Waa ay ila yaabi jireen, haddase way igu daydaan! | The Hilltop Harvest

  Рет қаралды 31,591

Xaaji Dirir

Xaaji Dirir

Күн бұрын

Пікірлер: 116
@cma5179
@cma5179 3 ай бұрын
Maamo noolow caafimaad iyo cimri dheer Allaha kusiiyo adiga iyo hooyooyinkeen dhamaan 🤲🏿
@AhmedMohamed-wm5zk
@AhmedMohamed-wm5zk 6 ай бұрын
She is a strong mother Mashallah,may Allah help you.
@Adam-y3x
@Adam-y3x 6 ай бұрын
Maasha Allah hooyo Soomaaliyeed oo dalkeeda iimaansatay Allah hakuu barakeeyo
@abdi-azisabdirahman4787
@abdi-azisabdirahman4787 5 ай бұрын
Hooyo Allaha kuu barakeeyo, shaqo wacan ,🇸🇴,❤
@jilacowshukrishilin2987
@jilacowshukrishilin2987 6 ай бұрын
M.s shaqa wanagsan ayaa qabatay beertada iyo ganacsigagaba ilaah hakuu barakeeyo guuleyso
@baxdawbulaale254
@baxdawbulaale254 5 ай бұрын
Hooyadaan tumirta beertay aan ka tala qaatee igu xiriiriya ilma adeerayaal
@Raho339
@Raho339 5 ай бұрын
Allaahu AkbaR ☝️
@falatoking1761
@falatoking1761 6 ай бұрын
Caqliga Ilahay hakuu Barkato wl Jawahir.
@AhmedFarah-l6i
@AhmedFarah-l6i 6 ай бұрын
Mashallah waa hooyo shaqeysaneysa shaaqa sharafleh shaxaad aa ceeb leh maalinkasta hadii aay gado ama iibiso kumanaan kiilo oo timir iyo qudaar ah waa hubaal ineey ka taajireyso waa hooyo caruurteeda ka bilaneysa oo ka korsaneysa ilaahey ha ubarakeeyo
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 6 ай бұрын
Somalia meel aan wax kaso biixih kaariin maahlaha maanshallah
@wararkasomalia
@wararkasomalia 3 ай бұрын
Mashallah tabarakallah hooyo caqli badan ilaahoow beerahaga kuu barakeey hooyo aan qaxooti aheyn gaalo aan tuugsan jannah inshallah
@FromHaylaan
@FromHaylaan 6 ай бұрын
Ma sha Allah Allahumma Barik
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 6 ай бұрын
Mashallah allow ku xafid walashay subxanallah waxay kukalsootahay rabbi ❤❤❤
@Afrah-j9w
@Afrah-j9w 6 ай бұрын
Alle xafid hooyo somalid🤲🤲🤲
@Axmedkhayre555
@Axmedkhayre555 6 ай бұрын
Ninyow uma qalantid 7.k 500k kugu wacna lkn heesta mesha ka saar ❤
@cabdijamac4671
@cabdijamac4671 6 ай бұрын
Mashala mamaadan shaqo fiican bay qabatay dadaka waxtarka ah niyadjabinta iyo si xun wax uga sheegida soomaaliyey aan ka dayno waxaan la tijaabin laguma guulaysto
@naemaahmed1648
@naemaahmed1648 6 ай бұрын
Mashallah waa hooyo fariida Allah ha ubarakeeyo
@halimoiman4890
@halimoiman4890 4 ай бұрын
Allah ha kuu barakeeyo beertaad ma dadka hadalkiida dheg ha u dhigin xoogaada xalaasha ah ayad cuneysaa
@abdullahiabdi9494
@abdullahiabdi9494 6 ай бұрын
Masha Allah habo illahi hakuu barakeeyo waxaad ka miro dhalisay hadaf ama xaqiiqo soomaalida eeysan ku dhiiranin 🎉🎉 hambalyo hambalyo hambalyo
@nasiyahalimahamed
@nasiyahalimahamed 6 ай бұрын
Allahuma barik hooyo mcn guulayso kaliga ma adan guulaysan ee xitaa ciida ayaad ka ilaalisay nabaad guur in ka bdn beer insha alllah ❤🎉🎉
@Ahmed-j3s6x
@Ahmed-j3s6x 6 ай бұрын
Masha allah si wanaagsan ayaad usoo gudbisay
@wamuajani54
@wamuajani54 6 ай бұрын
masha allah cajab cajab❤❤❤ allow iyadoo kale noo badi ❤❤
@dailycontent3955
@dailycontent3955 6 ай бұрын
From waaberi wll hiray usoco haka caajisan inaa soo dhigto muuqalada qurux bdn ee dalkeena mahadsanid ❤
@MunaAli-f3p
@MunaAli-f3p Ай бұрын
Maasha Allah tabarakallah
@farxiyabashir1761
@farxiyabashir1761 Ай бұрын
Masha Allah baarakallah walaashay, ilaahay haku caawiyo.
