Fatimina In The Studio
0:25
12 жыл бұрын
Jeegaan By Himilo Studio
5:58
14 жыл бұрын
Korad: By - Yusuf dheere - New Song
6:48
Laba aabo wadadhalay -  Prince Mahad
5:43
Aroos: Prince Mahad
5:20
14 жыл бұрын
Abdirahman
7:28
15 жыл бұрын
Deeqa AbdirahmaDjibouti
5:05
15 жыл бұрын
Fanaan Xidig Farhan Muse - Naruro
4:05
Пікірлер
@JawaahirmaxamedJawaahirmax-z8z
@JawaahirmaxamedJawaahirmax-z8z 2 сағат бұрын
2024 ❤❤
@CfataaxKiniin
@CfataaxKiniin 2 күн бұрын
Caawa oo ay tahay maalin isniina sacaduuna tahay 10:03 habeenimo tariikhduna tahay 16/12/2024 waxa jecladay gabar aan ii ogayn inan jeclahay mageecduna yahay muuna sida gabar loola hasaawana ma Aqaan kadib ayaan youtube iska soo galay kabacdi heestana iga soo hor baxday wllhi been ma sheegayee waxn dareemay inay ila joogto hada naruura dareemay heestan xasuus garaay igu leedahay hadaad qoraalkaygaa akhrisay love ii saar
@salmacadey7548
@salmacadey7548 3 күн бұрын
Ilahay haku caafiyo jooqle😢❤
@axmedmirecarlos3008
@axmedmirecarlos3008 4 күн бұрын
Who is watching ❤
@AbdirizakAbdirashiid
@AbdirizakAbdirashiid 7 күн бұрын
12/12/2024 arbac 6:41 waxadaad tahay dhamysya dumar
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 8 күн бұрын
Old ikraan arale🙏🔥
@AbdullahiIsse-er3bq
@AbdullahiIsse-er3bq 9 күн бұрын
Yaa iga danbeeya
@KhaalidMaxamed-b2v
@KhaalidMaxamed-b2v 11 күн бұрын
Axyaa hees 8:31 habenimo
@KhaalidMaxamed-b2v
@KhaalidMaxamed-b2v 11 күн бұрын
Axyaa hees
@KhaalidMaxamed-b2v
@KhaalidMaxamed-b2v 11 күн бұрын
Axya hees
@XasancabdirahmanMursal
@XasancabdirahmanMursal 12 күн бұрын
𝐡𝐞𝐞𝐬𝐚𝐡𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐧 𝐤𝐮 𝐬𝐮 𝐱𝐚𝐬𝐮𝐬𝐭𝐚 𝐚𝐚𝐛𝐚𝐡𝐲𝐚 𝐢𝐥𝐥𝐚𝐡𝐲 𝐡𝐚𝐲𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐨𝐰𝐫𝐭𝐨 𝐢𝐨 𝐰𝐚𝐱 𝐲𝐚𝐥𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐫𝐮𝐧𝐭𝐢😔💖
@kamaalhussainahmed365
@kamaalhussainahmed365 12 күн бұрын
2024 and it's still one of the best somali songs 🔥
@abdisetarmahamed8027
@abdisetarmahamed8027 12 күн бұрын
manta oo ay tarikhdu tahy 6 december 2024 waxan heestan hadiyad ahaan ugu diray poqoradyda aan jeclahay waqti xadirkan rajaynayana inan mustqbal qurux badan wadagno alle hano rumeye
@Hazu98
@Hazu98 14 күн бұрын
Who is here 2025?
@zakibooy-ut7uq
@zakibooy-ut7uq 14 күн бұрын
I love you song ❤
@khalidfantastic
@khalidfantastic 14 күн бұрын
4/12/2024 waan soo laabtay ka dib markaan ka ahaan waayey jecaylka heeskan aan u qabo iyo xasuusaha igaga duugan runtii saxibyaal waxaan idiin rajeenaya wanaaG waa hubaal nolashu waa mid xasuuso kusoo koobmaysa oo gaaban❤
@BasadiirBasadiir-x4q
@BasadiirBasadiir-x4q 15 күн бұрын
Waxa dhegeysanaya 3/12/2024 Malin talado ah sacadu tahay 1:00 p.m❤😢
@khalidfantastic
@khalidfantastic 14 күн бұрын
Sidoo kale sxp
@Nimcoaabdiraxmaan
@Nimcoaabdiraxmaan 17 күн бұрын
Heestan Waxan isku Baranay Ninkayga 2015 allhamdulilah hadan waan is jecelahay ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉my Blood
@khalidfantastic
@khalidfantastic 14 күн бұрын
Farxad ku noolada
@Qisooyin96
@Qisooyin96 20 күн бұрын
At the end of 2024❤❤❤
@CalimacaliCabdule
@CalimacaliCabdule 22 күн бұрын
2025 yaa soo daawanaya❤
@MoktarMuhamed
@MoktarMuhamed 22 күн бұрын
2010 Ayan baadiyaha ku dhagaysan jiray anigoo haysta mobile qadaafi ahaa oo midabkiisu ahaa buluug.codka sameecadiisuna aad u waynaa oo Base fiicana lahaa.Waxan aamisana walee mobile ama sameecad noocan ka heer saraysa lama soo saari karo. Hadana shaashad wayn oo LG 2 meter ahba heesuhu ka baxayaan iyo Iphone 14. Sida waayaheenu isku badalayo ayay technologyguna isku badalaya.
