No video

NIMCAAN HILAAC┇HEES CUSUB (NASAB OORIDAYDAAY ᴴᴰ)┇ LYRICS

  Рет қаралды 434,560

ZACK FILMS

ZACK FILMS

Күн бұрын

NIMCAAN HILAAC HEES MACAAN ( NASAB OORIDAYDAAY ) LYRICS BY ZACK FILMS

Пікірлер: 211
@ismaciilyare9464
@ismaciilyare9464 Жыл бұрын
Heestan Igada Wxy i Galisay Dareen Aan Caadi Ahyin Wxn Dawanaya malin khamiisa Waxa Cawa Soo Galisa Bishii Khyrka Lahyid Ee Ramadan Waa 9:15subax nimo wxn Sugaya Shaqo Wax Yabo Badan Ayaa Maskaxadyida Ka Dhex Guxaya Allah Hay Rumeeye 🥰🥰
@Bashaar.B.W.
@Bashaar.B.W. 4 ай бұрын
Anna ramadantii kalaan dawanaya kk
@muxamedismaaciil4455
@muxamedismaaciil4455 4 ай бұрын
Ramadan kiisii kale baan aqrinayaa qoralkan 27 buu marayaa caawa ✋️
@faizamoha3419
@faizamoha3419 Жыл бұрын
Heestan waxaa dawanaa anigoo murug dareemayo 😢😢allow murugta naga qaad intii murug san🤲🙏
@hibomohamed3532
@hibomohamed3532 7 ай бұрын
Ameeen 😢😢😢😊
@Apdalla_Montana
@Apdalla_Montana 6 ай бұрын
Waxaan Hubaa in aad heestaan miraha macan Dib usoo booqatay hadaa iga danbayso Like dhac kusii 👍 09/2/2024😢 01:25🥺
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri Жыл бұрын
Qofka u baahan inuu jacaylka barto, kaliya heesaha Nimcaan ha dhagaysto. 🙏
@Faadumo455
@Faadumo455 9 ай бұрын
Exctly
@faDaNSuleiman
@faDaNSuleiman 2 ай бұрын
Xaqiiq walhi
@KingOmer-gr8uh
@KingOmer-gr8uh 8 ай бұрын
Heestan waan Jecelahay walhi in badan Xasuus wayin ayay igu ledahay wxn Dhagyisanaya Bilawga sandka cusub 1/1/2024 galab weeyan Aan happy Dareemayo ilahay wxn ka baryaya inuu sanad khyr qaba inorganic dhigo❤❤😢😢
@princessmarie9481
@princessmarie9481 2 ай бұрын
Waxan dhageesanay mar uu boqorki i dhiirin jiray naxli I baday 26/6/2024❤️‍🩹🥹
@bashiirabdallaofficialchan8699
@bashiirabdallaofficialchan8699 Жыл бұрын
NABARADII JACEYL KA NASTOO BARYABA KA NADIIFISEE NABAD IYO WANAAG NIMCO AAN DHAMAAN AWLAAD LAGU NASTOO NACFI KHAYR LAHOO NOO DUCEEYA ABID EEBOW NASII AAMIIN RAYAAN ABDULLAHI MY HEART I CAN,T STOP LISTENING FOR THIS SONG 10/ 20 /2022 WAXAAN KU JIRAA TAHRIIB STANBUL HABEN KHAMIISA II SOO DUECYA WIXI QORALKAYGA AKHRIYA
@nasraahmedabas9976
@nasraahmedabas9976 Жыл бұрын
Ilhaw ku nabad yeeel
@ayser.aymann
@ayser.aymann Жыл бұрын
Rabi hakugu guuleeyo zhp🤲
@munatimajilic2303
@munatimajilic2303 Жыл бұрын
Meel kstoo tagto rpi ha kugu amaansado wlalkaYow🤲❤️insha allh jcYlkiinuna ha guulaYstaan idin leYahY🤴❤️👸
@MaxamedNuurdiin-jr4dr
@MaxamedNuurdiin-jr4dr 10 ай бұрын
❤😢raboow kayeel qalpiyada isjecel kuwa midoooba walhi hestani ticktock ban kuarkay 😢❤Sasane usoo raadshay ❤song 🎵 so cute 😍
@mohamedmahat3638
@mohamedmahat3638 7 ай бұрын
Ameen...anigaba tiktok ban kuarkay
@zuldaanabshir4196
@zuldaanabshir4196 8 ай бұрын
heestan hees way dhaftay dareen garay ka hadlaysaa sa waxan rajaynaya sidan raboinuu ilahay noga dhigo oridayda barwaqo incha allah farxadeenu way dhowdahay sidaan rabo ilahy haka dhigo
@xogsadeabdi5422
@xogsadeabdi5422 4 жыл бұрын
Hestan manta oo aay thy bishu 22 April baan dhagaynaya aad baan uuga helay hesatan wana 2020 hada dawanayso haa ii dhafin wana subax arbaco ah like ku dhufo👍🏾🤙
