Sh C/Xayi " Xor ma nihin, dadka yaan been loo sheegin, Maxaan la dabaal dagneynaa"

  Рет қаралды 11,242

Sh. Cabdi Xayi Official

Sh. Cabdi Xayi Official

8 күн бұрын

Sh. Cabdi Xayi Official, Waxaad ka heleysaan Muxaadarooyinka Shiikha, Khudbadaha Jimcooyinka iyo Jawaabaha Su’aalaha Diiniga ah.
Fadlan✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like ✔

Пікірлер: 44
@mohammeddoule8825
@mohammeddoule8825 5 күн бұрын
Wallaahi sheikhaan, qof aqoon, leh, uun baa fahmi kara masha Allah ilaahoow cadowga ka qabo
@sahrakadawo9110
@sahrakadawo9110 6 күн бұрын
Thanks shiiq Cabdul xayi waa runtaa xormaahin
@noorabdi2683
@noorabdi2683 5 күн бұрын
Amiin amiin ya rabi
@nasramurad-qq1xf
@nasramurad-qq1xf 5 күн бұрын
Amiin ya rabi
@umcadil5660
@umcadil5660 5 күн бұрын
بارك الله فيك وجزاك الله خيرا شيخنا الفاضل الله يحفظك
@fatimaduale7068
@fatimaduale7068 3 күн бұрын
Aamiin yaa rabil caalamiin
@umcadil5660
@umcadil5660 5 күн бұрын
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
@dahirmohamed7116
@dahirmohamed7116 6 күн бұрын
Xafiduhu Allah sh A/xayi Ilahow noo daa dadka qiimaha badan
@abdulahijama6614
@abdulahijama6614 5 күн бұрын
Asc manshallah shiekh runta la iskuma naco waa sax rabi haku xafido
@cashoshariif9585
@cashoshariif9585 5 күн бұрын
اللهم آمين يارب العالمين جزاك الله خير الجزاء
@omarjeylan4113
@omarjeylan4113 5 күн бұрын
MASHAALLAH TABARAKAALLAH ALAHUMA BARIK.
@user-sn1gn6xg6e
@user-sn1gn6xg6e 6 күн бұрын
Illahey haku xafido sheikh Masha Allah Sida ad runta u shegeysit Illahey haka xijabo waxa sharta iyo Gaalada iyo waxii la jiro Amin ❤🤲
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 6 күн бұрын
Ameen yaa rabi ellahay adigana haku xifdiyo
@abanuuromar4172
@abanuuromar4172 5 күн бұрын
Shekow , Allaah ku barakeeyo , dabbaaldegga 26ka June heestii beenta ahayd laguma soo derin madasha dabbaaldegga heestaas oo ahayd : - ""XUMAANTEED IYO SAMAANTEED SOMALIA SOOMAALI BAA LEH "". Waxaad mooddaa in dadka ay maanta uun ay dareemeen heestaas iney been ahayd Somaliana aysan soomaali lahayn .
@user-dk8cc1tg3p
@user-dk8cc1tg3p 6 күн бұрын
السلام عليك يا شيخ حي لو كان عشر رجل مثلك لكان حال غير هذا الحال
@Mohamedabdiaziz-dk8zk
@Mohamedabdiaziz-dk8zk 6 күн бұрын
Haa wll wa runtaa hada saameyntiisu 10 shuyuukh ah ay kabadan thy
@nuuhmohamed-l9r
@nuuhmohamed-l9r 5 күн бұрын
الرجال موجودين ولكن نحن لانريد
@diplomancymustafeabdirahma5611
@diplomancymustafeabdirahma5611 6 күн бұрын
Runtu qadhaadha war hadalka sheekhu 100% waa run wlhi ee madaxda hala gaarsiiyo ❤❤❤❤
@batunmohamud1238
@batunmohamud1238 5 күн бұрын
Manshallah sheikh
@cabdiraxmaanxaaji1482
@cabdiraxmaanxaaji1482 5 күн бұрын
كلام سديد ليس فيه غبار
@key-plus4496
@key-plus4496 6 күн бұрын
❤❤ MaanshaAllah DOWLO 🥇🇸🇴🥇
@amareto5772
@amareto5772 6 күн бұрын
Xusitaanka maaha in gabdho is lu-laan; ee waa in Ilaahay la soo xasussataa.
@abdinoorahmedfarah3860
