұрын
❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹⚘💦⚘🌹👏👏👏
@XaawaLuul-k5z
@XaawaLuul-k5z 3 ай бұрын
Wllhi waan heystaa qof ijecel xita qaladkyga la.saxan yahy alle ha idaayo wllhi dartiis baan jcylka u aaminsanahy
@abdifatahmo9931
@abdifatahmo9931 5 жыл бұрын
Cod iyo erayo laxan wanaagsan music aan caadi ahayn lyrics qof ilaahay fahmad siiyay intii isku hawshay Thanks
@nemcohizmael1218
@nemcohizmael1218 3 жыл бұрын
😪❤inad igu lammaantahy ogoow Laabta ku dhex nooshahy
@maxamedxasan4421
@maxamedxasan4421 Жыл бұрын
2023 ayaan Daawanaya iyaDoo Heestani iGu danbaYsey wakHti foG waxaan Galayy xasuus dHeer iZoo duceeya inaan is caLfano qoFkayG heestan waxaan soo bookhan doona anoo xaasla ensHa allaH❤️👋
@hudamuse104
@hudamuse104 Жыл бұрын
Alle ha isku kiin calfo
@caynilove796
@caynilove796 Жыл бұрын
Alle haisku kiiin calfo wlll
@mocalaale4263
@mocalaale4263 8 жыл бұрын
Nimcaan is internationally recognised singer 💙
@mohamedgubta2977
@mohamedgubta2977 5 жыл бұрын
nin weyn aad ayn ku tageraaa
@mohamedgubta2977
@mohamedgubta2977 5 жыл бұрын
❤❤❤
@maxamedsaleban9840
@maxamedsaleban9840 Жыл бұрын
​@@mohamedgubta2977😊pp
@fathiyakahin837
@fathiyakahin837 Жыл бұрын
Too 6
@mohamoudyareofficail3124
@mohamoudyareofficail3124 Жыл бұрын
​@@mohamedgubta2977😊 6:10
@AyaanDaheirAbdylahiWarsame
@AyaanDaheirAbdylahiWarsame Жыл бұрын
mararka qar waxan is waydiya sababta ay heesa nimcaan xanuunkeyga igu lifaqan yihin mar xalada aan marka ku jiro hees u leyahay nimcaan ayaan l mida😢
@ApdiweliMaxamed
@ApdiweliMaxamed Ай бұрын
Inad igu Laman Tahay Ogow Laapta Kudhex Nooshahay😢
@cabdikaafi143
@cabdikaafi143 Жыл бұрын
Iyo 2 waanag Raabay wixi ayaar kaala geeya ruunti qalbiga ayaan kaa oyaa markan maqlo heestan
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri Жыл бұрын
"Iyo laba wanaag qabay, luxii aayar kala geeyay" Ax
@muhimmandeq4983
@muhimmandeq4983 7 жыл бұрын
malaha qofan ka jeclahy axx yaa caleg thAnks zaki
@ZACKFILMS
@ZACKFILMS 7 жыл бұрын
Adiggaa Mudan Walaashay
@AhmedMohamed-t5y5z
@AhmedMohamed-t5y5z 6 ай бұрын
War wuxu yaqoraY 😢
@chicken4820
@chicken4820 2 жыл бұрын
Aduun wn ka samray wlhi hadiiba qof aan jeclaa oo aan aaminay I qayaamay heestan isoo dirijiray
@tripleabdinho2710
@tripleabdinho2710 Жыл бұрын
Be strong bro 💪
@QaaliAbdullahiALI
@QaaliAbdullahiALI 4 ай бұрын
Qof qalpi ku weyn 15/4/2024😢😢😢
@cabdurihiinihprahin2555
@cabdurihiinihprahin2555 7 ай бұрын
Waa maalin salaasa ah saacadu waa 6.9mit taaririidu waa 2024 ,2, 20, waxaan aad ujelahay hal qof qofkaana magaceeda waxaa layidhaa raadiya waxani wada leenahay rajooyin iyo hamiyo badan waxaan rajanayaa inay wax walbana noo rumoobaan isha alah😢
@FarhanAly-d2r
@FarhanAly-d2r 8 ай бұрын
Waligay xariir ma sameyn hadana heesaha nimcan love ayan ku ahay ❤️🥺
@moali6299
@moali6299 9 ай бұрын
2024 this song is never be old.♥️
@diamondgirl8382
@diamondgirl8382 8 ай бұрын
Yup🤍
@Silentozabka
@Silentozabka 7 ай бұрын
Wey hees dhaaftay
@moali6299
@moali6299 6 ай бұрын
@@Silentozabka amrka ilaahay maalin dhalataba Waa hees cusub.