@HaniAbdilahi
@HaniAbdilahi 8 ай бұрын
Hy
@Ibnudhooye
@Ibnudhooye 9 ай бұрын
Naxli kuma badoo Nidar waxaan ku mari Nafis waxaad ku tahay Heestan cawaa oo ay tahay bishu 14/Nov/2023 23:11 habeen talaado runtii aadba uga heelay waxa oran kara waa heeska qarniga in ka badan 10 jeerba ku so ceesh-ceeshtay, best song forever 😍🫀🎵 ♥ 🫶
@samerahoney5621
@samerahoney5621 8 жыл бұрын
nabad iyo wanaag nimco an dhamayn Awlaad lagu nasto Nacfi khyr leh Eebow na siii Aaamin Aamain my king zalmn ❤❤ Axsan hees Fanankena nimcan hilaaac
@MaxasmedAbdi
@MaxasmedAbdi 10 ай бұрын
Nabad iyo wanaag Nimcad aan dhamaan Awlaad lagu nastoo Nacfi khayr lahoo Noo duceeya abid Eebooow na siii "AAmEEn" 💙👸
@yaxyeym3766
@yaxyeym3766 10 ай бұрын
Naxli kuma badoo Nidar waxaan ku mari Nafiz waxad ku tahay Heestan maanta oo ay thy bishu 10/10/2023 9:20 maalinimo salaasa ah ayaa dhagaysanay aad baan ugu helay
@mohasooyaan6
@mohasooyaan6 Жыл бұрын
Still I'm listening 🎶😔 Bugtada caashaq uunbaa halkan ku kulma.
@user-xn7ek2jt9x
@user-xn7ek2jt9x 11 ай бұрын
Waxan dawanayaa 2:31 duhurnimo waxa niyadayda ku jira ama aan rajaynayaa inan dhoofo😢😢 alhyow irumee😢😢
@ShaaficiCabdi-ms6bl
@ShaaficiCabdi-ms6bl 9 ай бұрын
iska joog
@ceeblacali8850
@ceeblacali8850 7 ай бұрын
Ma nabad tagtay qof aanu isku riyo nahaad tahaye🥺
@NafissAbdirahmannn
@NafissAbdirahmannn Ай бұрын
Amiiin hada ma dhooofta wll😢
@DrmohamedHalaa
@DrmohamedHalaa 9 ай бұрын
Song inside PRISON . Wiil 20 years ku xukuna oo dhalin yaro ah samicadisa ayan ku dhagaystay. Ax CABDI MAHAD. wali wuu xidhan yahay, in kabadan 250km meel ii jirta ayuu ku xidhan yahy, Waan boqon awood kale oon awoodo ma jirtee oo waan ka farxini .😭😭 . Ilahow jeelka ka sii daa dhaman asxbtii aan soo bartay. Walahi soo sad .😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@user-ph2mx9es9z
@user-ph2mx9es9z 3 ай бұрын
22/05/2024 habeen Arbaca 01.35 Am hadad iga danbeyso o ad ii argto like me
@dariqmahamed7535
@dariqmahamed7535 Жыл бұрын
Khamiis habeen jimce so Galayo 27/10/2022. Saacadu 10:40 illhayo qalbiga ii qaboojiya
@user-iy6cn3xi2z
@user-iy6cn3xi2z 23 күн бұрын
Miid iiqadaaaaa😢 eebow isiii📌🤲
@user-mq1jw2no6b
@user-mq1jw2no6b 3 ай бұрын
Kaliya waxaa dhagaysan kara heesaha nimcaan hilaac qof jcylka wax ka yaqaana❤
@fatherabdek2321
@fatherabdek2321 Ай бұрын
Heestan gabadhaydaa jecel deeto aniguna waan jeclaaday
@AminaAliHaile-of2os
@AminaAliHaile-of2os Ай бұрын
Waxan dhagaysan jiray 2016 mar aan aroos cusub ahaa waxaa ku jirta duco nimcadan dhamaan owlad lagu nastoo nacfi qayr lahoo noduceya abid ebow nasii amiin maanta ilahay owladii wuu isiyay alx
@sahradagan
@sahradagan 6 ай бұрын
Nidar waxaan ku mari nefes waxaad ku tahay sida nuunka iyo naxwaha oon ku baro illahow qalbiyada is jecel ee kala maqan miday sii ❤😢
@cabdihaybe5942
@cabdihaybe5942 4 ай бұрын
Aaaamiin 🤲 🤲 😢
@HafsaHafsa-yu2xx
@HafsaHafsa-yu2xx 7 жыл бұрын
kanasto baryaba tii nadifisay weyan iska saxa qoralka heska bro Zack films
@mounamoussa5343
@mounamoussa5343 6 жыл бұрын
Hafsa777 Hafsa777 subhanallah
