Khadra - By: Ikraan Caraale - Himilo Studio

  Рет қаралды 1,184,470

HimiloStudio

HimiloStudio

Күн бұрын

Пікірлер
@mastaraadanofficial6087
@mastaraadanofficial6087 9 ай бұрын
Waa hubaa heestan inaa daawaneyso 2024 pls like ha ila dhaafin👍😊🤣
@gacalhassan1588
@gacalhassan1588 5 ай бұрын
From TikTok 🙌 nolol aan isoo mari doonin ayaan xusuustay😭
@LiilManka
@LiilManka 4 ай бұрын
😂
@Abdirahman_24
@Abdirahman_24 10 ай бұрын
13 sano kadib maanta maqlay heestan Tiktok ka arkay wan soo raadiyey. 25 jan 2024 From Burco❤
@minasaidmed
@minasaidmed Ай бұрын
Ido kle 😊
@Maan-P
@Maan-P Жыл бұрын
13 yr ago It's now 2023, who is the legend who has been looking for this song and listening to it, no matter what work you do.🤛🤜
@cabdullahihassancabdullahi4167
@cabdullahihassancabdullahi4167 2 жыл бұрын
Heestan dad badan baan ogeyn qofka ay u qaaday fanaandeena ikraan waxeyn u qaaday hestan xaaska madaxweynaha jabuuti oo khadro lagu magacaabo sidaa ula socda, Ani ahaan heestan aad baan u jeclahay miraheeda dhageesigeeda kama daalo. ikraan caraale waa fanaanintii dhexe waliba cod tolmoon leh cimri dheer iyo caafimad allaah ku siiyo wllo 🙏❤️
@jihanzanyare5704
@jihanzanyare5704 2 жыл бұрын
Wlhi ano yaban baa qoraalkan arakay markii wax lagushega wax fahantaa hhh
@cabdullahihassancabdullahi4167
@cabdullahihassancabdullahi4167 2 жыл бұрын
@@jihanzanyare5704 😂😂😂😂 aad iyo aad wll
@mohamed_dek9
@mohamed_dek9 4 жыл бұрын
Heestaan yaana ka daalin Sideyda oo kle ah🇸🇴❤🇩🇯 Happy indepence day wllaha jabuuti
@maryanmohamed4590
@maryanmohamed4590 5 жыл бұрын
Yaa daawanaya 2019 like please
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 жыл бұрын
Xasuus qaaliya ayey igu leedahay heestani 2010 doorashadii siilaanyo ka hor ayaan dhagaysan jiray Still watching🙏❤️
@FaatumoAbshir-ev6kg
@FaatumoAbshir-ev6kg 3 ай бұрын
😢😢😢
@bilanbabdulahi8442
@bilanbabdulahi8442 7 ай бұрын
Who is watching 2024?
@AhmedSANKA-uj1mv
@AhmedSANKA-uj1mv 6 ай бұрын
❤❤❤
@sabirincali1262
@sabirincali1262 6 ай бұрын
Me❤
@AmranShube
@AmranShube 5 ай бұрын
Me 😂2024 jun24
@MandeeqIsmail
@MandeeqIsmail 5 ай бұрын
❤❤
@LiilManka
@LiilManka 4 ай бұрын
Me😂
@mrissyas
@mrissyas 14 жыл бұрын
wooow..Codkaagu aad buu u macaanyahay walaal, halkaa ka sii wad!! "Ikrane'ey qaali baad tahay, codkaaga macaan iyo quruxdaa'daba waan jeclahay" :-)
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 2 жыл бұрын
Xasustada kuso dhowow hadda noshahay
@Maxamed_tarax
@Maxamed_tarax 2 жыл бұрын
Hadaa nooshahy wanku salamay
@kingabdirixmaan5907
@kingabdirixmaan5907 3 жыл бұрын
2008 ayaan waxa aan udhageysan jirey hees jecayl ah camal waayo aqoon badan uma lahyn heesaha heestii aan kahelo cooked io music waan kuqabsan jidhay sidoo.kle waxaan la ilawi kadhin inantii aan jeclaa oo la odhan jidhey khadra 😭😰❤ I do know meel ay hada kusugan thy lkn waxa aan urajeyn nolol io farxad badan