@mahadcawaale10
@mahadcawaale10 4 ай бұрын
Still waan dhageystaa
@jacayldhabahowkunacay9422
@jacayldhabahowkunacay9422 4 жыл бұрын
Cawa murugo ayeey ii thy ma aha habeen aan ilaabayo waligay 29 march 2020😭😢
@waliidmaaweelo267
@waliidmaaweelo267 3 жыл бұрын
Sorry🤕
@drsmariam4748
@drsmariam4748 8 ай бұрын
2024 sidee dareemeysaa hada
@siyaadcabdi488
@siyaadcabdi488 7 ай бұрын
Mana lohan qofan ka jeclahon Luxa ku qoraaaye, Xubiyeey Luugada qalbiga waa adige ❤
@abdilahiahmed5521
@abdilahiahmed5521 4 жыл бұрын
Anyone else here 2020, during this Covid-19 pandemic. 2017 ayaan heestani ahayd wehelkayga.
@FatumaAbdullahi-k7b
@FatumaAbdullahi-k7b 2 ай бұрын
Inaad igu lamaan thy ogow labta kudhex noshahy❤
NIMCAAN HILAAC HEESTII QALBIGA WAHELKAGA DOONA 2019 LYRICS
8:31
MUKTASIM JIMALE
Рет қаралды 1,6 МЛН
NIMCAAN HILAAC┇KU DAAYAY ᴴᴰ ┇LYRICS
8:13
ZACK FILMS
Рет қаралды 2,9 МЛН
小路飞嫁祸姐姐搞破坏 #路飞#海贼王
00:45
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 14 МЛН
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 12 МЛН
哈莉奎因怎么变骷髅了#小丑 #shorts
00:19
好人小丑
Рет қаралды 55 МЛН
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
NIMCAAN HILAAC┇LOOGADA QALBIGA ᴴᴰ ┇LYRICS 2023
7:00
faahiye lyrics
Рет қаралды 53 М.
INKASTOON ISLEEYAHAY KA SAAR LIISKA MAGACEEDA NEW SONG NIMCAAN HILAAC 2017 HD MMP
6:19
Muqdisho Music Production
Рет қаралды 270 М.
MAXAMED LAFOOLE || CILAD LI'I || HEES LYRICS 2014
7:55
ZAMI FILMS
Рет қаралды 2,8 МЛН
NIMCAAN HILAAC IYO XAMDA QUEEN┇(SAW SAW ᴴᴰ)┇LYRICS
7:06
ZACK FILMS
Рет қаралды 1,2 МЛН
Suldaan Seeraar Mataantii Jacaylka New Song Haldoor  lyrics 2018
6:33
NIMCAAN HILAAC FT YURUB GEENYO _ WABI JACAYL 2020 LYRICS
7:19
abeeska official
Рет қаралды 2,3 МЛН
COODKII:: NICAAN HILAAC HEESTII NOLOSHOO WAA TOBAN IYO CR7 LYRICS
7:06
NIMCAAN HILAAC┇HEES CUSUB (NASAB OORIDAYDAAY ᴴᴰ)┇ LYRICS
6:40
Не знал, что у него есть дочь 😶
0:57
Иви
Рет қаралды 3,8 МЛН
Что за концерт #сериал
1:00
PapaProfff
Рет қаралды 2,2 МЛН