WAA MARKII KOOWAAD EE UU NAGA FIICNAADAY MUUSE ABOKOR HADII AANU NAHAY MOHAMED ABOKOR WAAYO..

  Рет қаралды 21,569

CIRJIIDHO TV

CIRJIIDHO TV

Күн бұрын

Пікірлер: 106
@zahrasharif3995
@zahrasharif3995 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤somaliland guul is ❤❤❤❤
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 2 ай бұрын
Waa saymo caashaqu Iyo waxaad la salashoo Suubaa salaaxiyo Sasabadu dawaysee Waad seexan waydaa Socodkaad ku daashaa Soortaad ilawdaa Nafta waaka sahaydee Kan i sida Allahayoow Iga sabata saaroo Sidan jecelay ii yeel Oof caleek sayidunaa Cali duulduul Isku dookh baynu nahay
@zahrasharif3995
@zahrasharif3995 2 ай бұрын
Madaxaweyne muse geesi Geesi inashallah guul guul guul guul ❤️ ♥️
@Halgame334
@Halgame334 2 ай бұрын
MAN SHA ALLAH SHACABKA SL CUDUD HAKU SOO SARAAN MADAXWEYNE MUUSE BIIXI
@abdilahihasandiriy
@abdilahihasandiriy 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤waan ku salaamayaa cali duulduul geesi qaran ❤❤❤❤❤❤❤❤
@RoodaAhmed-j8n
@RoodaAhmed-j8n 2 ай бұрын
طبيعة الإخلاص شيء جميل وهي طبع خاص بأهل المرؤة والشرف ❤❤❤❤❤ حفظك الله وربي يطول بعمرك يارب ❤❤❤❤
@nimcohirsi2878
@nimcohirsi2878 2 ай бұрын
Masha Allah,aamiin Muuse soo noqo insha Allah
@Canabjaamac-s4f
@Canabjaamac-s4f 2 ай бұрын
❤❤masha alaah geesi cali qarn guuleyso dalka difaaciisu WA WA JIB ee kusoco huwan huursanta
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 2 ай бұрын
Caliyow amba illaa iyo maalintii lagu dhawaaqey xisbiga kulmiye illaa maanta waan taageersan ahay welina koob shaaha kama cabin
@axmedtimacade4693
@axmedtimacade4693 2 ай бұрын
Abwaan cali duulduul legend wllhi keep going my bro
@NaasirCarab
@NaasirCarab 2 ай бұрын
Muuse. Biixi amiin amiin amiin amiin yaalha
@amalos3435
@amalos3435 2 ай бұрын
Doqonimo kaadher Cali duuldul waan kutagernaa Muwadin gesi qaran waxad buuxisay tugada halkodi baad buuxisay kuwa isku shega TV yada madaxa banan ee huwanta u shaqeya somaliland inala jooga♥️♥️💚♥️
@elhanweera2435
@elhanweera2435 2 ай бұрын
Inshaallaahu mw biixi wu so noqanayaaa Inshaallaahu ❤guuuuuuuul qaranimada somaalilaan inshaallaahu
@FarahIbrahimJamaa
@FarahIbrahimJamaa 2 ай бұрын
تحية من الدوحة قطر
@Canabjaamac-s4f
@Canabjaamac-s4f 2 ай бұрын
🎉🎉masha alaah ale dadka iyo dalka haino xafido amiin🎉🎉🎉
@zainabmirreh4533
@zainabmirreh4533 2 ай бұрын
Masha Allah sidaa ayaa ku wanagsan in uu qofku laba wajile hoqon ama labalo canleeysid
@hodanidris-p6h
@hodanidris-p6h 2 ай бұрын
Ali guulayso adero
@zainabmirreh4533
@zainabmirreh4533 2 ай бұрын
Aamaan Aamiin yaarabi Allow Muse soo celiy
@NaasirCarab
@NaasirCarab 2 ай бұрын
Man shalha GuuuuuL kulumiye
@NaasirCarab
@NaasirCarab 2 ай бұрын
Amiin Amiin Amiin amiin yaalha
@Degmociise123
@Degmociise123 2 ай бұрын
AAmin yaa Rabi 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@abdullahimuhumed5526
@abdullahimuhumed5526 2 ай бұрын
Mansha Allah
@qurbaawis642
@qurbaawis642 2 ай бұрын
HABARJECLO IYAGAA IS CAAYA BAL CALI DUUL DUUL REER KALE MA CAAYO AAN HABARJECLO AHAYN.....REERKU WAA BILAA DHIIG DOQOMADA KU BADAN
@MustafeAbdisamed
@MustafeAbdisamed 2 ай бұрын
Waa inadd reerkaaga wxy ku khaldanyiin sheegto iyo intoooda xun reerkaaga ma tawxiid baa. cali waa geei runta sheega hadday mur ka qadhaadhey. Ma sidaada ayaad moodaysaa Inu huannimad iyo s. Land kala garan la'yahay
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 2 ай бұрын
Cidna ma caayee jokar booli qaran iyo suulcawro munaafaqadooda iyo cadaw kalkaalnimadooduu sheegaa