@qadrasuleiman
@qadrasuleiman Жыл бұрын
Waw illhy dib haidin kulansiiyo😰🤲
@mohamudcarab5043
@mohamudcarab5043 3 жыл бұрын
2021 . Remembrance song. I really love this song. Keep going ikran
@arshadwehliye412
@arshadwehliye412 2 жыл бұрын
I listen to this masterpiece everyday in honour of my young sister, Khadro who I love her with all my heart. Thank you Ikraan Caraale
@Therealhero-m8r
@Therealhero-m8r Жыл бұрын
Heestan Aniga Oo Dugsiga Sare Dhigta Fasalka 10aad Sanadki 2013 Kii Ayaa Waxay Taleefanka Ugu soo dhacday wiil sxbkay Ah Macalinki Baa Aad U Canaantay Oo fasalka Ka Saaray Wiilki 2017 Buu Tahriibay Wuuna Dhintay Allaha Kuu Naxariisto Sxb Kadib Maalin kale Ayaan Heestan Dhagaystsy Aad Baana U Jeclaystay. 10 Sano Kadib Oo Aan waynaaday Waxbarashadiina Dhameeyay Aduuna Is Wajahnay Waxan Ogaaday In Heestan Loo Qaaday Maama khadra Oo Ah Marwada Madaxwaynaha Wadanka Djabuti🇩🇯 Madaxwayne Ismail Omar Gelle Balse Aniga Waxaan U Dhagaysanayaa Bashar La Barto Kii Ugu Qiimo Badnaa Oo Lagu Magacaabo Magacan Khadra Khadraay Qaali Baa Tahay Dadka Qaarka Liitiyo Agoon Quudiyaa Tahay Mahadsanid Dear sister Ikran Mohamed Arale You Are The Singer Of All Time ❣
@xuseencalasow2545
@xuseencalasow2545 Жыл бұрын
😘😘😘
@Abdirahman_24
@Abdirahman_24 10 ай бұрын
Illahay ha u naxariisto😢😢
@Nuurkeyhaji
@Nuurkeyhaji Жыл бұрын
AFTER 13 YEARS 👍👍👍 legends ka like ta mabaqiilaaan xiligaan aan fariinta soo qoraayo waxaan joogaa magaalada mogdishu👍👍👍
@qadarciisegalbeyte2662
@qadarciisegalbeyte2662 5 жыл бұрын
2011 ilaa 2020 baan heestaan dhageestaa😍
@nsquare0283
@nsquare0283 8 жыл бұрын
wooow marwadeena khadra mahamud xayd ayaa loo qaaday wad uqalantaa mama wlhi amaan weykugu dhantahay ikran thanks cadeey
@mounaibrahim6694
@mounaibrahim6694 5 жыл бұрын
Mashaallh hooyo kadra
@saeddayib6752
@saeddayib6752 5 жыл бұрын
2020 wli wn ku hesta 🤦🏽‍♂️ hees raad igu leh xqq heesaha kle way iga duwan tahy
@bigjr4592
@bigjr4592 4 жыл бұрын
Hes xasus igu leh 2012
@mukhtaraxmed2382
@mukhtaraxmed2382 4 жыл бұрын
Heestan Caadi mahan Ikran Carale Mama Qada Wax kama reeban walee Djabuti 🙏🙏🙏👏👏👏
@mukhtaraxmed2382
@mukhtaraxmed2382 4 жыл бұрын
Mama Qadra
@alfanaansuperdayaxdalnursh811
@alfanaansuperdayaxdalnursh811 6 жыл бұрын
Who is watching 2018❤❤❤ like israaa yaaqh
@albertclifford2135
@albertclifford2135 4 жыл бұрын
From Germany ilove somali music and kadra dahir 💙
@yaxyeym3766
@yaxyeym3766 Жыл бұрын
Ani ahaan heestan aad baan u jaclahay miraheeda dhagaysigeeda kama dalo maalin jimcaha 8:39 3/17/2023 inta iga danbaysa is mujiya
@allahwithmeneverbedeprived3494
@allahwithmeneverbedeprived3494 6 жыл бұрын
Reer jabuuti waan idin salaamay Heestan iyo yaraantii 4/2k18
@Ayaanalandhe79
@Ayaanalandhe79 3 ай бұрын
Waa markii ugu horaaysay oo heeskaan khadra ee ikraan maqlay ! Quruxdii iyo fankii ikraan❤ 1-9-2024