@abdihamidbin-mohamoud5236
@abdihamidbin-mohamoud5236 6 ай бұрын
always gabdhaha wa different m.a alle ha idin daayo
@abdinasserj2022
@abdinasserj2022 6 ай бұрын
MashAllah...Nimaan shaqaysan shaah waa ka xaaran
@elman9174
@elman9174 6 ай бұрын
Beautiful video, I just looked how the video and the sound of the oud Matches. Thanks for sharing with us
@reraal
@reraal 6 ай бұрын
MashaAllah, Waa sidaa rabo inaan yeelo inshaAllah ❤
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 6 ай бұрын
Mashaa Allah alxamdulilaah hooyo kartileh ilaahay hakuu barakeeyo
@GloLeaders
@GloLeaders 6 ай бұрын
Maansha Allahu ilaahay hakuu barakeeyo walaal
@gacaltube
@gacaltube 26 күн бұрын
Taariikhda somaliya waa mid kuu Bahan walal
@Kurbo_gaming_x77
@Kurbo_gaming_x77 6 ай бұрын
Masha Allah Hooyo Allaha kuu barakeeyo ❤
@muznaahmed6968
@muznaahmed6968 6 ай бұрын
Mashallah Allah ❤ Keep going forward 💪
@lok2603
@lok2603 6 ай бұрын
You make the best videos MashaAllah. Very interesting topics! Thank you
@Raho339
@Raho339 5 ай бұрын
Maansha Allaah Tabaarakallaah♥️❣️
@kubayoacademyfordevelopmen1085
@kubayoacademyfordevelopmen1085 3 ай бұрын
Masha alah Fariid Waa runta caqli qofki leh meshu rabu gara.
@abdiladiifmuuse3155
@abdiladiifmuuse3155 6 ай бұрын
mnshallh mamadaan waxay tuusale u tahay kartida dumarka soomaliyeed ku jirtaa alle ha barakeeyo beerteeda kudayasho mudantaay , beeruhuna waaxa waxa laysku dhaafay aduunka
@MahamedAhmed-ih5ru
@MahamedAhmed-ih5ru 6 ай бұрын
❤❤ Masha Allaah weeye
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 6 ай бұрын
Allahe ha uu barakeeyo.
@gacaltube
@gacaltube 26 күн бұрын
Waan rajeynaayaa sanad soo aadan inaa kuu imaan doono lkn muqdisho goormaad Iman sxp
@abdihamidbin-mohamoud5236
@abdihamidbin-mohamoud5236 6 ай бұрын
m.a xaaji dirir the best content creator in somalia rageedi ba tahay horey u soco sxp
@Akaalmedia5614
@Akaalmedia5614 Ай бұрын
Masha AllaH HooYo Garabkaaga AllaHa GaLo ❤❤🎉🎉❤❤
@aminasheikh2481
@aminasheikh2481 6 ай бұрын
Maashaa alaah alaha ubarakeeyo
@akwardere7591
@akwardere7591 6 ай бұрын
Waa tusaale wacan ee dhulkiina aamina !!!
