Xaalada Magaalada Calgary-P1
1:50
Пікірлер
@LJama6119
@LJama6119 4 күн бұрын
Soomaali iyadaa cadaw isu ah. Dad waxaan arkayaa comments xun sooqoraya waa maseer iyo naceyb. Everyone should say Masha Allah.
@CabdiqadarNuur
@CabdiqadarNuur 8 күн бұрын
Bidhii novebar 2023 ayay mar isoo dhacaday hadana maan tagin Addis Ababa sababa jidho owgeed hada 2labaad sanadakan dhamaadka ah igu danbay say Addis ababa zxb cilada noocaas ah mxy noqon kartaa igasoo jwb
@CabdiqadarNuur
@CabdiqadarNuur 8 күн бұрын
Zxb saul iga soo jawaab wll sadex jeer ayaan cafimaad maray hadana viisadii maan helin bal kwrn xalkayga
@abdillaahi8
@abdillaahi8 10 күн бұрын
Saaxib mucaaradku maa cunsuriyiin trump oo kale ah baa yacni qoxootiga maxay ka damacsanyihiin maxaad nooga sheegi kadhaa, Thanks.
@MaaliTV
@MaaliTV 10 күн бұрын
Wa runta sxb wa niman Mayal adag sida trump lkn dadka guduhu iyaga ayay raban waxayna aamin san yihiin in ay so celin doonaan canaadadi hore ee barwaaqada aheyd. Si ay taas u gaarana waxay raban in ay soo gelootiga yareeyan.
@MuxyadiinMuxamed
@MuxyadiinMuxamed 10 күн бұрын
Soo badi vidioyada
@NimcoMaxamud-v7v
@NimcoMaxamud-v7v 10 күн бұрын
Visitor visa qaabke ku heli karaa hadaan heysto passaport kenyan ah? Waqti inte la eg ayay igu qaadanesa inan helo?
@MaaliTV
@MaaliTV 10 күн бұрын
Walaalo waxan u malaynaya in hakad ama pause lagu qabtay visitor visa iyo student visa ila sanadka soo socda. Hadi war cusub la iclaamiyo insha alh wan idinlaso socodsiin. Mahdsanid walal
@docolaychannel5818
@docolaychannel5818 10 күн бұрын
Hadii raisal waraha la bedelo dadkii wax u. Xaraysnaayeen saanayn maku yeelanaysaa sxb 3 sano aan wax sugayaa
@sonofadam7633
@sonofadam7633 10 күн бұрын
Walal inteeh joogta.
@docolaychannel5818
@docolaychannel5818 10 күн бұрын
@@sonofadam7633 aniga miyaa wll
@dahircatosh7774
@dahircatosh7774 10 күн бұрын
War arimaha Qaxootiga iiga waran waxaan aad ka hadlayso hanoo danbeeyaane😮
@MaaliTV
@MaaliTV 10 күн бұрын
Sxb soomaalidu kaliya ma ahn inta maqan ee xasuusnow kuwa gudaha jooga iyaguna waxa gudaha ka dhacaya ayay raban in ay maqlan oo la socdan . Ha noqon selfish kaligis in loo waramo jecel. Mahdsanid
@mouradomar2554
@mouradomar2554 15 күн бұрын
Sxb siyabaha lagu imado kasoo hadal❤❤❤
@mouradomar2554
@mouradomar2554 18 күн бұрын
Dans quelle région
@mouradomar2554
@mouradomar2554 18 күн бұрын
Sécurité C'est mieux
@mouradomar2554
@mouradomar2554 18 күн бұрын
Au canada est ce que on trouve les travail Warya
@MaaliTV
@MaaliTV 18 күн бұрын
Yes , jobs are there but not as much it used to . Somehow challenging 😥 right now
@AbdulaahicaliMaxed
@AbdulaahicaliMaxed 20 күн бұрын
Sxb qaali Ani Hal sual ayaan kuweydiin ok waxan ahay qof Somali ah hadana trader ah waxan kashaqeeyaa forex trading waxan rabaa Canada Toronto inaan imaado hadana gurigeyga aan kudhex shaqeysto oo aan cidna ushaqeynin macquul matahay midaa jawaab💰💵🫣
@MaaliTV
@MaaliTV 18 күн бұрын
Haa sxb wa fikir fican meshad rabto wadka sameyn karta forex hadiba ad internet helayso . Wax caqabad ah ma leh taasi lkn waxad hubisa kharash kaaga bilaha ah iyo lacagta ad ka sameynaysid forex ka in ay is bixinayso maadama toronto iyo guud ahanba Canada ay noloshu aad qaali u tahay. Marka budget ka iska eeg intadan go’ansan. Mahadsanid sxb
@AboudiM
@AboudiM 21 күн бұрын