@amoh_raz6716
@amoh_raz6716 2 жыл бұрын
Ikran carale indeed has an amazing songs you deserve to get alot of credits
@zafwandeik4811
@zafwandeik4811 2 жыл бұрын
Hooyaday walasheed Ayaa khadra la idhaa. Wllhy waan ku jecelahay hooyo in kasto Aan Kala fognahay hooyo cafimaadka cimriga Alle Haku dheereyo 💖😭
@Jaahos11
@Jaahos11 14 жыл бұрын
Thanks alot Himilo Studio for posting this valuable song by Ikraan Carraale, I really loved it well. VIVA Ikran
@noobatcallofduty2050
@noobatcallofduty2050 6 жыл бұрын
Jaahos11 mmmmmmmmzzzzzzzzzzzzxxzxzzzzxxxxxxxzzzzzzzzzzzzzzzzz_zz
@manyeknam7892
@manyeknam7892 Жыл бұрын
Waanku salaamay walal mcn hadaad nooshahay waxaan kuleeyahay caafimaad iyo cimri cibaado leh igu noolow🥰👍🤲
@gagale505
@gagale505 13 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaaaw waar anuu naagtan ikraan gacanayaan utaagay heesaheedo oodham mid mid kadhacda male waa wada top macal tan ay ku shaxaadayso khadra daahir waan tageeraa walaahi ikraan caraale waxaa ayka mid tahay fananiinta manaada aan ugu jecelahay
@ismalash
@ismalash 13 жыл бұрын
I lovethis Song.. Qadra qaali baad tahay, dadka qaarka liitiyo Agoon quudiyaa tahay... Ikraan Arale dhabtii aad bay u cod macaan tahay!
@kinglaash8369
@kinglaash8369 Жыл бұрын
Aad iyo aad wll🥰
@deeyoo
@deeyoo 14 жыл бұрын
Ikraan waaaw,, yaa salaam nice song,, nice video and beautyful young singer,, hambalyo walaal
@abdirashidcatalonia8708
@abdirashidcatalonia8708 3 жыл бұрын
10 sano kadib ban reply kala sohadlay waba hadi u channel kaan shaqeynaayo hada
@ahmednani1659
@ahmednani1659 3 жыл бұрын
Wow 11 years ago miya comentigan
@maxamudmursal3979
@maxamudmursal3979 3 жыл бұрын
Deeyoo fb iyo youtupe landheera ka tahay
@Rays606
@Rays606 2 жыл бұрын
@@abdirashidcatalonia8708 adane sanad ka dib baan kala soo hadlayaa tolow ma noshahey
@abdirashidcatalonia8708
@abdirashidcatalonia8708 2 жыл бұрын
@@Rays606 hhh alx wan noolahay anigana laba saac kadib baan replay kala hadlooya 😂
@KingSnikeEyes
@KingSnikeEyes Жыл бұрын
Quen Voice ikraan Araale🎖️
@umukhaalid
@umukhaalid 14 жыл бұрын
MASH ALLAH IKRAAN SISTER YU THE BEST WLAAHI ,, YU HAVE THE VOICE PLUS THE LOOKS MASH ALAH ,, LOVE YUR MUSIC AS WELL KEEP UP XOXOXO
@hamdiqurux1731
@hamdiqurux1731 5 жыл бұрын
Wow magaca hooyadey maacaan ibixisay khadra qaali
@nafisomahamed5855
@nafisomahamed5855 6 жыл бұрын
Markaan ikaraan caraale heseheda dhagesto waxan soo xusuusta sxbtay qaaliyah oo adutagertay ikraan faaisa cadey wankuu xiisay abayo ilahay waikaa tusi karaa aduunyada intii lajogo hadii lanolyahay walays arkaa
@maxamedgalgale
@maxamedgalgale 3 жыл бұрын
Saxiibtaa xariiri saxiibtinimada waa sadqaliyee isha allah
@hayatimhaya4254
@hayatimhaya4254 5 жыл бұрын
Xasuus still watching 2019
@abdihafiiid...............2008
@abdihafiiid...............2008 2 жыл бұрын
Yaa dib ugu so noqday heestan macaan.