@FaadumoMaxamed-vg5tg
@FaadumoMaxamed-vg5tg Жыл бұрын
Waw inaba cadimaha song😢❤❤nabad iyo wanag nimcadan dhaman away lagu nastoo nacfi khayr lahoo no duceya abid eebow nasii ❤❤❤🤲🤲2023
@ahmedwardi3185
@ahmedwardi3185 6 ай бұрын
09/02/2024😢
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad 3 ай бұрын
16:05:2024
@user-rm9vm9xd8t
@user-rm9vm9xd8t 2 ай бұрын
7/7/2024 jumce duhur 😢😢😢😢
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad 2 ай бұрын
@@user-rm9vm9xd8t sxb sare 07 06 2024 weye ha qaldoomin Lama gaadhin bishii 7 sxbow
@abdirahmaandacwi
@abdirahmaandacwi 7 жыл бұрын
nasabkayagii nimcaan allllh Ku xiftiyo bruh
@ramadaanahmed4815
@ramadaanahmed4815 Жыл бұрын
heestan malinkii Uu laxanka Saarayay Wan isla Joognay nimcaan Ilma Abti io ilma eedo nahay waxan Ka qayb Ka ahaa Laxankeda wana Yara Waxaan Keenay Jiidida Danbe eebow nasii🥰
@Adhiile
@Adhiile Жыл бұрын
😂😂😂😂e
@Qaraaamiboy
@Qaraaamiboy 7 күн бұрын
Best fanaan nimcaaan c/raxmaan xasan hIlaaac🎤🎵
@iqraabdullahi1618
@iqraabdullahi1618 3 ай бұрын
Waxan dawanaya mar uu iga tagay kii ii qadi jiray 28/5/2024😭💔
@aliquruxali925
@aliquruxali925 5 жыл бұрын
Woof woof ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Hees Shiikh ku Dambaabi karo
@MunoArisaq
@MunoArisaq 7 жыл бұрын
masha alaah fanancud macan alowdhor ilxunkuma aragto nimcan hilac nimcan yare
@samawade282
@samawade282 6 жыл бұрын
Asma ooridaydaay Waa nuur kalgacal ........................... Like-ta igu shrfa alla ha idin sharfee
@asmaabubakar627
@asmaabubakar627 7 жыл бұрын
Hadaad daawatid 6 augusti 2017 like ta ha ila dhaafina👌👌👌
@Bashaar.B.W.
@Bashaar.B.W. 4 ай бұрын
2024 daawanaya manooshahay toloow ?
@kirankaaba4794
@kirankaaba4794 6 жыл бұрын
Walalahay ilma siciid Daahir. Hees iga dheh
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_ Жыл бұрын
M aragtaa waa Rag dhuunta Halkaan hees unba ka arky
@Adhiile
@Adhiile Жыл бұрын
Noolow huno
@Adhiile
@Adhiile Жыл бұрын
@@Abdifatah_Hussein_Garweyne_ walal Qaali ah
@user-xn2kq9wp7b
@user-xn2kq9wp7b 10 ай бұрын
Best song a vaforate waxan daawanaya 10/10/2023 weli waxan ahay iskaa bulo wax xidhiidhana malihi alle waxan ka baryayaa gabdh wanagsan oo aan mustaqbalka u qaado heestaa dareeenka leh 🎉❤
@aswaanmahad728
@aswaanmahad728 Жыл бұрын
inderkay nimcan cabdirixman
@xadaari1772
@xadaari1772 9 ай бұрын
Nidar waxan Ku Mari nafis waxaad Ku Tahay ❤ axsan erayo 7/11/2023 wali Waxay iitahy New Songs
@user-rh1ei5ce2j
@user-rh1ei5ce2j 5 ай бұрын
Heestan wlhei dhegaysigeeda wan jecelahay kama caajiso markan dhegeystana wlhei wan ilmeeya Nasab ooridayday Waa nuur galgacal Naruuriyo ugbaad naftu daawado Naxariz indhuhu ilmo qubanayaan😭 Heestan waxan dhegaysanaya habeen salaasa saacaduna tahay 80:36 sanadkuna yahay 2024 bishii 3aad hadad iga danpeyzo like iisaar 😢😢❤
@uneysloveastu8957
@uneysloveastu8957 Жыл бұрын
❤nasab oridayda Astu This my song ❤❤ Nidar waxan ku mari Nafis waxad ku tahay 16/04/2016
@Abdinasir399
@Abdinasir399 7 ай бұрын
2024 ayaan dhageysanayaa sacaduna ay tahy 3:33 glbnimo, malin Arad ah .