Sxb toronto waa 1 Ottawa waa 2 Edmonton waa 3 Ottawa dadka joogya baa toronto iyo Edmonton jiiga marka Ottawa waa hooyga somalidaa waxa dhacay karta Ottawa ina nogtayo 1
@Dr.AbdirahmanIbrahimAli
@Dr.AbdirahmanIbrahimAli 27 күн бұрын
Walaalkey maali cabdalla sxb waxad kasoo hadashaa leysinada gawaarida tagsiyada basaska tareemada iyo kuwa waa ween ee taraaga mahadsanid Walaalkey
@الحمدان-ذ2ي
@الحمدان-ذ2ي Ай бұрын
Abdala umada islaamka ah wadan gaalo ha u qurxin ka dhadhici wadan koda iney iimansadan haday meel aadayan saudi arebia aada magalo barakaysan ba ku taale
@hafsaibrahimhassan
@hafsaibrahimhassan Күн бұрын
@@الحمدان-ذ2ي mash Allah qof wanaagsan ayaad tahay wadamadan ma fiicano wlhi
@SaladDahirabukar
@SaladDahirabukar Ай бұрын
Fake news
@zahramahomud6556
@zahramahomud6556 Ай бұрын
Yes that's true ❤❤❤🎉🎉❤❤❤❤❤❤
@mohamudegal3226
@mohamudegal3226 Ай бұрын
Maxaadhacay weli ma arag masaajd
@AshaYuzif
@AshaYuzif Ай бұрын
afarsano baad garoowe high school ka dhigatay macnaha in badan qurbaha ma aadan joogin ciyaalka kudhashay qurbaha camal maxa ugu hadlaysaa sida reer garoowe uhadal
@thedopechannel253
@thedopechannel253 Ай бұрын
Waxbadan Baa Kaa faaidnay
@Amiir-tv
@Amiir-tv Ай бұрын
😂😂 Walahay waa run 4 bil ban jooga stress aan caadi ahayn baan ku jiraa wax iga mqan ma leh alxamdulillaah hadana inaan waxba haysan ban dareemaya kaaga sii darane farxad la'aan iyo isla hadal iyo inaad dadka nacdid iyagoon waxba kuu dhimin 😂 ilaahow na aamanso waxyaabaha ugu wayn ee dhibta looga baxo canada waa inaad misaajadka ku xirnaataa sidoo kalana aad daynta iska ilaalisaa inta badan maalintiina magaalada wareeg oo kaliga iska ilaali inaad 3 saac xaafada aad iska joogtid cidlada iska ilaali
@Ismailhusseinabdinoor
@Ismailhusseinabdinoor Ай бұрын
Mudane lacagaha lugu barto nosoo raaci
@Ismailhusseinabdinoor
@Ismailhusseinabdinoor Ай бұрын
Gudomiyo kaso hadal waxbarashada caadiga
@AbdimalikSheikhAbdiwaxid
@AbdimalikSheikhAbdiwaxid Ай бұрын
Maasha Allah Waad mahadsan.tahay walle
@Havs22
@Havs22 Ай бұрын
Odey vlog lagamahsho
@MuxyadiinMuxamed
@MuxyadiinMuxamed Ай бұрын
Dhanka isbonsarka Canada 🇨🇦 kasoo hadal zxp
@ckaafiosmaan7677
@ckaafiosmaan7677 Ай бұрын
Great job, keep on.
@WrapTab576Mar27
@WrapTab576Mar27 Ай бұрын
Thanks Mali adiga oo raaliya iiga soo jawaab su aashan kuliyad miyaad ugalaysaa ahaqooyinkan marka aad rabtid in aad baratid mise waxay leeyihiin meelo lagu barto
@MaaliTV
@MaaliTV Ай бұрын
Walalo koorsooyinkan qaarna suuqa aya laga barta oo xarumo yar yar oo bixiya aya jira qaarna school , college yo, machadyo aya laga barta sida community college yada cml ah oo dawlada aya la weydista in ay ka taagerto barashadooda
@AbdiSalam-t7t
@AbdiSalam-t7t Ай бұрын
Ad iyo ad ayad muhsantahay waayo su ashii an ku soo weydiinay ad ka so jwbtay walal❤❤❤ mahadsanit
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 Ай бұрын
Marakanka na kaso hadal
@AbdiazizDubad
@AbdiazizDubad Ай бұрын
Adiga xirfadee ayaad ku shaqeytataa
@shaaciraxmed9967
@shaaciraxmed9967 Ай бұрын
Sxb mahasanid nosovadi
@ahmed-som
@ahmed-som Ай бұрын
@Maaliabdalla Please update me about tech jobs in calgary. I wanted to move there but needed some advice from you. Currently, I'm in toronto working as IT Support for TD. Needed to be sure before I move.