@dr-abdala8041
@dr-abdala8041 Жыл бұрын
Back to my old days 😍
@bakarymum3165
@bakarymum3165 5 жыл бұрын
Axsan hestan hdaan fadhiga ugakacayaa salute ikraan caraale ❤❤👏👏👏
@xaquhadasho7324
@xaquhadasho7324 11 жыл бұрын
heestan waxan xasuusta malinti ibtaxanka 4 kaygi la i dhagaysanayay wooooooooooooow ikran dabcan hesahaga hestan ban ugu jeclahy coz codkagu tan bu xog ugu so baxay mansha allh wlahi hestan tarikhdi secendry ga ku jiran xasusta runti mansha llah ilahy waxa niyadayda ku jira i rume amin ya rabi
@xabsoabdi7250
@xabsoabdi7250 7 жыл бұрын
ikraan carale Wallahi dhaab baan kujeclhy mcnto Inolow inbadaan qali Qurux
@jamacdheereofficial
@jamacdheereofficial Жыл бұрын
13yrs ago ikraan caraale best voice ❤
@mozil20
@mozil20 3 жыл бұрын
Imadan qool xuman iyo qalad loga baranooooo la qadariyaba thy 💟💟🌹 ikran carale naag aan waqti tageri jiray 🌹
@abdifatahdalmar7431
@abdifatahdalmar7431 Жыл бұрын
❤❤❤ ikraan xiligan wax kale ayay ahayd wale waqtiga Iyo Dada yar waa Qurux Mansha Allah.🎉🎉🎉
@Garey-jq2vu
@Garey-jq2vu Жыл бұрын
waraa istaahil maahan waa ikraan caraale
@AbdirahimJama-h6y
@AbdirahimJama-h6y 3 ай бұрын
1/9/2024. Ayaa ila dhagaysanaya like saar❤🎉
@mudezabdullahi2018
@mudezabdullahi2018 6 ай бұрын
Inta baratay hestan 2024 Like sara
@hass123ish
@hass123ish 14 жыл бұрын
this song is amizing ikraan u have jst nice voice thanks for ths great song and ur beautful amezing dance i lve ths song !!
@barnibaarafrax5551
@barnibaarafrax5551 2 жыл бұрын
Admiga maxa kala haaysta waa mid shilin raadinaya iyo mid caafimaad raadinaya shalinku waa waxa iska fudud oo laaanti noloshu waala marayn kara lakiin cafimaad shilin kasta hadad haayso oo aad bixiso kuma helaysid🤭🤭🤭😍😘🤗
@xadaana
@xadaana 5 ай бұрын
Cajiib wali waa sideedii Ikraan Caraale.❤❤❤
@sniderre
@sniderre 14 жыл бұрын
Long life for khadra haid and nice song vive la republique de djibouti
@sohandj11
@sohandj11 14 жыл бұрын
This is the best song she sang so far . Notre premiere dame will be pleased to hear . Bravooooooooooooooo
@dahaozman3953
@dahaozman3953 Жыл бұрын
Hada noshahy wa ku salamay 12sano ka dib🥰
@Abdirahman_24
@Abdirahman_24 10 ай бұрын
Manooshahay😂😂
@Zahra-Qali
@Zahra-Qali 6 жыл бұрын
*Listening 16/2/2018 from Nairobi kenya at **11:10**pm*
@cukaashkaraama1247
@cukaashkaraama1247 6 жыл бұрын
hadana waa intee 😕😕
@yahyaahmed3670
@yahyaahmed3670 5 жыл бұрын
Zahra qaali wankujeclahay dabtii qalbigad iso jiidatey
@yuusufmacalinxasan3149
@yuusufmacalinxasan3149 4 жыл бұрын
Weli Nairobi mad jogta walal
@princejuba
@princejuba 14 жыл бұрын
Ikran Caraale We Love You, You Are a Gift to Us All "Somalis"