@khalidziyech870
@khalidziyech870 3 ай бұрын
28/5/24 maalin aan aad u faraxsanhy ❤ allow noogu wad Ani iyo mia love ❤ 😍
@Naagnool124
@Naagnool124 9 ай бұрын
Hees iyo maaha❤
@user-ky3nj4cu6h
@user-ky3nj4cu6h 9 ай бұрын
Nbd io wanag Nimca an dhaman Awalad lagu nasto Nacfi kher lahoo Noo duceya abid ebow na siii❤🥺🥺
@jimcaaleyuusufkhadar-rk3ec
@jimcaaleyuusufkhadar-rk3ec 5 ай бұрын
Xasuusta aya heestani igu ledahay runtii maha wid aan waligay ilawayo wlhi ❤
@deblackprincess3678
@deblackprincess3678 10 ай бұрын
After 7 yrs still one of mi favorites🔥🖤
@Sucdimaxammed
@Sucdimaxammed Жыл бұрын
Dhal lashina ahy
@abdulahisuulay8189
@abdulahisuulay8189 4 ай бұрын
Hees iyo bar❤❤❤
@sundusmohamu596
@sundusmohamu596 5 ай бұрын
28/Mar/2024 Mid kamida xasuusahyga😢❤
@zhiihaabyarexidig1571
@zhiihaabyarexidig1571 2 жыл бұрын
Nimcaan hilaac fanaan jira
@adirehchaja8657
@adirehchaja8657 3 ай бұрын
iLaHayoow Ooridayda ka dHiGa waxan Dawanaya Habeen JiMce Baxayo Sabti soo Galayso 03/05/2024♥️💍🥺
@user-ls2bd5gh2t
@user-ls2bd5gh2t Ай бұрын
Waxan dawadhi 4th July 2024 hadii igadambeysi like ta dac kusii
@AmaalApdy-mr9po
@AmaalApdy-mr9po 8 ай бұрын
Ilahaw ninkeyga nabad iigu keen waan uxiisey 🎉❤❤❤❤🎉🎉😢😢😢😢😢😢😢
@Ahmedabdulkarem16
@Ahmedabdulkarem16 3 ай бұрын
Heestan xasus bay i galisay wxay ku jirtaa heesaha aan ugu jeclahay fankena somaliyed galabta ayan dib u xasustay hestan tarikhduna wa 1- may- 2024 Wed Hargeysa 6:16 PM
@hafsoapdiali9840
@hafsoapdiali9840 3 ай бұрын
Xazuuz heestan qofkii iisoo direy Salnta xitta is kama qadno allow Dib aan umidownaaa😢
@biledagoodi1439
@biledagoodi1439 6 жыл бұрын
ax yaa fanaan nasabkayga hilaac ii noolow poqorka ✋👍👈👌
@sahrasalad461
@sahrasalad461 4 жыл бұрын
best. Song. 🔥🔥🔥❤️❤️👏🏼👏🏼👏🏼🙏🙏👈🏿
@najiebbakaal6309
@najiebbakaal6309 Ай бұрын
2024/7/13 wa haben aanu kala hadhnay gabadh aanu wada soconay 4sano nasib wanagsanban urajaynaya ana calaf khayr qaba 😩😭❤️
@somaliforextrader638
@somaliforextrader638 5 жыл бұрын
2019 thums up
@khadarahmed1423
@khadarahmed1423 4 жыл бұрын
2020 06 24
@amingohe5145
@amingohe5145 7 жыл бұрын
Nasab oridayday waaaaw
@AbdishakuurCabdiyare
@AbdishakuurCabdiyare 4 ай бұрын
Heestan waxaan dhagay sanayaa habeen axad ah bishu thy Apr 13 time 9. 31. Wlhi jawi kle galayba
@safaalaahi8950
@safaalaahi8950 6 ай бұрын
Heestan waa la ibaray❤
@mapzudmohamed7820
@mapzudmohamed7820 3 ай бұрын
Heestan waxn ku bartay qofkayga 7/5/2024 Mantana diban uso baadhay 🙌
@MursalSicid-xy6rl
@MursalSicid-xy6rl 2 ай бұрын
Waa JaCaYl DhiNaC WaLpa MaPsuuDeY❤❤❤❤
@bellaelmi6355
@bellaelmi6355 8 ай бұрын
