Sh C/Xayi oo runta u sheegay Madaxda diidan Dastuurka iyo fariin culus uu u diray

  Рет қаралды 45,448

Sh. Cabdi Xayi Official

Sh. Cabdi Xayi Official

3 ай бұрын

Sh. Cabdi Xayi Official, Waxaad ka heleysaan Muxaadarooyinka Shiikha, Khudbadaha Jimcooyinka iyo Jawaabaha Su’aalaha Diiniga ah.
Fadlan✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like ✔

Пікірлер: 67
@maxamedcalicabdi6254
@maxamedcalicabdi6254 2 ай бұрын
اللهم صل وسلم على نبينا محمد صل الله عليه وسلم📿🧡
@user-ni9nl9wt2z
@user-ni9nl9wt2z 2 ай бұрын
Sheekh cabdi xayi allaa yacisak .
@sahruja5777
@sahruja5777 3 ай бұрын
Maasha Allah ❤
@abdikariimmaxamed8985
@abdikariimmaxamed8985 3 ай бұрын
Maasha allaah ❤ shiiq caalim eh❤❤
@abshirogaruun8350
@abshirogaruun8350 3 ай бұрын
Masha allah
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 3 ай бұрын
ALLA'AHAYOW umaada Falastininta iyo Somaliyeed ugargaar Yaa RAHMAN.
@Soomaaliweyn1
@Soomaaliweyn1 3 ай бұрын
Masha alah dhameystirka dastuurka wa Guul iyo gobanimo dowlada somaliya waa guul taarikhi ah dhalinta maanta ayey fursado helayaan teendhada sheekadeda wey dhamaatay iyo 4.5 haba sheegin jiilka danbe aya lo tudhay iyo dhalinyarada maanta🇸🇴🦁
@nuurmohamed6075
@nuurmohamed6075 3 ай бұрын
Masha allh
@HaniCawad
@HaniCawad 2 ай бұрын
Masha alah
@mohamedahassan1477
@mohamedahassan1477 3 ай бұрын
❤❤❤ MASHA ALLAH QEER ALLAH HA KAA SIYOO
@user-lz2hd6gm1x
@user-lz2hd6gm1x 3 ай бұрын
Masha Allah Sh. Cabdi Xayi, Allaha kaa siiyo ajir waasic ah, aammiin...
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 3 ай бұрын
Xaafithulaah sheikh Abdi xayi.
@aliliibiya1663
@aliliibiya1663 3 ай бұрын
Masha Allah sheikh c.xayi barakalaahu fi
@nrcabdi
@nrcabdi 3 ай бұрын
🥺 😴 😴 🥺 🥺 ilaahoow silac iyo xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee naxariistaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲. Walaal adiguna hadaad wax i tari karto si walaalnimo ah galaxariir. *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar* Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. Xitaa waxan maalin ku noolaado ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi.
@user-rf8sq1nw1m
@user-rf8sq1nw1m 3 ай бұрын
Maansha Allah sheekh ❤❤❤
@alishiiraar2376
@alishiiraar2376 3 ай бұрын
Maashaa Allaah.
@user-np1sh9kd9h
@user-np1sh9kd9h 3 ай бұрын
Allah haku barakeeyo sheikh
@nadifonuur8786
@nadifonuur8786 3 ай бұрын
Masha Allah.
@okashgagaale3650
@okashgagaale3650 3 ай бұрын
Jazakallaah khayr shaykh ALLAAH hanokaxafitho
@MaxamedNuurmacalin-xg3wt
@MaxamedNuurmacalin-xg3wt 3 ай бұрын
MASHALAH. SHEQ. MAS LAXO. CAM AH ALE. HANAWADA SIYO (INSHALAH YAA RABI)SCW❤
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 3 ай бұрын
Alaahuma Saalı calaa Muhammadi wacalaa ağlı wasalaam.
@abdullahijimale5648
@abdullahijimale5648 3 ай бұрын
Sheekh abdullxayi usheeg sheekh xasaan
@nadifonuur8786
@nadifonuur8786 3 ай бұрын
Aamiin Aamiin.
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 3 ай бұрын
Allahu akibar salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim
@hassandaher3563
@hassandaher3563 3 ай бұрын
Masha allah sheekh cabdi xayi. waa sheekh dacada ruunta kama kabado.lakiin waxaa jiira kuwa badan oo sheekh isku sheega oo qabyaladi dishooday oo caana somalidu badankodu hadda barten oo dhuuni raca . ummada isku diira.oo qamiis iyo kofiyad beena uso xidha .kuwa ilahay ummada haka qabto.
