No video

DEG DEG: MD X/SHEEKH OO BAHDILAY BEESHA H/GIDIR~WASIIR ROOBOW OO HALIS KU AH VILLA SOMALIA+XOG CUSUB

  Рет қаралды 8,992

WARQABAD NEWS

WARQABAD NEWS

Күн бұрын

Kusoo dhawoow Warqabad News , Si aad uhesho Warar & Xogo Cusub Fadlan nagu soo biir ✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like.....Mahadsanidiin.

Пікірлер: 29
@gelehildid4797
@gelehildid4797 Ай бұрын
INA MACAMIN FIQI WAA MAQAAR SAAR. ARRINKU A.SHABAB IYO MR. BALCAD IYO QATAR SI GAAR AH U WADAAN.
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Ай бұрын
Mahadsant walaalkey waa sax aqoonyHan❤❤❤
@gelehildid4797
@gelehildid4797 Ай бұрын
WAA IN LAGU WAREEJIYO XUKUNKA KOONFUR SOMALIA ITALIA. SHIRKA QATAR AYAA SIDAA WADA LOOGU WAREEJIN LAHAA.
@najmomaxamed9156
@najmomaxamed9156 Ай бұрын
Ala run badanaan shabeelada dhexe iyo shabeelada hoose waxay ahaayeen dagmooyin xamar ka mid muqdoshooy dadkaagii miyeey dhamaadeen 😢😢😢
@saidma1683
@saidma1683 Ай бұрын
Adeer..2.awòowe..yashay..abahay.aniga..waxaa.iga.xig.saday.nin.aanku.dhalan..asaga.iyo..awoowgi..baa.iga.xig.saday.gur.yanenana..qar.xog.ku.dagan..ilaa.1991.kii.waana.oga.tagnay..guryo..qurxon..baa.hada...garowe..iyo.qardho..bosaso..iga.tagan..Adgaa..haleye..hagagso..punt.laan..markaan.kaso.tagay.xamar..baa.hagag.saday..muqdisho.Xaqii..dad..xaqoda.ku.maqan..hagag..haka.sugin..dadkan..oga.qaxnaa..hada.is.qaxinayo..
@IsmaciilXaaji-e5k
@IsmaciilXaaji-e5k Ай бұрын
Xukunka waxaAhaayo dadkll 91dii sogalay Reer unukaaleh
@ibrahimshanfool
@ibrahimshanfool Ай бұрын
Wixii soomaaliya ay la ahayd 34 too sano muqdisho ayaa qaadatay Marka waa nasiib daro ninkii hantidii soomaaliya ilaa hada gacanta ku haysta inuu eedeeyo gobalada budland iyo gal mudug waxaan fiican qofku markuu hadlaya inuu ilaahay ka cabsado we uusan qaab qabiil u ataagin beelo kale muqdisho naf iyo maal iyadaanu ku og nahay adna waxaad ku doodeysaa xaquuq adoga kugu maqan inaad cid kale dul saarto suura gal kuuma noqoneyso
@abdiamohamed2084
@abdiamohamed2084 Ай бұрын
Isku eeda adinka unbaa ka shaqeeya magaalada reeraha gobolada kale waxbo kuma qabaan ee lacagta wadanka soo gala haloogu shaqeeyo.
@user-eo7br4hv1o
@user-eo7br4hv1o Ай бұрын
Khasaare xasan khasaare idamiirmalaha ha is casilo damiir laawe
@abdiamohamed2084
@abdiamohamed2084 Ай бұрын
Haddii la xado lacagta dakhliga soo gala magaalada weu dhaceysaa waxaad sheegeysid ood sheegeysaa.
@IsmaciilXaaji-e5k
@IsmaciilXaaji-e5k Ай бұрын
DaaWO DHACDAY RAASHIN DHACAY BIIYO GAAS AWUURAYA INTAAS ISKUKULMY HAAAAAA
@gelehildid4797
@gelehildid4797 Ай бұрын
MOGADISHO WAS MEESHA Somalida Waqooyi laga dhibaateeyo joogtada ah. Dambigeena waxaa dusha lags SAARO HAWIYE. GARAWE AYAA SAMEEYEY MAXBUUS QADIYAD AAN JIRI HAWIYE SOMALI WEYN U QOOLAADI.
@abshirosman1305
@abshirosman1305 Ай бұрын
1. Ma jirto caasimad dal oo koox gaar ahi sheegato oo aan Muqdisho ahayn 2. Ma jirto magaaalo aan Muqdisho ahayn oo hantidii guud iyo tii gaarba lagu dhacay ilaa haddana ku indho adag 3. Magaalo maamulkeeda ayaa hagaajiya ama dulleeya 4. Dadka maamulka haya ha la waydiiyo meesha ay lacagta canshuurta ah geeyaan 5. Muqdisho oo xuquuqdii umadda Soomaaliyeed oo dhan ku maqantahay inuu ninkan daldalmaya ceebtooda dad kale ku eedeeyo soo ma aha HASHU IYAADAA GEELA CUNAYSA HADANA CABAADAYSA?
@NurSalad-pc1xd
@NurSalad-pc1xd Ай бұрын
Maxaa isdaba dhigay wasiir balcad iyo wasiir fiqi maxaa isdaba dhigay, Soo ceeb ma,aha, ninka hadlaya waa hal dhinac, inta tagtayna waa hal qabiil, hawiye 1,2,3,4,oo qabiilka Kale ah.