24/12/2023 habeen axada 10:35 ani jacayl waan is daynay illaahey wxaan ka baryaa nolol qurux badan inuu isiiyo qalbigega waa nadiif illaahow daacad nimadeda wax walbo igu sii🥹🥹
@abdullahiabdirahman4058
@abdullahiabdirahman4058 4 ай бұрын
Wanaag ba dambeya abayo inshallah kheyr 😢❤
@zulthaanzalmaan4317
@zulthaanzalmaan4317 2 жыл бұрын
Mrkay soo bxday ilaa hada 2022 waa dhegysa
@farxiyacabdiraxmaan7105
@farxiyacabdiraxmaan7105 6 жыл бұрын
Yaa daawaday August 11keedii like Ku qabo
@Sooffe
@Sooffe Ай бұрын
Markaan xaas yeesho ayaan uqaadi doonaa i.n😂
@secretsuperstar2874
@secretsuperstar2874 3 жыл бұрын
7:08pm habeenimo 27/02/2021 February i like this song amd memories......🙄🙄
@asiyoahmed5448
@asiyoahmed5448 3 жыл бұрын
27 martch 2021 hh
@user-ky3nj4cu6h
@user-ky3nj4cu6h 9 ай бұрын
Hastan hadan dhagestay wanba ka helay walh malin takado ah 2023 November hes io bar walh ❤😢
@muxiidinmaxamed1112
@muxiidinmaxamed1112 4 ай бұрын
From amin yare😂
@kifaaxqaliifxaashi4870
@kifaaxqaliifxaashi4870 6 ай бұрын
Heestna mantaa soo radiyaya waxaa isoodiray clip yar sxbkeyga oo sakay safar aday oo dhankaas iyo cabudwaaqe Naxli kuma Baddoo Nidar waxaa ku mari Nafis waxaa ku tahay Sidde nuunka iyo Naxwahoon ku baro Intaas isoodiray ana waan soo radiayya Allah kuwe calaf isku yeesho naga yeel
@ahsabali9111
@ahsabali9111 7 жыл бұрын
best song its my favourite l like tis
@samiiraelmi4134
@samiiraelmi4134 6 жыл бұрын
This song is my favorite ♥️♥️
@rihanahali9948
@rihanahali9948 7 жыл бұрын
my best fanaan aan aad u dhegeysto
@mursalthebest
@mursalthebest 7 жыл бұрын
rihana Hali
@rihanahali9948
@rihanahali9948 7 жыл бұрын
woow esha calaaa fanaan
@fadxiyaahmed9594
@fadxiyaahmed9594 7 ай бұрын
20/1/2024 cwa oo ay tariikhdu tahay hbn sabti ah hestan wn kuqirody hees dren wadta😢❤
@sucdimohamed137
@sucdimohamed137 4 ай бұрын
2024😢❤
@user-vw8jo6rm8w
@user-vw8jo6rm8w 3 ай бұрын
Heeestan walhi Wa jclhy maraka maqLo wax kle ayan dareema walhi xiligan dhaqaysanyo 10:00 😢❤
@abdydeyr2997
@abdydeyr2997 6 жыл бұрын
Heesti heesaha nimcaan hilaac
@MunoArisaq
@MunoArisaq 7 жыл бұрын
masha alaah alfanan alownoda
@MunoArisaq
@MunoArisaq 7 жыл бұрын
ishcala heees masha alaah
@ibnuhusniyamani2025
@ibnuhusniyamani2025 8 ай бұрын
Hestan waxan dageysanaya malin axaad eey tahaay oo bishana kubegantahy 8 /decmeber 2023 aya sidamana ilahayow gawada anjeclhy nawad igu gee i.a farhiyo my nolosheydha waliga qalbugeydha kamadamatit
@YaxyejamaFarah
@YaxyejamaFarah 7 ай бұрын