@CabdullahiCiise-yc5sn
@CabdullahiCiise-yc5sn 3 ай бұрын
Masha Allah
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 3 ай бұрын
sheikh abdi xayi allaha ku xafido runtaa ka hadashaa mar kasta
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 3 ай бұрын
SHEIKHOW DASTUUR HESHIIS MAAHA , DASTUUR WAA SHARCIWEYNAHA WADDAN LEEYAHAY, WAX ALLAALE WAXA SHARCI AH OO KALE ISAGAA KA SARREEYA . WAXBUU XALAALEEYAA , WAXBUU XAARAANTINIMEEYAA , WAAJIBAAD AYUU DADKA SAARAA XUQUUQ AYUU DADKA SIIYAA . WAA SHARCI AY DEJISTAAN DADKA AAN KU QANACSANAYN MIDKA ALLAH SWT SOO DEJIYEY WAANA XAARAAN IN UMMAD MUSLIM AH LA DHEXKEENO 2. RASUULKEENA DASTUUR MA DEJIN EE HESHIIS AYUU SAMEEYEY , DASTUURNA WAXAA U AHAA WAXYIGA OO U OGGOLAANAYEY INUU HESHIIS GALIKARO 3. BAARLAMAANKA AAD TIRI IN SHAREECO LAYSKU XUKUMO AYEY OGGOLAADEEN , HADALKAAS WUXUU AHAA BEEN IYO KHIYAAMO , SABABTOO AH HAL TALAABO XAGGIISA LOOMA QAADIN 4. WAA LA WAREERSAN YAHAY EE MAXAA DIIN LAYSKU XUKUMAA WAXAAN KAA IRI MA DASTUUR OO DHAQAN GAALO LAGASOO QAATAY AH AYAA WAREERKA DAAWO U AH ISKUXUKUNKA SHAREECADA ISLAAMKUNA DAAWO UMA AHA HADDA EE WAA DAMBE AYEY SHAQAYN DOONTAA ?
@abdullahimohamed5544
@abdullahimohamed5544 3 ай бұрын
Mashaallh ❤❤❤ Xasan Dhiiiqo Dalka halaga badbaadiyo Wadanka idinkaa joogeee
@aankeyofficial3542
@aankeyofficial3542 3 ай бұрын
Hku cuno Xasan 😅
@cabdimahad8937
@cabdimahad8937 3 ай бұрын
Sax100 100
@user-xs1yy8ff7h
@user-xs1yy8ff7h 3 ай бұрын
Uuufin lakum Idinka Iyo Baybalkiiina Iyo Asnamtiiiiina Aad Cabudaysan Muslimka Shareecada islamka Ayaa Sharci u ah Gaaaladane Demuqraadiyad ama Dastuurk Ee Dagsadeen Dhawaqiiida Asnatma Cabudayo Iiibsaday Dalka Dadka Diiinta Waxba Ma Wadaaagno Shareecada islamka Hala Qaato ama Halagu Kala Tago Beeeni Raad Ma Leh
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s 2 ай бұрын
Xaa ka galay galka adiga ba eh galo wax ma dan tid qof muslim dilayo wa munafaq galo cad tihin balayo ilahey ha nigo rido narta jahanamo ilahey ha nigo fogeyo baba ilahey ka bariy bil ramadan in sha alha wa ba be san wixi tagero iyo wixi aha wa ba bayan damer tihin
@user-xs1yy8ff7h
@user-xs1yy8ff7h 2 ай бұрын
@@user-gl2go3kp6s Dastuurka Qooomaluuudka Ee Dagsadeen Calmaniyiiinta Somaliya Lagama Rabo Uuufin lakum Idinka Iyo Baybalkiiina Aad Cabudaysan
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s 2 ай бұрын
Qumulu ki adiga ama tahay takfir row nacalda rabi ha nogo dacdo balayo ha nigo dacdo alha ni bor bor riyo wacelo tihi
@JamacFaadumo-kr1gc
@JamacFaadumo-kr1gc 3 ай бұрын
Sh cabdi xayi isku fasal baa ahaan jireny foon 1 ilaa foon 2 iskoolka sh uweys masarida baydhabo kkkk cabdi xayi asago teenager yar wadaad buu aha aqwaan muslim buu aha dhulka buu firin jirey xishood dadka kor uma firin jiran wiil caato dhuuban buu aha xaafada bardale aan deganaa korkeed suuqa caanaha iyo suuqa hilibka dhexdooda buu degnaa laaaamiga bardale konfurta suuq caanaha tanto buu degnaa .... aniga iyo cabdi xayi waxaa ku kala leexaney foon3 qeybta diintuu buu qaatey anigana qeybta cilmiga xisaabta kkkk boowe waa ku salmaey marka yuotubka ku arkey cabdi xayi oo xayi noqdey sheekeynayo kaftamayao indhahiisa dadka uu fiirinayo dad u qudbeynayao waa yaabey kkkk asago yar xishoonayo indhihiisa dadka ku Firin dhulka fiirinayo aamusan baa ogaa kkkkk boowe aa yabaykkkk
@mohamudabdirasak1041
@mohamudabdirasak1041 3 ай бұрын
Unnukaa leh usheeg.soomaali meel eey ku heshiishay majirto .
