No video

LYRICS | Heestii Dhoof Caashaq | Xasan Aadan Samatar

  Рет қаралды 78,779

Abdirahman Derajo

Abdirahman Derajo

Күн бұрын

Heestii: Dhoof caashaq
Ereyadii: Maxamed Cali Kaariye
Laxankii: Cabdikariim Faarax Qaarey (Jiir)
Codkii: Xasan Aadan Samatar
Jacayl aan dhammaan baa
Dhexda iigu maran oo
Kii horaa i dhaawacay
Kanna waygu dhaafee
Dhabbuhuu ka foofiyo
Dhig oo qaad miyaan ahay
Dharaaraba wax yaab laa
Igu soo dhacaayee
Allahayoow dhib badanaa
Adoo dhoofay caashaqa
Dhul shisheeye kaa helay
Waaban soo dhaqaaqee
Dhiirranaa il adagaa
Dhabbaha yuu la soo maray
Dhawr habeen diyaaradi
Meel aanay u dhixin buu
Dhakhso iigu yimid ee
Dheereeyee maxaa siday?!
Waxan kaloo la dhaygagay
Gorongoosa dhirteedi
Dhulkoo hodon ah geedaha
Dheentiyo cambe is xiray
Kayn libaax ilmaha dhigo
Anigoo ku dhuuntuu
Iga soo dhex saaree
Dhaayihiisu furanaa
Ma dhal awliyaad baa
Hurdo miyaan dhakoolaa
Dhan markaan u seexdaba
Sow dhool la mooddii
Dhabta anoo ku haysta
Kuma soo dhadhabayoo
Dheelalloow ma soo kaco!
Soomaaliya dhankeedii
Dhawaaq farax leh mooyee
Dhiillo kama sugaayee
Allahayoow iyadoon dhiman
Dhaban quruxsan oo ladan
Kalgacaylkii oo dhicin
Weliba dheeri sii koray
Dhulkii oo barwaaqo ah
Dhammaanteen na nabad gee

