Maxamed Axamed Kuluc | Raaxeeye
5:39
Maryan mursal oo Masraxa Ruxaysa.
3:21
Cumar dhuule | Barwaaqo
3:49
Жыл бұрын
Tabasho | Raxma Xasan
6:37
Жыл бұрын
Cali fannaan | Qasiido |
3:01
Жыл бұрын
Maxamed Mooge, Hammi iyo jacayl.
4:42
Cumar Dhuule caashaqan I daashaday
3:45
Hadraawi Tixda Indho-Badan "Ubax"
10:24
#sooraan ismaaciil sugulle AHUN
1:24
Cumar Dhuule gabdhihii dhawaan kacay
9:44
maansadii salma iyo mutanabbi cumar.
2:51
Пікірлер
@Bagagac
@Bagagac 2 күн бұрын
Dheymankeni ama dahabkii dalka oo kedki dib losofaagay
@mustafekilaas4054
@mustafekilaas4054 3 күн бұрын
Abwaan maxamed ibrahim warsame ilahay ha u naxariisto wuuxu ahaa mucjiso so martey sugaanta soomaalida
@jamahussein6860
@jamahussein6860 5 күн бұрын
Janadii firdowsaad jiifso feysalow oo jabaar ha ku siiyee.❤.
@mahadmohamed4227
@mahadmohamed4227 6 күн бұрын
Allah unaxaristo abwaankenii sharafta badna😢🤲
@korneylqalafe3977
@korneylqalafe3977 9 күн бұрын
Jiim iyo gacayte alle haw naxariisto
@ahmedhirsi4319
@ahmedhirsi4319 Ай бұрын
One of my favourite songs. Ahmed Gaacayte god bless him.
@Sahra-qi5sk
@Sahra-qi5sk Ай бұрын
Dhagara Todda Badan Duulaka Ragga.😢
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Ай бұрын
#ERAYADA |HEESTA| LYRICS👇 00:01 DHIRTA xididka hoosaa 00:01 DHULKA loogu beeree 00:01 WAY dhici Lahaayeen 00:01 DHISMAHOODA weeyee 00:01 DHISMAHOODA weeyee 00:01 KII DHABA Jacylkuna 00:01 HALKII kama dhaqaaqoo 00:01 DHIDIBAA u aasane 00:01 SIDA dhuda haween 00:01 YAAL isu dheeli tiranoo 00:01 MIDBA dhan u baxaysoo 00:01 DHINACA isa saaree 00:01 DHINACA isa saaree 00:01 KII DHABA jacaylkuna 00:01 WAA DHAQAN wadaagiyo 00:01 ISU dhalasho daacada 00:01 WAA sida dhooyahan 00:01 INTUU naag isaga dhigay 00:01 DHEXDA oogu marayoo 00:01 DHAKSO uga baxaayee 00:01 DHAKSO uga baxaayeee 00:01 KII DHABA jacaylkuna 00:01 LAMA kala dhantaaloo 00:01 LAFAHOODA dhameeyaa 00:01 SIDA DHUMUCDA weeyaan 00:01 DHEEHAA caleentuyye 00:01 UBAX wada dhalaaliyo 00:01 DHINBIISHAA hadhaysee 00:01 DHINBIISHAA hadhaysee 00:01 KOL haduu ladnadan yahay 00:01 KALA dhuuman maynee 00:01 WAAGAA dharaar noqon 00:01 KII DHABA jacaylkuna 00:01 HALKII kama dhaqaaqoo 00:01 WAA dhaqan wadaagiyo 00:01 ISU dhalasho daacada 00:01 KOL HADUU ladnadan yahay 00:01 KALA dhuuman maynee 00:01 WAAGAA dharaar noqon. Erayada Husein Awfaarax AHUN Laxanka Ismaaciil Yare Abdi Gerri Luuqddii Xaliimo Khaliif Magool AHN.
@Mulaax
@Mulaax Ай бұрын
Aadbaad u mahadsantahay abwaan
@KabtanmaxamedCabdi
@KabtanmaxamedCabdi Ай бұрын
Illaahay how naxariisto janadana haku abaal mariyo axmed gaceyte yuusuf😢
@carafoyuusuf1642
@carafoyuusuf1642 Ай бұрын
Allow qabrigiisa u waasici beer beraha janda kmida oga dhig😭😭🤲🏻
@hassanyusuf-uu1yz
@hassanyusuf-uu1yz Ай бұрын
Alle ha u naxariisto abwaan hadraawi godka alle haw nuuro
@SaleebanXasan-t4x
@SaleebanXasan-t4x 2 ай бұрын
Ale ha naxariiso
@mukhtaarmuxumed2864
@mukhtaarmuxumed2864 2 ай бұрын
𝐚𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐚𝐥𝐢 𝐂𝐢𝐠𝐚𝐚𝐥 𝐡𝐚𝐥𝐤𝐞𝐞 𝐥𝐚𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐢𝐢𝐝𝐡𝐚 𝐬𝐨𝐬𝐡𝐞𝐠𝐚 𝐰𝐚𝐫𝐚𝐲𝐬𝐢 𝐝𝐡𝐞𝐞𝐫 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐲𝐞𝐞𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚𝐡𝐲𝐧 𝐒𝐇𝐀 𝐀𝐥𝐥𝐀𝐡 𝐤𝐮𝐥𝐦𝐢𝐝𝐨𝐧𝐚
@hanadolad2061
@hanadolad2061 2 ай бұрын
Maasha alaah
@FaysalHanad-tx4gx
@FaysalHanad-tx4gx 3 ай бұрын
Alle haw naxariisto mujaahid Axmed gacayte yuusuf insha allh
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 3 ай бұрын
viking*❤£(Wcb)2 bullring 3ltd ppe24/25 elite(eagle-eyed ) vstv.