@sonofadam7633
@sonofadam7633 Ай бұрын
Akhi check the online website for jobs
@axmedcabdullahi9682
@axmedcabdullahi9682 Ай бұрын
Wararka cadiga ah kawaran bro noloshan aad shegayso war ma aha ma cidbaad wax siisaa mise cidbaa wax isii ku dhahda war isbadalada dhacaya iyo samayn waxay yeelan karaan kawaran
@mohamedhassanyusuf762
@mohamedhassanyusuf762 Ай бұрын
Asw bro saamaynta aykuyeelan socdaalka cusub we kanada siiba gruop 5 ka dadka horey u xaraystay iyo kuwa xaraysanaya maxaa isbadal ku imaankara mahadsanid
@IbrahimAhmed-bf2qq
@IbrahimAhmed-bf2qq Ай бұрын
Bro kaso hadal ahmiyada ay leedahay in qof Luqada English ku hadli karro. Aqoonta farsamada Gacanta. Waxbarashadii hore in Ayaan intadan la tax relining.
@Saara905
@Saara905 Ай бұрын
Walaal wan ku cusbahay canada macluumad ban rabay inan ku waydiiiyo haday macquul tahay
@MaaliTV
@MaaliTV Ай бұрын
Facebook ga hoos ku qoran igaso qabo insha allh
@MaxamuudcabdiQadir-bd7ht
@MaxamuudcabdiQadir-bd7ht Ай бұрын
Mxaa keena iskubuuqa soomalida kaliya ley iskubuuqleh
@sonofadam7633
@sonofadam7633 Ай бұрын
Hhh may
@axmedcabdullahi9682
@axmedcabdullahi9682 Ай бұрын
Sxb isbadalkii ay dawladu samaysay kasoo hadal iyo samaynta uu ku yeelan karo dadka qoxotinimada kusoo gala wadanka
@AbdiwaliAbdullahi-gf3hx
@AbdiwaliAbdullahi-gf3hx Ай бұрын
Sxb waxa kaso hadasha dhalinyarada process yada usocda CANADA IO USA uso socda waa maxay fursadaha horyaala oo ay ka faaidesan kara hadii noqoto xirfad ama wax yaalo kale oo aad nagu dhiiri galin lahed
@WrapTab576Mar27
@WrapTab576Mar27 Ай бұрын
WAAN KU SALAAMAY MAALI ABDALA MARKA KOOWAAD WAXAAN RABAA IN AAD KASOO HADASHO RESUMEEKA SHAQADA MARKA LA SAMAYSANAAYO SUAALAHA QOFKA LAWAYDIINAAYO MIDA KALE WAX CAQABAD AH QOFKU MAKALA KULMI KARAA MIDAAS PLEASE ADIGA OO RAALIYA
@Diingabuur9
@Diingabuur9 Ай бұрын
Suaal walal qofka karka loxareyo Grub5 canada Ilaa waqti intee la eg aya losoo waca interview ga Jawab wala
@AbdiSalam-t7t
@AbdiSalam-t7t Ай бұрын
Walal waxaad kasoo hadshaa fursadah marka cando la imaado labaran karo misna lashaqesan karo walal 14:10
@kafiyakaireh7849
@kafiyakaireh7849 Ай бұрын
Houn can you send me your book laysan car , i will be soon in canada, insha'Allah please and thanks.
@MaaliTV
@MaaliTV Ай бұрын
Ok sxb, gobolkee?
@kafiyakaireh7849
@kafiyakaireh7849 Ай бұрын
Quebec city
@MaaliTV
@MaaliTV Ай бұрын
@kafiyakaireh7849 sorry sxb kuma weydine halkeen kuso dhigaa? Mise link ga laga download gareysanayo ayan halkan kuso dhigaa?
@abdullahiomar7952
@abdullahiomar7952 Ай бұрын
Sxb salaamu Allah
@MuxyadiinMuxamed
@MuxyadiinMuxamed Ай бұрын
Zxp Canada 🇨🇦 siyabaha lagu imado kasoo hadal
@MuxyadiinMuxamed
@MuxyadiinMuxamed 2 ай бұрын
Hadda sanad sare mu u kaca
@mohomedusman862
@mohomedusman862 2 ай бұрын
2 sano kahor pl wan u xiisay❤
@mohomedusman862
@mohomedusman862 2 ай бұрын
puntland guul🎉🎉
@axmedcabdullahi9682
@axmedcabdullahi9682 2 ай бұрын
Sxb sharciga cusub ee Canada Soo rogtay kasoo waran