@a.rahmanmohamed2922
@a.rahmanmohamed2922 3 жыл бұрын
Intana maka bixisey comment legenoow Midii #kabayare ogayee
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 2 жыл бұрын
Huuno ma nooshay
@Abdirahman_24
@Abdirahman_24 10 ай бұрын
Manooshahay 13sano kadib😂😂😂
@abdifitahhego
@abdifitahhego Жыл бұрын
Golden voice ikraan mohamed arale super star in the building 👷‍♂️
@qadrasuleiman
@qadrasuleiman Жыл бұрын
Heestan anoo yar aa maqli jiry walshey dhagaysan jirtay waxay idhihi magacaga kujiro🥰🥰🥰
@Bakayle22
@Bakayle22 14 жыл бұрын
wooooooooow walaahay ikraan waxaad tahay hablah aan aadka usalaamayo adiga iyo farxiya fiska ba reer somaaliland waxasaa la odhankaraa waa hablo soo daawo quruxdooda
@IceMohed
@IceMohed 6 ай бұрын
Qadrooy qaali baatahay dadka Qarka Liitiyo Hormuudkoodi Baa Tahay Nolashydii😢❤
@KhadroAxmad-or7ln
@KhadroAxmad-or7ln 6 ай бұрын
😢jacelkeygii 💋 mohan ku jeclhy hbbi ♥️♥️🫶
@cumarabdi918
@cumarabdi918 6 жыл бұрын
HEEEESTAN WAAA IXASUUUS RUUNTII 2013 QOF IGU QAALI AH AYANKUBARTAY RUUUNTII CALAFNA UMAYEELAN QOFKAAAS WALI WANJECLAHY HEESTAAN
@Nuurkeyhaji
@Nuurkeyhaji Жыл бұрын
Qatro axmed nur ayaan leeyahay meesha aad ku nooshahay allow kugu dhoowr oo faraxad iyo baraare ku noolaaw from mohamed nur 🙌🙌🙌🙌
@MalaykaAbdirahman
@MalaykaAbdirahman 2 ай бұрын
Watching 9 Oct wed 10:11
@abdimahadmugasa729
@abdimahadmugasa729 Жыл бұрын
Khadra Maxamuud Xayd, ayaa loo qaaday oo ah xaaska Ismaaciil Cumar Geele midkan Jabuuti xukuma
@ahmedqorane8418
@ahmedqorane8418 Жыл бұрын
This song was released abroad
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 2 жыл бұрын
The name of my beloved wife khadroy qaali baa tahay 🥰🥰🥰🥰
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 Жыл бұрын
salan sare boqorada codka🫡🥺😥🤤
@kanxaan
@kanxaan 14 жыл бұрын
mashaállah ikran siz cadi matihid waan jeclahay hesahaaga ,
@Qofnaba.
@Qofnaba. 4 жыл бұрын
Yaa salaam boqorda codka ikraan boqrda geeska africa ee haweenkaba hogmisa khadra xayd way u qalantaa
@qadro63
@qadro63 14 жыл бұрын
qoraxdaa har joogtiyo dayax nuurka qeebshiyo iftiin qiimanaan ahay midaan qalab xumaan iyo qalad looga baranoo laqadariyo baan ahay qadray qaali baan ahay dadka qaarga liitiyo dadka quudisaan ahay qadaray qaali baan ahay dadka qaarga liitiyo dadka quudiyaan ahay................................................................... waaw waa mahadsantahay ikraaan caraale
@mohamedosman6839
@mohamedosman6839 3 ай бұрын
14 sano ka dib ma nooshahay walaal 😂
@iluvxamar
@iluvxamar 14 жыл бұрын
Woow Masha Allah.... Inaba caadi Mahan qurux Cod iyo weliba Hees!!....
