DURTABA SAW MA ARAGTAAN DILDILAACA KU YIMI ISBAHAYSI KU SHEEGII KAAH IYO WADANI IYO KHILAAFKA XIRSI

  Рет қаралды 17,510

CIRJIIDHO TV

CIRJIIDHO TV

Күн бұрын

Пікірлер: 93
@mop01-r4f
@mop01-r4f 2 ай бұрын
Ku saliya nabiga ❤
@abdifatahhassan861
@abdifatahhassan861 2 ай бұрын
Mujahid ilahay cimridher iyo cafimad ha idinsiyo halka lasi wada shacabka fahabsiya kuwa qaran dumuska guul kulmiya❤❤ ❤❤❤
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 2 ай бұрын
Casha bac kii xaar iyo dhadiga isaaq baroor
@ikraammahmoud790
@ikraammahmoud790 2 ай бұрын
Masha alla
@qaniahmed9241
@qaniahmed9241 2 ай бұрын
Abwaan adiga iyo Saaxibkaga muranka badani waad mahadsantihin e guulaysta idinka Cirjiidho tv .
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 2 ай бұрын
Hadii aan go’doomoon Gaadhi waayay taan rabay Garbay noqotay caashaqa Inaan daba gurguurtee Xagu gabi xaguna gabi Gudcur daaha soo rogay Geedahaan ka baqayaa Goormaan socdaa Xageen gaadhi karayaa Xageen gaadhi karayaa Galangoleey gaf bay barataye Sidiri gam Haday gabadh tahay anaa gaya eey Cali noolow, murti, af-tahano, siyaasi,,taariikh yahan iyo suugaantood ku dheerayso isku darsatay
@MaaslaxMaxamed31
@MaaslaxMaxamed31 2 ай бұрын
Masha aallaah aallaahayaw Naga nabadgeli naacabka dalkan somaliland kudhexnool taalona Haanoogu dhiibin insha aallaah somaliland guuul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 2 ай бұрын
Ceebtii wey soo baxday maxmuud xaashi iyo xirsi fashiluu😂😂😂😂😂😂😂😂
@AliAbdille-m8u
@AliAbdille-m8u 2 ай бұрын
Garyaqaanada raaca ama hoosta ka guuxa ina xashi iyo xirsow.
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 ай бұрын
Maansha allaah waanu kufaraxsanahay 2da abwaan ee warka nadeeqsiiya guulaysta❤❤🎉🎉
@abdallaibrahim1684
@abdallaibrahim1684 2 ай бұрын
asc abwaan cali ismaciil carab aadbaan kuusalàmayaa adig iyo wariyaha cirjiidhaba tvga inaad balaadhisaan wariyuhuna kamarad hakasoo muuqdo oo isa soohor fadhiista barmaamujkana kor uqaada waanu idinku xidhanahay
@najaahadam6795
@najaahadam6795 2 ай бұрын
man sha allah
@RoodaAhmed-j8n
@RoodaAhmed-j8n 2 ай бұрын
Masha alah 😂😂😂
@awgeele
@awgeele 2 ай бұрын
Abwaanka abwaanada Mr.Ali duul duul.
@NaasirCarab
@NaasirCarab 2 ай бұрын
Man shalha GuuuuuL S.L
@AliAbdille-m8u
@AliAbdille-m8u 2 ай бұрын
Haysku jabeen mucaaridku waakuyii jid gooyada gaystaye.