@abdisamadmohamedisse4000
@abdisamadmohamedisse4000 24 күн бұрын
Waxaa tahay dhamays Dumar Dhaliil aaan lahayn Rabi aan Kala dhantaalin Naftan igu dhax nooleee Dhaawac inuu ku gaariyo Dhib baan kaa ilaalshaa
@MoHamedAHmed-252
@MoHamedAHmed-252 25 күн бұрын
24-11-2024⏰️
@sulthanmalik9182
@sulthanmalik9182 26 күн бұрын
Jooqle rabi hacaafiyo waa nin ilaahay hibo usiiyay fanka iyo suugaanta
@IidlesaidMohamedhasan
@IidlesaidMohamedhasan 27 күн бұрын
Hestaan 2011 mobayl shinasah kudhagsan jiray❤❤❤
@ifrahahmedali429
@ifrahahmedali429 28 күн бұрын
November 20/11/2024 ayan dhagaysanaya xasuuso hore ayan darema markan heestan maqlo 😢💔
@khalidfantastic
@khalidfantastic 14 күн бұрын
4/12/2024
@mohodinPliano
@mohodinPliano 28 күн бұрын
Waqti qurux badan wa soqadatay😢
@khalidfantastic
@khalidfantastic 14 күн бұрын
In badan sxp
@Urcristiano-z2n
@Urcristiano-z2n 5 күн бұрын
Waqti xiiso leh bu aha
@Fitaahtorres
@Fitaahtorres Ай бұрын
Heestaan marbaa anoo mudug jogaa mel layirahdo gawaan jogo dhageysan jiray gabar markas heesta kadhagey san jiray mobelkeda hada wey dhimaty ana cawa dhagey sanayaa walhi xasus galay walshy alha kunaxaristo😢
@HurdoWayne0203
@HurdoWayne0203 Ай бұрын
HESTAN HADA SO BOQOTAY MARLABAD LIKE I SAR❤
@atocareh7066
@atocareh7066 Ай бұрын
Manshallah cunsuriyada somaalida allah ha inaga soo Afjaro ❤ love and peace from Somalilander to you all
@Urcristiano-z2n
@Urcristiano-z2n 5 күн бұрын
State
@Omer-m4v5i
@Omer-m4v5i Ай бұрын
Waa hees aan ku xasuusto sanad aan isku dayay inaan masuuliyadayda korka saarto ama is dabaro oo aan iskufilaado shaqooyin adagna soo qabtay walina waan dhagaysanayaa fanaanka codka dahabiga leh alle ha u naxariistee 2024
@MohamedDhiirigaliyeMD
@MohamedDhiirigaliyeMD Ай бұрын
Everyone in Nov 2024 finish coming soon 2025 insha allah❤
@Anasbuler
@Anasbuler Ай бұрын
Heestan kamaba daalo wlh sideydo kle hadaad thy like isaar please ❤
@KhadarMaxamuud-e6i
@KhadarMaxamuud-e6i Ай бұрын
tarikk 13 habeen arbaco ban dhageysanyan heestan heesa aan jeclahay bay ku jiirta
@Arafat_1148
@Arafat_1148 Ай бұрын
Anyone 2024 😢
@AxmadMowliid-r6s
@AxmadMowliid-r6s Ай бұрын
11 11 2024 ❤ hestan qofkii jacayl dhaba ku dhacay umbaa daremo karaa love u aaisha
@ikraaney
@ikraaney Ай бұрын
Ilahayow ku caafiyo yarabi 🤲🏻😭
@xariirxasanturki2011
@xariirxasanturki2011 Ай бұрын
Ala 2hour ka hor dhageysaneysay😢
@khalidfantastic
@khalidfantastic 14 күн бұрын
Aamiin
@MohamedSomali337
@MohamedSomali337 Ай бұрын
2024 waa gaba.gabo fir, Nov 08 inta anan dhiman dhab jaceyla iga hoo 🥹
@ShabcaanCilmi
@ShabcaanCilmi Ай бұрын
Hees aad u macan 2018 xasuus
@mcy744
@mcy744 Ай бұрын
Waa kunasataa
@Ibrahimabdikadirismail
@Ibrahimabdikadirismail Ай бұрын
Heestan xasuus ayay igu leedahay gabar khatro la dhaho ayaan jeceel xad dhaaf ah u qaaday Mar waliba heestan ayaan dhagaystaa Sidaan filaayo Mar un waan is heli doonaa in.sha.allah Kuma dhaafi karayee dhab jacayl ah iga hoo
@AbdulahiMahdi-g6c
@AbdulahiMahdi-g6c Ай бұрын
5/11/2024 anigoo arrete bus ku dhagaysanaya si aan kaam ka u tago oo saaacad ii jira 16:00 galabnimk oo school.kasoo baxay , What a glassic song❤🎉🎉.Mohamedou miidoh.
@abdirizakgamadid7201
@abdirizakgamadid7201 Ай бұрын
Axyaa xasus 5/11/2024 bokh
@apdizhakuraadan789
@apdizhakuraadan789 Ай бұрын
Naftan igu dhex noole dhawaac inu ku gaadhiyo dhibann kaa ilaasha dhiiga habaha jidhkaygu dhanka uu wadnuhu xigo adiga u helay dhaxall ❤😘
@Taliye-7
@Taliye-7 Ай бұрын
❤❤❤🎉
@souleimanabdourahmanhassan6539
@souleimanabdourahmanhassan6539 Ай бұрын
Jusqu'a metenand 2024 🎉🎉
@RadwaFoozi
@RadwaFoozi Ай бұрын
14 sano ka dib 🥺🫀 2024/11/04 monday
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 Ай бұрын
Ikraan Caraale. Xasuust Qaaliya. ❤😢
@CabdiraxmaanMaxamed-q5z
@CabdiraxmaanMaxamed-q5z Ай бұрын
Still Iam listening 1 November 2024 9:54 habeen sabti soogalayso
@ShuebAbdi-jo6en
@ShuebAbdi-jo6en Ай бұрын
Any one in 2025😮