@amlaali1222
@amlaali1222 3 ай бұрын
Allow unaxariiso
@hindahajimuse7909
@hindahajimuse7909 3 ай бұрын
Gardari maxaa Aniga hee maxaa ku xiga
@Mulaax
@Mulaax 3 ай бұрын
Gardarniye maxaa aniga Gebagebo I baday!
@Ahmedcabdulahi
@Ahmedcabdulahi 3 ай бұрын
Xasuus bay igu leedahay waa anoo baadiya jooga oo abaar ba Ana ay jirto ayan dhagaysan jiray walhy😂😊
@asmaabukar5946
@asmaabukar5946 4 ай бұрын
Kuma ilaabo abwaan maxamad ibrahim warsame ❤❤ Allow kuu naxariis
@Mulaax
@Mulaax 4 ай бұрын
Aamiin alle ha u naxariisto
@abdig2533
@abdig2533 4 ай бұрын
❤❤❤❤ naagah kijed faraxalka cab dalxiis wacan dhilovsomali
@NisaamAhmed
@NisaamAhmed 4 ай бұрын
Ilhy ha kuu naxariisto ❤
@osmanb8446
@osmanb8446 4 ай бұрын
Intaas ii muuqata waxaa ka nool Axmed Cali Cigaal. Inta kale waa uun aakhiraad Aweys Goobe Aamina Cabdilaahi Huryo Khadra Daahir Ilaahay dhamaabtood ha u naxariisto. Ilaahay khaatumo suubban ayaan weydiisanay
@mydhameelcom
@mydhameelcom 4 ай бұрын
....deeqbaxshee dulmiga waqooyiga kadaa mad faca daraaha kadaa
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 4 ай бұрын
#Lyricssong #PAGE:1 Waxay dani keentay iyo Kalgacal baa ila durkoo Dad iyo duunyaba ka go'ay Waxbaa deris ii noqdee Dugaagaan weheshadaa Dulmeerayaa kaymahoo Halkaad iga day daydiyo Halkaan HAYE HAHYE Halkaan degay kala durkee ILLAAH baa deeq baxshee Dulmiga caashaqa kadaa Doorashada caashaqa kadaa #PAGE:2 Danayso anoon Lahayn Ma daalaan abid ahaa Dantiisa u heelanoo Xishood Lagu dayriyee Bal sheeg dambigaa wax qaba Dib u raac sheekada dadkoo Halkaad iga day daydiyo Halkaan HAYE HAYE Halkaan dagay kala durkee ILLAAH baa deeq baxshee Dulmiga caashaqa kadaa Doorashada caashaqa kadaa #PAGE:3 Anoon dooda iyo deeq Dagaal layga badinahayn Dareenkaygaad ogtoo Jacayl baan La doodayaa Janooy halis daaqayoo Dabkaana adaa shidayee Halkaad iga day daydiyo Halkaan HAYE HAYE Halkaan dagay kala durkee ILLAAH baa deeq baxshee Dulmiga caashaqa kadaa Doorashada caashaqa kadaa. #DHAMAAD #DHAAMAD #DHAMAAD Raxmaanku haw naxariisto Dhammaan. #ERAYADA Abwaan #Tuunyo AHN Laxanka, codka #Ahmed Gacayte AHN.
@مونامحمد-ن1ك
@مونامحمد-ن1ك 3 ай бұрын
Afweyni aya loga jady sarbyd ayAY ahahd
@abdig2533
@abdig2533 5 ай бұрын
Kids made by allah
@abdig2533
@abdig2533 5 ай бұрын
Yart weeye waxaa weeye sahra weeye ask u self why u killed dont as amy thinig nothing
@abdig2533
@abdig2533 5 ай бұрын
Ethiopian Orthodox church love you we don't care u
@abdig2533
@abdig2533 5 ай бұрын
Viva unuga love
@abdig2533
@abdig2533 5 ай бұрын
Hal xaraan niriig xalal ma dhasho.hi
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 5 ай бұрын
Axmed gacayte anigo yar ba salaamay 1988 walaahi adeer ahun Sangub ba dhibay ba la odhan jiray ninka ahun labadaba
@abdig2533
@abdig2533 5 ай бұрын
Hal xaran halal ma dhashow.xarani xalal ma dhashow.sondokow.