@najaahadam6795
@najaahadam6795 2 ай бұрын
aameen aameeen yaa raabi adero aameeen aameeen ❤❤
@MaaslaxMaxamed31
@MaaslaxMaxamed31 2 ай бұрын
❤❤❤❤Masha aallaah aallaahayaw miidnabad qaba inoogadhiig❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FaisaAbdi-d8u
@FaisaAbdi-d8u 2 ай бұрын
Cali waad qaldantahay muse Abakor waa kuwii Xornima deni hore soodhici yay maka cali habar jeclo ha kala sarin Guul somaliland ❤❤❤❤❤❤
@daffodou44
@daffodou44 2 ай бұрын
Wariye cirjiidho waan aragnay sidaad u gaadhsisay reer boorama manihin lakiin culimada qaadiriyada ad difaacaynaa sxb mahad sanid
@mohamedabdikarim3820
@mohamedabdikarim3820 2 ай бұрын
Marqudha hakala hadhina adeer cali iyo abti❤
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 2 ай бұрын
IN DADKA LA QARXYO KUWA IS DILAA LA QARIYO WAXAA KEENI SOMALI XIJAAR OO AH DHULBAHNTE TALIYAHII CIIDANKA DAWLAD KU SHEEGA XAMAR HADANA LAASCANOOD WARKAA SIIYEY IN.AAN LA SHEEGI DHIMASHADA IYO GAAJADA
@farahyuusuf3209
@farahyuusuf3209 2 ай бұрын
Daacad ayaad u tahay mabda aaga ❤❤❤❤❤❤❤
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 2 ай бұрын
Markaa caliyow taageeradaadu sidaas hakuu ahaato ninka raggana waa go.aan qaadasho
@IsmaGaba.
@IsmaGaba. 2 ай бұрын
Cali codkiisa ayan ka hela qaramiga laakiin noo dhamee heesaha
@kadraabdillahi9336
@kadraabdillahi9336 2 ай бұрын
Allahuma amiin muj. Cali
@AbdullahiFarah-w1f
@AbdullahiFarah-w1f 2 ай бұрын
Garaadka sidiisii maxamuud xaashi cidduu ka soo jeedo hala soo bandhigo.
@Internet_n_Things
@Internet_n_Things 2 ай бұрын
Gara jiray ugu daar 😂😂😂😂😂
@garyaqaanmuuseyuusuf4793
@garyaqaanmuuseyuusuf4793 2 ай бұрын
Amiin 0:10
@nasircumar5311
@nasircumar5311 2 ай бұрын
XIRSI WAA XARIIF WAXA UU SAMEYNAYA INQILAAB AAN DHIIG KU DAADAN ILEYN WARQADA MUSHARAXA ISAGA QORAYA OO KOMISHANKA U GUDBINAYA YAA CIRO U QORAYA WARQADA
@Bashatalents
@Bashatalents 2 ай бұрын
CALI WAXAN KU JECELAHAY HA ISKA BOONDARO WEYNAADEE LAAKINSE WAA ISAAQII XALAASHA AHAA EE UMADU WADA ILMAADEERKA U AHAYD INTAASAAN KU JECLAHAY MID KASTA WUU KARBAASHAA 😅😅😅
@AliAbdille-m8u
@AliAbdille-m8u 2 ай бұрын
Cumde Cali Libaaxa reer Caatteeye
@MaaslaxMaxamed31
@MaaslaxMaxamed31 2 ай бұрын
dadka waxa ugu ayaan daran nin Laa aamiinay ee kii aminay khiiyamo kulashaqaysta
@nasircumar5311
@nasircumar5311 2 ай бұрын
ILEYN CIRO DOQONSANA INA XAASHI MAXBA MA HAYE YAA KU YIDHA XIRSI HA ISKU DIRIN
@osmandahir5993
@osmandahir5993 2 ай бұрын
Odeygu heesaha ku cod macaanaa
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 ай бұрын
Guul soomaalilaan
@ahmedalinoor-v4v
@ahmedalinoor-v4v 2 ай бұрын
DUQA WAALAN WAAD ROONAANE HEESTA JOOJI
@BaasheCabdi-p7i
@BaasheCabdi-p7i 2 ай бұрын
Waa kuu nacasnimo khalad iyo saxba qofka laaguma raaco ma laxbaatay adigu
@khadarhajjiahmed
@khadarhajjiahmed 2 ай бұрын
Kulahaa JOOG AAN DAAQADA KA GELINAYEE cali aadan diri 😅
@Degmociise123
@Degmociise123 2 ай бұрын
Dadka waa lagu laynayaa meesha marka danbe way Qarxayaan 😢ha laayaan kuwa hortaagana
@KhadaryYusuf
@KhadaryYusuf 2 ай бұрын
DEE HADDUU RABO IN UU SAAXIIBKAA KU WACADFUREY, ISAGAQ GUDOOMIYIHII XISBIGA AHE HA SHIRIYO XIRSI INTA U DAZXADDA AH OO HA YIDHAADO XISBIGA WADANI WUU OGOLYAHAY IN 13 URUR KA QQYBGALAAN DOORASHADA MADAXTOOYADA, ISAGOO URURADA SHIRINAYA
@qaniahmed9241
@qaniahmed9241 2 ай бұрын
M.Xaashina ma guulaysanayo oo Xirsi oo ah khayinki Adeerki khiyaneyay ayu isaguna khiyaaneyay marka 2duba waa ilaa Jahannam .
