Soomaali iyadaa cadaw isu ah. Dad waxaan arkayaa comments xun sooqoraya waa maseer iyo naceyb. Everyone should say Masha Allah.
@khadijasaid65392 ай бұрын
Walahi waa qurux badan tahay
@zahramahomud6556Ай бұрын
Yes that's true ❤❤❤🎉🎉❤❤❤❤❤❤
@Ubahmumin2 ай бұрын
Mansha allaah tabaaraka
@mohomedusman8622 ай бұрын
puntland guul🎉🎉
@maryanruunshnuur.45162 ай бұрын
Wow horumar wacan 👏
@Fays20102 ай бұрын
Bro, u can find the yesterday Gambol main road connection when u were secondary student🎉
@GuledWarsame-y7l2 ай бұрын
It's true brother
@cabdirshidosman96492 ай бұрын
Ethiopian waxay xuduud la leeyihiin Sudan, South Sudan, Kenya iyo Ugandha intaba ma aadaan mana ku qulqulaan laakiin Somalia in ay la wareegaan ayay rabaan.
@mohamudegal3226Ай бұрын
Maxaadhacay weli ma arag masaajd
@Ubahmumin2 ай бұрын
This is my on city I love it ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Garoowe waa tuulo waar dhuLka dhista miyeydaan qurbo joog Lahayn
@Cabdinasir_Jama2 ай бұрын
Cabdalle sxb 2 Su’aal baan kuu qabaa mid waa 6 xirfadood qofka baranaayo oo lacagta lagu siinaayo ma shirkada bareeyso baa la acagta kugu siineeso mise dowladda oo waa deen lagaa rabo hadhow in aad iska bixiso su’aasha kale pr ka ano heesto America 🇺🇸 matagi karaa hadii aay suurta gal tahay nah green card maka qadan karaa si aan ku qaatabo mahadsanid
@haweyorashid94192 ай бұрын
Dhiqo Danay soo maah dooran iinuh xuunaha kuu dhaago waah waaxuh raabay dhiiqo waaxan xishonan oh qaabyaladestaa,ah duuli, aah
@HoodoQani_12 ай бұрын
kuwa leh waa tuulo adeer tuladaasa somaliyo dhana qaada nabadna lagu seexda miyad no dhisaysan edabd darada nagala taga
@143-k1d2 ай бұрын
Afrika Dhan Waa Isku Dhaqan Dukaamanka Hortooda Qof Aa Miiska Dhiganaaya, Meel Kale Moo Miiska Dhigto Dukaamanka Hortooda Maxee U Dhigtaan Miisaska?
@milgoahmed26552 ай бұрын
Tuulaa moodaa masaasay kudhisantay?????
@hayatsalam93842 ай бұрын
Tuulada dadkii laha maal gishtay magalanq ka dhigtay dhiiso tulada kaso jeedo abni badantii garoowe dadkeda dhistay nabadna ku seexda Alhamdulillah huuno dhista tuloyinkiina
@abdiwali72 ай бұрын
Waaba baadiye waxaan ku bootayno
@nasriina123452 ай бұрын
Qalibiga ku madow waxba ma atrgtid xaqiir
@cabdalacawilyoohiye32 ай бұрын
Xaqiiq weye wlhy
@Peaceman1.2 ай бұрын
Waxan ku arkay 3 nin oo laga soo masaa furiyey mpls Minnesota mid mpls Minnesota khaadkanky gadi jiray iyo 2 tuugo ka aha mpls Minnesota
@cabdirshidosman96492 ай бұрын
Ku lahaa anagaba wadamo ajanabi ayaan aadnaa. Oromo dhulka in ay qaataan bay rabaan ayagana dhulkooda Somali ma aadi karto. Somalidana way neceb yihiin.
@qaaliyusra75412 ай бұрын
Ajnabi kama wado wiilku oromo ee waxaa dhooban magaalooyinka waaweyn siiba garoowe hindi bangaladhesh bakistaan ma saari suuriyiin yaman kenyaati itoobiyaan baloodhan
@cabdirshidosman96492 ай бұрын
@@qaaliyusra7541 wadamadaas aad sheegtay dadkooda hadii kuli la isku daro waxaa 10 jibaar ka badan Ethiopian Oromo.
@cabdirshidosman96492 ай бұрын
@@qaaliyusra7541 wadamadaas aad sheegtay Somali dhul kama heestaan dhulka Somali u harayna ma sheegtaan mana aaminsana in ay lahaan jireen.
@cabdirshidosman96492 ай бұрын
@@qaaliyusra7541 Wadamadaas aad sheegtay dadkooda Somalia jooga hadii kuligood la isku daro waxaa ugu yaraan 10 jibaar ka badan Ethiopianka Oromada.
@AshaYuzifАй бұрын
afarsano baad garoowe high school ka dhigatay macnaha in badan qurbaha ma aadan joogin ciyaalka kudhashay qurbaha camal maxa ugu hadlaysaa sida reer garoowe uhadal
@cabdirshidosman96492 ай бұрын
Oromo waxay aaminsanyihiin in ay Somaliya lahaan jireen, taas ayaa keentay in ay kusoo qulqulaan Somalia si ay ugu tarmaan dadkana ugu dhex milmaan berrina kula sheegtaan dhulka.