@Shuhuura
@Shuhuura 6 ай бұрын
Masha Allah ilaahay ha ku barakeeyo beertadaa maamo 💚
@Vxrtzs_
@Vxrtzs_ 4 ай бұрын
Maashaalah hooyadan ilaahay ha u arakeeyo
@hodandahir8111
@hodandahir8111 6 ай бұрын
Masha Allah hooyo nolshuba wa dumar
@abdillahiismail7715
@abdillahiismail7715 6 ай бұрын
بارك الله لك Aad iyo aad ayaan ku hanbal yaynayaaa.
@hunnugumti3281
@hunnugumti3281 6 ай бұрын
Masha ALLAH habo horey usoco
@NajahUbdi
@NajahUbdi 6 ай бұрын
Masha allaah🥰
@iclaammedia6688
@iclaammedia6688 6 ай бұрын
Mashalah ❤❤❤ hooyo tusaale ah
@abdifatahawmusse8598
@abdifatahawmusse8598 6 ай бұрын
MAAASHAA ALAAAH MAAMA
@nawaladam114
@nawaladam114 6 ай бұрын
M.shaAllh gabadh nool💪
@Raho339
@Raho339 5 ай бұрын
Maansha Allaah Tabaarakallaah🩷❣️
@XamseYuusuf-l7x
@XamseYuusuf-l7x 5 ай бұрын
Mansha Allah mom 👩 ❤️
@siciidelmi5769
@siciidelmi5769 6 ай бұрын
Wow masha Allah
@ahlamali3315
@ahlamali3315 3 ай бұрын
allahuma barik
@helmi6196
@helmi6196 6 ай бұрын
Masha Allah hooyo karti leh
@maankaboy8609
@maankaboy8609 6 ай бұрын
M.a sxp horay usoco ❤
@midnimo3593
@midnimo3593 6 ай бұрын
Maasha Allah
@FarhanOfficial02
@FarhanOfficial02 6 ай бұрын
Amazing, shaqo wacan
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow 6 ай бұрын
Muuqaalladaada aad baan u jeclaystay mahadsanid.
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 6 ай бұрын
Mahadsanid
@hodanmohamud6923
@hodanmohamud6923 6 ай бұрын
Mash Allah ❤ 🎉
@MohamudXarago
@MohamudXarago 6 ай бұрын
Mansha Allh❤
@SalaadoAhmed-b1g
@SalaadoAhmed-b1g 6 ай бұрын
Masha Allaha
@Mohamet-Opderahman
@Mohamet-Opderahman 6 ай бұрын
Hooyo karti leh runtii weeyaan
@Naima-f4h
@Naima-f4h 3 ай бұрын
M.a🎉🎉
@Kofiyad
@Kofiyad 5 ай бұрын
Mansha allah
@aminaabdi7695
@aminaabdi7695 6 ай бұрын
mansha alaah
@MursalAbdi-fz8th
@MursalAbdi-fz8th 6 ай бұрын
From Waabari❤
@DrCige
@DrCige 6 ай бұрын
MashaAllah
@buraale134
@buraale134 6 ай бұрын
Mashallah
@IRMANIRMAN-ld2if
@IRMANIRMAN-ld2if 6 ай бұрын
Maashaa Allah
@Fvhffhjifjkztkzmg
@Fvhffhjifjkztkzmg 6 ай бұрын
Masha alaah
@ibnuxaaji1393
@ibnuxaaji1393 3 ай бұрын
Karin karaamo ❤
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 6 ай бұрын
masha Allh
@JIMCAALE__10
@JIMCAALE__10 6 ай бұрын
From waaberi 💯
@khaalidibraahim
@khaalidibraahim Ай бұрын
@MawliidAxmed-oj4lf
@MawliidAxmed-oj4lf 6 ай бұрын
From waaberi media
@Kheyr_show
@Kheyr_show 17 күн бұрын
Inta hammiga leh waxa niyad jabiya kuwa wahsiga bdn oo aminsan wax kama qabsan kartid dalkaga marka aaad iska dhego tirtid beri ayey afka qabsanayan gacanta waxa ay ku qaba aya hormar lagu garaa
@halimaali612
@halimaali612 6 ай бұрын
FROM WAABERI