@Xasmas
@Xasmas 2 ай бұрын
Geesi DulDul❤ Gobanimo ❤
@mahamedsaed2446
@mahamedsaed2446 2 ай бұрын
XIRSI INKARTI SILANYO IYO INKARTI CABDIQADIR JIRDE NAXDINTI ODAYASHA DABA SOCOTA KOB GACARLEH KASO DURDURIN MAYO
@Ardaagaciyaaraha33
@Ardaagaciyaaraha33 2 ай бұрын
Jabuuti markaad ka heesi jirtay 😂
@halimosugule76
@halimosugule76 2 ай бұрын
Geediga wadaay waynagaa gash nay libintiiye
@mahdiaadan
@mahdiaadan 2 ай бұрын
Maantana.waa.nacasnimo.inaad.kahadasho
@cabdirisaaqmaxamud7003
@cabdirisaaqmaxamud7003 2 ай бұрын
Marka hore waad salaaman tahay . Muuse Abokor iyo Maxamed Abokor waa labo reer oo walaalo ah lkn mid bay iimaan la'aan siyaasadeed ku dhacday ee runta ka sheeg indr Caliyow waa ardaaga aad tax dhigtee!
@shakiibfarah152
@shakiibfarah152 2 ай бұрын
Cirjiidho tv ❤
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 2 ай бұрын
Kkkk muuse nacas ka dhin reerka
@qurbaawis642
@qurbaawis642 2 ай бұрын
JOOKARKA SIYAASADA SOMALILAND MR HASHI.....MARKA RUN LA DOONAYAY WUXUU AHAA NINKII MUSE BIIXI KURSIGA SAARAY LKN MANTA WAY U DHAMATAY DUCADA LAGAMA AQBALO
@SamaDeri
@SamaDeri 2 ай бұрын
Ina xaashi waxa ka Cod badan cigaalada rooda ururka ogaal oo saaxil iyo bariga burco
@qurbaawis642
@qurbaawis642 2 ай бұрын
@@SamaDeri 😀😀😀 ehlu mirqaanka yaa dooranaya ciise muse waa xaasidin maba dooranayaan...Jookarka siyaasada somaliland halkuu raaco ayuunba guulaysanaysa
@SamaDeri
@SamaDeri 2 ай бұрын
@@qurbaawis642 iskadaa maxamed ciise iskadaa aadan ciise. Dhogori oo keliya ayaa kabadan muuse abokor. Habar jeclo waa saddex haamood oo isaaq yar yar oo ah cimraan sanbuur iyo muuse. Waa arab gerxejis iyo awal oo la isku darey😀😀 markaa ciise muuse oo keliya ayaa kabadan hjeclo. Ileyn Sanbuur cimraan iyo muuse keli iskumataagi karaane😀😀😀
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 ай бұрын
Ciidanku majabin ee halkaa inaga hagaaji abwaan
@Xuseenyasiin-u5s
@Xuseenyasiin-u5s 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 ай бұрын
odayaahow madhan maranka ah anagu maxamed iyo cid kale kuam cayayno lakiin calamadahii garacyada weyee garacayada dadka caya ha xanqin deee walahay bilahay rasuulka shegay garacayada inay dhib badan yihin maxamed maran waan odhan karna lakiin odhan mayno duli yahow
@QaajeBooje
@QaajeBooje 2 ай бұрын
Mujaahid Cali ismaaciil Carab ❤
@axmedyusuf8192
@axmedyusuf8192 2 ай бұрын
Cali duul duuloow afdalool
@saleebaancali9690
@saleebaancali9690 2 ай бұрын
muuse abokor weligiinba wuu idinka fiicnaayeene faanka iyo istuska ayaanay aqoon waxa muuse abokor ka xishoodo ayaad ku xaragootaan cali duulduulow
@ahmedwairah9489
@ahmedwairah9489 2 ай бұрын
Hada odaygu waa Heesaa kkk.