@shakiibfarah152
@shakiibfarah152 2 ай бұрын
Cirjiidho tv ❤
@FaisaAbdi-d8u
@FaisaAbdi-d8u 2 ай бұрын
Guul somaliland ❤❤❤
@Shukri20267
@Shukri20267 2 ай бұрын
Kkkkkkkkk walaahay waan ku qoslay,Geelaa la qaaday
@nimcohirsi2878
@nimcohirsi2878 2 ай бұрын
Cali walee nin laga yaabay😂😂
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
Cali maba idhaafo aniga
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
ilayn cali waa fanaan
@mohamedabdikarim3820
@mohamedabdikarim3820 2 ай бұрын
Adeer cali iyo abti taar tv weriye Best slm❤
@abdicasismaxamed2172
@abdicasismaxamed2172 2 ай бұрын
Guuul guuul soomaalind soomaalind
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤kulmiye guuuuul
@aadammax9534
@aadammax9534 2 ай бұрын
Abwaan oqoon yahan Cali Duulduul nooloow
@JohnTheworld-to1ob
@JohnTheworld-to1ob 2 ай бұрын
Guul kulmiye ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@Ismail-io4ho
@Ismail-io4ho 2 ай бұрын
Guuuuuuul kulmiye
@ifrahcumar4352
@ifrahcumar4352 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@fahiimae7336
@fahiimae7336 2 ай бұрын
Waa run waa khatar in ilmaha yar yar qoorta wax ay isku bakhtiin karaan loo geliyo. Xataa meel ayuu u sudhmi karaa. Mabnuuc
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 2 ай бұрын
Dahir jimcaale dhegataag 1.0. Cirjiidhe tv waxan dhahayaa waxaad sheegeysaan waxba kama jirraan. 2.0. Agaasimaha guud wuxuu ku jirrey dugsiga faraamada gacanta ee burco. 3.0. Wuxuu kaga tegay form two. Waxanu tegay dalka ruusha iyo yurubta bari ayuu wareegi jirrey. 4.0. Haddaba saaxiib waxad akhrineysaan waxbaba kama jirraan. 5.0. Subxaana allaah wa bixamdihii.
@Xasmas
@Xasmas 2 ай бұрын
Geesi DulDul❤😂😂😂 Guul Gobanimo ❤
@daffodou44
@daffodou44 2 ай бұрын
Wariye cirjiidho mujaahid cali waxad u sheeg taa in uu kala saaro siyaasada iyo culimada qaadiriyada oo uu xaal kabixiyo hadalkii xalay
@AhmedHassan-c2o
@AhmedHassan-c2o 2 ай бұрын
Mujaahidku marmar heeso ha ku badalo cod buu hayaaye
@xasanaliaxmed3722
@xasanaliaxmed3722 2 ай бұрын
Maxamuud xaashi damaca ugeyeye gudomiyanimadisa xiirsi Waa iman la AAn
@CawaaleAxmed-p2i
@CawaaleAxmed-p2i 2 ай бұрын
Waaad mahadsantihin lkn caadi la idinma maqlayo ee meeel bila guuxa kudubaa ❤❤
@RuunAli-ug1pu
@RuunAli-ug1pu 2 ай бұрын
Mansha Allah Somaliland way Guulaysatay
@cosmanjama4877
@cosmanjama4877 2 ай бұрын
Kugu malnay libaax cali inader
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 2 ай бұрын
Laba sir kuheshisay cadby kucolowdaa jiribamayaan Dhulmahante iyagon balayo qabin Iyagaa yabohsadye xamil labashoqo Waligay nimanka warsangari iyo suldankoda niman ka garasho Dher, cali liiban sland guuuuul
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 2 ай бұрын
Cali DUUL DUUL GEESI QARAN
@NaasirCabdi-ii6sn
@NaasirCabdi-ii6sn 2 ай бұрын
Xisbiga wadani mu sharax ha U ahaado lakiin KAAH inuu soo baxo oo xisbi noqdo caadi maahooo
@farhanqalib2028
@farhanqalib2028 2 ай бұрын
Dhulka soomaalida Maa oqoon baa lagu maamulaa waxaa lagumaamulaa qabyaalad reer hebel maaha ha siinina baa ka jirta waxaa saa dilay oo lahadhay
@geediali437
@geediali437 2 ай бұрын
Nin weynoo dhuusada ceshan waayey
@daffodou44
@daffodou44 2 ай бұрын
Ee meel ka dhaca ahaa mise jananka daawashadisa waan u daynaa
@mohamudrage111
@mohamudrage111 2 ай бұрын
Aliyow diinta baro oo xaqu wuu cadyahay waxaad anaanad aqoon haka hadlin waa iga talo.
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 2 ай бұрын
WALAAHI CALI DUUL DUUL WAA WADA CAQLI IYO GARASHO FOG!!!!!!!.