@abdinoorahmedfarah3860 6 күн бұрын
Amiin Amiin
@KeynaanMohamud-qy8tp
@KeynaanMohamud-qy8tp 6 күн бұрын
Waa run xor manihin run tiii
@abdallasaid1232
@abdallasaid1232 6 күн бұрын
Waa runtii sheikha ee talada hala qaato
@AlihassanM-dm7qf
@AlihassanM-dm7qf 6 күн бұрын
Masha allah willi maya xor manihin
@AlihassanM-dm7qf
@AlihassanM-dm7qf 6 күн бұрын
Maya xor mahin inta xalane noogala talihaayo allow no garagaar
@noorabdi2683
@noorabdi2683 5 күн бұрын
AAn sameyno dhalinyaro nabada raadiso
@cadbdulaahimaxmamadxasan3074
@cadbdulaahimaxmamadxasan3074 5 күн бұрын
Ikhwaanku wax way fahansanyihin lkn mabda' in la mujaamaleeyo maha
@KeynaanMohamud-qy8tp
@KeynaanMohamud-qy8tp 6 күн бұрын
Bad iyo bari ba waa nalaku soo siqaa yaa xor ma nihin
@sahruja5777
@sahruja5777 5 күн бұрын
Shiiqow sawirka madaxweynaha inaad saas ufoolxumeyso maaheyn ee dibisagunoqo
@SirajQolkadacwada
@SirajQolkadacwada 6 күн бұрын
Kkkkkkkkk
@cabdiraxmaanxaaji1482
@cabdiraxmaanxaaji1482 5 күн бұрын
هذا كلام صحيح غير عوج
@mohammeddoule8825
@mohammeddoule8825 5 күн бұрын
Dal bilaa dald ah, baan haysanaa
@Ahmed_ali2024
@Ahmed_ali2024 6 күн бұрын
Runtii shekha wuu nootabtay xur manihin
@ZahraHAli-wt2gm
@ZahraHAli-wt2gm 5 күн бұрын
Kkkkkkkkk MashaAllaah BaarakaAllah 🍒
@ardonoorwardhere8913
@ardonoorwardhere8913 5 күн бұрын
Taa waxa cadayn u qu lallabadi Ska hor miyada I ba waxay leeyinbeesha caalamk waxaan u sheegauna sidaa iyo sidaa waxayna tahay inay ayadu Calista Lakin ma yeelan
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 5 күн бұрын
Somalia xoriyad ma haysato waa dhalanteed amisom xalane imaaraad ilaa dalka eryo waxba inoo hagaagi maayaan
@abdiomar7283
@abdiomar7283 5 күн бұрын
Xaqiiqda ka hadal dadka cumuumiyaadka ha ku dawikhin ....runta,ka sheeg waxa dadka,ka maqan ee cadaalad, sinaan , ....gobalaysiga,isua dhaaf reer Koonfureed nimo (Soomaali weyn ) u taqaanid ....Soomaali ha kuu sinaato weli Soomaali maad gaadhin iska,Islam eh..!!!! Dusha ka,wad ,
@abdullahabi3362
@abdullahabi3362 6 күн бұрын
Ka waran kufsiyadii aad geysatay
@gigachad9879
@gigachad9879 5 күн бұрын
Afku xaarle Nijaas ah ayaa tahay ee culumada lama caayo
@AlihassanM-dm7qf
@AlihassanM-dm7qf 6 күн бұрын
Ducada noo badadiya
@MrAntoniyo12
@MrAntoniyo12 6 күн бұрын
Dadka qaar hadalku kumaba socdo malaha waayo maba dhagaysanayaan
Somalidii oo heeso ku dagaalamaysa markay horumar samayn wayday
23:41
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 17 М.
Qabyada Xassan & Maydka Madoobe Wato 😁 Shirka Qatar Ka Dhici Doona!
7:21
Пробую самое сладкое вещество во Вселенной
00:41
She ruined my dominos! 😭 Cool train tool helps me #gadget
00:40
Go Gizmo!
Рет қаралды 63 МЛН
OMG😳 #tiktok #shorts #potapova_blog
00:58
Potapova_blog
Рет қаралды 4,2 МЛН
20-kii Sheeko Ee Ugu Qosolka Badnaa ||Sheekh Cabdixayi 2020
21:44
BUSHRA ISLAMIC STUDIO
Рет қаралды 608 М.
Waar Deg Deg ah
10:01
Gorgor media
Рет қаралды 16 М.