@gelehildid4797
@gelehildid4797 Ай бұрын
DAAROOD WUU KA ADKAADAY IRIR SAMAALE IYO DIR. DAWLADOODII.
@GadhkaXaaji-bz2cy
@GadhkaXaaji-bz2cy Ай бұрын
Luuqluuqmarow.laasim.laamigaas.imaanaa.hishiiska.shabaabka.iyo.dowlada.maxaa.looqarqarinayaa
@abdisalamismail9596
@abdisalamismail9596 Ай бұрын
Dadka loo yeeray ma wada meteli karaan "Qurba Joogta", waxaana loo yeeray oo keliya tagerayaasha Dawladda hadda jirta. Horayna sidaas baa kulankan oo kale lagu qabtay Kigali iyo Turkey/
@shukrilibax
@shukrilibax Ай бұрын
Subxaanallah waa yaab muqdisho adinka baa dhacay wax walbo shacbka somaliyed oo dhan ee lahayen😂 Muqdisho caasimad waa in laga badalo garoowe baad ku waalaten? Hantidi somaliya Muqdisho beey taal imanka ilha haidinku sugo
@mrniceguy8663
@mrniceguy8663 Ай бұрын
Lagaaga tegyaye utashada xamar magaali madax soomaliya manoqonkartee mooryaan xeredeed bey noqotaye kutukada Xamar unukaaleh maad tiraahdo
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 Ай бұрын
istaahiil habar saas loogalo waa dulmigey kusameeyen farmaajo iyo fawladiisii kuwad casanow ilaa ey his noqdaan
@NurSalad-pc1xd
@NurSalad-pc1xd Ай бұрын
Soo tuu xasan sheekh uu oran jiray Qadar argigixasada ayey taageertaa soo too oran jiray, muxuu lugaha u hayataa, erateraya 20 jeer ayuu tagey waa tuu lahaa ciidan lagu laayay, muxuu maanta Lugaha u haystaa.
@abdiamohamed2084
@abdiamohamed2084 Ай бұрын
Allah been badanaa waa jago doon waana reer Mudug.
@abdiamohamed2084
@abdiamohamed2084 Ай бұрын
Farmaajaba hadaad been ka sheegtay Alleeylehe waxaad tahahay jago iyo lacag doon.
@IsmaciilXaaji-e5k
@IsmaciilXaaji-e5k Ай бұрын
Mustaqbalka waxaa la arkaa dadqarsan ayaasobaxaya dad muuqda ayaatagaaya ogi ame dumani ateeee kkkkkkkk ciyaar waa galinka dambe kkkkkkkkkk
@NurSalad-pc1xd
@NurSalad-pc1xd Ай бұрын
Jaalle waligaa sidas ayaad ku jiri Doontaa, siyaad barre gobolka Banaadir horumar ayuu gaarsiiyey, adigana markaas waxaan filayaa in aad baadiyaha guraceel ayaad joogtay, waxaa ka mid ahayd kuwii dhiigga wajiga soo marsaday, waligaa oohintaa ayaad ku jiri doontaa insha allah.
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 Ай бұрын
Waa runtii aqoon yahankan.
@NurSalad-pc1xd
@NurSalad-pc1xd Ай бұрын
Midkaan habargidir ee Qaylinaayo ee leh xamar waa la xaqiray, soo adiga ma aadan baa,in mida kale adiga xamar ma matali kartid, sababtoo ah adiga habargadir baad tahay xamarna ma sheegan kartid jaalle, jaalle dowladdii kacaanka waad ogayd barwaaqadii ay gaartay, adigana sidaas ka dhigay ee jooji cabaadka.
GTA 5 vs GTA San Andreas Doctors🥼🚑
00:57
Xzit Thamer
Рет қаралды 25 МЛН
At the end of the video, deadpool did this #harleyquinn #deadpool3 #wolverin #shorts
00:15
Anastasyia Prichinina. Actress. Cosplayer.
Рет қаралды 16 МЛН
Now it’s my turn ! 😂🥹 @danilisboom  #tiktok #elsarca
00:20
Elsa Arca
Рет қаралды 12 МЛН
Matching Picture Challenge with Alfredo Larin's family! 👍
00:37
BigSchool
Рет қаралды 52 МЛН
LAFTGAREEN IYO VILLA SOMALIYA 6 September 2024
20:04
Somaliya TV
Рет қаралды 3,1 М.
HAWIYE OO U JAWAABAYA ODAYAASHII HAWIYE
14:13
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 3,5 М.
SHEEGA DEE 6 September 2024
20:04
Somaliya TV
Рет қаралды 1,9 М.
Rangers Review Deadline Day LIVE
2:06:03
The Rangers Review
Рет қаралды 28 М.
GTA 5 vs GTA San Andreas Doctors🥼🚑
00:57
Xzit Thamer
Рет қаралды 25 МЛН