@garyaqaanmuuseyuusuf4793
@garyaqaanmuuseyuusuf4793 2 ай бұрын
0:14 waa siday tahay 0:42
@aminaosmanawad8575
@aminaosmanawad8575 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@daffodou44
@daffodou44 2 ай бұрын
Culimo waa culimada qaadiriyada sharaf ayay mudan yihiin run marka laga hadlo
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 2 ай бұрын
War cawaale buushahan ya Somaliland kaqabsada malafsiga iyo dhexroorka xisbiyadu kumacaasha yaab 🤔
@Jumu-rb5bi
@Jumu-rb5bi 2 ай бұрын
Think of kaah Wadani hashii and Hilaac Awdal which one aya Soo baxaya,???
@xasanaliaxmed3722
@xasanaliaxmed3722 2 ай бұрын
Shaley ayuu kuqab sadey ina xaashi kursigii madaxtoyada oo xirsi ugatageye
@NaasirCabdi-ii6sn
@NaasirCabdi-ii6sn 2 ай бұрын
MA SALEEBAAN NUUR AYAA KEEN SADAY ???
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 2 ай бұрын
Mansh Allah caawa waad heesayas guul Somaliland
@halimosugule76
@halimosugule76 2 ай бұрын
Geediga wadaayxaajadii kayaks garanwaaye
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 2 ай бұрын
Wlèe is bahaysigii waa Kala shikiyeen ilaa dip ukala foogtaa ururadii kaah iyo wadani kkkkk
@axmedcali5851
@axmedcali5851 2 ай бұрын
Cali libaax libaax dhalay oo wax badan og
@abdijama6977
@abdijama6977 2 ай бұрын
Hadalka xirsi ee kulaylku ka keenay sidiisa ku liq waan ku garanayaayo Plan B waxaa kuu ahaa xirsi dabayshaa leeftay la qabso
@hodanidris-p6h
@hodanidris-p6h 2 ай бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@daffodou44
@daffodou44 2 ай бұрын
Markiiba farin aad gadh sisay cali
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 ай бұрын
adero xirsi iyo hashi iyo galaal meelay isu raaceen dhalinyarada hj mid kaama soo hadhayo way raacayan idinku quuda kulmiye hadaa wax ka soo heelaysaan hj manta ma tartmaysee qof walowaba halka kuu fiican qabo dadkana yaan la isku dirin oo la kala qaybin
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 2 ай бұрын
IYAGII BAA MADAXA ISKULA JIRA!!!!!.HJ MABA JOOGTO HADA!!!!!.
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr 2 ай бұрын
GARBAYNOQOTQY CAASHAQA INANDABÀ GURGURTO
@ahmedalinoor-v4v
@ahmedalinoor-v4v 2 ай бұрын
Caliyoow waxaad tahay hadaan weedho ka iftiinshoWasakh hadalka uun iibiyooWaalan baa tahaye wadaaddada Ha eedaynin yaan lagu wajaafyeeyne
@abdijama6977
@abdijama6977 2 ай бұрын
Cali duufaan iyo garashadiisu waataa waar xirsi baa laga tashaday waxba waanad garanayne
@sahradhoolchannel8657
@sahradhoolchannel8657 2 ай бұрын
😂😂😂😂tolow miyaan qabri iyo qiyaame ka dambayn
@daffodou44
@daffodou44 2 ай бұрын
Cirjiidho mahd sanid inaadeer
@cabdirisaaqmaxamud7003
@cabdirisaaqmaxamud7003 2 ай бұрын
Cirro wuu ka baxay rikaatadii uu Xirsi ugu jirey! Xirsi waa inuu xiniiyihiisa fuulaa oo ururkii hadyadda loo siiyey uu lasoo baxaa ee aanu Musharraxa ka daba qaylin.