@abdirahmanahmed4389
@abdirahmanahmed4389 6 ай бұрын
heestaan waan iska jeclhy 2024 ayaan soo booqday
@nogob
@nogob 14 жыл бұрын
waaw,,, New star Ikaran maan shaa alaah,, sweat and calm voice,, keep it up Ikran
@Abdirahman_24
@Abdirahman_24 10 ай бұрын
Manooshahay 13sano kadib
@nageeb-mohamed
@nageeb-mohamed 4 жыл бұрын
🥰Asmay qaalibad tahay dadka qaarka liitiyo 2020
@abdyrahman8851
@abdyrahman8851 Жыл бұрын
Childhood crush ikraan ❤
@mahdimohamed7056
@mahdimohamed7056 2 жыл бұрын
Gabadha aa hada jeclahay aa la dhahaa qadro heestaan waa jeclahay maalin walba waa dhageestaa ilahay hanagu guuleeyo inaa isguursano
@5gocrazy392
@5gocrazy392 2 жыл бұрын
Aamiin walalkey
@1996abdullahi
@1996abdullahi 13 жыл бұрын
this is her best song ikraan caraale hada way soo socotaa
@CaaYNaaN
@CaaYNaaN 14 жыл бұрын
heey wa ikran craale manshalaaah abti wala wad ku so baxdey hestaan manshalaah ikran fnanada da'da yar e la holin wayey mabrook abti waxan ka sugayna heeso kale oo badaan abti barta ka si waad ale cod wa ku siyey codkuna wa haybaad
@rihanaibrahim3947
@rihanaibrahim3947 5 жыл бұрын
That is my country👉🏼❤️🇩🇯
@abdirisaak1613
@abdirisaak1613 5 жыл бұрын
Hoyadayda laabad qadro ladhahaa mcnaha habyartayda 💓💓💓💓
@ruweidahmahmett2680
@ruweidahmahmett2680 2 жыл бұрын
Hestan 12 sano kahor maqlay wlhi tiktok kaso raacay ereyada hesta aanan aqoon walashy ladhagesan jiray waa la jeclaan jiray🥰😍 ereyada hadeer fahmay sidii inan waligey mqal cml🤣
@MrTosane
@MrTosane 13 жыл бұрын
@samiire87 Adi waxaan u maleenaa inaad qoftaan ka maseersan tahay gabadhaan yaroo quruxda badan codka macaan ... nimanka soomalida oo dhan aa jecel.... hakuugu taag naato ,,, via ikran cadeey...
@Jaamacjacfar
@Jaamacjacfar 4 ай бұрын
I am from tiktok
@deganahmed
@deganahmed 14 жыл бұрын
wow, go Ikran, wow manshaalah you are a beauty walalo, and a true somalilander, and what a nice voice
@manyeknam7892
@manyeknam7892 Жыл бұрын
Salaan muxibo kudheehantahay iga gudoon walal mcn hadaad nooshahay waxaan kuleeyahay caafimaad iyo cimri cibaado leh igu noolow 🥰👍🤲
@jaceeloow100
@jaceeloow100 13 жыл бұрын
wooooooow.. I really like Ikraan Caraale.. cod macaan bay leedahay.. you the best Ikraan
@abdifatahdalmar7431
@abdifatahdalmar7431 6 жыл бұрын
Ikran carale heestan si kal iyo lab ah ayay ugu qaaday khadro maxamud xayd marwada kobaad ee ismail omar geele djoubti
@yazzibrahim2335
@yazzibrahim2335 8 жыл бұрын
thank you ikraan for this song
@yuusufmacalinxasan3149
@yuusufmacalinxasan3149 5 жыл бұрын
2019 bisha 9 aad maalin jimco yaa dhageysanaya
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 Ай бұрын
Ikraan Caraale. Xasuust Qaaliya. ❤😢
@Mohaze36
@Mohaze36 3 ай бұрын
Markii oogu horeysay een dhageysto waxey aheyd 2014 caruurna waan ahaa
@ayanabdisalam9568
@ayanabdisalam9568 7 жыл бұрын
2018 still my song 😘😘😘
@noobatcallofduty2050
@noobatcallofduty2050 6 жыл бұрын
Ayan Abdisalam wow thanks
@Rays606
@Rays606 2 жыл бұрын
Hhh 2022
@haniabdullahimaxamed2202
@haniabdullahimaxamed2202 6 жыл бұрын
Kama daalo dawashada hestaan 20 18 Jun 17 💕💕💕💕💕💕❤❤❤❤❤💓💓💓💓💓💘💘💘😍😍😍😍