@Nimcaanaxmed-p2h
@Nimcaanaxmed-p2h 6 ай бұрын
From wabari 🎉
@abdillahiismail7715
@abdillahiismail7715 6 ай бұрын
(Midigtaadu waxay Gosata maydha Gajada)
@ahmedabdi7217
@ahmedabdi7217 6 ай бұрын
M.a
@GeeleJire-m7w
@GeeleJire-m7w 2 ай бұрын
War ninyohow maxaan beri hore kuu daawan waayey, wax waxtar leh baad noo keentay...🇩🇪
@biggstone3573
@biggstone3573 6 ай бұрын
Puntland oo dhan waa la beeran karaa lkn waxaa lagu yiri webiyaasha bes baa la beeran karaan waa been waxaas
@CumarMuxyadiin
@CumarMuxyadiin 6 ай бұрын
Somalidu waa iney sida gabadhan ahaatsa
@JamackhadarMaxamud
@JamackhadarMaxamud 6 ай бұрын
Wax walba way qabteen dumarku waxa kaalinta maqan waa tii raga
@DrMurzal
@DrMurzal 6 ай бұрын
Wax barta waxna beerta aan barwaaqo gaarnee.
@baxdawbulaale254
@baxdawbulaale254 5 ай бұрын
War heedhe Mr dirir ina adeer sidee bey ku suuragali inaan kula xiriiro
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 4 ай бұрын
+252906791122
@SalaadoAhmed-b1g
@SalaadoAhmed-b1g 6 ай бұрын
Dadkan Shala Anita meya beraha FaShaan inatry iSkudilayaan qabila iyo waxan lobahsneen
@Abdrishidali
@Abdrishidali 6 ай бұрын
From waberi
@Waliyullahjafaal
@Waliyullahjafaal 6 ай бұрын
Dumarku xagga dulqaadka ragga way kaga fiicanyiin!. Ufiirso hooyadu aabbaha way uga adkaysi badantahay duruufaha lasoo gudboonaada iyo dharbaaxooyinka dabeecadda.
@Cici_mimi
@Cici_mimi 6 ай бұрын
Mayee Nimanka Soomaaliyeed waa Jilicsan. Adduunka Ragoodu waa adadagyahay.
@kahsheaden9877
@kahsheaden9877 6 ай бұрын
🎉
@SaalaxudiinCabdicasiis
@SaalaxudiinCabdicasiis 6 ай бұрын
Waaberi❤
@shantagees9425
@shantagees9425 6 ай бұрын
Dalka oo dhan meel walba waa barwaqo tacab iyo hawl bay u baahan tahay.
@wadanichanal5318
@wadanichanal5318 6 ай бұрын
Ar xamar keena
@romeoofficial1011
@romeoofficial1011 6 ай бұрын
waxad uqalamta more then this wlhi
@Cici_mimi
@Cici_mimi 6 ай бұрын
Adduunyada Raggu waa Shaqo dumarkuna waxeey rabaan ama Sheeko, Halka Soomaaliya Dumarku shaqo Tagaan, ragguna Sheeko. Wallee Ragg Maqabno Lakiin Dumar waanu Qabnaa.
Booli Moog, Gacanka Maroodiga | The Elephant Cape
14:41
Xaaji Dirir
Рет қаралды 55 М.
Непосредственно Каха: сумка
0:53
К-Media
Рет қаралды 12 МЛН
WAGAR || BUURTAN WAXA LAGA DUL ARKAA YAMEN, BARBARA IYO BURCO.
16:30
Waxaan booqday Beeraha Fooxa oo ka weyn 9 kun oo sano
16:35
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 143 М.
Ileyskii la illoobay -  Kulliyaddii Lafoole
29:12
Astaan
Рет қаралды 386 М.
Maxaa looga guuray, Geesaleey?  |  Why Is Gesaley Fading Away?
8:29
Arooskii ugu quruxda badnaa ee aan ka qaybgalo waligay
20:01
Dhakhtarrr
Рет қаралды 1 МЛН