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 2 ай бұрын
Cali DUUL DUUL GEESI QARAN
@historynerd7549
@historynerd7549 2 ай бұрын
Geesi
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h 2 ай бұрын
Muusejuudaan 500 oo nin oonool iyo 40tigniko ah oo hprtiisa lagujayaa. 3000 oonina waa dhaawac dadkoofii dawaystan codka masixir buukuhelayaa . Muusejuudaan maxadka oog yimi ayuu ku heli cod maya. Muusejuudaan iskufirka isaaq buu cofkuhelayaa maya.
@abmoh9216
@abmoh9216 2 ай бұрын
Nasabadii laga hadlayey waataa
@mustafehussein288
@mustafehussein288 2 ай бұрын
Ehehehehe
@AbdiMohamud-wu9kp
@AbdiMohamud-wu9kp 2 ай бұрын
ina kaahin ma naagtii buu miciin bidey
@mahamedsaed2446
@mahamedsaed2446 2 ай бұрын
XIRSIAW INQILABKAGI QADHMUNA BILAW WAKA NACASKI XISBIGA KA IIBIYAY MAXAMUD XAASHI KALA HOOS BAXAYE WAXAGI XILKA LAHAA BILAW MUSHARAXA AAD DOONTO KOMISHANKA U GUDBI HADAD DOONTO MID SAMARONA KU XIGEN KASO DHIGO ADIGUBA ISA SO SHARAX
@Faisa-dr4df
@Faisa-dr4df 2 ай бұрын
Waa bini aadinimo weeyaan
@abdirashiidahmed5382
@abdirashiidahmed5382 2 ай бұрын
Cali inanka inamada in yarbaa ka hadhee hinjiyaay
@mohamedyusuf50
@mohamedyusuf50 2 ай бұрын
Waxay kuu tahay dabeecadaasi Gool iyo gobanimo Hana bedelin
@fuaadmaimed6380
@fuaadmaimed6380 2 ай бұрын
Biniaadanimo weeye calaw
@XasanCisman-iv7qv
@XasanCisman-iv7qv 2 ай бұрын
Nacasnimo kaadheer
@osmanawad8068
@osmanawad8068 2 ай бұрын
Ducada waxaad ka ilawday ICTIRAF.
@AbdirasidAbdi
@AbdirasidAbdi 2 ай бұрын
War sidii qofweyn uhadal
@AxmedAadan-y9d
@AxmedAadan-y9d 2 ай бұрын
Saciihorufadhi ka waran
@warsamehussein980
@warsamehussein980 2 ай бұрын
Darood wa dolad
@Bashatalents
@Bashatalents 2 ай бұрын
Shit Ciidan muu jabin what the hell Sawkan ciidanku meel kasta jooga. Maalintii ciidankii halkaa joogay laga lib helay dheh adigii ayaa u hadlaaya sidii min saylac, berbera,wajaale,wixii joogay sidii la xasuuqay ayaad u hadashaaan dad yahow dhamaantood boondaradu waashay boundaro foqol boondaro ka dhakada weynlow makunbaad weyday?