@abdig2533
@abdig2533 5 ай бұрын
Yahoo caynaba janada waa lag weeye
@amarefaysal1624
@amarefaysal1624 5 ай бұрын
Wixii daar dumay iyo itii hanad hooyatay iyo halyeygaan kuwaynay waynu kabogsanoo dibay usoo noqon hasheeni maandeeq iyadoo irmaano samir kusoo dhashato korkeeda kababan Calankeena sharafta lehee korkiisa taal tiirkay aduunyo kutaagnayd Miyaanay soomaalaay kalmadaa cirka dhulka iyo waxa kunool kamiisanka badani ina deeqino Dirkii nabi aadam iyo caa,iladii rasuulkeena (NNKH)aynaan ahayn Mise duul halaabo jahanamiyo geeri inay dambayso ilaabaynu nahay allow nacafi walalahay waanu is jecelnee munaafaq iyo kufri buuryo qabaa dabka naga dhex hurinayaan
@AbdaleAli-hu3yb
@AbdaleAli-hu3yb 5 ай бұрын
Alle haw naxarito axmed gacayte waxa smeyay midha abwan tuyo laxamka wa axmed gacayte kamanku wa jimi shekh mumin darbugada mustafe kiko gobtu waa marodi jex dilkisi waxa lagala baxay birjex isago ku xidhan waxa dalay nin gaboyo ah aya gor habena kalabaxay isna jelka hargaysu kudhintay
@Mulaax
@Mulaax 5 ай бұрын
Allaha wayni ha u naxariisto Aamiin Aamiin
@nuuribraahim417
@nuuribraahim417 3 ай бұрын
Ninka taariikhiisa aad baad uhaysaa sxb. Alle ha unaxariistee wuxuu ahaa fanaan,mulaxamiiste cajiiba. Dhamaan heesihiisa wan dhagaystaa wanan jeceley wxan isticmaalaa “boqor axmed”
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 5 ай бұрын
Ereyadii abwaan tuuyo, laxankii iyo axmed gacayte yuusuf.
@Mulaax
@Mulaax 5 ай бұрын
AHUN axmed gavayte
@abucubayr8517
@abucubayr8517 6 ай бұрын
Allah ha u naxariisto amina cabdilahi xirsi
@Mulaax
@Mulaax 5 ай бұрын
Allaahumma aamiin
@muxidiinmaxamed8238
@muxidiinmaxamed8238 6 ай бұрын
Habeen ciida muqdisho soamaliya 10.4.2024
@AhmedcumarOsman-kv1jg
@AhmedcumarOsman-kv1jg 6 ай бұрын
A A
@hoodocabdilaahi5268
@hoodocabdilaahi5268 7 ай бұрын
Masha Allah Baal eeg sida quruxda badan ee farshaxanimadu ku dugantahay ee u hoogatusleynay unatusayo wayaha inanta soo wajahay iyo siday uga fal celin lahayd
@Mulaax
@Mulaax 5 ай бұрын
Waa daacadnimada suugaanta quruxdeedu.
@hoodocabdilaahi5268
@hoodocabdilaahi5268 7 ай бұрын
Masha Allah Baal eeg sida quruxda badan ee farshaxanimadu ku dugantahay ee u hoogatusleynay unatusayo wayaha inanta soo wajahay iyo siday uga fal celin lahayd
@hoodocabdilaahi5268
@hoodocabdilaahi5268 7 ай бұрын
Masha Allah Baal eeg sida quruxda badan ee farshaxanimadu ku dugantahay ee u hoogatusleynay unatusayo wayaha inanta soo wajahay iyo siday uga fal celin lahayd
@hassanabdi8962
@hassanabdi8962 7 ай бұрын
16/03/2024 tahriib ku ahay Mexico Kuna dhageesanayaa heestan
@DelightfulQuetzalBird-eq4cg
@DelightfulQuetzalBird-eq4cg 7 ай бұрын
Yaa waaye
@Sooyalka
@Sooyalka 7 ай бұрын
Eelashooy bi, waa
@cabdicasiiscabdulaahi8354
@cabdicasiiscabdulaahi8354 7 ай бұрын
Allaha u naxariisto fanaan Axmed Gacayte heestaan sid aan maqlay waa heesta sbabta u ahayd in naftiisa uu waayo Axmed Gacayte
@muunaxaaji5833
@muunaxaaji5833 8 ай бұрын
Manta oy thay bishu 15/02/2024 .malin xasuus ii gar ah ay tahay /dareena uu i haya.allow itus isoo ii baahan... qof an ogahay
@ADOONKIIRAXMAN
@ADOONKIIRAXMAN 8 ай бұрын
Ax yaa hees. War bal asxbeey eryada hoos kuso qora.
@CabdiXasan-sp5eq
@CabdiXasan-sp5eq 8 ай бұрын
2:26 2:28
@maxamedcabdi6197
@maxamedcabdi6197 8 ай бұрын
Maanta oo ay taariikhdu tahay 5/ 2/ 2024 ayaan dhegaysanaya Waa hees macaan
@KhadijoIsmaaciil-ob5lw
@KhadijoIsmaaciil-ob5lw 8 ай бұрын
Oloo.o.,.o.😊
@NajaxFarah
@NajaxFarah 4 ай бұрын
Maanta OO aytaariikhdutahay 1/1/2020 ayaan dhega