Пікірлер: 40
@user-ww5dh7ns5n
@user-ww5dh7ns5n 6 ай бұрын
Xasan baashi syaa naga qanciyey heesihiida aaan fhicin guleyso xasanoow. .
@suleimanosman9072
@suleimanosman9072 4 жыл бұрын
2020 ayaan dhageysanaya Suugantu markay suganta ahayd ya ilahal caalamiin
@elmiabdalle89
@elmiabdalle89 5 жыл бұрын
Allahayow Iyadoon dhiman Dhaban Quruxsan Oo Ladan Kal gacelkii Oon dhicin Weliba Dheeri sii Koray Dhulkii Oo Barwaaqo ah Dhamaanteen Na Nabad Gee Fan Waa Fankii Hore
@saynabjigre6520
@saynabjigre6520 4 жыл бұрын
Wabaan soo dhaqaaqe Dhiirane il adaga Dhabaha yuu la soomaray Dhowr habeyn diyaaradi Meelay aan u dhaxbui Dhakhsa iigu yimidee Dheereeye maaxa siday
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 2 ай бұрын
Boqorkii codka xasan aadan samatar Erayada abwaan maxamad cali kaariye Laxanka c/kariin qaarey jiir
@suldaanofficially
@suldaanofficially 10 ай бұрын
Anigoo ku dhuuntoo Iga soo dhax saarayn Dhaayihiisu furanaa Ma dhal awliyaadbaa 😊
@ahmedomer4953
@ahmedomer4953 5 жыл бұрын
Somalida dhankeegii dhawaaq faraxlamooyee dhiilo kama sugaayee
@abdiinshaar2981
@abdiinshaar2981 2 ай бұрын
Xasan baashe heerka fanka somalida Soo Mary iyo Halka uu taagsn yahay hada kala fogaa
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 Жыл бұрын
Insha allah qayr abo iyo hooyoh iyo walaloh nabadqabah igusug canada markan ka imaadoh❤❤
@mohamedtracking2136
@mohamedtracking2136 4 жыл бұрын
Hurdo miyaan dhakoolaa Dhan markaan useexdaba Sow dhool lamoodii Dhabta anoo kuhaystaa Kuma soo dhadhabayoo Dheelalloow ma soo kaco
@mohamedabdinoor9881
@mohamedabdinoor9881 3 жыл бұрын
Caadi maha
@user-ww5dh7ns5n
@user-ww5dh7ns5n 6 ай бұрын
Alfanaan qaali ah xasan bashi.
@abdirahmangc449
@abdirahmangc449 5 жыл бұрын
2019 april ayn dhegeysanayaa❤
@bushraceelow7620
@bushraceelow7620 6 жыл бұрын
hasan aaadan top heesihiisa
@cabdiraxmancabdilahi6047
@cabdiraxmancabdilahi6047 4 жыл бұрын
Kii horaa idhaawacay Kana waa igu dhaatee weeyaan ee maaha waa igu dhaafee. Dadaalkaaga halkaa kasii wad saxiib
@user-ww5dh7ns5n
@user-ww5dh7ns5n 6 ай бұрын
Okay abdiricmaan.
@ahmedabdikani2844
@ahmedabdikani2844 5 жыл бұрын
Yaa salaam! Xassan Aadan.
@maxamuudxayd2171
@maxamuudxayd2171 4 жыл бұрын
Heesahan heeso kama dambayen 🥰
@hassanomarali3249
@hassanomarali3249 2 жыл бұрын
YAA IIGA DANBEEYO 20222
@abdysalaamosmangmail.comab954
@abdysalaamosmangmail.comab954 2 жыл бұрын
Aniga😂😂😂
@abdysalaamosmangmail.comab954
@abdysalaamosmangmail.comab954 2 жыл бұрын
Aniga😂😂
@puzhrayar9603
@puzhrayar9603 Жыл бұрын
Adinka dhan anaa idinka danbeeYo 2023 oo dhamaad ah wliba
@ummadasoomaaliyeed2368
@ummadasoomaaliyeed2368 6 жыл бұрын
Erayada maxamed cali kaariye
@CqaadircalMohamuud
@CqaadircalMohamuud 19 күн бұрын
Who watch 2024 Aug from tiktok
@cwaaxidshiekh212
@cwaaxidshiekh212 6 жыл бұрын
I like this song .
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Жыл бұрын
_____________Dhabio..⚽️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♂️🏃‍♂️
@kingak1127
@kingak1127 5 жыл бұрын
King of vota
@bilanahmeddheere1631
@bilanahmeddheere1631 5 жыл бұрын
axsan hees samatar madax sare
@fo2952
@fo2952 5 жыл бұрын
Heestaan waaba funny.
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Жыл бұрын
Tignolaji suugaan sports
@fartuunfanka2767
@fartuunfanka2767 5 жыл бұрын
Bbbbbbbbbbbbb Axsan heees walahi
@abdulkadirelmi7505
@abdulkadirelmi7505 4 жыл бұрын
2030 ayaa dhagesanayaa
@user-vk1qd9lc2n
@user-vk1qd9lc2n Жыл бұрын
Aduukar
@ahmedabdullahihassan5708
@ahmedabdullahihassan5708 6 жыл бұрын
Me first comment i suport this
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Жыл бұрын
Hadhoofin>❤>≥>>>?????
@yahyemohamud6721
@yahyemohamud6721 9 ай бұрын
🫡🫡
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Жыл бұрын
Dhabi??___________&📈vvvvVv💫🪐🪐🪐🪐🪐🌍🌎🌍sidee.u.raacaa.u.abraaraa???seynis sugaan
@Yaasiinaburaasjaamac
@Yaasiinaburaasjaamac Жыл бұрын
Hurdadiisu.waa.noocee📈📊📊.noloshiisu??🌴🌵🪴🌲🏞️🦋🐝🦂🦗🐜🦀goob in? Hubli wareyso xawayaanka.runtu.waaa.marjaas
@bushraceelow7620
@bushraceelow7620 6 жыл бұрын
hasan aaadan top heesihiisa
Xasan Adan Samatar Heestii - Miyaan Lulanayaa ( Original Version)
5:08
XASAN ADEN SAMATAR
Рет қаралды 969 М.
HEES | Ma Qumani | Caasha Cige | Original |Lyrics
5:12
MAADEYS
Рет қаралды 348 М.
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 54 МЛН
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 46 МЛН
Heestii Waa La Ii Adimay Lyrics Xasan Adan Kabankii Aun Jiim Sh Mumin
9:19
Maalmaha qaloocaa | xasan aadan samatar |lyrics
10:00
ciiro warsame
Рет қаралды 741 М.
Heestii sabidii yaraydee | xasan aadan samatar
11:38
HEESO HD
Рет қаралды 435 М.
XASAN ADAN SAMATAR   SOOMAALAY WALIGAA GOB  AHOW  Lyric 2018
10:01
zir odayzame
Рет қаралды 29 М.
GUULEED MA JOOGAA WITH LYRICS || XASAN AADAN SAMATAR
11:18
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 98 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "GUULLEED MA JOOGA"
12:26
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 205 М.
XASAN AADAN SAMATAR||SICIIDO WITH LYRICS ORIGINAL
17:39
SUPER EAGLE
Рет қаралды 25 М.
Xasan Aadan Samatar Hunguri Dhubuq (lyrics)
5:51
Kilwe6
Рет қаралды 379 М.