@cabdiraxmaan3754
@cabdiraxmaan3754 3 ай бұрын
shiikhow umada ha qaldin, DASTUURKAAN gaalo qortay shareecada wax khilaafsan ayaa ka buuxa ee umada hadaadan run u sheegi karin dadka ha sii lumin
@kadarshariif4471
@kadarshariif4471 3 ай бұрын
Wali maba la so bandhagin xage ku aragtay adi
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 3 ай бұрын
Maxaa laisugu diidanyhy ma wax diinta kasoo horjeedaa kujira
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 3 ай бұрын
Sheikh wan kuwafaq sanahay sawirka uu kabuxiyey dasturka Lkn waxaa jiro qolyo kele oo hadii af carabi laga dhigin magaca heshiiska u yaqaano gaal nimo
@saidaabdulle5819
@saidaabdulle5819 3 ай бұрын
Ileen culimadina qabyaalada waa tabatey.bal ninka oo caadifad qabiil qaadey waxu kudaafacaya dastuurka laboobey!!!!!!!
@LJama6119
@LJama6119 3 ай бұрын
isaga maxaa dastuur ka galay ma siyaasi baa? dastuur lama diidanee wax heshiis lagu yahay ayaan hada jirin.
@user-yf6rz4mz3f
@user-yf6rz4mz3f 3 ай бұрын
Kkkk xiligigii shiikh shariif waaya wacdigaan
@user-pb4zw1ct5d
@user-pb4zw1ct5d 3 ай бұрын
Mabanana wax aan kitaabka quranka aheyn in muslinka lagu dhaqo.
@user-qe9pd9zk8v
@user-qe9pd9zk8v 3 ай бұрын
Dastuurka hada jiro miyuusan khilaafeyn diinta islaamka
@shamisali4599
@shamisali4599 3 ай бұрын
Dalkan waxa dhibateynayo waa siyaasi ilahey ka mabaqan diin maraban malayinta galada carabta ku badashan inee shacabka dhibka kadayo
@abdallahassan4127
@abdallahassan4127 3 ай бұрын
shikhow dastuurkeeno waa kitaabka sunaha waxaad rabto sheeg
@Zaak100
@Zaak100 3 ай бұрын
shiikh lacag qaatay arintan dhexdhexad kama noqon karo iska aamusto kuu roon
@yasinmaxamed5562
@yasinmaxamed5562 3 ай бұрын
Shiqan xaq iyo badil buu isku ku darayaa
@libankhalif5610
@libankhalif5610 3 ай бұрын
Sheikha weydiiya penal code ka garsoorka ma shareecada ayuu waafaqsanyahay
@anfacchannel1121
@anfacchannel1121 3 ай бұрын
اتق الله يا شيخ وتب على الله ، Cilmiga haduu views kaa galo waa aakhiro beel
@abdullahideghokossar7059
@abdullahideghokossar7059 3 ай бұрын
Ina farmajo, wadakan xirowga ah sheikh sharif ,saciid deni iyo teamkoda iyo hala garsiyo.
@abdallahassan4127
@abdallahassan4127 3 ай бұрын
suufiyow kitaabka sunaha usacyi
@saedothman5934
@saedothman5934 3 ай бұрын
Kan ma cid baa wax kala qoratay mise ninbaa wax soo qortay?