@cabdixuseen1839
@cabdixuseen1839 2 ай бұрын
Fashiluuu is baahaysi anigu waaan garanayay munaafiqiin inay ku midoobeen xaqaana qabanaya cadawga gudaha
@muxyadiincabdi8570
@muxyadiincabdi8570 2 ай бұрын
Calixume iyo agiisu aflagada umadajoja
@ahmetakram1488
@ahmetakram1488 2 ай бұрын
Cali duul duul aad buu uxisseya in markasta la.waraysto😂
@MmiMmi-ih7hh
@MmiMmi-ih7hh 2 ай бұрын
War cali imika dee dhareerbad qubaysaaye wxkle mesha kumaheysid raggan tirisay qaran ayka shaqeysteeno mooye melay ugu shaqeyeeno heer qaranka kamaarmikarin layidha maygaadhine ngadaa abti nacnacdan bdn😂
@NaasirCabdi-ii6sn
@NaasirCabdi-ii6sn 2 ай бұрын
Odaygan MA CIRFIID ayaa U warama yuu U la sheekaystaa mise magaciisa ayaa ah CIRJIIDH MISE CIRFIID
@AliAbdille-m8u
@AliAbdille-m8u 2 ай бұрын
gab gab beena iyo runtii gole ka faankoodii ma waxa gadaal maray khilaaf goor cad la isku miidhay.
@QaajeBooje
@QaajeBooje 2 ай бұрын
Cali Duulduul weriye xariif ah ayaad heshay kkkkkkkk.
@NaasirCabdi-ii6sn
@NaasirCabdi-ii6sn 2 ай бұрын
Waar CIRFIID dastuurka wadani maxaa Ku qoran yaaaab
@gureygurey1030
@gureygurey1030 2 ай бұрын
qudhmiye mee 😂😂😂😂😂😂😂😂
@faati3019
@faati3019 2 ай бұрын
😂😂😂
@abdilahihasandiriy
@abdilahihasandiriy 2 ай бұрын
Cod malaha cali duulduul loow❤❤❤❤❤❤❤❤
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
Ma qof wayn oo cod leh baad aragtay weliba sidaas buu ku fiican yahaye codka iyo qurux duba waa yaraan
@RoodaAadan-bq3xx
@RoodaAadan-bq3xx 2 ай бұрын
Caawa qori gaagii ayaad la soo baxay
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 ай бұрын
alalayheee adeero idinka ayaa huudhi madhan la idinka kireeyaay idinka weeye kuwiina wlei kulmiye quudaayow waxa fartooda eeday hadana eedayaa ragaasi tashadee faraha ka qada intii cali lehna wa raacsan tahay intiina kale iska buuqaa walee idinka cidala gudyaa dabo jooga muusee adeero feker ragani wa ragii kulmiye sameyaay iana xashina wa mujahid sanm ila manta wax soo maamuulayay adigu ma snm baad aahayd horta wa suaale ma ogi inad ahayd in kale adiga ma wasiri baad noqon ma parliament ka talisay ma madaxtoooyada ka talisay ma madarkaa ayaad maamuushay bal horta noo sheeg siyasada xagee kaga jirtay ader wiiilshaasi waa rag fiiro dheer ka hadh xiriissina wa siyasi isaba fiiiro dheer goor hore wax fahmay faaraha ha laga qado raaagsana manta dhalinyardahi hj odhan baa la socota aogaada odayasha hada kulmiye far labaad eedaysan eeeda wa yeelkadiina anagu soconay
@Bashatalents
@Bashatalents 2 ай бұрын
Cod maleh
@QaajeBooje
@QaajeBooje 2 ай бұрын
Wuu leeyahay saaxiib
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
dadiisa wuu ugu cod fiican yahay ma fanaan baad mooday codka iyo quruxduba qofka wayka tagaan lakiin ma cod xuba
@iidmahdi7401
@iidmahdi7401 2 ай бұрын
Laydima maqlayo
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
Adaa dhega la dam dhakhtar tag
@warsamesheikh8246
@warsamesheikh8246 2 ай бұрын
caliyow sayidku ma ahayn wahaabi ee wuxuu ahaa suufi haysta dariiqada saalixiyada...gabaygana wuuba ku dhaliilay wahabiyinta
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 3,8 МЛН
Всё пошло не по плану 😮
00:36
Miracle
Рет қаралды 3,8 МЛН
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 9 МЛН
WIIL SOMALIYED OO 3-QOF OO GAALO AH QABRI LAGULA AASAY LONDON
27:39
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 394 М.
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 3,8 МЛН