Пікірлер
@housseinyacin5603
@housseinyacin5603 3 күн бұрын
Machaallah84 c'est moi al hadj AMIRAL Houssein Ahmed douale longue paiix a son âme feu abwan hadraoui
@XassanBileFaarax
@XassanBileFaarax 5 күн бұрын
Xasan
@abdishakuursaciidmahamed2514
@abdishakuursaciidmahamed2514 10 күн бұрын
3years aan shaqey nayay Ganacsi Howla i Gaar ah bilaaway wana ku Fashlimay qasaare dhaqaale xogan neh wuu iga so Gaaray 2024/8/1 Safar ban galay Shaqo Raadis Ano Ah Gacantu maran tahay. Gabadhii aan Jaceylay. 4years wada shekeysi isla jan qaadnay qarash gareyay waxey iga bahato diyaar ula ahay 2025 Bey so Dhamatay Sabbteda neh inan Gacan maranahay wxan ogaaday jaceyl inuusan jirin Ee dani ey Jirto Heestu aniga iga hadleysa damaca walan iyo sidan dadka isla bar bar dhigayo Xanunka aan daremaa gabadhii wali i muuqato Shaqo la aanta lkiin Wvaxan ku mahdina inan 19jir ahay o wali nolosha i bisashay Alle cimri iyo Cafimaad ha isiiyo wan Ka dhabeynaa hamigeyga insha allh from South africa / cape town
@MuxuyoGabyaaye
@MuxuyoGabyaaye 14 күн бұрын
Siday diintu nagu tidhi dayaxan ha dhaaftee qeyrkaa darajaduu helay RABBI kaama daahine dalaal gaadhi doontide rially words ❤❤
@IQ-mw6kz
@IQ-mw6kz 15 күн бұрын
Siyad BARE AYAAA LAGU WAADAA 😂😂
@nimcocabdi2941
@nimcocabdi2941 18 күн бұрын
Markala so boqdey 2024/12/14/😢 Nolosha adag een ku jiro maruno baan ka bixi dona😢 insh allh allow mustaqbal qurux badan iyo shaqo wangsn yaa rabi iso dhawe amiin🤲👩‍💻✍️🙏
@Tiktokqosolkaaduunka
@Tiktokqosolkaaduunka 20 күн бұрын
13/12/2024 🎉
@Miketyson-o2k
@Miketyson-o2k 22 күн бұрын
Eryada waxa iska leh abwaan axmed saleebaan bidde ilaahay cimriga iyo caafimaadka ha u siyaadiyo
@Keydka_Taariikhda
@Keydka_Taariikhda 27 күн бұрын
Erayadii Abwaan Maxamuud Tukaale Laxankii Cabdikhadar Qaareey Jiir Luuqdii Cabdinaasir Macallin In 1975
@hassanabdulle9319
@hassanabdulle9319 29 күн бұрын
Waxaan kudhageestay daayniile ❤2024🎉12🎉3🎉
@LEGENDARY-r4k
@LEGENDARY-r4k Ай бұрын
Hiba nuura alle cafimadka ha udherayo ❤
@hussienabdullahi6535
@hussienabdullahi6535 Ай бұрын
2024 /11/14 yaa ila daawanaayo
@AminaMaxamed-ef4wd
@AminaMaxamed-ef4wd Ай бұрын
Rabbi how nxariisto qof aqoon iyo ereyo murtle lgu xssuusto😢
@LailaXarago
@LailaXarago Ай бұрын
Waxaan maqlay in heestan uu Abwaan Tukaale sameeyay, ka dib markii hees kale oo uu Baadiyaha ka soo diray uu sheegtay Ninkii uu doonayey inuu Radio Muqdisho u geeyo. Maalmo ka dib, ayuu Idaacadda ka maqlay heestii oo Ninkii uu u soo dhiibay Magaciisa lagu shaambadeeyay oo Idaacaddu leedahay Hebel baan sameeyay, kaas oo aan isaga ahayn. Markii ay isaga iyo Ninkii kale ku murmeen samaynta heesta, ayaa Guddigii fanka ee Radio Muqdisho go'aamiyeen in Abwaanka iyo Ninkii kale lagu kala saaro inay heeso cusub qoraan, inta midba gaar loo fadhiisiyey. Markaas ka dib, ayuu heestan qoray Abwaanka heesta lagaga murmay. Haddaad u fiirsato midhaha heesta waxa ku jira 'Naftu doqonsanaa - damac waalanaa - iyo - dahab aanad lahayn ku tidhaah daldalo." Erayadaas oo uu ku durayo ninkii heesta ku qabsaday. Mahadsanidiin ❤
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas Ай бұрын
Dhoof👉🏃🏾‍♀️🥀💃🏧🎯 4:03
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 ай бұрын
Maansha Allah Laascaanood Waxa Ka Taagan Calankii Ssckhaatumo of Soomaaliya
@maamuuschannel1168
@maamuuschannel1168 2 ай бұрын
28/10/2024 ayaan dhagaysnayaa mar la aragii mar soo maray fanka soomaalida
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 2 ай бұрын
Waa gabey qabyaaladi madax marey
@houskeymattanmanchaftyoutu29
@houskeymattanmanchaftyoutu29 2 ай бұрын
Laaley weeyaaan eeraygu lalays mahaa waxa sameyay heesta abwaan xassan sheikh mumin laxankaa waa cabdikariim jiir codkana waa hibo nuura
@houskeymattanmanchaftyoutu29
@houskeymattanmanchaftyoutu29 2 ай бұрын
Luquntada dheeriyo laafyaha garaaraha dhabannada labeenta leh dibabkagaa luulka ah
@AY-zb9qn
@AY-zb9qn 2 ай бұрын
2024😢
@karrama947
@karrama947 2 ай бұрын
Maxamed mooge liiban wxuu ahaa fanan mar la arag ah ee somara saxada fanka cod,io ereyoo mcn ilahow unaxariso wunaga hoseyaye mujaahid isago dadkisa io dalkisa difaya geeriyodey wxan mqley inuu ku aasanayhy mel ladhoho awaare oo katirsn goblka jarar ee dowla deganka somaligalbed
@Miketyson-o2k
@Miketyson-o2k 22 күн бұрын
Ereyada. Waxa iska leh abwaan axmed saleebaan bide
@CabdiIsmaan-z4s
@CabdiIsmaan-z4s 2 ай бұрын
Ca
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 2 ай бұрын
Xarardheere❤
@abdiahmed6217
@abdiahmed6217 29 күн бұрын
Reer xaaraardheere gob Iyo gobaanimo caafimaada hoyo hibo
@najiibcolaad2876
@najiibcolaad2876 2 ай бұрын
Macallinkii, abwaankii, fannaankii, halgamaagii, kabaniistihii iyo Moogihii codka luxdanaa, kana midka ahaa kuwa xilligiisii loogu jeclaa, ALLA HA JANNEEYO.
