Walaahi xanun waaye ma qaboobayso xaqisana waa ka soo baxe nin iyo daxib malahan 😊
@Kheerto-un5cy8 ай бұрын
Wallee waxaan dhacay hadey run yahiin uqubo weynaa
@Akwadani8 ай бұрын
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@MohamedBuskutOfficial8 ай бұрын
Saaxib majiro Ninkii szbkiis ahaa xaaskisa ayuu damcay like saar & subsxribe welcome thanks
@Bibiisomali8 ай бұрын
Asc aniga youtuber cusub baan ahay adiga xasjiyadaada inan group ahaan i wada shaqaynaa rabaa i jawaba adiga iyo marwadaada sharafta leh
@sumeyahusseinibrahim46248 ай бұрын
Lkn Nabsi ma dahayoo😢😢😢😢😢😢💔💔💔💔💔
@ZamzamAli-zt8tu8 ай бұрын
😢😢
@ZamzamAli-zt8tu8 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@sultanlive-hs4pj8 ай бұрын
kashey marka hore ayow ku ciyRay hosha waxa lo bahana in ow gursado intey somali jogtay quf ad qawin side ku so wadey dadkan bahdilkod iska daa ee Allah utobad keen wayo gawar adan qawin ayad qarasha ka bixisay waxa laga yaawa in qarawadisa ee gajesan yahin saxiibadisa somali jogata o talefonka ku dhagestay waxad saxibada u diday iyo qarawada faido ma lahan
@Sagaloos7 ай бұрын
Naag lala wareegi karo naag ma ahan
@mouminladieh53088 ай бұрын
Waa nabsi hanunbadan
@ashaomar67198 ай бұрын
Asagabo ma dhihin Zaki Somali aa iga qaaday ee beenta maad iska dhaaftid. Gabar ayuu sheegay in ey guriga ka bixisay.😮😮😮
@ZAMZamjamail8 ай бұрын
Benta maxad kufali views rades
@fatimaelmi10387 ай бұрын
Ma hubtaa in nin kale ka qaaday
@ummumahir75518 ай бұрын
😂😂😂anga wax Ii afdunto aaraba buskudow😂😂😂
@mohamedisak48278 ай бұрын
Maleysia aad
@ummumahir75518 ай бұрын
@@mohamedisak4827 igey adga
@mohamedisak48278 ай бұрын
First an ahay
@ayaansalad10628 ай бұрын
Waxadan hubin maxaa uga hadlaysaa wllow asagiiba musan dhihine
@Farxiyo-vk3nj8 ай бұрын
Asagoo qabo maxoow ukeensanwaaye
@MashaAlllahAlhamdullilah8 ай бұрын
gabadha uu sidiila, ogaa ugu marnaa uma mehersaneyn miyaa? Haddii aysidaa tahay ayagoo dhanbaa diinta ku xadgudbay. Allah soo hanuuniyo.
@mohamedisak48278 ай бұрын
War Zaki somali wa xariir Ninki naagtisa heeysan waayo waa loo heynaa
@LUISFIGO-tr5pw8 ай бұрын
Haduu dhibkiisa qarsho KZbin see lacag looga helaa
@Sahraomar-ln4hg8 ай бұрын
cerb waxaas maka duurowdo zaki saan filaayo
@khadramahdi41168 ай бұрын
Naag baa Nin iga raacday wax laga soo dacwoodo miyaa? Aniga Dubai anoo aroos kugalilahaa Ayaan London kadagay oo aan xariifkii ugambiyay Xabadkale ayaan London kula Aqalgalay Mana sodacwoonin Mafahamteen
@khadraali83738 ай бұрын
Oo hada makufaanaysa qiyaamadii
@khadramahdi41168 ай бұрын
@@khadraali8373 Faan maaha inta aan lagu Qabin xorbaad utahay cidii kusoo donata in aad lahadasho goaanka ugu danbeeyan adaa Goynaaya Ragu iyagaa gabdhaha soi doonta.
@RB-up7dt8 ай бұрын
Maxuw umahrin waayey
@ahmednagaay1138 ай бұрын
Buskut sxb wax hubso
@Sahraomar-ln4hg8 ай бұрын
zaki yeysan cuqubo kugu dhicin haday run tahay ka leeco gabadhaas
@Sadiyaduniya8 ай бұрын
Naagta soo lama mehersanin Sidee ninkale kuraacdy. Teeda kale ninkaas walaalkiis Gabadha q kaqaaday Asagana waalaga qaadaa weydhacdaa lasoco