Wxnn ku zugany mglda burco zacdu waa 4:30 galpnimoh wxnn dhagysanyaa Heestaan oo dareEnnn gaara wadta aLe rajadyda Hay rumeeYo dhmnn aduunka dadka is jecel wxnn u rajyanaa in aLe. Guur. Xalaala ziiyo dhmnnn zamalida iga danbysaa wxnn u rajynayaa guul io badhaadhe aLe riyooyinkEena. Hay noo rumeeyo💔♥️🙏🤲
@anzhaxyare8314
@anzhaxyare8314 6 ай бұрын
Heestan wxan dawnayaa 2024 2 8. 9:40pm haben jimce ah xasuus bay igalisay😢😢
@fahiinainaomaromar8632
@fahiinainaomaromar8632 6 ай бұрын
Same 😢
@nemoabdi9479
@nemoabdi9479 3 жыл бұрын
21 Aug 2021😭💖
@hamzeiprahin2211
@hamzeiprahin2211 4 ай бұрын
13/4/2024 ani calacali mayee qofkii iga dambeeyow like iisaar 😅
@NaimaHashi-fo9mf
@NaimaHashi-fo9mf 8 ай бұрын
Heestan markii igu horeysey Habeen jimce ah 28 Dec 2023 21:46
@prettyzush6603
@prettyzush6603 6 ай бұрын
Niddar waxaan ku maari Nafis waxaad ku tahy😢 12/2/2024💔🥺😒
@mezutozil5659
@mezutozil5659 6 жыл бұрын
hilaac fanan aan taageero noolow
@cabdijibaar6528
@cabdijibaar6528 3 жыл бұрын
Naxli kuma badoo Nidar waxan ku mari nafis waxad ku tahay 😥😰😰😨😭😭😭🥰😘
@Sucdimaxammed
@Sucdimaxammed Жыл бұрын
Shukrn wabigdhudhumy waxsobrty
@abdifatah7064
@abdifatah7064 6 жыл бұрын
Heestan meel weyn bay yaabanaysa
@Sucdimaxammed
@Sucdimaxammed Жыл бұрын
Tankiis xabibi
@abdifataaxcadaawe2947
@abdifataaxcadaawe2947 Жыл бұрын
ax yaa fanaan nimcaan hilaaac
@mustafejiidhe3046
@mustafejiidhe3046 3 жыл бұрын
Hees cajiiba ooyee nimacaaan
@maxamedyare8679
@maxamedyare8679 6 жыл бұрын
Nasab ooridaydaa waa nuur kalgal
@nasrokeyfciise3460
@nasrokeyfciise3460 8 жыл бұрын
nice songs nimcaan hilaac I like
@ahmedkhayre2757
@ahmedkhayre2757 5 жыл бұрын
Ax yaa Hees
@hanatprado7194
@hanatprado7194 Жыл бұрын
Still I’m Watching ✌🏻
NIMCAAN HILAAC┇LOOGADA QALBIGA ᴴᴰ ┇LYRICS 2017
7:31
ZACK FILMS
Рет қаралды 2 МЛН
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 22 МЛН
Kind Waiter's Gesture to Homeless Boy #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 15 МЛН
Violet Beauregarde Doll🫐
00:58
PIRANKA
Рет қаралды 36 МЛН
Miyaad Noloshayda daysay by Nimcaan Hilaac 2019
8:13
Fix Problem
Рет қаралды 1,8 МЛН
Nimcaan Hilaac Idaa Nooli Kulante Good Bye 2016
8:11
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 1 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 13 МЛН
Suldaan Seeraar Mataantii Jacaylka New Song Haldoor  lyrics 2018
6:33
NIMCAAN HILAAC | FARXADII DUNIDA | best Song
8:31
Hillaac Music
Рет қаралды 5 МЛН
Nimcaan Hilaac Cibaaro Lyrics  2018
5:49
Godey Tube
Рет қаралды 216 М.
NIMCAAN HILAAC┇KU DAAYAY ᴴᴰ ┇LYRICS
8:13
ZACK FILMS
Рет қаралды 2,9 МЛН
Nimcaan Hilaac 2014 HD
6:27
Muuqaal
Рет қаралды 3,3 МЛН
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 22 МЛН