@UpdkarimKasim
@UpdkarimKasim 3 ай бұрын
Aun mohamett moge liban😢
@kaltuunabdinasir8735
@kaltuunabdinasir8735 3 ай бұрын
Aroor anigoo kalahaya ayaa hestan baska laga shiday wa marki igu horysay iyadoo dhamaystiran an maqlo aad bay I samaysay midhaheda iyo codka fanankaba Xasuus an duugoobin in ay I noqoto ban rajynaya 19/9/2024❤ Qofkii iga dambeyoow naxarista rabigay haku haleesho
@SuldaanSeerar
@SuldaanSeerar 3 ай бұрын
thanks sisters
@asadmoho9169
@asadmoho9169 3 ай бұрын
Alle nariistii jano hakawaraabiyo
@abirahmaanali3976
@abirahmaanali3976 3 ай бұрын
12/9/2024 Habeen Axad ah
@CashaIsmacilxasan
@CashaIsmacilxasan 3 ай бұрын
HDWY😅
@mustafmohamudsaid6190
@mustafmohamudsaid6190 3 ай бұрын
Allaha u naxariisto
@sakariyecabdulesakariyecabdule
@sakariyecabdulesakariyecabdule 3 ай бұрын
2024 malin sabdiah sacadu tahay 1;38
@hoodadulane7430
@hoodadulane7430 4 ай бұрын
Laab taydanay lu luka iga daa 😢😭🥹
@hanadolad2061
@hanadolad2061 4 ай бұрын
Subxaanahu cadiim alaahiweynaa ayaa jira
@hanadolad2061
@hanadolad2061 4 ай бұрын
This is the best
@hanadolad2061
@hanadolad2061 4 ай бұрын
Inaa lilaahi wainaa ilaahi Raajuun
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 4 ай бұрын
Malmalato qubato Waxar caano nuugii Fadareeyaybad tahay
@CqaadircalMohamuud
@CqaadircalMohamuud 4 ай бұрын
Who watch 2024 Aug from tiktok
@RoobleMaxamed-j7c
@RoobleMaxamed-j7c 4 ай бұрын
😂😂😂
@cabdirisaaqxaashi2277
@cabdirisaaqxaashi2277 4 ай бұрын
Waynaan dareemine dadka naagaha ayaa u daran 😂
@cabdirisaaqxaashi2277
@cabdirisaaqxaashi2277 4 ай бұрын
AFWAYNE AYUU U DUUR XULAAYAY ANTI VIRUS ILAAHAY HA U NAXARIISTO
@AhmedAbdi-v7w
@AhmedAbdi-v7w 4 ай бұрын
mark kastoo ay iga ciirto hees aan dhagaysto, 13/08/2024 habeen Salaasa 1140pm habeenimo murqaan iyo ikhyaali baan ku jiraa aanan ku niyad samayne iiga soo Duceeya Qaadka insha,allah Caawa igu danbayn halkana xasuus ahaan baan usoo Boqon iyo aragtida ducadiina insha allah Rabbi hayga madoobeeyo Qaadka. Decision is very important our life.
@farisvve
@farisvve 4 ай бұрын
Heestan wxaan bartay 2003 markii u guursaday dubrigaay nuur muse anigoo ah 8 jir waxaan ku luqaynjiray anigoo mini joogaa xasuus igu dheer!!!
@abdifataxnaasir5697
@abdifataxnaasir5697 4 ай бұрын
Yaa maandeeq ❤😢🎉
@bilanaxmad5749
@bilanaxmad5749 4 ай бұрын
Alle hau naxariisto
@xidig3833
@xidig3833 5 ай бұрын
Allaha unaxriisto
@NimcodheerAbdi
@NimcodheerAbdi 5 ай бұрын
Alle haku naxaristo😢😢😢
@AlperenHampty
@AlperenHampty 5 ай бұрын
❤ machaallah84,c est moi Hussein doux,allant haid ou naharisto and an hadraoui Amina Ya allah .❤
@dariknour6051
@dariknour6051 2 ай бұрын
Maad fahantay tolow waxaa uu tirinayo abwaanku waadiga awoodi waayay in aad Af-Somali faalo ku bixisee
@AbdikariinAli-t2y
@AbdikariinAli-t2y 5 ай бұрын
Allow u naxariiso max,ed mooge liiban wuxu ahaa geesi Naga dhashay oo hadana naftiisa noo huray
@MaxamedFarafarey
@MaxamedFarafarey 5 ай бұрын
❤❤❤❤