@zupermax3710
@zupermax3710 4 жыл бұрын
Ikraan maxamed caraale aad ban utaageeraa runtaa
@sayidahmedsheikhzamaani4897
@sayidahmedsheikhzamaani4897 4 жыл бұрын
Yaa cawa ila ila daawanoyo heesta ikran caraale 2012 aa igu dembeysy
@zupermax3710
@zupermax3710 4 жыл бұрын
Yaa dawanayaa 2020
@khadraahmed1865
@khadraahmed1865 12 жыл бұрын
mash allah Khadra waa magaceyka
@qaaqaay
@qaaqaay 14 жыл бұрын
IKRAAN WAXAA TAHAY gabdha somalia mida ugu qurxoon maasha,alaah
@kowsarhassan4756
@kowsarhassan4756 3 ай бұрын
Inta tiktok ka soo raacdey farta taaga😂😂😂😂
@arsenalgirlfandhe1687
@arsenalgirlfandhe1687 8 жыл бұрын
who watching 01/29/2017 love it
@wanmigelsanroman381
@wanmigelsanroman381 7 жыл бұрын
i am still watching it bcz it is the first somali song 4 me to listen to
@qadroaxmed6908
@qadroaxmed6908 8 жыл бұрын
my name is khadro
@feisalsalatovic4363
@feisalsalatovic4363 7 жыл бұрын
Nice nem Qadro...you ave got semi nem with my bae
@mahadkaka1463
@mahadkaka1463 2 жыл бұрын
But not you ok
@khadrofarah5926
@khadrofarah5926 2 жыл бұрын
Sammi 🥰🥰🥰
@mahadkaka1463
@mahadkaka1463 2 жыл бұрын
@@khadrofarah5926 nice 👌
@eng.yaxaas
@eng.yaxaas 2 жыл бұрын
Wali ma nooshahay huuno
@SmilingIslandRetreat-cz3hn
@SmilingIslandRetreat-cz3hn 6 ай бұрын
ikraahni.carhli.❤🇩🇯❤🇸🇴❤💔❤️👍🇸🇴guuul.ikrhni.❤ xabibi❤2o1o
@nice2abc715
@nice2abc715 6 жыл бұрын
heestan waxaa loo qaaday marwada koobaad ee Jabuuti Mamo Khadra .
@akramcabdi5507
@akramcabdi5507 3 жыл бұрын
Heestaan maxaan dhageeystan jiray 2010di
@ibnuhusniyamani2025
@ibnuhusniyamani2025 2 жыл бұрын
Wlh 13yrs back ikran today am listening this song while am on the bed any way ikran long life
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 3 жыл бұрын
Inta jeer een ku soo cesh ceshanaayo wlhy tiro ma leh🤔 heestan manta waa igu socotaa ma aqaan waba iga dhex baxdey guriga kaga caqeynayey🤣😤wixii iga danbeysaya mala ma jiro 23 may 2021👀👍❤
Ikraan Caraale DHAYAL Official Music Video
5:08
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 2,7 МЛН
Ikraan Maxamed Caraale Gaarsiiya 10 10 2010 By IKY
6:31
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 7 МЛН
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН
Abdi holland iyo Ikraan araale (Love Love Love)
5:02
fanka soomaaliyeed
Рет қаралды 434 М.
Heesta Sad iyo Calaf by Fu'ad Cumar iyo Farxiya Fiska (Second Version)
14:59
Alberto Renelletti
Рет қаралды 182 М.
Abdi Shire Jama Jooqle iyo heesta Muna - Latest video
7:47
HimiloStudio
Рет қаралды 3,9 МЛН
Dhahar-Gulled Ahmed
5:51
Gulled Ahmed
Рет қаралды 7 МЛН
Mursal iyo Khadra Heestii Ha Lumin
7:07
Warqabad cusub
Рет қаралды 179 М.
Abdifatah yare iyo Ikraan Caraale
13:17
Shiine Media
Рет қаралды 2,8 МЛН
Idaaya
8:02
Waayaha Cusub
Рет қаралды 3,8 МЛН
FARXIYA FISKA OO HEES U QAADEY BASHIIR HANUUNIYE 2011 + LYRICS
5:42
FANKA MAANTA
Рет қаралды 4,7 МЛН
Abdi Holland ft Ikran Araleh Laa Laa Love Love Official Video New HD
5:02
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 4,3 МЛН
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19