@abdirahmanmohamed3283
@abdirahmanmohamed3283 3 ай бұрын
cid baa wax qorty ee nini masoo qorin teeda kle dastuurka qofkasta ayaa ra'yi ka dhiibtay oo fikirkiisa ku daray adigu xagee ku maqnaeyd? dastuuurka waa qornaa kaliyana qodobo ku jiray aya la dhamaystirayy cidna adoona eedyn una eexan dad fikirkaaga ka hadal
@user-xs1yy8ff7h
@user-xs1yy8ff7h 3 ай бұрын
​@@abdirahmanmohamed3283Muslimka Shareecada islamka Ayaa Sharci u ah Gaaaladane Demuqraadiyad Uuufin lakum Idinka Iyo Baybalkiiina Ku Kala Taga Baaa Idin Leeyahay Wax Dowlad ah Somaliya Kama Jidho Dhawaqiiid Asnamta Cabudayso Baaa Dalka Qabsaday
@MashaAlllahAlhamdullilah
@MashaAlllahAlhamdullilah 3 ай бұрын
​@@abdirahmanmohamed3283sax ✅️
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 3 ай бұрын
Dalkaan wixii heshiis lgu yahay ayaa ka shaqaynaya
@jaafarmedia1566
@jaafarmedia1566 3 ай бұрын
Sheikh Hassan Kenya cilmigan aya kamaqan ee usheego inta udaw
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 3 ай бұрын
Soomaali lababa iskuma keenayso waxbaa kudhacay
@mokhtarosman6946
@mokhtarosman6946 3 ай бұрын
Xasan duufle iyo hawiye huutu waa in la faquuqaa oon waxba lagu darsan !! war wwxani waa dameero aan waligood caqli yeelanayn !! siday u foolxun yihiin buu caqligoodu u foolxun yahay !! waa qadhmuun xaarka cuna !!
@elijah4984
@elijah4984 3 ай бұрын
Shekhow ,dastuur ay ku jiriin putland iyo s/land dastur dhameystireen miya?
@user-xs1yy8ff7h
@user-xs1yy8ff7h 3 ай бұрын
Baybalka Eee Dagsadeen Calmaniyiiinta Bilaaa Arxanka ah Haku Kala Tagaaan Adiga Maxa Kaa Galaye Dhawaqiiida Asnatma Cabudayo Haday Ku Kala Tagagan Muslimka Shareecada islamka Ayaa Sharci u ah Gaaaladane Demuqraadiyad Uuufin lakum Idinka Iyo Baybalkiiina Aad Cabudaysan
@Heimatar
@Heimatar 3 ай бұрын
😂😂😂 meel walbo baybalka aad caabudaan ku jir illeen munaafaq ayaa yatay , is soo qaawi waan is soo qaawihaa hal qol hanoola geliyo ki nool haka soo baxo kaas ayaa iimaanliisa sax ah 😂😂😂
@libaaxsankakatabtay1097
@libaaxsankakatabtay1097 3 ай бұрын
Sheikh sheeganayaa asaga masajid ku jira been ka sheegaya maa sharacada gacan loo tagay kulaha 😂😂😂 Xassan dhiiqo waxuu xaariiqday sharacad noqoday 😂😂😂 dhulkiina dastuurkas ku dhaqa anigu qoofkayga haddi igu imaadan qorta inga jaraya moryaan khamiis soo xirtay 😂😂😂😂
@ainanshedayr7569
@ainanshedayr7569 3 ай бұрын
Ka warran ururka islaax aka damun jadiid ee waddankan haadaanka ka tuuray;. Ka warran HAG group ee aad daraf ka tahay? Meeday shareecadii Islaamka ee aad sheegan jirteen. Yaad u malaynaysaa inaad dagi karto
Somalidii oo heeso ku dagaalamaysa markay horumar samayn wayday
23:41
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 17 М.
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
02:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 9 МЛН
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 84 МЛН
Получилось у Вики?😂 #хабибка
00:14
ХАБИБ
Рет қаралды 6 МЛН
Qabyada Xassan & Maydka Madoobe Wato 😁 Shirka Qatar Ka Dhici Doona!
7:21
Sheekh Xasaan oo laga yaabsaday. @ogaansho @hosowpro @Dacwa_tv
3:36
Sheekooyinka ugu Qosolka badan ee Sheekh Cabdi Xayi iyo Lahjada Maayga
30:59
Ansaaru Sunna Trust
Рет қаралды 48 М.
SHEEKH CABDI XAYI OO KA HADLAYA LOOLANKA KENYA IYO ITOOBIYA EE DOORASHADII KISMAAYO
15:20
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
02:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 9 МЛН