@Mohamed-gq2dj
@Mohamed-gq2dj 2 ай бұрын
Waxes onstage bowel iyo Jimmie was clear iyodhuuso😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@qurbaawis642
@qurbaawis642 2 ай бұрын
HABARJECLO MARBAY FARTOODA EEDAYN OO MUSE BIIXI YIDHI FARTIINA EEDAY CIDII I DOORATAY....MANTA YAA DOORANAYA ADIGU REERKIINA HABARJECLO HAKA SOO HOR JEEDSAN
@AhmedHassan-c2o
@AhmedHassan-c2o 2 ай бұрын
Ninka kaliya ee mideeyey war iyo madad daalo, Muj Cali. Waan ku wadanaa
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 ай бұрын
ogaal awelba way la shaqaynaysaay kulmiye naagaha ciise musue way tagaan uruuraada iyo xusubiya aakhrikana way ka soo yaacan markay sirta ka soo guraan
@yasinyusuf5629
@yasinyusuf5629 2 ай бұрын
Adeer markii aad kala bixi weysaynba sow tuu shirka gar adag idiinku qabtay oo idiin kala reebay oo weliba idiin soo sharaxay Markaa muuse abokor weligiinba waa idiinka roonaa xagga tolnimada idinna xaashi ayaad cay la daba taagan tahay qof weyn oo nacamle ah ayaad tahay waxaad istidhi buuni ayaa nacamlaynta wasiir ku helay Lk adiga cidina xil kugu khasaarayn mayso lk ku shubasho waad heli kartaa
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 ай бұрын
marka dowladan aaan mushaharkaba bixin aayaad doonaysa inay soo noqoto walahay aduunkan waa yaab sacadii qiyaame soo dhowtay baal odaygan aderkay eega kulaha sadex bilood lacag may qadan hadana muuse ku ducaysanaya anagu yaab aragnay kaaah dad badan baa samaystay ee waxa kugu diray maxay tahay odaygan horta a maxa kaaah ku diray ma aderkiisa ba ku jjira kulmiye tolow mis elaalkiisa kolay wax wayn buu ku tageraye
@abdicasismaxamed2172
@abdicasismaxamed2172 2 ай бұрын
Ali dul dul libax
@fotballontop
@fotballontop 2 ай бұрын
Waar odaygii xumaa ee løda lagu dacaayadayn jirey muxuu ku hadlayaa? Reer baadiye ,cuqdad garxaajis ja buuxdo. Uskag, fooqal uskag.
@CashaCabdixasan
@CashaCabdixasan 2 ай бұрын
Haddii kaah ku Biiro Kulme ka waran
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 2 ай бұрын
Wa hagag wasir/dambe Cali duuldul sland huuul
@fatimasalah4539
@fatimasalah4539 2 ай бұрын
Caaywaa calayo adiga iyo noocagutoona muuse abokar ma gaadhaan magacana maanlaan maboxo duul duuloow 😂😂😂
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 ай бұрын
odaygan wa cuqdadii oo qof hj abokor jibriil buu kala guraya war muuse abokor dumarkooda xata wa prof markanka indho blue jamadaa ugu dhiga wa wasiiro wa aqoon yahay acaamuud list somaliyeed dhiganayay orod soo eeg kuli muuse abaaokor bay ahayeen dayaxa ragii wax ka baranayay isyagay aahyeen beenta jooji qabayalad baa washay odaygan adeer muuse abokor mar hore dhaafay somalida wa wada aqoon yahay cidna ma gadho dadkaa ma xagxagtaan dad la dhaqan waalagu yaqna ila odaygan wa qbaiilayste wuxu u magayao kaaah malain walba kolay cuqdada ilahay ha ka saro muuse aabokorna maha dad aqoon loo tilmaamao dunida horteed w waa ragi ciidmadii socone laha wadankaba difaci jiray wa lawyers somaliyeed badadaniayay wadana snl iyo nuf way hoogamainayeen maxad ka hadlaysa
@yussufmursalahmed9325
@yussufmursalahmed9325 2 ай бұрын
Nacisnima maah ee waa fareednimo waayo qof mamda'a lihi waa qof iimaan qaba kan koloba meel tagayaa waa iimaan laawe
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 ай бұрын
odayal wawayn oo been shegaya horta xirsi iyo xashi isku xusbi maha mida walaba kiisuu wata midna mid kiisa kuma haysto kulmiye idinka jecel inaad isku dirtan raga tolka xirsi wadani bu gudoomiye ka yahay hashina kaaah maxaad ka hadlaysan way is tageeryaane wax kale ma jiro hashi ururukiisa wa soo baxayaa xirsina waqtigeeda wa tartamaya hada wax dhiba oo ka dhexeeyana ma jiro kulmiye iska daya isku dirka nabiibka maqansane
@warsamehussein980
@warsamehussein980 2 ай бұрын
You are so so wrong you and your team that are 80 years old someone who died a child your sitting talking about shame on you
@ifrahcumar4352
@ifrahcumar4352 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
DEG DEG DILAA HASHIM OO DHOOBLEY LAGASOO QABTAY HADA & QABIILKISA SAXDA AH
10:51
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 4,8 М.
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 12 МЛН
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 16 МЛН
DEG DEG TAKSIILE HASHIM QABIILKISA & QAABKU U DILAY HOOYO WARIS & CARUURTEDA
42:31
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 34 М.
Maxaa kala qabsaday Siyaasiyiintan...?
20:05
SKY Cable TV
Рет қаралды 129 М.
Kaftanka Siyaasada 534 oo aad u xiisa badan
54:21
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 44 М.